MUWADO 30 SECOND CHALLENGE | QOSOLKA ADUUNKA

  Рет қаралды 560,106

ASAD HAGIO 27

3 жыл бұрын

Пікірлер: 1 024
@muwadotiktokofficial345
@muwadotiktokofficial345 3 жыл бұрын
aad ayaa ugu faraxsanhy in aan ka qeeb galo barnaamijkan team 27❤️❤️❤️🙏🏻
@khadarxasanxaashi9034
@khadarxasanxaashi9034 3 жыл бұрын
Maskaxdaada nadiif ka soo Dhig kkkkkkkk
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 3 жыл бұрын
Muwado wlh caawa feeraha ixanuune😃
@haaruunmaxamed3443
@haaruunmaxamed3443 3 жыл бұрын
@@khadarxasanxaashi9034 😂😂😂
@subeyrnour2427
@subeyrnour2427 3 жыл бұрын
Abti waad iga qoslisay walaahi
@haaruunmaxamed3443
@haaruunmaxamed3443 3 жыл бұрын
Muwado profilka naga cun 🤣
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 3 жыл бұрын
Still Wxa SugaYa Dirisle iYo Ck 🤴🏾❤🤴🏾 Wow Gabdhaheena 🥰🥰❤
@abdirahmanc.c.a9346
@abdirahmanc.c.a9346 3 жыл бұрын
Sidoo kale
@mohamedyareahmed7701
@mohamedyareahmed7701 3 жыл бұрын
Sido kale
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/iGjIfoODq550i6s Juweyriya AHMED vs FARHIA FAGADHE Kulan Adag......SUBSCRIBER LIKE WAA XAGAAGA🥰🥰🤘
@bisharomahadey4292
@bisharomahadey4292 3 жыл бұрын
ArFFrmmd dd rtnrm " c bxb b .. .. . .,.,,. .,,
@bisharomahadey4292
@bisharomahadey4292 3 жыл бұрын
@@mohamedyareahmed7701 , C., ,,.x ,you 1
@anfaaladen7780
@anfaaladen7780 3 жыл бұрын
Muwada KZbinr she is soo cute mash allah 😍🥰
@maahoahmet4195
@maahoahmet4195 3 жыл бұрын
Muwada
@maahoahmet4195
@maahoahmet4195 3 жыл бұрын
🤣🤣😂🤣
@faraskacad7607
@faraskacad7607 2 жыл бұрын
MSha alh weeyi walhi taayari
@asadmohammed8148
@asadmohammed8148 2 жыл бұрын
Yussuf qqqqq
@moomifrax4017
@moomifrax4017 2 жыл бұрын
Kskskskskaksksksk
@anwarozzy3318
@anwarozzy3318 3 жыл бұрын
Inta qososhay Ani camal love saara
@Fatimadahir6042
@Fatimadahir6042 3 жыл бұрын
Muwado yrisey inta ka qoslisay 🤣🤣🙈🙈
@ridwaibrahim7461
@ridwaibrahim7461 3 жыл бұрын
Best talented KZbinr keep going Nio👏
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
SUALO DINI AH UBADi SI EEY ILMAHA FIRSANAYO UFAIdaan
@burhanqorad8749
@burhanqorad8749 3 жыл бұрын
Asad waxa thy qof qalpi wangsan keep going legend 600k coming soon inshAllah
@janagale49official31
@janagale49official31 3 жыл бұрын
Next guxay iyo losey
@LangachibudeLove
@LangachibudeLove 3 жыл бұрын
Wlh anigoo pupg mobile ciyaareya ayaa si kadis igu soo dhacay videoyowgan asad keep going
@asadhagio2749
@asadhagio2749 3 жыл бұрын
Thnks man
@LangachibudeLove
@LangachibudeLove 3 жыл бұрын
@@asadhagio2749 NO PROBLEM waa lisku wada leeyahay pro.... intaasi waxa aan U sameenayo waa Tagero weyn ayaan kuu ahay? TEAM 27 marnaba No hoos Guul TEAM 27✔💯💯🙏
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial 3 жыл бұрын
5:25 ----SuAasha Waxaa Leh Muwado KZbin Ka Faideysi Ayey Ehed SuAasha Hada ...Qiyaano Qaran Oo Lama Arkaan Ah 🤣😂🤣😂🤣😂 Inta Ila Aragtay Like 🤟👉
@somaliaprogamer6752
@somaliaprogamer6752 3 жыл бұрын
Wlhi wn arke ani xitaaa
@salmomuuse1657
@salmomuuse1657 3 жыл бұрын
@@somaliaprogamer6752 qalbigaga ka jirantihiin😂😂😂
@salmomuuse1657
@salmomuuse1657 3 жыл бұрын
Wlhi uqdadeysantahay😂😂😂
@somaliaprogamer6752
@somaliaprogamer6752 3 жыл бұрын
@@salmomuuse1657 hee cuqdada aadka hdloosid mxa wyey😳🤔
@mulkicusmandhaqane7501
@mulkicusmandhaqane7501 Жыл бұрын
Haa wllhi aniga xita wan yawaye ayadoo ka FA ideysi aheyd ayey hadana hal garan weyse wana la siyay hal dhiwic maskin waye mawa ogo waxaas
@abdirahman8954
@abdirahman8954 3 жыл бұрын
Muwado Funny KuLahaa iyada Wlasheed ku darsatee Anna Wllkey Aaan Ku darsanaa😂
@safaelmi9373
@safaelmi9373 2 жыл бұрын
Dhige ledhy wllhi🤣🤣
@Faadiochannel
@Faadiochannel 3 жыл бұрын
OMG they are pure innocent . My Allah protect them. ❤️❤️❤️🙏🏻
@alidahir9252
@alidahir9252 3 жыл бұрын
Mar kasta wn ku daawadaa waana ku xiiseyaa sxb guuleyso. from BAIDOA SOMALIA.
@mariammohammed7198
@mariammohammed7198 3 жыл бұрын
Mash allah aniga xata reer Ufurwo
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.
@hydr____updi
@hydr____updi 3 жыл бұрын
Waa ku saarey
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
@@hydr____updi Mahadsanid
@ramlaruun8982
@ramlaruun8982 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk masha allah muwada yariisay iyada xitaa walashede kudartay anina wllkey akudaraa kulahaa😁😁😁
@nalihalinalihaji9398
@nalihalinalihaji9398 2 жыл бұрын
Udar
@kingbakar3357
@kingbakar3357 3 жыл бұрын
Keep going wll ilahey xanun ka haka qado farxadada waa faraxadeyda✨🏆🏆
@mubarikali8464
@mubarikali8464 3 жыл бұрын
Var var isku Mel ayay jogan 🤣❤️🤣
@aaminaqueen9164
@aaminaqueen9164 3 жыл бұрын
Yes way is ag fadhiyaan
@amiinupdikadir9353
@amiinupdikadir9353 3 жыл бұрын
Haaa wllhi
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 3 жыл бұрын
8:35 ilaa 9:03 😃😃 wlh saan uqoslayey barkiinta illin ka buuxiyey😃😃😃😭😭
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 3 жыл бұрын
Alla caawa meel aan ku qoslo ma joogin feerahaa i xanuneen saan iskugu celinaayey😃😃
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 3 жыл бұрын
@Amal Darwiish hhh anna adiga😀😀😀
@BARROOFFICIAL
@BARROOFFICIAL 3 жыл бұрын
Mashaa allaaah Jazaakalaahu kheyran Wll asad hagio Keep going 💪 ✨ 👌 👏 💓 👍 💪 ✨ 👌
@abuukarahmed1373
@abuukarahmed1373 3 жыл бұрын
Adii Hada wlashedey ku dartay Ana wllkeya ka biilawaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Boqrada
@Boqrada 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 ilove you muwado yarisey hay maxaa waye wa ii tala lumeen bee kullaha 😂😂😂😂
@somaliaprogamer6752
@somaliaprogamer6752 3 жыл бұрын
Afsomalikeed kuheestaa
@umcabdika7234
@umcabdika7234 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk 😂 👍 👍 👍
@siciidcabdi5757
@siciidcabdi5757 3 жыл бұрын
Asad xaajiyo wlhi wn jeclaa barnaamijkan inaan ka qayb galo laakin qof caana loo baahan yahay mnsha allh keep going
@apdallanasir.838
@apdallanasir.838 2 жыл бұрын
Muwado youtuber Masha allah Qosolkeda iyo farxadeda ka helay illahay ha idin xafido abtiyaaal
@poqoradamilaano3603
@poqoradamilaano3603 2 жыл бұрын
m.a tayar ee maayo dhahayaan waa ilmo ixtiraam badan Marky dhaheesay hee abti qalbigy iga tabatay igama aha takala xun lkn ilmaha akhlaaqda wanagsan in lagu tarbiyeeyo aad ayay uficn gbdhaheygi so barbaara🥰🥰
@saadaqaweiz634
@saadaqaweiz634 3 жыл бұрын
Gawadha kale muwado youtuber daganaan teedan ka helay masha allah
@Mohamett72
@Mohamett72 3 жыл бұрын
I can't wait Ck N Dirisle 👑🦁🤍 OUR GIRLS 👧MUWADA N MUWADA 👧
@mahadmahamud1981
@mahadmahamud1981 3 жыл бұрын
Masha Allah keep going brother coming soon 600k
@maxamedxashi694
@maxamedxashi694 2 жыл бұрын
@muwado funny 🤣😂 kaftanleey 🤣😂 (MAASHA ALLAAH)
@Ayusha243
@Ayusha243 3 жыл бұрын
Lol Allahumma barik, they are both adorable
@dekashuayb2661
@dekashuayb2661 Жыл бұрын
❤❤❤
@yaaskaumufowzaan9624
@yaaskaumufowzaan9624 3 жыл бұрын
Asad runtii waxaad tahay qof wangsan walhi o qalbi furan m.a ilaah haku xafido dunida meel walba aad kajogto🥰🥰🥰
@farhanciyow1951
@farhanciyow1951 3 жыл бұрын
Asad Hagio wa Al-cadaala Caruurta iyo dadka wa weyn wey u simanyihiin KZbin-kiisa 🙏🙏
@subanadam3803
@subanadam3803 3 жыл бұрын
Wlhi wan qoslay🤣 caruurtu waa nuurka dunida ilaahy ha barakeeyo gabdhaha yaryar😘😘😘
@akramkhalif3196
@akramkhalif3196 3 жыл бұрын
Asad Wllo Maledhy Meel Lagala Soo Xiriiro Ariñ Baan Rapaa In Aan Kula Wadaagee?
@bukudgeele1390
@bukudgeele1390 3 жыл бұрын
keep it up my pro ASAD HAGIO 🙏🏼
@saidabdihassan330
@saidabdihassan330 2 жыл бұрын
*Both of them are ManshaAllah*
@saciidmaxamedmaxamuud1017
@saciidmaxamedmaxamuud1017 3 жыл бұрын
Muwado yutuper m.a waa gabar maskaxdeda aad ufiicn waye one love muwado yutuper❤💯
@ANFACAABDI
@ANFACAABDI 3 жыл бұрын
Mawado tiktok funny waaye😀 Mustaqbal ayaa ka muuqda gabdhaas yar iyo kalsooni qofeed mowado tiktok horay usoco❤
@abdimaalikmire340
@abdimaalikmire340 3 жыл бұрын
Asad wllhi wan jeclanlaha inaa kaso muuqdo janalka balse macqul ma ahan
@zakariahussein8705
@zakariahussein8705 3 жыл бұрын
Asad Hagio fursata sosocota Quranka kariimka kutartansiii gabdaha❣💯😍 igacodsii wllka itixgili nh✌
@queennaaju4618
@queennaaju4618 3 жыл бұрын
Team asad haigo keep going 🥰🥰🥰
@barrygolden6873
@barrygolden6873 3 жыл бұрын
Barnaamijka caadi mahaan Waxaanab kuqoslay muwado Yariisay🤣🤣🤣🤣🤣
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 жыл бұрын
مشاء الله تبارك الله Alle ha barakeeyo gabdhahaa yar yar waa naga qosliyeen dhab ahaantii.
@garsameofficial1
@garsameofficial1 3 жыл бұрын
Next natasha gwal io samixa keen bro ....inta ila jecel like
@hamdimohamed5268
@hamdimohamed5268 3 жыл бұрын
Mansha Allah beautiful girls they're funny 😂
@yussufyuvii9660
@yussufyuvii9660 Жыл бұрын
👍
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Hadad qoralkayga aragto like sara 🥰👏
@saciidamaxamuudaxmad3527
@saciidamaxamuudaxmad3527 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 wey iga qosliyeen Masha Allah lkn Asadow ilmaha waaka waashy
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 3 жыл бұрын
qur‘aanka Xadiiska Salada Nabiyada Asxaabta in aaad waydiiso by ahayd hadii ay khaldaan way kaa fa‘iidaysan lahayeeyn marka xigta in.a Diinta wx ka waydii MawaDa Tik tok way iga qoslisiisay 😄 m.a 💋💋 Alle Labadiinaba ha idin xifdiyo BireeJo baad gasheeen Hambalyo GabdHaha soo koraaYa 💋❤️
@maryanhaji1702
@maryanhaji1702 3 жыл бұрын
Masha Allah they are so cute 🥰😍❤️🎂🥰❤️❤️❤️❤️
@nimcoxasan6980
@nimcoxasan6980 3 жыл бұрын
😃😃😃😃😃💟💟💟💟💞💞💞💞💋💋💋😉😄😄😁
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 3 жыл бұрын
Masha allah waa labo gabar oo funny ah oo waliba bright future nolosha ka leh guuleysta baan lee yahay oo dalkiina halkaas kasii wada❤🙏 Mida kale asadow barnaamijkaan waa mid funny ah oo waxyaabo badan lagu kala faa'iidaayo halkaas kasii wad ku lee yahay, waxaan rajeynaa in aad mar'uun inoo soo qabatid labada gabar aan kala dhicin ee Boqorada stelka iyo shuu shuu abdalla, asad anyway keep going🙏
@iqraamohamed3602
@iqraamohamed3602 3 жыл бұрын
Manshallah barnamijkan waa kuhaysanaa ee dadka oo dhan soqabaa
@yahyehumble4302
@yahyehumble4302 3 жыл бұрын
I.n soon the only KZbinr ooo gariii 1M subscribe wan sugiii laanahay wlhi
@naimaguled2633
@naimaguled2633 3 жыл бұрын
Masha Allaah
@marwoaxmed6280
@marwoaxmed6280 2 жыл бұрын
maasha Alaah❤❤❤🎉🎉
@naciimo3199
@naciimo3199 3 жыл бұрын
Ayyyy comin soon 600 abowemcn 💖wlhi qof qalbi wngsn aa thy m.a ilhy haku dhowro cilmi dheer iyo cibdo suban kurajeyna abowe mcn 💔💖🙏
@najuumnajuumlast4155
@najuumnajuumlast4155 3 жыл бұрын
💔💖
@lakiaxmed2918
@lakiaxmed2918 3 жыл бұрын
Muwado funy wlhi😃🤣🤣🤣🤣🤣faridyar waye
@naxnoofficial4445
@naxnoofficial4445 3 жыл бұрын
30 second intaa daawanayay kan igu qosol badna 😂😂😂😂😂😂 waa fuuuuuray
@mahadcqaadir5502
@mahadcqaadir5502 3 жыл бұрын
Inta Ila Arekate Inaye Islejoogan Like Saar 😉
@maryamaabdikadir9612
@maryamaabdikadir9612 3 жыл бұрын
😂😂8:43 iyada hade walashed kudartay anigana walalakey kudaraaaa😆
@khalidtache5515
@khalidtache5515 2 жыл бұрын
Msichana ya just ndio akona experience than huyo was chini ecxellent girl youtuber
@mohamedadow1675
@mohamedadow1675 3 жыл бұрын
Asad asked the muwado youtuber hard questions .
@sabaahxasan4280
@sabaahxasan4280 3 жыл бұрын
asc asad wan ku salmya gabdhaha yaryar wa qosol guul bn ku rajaynya hore u soco aad bn ku taageera Alla ha ku xiftiyo
@ahlamiiahmed1080
@ahlamiiahmed1080 3 жыл бұрын
ManshaAllah Allah no xafid ubadka ❤️❤️❤️❤️🤣🤣qosolka iga dhamaday
@moumink8463
@moumink8463 2 жыл бұрын
M.a asad xaajio sxb sare Hormar wacan Waad kumahadsantahay Sida aad udhiira galiso dhalinyarada iyo caruurta Una madadaaliso
@umuelias
@umuelias 3 жыл бұрын
War midi cambulada shegese ano cunaya waxan isdhahay mey cambulo dhahdo 🤣😂wena shegte hhhh wlhi wanku qoslay ciyalka sobarnara haboyal 2Muwados
@rowdaguure3449
@rowdaguure3449 3 жыл бұрын
😂😂😂
@cabdiraxmaanxusein8435
@cabdiraxmaanxusein8435 3 жыл бұрын
Waxa sugeynaa ck iyo dirisle wll asad alle farxada hakuusiyaadiyo uray usoco
@abbasdj8647
@abbasdj8647 3 жыл бұрын
asad I have respect for you🙏🙏
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 жыл бұрын
Inta muwado jecel like isaar 😊
@deeqaidmanchannel2574
@deeqaidmanchannel2574 3 жыл бұрын
Maasha allaah labo mawaado habo soo barbaara asad hagio guuleyso walaal
@apdizamed2825
@apdizamed2825 3 жыл бұрын
Asadow dirisle iyo ck inta igu racsan like hayla garab marin one ❤team 27
@shaficimaxamedxassan9382
@shaficimaxamedxassan9382 3 жыл бұрын
Team muwado tiktok official ismuujiya💪
@hodanmaxamuud4827
@hodanmaxamuud4827 2 жыл бұрын
800k coming big legend ❤🤗
@beautifullady2819
@beautifullady2819 3 жыл бұрын
😂😂😂waa ciyaal funny ah Masha Allah
@jimcaaleabdirahman3939
@jimcaaleabdirahman3939 3 жыл бұрын
Can't stop laughing muwado tiktok wllhi wa iga qoslisy😂
@mahadcqaadir5502
@mahadcqaadir5502 3 жыл бұрын
Waan Ku Haas Taa Challengen Waan Kahela No Sobadi Asado 🤣🤣❤
@-Anxss
@-Anxss 3 жыл бұрын
ᴏᴜʀ ʟᴇɢᴇɴ ᴀsᴀᴅ ʜᴀɢɪᴏ ᴋᴇᴇᴘ ᴜᴘ✊🥰
@asmabuskudo2169
@asmabuskudo2169 3 жыл бұрын
Ma nooli😂 Muwado tictok qosol wlh😂😂😂
@mohammedbulshaawi9059
@mohammedbulshaawi9059 3 жыл бұрын
10k wax yarbaa iga dhiman guys igaar siya manta thnks 🙏🙏✔✔
@farxiyofaraxsan2163
@farxiyofaraxsan2163 3 жыл бұрын
Hhh😂😂😂😂Alla aniya manoli keep going wallkey🤩🥰🥰🥰🥰🤩🤩
@mosalamuni4456
@mosalamuni4456 3 жыл бұрын
Asadow next SHADIYA SHARAF VS NIMCO HAYBE plz
@hassanmohamudguliye-hsm9195
@hassanmohamudguliye-hsm9195 3 жыл бұрын
Masha Allah bro mcn wankufarxai.
@hamdamohamud14
@hamdamohamud14 3 жыл бұрын
Saas umaqoslin caawa waan matagay saan uqoslayey muwodo yaeriisay way igayaabisay
@saredureqaalesaredureqaale9961
@saredureqaalesaredureqaale9961 3 жыл бұрын
Time 18 jir ismujiya
@ayaanaadan2185
@ayaanaadan2185 3 жыл бұрын
mowada yutubar waa qurux ley m.a
@mohashasha7970
@mohashasha7970 3 жыл бұрын
Asad libax wlh love you my brother ❤ keep going 1m
@maryanmohamed5142
@maryanmohamed5142 3 жыл бұрын
Challenge ga waa kudheeshay qofka narkuu su aasha kafaa iideysiga markuu kajawaabo ama kajawaabiwaayo su aashakale waa in asaga aad weydiisaa Ileen su aashaas ka faaiideysi ey aheyd. Marka waa qaladay. Marka challenge gaan si saxa umadhicin.
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 жыл бұрын
iyaba walaasheed bay ku darsatay ana walaalkay baan ku darsan🤣🤣
@axmedcanab2427
@axmedcanab2427 3 жыл бұрын
waxaan aad ugala dhacay sida qusulka badan ee mawado tik tok oo gajawaabaysay🤣🤣🤣🤣🤣
@zakiasiman6508
@zakiasiman6508 3 жыл бұрын
Qurux kudigle iyo amin next plz asad
@caydaruzzadiq2911
@caydaruzzadiq2911 3 жыл бұрын
Dirisle abdi iyo ck inta ila sugeeysa like saar
@ashrafhero2124
@ashrafhero2124 3 жыл бұрын
msha allah saa u qoslaaye korsiga k dhici garey😂😂🤣🤣😁😁
@xamdamaxamud3068
@xamdamaxamud3068 3 жыл бұрын
Way is ag fadhiyaan labada gabdhood inta igu raacsan like
@dekoomar3076
@dekoomar3076 3 жыл бұрын
Waan suuxay kkkkkkkk qosol dartiis muwado soceli ❤️❤️❤️
@amiinmohamed1063
@amiinmohamed1063 3 жыл бұрын
#Ck Iyo #Dirisle Inta Doonaysa In Barnamijka Lagu Soo Daro Like iisaar😎
@linkitube2824
@linkitube2824 3 жыл бұрын
www pro ilmaha sidan ayaa u dhiiri galisaa mar walpo keep going 💪🙏💯
@daaadayaree5963
@daaadayaree5963 2 жыл бұрын
Muwado yuutuubar Waan kujacelahay♥️♥️
@fardowsaabdullahi2029
@fardowsaabdullahi2029 3 жыл бұрын
War wa karayey dhihirabty kulaha war wakawaayey muwda caadi mahn😆😁😂
@aqoonbadan3931
@aqoonbadan3931 3 жыл бұрын
Mawado KZbinr iyo Mawado TikTok Keep Going hore u socda talenti ayad ledihin Faraxd ku Noolada Wallalahaay iga yar yar Noolol Qurux badan ayan idiin rajeeyey ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@ifarahabdirahman2670
@ifarahabdirahman2670 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂mashaalaah mashaalaah keep going wlhi muwado TikTok iga qoslisy wlh
@cabdullaahiallankey1253
@cabdullaahiallankey1253 3 жыл бұрын
inta ila garaty inee isla joogaan loveka
@ajalafoow2975
@ajalafoow2975 3 жыл бұрын
Inta ila aragti iney isla jokan like🤣🤣🤣
@abdinasirmohamet9512
@abdinasirmohamet9512 3 жыл бұрын
Muwado wlhi gabadhaas markey faraxsan thy wa iska farxa ilahey ha idin dhowro abayayal 😥❤❤❤❤
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 91 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 44 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 104 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 91 МЛН