No video

ISLA HELA JAWAABTA SAAXIIBO IS FAHANSAN TEAMKII BADIYAY 25DOLLAR QAADO ISLA HELA HADALKA

  Рет қаралды 535,795

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

5 ай бұрын

Пікірлер: 1 700
@salma-mohamed.
@salma-mohamed. 5 ай бұрын
Wraa asad wiilashaba waa ay isku baaqaayeen kooxaha aytaageeraan coach kooda waxa ay isdhahaayeen kaaga iyo keyga😮don't attack only girls 😊❤
@k.b.jr10
@k.b.jr10 5 ай бұрын
haa wlhi xata markayayagu iskusheegyan maqabsanayo lkn haplaha only attention kiisu siiyey
@sahromohamud-
@sahromohamud- 5 ай бұрын
Haa wlhi asad xaqa mayaqaan lkin ilhy baa la jira iyaga 😂
@user-ws3ih8mm8e
@user-ws3ih8mm8e 5 ай бұрын
Waa qayanen hadana ilaah baa garp siyay
@zamzamaanka8
@zamzamaanka8 5 ай бұрын
Haa wallaahi wiilasha attention masiinayo mida kale su’aasha camerada wuukudhiiqday waayo asaa waydiyey ayaho leh manaqaan lkn haday ka aqriyeen cameradisa shaqadooda maaha
@user-bk3nb8rb8q
@user-bk3nb8rb8q 5 ай бұрын
Jwuwwueie
@barwaaqosheekh-fs4os
@barwaaqosheekh-fs4os 5 ай бұрын
qar wllhi sundus iyo amiira wax ma halaynin ee wilashaa qaldan wllhi sundus walaga gardarnaa manta hadii run larabo❤markadanbo cayda iyo amiira cumeer iyo sundus kadhig❤
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 5 ай бұрын
Gabdhuhu way guulaystene qashqashaada ka dhaaf asadow dhan baad u xaglinaysaaye gabdhuhu waa gulaystayal
@user-xl3el4oi9p
@user-xl3el4oi9p 4 ай бұрын
Sawma aragtid xata Cumeer lama arkayo Meqa Mar buu hoos u sheegay. ASAD Sundus kaliya u Muuqatay
@ahmedmohamedosman-tr2cx
@ahmedmohamedosman-tr2cx 3 ай бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh ala beerka🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Hafzaaaaa
@Hafzaaaaa 5 ай бұрын
Sundus iyo Amira waanii wadanay hadaa nahay team Dumarland ❤😂
@user-ui3od9kq5i
@user-ui3od9kq5i 5 ай бұрын
Asc
@Hafzaaaaa
@Hafzaaaaa 5 ай бұрын
@@user-ui3od9kq5i wcs
@nuursiinhenna6903
@nuursiinhenna6903 4 ай бұрын
Namo matashid
@user-zz8gx9zq6n
@user-zz8gx9zq6n 3 ай бұрын
Wcs
@user-bt5vm7mt2u
@user-bt5vm7mt2u 5 ай бұрын
Kusaliya nabiga scw Ramadaankaan ramadaankiisa ilaahay nabad iyo caafimaad allah hanugu gaarsiiyo 😢
@mohamedadaniman
@mohamedadaniman 5 ай бұрын
Aamin
@kheyrowaden766
@kheyrowaden766 5 ай бұрын
Scw
@user-oc4uy9qk2r
@user-oc4uy9qk2r 5 ай бұрын
Ataag waaye asad gabdhaha ataaga kajoojiya
@HawaBahdon
@HawaBahdon 4 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 5 ай бұрын
Sunduz iyo amiira wlhi saan u qosolayo markaan arko amazing girls keep going sisters😂😂
@MaxamedXassan-fh1oi
@MaxamedXassan-fh1oi 5 ай бұрын
Dunidan Ma so Marin Rux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw(❤ﷺﷺ❤)
@Asturansidiihooyadeed-sj1zq
@Asturansidiihooyadeed-sj1zq 4 ай бұрын
Mashallah❤❤
@HawaBahdon
@HawaBahdon 4 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@asiasuleiman701
@asiasuleiman701 2 ай бұрын
Scw
@happey8273
@happey8273 5 ай бұрын
The person ever the most knowledge and Tha most shine all created prophet namaste Muhammad ❤❤❤❤
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 5 ай бұрын
Sundus iyo Amiro wey is fahmeen 😂😂 sey iskugu faraxsan yihiin arak MnshAllh koko le kamaqan😢❤😂🎉
@user-nk3kj7pd9h
@user-nk3kj7pd9h 5 ай бұрын
Sundus iyo Amiiro say isku fahansan yihiin❤
@user-ui3od9kq5i
@user-ui3od9kq5i 5 ай бұрын
Asc
@user-nk3kj7pd9h
@user-nk3kj7pd9h 5 ай бұрын
@@user-ui3od9kq5i wcs
@user-oj3vi2xe9w
@user-oj3vi2xe9w 26 күн бұрын
Wcs
@filsan8291
@filsan8291 5 ай бұрын
Asad walhi gabdhuhu waxba may samyan wiilasha ayaa isku baaqaya teem cadaaalad isoo raca
@Hafzaaaaa
@Hafzaaaaa 5 ай бұрын
15:30 maba Dhihin Sundus See Wa, Uwadaan gabdhaha beenta kadaaya weh 😮
@deeqocabdi-ls2zy
@deeqocabdi-ls2zy 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqowabuukar10
@deeqowabuukar10 5 ай бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 5 ай бұрын
Allah akbar
@user-nv8zg6ky5x
@user-nv8zg6ky5x 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@deeqoabdirahin5206
@deeqoabdirahin5206 5 ай бұрын
Allahu akbar❤❤
@ifraax9034
@ifraax9034 5 ай бұрын
الله أكبر ❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdicasisTahlil-hk1uh
@AbdicasisTahlil-hk1uh 5 ай бұрын
𝕎𝕒𝕒𝕟 𝕜𝕦 𝕛𝕖𝕔𝕝𝕒𝕙𝕒𝕪 𝕜𝕚𝕟𝕘 𝕔𝕒𝕪𝕕𝕒❤❤❤
@Naagnool102
@Naagnool102 5 ай бұрын
Lakin anigu maxa la farxay markay habluhu sheegan😂😂dumarnimo❤
@Ayana8181
@Ayana8181 5 ай бұрын
Somha😂 ani xitaa😂
@user-wn1ic3vj4b
@user-wn1ic3vj4b 5 ай бұрын
Same wlh dumarnimo❤❤🥰
@user-iu5bz1iy2c
@user-iu5bz1iy2c 5 ай бұрын
Naagnool batahay dumarnimo😅
@user-nb5wj4ie6f
@user-nb5wj4ie6f 4 ай бұрын
Haa wallahi
@Kowtharkadir
@Kowtharkadir 4 ай бұрын
Dumarnimada naga weyn 😂❤
@MalyunManka-bm1jc
@MalyunManka-bm1jc 5 ай бұрын
Asad hagio wlhi gabdhaha yaa ladulminin ee wiilasha Aya wax isku shekayan siba ceyda hos ayo uhadlaya amiira io sundus waxbo mashekeynin ee gabdhaha wa dacad waxe ku badiyen maskin nimadoda Hambalyo abayo amiira qurux io sundus ❤❤❤❤
@sahraali3410
@sahraali3410 5 ай бұрын
Asad gabdhaha ha ku goobanina plzzz. Gabdhaha. Maskiin waaye. Inaan ku jiro ayaa tiicneyd. Ciiil waaye Hadana gabdhaha ayaa guuleysteen. Waa daacad. Guuul gabdhaha❤❤❤❤❤❤
@user-hy5il9rd6c
@user-hy5il9rd6c 5 ай бұрын
Sallahu caleyhi wasalam Sallahu caleyhi wasalam Sallahu caleyhi wasalam Sallahu caleyhi wasalam Sallahu caleyhi wasalam Sallahu caleyhi wasalam Sallahu caleyhi wasalam Sallahu caleyhi wasalam Sallahu caleyhi
@muniiromaxamed-qh6gb
@muniiromaxamed-qh6gb 5 ай бұрын
Scw ❤❤❤
@user-lx4gi1hs2q
@user-lx4gi1hs2q 5 ай бұрын
Salankey ❤
@Cabdiraxmaan8
@Cabdiraxmaan8 5 ай бұрын
Aynu uducayno walaaleheen reer plastine 🇵🇸 in ilaahay dhibta ka dulqaado 🤲
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 5 ай бұрын
Ilaahay SWT ha xifdiyo oo ha u gargaaro walalaheen Reer falastiin, guuleysta, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏🇵🇸🇵🇸
@user-dm7excabdala
@user-dm7excabdala 5 ай бұрын
𝙄𝙡𝙖𝙝𝙮 𝙝 𝙖 𝙭𝙖𝙛𝙞𝙙𝙤
@mulkiabdullahi8367
@mulkiabdullahi8367 5 ай бұрын
amiin
@Joseph78-w1y
@Joseph78-w1y 5 ай бұрын
Cr7 fans like
@Cabdiraxmaan8
@Cabdiraxmaan8 5 ай бұрын
@@zamzamcabdiraxman5351 aamiin aamiin wll
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 5 ай бұрын
Wah cumeer ceyda intay iyaguba way isu baa qayeen waxay qadhaadhku🤔.. amiira sundus waa is fahmeen 😂❤
@samiraswety2115
@samiraswety2115 5 ай бұрын
Asdow gabdhaha cadiya ugu jifta marka cadalad ahow o wiilasha iyo gabdhaha ha ukala eexan plz hampalyo gabdhahena gulesta garabkina nhy dumarland.nimo🎉❤
@shukrihassan8437
@shukrihassan8437 5 ай бұрын
M.a sundus iyo amiira isku qalbi waye barnamijkana weey qurxiyeen weyna isfahansanyihin m.a ❤😂
@fatmina08
@fatmina08 5 ай бұрын
Asadoow gabdhaha haku goobanina qiyaanada kadaaya wiilashaba wey isku baaqoyin gabdhaha ayago waxba isku baaqin laxag xagana
@FatxiIbrahim-yr9zp
@FatxiIbrahim-yr9zp 5 ай бұрын
Ku sali nabiga Mahamed salahu caleyhi wasalim❤Ramadan Mubarak
@jamaadxasan7299
@jamaadxasan7299 3 ай бұрын
Scw
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 5 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋❤
@user-py1bp6pr7o
@user-py1bp6pr7o 5 ай бұрын
Inta amiira qurux kahesha like 👍 iisara ❤❤❤
@abdixassan8882
@abdixassan8882 5 ай бұрын
Sobadii❤❤❤❤❤
@Samsam-hi8is
@Samsam-hi8is 5 ай бұрын
Naa hoogto 😢😢
@user-py1bp6pr7o
@user-py1bp6pr7o 5 ай бұрын
Maxaa qaldan
@marizadagan2470
@marizadagan2470 5 ай бұрын
Asad focus gabdhahaad saartay lkn cayde gadh kuu qabanayaa cumeerna wajiguu gacama ku yar beegayaa gabdhaha uuun haw fiirsan 😂
@najmamoha2641
@najmamoha2641 5 ай бұрын
Wll kusali xbbi keena moxamed scw❤❤❤
@farxiyoabdi8251
@farxiyoabdi8251 5 ай бұрын
Cristiano Ronaldo fans like🇵🇹🐐
@AnwarNuur-vt7ff
@AnwarNuur-vt7ff 4 ай бұрын
Meshaan oyaaye looma baahna
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 5 ай бұрын
Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🤗🌙
@Bf23lucho
@Bf23lucho 5 ай бұрын
Nabbiyullahi mohamed scw❤️‍🩹❤️‍🔥
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 5 ай бұрын
Waxa jira Dad isbitaalada kujira oo xanunsan 🤕 Dad murugsan 😢 Dad dhimirka la,a Dad lixadkoda udhameystirnen Alx dheh haduu ilahey kahayay inta oo dhibato ah 😢🥹
@user-lr1cy7oy2d
@user-lr1cy7oy2d 5 ай бұрын
Alx🤲😢 Iso duceya walaliyal dhib aya ihesto Alle unuu amurahyga isahlo igu so duceeya🤲🥹
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 5 ай бұрын
Allh kucafiyo
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 5 ай бұрын
Alxamdulilah❤🤲🏻
@FarxiyaClLahiaxmed
@FarxiyaClLahiaxmed 5 ай бұрын
alxamdulilah ❤
@user-mr8kn3cy4b
@user-mr8kn3cy4b 5 ай бұрын
​@@user-lr1cy7oy2dalle haku caafiyo wll😢😢
@amitaaf
@amitaaf 5 ай бұрын
Asadow wilsha ayaga ma aragtid miii gabdhah Hal xabo xitaa isku mashergin madaxaa ka gasheen game ka cadaalad u sameey wll Hambalyo amira iyo sundus
@Dhacadoyinka
@Dhacadoyinka 5 ай бұрын
Ilhow ramadnka fadligiisa faqariga iga saar insh allh 😭🤲
@yasinmahamed2086
@yasinmahamed2086 5 ай бұрын
Djibouti 🇩🇯 markay dhahday walahi wan farxay macha allah my team 27🎉❤
@SapriinCabdirahman
@SapriinCabdirahman 5 ай бұрын
Walalaheena❤
@MiinaApdi
@MiinaApdi 5 ай бұрын
Dhiigeena❤
@yayemo7130
@yayemo7130 5 ай бұрын
Dhinaca qishka asad waxa u badnaaa inamada lakiin fadsamo ayay racinayeen ee bil cadaala asad habluhu sificn ayay ubadiyeen ??
@nuuriyacabdullahi9222
@nuuriyacabdullahi9222 5 ай бұрын
Alla caawa maxaan koko uxiisay qiyaana ceyda iyo cumeyr waay iga soo afjari lahayd❤❤ cakaye koko la aan xumaa
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 5 ай бұрын
❤❤❤ Haa wllh she's our queen 👸 💖 ❤
@Muna_qaali
@Muna_qaali 5 ай бұрын
Wiil iyo gabadh ha isla jiraan part twoka🎉sida cayda iyo amiiro kale iyo sundus iyo cumeer❤
@Mohommt
@Mohommt 5 ай бұрын
Kibirka iskada oo so qor saliga nabiga scw scw scw ❤❤❤❤🎉
@FaakiyojaamacFlower
@FaakiyojaamacFlower 5 ай бұрын
Scw
@nurkarama
@nurkarama 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤
@user-py1bp6pr7o
@user-py1bp6pr7o 5 ай бұрын
Scw scw scw ❤️❤️❤️
@user-fx6cy5cr5c
@user-fx6cy5cr5c 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 5 ай бұрын
Scw❤❤❤
@Hamdamohamed266
@Hamdamohamed266 5 ай бұрын
Ku sali nabigena mohamed scw scw❤
@kadra9957
@kadra9957 5 ай бұрын
Part 2 Koko iyo Amiira Ceyda iyo Cumeer Keep going Legend asad Hagio
@MaaliPoi77
@MaaliPoi77 5 ай бұрын
Leo Messi fans like 🇦🇷🐏
@Aadansh.Abdinor
@Aadansh.Abdinor 5 ай бұрын
Saaxiibo isfahansan waayo walahi amiira iyo sundus
@user-hu2fk7rx5h
@user-hu2fk7rx5h 5 ай бұрын
Haaa said isku fahsnayihiin😂😊
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 5 ай бұрын
M,a❤😊
@masbal9180
@masbal9180 5 ай бұрын
sundis wlhi amira said ayy u jeceshahy masha Alllah
@MariaBashiir
@MariaBashiir 5 ай бұрын
Sundus Amiira Waay Jaceshahay ❤😊
@Mabsuudhamse
@Mabsuudhamse 5 ай бұрын
2m coming soon ASAD HAGIO team 27 🎉🎉🎉 hmblyo hmblyo hada iga soo gudoon From duriyda💚🤍❤
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 5 ай бұрын
Rammadan mubarek Mel kasto joogtin Muslimta ilahayow wada ina garsisay nebed kuwa ku dhamatmystira inogu dhig ❤🌙🤲😥
@SaynabCismaan-kc4ls
@SaynabCismaan-kc4ls 5 ай бұрын
Asad mnta Wilasha cadi ugu jirtaa😢
@Ruwedo
@Ruwedo 5 ай бұрын
Haaa wlhi😂😂
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 5 ай бұрын
Haa wllh and its very clear 😢
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 5 ай бұрын
Mashaallah team 27 Ramadan Mubarak 🌙☪️❤️❤️ walalkey Asad Hagio is not easy 2M subscribers coming soon 🎉🎉❤ iinashaallah ❤❤❤
@ahmedwaayo-arag3301
@ahmedwaayo-arag3301 5 ай бұрын
cayaartaan si ay u adkaato qof walba qalin iyo warqad haloo dhiibo labada isla jirta miis haloo dhaxeysiiyo kuraas labada dhinac haloo kala dhigo, mid walba qor sedex sheey hala dhaho, labo ka mid ah hadey isku si' u sheegaan 3 dhibcood hala siiyo.... Asad oo garsoore ahna dhexdooda ha fariisto markaas qish ma jiraayo... Shaqo wacan team27.
@asmaidris7920
@asmaidris7920 5 ай бұрын
Hal wiil iyo Hal gabadh ha isla jiraan ceyda and amiira cumeer and koko ama cumeer and sundus
@IsraOmar-zr9bq
@IsraOmar-zr9bq 5 ай бұрын
Gabdho waaye wey is fhnsanynn lkn hal Gabar hal wiil hadii lga dhigo ceyda wuxuu jecelyhyy banooniga amiirana musalsalada ama flimda like mala isku keyni karo isku dooq naaha
@NuueoAkariin
@NuueoAkariin 5 ай бұрын
@asmaidris7920
@asmaidris7920 5 ай бұрын
@@IsraOmar-zr9bq simply sualaha kuwa la isla garanya laga dhigi kara oo ciyaraha mesha Waa laga sari kara
@user-xh2qx8lx1s
@user-xh2qx8lx1s 5 ай бұрын
Wll bisha ramadan awgeed ii duceeya in awlaad baari ah isiiyo amiga iyo inta aan haysan ❤❤😢
@deeqoaxmed-zm1cx
@deeqoaxmed-zm1cx 5 ай бұрын
Rabi hagugu irsaaqo awlaad bariya
@Fartun20225
@Fartun20225 5 ай бұрын
Uwaad qeer qaboo i.a🤲
@justwatching4159
@justwatching4159 5 ай бұрын
Allah hakugu arzaaqo awlaad baari ah wll
@umudiyachannel7502
@umudiyachannel7502 5 ай бұрын
Allah hakugu arsaqo olaad salix P
@ifrahnuura5202
@ifrahnuura5202 3 ай бұрын
Cristiano ronaldo fans like🇵🇹🐐👍
@Bahjabilan23
@Bahjabilan23 5 ай бұрын
Asad waan ku canbaaraynya Raggaad Toos ola jirta ciyaartan😩Hanblyo Amiira iyo Sundus🎉❤
@abdifatahrashiid3011
@abdifatahrashiid3011 5 ай бұрын
Amiira iyo jabra Aabohood Asad 😂😂😂
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 5 ай бұрын
Amiira and sundus is not easy mashallah beautiful Girls ❤❤🎉
@omarmaxamed4340
@omarmaxamed4340 5 ай бұрын
Amiro iyo sundus maxad kalintahe kobad ade ugalisene Kenya 🇰🇪 1no waxah haqa ulehe somali 🇸🇴 kalintahe bobade wade khadadene amiiro iyo sundus ma waxad tihine Kenya awihe. ... Somalia❤1 🇸🇴
@KiikoJr123
@KiikoJr123 20 күн бұрын
😅
@qadanjaamac2369
@qadanjaamac2369 5 ай бұрын
Fans Messi like 🐐 🇦🇷 🎉
@NajmaCuisine
@NajmaCuisine 5 ай бұрын
Xabiibkeena MAXAMED Scw aan Ku salino Axbaabii Fil-Caqiida. اللهم صلي وسلم على عبدك ورسولك محمد ابن عبد الله⁦❤️
@jamaadxasan7299
@jamaadxasan7299 3 ай бұрын
Scw
@XafsoMaxamed-mq7uc
@XafsoMaxamed-mq7uc 5 ай бұрын
Ar wilsha qaaraar manta dhan wey baqayeen hadey qararayaan kwrn
@najahhasan-mz4wr
@najahhasan-mz4wr 5 ай бұрын
Cayda io cumeer khaldaad koodu ayagb uu badnaa😂😂Hablaha un isha ku haysay😊❤keep going
@kafiyocali61
@kafiyocali61 5 ай бұрын
Keep going bro asad allaaah ha ituso waa ramadaan in allaaah cagahaaga dhib kuugu soo celiyo
@Yaana0k
@Yaana0k 5 ай бұрын
Wiilasha gabdhaha idinkaaba kadarnaa oo nin walba goatkiisa uu ifahan ku haayey iyo managers ka kooxda marka ciyaarta dhanba cadaalad ma jirin😂😂
@user-iw6hr7ed7h
@user-iw6hr7ed7h 5 ай бұрын
Adi See ku fahamtey😂
@najmaabdulahi5961
@najmaabdulahi5961 5 ай бұрын
Sundus byo plz dhag dhaga jooji akhayar iska dhig xbbti 😊
@salmaali8162
@salmaali8162 5 ай бұрын
Maxe dhibe😂
@najmaabdulahi5961
@najmaabdulahi5961 5 ай бұрын
​@@salmaali8162 mxee u dhibi weyse adiga manta dhan qof kala ladbo damirka makusiina
@shukriita4206
@shukriita4206 5 ай бұрын
Amiiro waa xushmadiyo qofa wlhi camera markii la dhahay wexe dhahday mxe ka taqana hadane kadaale kala xumatay markase tiri abaayo raali noqo saas maka wadin 😢amiiro wlhi waaa poqorad ❤❤❤❤
@saabirin1444
@saabirin1444 5 ай бұрын
Cr7 fans like
@jabirfariid3294
@jabirfariid3294 5 ай бұрын
11:29 11:28. Asad ragaa ujirtaa way isku sheegeen
@SafwaAbdulkadir
@SafwaAbdulkadir 5 ай бұрын
Wiilash manto dhanbee isku shekayeen intee afka ka gacanta saartan
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 5 ай бұрын
Haa wllh asad wilisha lajiraa maanta
@HabiNasir
@HabiNasir 5 ай бұрын
Mee macalimaw maan arkin bee ❤😢 i miss you 😢 macalimaw 😂❤
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 5 ай бұрын
Musalsalka oo kujira ee yokudhafin😂😂 macalimoo
@djkhaled1522
@djkhaled1522 5 ай бұрын
Greated of all time Lionel Messi 🐐⚽️
@user-fw9hl8yx4l
@user-fw9hl8yx4l 5 ай бұрын
Next ceyda io amiira io koko io omeyr😂😂😂
@user-fo4is8ir3s
@user-fo4is8ir3s 5 ай бұрын
Asad nio gabdhah willisha waa ka af badan yahiin nio ka daaya qiiyanada🎉
@sundusmohammud9384
@sundusmohammud9384 5 ай бұрын
Amira iyo sundus qayaano ayaa kubadiseen Allah Kacab Sada bil barakesan ayaa lugujiraaye lacag faida maleh part 2 asad Waxaan kadalbanena cadaalad
@maryancabdirizaaq7509
@maryancabdirizaaq7509 5 ай бұрын
Na maxa gabdhaha keliya ku tusay uma jeedid miyaa wiilashaba khiyaanadooda yaab dumarka iyaga cadaw isku ah xitaa wiilasha asada labjira
@CartanBossSakariyexasan
@CartanBossSakariyexasan Ай бұрын
Dhadhantan mxa Gabdhaha tusayayyy😂
@safaali1579
@safaali1579 5 ай бұрын
26:06 😂cumeer gabdha isha kulul aad ku eegeyso kadaa adinkoo qayaanadii ugu badneed aad isticmaasheen baad guuleesan weydeenee😂😂
@fatimaabdi1874
@fatimaabdi1874 5 ай бұрын
Labo team oo isku mid eh aa mesha la isugu kenay wlh sundus hade ahaa lehen amiira wa la gadi lahay wiilasha wax ka qish bdn majirin😂
@shaxaariyada
@shaxaariyada 5 ай бұрын
Mxaa idaaro oo dumarland marke sheegan uquslaaye😂❤
@ruweydaruweyda5138
@ruweydaruweyda5138 5 ай бұрын
dumarlandnimo😂😂😂
@DaauudOFFICIAL
@DaauudOFFICIAL 5 ай бұрын
waaba soo gashee hadhaafin nabigeenascw scw
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 5 ай бұрын
Amiira iyo sundus wa is fahmeyn m.a
@cablajama6207
@cablajama6207 5 ай бұрын
Asad Waxa sameysa Teamka isku dhex qas Kala fogee Laba Kursi oo iska soo hor jeeda ku fadhisi kadibna Ceyda iyo amira isla fadhisi Sundus iyo Cumerna isla fadhisi Mrks amira iyo sundus wxba iskuma shegi karan Si commentkyga loo arko Pls Like itaabo
@king______diini2777
@king______diini2777 5 ай бұрын
Koko io cumeer dheh😂
@cablajama6207
@cablajama6207 5 ай бұрын
@@king______diini2777 hada sundus baa la ciyarysa sawmaha haduu hadhow badelo wa cdi kolba qofki ciyaraya hasoo fadhisiyo
@suhaybmohan6959
@suhaybmohan6959 5 ай бұрын
Ku sali nabigena Muhammad scw 😊
@IkraanXasan-c1o
@IkraanXasan-c1o 26 күн бұрын
Scw❤❤
@Asas_Sheikh7684
@Asas_Sheikh7684 5 ай бұрын
Gabdhaha haala daayo Cumeer iyo Ceyda labadiinuba xita wad iskusheseen. Aniga tripkan ifaham yaaha( waxaad kawaden anigu Teamkeyga Liverpool coachka faham yaha) 😂
@user-yx7oo2hw2w
@user-yx7oo2hw2w 5 ай бұрын
Fans Ronaldo like❤❤❤
@Sundusmohamed404
@Sundusmohamed404 5 ай бұрын
Cumer iyo ceyda qiyaano badaan ayaga xataa wee isku baqaayeen 😂 wixi ciyaaro lawaydiiye dhan wee isku baqaayeen sida cumer oo dhahay ani oo mesi oo kawaday
@user-po4ti4sk7g
@user-po4ti4sk7g 5 ай бұрын
Ku Sali nabigna mohamed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Waqti walbo aatokato 100 jeer
@mohamedmusseabdi756
@mohamedmusseabdi756 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤xasan
@ashaomar6719
@ashaomar6719 5 ай бұрын
Please Amiira ku caawi Sundus sida makeups loo marsado. Weligiina cheap makeups ha marsanina.
@samraanAli8122
@samraanAli8122 5 ай бұрын
Dumarland is not Easy wlahi ❤ Asadw Part 2 Hala SameeYo 😊
@Cr7Wadani
@Cr7Wadani 5 ай бұрын
CR7 fans 100 like
@AyaanleDek
@AyaanleDek 5 ай бұрын
CRISTIANO RONALDO Fans Like 🇵🇹🐐👍
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 5 ай бұрын
Adi qaraar ma ku haya messi la dhahaye 😂
@FitaxCali-or2iv
@FitaxCali-or2iv 5 ай бұрын
Subxanallh😅😅😅😅😂😂😂
@KK_mahuud15k
@KK_mahuud15k 5 ай бұрын
Walaalo maxaad ka jaceshahay messi he supports isreal
@hamdimohamed2240
@hamdimohamed2240 5 ай бұрын
😡​@@KK_mahuud15k
@user-sh7gy2ef6r
@user-sh7gy2ef6r 5 ай бұрын
@@SUHAYBJOKEF2021pkmessi 😢
@hibaadxuseen7013
@hibaadxuseen7013 5 ай бұрын
Asad si muranku I yarado labada isla jiraba qof u dhaxaysii yaa ila qaba fikirka like
@nastexoaxmed5437
@nastexoaxmed5437 5 ай бұрын
Asad wlh caawa gabdhaha aad ugu dhegnaa wiilasha kadarnaa ee gabdhaha haku dhegin
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 5 ай бұрын
15:27 Asad gabadha kadaa qaska war isii le dhahdaye wax mashegin
@JawahirCabdiraxman
@JawahirCabdiraxman 5 ай бұрын
Sunduz ayeyy dhahday sii fican uu firiii
@Sadiiq2027
@Sadiiq2027 5 ай бұрын
Inta amira iyo ceyda one like 👍
@aliderie4978
@aliderie4978 5 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhh asadow waa ku salaamaa marka hore barnamijjyada qaarkood waa laga fiicanyahy ee iskadhaf walaalkayow wabilahi towfiiq asc❤all
@cadniyusuf-kr7sh
@cadniyusuf-kr7sh 5 ай бұрын
Wcs
@aliderie4978
@aliderie4978 5 ай бұрын
@@cadniyusuf-kr7sh hhhhhh cadni cadeeeey qurux sax
@XudeyfaApdullahi-hd8ig
@XudeyfaApdullahi-hd8ig 5 ай бұрын
Wallaahi game kaan celis waye sawabto ah wax badan ee sheegayen😢
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 5 ай бұрын
Allah is one 😢❤☝️
@hiboabdi1084
@hiboabdi1084 5 ай бұрын
Asad sunduz maza laga raba wara gabadha muskiinta iskadaya
@farxiyomaxamuu8896
@farxiyomaxamuu8896 5 ай бұрын
Goat 🐐 messi 🇦🇷❤❤
@nasteexinapea814
@nasteexinapea814 5 ай бұрын
Team amiiira guul mar walbo
@nagadmohamedbella4697
@nagadmohamedbella4697 5 ай бұрын
Mss time is now iyo amiira qurux change place amiira et koko bulle cumeer bigfan iyo cedya 😅😅😅
@DaudFarah-uw1qy
@DaudFarah-uw1qy 5 ай бұрын
fans messi Like ❤❤
@hudafuture1330
@hudafuture1330 5 ай бұрын
Sundus amiira waan idin salaamay ❤ramdan mubarak sisters
@hiboyusuf6953
@hiboyusuf6953 5 ай бұрын
Ramadan Mubarak🎉❤
@muniirosman1219
@muniirosman1219 5 ай бұрын
Cayda and amiira cumeer and sundus like oly👍
AMIIRA iyo KOKO OO KASHIFNAY YAA DHAQAALO BADAN LABADAAN
25:39
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 723 М.
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 38 МЛН
Challenge matching picture with Alfredo Larin family! 😁
00:21
BigSchool
Рет қаралды 30 МЛН
TARTAN TEAM CAAN AH iyo TEAM AAN CAAN AHAYN ISLA HELA JAWAABTA
13:59
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 127 М.