"Askari Amar La'aan Iska Gali Kara Goobaha Codbixinta Ma Jiri Karo''Guddoomiyaha Komishanka

  Рет қаралды 41,544

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 72
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Күн бұрын
Dabagale , waa Nin Diin Iyo Damiirleh , wuxuu Dabar Gooyay Khamrigii iyo xashiishki Alle ha ku xafido Insha Allah, khayr bay ku dhaman
@samalehmohamed8529
@samalehmohamed8529 18 сағат бұрын
Maashallh ilxumi kuma argto taliye sha raf leh
@samalehmohamed8529
@samalehmohamed8529 18 сағат бұрын
inshaallh waaguul soomaalilaand ❤❤❤❤❤❤maashallh guusha qaranka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asmaabdi7280
@asmaabdi7280 Күн бұрын
Ilahayow nabad geliyo nagu dhame guul iyo gobanimo qarankay ga ♥
@samalehmohamed8529
@samalehmohamed8529 18 сағат бұрын
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg 17 сағат бұрын
Mash allah❤❤❤❤❤
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 2 күн бұрын
Guul soomaaliland illaahay nabad geelayada taama ha ka dhiigo illaahay isbadal wacan oo lagu faraxo hana siiyo guul wadani rajada shacabka soomaaliland
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 2 күн бұрын
Saxansaxo dagal bA muqata..tolow ya la xasugi
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 2 күн бұрын
@ illaahay dagaal hanaga hayo muuse iyo ciro iyago faraxsan iyay xilka la kala wareegayan insh allaah
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 Күн бұрын
@@mohamedalimohamed5828darod dabajilic meel ku qoro wax dagaali dhici mayo Insha’Allah sidii Caadada noo ahayd ayanu sinabada kursiga isugu warejin trump iyo project 25 waad aragtay in uu yidhi somaliland citiraafayo
@SahraAhmed-lt7jd
@SahraAhmed-lt7jd Күн бұрын
Sida hadii la yelo waxba inagama xumanayaan insha Allah 🎉
@csalaanascwllamalbalwaranq2940
@csalaanascwllamalbalwaranq2940 Күн бұрын
Kani waa beenaale daba gale waa kulmiye Alle ha ina dhafiiyo Amiin amiin amiin
@mahdiahmed-z6z
@mahdiahmed-z6z Күн бұрын
Tani waa difaaceena hammigiina in la ogaado in la aqoonsanayo madaxbannaanida Somaliland, laakiin ka digtoonow siyaasadda munaafaqnimada ah ee mar kasta oo uu Madaxweyne kaligii-talisnimada Jabuuti ku sugan yahay cadow dimoqraadiyad-diid ah oo danta Somaliland ku jirto, sidoo kale faragelin sharci-darro ah oo ka baxsan codbixinta Somaliland ka dambeeya dawladda Jabuuti oo ku hanjabtay codka shacabka Somaliland inay musuq-maasuq ku samayn doonto
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 Күн бұрын
Reer somaliland waa in ay ilaahay u mahadnaqaan maanta dawladaa waxaa diyaarisay ayaa lala tartamayaa oo la leeyahay anagaa kaaga haboon oo ku badalaya, ma haystaan qayrkeen waxa ilaaliya shisheeye ,taliyahaa ceerigaabo ilaa lawyo cado amarkiisu shaqaynayo,ma haystaan ,nidaamkaa iyo is aaminkaa ma haystaan ,
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 Күн бұрын
Wan ognahy lkn. Dalka hora lagu diyariyey. 😂. Waxay. Cadifadi. Min tukaraq ila lawyo cado. Ahyde medey. Sol bari wllo
@faadumoismail247
@faadumoismail247 Күн бұрын
Insha allah guuuuul guuuuul
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 күн бұрын
Guuul somaliland Insha allaah markastaba guul kulmiye insha allaah markastaba guul hilaac Guuul horseed ❤❤❤🎉🎉🎉
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he 2 күн бұрын
Mansha Allah habalyo Habalyo ❤❤❤somalilan guuul ❤❤insh Allah ❤❤❤❤
@saleebaan9859
@saleebaan9859 2 күн бұрын
Guuuul
@IkraanIbrahim-p3h
@IkraanIbrahim-p3h Күн бұрын
Alahuma amiin 🤲
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Күн бұрын
DABAGALE INTII ISMACIIL YARE KA WARAMAY WAX QIIMA AH MA LAHA SABABTOO AH WAA NIN XILKA U JOOGA IN UU TOLKII KU DULEEYO
@awoismil2501
@awoismil2501 Күн бұрын
Insha allah guuuuuul guuuuuul NEVER NEVER NEVER give up 💯 🙏 ♥️ ❤️ Aaaaaaamin Aaaaaaamin yaa rabi 🤲
@gemstar416
@gemstar416 Күн бұрын
Bilaa Amar la'aan = bilaa darajo la'aan 😂
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 17 сағат бұрын
Haa because lama aamini karo
@iftin2024
@iftin2024 Күн бұрын
Masha allah dabagale allah ha ku xafido nin adag uga dheh. Allow nabad noogu soo dhamee kii noo khair ahna noo door🙏🙏🙏guul somaliland ❤❤❤❤
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 Күн бұрын
Daba dhaqe waa nijaas nijaasi dhashay.anigaa hooyadii wasa
@Shaafici-g7z
@Shaafici-g7z 4 сағат бұрын
Masiibokugu dhacdee kaxishoo madaxda qaranka dabagale waa geesi qaranilaahayhabarakeeyo
@AbdirashidArab-xw6hk
@AbdirashidArab-xw6hk 2 күн бұрын
Haa in lays qabta waa muhiim sharcigana la ilaliyo🙂
@abdihayd2924
@abdihayd2924 Күн бұрын
❤❤❤ GUUL GUDOOMIYAHA. DOORASHOOYINKA ❤SLND. IYO. JANAMKA. BOOLISKA. DABAGALE ❤. WAAD MAHADSANTIHIIN. DHAMAAN TIINBA ❤❤❤ GUIL SLND❤❤❤ ILAASHADA. DALKIINA. DADKIINA ❤. WTOWFIIQ ❤❤❤
@xassankabitaanoXasankabitaano
@xassankabitaanoXasankabitaano Күн бұрын
Mnzaha allh Hye taliye
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e Күн бұрын
Alle hownaguleyo nabada insha allah❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano Күн бұрын
Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland SSB is not easy isaaq nimo is not easy isaaq waa isaaq waa isaaq waa isaaq waa isaaq guuuuuul geeeeesyaash❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HamdaMahamec
@HamdaMahamec 4 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiCali-v6f
@CabdiCali-v6f Күн бұрын
Imiikaayay. Asgarii. Maasalaha. Ibsanaya. Kaadhadhka. Laaqabtay. E. Waaxkaqabta. Iyo. Inacagawayne
@MubaarikAxmed-k7i
@MubaarikAxmed-k7i 2 күн бұрын
Muuse naga qabo hadaad doonayso in aminigu hagaago
@musthaphehappane3127
@musthaphehappane3127 Күн бұрын
Guul guul iyo gobanimo insha Allah madaxwayne Abdiraxman Maxamed Abdilahi cirro Alle haku guuleeyo 🎉horeed iyo kaah iyo wadani🤎🤎
@AyaanWaano
@AyaanWaano Күн бұрын
Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd viiva viiva somaliland viiva /13/ wansday / November/ 2024 / ciidanka qaranka reer somaliland guuuuuuul iyo gobonimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e Күн бұрын
Gull Somali land insha allah❤
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m Күн бұрын
Guul jam sland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SAIDJAMA-mj1fe
@SAIDJAMA-mj1fe 2 күн бұрын
Dadkan waalan ee leh xagu dabagelle aadaya waa qar badownimo faham daro dawlaeded ka muuqato, Dabagalle waa muwadin hadii xilka laga qaado saw ma ogid waa ciidan ninkani qof ka qaadi kara xaqiisa ciidanimo ma jirro
@CiiseAhmed-n5f
@CiiseAhmed-n5f 2 күн бұрын
👍❤❤
@somalilandigabadan7588
@somalilandigabadan7588 2 күн бұрын
Tolow daba gale xagee ayuu tagi
@AAli-g1p
@AAli-g1p 2 күн бұрын
@@somalilandigabadan7588 miyanu somaliland ahayn xagee ku tegaya. Dalkiisa iyo dadkiisa ayuu shaqaynaya
@saamiaden7451
@saamiaden7451 Күн бұрын
Masha Allah somaliland allow barake
@AwillYeey
@AwillYeey 2 күн бұрын
Wa ilahay mahadi hal klad poliska aad sogadsiseen.
@moseskaahin
@moseskaahin Күн бұрын
lama aamini karo taliye ku sheega boolis waa dabo dhilif muse u shaqeeya kulmiye ahna ha loo fiirsado
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 Күн бұрын
Daba dhaqe waa dayuus dayuus dhalay
@mahdiahmed-z6z
@mahdiahmed-z6z Күн бұрын
Haa noolaato muuse biixi
@SaadoCabdi-u9m
@SaadoCabdi-u9m 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi Күн бұрын
😊😅😮😢🎉😂❤
@HassanAhmed-c4q3r
@HassanAhmed-c4q3r Күн бұрын
Political wax printable Guyana ka quseyo majiirto we wagobi jogeyasha.xilidhibanaada iyo hayaadaha calamiga ayeyi quseeyisa polisku wax logudibiyo but ku.cawin kara u wax kaqaban kara ee xaga muse.ha uu.xagillin
@YuusufIsmacil-d1s
@YuusufIsmacil-d1s 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aminamose1347
@aminamose1347 2 күн бұрын
Been baay sheegayan .ruunta sheeg waxaa ka danbeeya qabri
@YusufYusuf-n1o
@YusufYusuf-n1o 2 күн бұрын
doorashada yaan la dhicin
@AAli-g1p
@AAli-g1p 2 күн бұрын
Shaki lama aburo. Cirro waa gulaysanaya
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 күн бұрын
Kambeeynkii wuu dhamaadey, kii Allah u qorey Un baa heli. Wakhtiga ha iskaga luminin, wax aad awood u laheeyn. Ilaahey waxaan ka baryeeynaa in uu inoo soo saaro Madaxweeynaha Dalka iyo dadka Khayrku ugu jirro. Musharaxiintu waa wada Somaliland, Cidii Allah uqirro Un baa heli. Ilaahey Somaliland ha garab gelo, umadeedana quluubtooda burcada ha isku mariyo. Allahuma Aamin. Somaliland cadowgeedu ha jebiyo. Guul Somaliland Somaliland first
@AAli-g1p
@AAli-g1p 2 күн бұрын
@@halimamumin3643 Allah haku barakeeyo wll
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 2 күн бұрын
ciiidamadaa xuduuuda iaygana is ilaaliyaan leeyahay wataas dowladii doorashda ku walatee idinka is ilalaiya
@qoorc499
@qoorc499 2 күн бұрын
Dabagale. Wax yat. Ayaa. Kuu. Hadhay. Waa b Lagu. Eryayaa
@ahmedadem9102
@ahmedadem9102 Күн бұрын
Kolay xilku marwalba waa qori isku dhiib cidna kuma raagto, kaliya ku ixtiraam shaqadiisa massuuliyada uu inoo hayana kala shaqee ha u horayso illaalinta amnigu. Kolay waa waqti doorasho qof walbaana ciduun buu doonayaa inuu doorto midbaana inoo soo bixi doona kii soo baxaaba waa keenii.
@moseskaahin
@moseskaahin Күн бұрын
lama aamini karo saraakiisha booliska gaar ahaan Dabagale oo kulmiye ha loo fiirsado
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 Күн бұрын
Daba dhaqe waa wasakh
@allamahadleh2422
@allamahadleh2422 Күн бұрын
Ma xidhxidhey kuwii labada gacmoodba ku ridayey
@saamiaden7451
@saamiaden7451 Күн бұрын
Ciidanka ka xishooo
@apdirizakhazzan4679
@apdirizakhazzan4679 Күн бұрын
Been weey
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 21 сағат бұрын
𝐦𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐛𝐨 𝐧𝐢𝐢𝐦𝐨
@Achwakyousouf
@Achwakyousouf Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Kadraahmed124
@Kadraahmed124 Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@HibaqAli-b4r
@HibaqAli-b4r Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Wait… Maxim, did you just eat 8 BURGERS?!🍔😳| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 9 МЛН
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 2,9 МЛН
БУ, ИСПУГАЛСЯ?? #shorts
00:22
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,1 МЛН
natiijada ha aqbalan mucaridku anigu wan aqbalayaa natiijade
14:45
"Dhicitaanku ma ceebaa..." Faysal Cali Waraabe.
4:52
KF Media TV
Рет қаралды 8 М.
Wait… Maxim, did you just eat 8 BURGERS?!🍔😳| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 9 МЛН