Wlhi oo bilaahi talaahi asad oo socanaayo ku riyoday inmashallah one day😢😢
@MMaria-r7x2 ай бұрын
Thank you
@Nilalomar2 ай бұрын
😭😭😭
@MaryanAbdulqadir-o7i2 ай бұрын
Allah riyadii rumoowda haka dhigo insha allah 😢😢
@rahmaaden68722 ай бұрын
@@MaryanAbdulqadir-o7i thanks ilahaan ka baryaa🥰🥰🥰
@SacdiyodaudQasim2 ай бұрын
Insha Allah allah natusa walahi wa jecelahay asad luguhisa ku socoda ina arko😭😭😭
@alisalat43632 ай бұрын
Asad inuu yaraan yahay inta manta lee ogaatay😂👍
@Adarax143Aada2 ай бұрын
Next Samia zxp intii ugu racsan one like 😢😢
@peacenharmony20342 ай бұрын
Haa ku xigtaa isla habeen baa la duubay
@anisodahir70152 ай бұрын
Haaa
@Umu.Amiira14942 ай бұрын
Gabadha wiilkeena asad xaas unoqotaa madaxaa nosarantahay Alle haku karaameeyo e wiilkas no ogow abaayooy hada qorankeygaan arkeysid plz wiilka haka ilmeysiin haka xanaajin wax murjinaya kadheeree Naar Alle haka dheereeyee Farxada ayuu kuquruxsanyahay e farxadiisa taamyeel plz Guuleyso bro awlaad badan Alle haydin kala siiyo Adi iyo dumaashi Boqorada 🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
@SabriinAbdirahman-hr4bu2 ай бұрын
I hope ine aragto🥰
@HoodoKaappa-fk2dn2 ай бұрын
❤❤❤m.a
@Niciimayuusuf10232 ай бұрын
Ilmo aya igu so istaagtay😭wan jeclahay sida u ijeclyhay okale wana ilaalin doona oo an dhawri doona hadi ale no qadaro inan is gursano❤😔
@Myruun123Umunadia2 ай бұрын
@@Niciimayuusuf1023adiga miya qoftas abyo
@bahjaahmet59642 ай бұрын
Saxaaf su'alaha xogaa emotional ka reeb sida socodkagii ma u xiistey ma su'aal ba ka taagan inuu u xiisey waa maya ilaahey cafimaadkaga taam ha ku yeelo wllkey asad👑👑👑👑👑
@Sagalabdielmi2 ай бұрын
Ciil baa iga haya😢
@FadumaAhmed-e5r2 ай бұрын
wlhy anigabo waka xumahy
@aishaaidid2 ай бұрын
walahi way itabatay anigaba suasha
@roodoabdalle16692 ай бұрын
Aad iyo aad ugu xumahay allaha dib ugu soceliyo 😭😭😭💔lughiisa
@abuuanasilhaan2 ай бұрын
Asad hagio Qof maahin Ka rajo dhigay socod dadka saxaf wuxu so xasuusinayay inuu rajo leeyhy wllken uuna leeyhy rajo una baahan yhy duco aan u duceyno mhdsnidiin
@LuulCaasho2 ай бұрын
Asad marwalba waa kuu duceeyaa in ilaahay lugahaaga kuusoo celiyo
@LeylaMohamud-x8o2 ай бұрын
Saxaaf sidaan ina suaalo xaalad u kujiro a weydiisid wa qalad walibo dhowr suaal qalbi u leyhy wu gocan kara asad anaga dhan u role model nu yhy masha allh
@minaladnat99842 ай бұрын
Xubnahaha waa badnayeen xaqiiq sual maaha waxaas
@Beru7002 ай бұрын
Azad hagio. Shaqsi sharaf badan .aad u qalbi wanaagsan .geesi ah shaqo badan umada oo dhami ay jeceshahay .asazd allah laxaadkaga ha ku so celiyo aamiin aamin
@NadiaNada-gn6ze2 ай бұрын
Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw scw scw ❤❤❤❤
@adontiialle27482 ай бұрын
Aniga asad inay wax ka maqanyihin maba u aqan wayo shalay uu soconayay illahayba siyay manta ilahayba ka qatay alllx uu taganyhy illahay agtiisa waxba kama ahe illahy wixii u khayr ah hala kulan siiyoh
@fatimadagan85412 ай бұрын
Waxay ahayd inaa podcast caadi ah la qaadatid asad sidii kuwii hore oo aadan ku mashqulin lixaadkiisa
Saxaaf su’aalaha qaar wiilka kadhaaf qofka boogtiisa lama danqoo asad Alle laxaadkiisa hauso celiyo 🤲🤲🤲🤲🤲
@AsmaAbdilaahi-e4t2 ай бұрын
Saamia yaa igu raacsan one like 😢😊
@MaawoAliadan2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂🙊🙊👍👍👍👍👌👌👌
@faadumomohamed-kx5bb2 ай бұрын
Ayyy caawa unbaa legendki no kenty hore u soco wllkey asad ❤❤🎉
@MohamedWarsame-x3q2 ай бұрын
Asad one day insha Allah waad soconeysa😢
@FatxiCalisalaad2 ай бұрын
Saxaaf suaalaha qaarka gaabso sida lulahaagii mauxiistay asad lixaadkaaga allh hakuu soo celiyo i.a saxaaf next samia i.a 😢😢❤❤
@Maariyo53642 ай бұрын
Qald maaha qofka inlawediyo waayo asad nin caan wye wxs wx kadhipi mayn waayihisi hore lewayo❤❤❤❤
@abuuanasilhaan2 ай бұрын
Duco ayuu u baahan yhy
@omaamir14442 ай бұрын
@@Maariyo5364qadar alle keenay in dib lagu soo xasuusiyo qalad wiilkan hada dhibka ma gaarin qof socon jirey amar rabi ku dhacey now inu suaalo socodka ma u xiistey qalad waliga qof nabar xanuun badan soo gudbey dib looguma celiyo
@ayuubjeylaani10652 ай бұрын
Runti saxaf asad waxo dhiire keliye u noqday dad badan oo isagu jiro mid lexadkiisa qowo iyo midan qawin intaba hadana waxa lee yahay allh haku sahlo lexad kaaga waanu jecel nahay ina argno adoo socdo insha allh ❤❤❤❤
Wiil sharfan, wanaag badan oo bulshaduna ay jeceshahay Asad Hagio ayaad caawa noo keentay ❤❤❤❤❤
@Farh9402 ай бұрын
Illhow asad luhiisa uu ku istaaga yaa rabi qofkasta oo lugihiisa ku socda allxamdulillah ha dhaho
@fowsiyohussein51502 ай бұрын
Saxaaf please suaalaha qalbiga taabanaya iska daah ma u xiistay socodkii taas waa qalbi xanuun emotional weeye mida 😭😭
@NaciimaSiciith2 ай бұрын
Iamk iyo ceyda soo qabo next ❤
@cibaadocabdikulane2443Ай бұрын
Asada HAGIO ilaahey lixadkaaga iyo socodkagi hakuu soo celiyo yaa Allah ❤🎉❤❤❤🎉
@safianor76142 ай бұрын
Saxaaf su,alaha qaar ka daa qofka qlbigiisa dhaawcyaan xsuusoo galaa ani majecli asd taariikhdiisa in la weydiiyo aadaa u dnqadaa walhi😢 frxduu ku qurux bdnyhy❤
@AbdiladhiifIshaan2 ай бұрын
insha'Allah waa arkin doontaa maalin Asad hagio oo lugu hiisa Ku socda❤
Ilama fiicna su,alaha qaar aad weydiisay waa qalbi xanuun waayo lugihisa inu uxiisay ana ku dhaaran kara maa qof aan ogayna jira saxaf wll sidi dadki hore inaa uwaraystaay ahayd
@shueybabdullahiali2152 ай бұрын
Waxaasi ma istahilo inaad waydiiso asad nin culus insha alaah waad heli lugahaaga
@Faizamonaa2 ай бұрын
Saxaaf qof xishoonayo ma tihid xageed wiilka KZbin ka oga bursanesaa waa ujeedaa inuu farxad ka helee acuudu bilah su,alahaga kafiirso niyow
@h.makhtal83682 ай бұрын
(نَاصِيَةٍ كَاذِبَةٍ خَاطِئَةٍ) سورة العلق ( WAA BEENAALE HADDUU HADLAYO WAA BEENAALE HADDUU WAX SMAYNAYO) Surat Al-Calaq ADEER XUSEEN
Asad guulayso wll ale Lugahaga hakugu socod siiyo insha allah Hablo Badan ayaa cawa asad kaxanaqay asad Reer ayuu leyahay❤
@Sahara-fc2bz2 ай бұрын
Asad hagio keena ilahey lugihisa kusocseyo ilahey hakadego aamiin yaraabii 🤲🤲😭😭😭 wll saxaaf king ceyda so qabo ❤
@MaslaxMideeye-yo92 ай бұрын
Alloww luguhiisa caafimaad taam Ah sii yaarabi😢
@SafiyoXaaji-v9x2 ай бұрын
M.a guuleysta wllahy Saxaaf iyo Asad waala soo qabtay Asad m.a si dagan oo miisan leh uga jawaabay m.a horey usocda wllahy ❤❤ Team 27 ❤❤❤❤❤❤❤❤
@ubahahmed17402 ай бұрын
Iinshalaah waxn arki doona Asad oo ilaaheye lixadkisa u so cesho bifinilaahi kariim🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mrsZuuzi2 ай бұрын
ILLAHAY way ufududahaye dib inaad lugahaaga ugu socoto kuu rajaynaa wllkei Asad hagio
@Saydika1012 ай бұрын
ASAD HAGIO QABIILKIISA AYUU INKIRAY AMA KA FAANAY ISAGOO SHEEGTAY QABIIL KALE UUSAN SHAQO KU LAHEEN. ASAD QABIILKIISA WAA BEESHA JAREER WEEN MASHA'ALAAH
@juweumar50752 ай бұрын
SUBXANALLAH war qofna Qabilkisa ma dide xisho 😂
@hamdaabdullahi16152 ай бұрын
Jareer wayne dad sharafleh waaye lkn Asad habarteed ay ka tahay Jareer iska daaye mau dhawa xataa. 😂😂
@AyaanSaraam2 ай бұрын
Jarer waa dad sharaflrh lkn asad mahan cidaas
@Saydika1012 ай бұрын
@@AyaanSaraam No asad waa beesha jareer WEEN walaahi waan aqaanaa waydii dadka reer marka markaad aragtid ( beesha jareer WEEN waa dad sharaf leh
@FarxiyaCabdikhaliif-so8il2 ай бұрын
Ilahayow asad lixaadkisa usoceli yarabi🤲🤲
@NajahAbdicumar2 ай бұрын
Team 27 Qasatan Asad Hachio riyadeena wuu ino socdu Asadkeena😢🎉❤
@ZamzamAbdillahi-cw1hi2 ай бұрын
Mashallah walkey Asad. Hajiyo Wan ku jecelahy dear Alle Wan ku salamey❤❤❤❤❤❤
@ugaasocabdilahi92962 ай бұрын
Inashaa allaha wllkaya asad allaah kucafiiyo inshaa allaah allaah kusoocoliyosocodakaagiii
@Ikruuusha2 ай бұрын
Legend ❤ Teda kle suasha la waydiinayoo,jwabteeda maskaxdaaba ku haynaaa😂❤ Waa yaaaab,dusha ba kahaynaaa, xogtiisa❤❤❤❤
@qaliSaidАй бұрын
Asad is my favourite youtuber in the world Asad = 🦁 He is the lion of the youtubers🫶🇸🇴 May allah swt bless him 🩷🤲🏾
@AsmaAbiib-w2g2 ай бұрын
Omg. Hadhow ayaan daawanaya. Ardayad ayaan ahee markaan akhriskayga soo dhamaysto ayaa inoo balan team asad hagio
@Gosha-rercarale2 ай бұрын
Ano bari jamacad isugeyso dawan rabaa dhowr video😅
@huppiabdiwali96392 ай бұрын
Ani exam aqrinaye hda arke wa dawana le😂
@rahoom-1232 ай бұрын
😂😂
@fatimadahir73792 ай бұрын
@@huppiabdiwali9639 Wah aqriska iyo telephone ka waa la kala daaya 2hr qabso so aqri kadib 1break qado ku laabo 2hr aqri kadib break qado naso cuntey sexo hadana so kac aqri adoo mobilka iska saarayo diyaarad sa wax dhan u arkin qof ku mashquliyo 😂lkn waxa aqrina mobilka fiirina sas wax aqrin maaha ama massage ka jwba 😂
Miskiin Asad hagio love you wn iska kaa jeclhy ❤❤❤ illahay lugahaga ha kugu socod siiyo wll waan kana ay wllhy❤️🩹🤍
@shukrimalin70552 ай бұрын
Saxaaf waxad tahay reer badiyo kii ugu waynay bilacal su aallaha emotional kaday willka qalbi adigidaa Bisinka aha 😊
@sabnasiman2 ай бұрын
Walaba yabay beeh ninkaan
@naciimokoosmohamed62142 ай бұрын
Asadkeeyna ilaahey xubnihiisa ha usoo celiyo yaa rabbii🤲🏻😢❤
@NAJAXAhmed-n6o2 ай бұрын
I.n in aan aragno asad oo lixaadkiisii dib ugu soconaaya ❤
@FaraxMaxamed-q7yАй бұрын
Ilahayow ucaafi luguhiiza asadkeena 🤲🤲
@falxadcisman67682 ай бұрын
Aabeheena 27 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤wllhi farxd galiya anig 3:30 hbn ayaa firsanya saxaf allh Haku barkeeyo 😢😢😢😢😢Lakin Wan oyay marka asad hagio so soctka mauxiisty marka dhehysay allow asadko cawi war Tim 27 awya aan uduceyno Aabeheena 27 guuul wcn insha allh
@SahroCali77Ай бұрын
Asad qalpigaaan ugu duceeyaa ilaahay ha ku soo ciliyo lugahaaga❤
@RahmoosmanMahamud75Ай бұрын
Waa awoodaa illahay lixaadkaaga kuu sooceliyo insha allh wan kuu rajaynayaa ❤
@najuurn66192 ай бұрын
Kan su'aalahan uu asad waydiinayo maxay yihiin kama helin 😢............ Like inta asedjecel❤
@Maariyo53642 ай бұрын
OK on sabecrp dhrh he anaka xantas lerapna asadn wa nin isku kalsoon ❤❤❤
@SacdiyodaudQasim2 ай бұрын
Asada hadiba arko asago kahadlayo xasusihisa ani 😭😭😭😭
@MunoMaxamed-u1m2 ай бұрын
Saxaf wlhi Hadii aan Jogi laaha Malaysia 🇲🇾 wnku iman laha Sian qisdeda dadka ola wadago lkn sorry xmr an joga lkn I.a mrun wan rajena inan Ku imado adna qisadeda wxkaga sheego adna aad waresi iga qaado I.a🤲😩🥺😢😭
@Aziiza_A2 ай бұрын
Malaysia qof jogo iyo qof aan joginba wuu ka qayb qaadan kara ayu yiri
@HabibaYussuf-on8dn2 ай бұрын
Mashaallah my brother asad hagio keep going walal qali 🎉🎉🎉🎉❤
Allah haurumeyo inuu lugihiisa ku socdo one day insha Allah 😭🤲
@RahinMohamedMuuminАй бұрын
Waqal studio le ka horeeyo so qabo in sha Allah
@FardawsadaahirDaahir2 ай бұрын
Asad warysigiisaa waaba sugayy ilhy laxaad kaagii hakusoo celiyo hno zaxaaf adiguna su aa laha qaar qofka dareenkiisa dhip ku aha kadaa Sida kle top weye podcast kaga soo qabo asxbatoodhan cayda ku xigsii👌 👏
@dekaayan6282 ай бұрын
King of KZbin my brother asad❤
@AyaanMuxumad-tt9jv2 ай бұрын
Ilahay la xaadkaaga ha kusoo celiyo aboowe 🤲😢😢😢😢😭😭
@HalimasamowSamow2 ай бұрын
Next king ceyda
@ayanmohamed54082 ай бұрын
SubhanaAllah ×5 AllahuAkbar ×5 Alhamdulillah ×5 Ajar both sides( like so that it is up top & more ppl bnft)
@HodanSayid72 ай бұрын
Arimahena illen asad wuu ka weyn yhy😂❤
@Maariyo53642 ай бұрын
Hada lee maa ogaaty 😂😂😂wah arimahena arman lo clahi lo Bashir le kaween😂😂😂
@deeqahappy7402 ай бұрын
Alle weyne wxaan kaga baryayaa inaad cagahaaga dib isugutaagto❤🎉
@axlaamabdullah78372 ай бұрын
Insha Allah Asad one day ado lixaadkaga kusocda haniyad jabin insha Allah🥺🫶🏻
@ShamsoSidowbashiir2 ай бұрын
Allaaah u kaso inuu luga hiisa ku socdo aaamiin aamiin