WAXBAA KA DHACAY INTA MAAH MAAH AYAAD 90 SECONDS KU SHEEGI 25DOLLAR GUULEYSTAH YAA GUULEYSTAY

  Рет қаралды 446,559

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Күн бұрын

Пікірлер: 1 200
@guluuz_songs
@guluuz_songs Жыл бұрын
"Ninka aniga mar igu Salliya ayuu nabigu yidhi ee ilaahay naxariisto iyo darajad ii weydiiya , Isagana toban jeer ayuu ilaahay u naxariistaa" Sheekh Xuseen Cali. aynu ku Sallino Nabigeenii SCW❤️.
@AbdiBasid-oh8ty
@AbdiBasid-oh8ty Жыл бұрын
Scw scw scw❤❤❤
@anfalzanabdihassan1789
@anfalzanabdihassan1789 Жыл бұрын
Csw csw csw csw csw
@caishahaji8839
@caishahaji8839 Жыл бұрын
Scw❤❤❤
@fadumoahmed5491
@fadumoahmed5491 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@FihiimaCabdi
@FihiimaCabdi Жыл бұрын
Scw scw scw❤❤❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️
@maryamsharif1144
@maryamsharif1144 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@HodanDjibril-i2g
@HodanDjibril-i2g 7 ай бұрын
Scw. Scw scw scw. Scw scw scw scw
@SleepyCupcakes-wp7ew
@SleepyCupcakes-wp7ew 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤
@RamaasMaslax
@RamaasMaslax 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw❤
@Real_Goat_Messi
@Real_Goat_Messi Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم
@AmirKhan-bd7br
@AmirKhan-bd7br Жыл бұрын
Koko 🥺😫
@maymuunmohamed-gt2ph
@maymuunmohamed-gt2ph Жыл бұрын
I love you😗💔
@sucaddek4599
@sucaddek4599 Жыл бұрын
KOKOBUL
@mustafegadari5099
@mustafegadari5099 Жыл бұрын
Scw
@SumayaSiman-x6q
@SumayaSiman-x6q Жыл бұрын
Yyy
@axmedmaxamedaxmed3456
@axmedmaxamedaxmed3456 Жыл бұрын
wax badan baad ilawdeen 1 geel waa geel wixii gooyaana waa geel 2 geel laba jir sowada mar 3 ragna waa arin keen dumarna waa aqbal keen 4 tuug laqabty talo male 5 ninwayni wadkii waa yaqan 6nin kuudigy kuma dilin 7 korwayel waa wada indho 8 naago nin ay yaqaban nin mamodan 9 nin tuurle tab uu useexdo mawayo 10 nin dhinty kabihisa dhama 11 waayeel hortisa cano logu biyeya 12 run iyo ilkba waa lacadeeya 13 aqal madhan mawd muxuu kaqadi 14 nin yar intuu geed kabodaba talo ayuu kaboda 15 nin isfaanshy waa ri is nuugty 16 fardo laysku hayo maxaa laysugu faansha 17 meelkasta kamuuqo waa lagu muuno seegaa 18 dumar goor qabaw biyo waydii 19 alifkaa xumada albaqruu kudhibas 20 far qudhi fool madhaqado 21 waano iyo wanba habeen baa lagu seexdaa 22 nabad baa caano macan 23 talo dumar tafanfaa bay dhashaaaaa Sidaaaaa uwada maahmaahyda 23 maahmaahood kudara idinkuna
@xasanmaxamedmaxamud4235
@xasanmaxamedmaxamud4235 Жыл бұрын
Masha allah
@istaahilsiciid7484
@istaahilsiciid7484 Жыл бұрын
Qof weyn tag lama dhahe wuxu ku taga la tusa❤
@axmedmaxamedaxmed3456
@axmedmaxamedaxmed3456 Жыл бұрын
@@istaahilsiciid7484 thanks wllshy
@keyowxgaldile2863
@keyowxgaldile2863 Жыл бұрын
1Wano abuur baa kahoreya 2 af daboolan waa dahab 3 madax muuqdo iyo mindi saawira midna lagama quusto
@yusra11_
@yusra11_ Жыл бұрын
14: 20 jir intuu geed ka poduu talo ka podaa 22: nabad baa naas la nuugo leh 👍🙂 Challenge is accept ❤️ 24:gari lapo nin kama wada qosliso 25:lapo dhagx hadey isku dhacan mid uun paa japo 26:Dadow barasho gelow rarasho 27:Gumey geedkaad ka furto gabadhadaa ku xirtaaa😅 28:Isku deygu waxa uu ka wangsan yhy isku dey la.anta 29: Dumar ka samir ama u samir🙄😅 30:Talo iskuma kaa sheegto 31:Nin kula yaal maa tabtada yaqan🥺 32:Nin geed geli jiray geed looma galo😅😋 33: ijiid aan ku jidee waa gacmo daalis 34: lapo jawan isma qaado 35:Hadal mel dher dhagaxna mel dhow 36: dariskaa marna ku dayo marna ku diin 37: Dacadi ma hungowdu 38: Dhagax tabasho iyo tuujin waa iskugu mid 39: col maka dhamaado ka kugu xigo haba u dampeyee😮 40: gaal dil gartiisana sii😅 41: futo io dhul isma huraan😂😂😂😂 42: Dani waa seegto 43:Dan ioh xarako la isku waa😂😂 44: Nin xil qaday eed qad🙃 45: Qunyar socod qodaxi ma mudo 46: Rag qowl paa xidha dumarna maher🥰 Well done✅👍 10ku dara inta iga sii dmpeysa pal😂😂😋
@NAJO_Films
@NAJO_Films Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxriista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanaheena 💞💙🕋
@AbdiwasahIguehYH-wh4df
@AbdiwasahIguehYH-wh4df Жыл бұрын
Alahumasali cala seydina Muhammad salalahu calehi wasalam ❤️❤️❤️❤️✔️
@dowsa...........
@dowsa........... Жыл бұрын
❤scw scw scw ❤
@hibomaxamed9451
@hibomaxamed9451 Жыл бұрын
salalaahu calahi wasalam
@najmomaxamedcali5436
@najmomaxamedcali5436 Жыл бұрын
Scw scw
@معلممرشد
@معلممرشد 9 ай бұрын
❤sfsgcsg😂🎉 ​@@dowsa...........
@Jackcadnaan2
@Jackcadnaan2 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝❤❤❤❤
@cabdiraxmanxusein3680
@cabdiraxmanxusein3680 Жыл бұрын
Me Waa
@JOSEPHBOY66
@JOSEPHBOY66 Жыл бұрын
asad hagio is working under difficult circumstances and still has more quality videos than those living in western countries ❣️✅
@anjuujaamac105
@anjuujaamac105 Жыл бұрын
🎉😂❤
@jeyjamal3601
@jeyjamal3601 Жыл бұрын
Koko please asad waxa kudahdhaa challenge ka magaca dhameystir inososamey
@zakiaxmad5936
@zakiaxmad5936 Жыл бұрын
​@@jeyjamal3601war ayada ma aha xoolo
@hothoadan
@hothoadan Жыл бұрын
Wllshy koko horumar wacan waxan kaa codsanaya in aad noo soo samyso challenge ga dhamaystir magaca
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Жыл бұрын
Welcome back again guys keep going guys
@abdimaalikmire340
@abdimaalikmire340 Жыл бұрын
Rabiyow asad luguhiis dib ugu soo celi🤲
@YaasmiinIbraahim-dw3mr
@YaasmiinIbraahim-dw3mr Жыл бұрын
Amiin🤲
@Maryamamaxamed-ox5lk
@Maryamamaxamed-ox5lk Жыл бұрын
Aamiin yaa alaah 😢😢😢
@ruun2696
@ruun2696 Жыл бұрын
Amiiin amiin wll
@anfalzanabdihassan1789
@anfalzanabdihassan1789 Жыл бұрын
Amiin yarabi
@Nasteexo-dv8gj
@Nasteexo-dv8gj Жыл бұрын
Amiin
@Legend33661
@Legend33661 Жыл бұрын
Iyado ay dadku wada mashquul sanyihiin hadana waxaa jira qof wngsan oo qoraalkeyga amusnan ku aqrinaya❤😅
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 Жыл бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohammed Salalahu caleyhi wasalam 🥰
@cumeerbigfan4
@cumeerbigfan4 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤️💘🧠❤
@Jackcadnaan2
@Jackcadnaan2 Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲❤❤❤❤
@pizharomukhtar8254
@pizharomukhtar8254 Жыл бұрын
Scw saw w scw ❤❤❤❤❤❤
@Indiansong_T_series
@Indiansong_T_series Жыл бұрын
Wll kusali nabigena Mohamed SCW♥️♥️♥️ THE best person ever prophet Muhammad ﷺ🕋🕋
@maryamsharif1144
@maryamsharif1144 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@hassansantos7924
@hassansantos7924 Жыл бұрын
Ku saliya rasuulkeenna Maxamed scw ❤❤
@deeqowabuukar10
@deeqowabuukar10 Жыл бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤❤
@asadtoxow401
@asadtoxow401 Жыл бұрын
Arimahena waqtiga qosol ayaba ka dhameeye inta ila aragtay like 👍 sar
@MawliidMuxumed-sm3hs
@MawliidMuxumed-sm3hs Жыл бұрын
@kingceyda wan ku wata 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@saidhussein9037
@saidhussein9037 Жыл бұрын
Maah-maahyo badan si aad u tiraahdo oo aysan kaaga kala yaacin xaraf ayaa laga raacaa, B,T,J,X ama Nin, Naag, Geel, Nabad iyo wixii lamida Waa qaabka ugu fudud, way iskugu kaa xirmayaan👍🏾🇸🇴
@KhadarXariir-rh9nh
@KhadarXariir-rh9nh Жыл бұрын
Hadad qoralkayga amusnaan ku akhrinayso like hayla dhaafin 😂😢😢
@dii509
@dii509 Жыл бұрын
1: Guul laba nin kama wada qosliso 2: Geed weyn gudin yar ba goysa 3: Geelan lahan jiray dameera leyaha dhaanto. 4: Tiisa daryela tukale ku dara. 5: Iskuma jede adduunka haleyay . 6: Bilaayadada qofkii ubaahan boodkagu qoyeystaa. 7: Ratiga dhaan soo wada saanqaadkisa laga gartaa. 8: Ninkii seexduu sacii diwi dhalaa. 9: Barasho horted hai nicin. 10: Lafo geel ayagaa laisku jawiyaa. 11: Wax tagay tiigsamaad maleh. 12: Lafo ka weyn wey ku jiwiyan. 13: Saxibkaga kuma cadeyo kumana madobeyo suu yahuu kaa dhigaa. 14: Tolkaga iyo kabtadaba dhaxda ayaa loga jiraa. 15: Abaar wey tagtaa balse col iyo ceeb ayey reebkaa. 16: Bilayo ku heysata abow abow logama baxo. 17: Mukulaal mininkeda joogta miciyo libaax ayey leedahay. 18: caqligago bata macariiftada ayuu yareya. 19: Ijiid aan kujiido waa gacmo daalis. 20: Bunkaad cunto boodboodkisa lagaa rabaa😂
@suheibaismail7661
@suheibaismail7661 Жыл бұрын
Ceydaa is bright MashaAllah ❤❤❤
@cabaaskeyow1499
@cabaaskeyow1499 Жыл бұрын
🌹💧
@LiiBojo-yq8uj
@LiiBojo-yq8uj Жыл бұрын
Dadkeyga waa ini baryaa wllkei iyo walashey isoo duceeyasan Raaba hurdo laan😢😢😢😢❤
@farxaancade5837
@farxaancade5837 Жыл бұрын
Zxp cafimaad taam ah😊
@LiiBojo-yq8uj
@LiiBojo-yq8uj Жыл бұрын
@@farxaancade5837 amiin zxb
@AnzelRaage
@AnzelRaage Жыл бұрын
Saliga nabiga aqriso wll waaad ku hurdo iyo tasbixda
@IntisaarAbdirahman-o1n
@IntisaarAbdirahman-o1n Жыл бұрын
1. Tagto daa ee timaado qabo 2. cimri tegey ceeb laguma sagootiyo 3. gacalo waa gacmo is dhaafa 4. run iyo ilko waa la caddeeyaa 5. iskaashato ma kufto 6. run iyo roob lagama reysto 7. afxubo nabad kaa fogeysey dagaalna wax kama tarto 8. garna markhaati masaajidna dhagax 9. meel hoo u baahan hadal wax kama taro 10. ijiid aan ku jiidee waa gacmo daalis 11. kaadi badane waa loo gogol badiyaa 12. kaftan iyo kaadibaa leysku cadaabaa 13. kibir ma jabo ee ninkiisa ayaa jaba 14. labadii xaq darro ku heshiisa xaqa ayey isku dagaalaan 15. hubsiimo hal baa la siistaa 16. beentaada hore runtaada dambe ayey u baas baxdaa 17. cagtii joogsanweysa marbey ceeb la kulantaa 18. beeni raad maleh 19. hadal badan haan ma buuxsho 20. talo adaa ku nool ee ayadu kuguma noola 21. nimaan dhididin ma dheefsado 22. nimaan shaqeeysan shaah ma cabo 23. nin gardaran ma guuleysto 24. xumaan xurmo ku beddel 25. god sireed ha qodin hadii aad qoddana ha dheereeyn ku dhici doontidaa ma ogid 26. samraa sedkiis hela 27. damiin far waaweyn ayaa wax loogu dhigaa 28. hawo adduun iyo hoos galbeed midna ma raagaan 29. dad waa wada gob ee waayaha ayaa gabey 30. alle wate wehel uma baahna 31. qunyar socod qodaxi ma muddo 32. dagaal wiil baa ku dhinta ee wiil kuma dhasho 33. aqoon la’aan waa iftiin la’aan 34. arrin xumo abaar ka daran 35. balaayo laba qad malaha 36. ballan habeen waa jermaado subax 37. banaankiis mare maradiisa geed ma qabsato 38. baruur quruntey baruuro qurmisey 39. been doode been buu dhaartaa 40. balaayo kaasii jeeda la iskuma soo jeediyo 41. aan wada hadanlno waa aan heshiino 42. af aamusan marti ma sedo 43. alif kaa xumaaday albaqro kaama haro 44. allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin 45. allow aqoon darro hanagu cadaabin eexana hanooga tegin 46. god ku asturay xumaantiisa lama sheego 47. habaar waalid ma haro 48 .hadal waa ammaan inta uu uurka ku jiro 49. haddii aan la kala roonaan roob ma de’een 50. haddii aad dhimaneyso dhareerka waa leyska duwaa 51. halmaan hadal kuma jiro 52. gar waa loo wada islaam 53. gari ilaah beey taqaan 54. gacmo wada jir beey wax ku gooyaan 55. gardarraalow ma guuleysto 56. doqoni xin mooyee xisaab ma oga 57. dardaaran waa inta la noolyahay 58. dhiig islaam ma qarsoomo 59. dab munaafaq shiday mu’min baa ku gubta 60. dacartuba mar beey malab dhashaa 61. wax yar tare ayaa jira ee wax ma tare majiro 62. nin is faanshey waa ri’ is nuugtey 63 .nin ku jecel xogtaa og, nin ku necebna xantaa og 64. nin magaalo ka xanaaqey siiga yare 65. nin ooman biyaha hoo umbaa deeqda 66. ninkii soo joog laga waayo soo jiifo ayaa laga helaa 67. nin soori kaa qaaday waa nin seefi kaa qaaday 68. nin war kuu keenay war kaa qaad 69. nin xil qaaday eed qaad 70. wax ogaal wax looma sheego 71. wax aan calaf eheyn lama cuno, waxaan wed eheyna looma dhinto 72. xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan 73 .xoolo lama cunee dadkooda ayaa la cunaa 74. sir ma qabe saab ayaa biyo u celiya 75. sixun wax u sheeg saaxir ka daran 76. tabcadaa ma tuugoobo 77. tuug la qabtay talo maleh 78. waa baahanahay bakhtiga looma cuno 79. walaalkaa marqaatiga ku fur magtana la bixi 80. waalaalo is neceb wey xoolo yareeyaan weyna xabaalo badiyaan 81. ishaadu waa kula fil dhegtaaduse wey kaa weyntahay 82 .runi rag kama nixiso 83. dhagar qabe dhulkaa u dhaqdhaqaaqa 84. qosol badani qoonsimaad noqoy 85. ballan la’aan waa diin la’aan 86. qunyar socod qodaxi ma muddo 87. rag wuxuu walaalow ku dhaamo la waa 88. nafeey nin ku doona ku waa 89. nabsi ma haro 90. naxariis eebbe lagama quusto 91. nin aan dulqaad leheey waa geel aan horweyn leheyn 92. nin anigu yiri rag iska saar 93. nin durbaan tumay ilaaq dalbay 94. marti iyo meyba waa la maquuniyaa 95. madax muuqda iyo middi saawira midna lagama sabro 96. intii orod jirey kuftini wey jirtey 97. nabad la’aan waa nolol laa’aan 98.inta aadan falin ka fiirso 99. meel aaddan seexan doonin haku lulmoon 100. nin habari dhashay hal ma seegi waayo haddaba aan barbar dhigno dhowrkaan ma
@IntisaarAbdirahman-o1n
@IntisaarAbdirahman-o1n Жыл бұрын
Qufki keeni kro ayaa rabaa 100 xabo kabadan team 27 in ligu soo daro ayee eheed
@AboubakerCadee
@AboubakerCadee Жыл бұрын
Yo mee
@yazzeromer1828
@yazzeromer1828 3 ай бұрын
Haa walahi gabadh kula mida lawaa ❤
@ciiseabdale7569
@ciiseabdale7569 25 күн бұрын
Abayo Luuqa ma iigu soo diri kartaa intaan😊
@---Hatif__0mr---
@---Hatif__0mr--- Жыл бұрын
Arimaheena is funny part One & Two waxkle maahmaaho cusub banu ka baraney 🤣🤣 Camerada Cabsi Cabsi weye
@MaymuunMohammadMaymamoha123
@MaymuunMohammadMaymamoha123 Жыл бұрын
Wlhi xanuun ayaa dareemaya iyo culees plz isoo duceeha all my muslin 😊😢
@xamdiabdullahi224
@xamdiabdullahi224 Жыл бұрын
Allah ku caafiyo abaayo❤
@ruqiaali5716
@ruqiaali5716 Жыл бұрын
Allaah yashfiik
@RoodoSiciid-i9v
@RoodoSiciid-i9v 3 ай бұрын
Allah haku cafiyo❤
@NooraAhmed-rh7zv
@NooraAhmed-rh7zv Жыл бұрын
Kusalli Nabiigena muxamed scw scw ❤❤❤
@nuuradiinofficial1146
@nuuradiinofficial1146 Жыл бұрын
Maamaha qaar wa Khalad Qaarna wa Laguso Celcelinaya 💯💯
@CusmaanSayid
@CusmaanSayid Жыл бұрын
Hadaad ujeedo magaca allah like saar❤😊
@taqwachannel9897
@taqwachannel9897 Жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😢Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin❤❤❤
@mudaneic6647
@mudaneic6647 Жыл бұрын
😢😢😢Walahi billahi tallahi love kusaraa..wadharatay iska saar hee ilmo jin😅😅😅😅i
@guuleedcabdiMuhumed
@guuleedcabdiMuhumed Жыл бұрын
ALLaH IS ONE ❤☝️
@ZamzamXuseen-hf6zi
@ZamzamXuseen-hf6zi Жыл бұрын
Mudo 3 sano ah waxaan habeen kasta noqdaa qofka kowaad ❤wlhi huno wn ku jecelahay ❤nolow intay nololi jirto wiilkaygana wll wn kugu magaca darayaa hadii alle isiiyo insha allah❤
@mahomedhassan1723
@mahomedhassan1723 Жыл бұрын
Insha allah wll sharaf kunolow
@Asas_Sheikh7684
@Asas_Sheikh7684 Жыл бұрын
Ceyda Congratulations man. Koko knows the serious ones 😂😂
@akramkhanofficial9522
@akramkhanofficial9522 Жыл бұрын
Allaah Is One ❤❤❤❤❤
@ismailmaxmedismailmaxamed6353
@ismailmaxmedismailmaxamed6353 Жыл бұрын
Sax❤
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Жыл бұрын
Welcome back gain guys keep going guys ❤❤
@ibraahimyare6944
@ibraahimyare6944 Жыл бұрын
@@ismailmaxmedismailmaxamed6353 aaxbhajHksksjsiziWe
@ikraammohamuud1514
@ikraammohamuud1514 Жыл бұрын
Allah akbar
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 Жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر
@ruweydahadem5179
@ruweydahadem5179 Жыл бұрын
😂😂Amiira wexeedu waa sheeko caadi ah Laba qaawan way Utoostay weli ku qoslaya
@hanadali6155
@hanadali6155 Жыл бұрын
11:00. Sonkor waa caan. Asadow. Maahmaaho aan jirin lagugu socodsiyay. Amira iyo Arimaheena😂😂😂😂
@NajibAhmed-j1h
@NajibAhmed-j1h Жыл бұрын
Xaasasi maahmahyaha qaar ayuu labojer kuguceliyay asadow team 27 is not easy 😂😂😂
@Elias14-vl6wd
@Elias14-vl6wd Жыл бұрын
😂😂
@SDQ_Geming
@SDQ_Geming Жыл бұрын
Haa ma ila aragtay😅
@cosobali5861
@cosobali5861 Жыл бұрын
Haa wlhi waa yaabay😂😂😂😂
@dukaanlegaming7622
@dukaanlegaming7622 Жыл бұрын
Cumeer xita😂
@ugbaadmaxamed4486
@ugbaadmaxamed4486 Жыл бұрын
4 uun caasi u sheegay
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
Ceyda wa legend m.a 20 xabu shegay 😊
@kiikolyrics143
@kiikolyrics143 Жыл бұрын
Ku saliya Nabi muxamed scw scw
@SaacidAbuukar-xe1yp
@SaacidAbuukar-xe1yp Жыл бұрын
From four beri Gul i.a dhaman ten sxbyal like 👍❤️✅
@zhakirmaxamed6649
@zhakirmaxamed6649 Жыл бұрын
Sanadka maad noqonaysaa
@khaalidbidixo
@khaalidbidixo Жыл бұрын
Allah Is One LoVe ❤️ 😍
@Faarizi_channels
@Faarizi_channels Жыл бұрын
Allah is one ☝️ 😢❤❤
@asadtoxow401
@asadtoxow401 Жыл бұрын
Arimahena waqtiga qosl ayaba ka dhameeye inta ila aragtay like 👍 sar
@samsammaxamed3409
@samsammaxamed3409 Жыл бұрын
Inta rabto jabra iyo koko ine channel kaso wada muuqdan 😭😂💗
@mohamedyuusuf4569
@mohamedyuusuf4569 Жыл бұрын
Allah is one❤
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 Жыл бұрын
Cusbo waa caan Labo qaawan wey utoote 😃😃😃amiiro funny maahmahda keli aan xifdiyey
@Ficanay.
@Ficanay. Жыл бұрын
Allah Is One❤❤❤
@umaimahazzan6778
@umaimahazzan6778 Жыл бұрын
😂waa fuuray ani maahmaahyaha reer xamarka funny weeyi wllhi😂😂
@Maria_mlpzn-0
@Maria_mlpzn-0 Жыл бұрын
Qaar aa ilahada ukala fahmi la ahay ma soomaliba 😅
@saphiaabdi1492
@saphiaabdi1492 Жыл бұрын
Idingu kuwina 7 xabo nogu so qora😂
@iqromaxamed5430
@iqromaxamed5430 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhh wan woslu
@Aaamina12
@Aaamina12 Жыл бұрын
Wlhy amira ugu daran 🤣
@umaimahazzan6778
@umaimahazzan6778 Жыл бұрын
@@Maria_mlpzn-0 wxiba mlaha ku jira muxu ahaa horta? Haa af may maygi😅
@SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
@SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd Жыл бұрын
Arimaheena is Fanny wlhi barnaamishka dhan qosol ku dhameeyey mar waliba sidaan ufarax sanoow wllkey ❤❤
@abdirahimhussein6229
@abdirahimhussein6229 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada Quranka karimka online sodawow wll
@GuleedbalayaxGuleedbalayax
@GuleedbalayaxGuleedbalayax Жыл бұрын
Ku sali nabiga scw❤❤
@FaadumoFanka-
@FaadumoFanka- Жыл бұрын
Scw
@ashasharifu4516
@ashasharifu4516 Жыл бұрын
Marba Arimahena hdu kujira game ka cajis majiro hhhhhh qosolka igadamade😅😂😂❤🎉🎉🎉
@qoobeey909
@qoobeey909 Жыл бұрын
Hampalyo Hampalyo Congratulations 🎊 King Ceyda is not easy 🎉🎉
@NageeyeFilms
@NageeyeFilms Жыл бұрын
Team 27 cusbo Waa caan dhibkuqabnee Caw Sonkora Waa Caan maad nokeenteena 😂😂😂
@ikraanhassan1001
@ikraanhassan1001 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@abshiromohamed3430
@abshiromohamed3430 Жыл бұрын
@@ikraanhassan1001 @🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@zamsammuuse6053
@zamsammuuse6053 Жыл бұрын
Qofka aqoonta leh markasta dadka wuu ka farsamo wanagsan yahay King ceyad hore u soco wllkey❤
@updikadirsaid9312
@updikadirsaid9312 Жыл бұрын
Ku sali nabiga scw scw is ❤❤🎉
@nasianaskule
@nasianaskule Жыл бұрын
Arimeheena he is so funny 😂😂😂I like his voice
@SabriinLove268
@SabriinLove268 Жыл бұрын
Same wlhi😂
@AbdirahmanAadanBuraale-mc8pc
@AbdirahmanAadanBuraale-mc8pc Жыл бұрын
Allah is one❤❤❤❤❤
@waheliyeboy7711
@waheliyeboy7711 Жыл бұрын
Aniga 60 maahmaahood waa sheegi karaa ee kuwaan maxaa haya waa idin salaamay team 27 ool ❤❤
@zuzuhagio
@zuzuhagio Жыл бұрын
AllaH is OnE☝️😍💗✨
@abdiweli5468
@abdiweli5468 Жыл бұрын
Asxaabey faataxada iisoo mara in ilaahay caafimaad buuxa isiiyo😢
@fadumohassanmahamud9050
@fadumohassanmahamud9050 Жыл бұрын
alle ha ku caafi wll
@nastexodahir5315
@nastexodahir5315 Жыл бұрын
Allaha kucaafiyo 😢
@RamlaCalikheyre
@RamlaCalikheyre Жыл бұрын
Allh ku caafiya
@hanihuseen8176
@hanihuseen8176 Жыл бұрын
Allaha ku caafiyo
@ziimaazeyd2160
@ziimaazeyd2160 Жыл бұрын
Insha ALLAAH caafiaad taama walaalkey ❤
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 Жыл бұрын
Arimaheena so funny😂😂 gacanta bidix gacanta midig kma harto kulha😂😂😂
@IsmahaanCeeblaawe
@IsmahaanCeeblaawe Жыл бұрын
Maasha Allaah Tabaarakallaah ILAAHEY Hanoxafido dhalayaradeena🌹 💓 🪷 ♥️ 💕 ❤️ 🌹
@yousra52
@yousra52 Жыл бұрын
Cayda nin nasiib badan m.a not easy❤💯
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
Musbaar bukays buu wax ku leeyahay waa Iga gadan thy arimahena 😂😂 Arimahena waa waa funny 😅😅
@anzalxasan3706
@anzalxasan3706 Жыл бұрын
كم عذد معجبن القران الكرم❤
@FaadumoCumar-ek3bi
@FaadumoCumar-ek3bi Жыл бұрын
Inta jaceyl xabiibkeena muxamed صلي الله عليه وسلم 😘😘
@ibtisamaibrahim8523
@ibtisamaibrahim8523 Жыл бұрын
Ceyd isn't easy 😂
@yaxyecaddesixii6596
@yaxyecaddesixii6596 Жыл бұрын
Ana cawa ugu horeye likee isara 100
@user-abdullahiadam
@user-abdullahiadam Жыл бұрын
Alxamdulillah for everything❤❤
@Fauziachannel114
@Fauziachannel114 Жыл бұрын
Arimaheena is funny wlhi😂😂🎉🎉
@omerahmed5003
@omerahmed5003 Жыл бұрын
Allah is one😢😢😢❤❤❤
@jamaalj_zon9886
@jamaalj_zon9886 Жыл бұрын
Zxp asad qaladaad bdn ayaa dhacay sida tirada loo qorayo dadka intasina waa iga talo 🎉❤
@cabdulrashidrashid-rx7uc
@cabdulrashidrashid-rx7uc Жыл бұрын
ALLAH is one
@maryamaabdinasirali
@maryamaabdinasirali Жыл бұрын
arimaheena wlhi funny waxan odhan qosla ayuu kugu baxya bee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AzraMohed92-hi2nk
@AzraMohed92-hi2nk Жыл бұрын
😂😂😂
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲❤🥰❤️
@ubahsheikdon6347
@ubahsheikdon6347 9 ай бұрын
Iqo anagah kafadis waxan 40 mahayo 1 nin weny tag lamadha ee waxy kulago latusah 2.nin bayo qadan xubon cuskay 3.rag ciil cadab kadoray 3.nin kabtis ada toleso kafanta tola jiran 4.nin tala xun tolkis ciil baad.5.nin tashaday tilabsay Shan tah dumarka.6. Nag gogal buxesan guri mabuxisoh.7 gabar guri kaga jaro ama god.8,nag waa Kama ama kalatura. 9.nag cade ceeb lowah.10nag madow ama waa miskin ama waa masibo. Awladah fical lamabaro ee firac baa labarah nin Ana wadhala gal mah muslim mah nin waxadhala waxa dhaf magac iyo masibo Mara haya baxan nolashad ragtay gel dhaya baay kutustah waxe nin dhibah tol madhaban katab tadah iyo tolkab dhaxada Logan jirah malay intuitive yabay buyubaday kadibada ne waa gogal baa diyah nin qiyano badan iyo nin qud jacel mad nah lamabatoh waa igadhamata😂😂😂😂
@haawishosmaan7268
@haawishosmaan7268 Жыл бұрын
Allah is one 👆
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 Жыл бұрын
Af waako may liki aamee say u dhaxdey kooko waa fantastic si rasmi ah ayey ugu dhawaaqdey
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤
@bulshaawiaweys4381
@bulshaawiaweys4381 Жыл бұрын
Hadal badani haan ma buuxsho ceyda inlo qoro ehet muusan shegin waa shegtay uuna dhahay 🥰✅️
@yuusufyuusufsuleymancabdi8976
@yuusufyuusufsuleymancabdi8976 Жыл бұрын
Ku sali nabi muxamed scw
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Жыл бұрын
Keep going prophet ❤️ ❤️ ❤️
@aliyare228
@aliyare228 Жыл бұрын
Ceyda is not easy❤❤❤
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Azad hagio big legend keep going on
@amalomar380
@amalomar380 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂Amiira waa sugooyaa Funny
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 Жыл бұрын
Ceyda🎉😊 🎊 👏 💐 but kokoo congratulations 🎊 😊
@amishfarah4276
@amishfarah4276 Жыл бұрын
Masha allh asad caqligaga iyo fegradahaga wanagssan allha ha kubarakeyo 😍😘 yaa ela arkay ceyda intuu jiiim bilabay 😂
@sundusabdikadir1
@sundusabdikadir1 Жыл бұрын
Wkula arkey 😂😂😂
@AmaalXasan-w5q
@AmaalXasan-w5q Жыл бұрын
Asad dhalin yarada maahmaahyada sida eytahay haugu dhawaaqaan yacni hasaxaan tedakale midiiba 2 jeer baad uqoreysaa waxa buugkuqor si eysan usolaaban mid horey losaaray nolow walalkey❤
@CumaasCumeer
@CumaasCumeer Жыл бұрын
Ceyda❤ hambaliyo hambaliyo ceyda
@NadiiraAxmed-yx5sb
@NadiiraAxmed-yx5sb Жыл бұрын
Ceyda waaaw ❤❤❤
@AhmedaskarZakaria-hy9xp
@AhmedaskarZakaria-hy9xp Жыл бұрын
Congratulations ceyda And I'm so sorry, koko❤❤
@nadaaayaan5486
@nadaaayaan5486 Жыл бұрын
Cayda ma dhihin hadal badan haan ma buxsho 1 dhibic ka xaday wiilka😂😂😂😢🎉❤
@faraxsan9365
@faraxsan9365 Жыл бұрын
Always the winner cayda manshallah Koko mahmahyo fcn ayay tirisay Amira waxeeda wa sheko Cusbo wa caaan amira wa can 😂😂
@CayuushC.raxmaan-hk6vc
@CayuushC.raxmaan-hk6vc Жыл бұрын
Qofkii ugu horeeye like saarey jah team 27 is not easy ❤❤❤
@AbdirahmanHagi-uq5gl
@AbdirahmanHagi-uq5gl Жыл бұрын
Ceyda HADAL BADAN HAAN MA BUXSHO MA DHIHIN 👋👋 ADIGANA WAXA DHAHDAY WAA SHEGTY still wuuna shaafiyy
@haniabuukar5160
@haniabuukar5160 Жыл бұрын
Ceyda has come back❤❤
@AbdullahiMuktar-y3m
@AbdullahiMuktar-y3m Жыл бұрын
Ceyda is so bright
@yonisali5493
@yonisali5493 Жыл бұрын
Asad,Xaajiyo , The,one,and.only .somali best KZbinr ❤❤
@fatushfiican8227
@fatushfiican8227 Жыл бұрын
Asadow xalay waxaa ku riyoday adoo lugahaada kusocdo kuna hambalyeynayo illaahey waxaan kaga baryaa in u rayadeydaas kuurumeyo 🤲🥰
@xawoshariif
@xawoshariif Жыл бұрын
M.a allaah is one❤
@ZamzamCabdulaahi-j4w
@ZamzamCabdulaahi-j4w Жыл бұрын
Walshi wan idin tagera malesiyo hada imado dadka ugu horeye lamulmo noqoneysiin❤❤❤❤
@SabirBaba-gi4dv
@SabirBaba-gi4dv Жыл бұрын
ALLAH IS ONE❤❤❤❤
@abdirahaambaarri8482
@abdirahaambaarri8482 Жыл бұрын
❤❤❤❤
HA DHAQAAQIN 200DOLLAR QAADO ARIN XUN  AAN SAMEEYAY OMG
31:38
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 948 М.
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 26 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 85 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
SHEEG CALANKA MEESHA KU DHEGAN OO 25 DOLLAR QAADO HADAAD SHEEGTO
15:23
TEAM KOKO vs TEAM AMIIRA SHEEGA CALAAMADAAN OO KU GUULEYSTA 50 DOLLAR
20:52
KOKO vs ARIMAHEENA WAA LISKU RAAXEYSTAY MASKAX GAME
13:30
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 357 М.
Maxaa ka dhexeeya sundus iyo Cumeer🫦💗 (sunmeer)
3:54
nuux boss
Рет қаралды 14 М.
XAFLADII KOKO FARXAD AYEE LA OYSAY IYO WACDARAHA AAN KA DHIGNAY…
40:40
SHEEG AFKAAN WAA QOFMA QOFKAAN AY GARAN WAAYEEN 25 DOLLAR THE WINNER
18:33
WAY IIGU FAHANTAY IGA BADI 25 DOLLAR QAADO YOUTUBERKAYGA SHEEG
18:40
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 336 М.