ASHO IYO SHAY OO MANTA NALA QEEBSADAY FARXADOODA🤣🤣🤣

  Рет қаралды 7,499

Asha&Shay family

Asha&Shay family

Күн бұрын

Asha iyo Shay oo manta shactiiro

Пікірлер: 51
@SafiyahShankar-cb3pf
@SafiyahShankar-cb3pf Жыл бұрын
Masha allh alaha idin xafido qali ❤❤❤ba ayey hadhihin Ala rabiyow dhen abayo ❤❤❤❤
@hvkhkjk9356
@hvkhkjk9356 Жыл бұрын
MaashaAllah tabarak Allah beutyful familie
@deeqoalishire7744
@deeqoalishire7744 Жыл бұрын
Mashlaah family qurux badan ilahay haidin barakeeyo
@aamiinvaa2212
@aamiinvaa2212 Жыл бұрын
Masha allh family qurux badan ilahay ha idin xifdiyo sister no so badiya waan idin jeclahay ❤❤
@adarali9779
@adarali9779 Жыл бұрын
Asc waa mam ku jacel mustaqbalkaaga sidaan ayaa kaaga fiican sidii hore ood kashekenjirtay reerkaaga now you good
@safiyaahmed1328
@safiyaahmed1328 Жыл бұрын
Dumashigeyna igu slm ashaa😂😂😂😂😂good job❤❤❤mnshlh
@Ashaandshay
@Ashaandshay Жыл бұрын
Haye ❤❤
@shariqashidan145
@shariqashidan145 Жыл бұрын
Salaanta aad ninka kaligii aad udirtey waa qalad ma istidhi
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 Жыл бұрын
@@shariqashidan145😂😂
@hamdaluula8910
@hamdaluula8910 Жыл бұрын
Asho ninka dhibka ka dhaaf wllo qaali waa aan idinsalaamay😂😂😂
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 Жыл бұрын
You guys are funny mashallah love your family
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Жыл бұрын
Maasha allaha 👍❤️❤️❤️
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh Жыл бұрын
Wallahi Shay wuu qararay 😂😂😂😂😂😂
@leylaabdirashid4392
@leylaabdirashid4392 Жыл бұрын
Mansha alah
@idilmohamed1044
@idilmohamed1044 Жыл бұрын
Mashalla roomatiig asho and shay
@user-kc2ey4ve7m
@user-kc2ey4ve7m Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@habibaali2400
@habibaali2400 Жыл бұрын
Masha Allah 🤲💯👏👏👏👍🎉🎉🎉
@umuashakin7791
@umuashakin7791 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@shucaybjigar1691
@shucaybjigar1691 Жыл бұрын
😅😅you made happy shy before ugly after so handsome when he cut the hear you look like cute👀
@shukrisheikhsalad926
@shukrisheikhsalad926 Жыл бұрын
Masha Allah abayo sobadiya😅😅😅😅
@sihaamyufuf1152
@sihaamyufuf1152 Жыл бұрын
Waraa Aisha balbalarka ayaa thy ileeen masha allh I noloow my sister ❤❤❤❤❤❤😅
@Ashaandshay
@Ashaandshay Жыл бұрын
Maya walaga shaqeeynaa taas
@sihaamyufuf1152
@sihaamyufuf1152 Жыл бұрын
@@Ashaandshay hhhhhhhhhh haye abayo I'm just kidding ha u bihiin
@khadraali8373
@khadraali8373 Жыл бұрын
Farax farxadlaawe faraciyaar maleh marhorudhirfilah 90kaba gafuurkutagaya baloqalafsan oo qalbidhagaxa
@nadiiraalimacalin2736
@nadiiraalimacalin2736 Жыл бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉
@umushuwaq
@umushuwaq Жыл бұрын
Casho ❤ and shey
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 Жыл бұрын
Asha qali wan idini salamaya
@maryanapdi7123
@maryanapdi7123 Жыл бұрын
Naa soo badi chellangega
@Ashaandshay
@Ashaandshay Жыл бұрын
Haye😂
@maryansheikhabdi6860
@maryansheikhabdi6860 Жыл бұрын
😁😁😁
@FahmoAbdi203
@FahmoAbdi203 Жыл бұрын
Asc gabdhaha waxaan hayaa alaab guri oo dhamstiran qofkii Nakuru raba
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 Жыл бұрын
Xakee joogtaa wll
@FahmoAbdi203
@FahmoAbdi203 Жыл бұрын
@@qalliguhaad4300 Nakuru wll
@abdinasirsalaad
@abdinasirsalaad Жыл бұрын
😍😍😍
@aishaahmed8241
@aishaahmed8241 Жыл бұрын
Woow
@faadumodahir2883
@faadumodahir2883 Жыл бұрын
Asc abaayo wan ku salaamay m.a waxaa tihiin family qurux isku waara
@Ashaandshay
@Ashaandshay Жыл бұрын
❤❤
@mustaqiim1893
@mustaqiim1893 Жыл бұрын
Waa iskugu tagten maskinka 😅
@farhiyobare6585
@farhiyobare6585 Жыл бұрын
Its really very funny
@ifrahnor
@ifrahnor Жыл бұрын
Masha allah my family ❤wa idin xiisay
@umusafia-jm5dt
@umusafia-jm5dt Жыл бұрын
Beentii mayska daysay horta
@ismahanita4
@ismahanita4 Жыл бұрын
M.a❤❤❤❤
@leylohassan3870
@leylohassan3870 Жыл бұрын
Haa lkn inanta yar Ka fogee busta ma xamili karto
@AaminoXasan-bu4ms
@AaminoXasan-bu4ms Жыл бұрын
Asc
@Ashaandshay
@Ashaandshay Жыл бұрын
Wcs❤
@mustaqiim1893
@mustaqiim1893 Жыл бұрын
Cunugta yarista 5bil mey jirta mise 6
@luulcali-tf1fw
@luulcali-tf1fw Жыл бұрын
Caisha waad cayishay siiba garbaha is caatee
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@nimciahmed3825
@nimciahmed3825 Жыл бұрын
Live so gal 😂
@sahrohaashimaxamed9881
@sahrohaashimaxamed9881 Жыл бұрын
Burka bootar kubelel
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 Жыл бұрын
Abaayo adoo raali ah wn kugu cusbahay ninkaaga waa muslim bn filayaa mxaa yeelay gabar mislim ah gaal waa ka xaaraan hadane wxn arkay inuu dhaga dhago xiranyahay haduu muslim yahay waa ka xaraan dhagaha raali neh iga noqo hadaad hadalkeeyga qalad u aragtid
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 13 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Sidee wax u dhaceen?? Sidee nahay hada?
7:24
Habiba Addow
Рет қаралды 68 М.
XASKISII IINTUU TURKIGA GEYEY AYU IGU LABESTEEY!!!!🙄🫣
14:08
Asha&Shay family
Рет қаралды 60 М.
Vlog iyo boqasho wilkayga abdi
8:06
Queen Aisha
Рет қаралды 417 М.
SAAN CABSI CABSI WAYEY EE SOMALIYEY HALA ISILALIYO!!!!??😳😳😳
10:55
IFKA INTAAN NOLAA JECEL KANOO KALE IMASOMARIIN❤️❤️😍🥰
12:51
Asha&Shay family
Рет қаралды 62 М.
CARURTII LADAYACEEY OO XOLAHA RACAYA!!!!!😳😳
21:48
Asha&Shay family
Рет қаралды 12 М.
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 13 МЛН