KADIS AYUU NOOGU IMAADAY WAXUU ISKA DHIGAY SHAQAALAHA MAQAAYADA WE MET AGAIN AFTER 15 YEARS

  Рет қаралды 1,733,531

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Күн бұрын

Пікірлер: 8 300
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Dunidan maa soo marin qof lamid ah Nabi muxammed ﷺ 🕋❤✋
@Time22999
@Time22999 2 жыл бұрын
waan ognahay walaal
@alphalovelly6773
@alphalovelly6773 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@soccerbest4365
@soccerbest4365 2 жыл бұрын
Scw
@saciid2024
@saciid2024 2 жыл бұрын
Mansha allah scw
@saciid2024
@saciid2024 2 жыл бұрын
@@Time22999 waa isxasuusin rasuulkeena scw
@hosowpro
@hosowpro 2 жыл бұрын
Masha Allah walaalo dib u midoobay, Arman waan salaamaya saaxiibkey actorkeena, WALAALNIMADA HA WAARTO.
@cabaascabdixasan9782
@cabaascabdixasan9782 2 жыл бұрын
Abti ilasooxariir
@Anuush2314
@Anuush2314 2 жыл бұрын
Amiin ya rabi 🧕🏼🤲🏼
@somalirap1670
@somalirap1670 2 жыл бұрын
Rapkayga ila eega 🔥🔥🔥❤❤❤ m.kzbin.info/www/bejne/jomlnWSEqtOcqpo
@aminaabdullahi3798
@aminaabdullahi3798 2 жыл бұрын
Masha allah masha allah masha allah masha allah wall
@usaameshali8591
@usaameshali8591 2 жыл бұрын
Farxadd weyn ayaa dareemey kedisku waa cajiib run ahaantii waxaaba moodaa inaan la joogo iminka Walalnimo ha waarto Aamin aamin
@munafaysal
@munafaysal 2 жыл бұрын
So Emotional wlhi ilahay ha isku kiin daayo 🥺🥺🥺
@ritaajm6476
@ritaajm6476 2 жыл бұрын
Aamiin
@suubansmile9388
@suubansmile9388 2 жыл бұрын
Qaasatan wlhi muna koley waan ogahay adiga iyo aniga si qaas ah ayuu muuqalkan inoo taabtay qofki bilaa walal ah ahaa dareemi kara qiimaha walalka allah iyagana haysu xafido😭😭😭
@nimcosagal7293
@nimcosagal7293 2 жыл бұрын
Wllnimo
@farxaanmaxamed165
@farxaanmaxamed165 2 жыл бұрын
Muna walal nimo
@IMNoThingwiThout-allah
@IMNoThingwiThout-allah 2 жыл бұрын
Amiin🥰
@hargeisawow6738
@hargeisawow6738 2 жыл бұрын
1 Million markuu Gaadho like ta dhac ku sii😁🙏
@salmoabdinasir239
@salmoabdinasir239 2 жыл бұрын
Quf wll ladhashay aya daremikaro ani iguduceya wllhey allh nabad iguimadn 😪😪
@duniyamohamudsiyaad7531
@duniyamohamudsiyaad7531 2 жыл бұрын
@@salmoabdinasir239 Allah Isku kin keeNo Si nabada
@maskiintialle5645
@maskiintialle5645 Жыл бұрын
Wuu gaaray Hada 😂
@hargeisawow6738
@hargeisawow6738 Жыл бұрын
@@maskiintialle5645 10k kaliya ka dhiman wllshay😂🥰
@hargeisawow6738
@hargeisawow6738 Жыл бұрын
@@salmoabdinasir239 insha allah wll wa isku imanaysaan haka biqin
@rufiyaankayoutube6251
@rufiyaankayoutube6251 2 жыл бұрын
Dunidaan soona marin la Mida nabi muxamed scw ❤️
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 2 жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ
@barrebirkaan3627
@barrebirkaan3627 2 жыл бұрын
I am also crying
@mohamedamiinmustaphe3225
@mohamedamiinmustaphe3225 2 жыл бұрын
sallalaahu calayhi wasalam
@ayaanlemohamed1546
@ayaanlemohamed1546 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@mohaanyare427
@mohaanyare427 2 жыл бұрын
صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم
@abraarsiciid9596
@abraarsiciid9596 2 жыл бұрын
Inta ilmeysay mashallah noolada😭💙💙
@hassanhajifarah5901
@hassanhajifarah5901 2 жыл бұрын
I'm crying emotionally, allaha idin xifdiyoh family qurux badan
@somalirap1670
@somalirap1670 2 жыл бұрын
Rapkayga ila eega 🔥🔥🔥❤❤❤ m.kzbin.info/www/bejne/jomlnWSEqtOcqpo
@Time22999
@Time22999 2 жыл бұрын
I m not crying
@somalirap1670
@somalirap1670 2 жыл бұрын
@@Time22999 Rapkayga ila eeg 🔥🔥❤❤❤ m.kzbin.info/www/bejne/jomlnWSEqtOcqpo
@cismattest3896
@cismattest3896 2 жыл бұрын
@@Time22999 who gives af if u aint nigga
@hooyosomaliyeddream8841
@hooyosomaliyeddream8841 2 жыл бұрын
Me to
@mssDimple
@mssDimple 6 ай бұрын
1 year kdib mnta kuceshtay allow walalaha isu daa😢
@fardowsaiimaan3351
@fardowsaiimaan3351 4 ай бұрын
Anigane maantaan mar 2 fiirsaday ❤
@ShaficiBoy-ky1cf
@ShaficiBoy-ky1cf 4 ай бұрын
Aniga maanta fiirsanoya😂😂​@@fardowsaiimaan3351
@uivuv
@uivuv 3 ай бұрын
Meqa jeer fiirsaday saaid
@ShaficiBoy-ky1cf
@ShaficiBoy-ky1cf 3 ай бұрын
@@uivuv aniga xitaa
@mohamuudsheikhnuur273
@mohamuudsheikhnuur273 3 ай бұрын
Walaalo hooyo aabo miyaa​@@ShaficiBoy-ky1cf
@dazzledsweetie5667
@dazzledsweetie5667 2 жыл бұрын
Masha allah suprise kaan midka qurux badan waligey ma arkin qiiiro walalnimo 😍 illahow walalaheen noo xifdi anagoo dhan❤
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 2 жыл бұрын
Aaamiiin aaamiiin wll maasha allaah
@ramlahosseinbashiir11
@ramlahosseinbashiir11 2 жыл бұрын
Aamin yaa rabi
@nacimoabukar8395
@nacimoabukar8395 2 жыл бұрын
mashaallah
@fannumber0ne584
@fannumber0ne584 2 жыл бұрын
Amiiin amiinn amiiin ya rabi wll illahow noo xifdi walalayasheen dhamaaan
@c.raixiin_spoorts
@c.raixiin_spoorts 2 жыл бұрын
aamiin yarabi
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 жыл бұрын
ooh my allaaah walaahi ilmaa igu soo istaagtay walaalnimo
@munoismail5914
@munoismail5914 2 жыл бұрын
Ayan qurux masha allah 🙏
@salma114
@salma114 2 жыл бұрын
ma kugu soo istaagtay lee anine caloosha ka fuuray break ku jiray dadka ila joogo geeri moodeen lee soo sheegay 😭😭
@faadumozahra94
@faadumozahra94 2 жыл бұрын
Ilinaaa shabaaax igasooo dhahday 😭😭
@sundusmaxamed8504
@sundusmaxamed8504 2 жыл бұрын
Me too wallhi marku Asad dhahy ayan bilaaby Oohinta😓🥺
@queenzmuna8371
@queenzmuna8371 2 жыл бұрын
Can’t stop for crying when i see this video i really missed my family insha allh I hope to meet them again after long time I love you my mom😢😭🌎🥰
@mohamedibross252mi8
@mohamedibross252mi8 2 жыл бұрын
Wlhi kula mid Ayaan ahay waan ceshan Kari waayay oohinteyda waxaan dareemay wllinmdu qiimaha ay leedahy sorry alxm allh ha ii sahlo wllo igab gasha iyagune allh isku xfido 😭😭😭😭 Maqiyaasi karo darenkeyga xitaa anigoo comentgareynooyo ilmada iga dareereysa 😭😭😭😭
@mohamedjamaomar8058
@mohamedjamaomar8058 2 жыл бұрын
Intaa afkaaga inaad ku tiraah fiicnaan laheedaa ina hooyo
@manhamanha5151
@manhamanha5151 2 жыл бұрын
Can't stop counting my tears I missed my family too abayo it's been a long time ago can't wait insha Allah to see them at the end of this year
@maryanmuxibo7697
@maryanmuxibo7697 2 жыл бұрын
Aniga xita wllhi wlldy io hooyo wakhti fog igu dambese dad kulmay marka arko iska ilmeya wllhi🥺
@saalaxshiine4508
@saalaxshiine4508 2 жыл бұрын
5
@ibtisaam6223
@ibtisaam6223 7 ай бұрын
1year kadib dawanaya ano horey udawaday hadana ilinta waan ceshan wayey😢😢
@freefiregarena7611
@freefiregarena7611 4 ай бұрын
Manshalah Aniba Horan u daawaday Mantana sidaas o kale
@AsmaCusmaan-x5r
@AsmaCusmaan-x5r 2 ай бұрын
Aniga xitaa maanta Ku ceshtay 😢😢😢
@SucdidahirOsman1122
@SucdidahirOsman1122 Ай бұрын
2 yes kdip😂
@freefiregarena7611
@freefiregarena7611 Ай бұрын
@@SucdidahirOsman1122 soomali miyaad tahay yareey😃 Khadka ka bax Casharka iska aakhri so biri jaamacad ma lihid😃
@armanalbakri4354
@armanalbakri4354 2 жыл бұрын
wllhi alxamdulillah wan jojin wayey ilinteda reer hajio waxan idin rajenaYaa adunyo guul akhirana janno wayo waxa tihin family isjecel ena lagu dayda mudan wan idin jeclahay yaranka reer hajio asad hajio 💪💪💪 be ability my pro waxan uxisay my dear mother and my all my family I love you ❤❤❤❤ asad hajio ☝️☝️☝️ Alle haku xafido wll mcn
@aminaahmed5039
@aminaahmed5039 2 жыл бұрын
Mashallah
@drMohamudaden
@drMohamudaden 2 жыл бұрын
Actually I carried when Asad HAGIO Hugging 🫂 his brother it's emotional 😢 I am so happy to see you 💗
@fartanor1
@fartanor1 2 жыл бұрын
Alla wan ilmeyey wlhi markas😭
@A_karaama
@A_karaama 2 жыл бұрын
Wlhi ilmo ayaa igu soo istagtay 🥺 Family beautiful 🥰 Alle farxadaas ha idiin laba jibaaro waligiina saas u faraxsanada
@NasreenaNasra
@NasreenaNasra 2 жыл бұрын
Yaa Allaah.. Familkaan quruxda badan isha dadka ka qabo, wax waliba ay jecelyihin Aduun iyo akhiraba u rumee..!””Aameen
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Жыл бұрын
Amiin wll
@walalshaafka9463
@walalshaafka9463 2 жыл бұрын
Muuqaalkii ugu quruxda badnaa ee kayimaado ree xaajiyoow 😭😭❤❤❤❤❤
@farhiyamohamed7082
@farhiyamohamed7082 2 жыл бұрын
I don't know why I cried so much, this is totally beautiful , may Alllah bless ur family Best surprise ever ❤
@xalwodahir9363
@xalwodahir9363 2 жыл бұрын
Mansha Allah walaalah Allah idin xifdiyo amiin amìn amiin yaa rabi 🤲
@xalwodahir9363
@xalwodahir9363 2 жыл бұрын
Ani xitaa waa oyay walaalimad waa haybad Alle ku siin karo alxmdulilah
@tatanta3709
@tatanta3709 2 жыл бұрын
Me too walhiy wan waa farxad dadka qalbiga fiican ayaa oyaa ee naxarista badaan alx
@kaalihuuno7675
@kaalihuuno7675 2 жыл бұрын
Wlhi ilin IGA imde
@maxamedcabdi5324
@maxamedcabdi5324 2 жыл бұрын
Walaal wax waa labarta waxasyna kuhaboonyihiin qofka luuqada udhahay ama ajinabi ah lagula hada meeye walal afkada hooyo mise English syad uheeysta inaad heer magaal noqoneeyso wlhi was dulinimo aaad baan uga xumahay inu waqtiga kaawala
@jiialassow2321
@jiialassow2321 2 жыл бұрын
Oh my goodness ,walalkey asad wlh wa waxs maleyay inan family giina ka tirsannahay, I cried with you ,Besides Abdullah xajiyow he did the best surprise ever you did guys,allaha idin xafido dhamantiin ,aduunka kuwi waqtiya badan o qurux badan ku wada qaato allaha idinka dhigo.
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@zahracareandbeuty4213
@zahracareandbeuty4213 2 жыл бұрын
Wllhi anigaa kula mida wll waxanba moodey inaan family ka kamid ahy aadban idinla ooyey waa idin jeclahy naxariista rabi ilahy hanagu kulmiyo
@hadiyarashid7277
@hadiyarashid7277 3 ай бұрын
26 june ee 2022 ayaaa la so dhigay 26 june ee 2024 ayaan dawanyaaa Ilaahow wixii walaal leh oo is jecel isku daaa
@Hassaansubey
@Hassaansubey 2 жыл бұрын
Wlhy si Dhab ah ayaan u ooyey ilaahay haysku kiin Dhaafo Maalmo dhamaantiin oo haydin xiftiyo Masha’allah Tabaarakalaah familygii iigu qurux badnaa een waligay arko❤️❤️🙏👌🇸🇴😢
@maryamaqalbisaafi31
@maryamaqalbisaafi31 2 жыл бұрын
Ani xitaa wlh saaid u ilmeeyay walshee way iga dhimatay walakeyna wa iga fogyahay
@aaseditz6667
@aaseditz6667 2 жыл бұрын
Abyo arimaheena io wllshn wllo miyaa mise sahibo
@MrBiniyaamiin
@MrBiniyaamiin 2 жыл бұрын
Maxa sidan noogu gasheen, waa naga oysiiseen walaahi, suuqa anigo jooga ayaan dawadey dadki suuqa joogay way iga yaben maxa gabadhan ku dhacay oo ay la ooyeysaa,😢😢 lakin i am happy for you guys, ILAAHAY ga isku kiindaayo dhamaantiin🤲
@istarmaxamed7037
@istarmaxamed7037 2 жыл бұрын
Isku mid ayan nahay wlh ilmeheyka dhana hoyo maxa kugu dhacay idhahay allaha isku dayo walalaha is jcl
@garuuntech
@garuuntech 2 жыл бұрын
Kaligaa ma ooyin anoo nin eh aa ooyin iga imaadey
@ilhaamabshir8201
@ilhaamabshir8201 2 жыл бұрын
Ha Wlhi
@shukriinahassan264
@shukriinahassan264 2 жыл бұрын
Sax wllhi aniga xida waan iga ooysiiseen
@jiminzedboy1625
@jiminzedboy1625 2 жыл бұрын
​@@garuuntech Haa wallah ani xitaa anoo nin eh waa is celin waye ooyin
@hafsamohd4594
@hafsamohd4594 2 жыл бұрын
I'm so emotional wllhi 🥺😥 mashaAllah beautiful family 🥰❤️
@somalirap1670
@somalirap1670 2 жыл бұрын
Rapkayga ila eegaa 🔥🔥🔥❤❤❤ m.kzbin.info/www/bejne/jomlnWSEqtOcqpo
@Kingzayon112
@Kingzayon112 2 жыл бұрын
Me to wallahi
@haawocabdi5045
@haawocabdi5045 2 жыл бұрын
Wllhi waaigaohiseen wllo mcn wlhi bilh waaoyay
@cayoosh4
@cayoosh4 2 жыл бұрын
So beautiful reunion, yet so emotional waan la ilmeeyey walahi 😭 I didn't see my brother for 9 years now! walalnimado waa qaali.. Allah ha isku kiin daayo bro and may Allah bless you all 🙏🏽
@Khadra_23
@Khadra_23 2 жыл бұрын
Hagio family made us cry like damn 😭😭😭 MashaAllah guuleysta walalayal 🫶🏽❤️
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@kawsaraadan2333
@kawsaraadan2333 2 жыл бұрын
Masha Allah famil isku farax san aduun waxa ugu wanaagsan famil isfahansan oo is ixtiraama respect wallhi🙏❤😍❤😘
@farxaancade1036
@farxaancade1036 2 жыл бұрын
Marna waan farxay marna waan ilmeeyay nolada BROTHERS❤❤🥺
@mahdiyadaahir1586
@mahdiyadaahir1586 2 жыл бұрын
Masha Allah walalanimo wlhi wan ilmeeyay Allah iskudaayo
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 Жыл бұрын
MashaAllaah walaal is jecel wallahi waan ooyey waayo waan jeclahay walalaha is jecel kuwara wanaag waligiin san ahaada wilashaan waxaan ku jecladey waa wilal isku faraxsan marwalbo walaalkood Asad ayey mar walbo garabkooda yihiin waxey yaqanan xaqa walalka ku leyahay MashaAllaah wll kina yuusan dareemi cidlo Allaha cadowga idiin ka qabto
@Farxoow58
@Farxoow58 2 жыл бұрын
You made me cry while with my family...being together with ur families is the best feeling ever may Allah blessed you all.
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@xaajiali6227
@xaajiali6227 2 жыл бұрын
Mansha allah farxad ku dhameysta nolasha
@maxamedcabdi5324
@maxamedcabdi5324 2 жыл бұрын
Walaal wax waa labarta waxasyna kuhaboonyihiin qofka luuqada udhahay ama ajinabi ah lagula hada meeye walal afkada hooyo mise English syad uheeysta inaad heer magaal noqoneeyso wlhi was dulinimo aaad baan uga xumahay inu waqtiga kaawala
@Rodhaz
@Rodhaz 2 жыл бұрын
very emotional i can't stop crying when I see this beautiful heart loving each other may Allah keep you safe together my beautiful family Allah pleased forever ❤
@cabdiraxmaanaxmadxassan8291
@cabdiraxmaanaxmadxassan8291 2 жыл бұрын
Wllhi wan ooyay faraxad darteed waayo mar walboon arko dad is jecel nuucey doo naaba ha ahaadeenee Wllhi waan ooyaa waayo wan jeclahay farxada iyo jaceeylka walaal tinimo iyo jeceel oodhana wan jeclahay Wllhi 💟💟💟💟💟😭😭😭😭💟💟💟
@somalian4663
@somalian4663 2 жыл бұрын
Very emotional. I Can't stop crying when I see this beautiful hearts loving each other May Allah keep you safe together❤❤
@farhiafarah3328
@farhiafarah3328 2 жыл бұрын
Very emotional .I can't stop crying......
@hodhanmohamed5607
@hodhanmohamed5607 2 жыл бұрын
Very true
@maxmuudpulshaawi4853
@maxmuudpulshaawi4853 2 жыл бұрын
I watched this video 3 times while crying infact cabdullahi you did it ma Sha Allah Allah isku kiin daayo idin xifdiyo family qurux badan
@anishamuumit9207
@anishamuumit9207 2 жыл бұрын
😫😰😰😰❤
@anasxasan9950
@anasxasan9950 11 ай бұрын
Really vidoe kama caajiso maanta oo bishutahay Sunday 12/Novembre ❤❤ wada noolada intay nolali jirto from Hargeysa
@shamsoabdi1462
@shamsoabdi1462 2 жыл бұрын
This made me soo emotional!! Such a beautiful family MashaAllah may Allah protect you all. Ilalhay nima kala wado! Thank you for sharing such an intimate moment Abowe so raw ❤️❤️❤️❤️
@xamdaciise8094
@xamdaciise8094 Жыл бұрын
Mashalh Mashalh tabaraka walalo isjeecel ilahy haskukindayo farxad ku noolada waladay
@mushtaaqabdiraxmaan6632
@mushtaaqabdiraxmaan6632 2 жыл бұрын
Wlhy anigo walidkaye iyo walaalahaye kudhexa jira baa ilmayeeya waa xanuun marka family kaga kafoogthy inshallah illahaye ha idina kadhigo walaalihii iyo walidkii kulma waqtigu muxuu walaalo iyo walid kala fogayeeya 😥😥 wll asad abdullahi arimaheeha iyo dhamaan familyka reer hagiyowe noolol warta iyo barwaaq iyo bashbaashe baa idina rajayne inshallah 😘😘
@faleembo1352
@faleembo1352 2 жыл бұрын
Sidoo kale abaaayo waan ooyay 😭
@princessaamina6552
@princessaamina6552 2 жыл бұрын
Zidookle wllhi waan la ooyay
@maryanfarax3606
@maryanfarax3606 2 жыл бұрын
MashaAllha wllahay dhamatii Allha idin xafido wllhi anigo wlidkaye iyo walaalahaye kudhexa jira baa ilmayeeya waa xanuun marka family kaga kafoogthy insha Allha illhaye ha idin kadhigo walaalihii iyo walidkii kulma insha Allha walaalaha
@maryanfarax3606
@maryanfarax3606 2 жыл бұрын
🥲🥲🥲🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭
@sundusmaxamed8504
@sundusmaxamed8504 2 жыл бұрын
Me too wallhi 🥺🥰
@khadarapdirhman
@khadarapdirhman 2 жыл бұрын
Anaka hadaan nahay team 27 wxn ku frxznhy faraxada iyo kagacalka aad umujizeen walalkey asad iyo ilma haji wan idin wadna dhmantin keep going mnzha Allah ❤️😘😘😘 Azad farxdadu waa tayada zxp from hrgiesa
@abdirizakomar2031
@abdirizakomar2031 Жыл бұрын
Being together with your families is the best feeling ever! May allah blessed you all ❤
@taatiko9307
@taatiko9307 2 жыл бұрын
Xaqiiqdi Waan La Qiiroday Masha allah family qurux badan sidan u faraxsanada wiligin Ufarxa ❤❤ Vedio 1M Veiws Soon
@Abdidek.
@Abdidek. 2 жыл бұрын
vedio kazta oon daawado vediogan waka iga ilmayziiyey farxadu waxay tala walalaha agtooda farxad kale ha raadinba qoyskiina ayey ka abuurantaa nolada intay nololi jirto incha alah waxan rajaynayah hadii aduunka layzku arkin aakhiro janada inaa lagu wada kulmo dhamaan muzlimiinta alaha inaga aqbalo 😘😘
@sacdiyaalimohammed1438
@sacdiyaalimohammed1438 2 жыл бұрын
Wallahi waa qiiroday marka videogan Dawaday oohiinta ceshan waye family 👪 Isku hiloowe ina tihin baa mesha ka Muqdo walalnimo buuxdo alle ha idn Barakeeyo walalade dhib la.aan ila dhashay 🙈♥️✌
@mohamuddaahir4846
@mohamuddaahir4846 Жыл бұрын
Run ahaantii maamada markey oysey ilinta ayaa isoo dhaaftey inteey hooyadoda noshahay ilaah hau xifdiyo inteey Ka dhimateyna Allah unaxariisto hooyoyin keena
@fartuuncusmaan1860
@fartuuncusmaan1860 2 жыл бұрын
Asc waan idin salaamay 1 armaan 2 asad 3 cabdullahi 4 cumar/ arimaheena 4tiina wallo 🤗 Maasha allah wallhi markaan idin arko idinkoo si wadajir ah wax usameenayo waan farxaa allh idin xafido walaalahay mcn hooyadiin allah xafido iyo dhamaan hooyooyinkeena Allow janada kukulmi aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤗
@halimaabdalla4245
@halimaabdalla4245 2 жыл бұрын
We should make dua for Asid to walk Insha -ALLAH. We pray five times a day , please we shouldn’t forget him in our prayers.
@NafarQalbi-Wayn_
@NafarQalbi-Wayn_ 2 жыл бұрын
Such an emotional moment 🥺🥺 May allah keep your family together always Noolada❤️
@museabdi6372
@museabdi6372 8 ай бұрын
I can’t tell how many times I’ve watched this program, also I cried when I watched
@shako_y22
@shako_y22 2 жыл бұрын
ARRIMAHEENA AYAY ISKU EEGYIHIIN 🥰
@Abdifataxow
@Abdifataxow 2 жыл бұрын
Yah wlhi
@abdiqaadir7729
@abdiqaadir7729 2 жыл бұрын
Abdullahi hagio isu ekyihiin
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 2 жыл бұрын
May abdullahi buu u egyahy
@qadriinaqadro2223
@qadriinaqadro2223 2 жыл бұрын
Haa midkii leveka laka wacaaye waxuu u egyahy cabdullahi mnsha allah
@nimaismael7104
@nimaismael7104 2 жыл бұрын
Arimahena wllo miyaa Masha allah
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
Ninkaan arimaheena ayuu U sii Egyahay walaalo Kulmay Waayo Badan wada Joogaa❤️👏 Asad farxad Ku Joog adiga iyo walaalhaa One Day Adoo Taagan waan Ku arki doonaa insha allaah❤️👏✌️
@habsaali3510
@habsaali3510 2 жыл бұрын
Inshallh ,farxad ku nolada walal isjeecel Mashallh Mashallh
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 2 жыл бұрын
Ilahayow carurtayda wallo sidan isku jecel kadhig masha allh gulaysta dhamantin✌️✌️🥰🥰😭
@asmamahamuud8343
@asmamahamuud8343 2 жыл бұрын
Amiin abyo allaha kaa dhigo I.a
@Oubah-hm7nk
@Oubah-hm7nk Жыл бұрын
Masha Allah hanbalyo wllo is jecel wada nolada oo nabad ku waraa cadawgin ha jabo
@thehumbleguy1934
@thehumbleguy1934 2 жыл бұрын
The last feeling I had before I felt tonight was the reunion of my brothers 😙🤗🥰
@maryanabdirahman8356
@maryanabdirahman8356 2 жыл бұрын
M.a walaldimo wahiwo
@maryanabdirahman8356
@maryanabdirahman8356 2 жыл бұрын
Allah xanixifdiyo I.a I love ❤ all
@hapideeqa7425
@hapideeqa7425 2 жыл бұрын
Mazha Allla❤️❤️❤️❤️
@hapideeqa7425
@hapideeqa7425 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@muniita7836
@muniita7836 2 жыл бұрын
Walaalo markale midoobay mashallah THE BEST Vedio an daawado magaranayo sababta ohiinta wan iska kiin raciiyey waxan idin leeyahy hore uu socda 😇
@ibtisaamismaciil8498
@ibtisaamismaciil8498 2 жыл бұрын
Gacal kala maqna iyo geelu waa isku ololaa team reer haji guuleysta
@mulkimagan7799
@mulkimagan7799 2 жыл бұрын
Walahi wan oyey 😌😭wlalo is jacal masha allah allaha idin xifdiyo🙏❤️
@cabdirahmanibrahim6705
@cabdirahmanibrahim6705 2 жыл бұрын
Very emotional 😍😍🥰 beautiful family may Allah keep you safe together 🥰🥰
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@abdigure3244
@abdigure3244 2 жыл бұрын
Very emotional 🤩😍😍 l
@husseindaahir8749
@husseindaahir8749 2 жыл бұрын
My older brother has not seen me for almost 12 years and he lives in the USA and I hope to meet soon. insha allah I can't wait for the day
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please wlky subscribe isar
@miimali1640
@miimali1640 2 жыл бұрын
warkaaga waa la hayaa waana lagugu daba jiraa dhowr mar ayaa lagugu arkay wajale bounder. mar uunbaad gacantayda soo geli.
@husseindaahir8749
@husseindaahir8749 2 жыл бұрын
@@miimali1640 kkkkkkkk beri ayaanba wajaale ku soo socdaye bounderka I sii istaag
@miimali1640
@miimali1640 2 жыл бұрын
@@husseindaahir8749 uma baahnid inaad no sii sheegto imikadas ayaan ognahay halkaad ku sugantahay.
@husseindaahir8749
@husseindaahir8749 2 жыл бұрын
​@@miimali1640 kkklk waa si ficaan
@kokobulle4567
@kokobulle4567 Жыл бұрын
After 5month still waa ku haysta video gaan so emotional wlhi
@hamduhamdu1627
@hamduhamdu1627 Жыл бұрын
Legemad 😂
@kokobulle4567
@kokobulle4567 Жыл бұрын
@@hamduhamdu1627 hhhhhhhh adi xta legemd thy
@halgenmohamed1484
@halgenmohamed1484 6 ай бұрын
After 1 jahr anixitaa waan ku haystaa😢
@ArafatHanad
@ArafatHanad 5 ай бұрын
Tuesday 23 April 2024 dawadey kokoyey
@fosiaawil6351
@fosiaawil6351 2 ай бұрын
This video is best really emotional
@amiiroyussuf6975
@amiiroyussuf6975 2 жыл бұрын
Yaa Allaah Yaa Rabi Yaa Raxmaan 🤲 Waalidiinty iyo Walaalahay Mar Labaad Nawada Kulmi Si Nabad Iyo Caafimad Qabto Yaa Rabal Caalamiin 🤲🥺
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 2 жыл бұрын
Intii kalamaqan ale haaisuu keeno
@munakayf8227
@munakayf8227 2 жыл бұрын
Aamiin ya rabbi anigaba wan rajeynaya abayo
@morage1496
@morage1496 2 жыл бұрын
After 15years wllhi Farxad ka wayn ma jirto wllnimo😭❤
@darajapoidarajapoi5674
@darajapoidarajapoi5674 2 жыл бұрын
Halku kumaqnaaa
@nonamenoface2957
@nonamenoface2957 2 жыл бұрын
@@darajapoidarajapoi5674 sout africa ila tahay saas ku maqlay mar
@darajapoidarajapoi5674
@darajapoidarajapoi5674 2 жыл бұрын
@@nonamenoface2957 ok ina adeer thankz wilka cida vilada wiil ki hore miyaa mise kan hada hhh
@mumtazbeautychannal7108
@mumtazbeautychannal7108 2 жыл бұрын
Very emotional I can’t stop crying when I see this beautiful heart loving each other MashAllah Tabaraka may Allah keep you safe together all Allahuma Ameen Ya Rabbi 🤲🤲🤲😭😭😭😭💯😢
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@fadumomahamedqoorgaab2571
@fadumomahamedqoorgaab2571 2 жыл бұрын
Mansha allaah wll qali hadal wnagsan alle ha ku karameeyo
@mumtazbeautychannal7108
@mumtazbeautychannal7108 2 жыл бұрын
MashAllah Shukran wll qurux Allahuma Ameen Dhamanteen 🤲
@maxamedcisman2443
@maxamedcisman2443 Жыл бұрын
Waaw
@roodaaragsan3951
@roodaaragsan3951 Жыл бұрын
After 5monts 1M 🥺
@saaramaxamedcolaad6325
@saaramaxamedcolaad6325 2 жыл бұрын
Ayy 🥺 asoo wajigiis arkin ayuu gartee waa dareen wllnimo 🥺m.a
@hamdiyanaaragsan2887
@hamdiyanaaragsan2887 2 жыл бұрын
Wlhi hoyo dareenka iyo farxada ay daremeyso ruux dareemikaro majoro wlhii 🥰🥰🥰🥰🥰 allow idin barakeey iidn xifdi mar walba asadow waku duceeya alle iidnma kala wado
@Butterfly_Amiira
@Butterfly_Amiira 2 жыл бұрын
masha allaah family qurx bdn wllkey asad ilaahay ha isku kiin daysto hooyo wll iyo dhaman aamiin iyo all musli family wllhi waan idinku farxay wll🌷🌹🌸👑💙❤
@somalirap1670
@somalirap1670 2 жыл бұрын
Rapkayga ila eeg 🔥🔥🔥❤❤ m.kzbin.info/www/bejne/jomlnWSEqtOcqpo
@mohamedabdi4520
@mohamedabdi4520 2 жыл бұрын
Family is everything i miss my family Ya Rabb anigoo nabad qaba iyo ayagaba islakulansii🥺🤲🏽 inta kala maqaneh Alle weyne haiskukeeno ayagoo nabad qaba Family ❤️ Hoyo siman kuxiise hoyo macan💖💖🥺
@farhiasheikhdon4864
@farhiasheikhdon4864 2 жыл бұрын
Family sidan isku jecel waley ma arkin wlhi 😭😭😭❤️✌🏽
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 2 жыл бұрын
Waxa walaal qiimihiisa garanaya qof aanu la dhalan 💔💧 I'm happy for you guys m.a wlalnimo ha waarto 🤝
@suubansmile9388
@suubansmile9388 2 жыл бұрын
Been maaha walee 😭😭😭
@najaxdia3980
@najaxdia3980 2 жыл бұрын
Masha allh tabaraka laah ale ha isu kiiin daaayo wll
@fatimaabdalla6395
@fatimaabdalla6395 2 жыл бұрын
😢😢🥺😭ilin aya iga imatay 🥺 emotional 😭 wye wlh masha Allh walalo qiimo badan 😭❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍
@somalirap1670
@somalirap1670 2 жыл бұрын
Rapkayga ila eega 🔥🔥🔥❤❤❤ m.kzbin.info/www/bejne/jomlnWSEqtOcqpo
@zamalmehrain6264
@zamalmehrain6264 2 жыл бұрын
Plz hoyoo iyo siblings surprise ogutagaaa👏👏👏👏
@xafsaabdirashiid3274
@xafsaabdirashiid3274 2 жыл бұрын
Masha allah wall caawa aanaba qirooday rabi ha idin dhawro dhamantiiiba 🥰🥰😭😭😢
@somalirap1670
@somalirap1670 2 жыл бұрын
Rapkayga ila eega 🔥🔥🔥❤❤❤ m.kzbin.info/www/bejne/jomlnWSEqtOcqpo
@nimcaabdullahi2338
@nimcaabdullahi2338 2 жыл бұрын
Allahuma amiin
@mesutali9978
@mesutali9978 2 жыл бұрын
wllhi waa qiirooday one million like waa u qalmaa videogaan wllnimo ciyaar ma ahan ❤❤❤😊😊😊😢😢
@jamiilacabdi4098
@jamiilacabdi4098 2 жыл бұрын
ilaahayoow asadoo luguhiisa ku socda itus🥺
@anisoaragsan6199
@anisoaragsan6199 2 жыл бұрын
Aaamiiin
@l..4271
@l..4271 2 жыл бұрын
اللهم امين يارب يارحمن يارحيم قادر يا من امره بين الكاف والنون بحولك وقوتك أرنا عجائب قدرتك على تغير حال أخينا عاجلا غير اجلا يااااااااااااااااارب😭🥺🤲🤲🤲 #اللهم امين يارب
@MiinaApdi
@MiinaApdi Жыл бұрын
1M views Mazhallah Hamblyo🔥💜💜💜
@maankaboss123
@maankaboss123 Жыл бұрын
1.1m viws😮
@nasradagane2081
@nasradagane2081 2 жыл бұрын
So emotional I really cried 🥺❤️may you be together always 🤲by far the best surprise I have ever seen 🤚🙏 mashaallah ❤️
@ladanjama5311
@ladanjama5311 2 жыл бұрын
l don't know why I'm crying 😢 masha Allah beautifully family ❤
@hassanmoha5926
@hassanmoha5926 2 жыл бұрын
Waat Naxriis badantahy Dabcan!
@sdr214
@sdr214 2 жыл бұрын
Same here
@sundusmaxamed8504
@sundusmaxamed8504 2 жыл бұрын
Me too wallhi 🥺🥰
@abdihafidsaid7395
@abdihafidsaid7395 2 жыл бұрын
Asad u lugihisa kutagan ilahayow natus amiin yarabi amiin ilahayow cafmadkisa udhamestir amiin yarab asad hada dunida iskuarki weeno aqiro ilahayo jaanatul fardoso nuwu kulmi Amiin amiin yarab amiin
@cabdulaahisulaymaan2208
@cabdulaahisulaymaan2208 2 жыл бұрын
Aamiin wll Aamiin
@Fabiomodel1515
@Fabiomodel1515 2 жыл бұрын
Aamiin
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@mahamedhukun4854
@mahamedhukun4854 2 жыл бұрын
I can't stop crying plz tell me where can i find the movies who actor is arman
@abdullahizinga
@abdullahizinga 2 жыл бұрын
Best video i watched this year. May Allah make you be together forever, keep you healthy and live longer.
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@idildaahir5429
@idildaahir5429 2 жыл бұрын
Maashaaallaah
@ashaamazing6472
@ashaamazing6472 2 жыл бұрын
Masha’Allah Abdulahi that was best surprise ever! You did it! I’m so emotional 😂😂 beautiful family May Allah bless and protect you all hooyo macaan we love you 🥰🥰
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@kaamilmohamed4058
@kaamilmohamed4058 2 жыл бұрын
The first person who watched this vedio 🥰 asad hagio is comedian funny person 🥰🥰
@somalirap1670
@somalirap1670 2 жыл бұрын
Rapkayga ila eegaa 🔥🔥🔥❤❤❤ m.kzbin.info/www/bejne/jomlnWSEqtOcqpo
@shugrisharaf1178
@shugrisharaf1178 2 жыл бұрын
Walahi faarxad ayan la ilmeyay💞💓💓💓💓💞💞💞💞💞💞💋💋💋💋
@safiyoabassafiyoabas6198
@safiyoabassafiyoabas6198 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hindomnuur359
@hindomnuur359 2 жыл бұрын
Wlhi KZbin cmmnt masoo qorin lakin qiirada walaltinimada ayaa qalbigeyga badashay wlhi ilahey ha isku kiindayo abowihiis asad adigana ilahey cafimaad kaga haku so celiyo
@zakiyakhalif3379
@zakiyakhalif3379 2 жыл бұрын
Mashaa allah wllo is jacel
@GymGeniusChannel
@GymGeniusChannel 7 ай бұрын
I washed this video million times and it’s still so beautiful and emotional to watch all over again and again ❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyoxasan6212
@sacdiyoxasan6212 2 жыл бұрын
Ayyyy 🥺 wllhi waan ilmeyey masha allh walaalo isjecel allh idin dhowro waligiin sidaa isku jeclaada 🥀
@sakariyaomar8554
@sakariyaomar8554 2 жыл бұрын
Masha allah wilkaas wuu walaal jecelyahay oohinta wuu ceshan la yahay 😥😥😥😥😥
@fartunabdi5595
@fartunabdi5595 2 жыл бұрын
Can’t stop crying wlhi so emotional 😭 ilahaay intaa walaal, walid kala maqan nabad ha isku tuso 😭😭❤️
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please wll subscribe isar
@mdrgirl9761
@mdrgirl9761 3 ай бұрын
MshaAllah ohiinta waan qaba waatay ee reer hagio tusaalaad tihiin wacan Allah hooyo macaan ha idiin daayo intayada bilaa hoyadana umada nabiga hanoo sakhiro ❤🎉🎉🎉from djibouti
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 жыл бұрын
ماشاءالله ماشاءالله Naxariis wlhi 6:48 Wlhi waa iga ilmeysiideen creamy wajiga iimarsanaa indhaha iga galey abaayooyina hadey yimaadaan see noqoneysiin ilaah hooyo inta kalee oo idin ka maqan nabad iyo caafimaad ha idin kulansiiyo dhamaan🤲♥️💯welcome arman
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 жыл бұрын
Walahi ma garanaayo goorta ilinta isoo dhaaftay 😢 Masha allaah farxad ku noolada walalayaal Best Surprised 🥺🥺🫂♥️ Walalnimadu waa qaali 🥺
@xuriyo8532
@xuriyo8532 2 жыл бұрын
Wlhi waan oyay dawashada muqalkan hadana kama daleyn inaan kuso cesh ceshto waa daremi kara walala kala maqan I wish one day inan walalheey iyo walid keey an kulano in sha Allah reer xajiyow ALLAH idin siyadiyo muxibada iyo farxada muqalkaan darenkeyga dhabta ayuu tabtay cawa 2010 ila iyo hada ma arag my family alxamdulilah ALLAH ayan ka suga waqtigan is arki lahayn in sha Allah the best ever surprise la sameyay kii ugu darenka badana ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@queenmr4363
@queenmr4363 2 жыл бұрын
Aniga iyo adaa isku mida wan kuso celceliyey walahi walalnimadu wa qali aniga waxan sugayaa walashey oo 18 sano is arag waxey ii imanaysaa 29 bishan 6 alle ayado mabada ha iikeeno
@sundusxuseen9863
@sundusxuseen9863 2 жыл бұрын
Wllhi aniga iyo adiga isku miid aya nahay ohinta wan isku calin waye wllhi walalnimo waa wahel 🥺🥺 aniga marka heesta walalnimo maqlo wan iska oya
@faaizacusmaanaadam7128
@faaizacusmaanaadam7128 2 жыл бұрын
Wlhi sidoo kale. Illaah ha isku barkeeyo wallaalahaa. Waxa leeyahay hambalyo.
@naziamoalim1682
@naziamoalim1682 2 жыл бұрын
Wax yar hada joogo anoo daawanaya is arkaya Markaas iska ooya walaladey u xiise
@safiyomuxumad2594
@safiyomuxumad2594 2 жыл бұрын
Masha alah wllnimada waa qaali alaha idin xafido dhamantin
@genyada5984
@genyada5984 2 жыл бұрын
#Anaga Hadan nahay #team27 wxay Nagu noqotay Farxad + surprise welcome abowe 🤩🤩
@shiraazi6509
@shiraazi6509 2 жыл бұрын
I can't express my feeling actually that was absolutely terrific 💯🙏 wonderful scenario
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@hamzasalim1422
@hamzasalim1422 2 жыл бұрын
The best video u ever made asad the best of all your vlog thumps up brother i wished this video would longer than this, i luv reuniting brother so heart-touching 👍
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please wll subscribe isar
@hafsaadan3851
@hafsaadan3851 3 ай бұрын
Masha Allah Allow Barake ❤
@zahraali9888
@zahraali9888 2 жыл бұрын
Mashallah. sometimes you just need a good cry and today's just one of those. I just had a good cry. I thank you guys.
@ahmedburhaan5670
@ahmedburhaan5670 2 жыл бұрын
Masha allaah wlhi saa u ilmaynyy indhihii baa iguduutay dad aa dhib la.aan wada dhalanay illaahay hana hifdio dhamaanteen intii kala maqana illaahay ha isku keeno iyagoo nabad qaba❤👑 magacaygu waaa fatima adam oo kumagac dheer fatima hagio😰😰😰 🥺🥺😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺
@dervishgunge3062
@dervishgunge3062 2 жыл бұрын
OOH, Mcha allaH surprise kan mid kaqurux badan waligay ma arkin waan qiiroday oohin ayaa iga timid walalnimadu hawaarto family Hagio 👪 laba Mar ayan dawaday videoga 🥰🥰👁
@najmaahmed5441
@najmaahmed5441 2 жыл бұрын
Wallkiin ad ayu uqalbiwanagsanyhy wallkiin wallhi shakhsiyadiisa jecladay allah ha idin xafido dhamantiin
@khadiijaabdullahi7432
@khadiijaabdullahi7432 2 жыл бұрын
The best suprice wye wlhi 🥺🤴🥰Farxad darteyda la ilmeynay 🥺maasha Allah waalo qurux bdn Allah idin xafido 🥰
@ramlaruun2570
@ramlaruun2570 2 жыл бұрын
Wlhi farxad darteyda aya la ilmeye m.a allha isku kiin daaayo fmly hagio🤲🤲🤲
@salmamaxamuud3559
@salmamaxamuud3559 2 жыл бұрын
Ilahey amarkiiis heestaas walal nimo Waiska jeclhy 🥰🥰
@ahmedkhayrjecel7277
@ahmedkhayrjecel7277 2 жыл бұрын
Subxanallah hees miyaa wax lajiclaado ah maad quraan jeclaato
@hamzah6924
@hamzah6924 2 жыл бұрын
Anigana dadkaan jeclahay
@amalhassan1389
@amalhassan1389 2 жыл бұрын
Allah idin barakeyo cabdulahi iyo iyo arimaheyna iyo asiid xajiyow anagana waa nila faraxnay Allah idin xafido fanis kina ayaa nahay
@abdiaiziz7
@abdiaiziz7 2 жыл бұрын
Masha allaah 😍 waa Kadis aaad u qurux badan lkn arimaheena oo madow lee waaye intaas waa kaftan 😍🥰😍🥰
AABAHAAGA KASOO DHEX SAAR INDHAHA KA XIREY MA SHEEGTAY hhhh
17:37
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 707 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 39 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 85 МЛН
DEGDEG:- Qarax dhimasho badan oo ka dhacay Muqdisho iyo dhawaca
12:02
Konfurgalbed TV
Рет қаралды 3,7 М.
King Ceyda iyo Amira Qurux 🫣 Maxaa ka dhexeeya💘👍
5:42
AX💔ILAHAY HAA UU NAXARISTO WALSHEED QISO XANUUN BADAN??
26:39
Film || Arimaheen oo La Qabtay Isago Burcad Badeed Somali Ah @ArimaHeena
10:02
Soo Koobida Aflaanta
Рет қаралды 242 М.
ASAD HAGIO AAN CUNTO USAMEEYAY MAANTA -SIDEEN USAMEEYAY
23:35
ArimaHeena
Рет қаралды 874 М.
CADNAAN OO KU FARXAY MARKA DHAHAY MUQDISHO USOO SOCDAA😭
14:39
Samia AHMED
Рет қаралды 323 М.