kuwa mchumia juani hutia kivulini. Hii ni methali iliyotumika kukaahifu wanajamii dhidi ya kutia bidii za mchwa Kwa kika ufanyalo. Basi katika kitongoji Cha uzima paliondokea ghulami mosi aliyekuwa ana tofauti na ndovu. Alikuwa ghulami aliyesgimika Sana kijijini. Shuleni alikuwa bingwa kwani hamna aliyemshimika sana kijijini. Shuleni alikuwa bingwa kwani hamna aliyemshinda Kiumaarifa. Kwenye mitihani aliwakanyaga wenziwe utosini. Katika darasa la tano alijisifu mno akajitoma kwenye anasa za dunia. Bila shaka mvulana huyo maisha yakageuka aliokuwa anawabeza na kuwatusi matusi yasiyo weza kupita masikioni mwa mwanadamu wakawa ndio wanaomsaidia. Dada yake aliyeitwa bahati hakujaliwa kuwa bingwa masomoni hata hivyo alikuwa na talanta ya kuigiza. Shuleni alitia bidii Kwa lolote alilofanya. Bahati hakujaliwa kuwa bingwa masomoni hata hivyo alikuwa na talanta ya kuigiza. Shuleni alitia bidii za mchwa. Kaski mosi wageni walijaliwa kifika shuleni mwao ambapo mwalimu mkuu alialika bahati kuwa tumbuiza Kwa kuigiza. Bahati na wanagenzi wenziwe waliwa tumbuiza Kwa mchezo uliokiacha wakitaka kujua Nini kilichotendeka baadaye. Kwa bidii za kuigiza Kwa mara alipata mfadhili aliyefadhili masomo yake. Ni furaha iliyoje kwake?. Bahati alisoma bila tatizo yeyote kumtuma nyumbani Kwa ajili ya karo. Ingawa alikuwa haelewi kitu darasani alitia juadi ili afanikiwe. Katika darasa la Saba mwalimu wao aliwahimiza kuwa, ” utavuna ulichopanda.” Bahati akayashika Maneno hayo Kisha akajitoma
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Wan ku jeda inaad qoral keyga adigo Amusan inaad aqri neysid ee love ta Adigo Amusan ii sar😂😂 ❤
@mohamudmohamed6943 Жыл бұрын
We need Koko and foosia 😍😍🤩😻
@khadaryusufupdi6677 Жыл бұрын
Jaanis iyo Maalin cusub ayaad heshay oo aan dad badani helin🥰 Dheh Alxamdulillah 🤲 Kuna sali nebiga csw 💙❤
@roodacrixmanmaxamuud6924 Жыл бұрын
Allhamdulilaah scw scw scw
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
الحمد لله اللهم صل على محمد وآل محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad scw scw scw 🥰🥰🥰
@apdirahman1433 Жыл бұрын
ASAD the best talent KZbinr ❤️❤️🤟🤟
@habicabdiofficial2365 Жыл бұрын
Waan necbahay i armaan laga badiyo😁 asad gameka xiga kusoo dar armaan❤️
@mohamedise6864 Жыл бұрын
Armaheena ku soo dar
@canabmaxamed6298 Жыл бұрын
Kuma mid armaan iyo ceyda In laga bidi
@SUMAYA.3.27 Жыл бұрын
Amiira io armaan see isku firinayan qatar😍jawigooda qtr😍armaan waa qurxiyaha barnaamijka🥰in laga badiyo waa necbhy waka murugooda miskinka 😭💎noogu so dar mar walpa💙
@iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63 Жыл бұрын
Armaan iyo amiira isku dara asxaabta
@mushtqmohamed Жыл бұрын
Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
@abuukarahmed9898 Жыл бұрын
Amiin
@najaxabuker972 Жыл бұрын
Aamiin yarabi
@cadecabdullahi8588 Жыл бұрын
Qofksto Muslim ah ALLAH HAGAARSIISO naxariistiisa kuu arka iyo kii an arkin qorlkaagaba
@saarika9052 Жыл бұрын
Aaamin yarbi dhamaantenaba🥺🤲
@hinda3631 Жыл бұрын
Armaan habeen kasata gabdho ha kaa adkaadeen 😀😀😀 gabdhaha waa ini wataa💕
@sHimaaLi_x1 Жыл бұрын
Qof waxa jiira maskiin ah ladhiibo la jecleeyn inuu wax dhibaana jecleen oo asigo amuusan qoralkeeyga aqrinaya waxan ka codsaanaya inaa like isaarto hadaana reply iso gaasho inaa dhahdo waa aniga qofkaas 🥺❤
Hawa smile dagaalka intee dhihin ayaa amira dhahdey haa 🥰lkn lama maqlin
@mohazhagio19 Жыл бұрын
Amiira always funny woman When She Smile 😊 Amiira I am so love you😍❤️
@saleemanmohad5432 Жыл бұрын
this game without koko is boring 😴
@lo_2x_rnte709 Жыл бұрын
ku sali xabiibkeena muxamett scw❤️❤️❤️❤️❤️
@zultanmuhamedjigjigaawi5036 Жыл бұрын
Scw
@nurtayussuf8774 Жыл бұрын
Scw scw❤️
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
Salla allahu caleyhi wasallam
@muwaahibmuhumed5594 Жыл бұрын
scw scw scw
@bashiircabdi1856 Жыл бұрын
Team armaan iyo amiira qurux farta taaga ✋
@nejmonalka545 Жыл бұрын
Noso Padi apwe mida kale wn ku slmey wxn kaso salamey magalada marko cdey wlhi aad ku tagera wxn ahay qof hapen walpo sugu fidiyoga runti wili kumti kamso pixinin cwa igu horeso lkn wxn ahay qofka ugu horeyo oo dawado mida kale ceyda igu sln dhaman wn idin slmey wll mcn wxn rajena ina iga qadi donto wili sii kal io lap alle ku cafiyo aamiin aamiin yarapi
@mohamedwali8468 Жыл бұрын
Asad hagio lipaax KOKO noo keen🙏 barnaamijka wacan ee aad sida quruxda badan aad noogu soo diyaariseen waad ku mahadsantihiin👏 Team27 are Second To None🔱, Team Ceyda like ta ha'ilaabin inaad saartid comment tigaan . 👇
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdihamidmohamed9689 Жыл бұрын
maxaad i baree hee hadan kusoo raaco
@yuusufaxmed5425 Жыл бұрын
balayo kuso wacdaY
@aziyoabdi7505 Жыл бұрын
Gemma aad ayuu u fiicsnyey hadeesuragal haay noofoobadiya asxaabeey🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯👍💝
@kingkorNel77 Жыл бұрын
Armaan shukaansigaa latagay qosol qurxoon aa leedahay kulahaa😂
Markey tiri aapahey waxaan daremay iney hesatoh aapaha dunida ugu wngsan lkn Ani nasiipkas ma yelan aduunka hooyadey ugu jeclhy😢😢
@dhibdiidofficial514 Жыл бұрын
Wll maadama maanta ay tahay malin jimco aaan ku salino nabiga scw ❤️❤️❤️
@jimalmohamed1390 Жыл бұрын
Amiroy maxad dhihi laheyd dinte aminsantahay
@kingmohamed5417 Жыл бұрын
Inta koko uxiiisti...like ta saaara 😂😂
@hubaalyare2010 Жыл бұрын
Asxaabey isuga wax yar daango soo dubana Netflix kayga wlhi Waa adinga Armaan big legend wan ku wataa caawo guul
@alinoor7648 Жыл бұрын
Anigoo niyadda ku haayo oo is leh asad muuqaalka muu soo dhigo horaa ka soo tuurty😍🥰👌
@farduusaladan9332 Жыл бұрын
Asalamu Caleykum Asad And Team27 Waxaa Layaabay Game-kan Dadka Maxay Ceyda Uga Cabsadaan 🤣😂😆😄
@Ayman-bg Жыл бұрын
Waa fahAn SanYahay gameka
@hanielmi8074 Жыл бұрын
Wuu ku fiicanyahay
@iqromaxamed5430 Жыл бұрын
Asadow wan kusalamay janalkada 4 mar ayaaan soogalay manta bas aaaad ayaaan oga helay barnamijkan fadlan noowad ilaaaa 2 sano wan ku haysanaaaa tanki you wallal asad xaaaji
@faizayuusuf5621 Жыл бұрын
Lkn hawa smile jwbta amira ugu horeyse oo haa tiri lama maqlin mahanee❤🥰
@sulthanterry7620 Жыл бұрын
IAMK ku so dar next video insha'Allah 🔥🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️
@kingharra7868 Жыл бұрын
HAWA SMILE WLSHIE GACANA KU TAAGAY❤🙏🏻
@sakariyecabdi3865 Жыл бұрын
Boqorka KZbinrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤
@nimcosaleeban8662 Жыл бұрын
Armaan qurxiyaha barnamijka haybada ilahay aya bixiya m.a😊❤
@dahirabdibixi8066 Жыл бұрын
Ramadan coming soon insha Allah
@zaakRN7 Жыл бұрын
Dadka ku haaya coco aaway dee meesha inaa challenge dawadaan uu minaa imaana marka🤕😂
@Khaalid_Galad Жыл бұрын
This game without koko is nothing wlhi😢
@jabirfariid3294 Жыл бұрын
Allaahuma balliqnaa ramadan aamin
@marwaansacad7725 Жыл бұрын
Asadoow barnaamijka hakusoo darin kalmadaha si fudud lagu odhan karo sida" Haa , maya, sabab iyo wixi la mid ah" ciddii igu raacsan like .
@naima745-k7h Жыл бұрын
haahay wixii halhays ah ama hadalka ka mid ah ma fiicna ereyo qofka laga keeno fiican
Armaan gabdhaha waa u jilcan yahay wiilasha ku fican yahay waa ka guulaysana 😅🤣😂👍
@dekamuhiyadin3880 Жыл бұрын
Cawa koko xagay ka dhacday iinta koko uu xiistay like dhac
@hamda6564 Жыл бұрын
Barnaamijkan waa mid xiise leh runtii ❤❤😇👍👍
@cabdiimn6510 Жыл бұрын
Sax waaye Amiira qosolkee da iyo indhaheeda waa masha allha
@yasminarab9297 Жыл бұрын
Team ceyda mawalba guul 💪👏
@fartuuncalimaxamedkadiye1556 Жыл бұрын
Alla asdow barnamijkan musal cml ula socda runtii wa baranijkii ugu horeyay ee aan sugo Waxana ugu mcn markan koko iyo iyo gabadhi habenkii ugu horay ee ( cilanka) iyo cayda🥰🥰 plz we need prt7 I.a🙏🥰