Bax kiki wllhi ayado dishaa la arki kiki wax loogali karo ma aha waa geesiyad🎉
@faadumomohamed-kx5bb12 сағат бұрын
Wlhi anoo gabar ah aya kifaax doortey intusan wiilka doran waayo wa gabar hadalkedu ixtiraam u ka buqdo dagan hadal murti leh ku hadashey gabadhan kle ee is qadqadeyso kama heli waliba gabadha jirkeda kusi gudubtey❤❤ viva kifaax ❤🎉🎉
@KadraAbdirahman-e3h11 сағат бұрын
Haa wlaahi gbadh dagan m.a❤
@deeqocumarmuxamud218210 сағат бұрын
Sax
@fathiaosman229410 сағат бұрын
Masha Allah waydagatahay kifax iyadan tagerayay❤❤🎉🎉
Kifaax full Respect wllhi waxyaabo xadidan ayee ku hadleeysay lkn qofta kale wee iska hadleeyzay🫡
@ayandegen966512 сағат бұрын
Ar qoftaas Kiki U alamiyaaa Balaha haka rifteee ,tedadakalh Xoga Hadalo gefa ku jira hablo Hadalada gafka ah iska ilaliya❤🎉
@FatxiCalisalaad11 сағат бұрын
Haa wllhi xogaa waa caytamaysay
@ayandegen966511 сағат бұрын
@FatxiCalisalaad haa waliba inanta aan ladoran magaceda ma kasayee ,xoga way Yara caytamin Inanta kaleh Hadalkedu wa misamanyhy masha alh Full respect ❤️
@Amiira_qurux4512 сағат бұрын
Nabiga.Muxammed Salalaahu Caleyhi Wasalam Wuxuu Yiri Qofkii igu Saliya Maalintii Kun Mar ma dhimanaayo ilaa Janada Loogu Bishareeyo Qofkii Faafiyana Wuu I jeclaaday Qofkii Qariyane Wuu ka Shalaayna.❤😢
@FadumoCali-s8u12 сағат бұрын
qofka ugu horeeyey waa aniga ee aan kuwada salino nabigeeena muxamed scs sc❤❤
@nimcasagal415912 сағат бұрын
Gabadhu way kulushahay 😂😂 kiki ubalami bal ninka rerrka uhafha
@Teamceyda-f7q12 сағат бұрын
Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw scw scw scw ❤❤❤
@AmiiraQuruxFan12 сағат бұрын
The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤
@HudiitaHazmar12 сағат бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@HibaaqJama-vu5ms12 сағат бұрын
viva Kifaax inan ixtiraam hadalkeedu ka muuqday ayay ahayd ❤❤❤
@DIINISIYADSIRAT12 сағат бұрын
TEAM27 iyo inta dawaneyso halmar ankuwada salino prophet Mohammed S.A. W S.A.w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Kingkadir-h8p12 сағат бұрын
Waxan aad usalamaya gabdhaha quruxda badan ee qoralkayga akhrinaya waxan leeyabay waxad tihiin boqoro lama helaan ah 😊❤
@khadiijaabdqadir12 сағат бұрын
Waan kaqaday mahadsanid apoowe❤
@FadumoCali-n1h12 сағат бұрын
Kusali xabibkeena muxamed scw scw scw ❤❤
@Maxammedgoosh11 сағат бұрын
Iqra way qurux badan tahay waana naag dhiig leh se waxoogaa gaf ah iyo kulayl saa'id ah bay la shir timid deg-degna waa ku jirey, kifaaxse waa qof ixtraam leh aadna uga fiirsanaysay hadalada qadafka ah marka aniga ahaan kifaax baan dooran lahaa waayo waa qof deggan xushmadna leh
@SuhaybaDaahir-hl9rj12 сағат бұрын
Asad Sidaan kuu jecelnahay si ka daran Ilaahay hakuu jeclaadoh ❤🤲
@macmacaan639412 сағат бұрын
Asad pls so samee we listen and we don't judge mar wiilasha ah iyo mar gabdhah ah like saara inta ila fikira si u arko Asad
@ifrahomar726912 сағат бұрын
San ujeclahay barnamijkan we want ee sosamey
@nightsports78610 сағат бұрын
Qilaaf ayuu abuuri karaa ani waxaa ku jiraa dad ka diidan in challenge kaas sameyan somalida wayo dad keyna xanaaqa sanka ayuu ka saaran yahay dad saaxiba ah ayuuna isku diri karaa umana fiicno somalida in ee sameyan challenge nuucas cml ah FG: waa Fakirkeyga🙋🏾♂️
@AARKAABYAN11 сағат бұрын
Manshallah ku sali nabigeeni muhamed (scw scw scw scw scw)❤❤❤
@juweumar507512 сағат бұрын
Ixtiramku waa muhiin anigu kifax ban watay 😊
@AwoOsman-e6h12 сағат бұрын
Ku sali nabigeena mohamed scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SahalAbdullahi-s3n12 сағат бұрын
Masha Allaaaah Kifaax waa qof ixtiraam badan aadna uga fogaaneysa hadal qadaf ah , All wada guuleysta ❤❤❤❤❤❤ Special place in our hearts Kifaax halkaan kaa Salaama walal, very nice Appreciated 👏 💐 🥳 ♥️ ❤️
@kOKOBULLE-tis512 сағат бұрын
dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta😭🕋❤️🤌
Waaw kifaax inaba caadi ma ahan raga iska dhaaf anigaaba jeclestay qaabka ay ku hadashay❤❤
@abdiazizjama1115 сағат бұрын
Kiifaax queen full respect ❤dumarka qiimaha dagananta lagu dorto iyo ixtirabka way kuu dhamestaran tahy shaaf iyo karaamo wllshy wan kuu dagany ma fadhisan karaa🙏
@HanadNor-e6w11 сағат бұрын
Asad xajiyow wlhi maskax aad ledahay habeen walbo barnamij cusub ayaad noso deysa hormar wacan inta iyo inka bdn aan ku rajeyna best KZbinr in the world aa tahay wlhi ❤❤❤❤
@Hodanhassan-ey5yr12 сағат бұрын
Qoftan weyba kulashahay bisinka kifax ku haysta Aniga❤❤
@KUUN-cill12 сағат бұрын
Kusaliya xabibkena Mohamed scw
@feysalcabdulahi914612 сағат бұрын
Dhaxalka kaliya ee aan kugu leyahay waa like dhac igu sii sxb qaaradii madoobeyd baan joogaahe😂😂
@naimaBintuAli12 сағат бұрын
Kifaaax qurux dumar❤ dhoocishaan bila ixtiraamka ah nocedo kale in loo.balmiye aheed kifaax waa naag edab io aqlaaq illahay udhaliye guleso hppt❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IkranishHassan12 сағат бұрын
Halka youtuber aan dartiis youtube uso galo Asad Hagio Guuleyso waligaaa ❤🥰
Ayyy sadaq isku doqnahay iga tag dheh hadal dagan oo naxariis badan larabaa waa idaweyse yaqey❤❤😂😂 gabadhan kiki ubalami asadow😂😂😂
@ApdirisaaqIbrahiin12 сағат бұрын
Sxp asad Barnamijkan oo kale Ma quurux badna Sababtu waa hadal lada gabdhu isku adeg sanayaan Hadal,lada qar waa gaf, la ga gelayo alle. شرفك الله في الدارين ، أخي اسد ،❤❤
Markii iigu horeysay ee noqdo first one who watched this video
@QumanAbdalla11 сағат бұрын
Nin dartisa jirkeeda ku cayne xogaa xadkee ka baxday Kifaax gabar aqlaaq iyo dagaan hadalkeedana misananyahay m.a
@YusraAbdilahi4 сағат бұрын
Wa ngaha rag dartood isu qurxiyaa an naftood jecleen😂😂😂kulahaa kuuseey gabey ba thy
@MohamedSalah.78 сағат бұрын
gabadha dheer muhiim maha in lagu doortu barnaamij weeye adaa ka qurux badan anagu waa aragnaa xaqiiqda
@siciid__jigjigawi425612 сағат бұрын
Asadow barnaamijkan aflagaado socota waaye wlhi😂😂
@maryamshire2594 сағат бұрын
Kifaax aqoon yahand u egthy hadalkeda masha allh❤
@ifrahomar726912 сағат бұрын
I can't wait 2.7m Team 27 come on Asadow guleyso
@تهانيمحمد-ش9ز4ص12 сағат бұрын
الروح عزيزة عند الله تتجلى في قوله تعالى: بسم الله الرحمن الرحيم"وٌفُيَ آمًوٌآلَکْمً حًقُآمًعٌلَوٌمً لَسِآعٌلَ وٌآلَمًحًروٌمً .."صدق الله العظيم استغاثه انسانيه ايلا كل قلب رررحيم احْنْا اخْوْاتْكْ تْمْرْ ايْامْنْا وْلْيْالْيْنْا وْاحْنْا لْانْمْلْكْ شْيْ ايْنْ الْقْلْوْبْ الْرْاحْمْهّْ ضْااااقْ حْالْنْا وْضْااااااقْ بْنْا الْحْالْ وْالْلْهّْ مْا كْتْبْتْ هّْذْا الْكْلْامْ الْا مْنْ الْضْيْقْ وْقْسْوْتْ الْضْرْوْفْ انْيْ طْالْبْهّْ مْنْ الْلْهّْ ثْمْ مْنْكْ لْاتْرْدْنْيْ خايبة انيو من اسره فقيره وايتام واني واخواتي واهلي محتاجين نعيش بوضع صعب جدا جدا جدا طالبه منكم المساعده بلذي تقدر عليه بارك الله فيكم ابونا قدر عليه الله وتوفي ومن بعد موته والله لا يمر يوم عللينا واحنا مرتاحين اكلنا نشحته والله العظيم شحت من البيوت وايجار البيت علينا 80 الف يمني متعاخرات واحنا ماعندنا شي هل يرضيكم ننطرد للشارع ماعندنا شي نعطيه حكم علينا الله واخذ ابي انضرو الينا كما تنضرو لاهلكم واولادكم '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''انت لنا اخي بعد الله تخيل لو يمرض احد من اخواتي والله العظيم مافي معنا 100 ريال يمني حق مهدء ايش من حال نعيشه تشرق الشمس واحنا نبكي وتغرب الشمس واحنا نبكي اخواني يروحون المدرسه والله العظيم يطردوهم يشتو حق المدرسه واني معندي شي اعطيهم اسألك بالله وبعزه الاسلام في قلبك تساعدني وتوقف معي بالذي تقدر عليه تعاونا معنا لا تتركونا اسالكم بالله تساعدني هذا رقم والواتس 967،712522202+جزاكم الله خيرالجز.😢😅😢😢😢🎉😢😢
@NaimaOsman-px3jf12 сағат бұрын
I really like you're KZbin keep going brother 🎉🎉
@fardowsab24225 сағат бұрын
Si fiican uu yeelay, gabadha aad bay u dega tahy dookhisa waa sax🎉🎉
@MuniitaQalpi12 сағат бұрын
Asad game ki waa beenteed soo samey iyo ki lagu dhajinayay madaxa labadas no so samey yaa igu raacsan❤❤❤
@NasracarabXasan-jb5gu12 сағат бұрын
Ayyyy wlhi qofkaaan raby buu doorty wlhi🎉🎉🎉🎉🎉
@WadanooleAli12 сағат бұрын
Anaguna waxaan kula dooranay inantaa
@ansalcabdulaahi854431 минут бұрын
Iqro abyo iska daa dadkan qof caan ah oo reer weyn ka soo jeedo baa thy❤
@simanruxii29812 сағат бұрын
iqro waxeda wa caay iyo hadal an lofirsanin iyo iswal 😮 iyo iney gabadha jirkeda kafoloneysa wana doqon lakn gabadhu kala wa ixtiramkiyo qof ah halmarna aburisti illahay kumacaayin cidna majeclo rux kibir iyo kulel rux leh