ASHWAQ IYO QALANJO SOMALI WAA ICEEBEEYEEN MAR SADEXAAD // ANOO NIN WAYN AH😳

  Рет қаралды 149,795

Dirisle Abdi

Dirisle Abdi

6 ай бұрын

If you're reading this I love you...
: For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
KUSOO DHAWOOW KZbin CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
/ @dirisleabdi
KZbinKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
/ @dirisleshaadhcade
Snapchat ➡️ Abdirisak1
Instagram ➡️Dirisle
Facebook➡️Dirisle

Пікірлер: 369
@MahamoudSulub
@MahamoudSulub 6 ай бұрын
Ku saliya nabiga scw scw scw ❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 6 ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 6 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw 🕋♥️☝️
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 6 ай бұрын
Inta ramadanka sugeyso farta taga 😂❤
@NaciimaAadam-vc9ox
@NaciimaAadam-vc9ox 6 ай бұрын
Ilaahay nabad hanagu gaadh siiyo qali
@nature45631
@nature45631 6 ай бұрын
🖐😮‍💨ilaahay nabad hanagu gaadhsiiyo aamin ammin
@user-wc8xq5ux5d
@user-wc8xq5ux5d 6 ай бұрын
☝️☝️☝️
@SamiaAHMED-o6t
@SamiaAHMED-o6t 6 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين وفي كل مسلمين
@luqmaanyuusufxasan4060
@luqmaanyuusufxasan4060 6 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😔😪🙏🏿♥
@nature45631
@nature45631 6 ай бұрын
laailaah ilalaah aawy dumarkii wanaagsanaa aawey ddumarkii xishoodka wacna aawey dumarkii xijaabka aandhigi jirin aawey dumarkii ilahay ku tirsanaa walaahy inaa ooyo😭😭😭😭😭 wax maiga hadhin maadamay dumarkii saas noqdeen oo rag aan ragoodi aheeyn sur waal iyo funaanad ladhex fadhiya xasbunalaah wanic mal wakiil walaal dardaarankii rasuulka ee ahaa gabadhu marhadeey tay mid xijaaban mid xishoota waxay mar walba ilahay agtiisa kaleeday janooyin bas aan uducayno bal hooyooyinkiin markay saas inigu arkaan maxay dareemayaan😭😥😰😢😱😱😱😱😱🥺🥺🥺🥺
@hodhanmuhamud5247
@hodhanmuhamud5247 6 ай бұрын
Runtii somali lii hijabka laguu amaney
@Alina12395
@Alina12395 6 ай бұрын
Somali kaliya miya hijaabku kuso degey walal alle musliminta dhan ha Arturo gabadhahoda
@AmiinDeAlberto23
@AmiinDeAlberto23 6 ай бұрын
@@Alina12395 (يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا قُوا أَنْفُسَكُمْ وَأَهْلِيكُمْ نَارًا ) [التحريم:6] illah sw wuxuu naleeyahy kuwii i rumeeyayow naftiina iyo ehelkiinaba naarta uga cabsada oo wax u sheega mrka inkasto muslimiinta dhan ehelkyga yahy hadana gabadha soomaliyed dhibkeda sigaar ah buu ii saameya waayo isku dhacaan baanu nahy muslimnimada mrka laga soo tago wlalo baanu nahy mrka gabdhahas walalaha ah cadaabta haku fasixin ee wax usheg intad wax u sheegi karto hadadan ushegi karina dadka wax usheegayo haka hor istaagin
@SudaysCabdicali-me5oc
@SudaysCabdicali-me5oc 6 ай бұрын
salu caLa nabiy scw 🤗🖤😊
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
@AliaFarah-qg4ci
@AliaFarah-qg4ci 6 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 6 ай бұрын
Scwscw
@user-hg1qs9wz4v
@user-hg1qs9wz4v 6 ай бұрын
Scw
@mohamedabdiosman5716
@mohamedabdiosman5716 6 ай бұрын
SALLALAHU CALEYHI WASALLAM
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@Rayaan277
@Rayaan277 6 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@Layla6793
@Layla6793 6 ай бұрын
Dumaroow Asturnaanta wax ka wanaagsan la, waa. Quruxda Dumarku waa xijaabka. Rabiyoow na astur
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
been madoow, moye, teda kale jahil, munaafaq nolol lawe gabdhahaan way ka sharaf badan yihiin, ogow xaqiiqadaas
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 ай бұрын
😳😂: Ishii commentigayga ku dhacda insha allaha meel kasta oo ay ku hamiso Allaha u furo,,
@SiciidoCumar
@SiciidoCumar 5 ай бұрын
Aamin
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet 5 ай бұрын
Amen. Sidoo kle wllka 😊
@user-jd3jg4kp5k
@user-jd3jg4kp5k 6 ай бұрын
Kusaliya Nabiga scw ♥️
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@ayang7089
@ayang7089 6 ай бұрын
18:47 habon Englishkeda is another level 👏👏👏
@____Cumar____
@____Cumar____ 6 ай бұрын
Asturnaantu waa mihim aduunkuna aad buu u kooban yahay.
@hodhanmuhamud5247
@hodhanmuhamud5247 6 ай бұрын
Coz thiz pple need more advise about religious...they main reason why we dress to cover our aura
@user-rr4vz9hq2w
@user-rr4vz9hq2w 6 ай бұрын
Waaruntaaa alaha soohadeeyo dhamaaan wiilasha iyo gabdhaha qaas ahaan gabdhaha
@dheereyechannel
@dheereyechannel 6 ай бұрын
Two legends always idirisle abdi and deeq darajo another's levels program's 💯❤👍⌛❤😊
@Khadro8796
@Khadro8796 6 ай бұрын
Subxanallah war dumarki maxa qaday waxay surwelka mesha lala fadhiyo illaahow na astur
@saynabmumin7071
@saynabmumin7071 6 ай бұрын
Indr dirisle waan ku salaamay keep going brother❤
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 6 ай бұрын
Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 6 ай бұрын
Gabdhahan Qosol waxmatarayo Waa Khaalmo buuxa Ee Walaal usheega iney is xijaabaan Sidaasbaana u Kheer roon.
@QuadsYouTube
@QuadsYouTube 6 ай бұрын
Gacmaha alle haku barakeeyo e iso booqo janalkeyga please walalo
@user-hv4up5im6r
@user-hv4up5im6r 6 ай бұрын
Asturaduu waa zhay qaliya runtii runtii Nagahan mx udiidayna dhar hagagsan ineel Mezha Raga LA jooge😂
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr 6 ай бұрын
DIRILSE WAXAAN TAAGEROBU AHAA ILAA 2017 FOVOURITE KZbinR KEep working brother until the Jop is done❤❤❤❤
@omarabdullahi9353
@omarabdullahi9353 6 ай бұрын
The questions are important So soo badiya muuqaalada nuucaan ah
@abdillahielmihassan3177
@abdillahielmihassan3177 6 ай бұрын
Scw scw scw
@user-kr6oe8bt9j
@user-kr6oe8bt9j 6 ай бұрын
Idirisle naagahan surwaalka gashan ma Nairobi baa😂😂
@hassanDonib-zz7mo
@hassanDonib-zz7mo 6 ай бұрын
Keep goings bro ❤
@motivation2558
@motivation2558 6 ай бұрын
In Dhalinyaro ay garan waydo Wasiirada Dowlada Soomaaliya, waxay aniga iila muuqataa wax aad u fiican sababtoo ah in laga xiisa dhacay ayay sheegaysaa❤
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 6 ай бұрын
Drslee abdi qalbiga tagan mantaa ishwq ka niyad jabay balo suurwan ku so xiratee uf
@Nemitoh3145
@Nemitoh3145 6 ай бұрын
Imikaa Dumarkan waweyni Nimaanka Ma Sirwaal ku hor fadhiyaan 😂😂Bisinka ilahyow Wixi Halaysanba soo Hadee
@istaahilsiciid7484
@istaahilsiciid7484 6 ай бұрын
Aamiin😂wllhi ana yaaban se u hor fadhiyaan😂😂😂
@AhmedCarab-lv8ix
@AhmedCarab-lv8ix 5 ай бұрын
Dirisle abdi reaction kasoo ixi hee lgend❤
@HakimoAliisaq
@HakimoAliisaq 6 ай бұрын
Wasr cali xaji
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr 6 ай бұрын
Legend ❤😊
@user-qh4ir9gn9t
@user-qh4ir9gn9t 5 ай бұрын
Derisle faraa ku soo galay dhaqanka xun jooji hadii kle washamsi isku diyaari😊
@YonisMohammed-tx4os
@YonisMohammed-tx4os 6 ай бұрын
Qalanjo youtube haloo furo markaas team wada noqda waayo anshaaq gabar eey garab ka dhigato see u hesho
@sucdiofficial8935
@sucdiofficial8935 6 ай бұрын
Nagaha saarwaalka xiraan awaay imaankii muslinimadi awaay dadhka hadad kaxishoon waysa ilahey ku aburaay ka xiisho please my sisters
@feis9082
@feis9082 5 ай бұрын
Walllahey mas
@Rabiilecali-ob1no
@Rabiilecali-ob1no 4 ай бұрын
Fantastic
@SaqaaweAhmed-py9qv
@SaqaaweAhmed-py9qv 5 ай бұрын
Aan kusalino Nabig mxamed scw
@user-jk1bg5co7z
@user-jk1bg5co7z 6 ай бұрын
Subxan Allah maxaqawiyay dumarka
@hamdisahansaho
@hamdisahansaho 6 ай бұрын
Aan kusalino nabigeena scw ❤❤
@farhiahashi3136
@farhiahashi3136 6 ай бұрын
Xage qurbo jog leys kaga dhigayaa nerobi le la jogayee 😂😂😂😂😂
@AhmedCarab-lv8ix
@AhmedCarab-lv8ix 5 ай бұрын
Dirisle abdi heesta sharma reaction kasoo hadal pleez sxb
@feis9082
@feis9082 5 ай бұрын
Scw
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 6 ай бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed ❤
@user-iy7qn8sm4j
@user-iy7qn8sm4j 5 ай бұрын
Ashwaq intelligent girl m.a❤
@Jackson-jh5ep
@Jackson-jh5ep 6 ай бұрын
10:51 waa ok
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 6 ай бұрын
Wcs darisle
@axmedmaxamedaxmed3456
@axmedmaxamedaxmed3456 5 ай бұрын
Waaa dayuuusin idirle iyo kan wax waydiinayaba waar habalahan qaawan eee ee aad waraysanaysaan is astura dhaha Ilen raga illaahy ayaaa masuul ka dhige
@JuweyriyoJuujuu-hc3km
@JuweyriyoJuujuu-hc3km 6 ай бұрын
Waa la yaab surwaal iyo somali
@Qurankareem0114R
@Qurankareem0114R 6 ай бұрын
Video qabiilka ka buuxe wasidee Qabiilada Inaga dhaaf Zxp
@Apdi_Aziiz
@Apdi_Aziiz 6 ай бұрын
Zhp wllhy bramijkadhan waxba ka qaldan
@shakraali1133
@shakraali1133 6 ай бұрын
Gabdhahan sarwalka wato waa mxay? Xishoodkii away?
@hodhanmuhamud5247
@hodhanmuhamud5247 6 ай бұрын
Yaac😢😢😢😢
@fardowsakhaliif8825
@fardowsakhaliif8825 6 ай бұрын
Horta labadaba mawataa midaan kushakiyee walee waa yaab
@BossHamza765
@BossHamza765 6 ай бұрын
Surwaaley watan labada gabdhod ilaahow gabdhehena xishodka kamuji 😢
@istaahilsiciid7484
@istaahilsiciid7484 6 ай бұрын
Aamiin😢
@user-eh3sy4vx1d
@user-eh3sy4vx1d 6 ай бұрын
Masha Allah ashwaq
@AhmedCarab-lv8ix
@AhmedCarab-lv8ix 5 ай бұрын
Dirisle abdi reaction kasoo hadal pleez
@NasserHassan-xd2fc
@NasserHassan-xd2fc 6 ай бұрын
Nio Dirisslow nin weyn oo legend ah aheyd oo sharaf leh kuwan sharaf kama helaysid iska ag tag Noloshadii Hore nin dhowrsoon lagugu ogaa Markii danbe ee aad naiarobi timina ee Samiiha la socotey dad sharaf leh oo dhowrsan ahaydeen Lkn iminka naagtan maalaayacniga ee suuro aaney u dhalin iska keen keenaysa ishwaq sharaf kuma heleysid tan kale iyadu waa bilaa sharaf kama hadlayo arinkeeda lkn Ishwaq wax faa'ido ah kuuma soo wado
@Nadiabeauty-252
@Nadiabeauty-252 6 ай бұрын
Ishwaq tan surwalba isku dhajisay maxad ukala qaday sharaf kamuqata majirto dumarkan hadaba taas ogow
@abobakarsadik
@abobakarsadik 6 ай бұрын
Good point
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 6 ай бұрын
tani aqoonta way ku yartahay drisslaw sln sare from djibouti
@user-pc6kr9rz8i
@user-pc6kr9rz8i 6 ай бұрын
First comment
@miskiabdi4665
@miskiabdi4665 6 ай бұрын
Ana u horeeyo😂😂😂
@MaanoAbdukadir-kx9om
@MaanoAbdukadir-kx9om 5 ай бұрын
Labadaan gebdgood hada waxey isku aamin san yihiin ineysan wax ba ka qal da neen lkn jirkooda ayey dul duleelyeen kadibna aragooda qaab malahan sheydaan lamoodaa shbaxaana Allaah
@CabdulahicabdiKeynaan-sz2lc
@CabdulahicabdiKeynaan-sz2lc 6 ай бұрын
Wll qabiilka inaga daaya
@abdisalamyoussouf4090
@abdisalamyoussouf4090 6 ай бұрын
Waa 1 weyan
@user-lf4ib3rt6m
@user-lf4ib3rt6m 6 ай бұрын
Isaaq Empire ❤❤❤❤❤
@farfareeyehassan8656
@farfareeyehassan8656 2 ай бұрын
Wlhi ishwaaq waa gabar wax baratay Masha allah ilahay ha uziyaadiyo❤
@iLovQuran1
@iLovQuran1 6 ай бұрын
Dirisle waa damiiin 😂
@Musam377
@Musam377 5 ай бұрын
Ma mooda inayna afsomaaliba ku dhalan kulaha english ii sheeg wllhi caqli ma leh i swear that one Mida kale caqli inuuna jirin waxadku ogaamysa jidhkan isku dhex daatay ee hadan surwal leysa soo xiranayo yaaab
@Askboy_7
@Askboy_7 5 ай бұрын
Cajaaib dhaqamadii xumaa aaba hormar loo arkaa 🙆‍♂️
@user-nd5lf2bj5s
@user-nd5lf2bj5s 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤
@Poqorfahad
@Poqorfahad 6 ай бұрын
Lamborghini hamigeyga allow i rumee❤
@AhmedMohammed-hd6yw
@AhmedMohammed-hd6yw 3 ай бұрын
Nin jira
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 6 ай бұрын
Maxaa lahjad iskagalay its a Choice of words Waaye. Tiisa daryeelaa tukale loogudaraa. Nin Tiisa loogubogaa tukale loogudaraa. Labadan Iskumacno Ma-ahan .
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 5 ай бұрын
Gabadhuhuna Macnekale ayeey usameeyeen Maadaama Raggii lootaagwaayay, Markii uu tiisa Daryeelo oo uu baahideeda Kabo ayaa midkale loogudari. Amaba Markii uu Arimihiisa Nololeed kasoobaxo Ee uu Nin waxtarleh noqdo ayaa kuwakale loogudari. Ileyn Waa Nin loobogaye.
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 6 ай бұрын
Nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤
@nasrajaamac3224
@nasrajaamac3224 6 ай бұрын
Oooooc Naagahan waweyne madhan😅😅😅
@KeynaanAbdi12
@KeynaanAbdi12 6 ай бұрын
Abtio wxan ahy qofka kowad EE fursada wxan rabaa in aad abal marin iga dhigto in an Chanel kaga Kaso muqdo abtio
@user-wl2my7cv7v
@user-wl2my7cv7v 5 ай бұрын
Idirisle Waa damin caadhi ah 😂
@user-eg6uw4tw8x
@user-eg6uw4tw8x 6 ай бұрын
❤❤
@muniirmuuse9140
@muniirmuuse9140 6 ай бұрын
Lkn bishan Februar 29 ayaykudhamanaysaaa
@user-ru3hh4gx8u
@user-ru3hh4gx8u 6 ай бұрын
Way Qurxbadanthy Qadan somli😊
@mokayd3384
@mokayd3384 6 ай бұрын
Asturnantu wa quruxda dumarka
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 ай бұрын
Subxanalah ilmaha yar gatanayo 😅😂
@MaanoAbdukadir-kx9om
@MaanoAbdukadir-kx9om 5 ай бұрын
يوم لا ينفع مال ولا بنون الا من اتى الله بقلب سليم 😢😢😢waxaa lagaari doonaa maalin maal io caruuur toona aysan wax kuu tareynin ilaa mid ma ahee qalbi fiyow oo kafiyow shirki io gaal nimo io munaafuq nimo ba 😢😢😢 wllo isxijaaba oo Alle kacab sada😢😢😢
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
adiga ayaa is cayeey
@asluubsan9738
@asluubsan9738 6 ай бұрын
Tartankaan waan kahelay ❤ Qalanjo iyo Haboon english fiican ayaad ku hadlaysaan laakiin ingiriis iigu sheeg maxay tahay afsoomaaliga goormaa hilmaanteenna 😅
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 6 ай бұрын
The legend drisle abdi 🎉
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 6 ай бұрын
English iyo Westerner culture gabadhu aad yaya xiise ugu qabaan bey aniga ila tahay 😂😂😂
@abdireermagaal5110
@abdireermagaal5110 6 ай бұрын
Qalajo somaali waa gabr karti leh wllhi mxaan life keeda daa waday karti.. qalpi wanag .. dabeecad m.a waan ku tageera abyo guul kuu rajeyna darisle darta utageera😊😢 11:52 ❤❤
@anisahassan637
@anisahassan637 6 ай бұрын
Ilaah hakacafiyo waa qof kibir islwaynin badna ilaah ayoo usugnaady kibirka ee gabaree jooji yeelo dabeecad fiican
@Nadiabeauty-252
@Nadiabeauty-252 6 ай бұрын
Bal naagahn eega ikhis tan bal eeg yaab waxwalba islamnimo aya cadi lagadhigtay
@Abdelhas001
@Abdelhas001 6 ай бұрын
Nagahan Sulwaarka xiran maxey ahayn oo xijaabkii tuuray subxanallah
@JuweyriyoJuujuu-hc3km
@JuweyriyoJuujuu-hc3km 6 ай бұрын
Waa la yaab runti gabdhihii iyo surwaal
@mohamudissak1889
@mohamudissak1889 6 ай бұрын
Bismillah maxey surwalkan😂
@peaceandcalm4778
@peaceandcalm4778 4 ай бұрын
OMG, 😮. -1+1 ayeey garan la'a yihiin, 😢😢. Social media iskaga baxa oo wax barta. Somali allaha u gargaaro.
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 6 ай бұрын
Naagahan dhaqan xuma horta ma dhar la'aanba ku dhacday 😅😅
@istaahilsiciid7484
@istaahilsiciid7484 6 ай бұрын
Mayee fashion aminsanyihin😂
@asmamohamed907
@asmamohamed907 6 ай бұрын
Maxay tahay hablaha saraawiisha gashan eed ku faraxsanty inad so bandhigto
@user-sv7jo4rk4r
@user-sv7jo4rk4r 6 ай бұрын
Dirisle,asga Mar walibo qabiga taga 😂
@abdalamoha967
@abdalamoha967 6 ай бұрын
1st comment bro give what I deserve Like 👍🏾
@kolomeymohamed2745
@kolomeymohamed2745 6 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@user-ul3xl5mk2x
@user-ul3xl5mk2x 6 ай бұрын
Raxweeyn waysoo qaadeen
@abdirahmanjamac5815
@abdirahmanjamac5815 6 ай бұрын
Asc waryaa qabiilada iskadaa waad aqlaq xuntihin waxaa kentan maa weyseen
@AbshirgggAbshir
@AbshirgggAbshir 6 ай бұрын
Nimankaan maalmahaan waa nuursadeyn
@amnaahmed7442
@amnaahmed7442 5 ай бұрын
Dhagool qabiil miyaa?
@mohamedkediye3458
@mohamedkediye3458 6 ай бұрын
Mahmahdas waa qalad
@nasrajaamac3224
@nasrajaamac3224 6 ай бұрын
Qofkani bilaa xikmadbuu Noqday hda wr wxan Qaaqawan dhar uso xidh😂
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 36 М.
Детство злой тётки 😂 #shorts
0:31
Julia Fun
Рет қаралды 4,2 МЛН
天使妈妈拍到了什么大家吓一跳?#火影忍者 #佐助 #家庭
0:23
ВОДА В СОЛО
0:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 25 МЛН
HE’S BACK! 😰
0:11
HeyItzPuppies
Рет қаралды 5 МЛН