Askari Xawaadle ah oo saaxibadiis oo abgaal ah qaab qabiil ugu dhex tooktey saldhiga D/Wadajir .

  Рет қаралды 17,698

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 70
@maslah345
@maslah345 2 ай бұрын
ALLAHA UNAXARIISTO GACAN KAXAQDARAN AYAA DISHAY QABYAALADU WAA SHAYDAANIMO
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 ай бұрын
WANAAGN ASXAABTA AALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
@YuulkaHool
@YuulkaHool 2 ай бұрын
Hala dil askarigaan askarta dilay
@AbuukarmuuseCabdullahi
@AbuukarmuuseCabdullahi 2 ай бұрын
Saldhiga Wada jir Askar Tuugo ah ayaa joogta walaahi 20$ ayay iga qaateenHabeen intay igu dhaheen waan kaa shakinay xataa waalidkay way la hadleen😢😢😢😢
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 2 ай бұрын
AbuukarmuuseCabdullahi sxb taas habeen walba ayeey igu dhicijireen waa sababta aan xamar uga soo cararay haaad kulabanayana mabda kaso horjeeda tuugada iyo caada taatayaasha Ayaan aas aasidoonaa taasna waan kutalajiraa dal aadan leheeyn waa dareen kujoog kaadii duligaas ayaa uguraaya koodase waay kudiidayaan sharcidaro Inaad sameeyso
@superfun1819
@superfun1819 2 ай бұрын
Xasbulaahi 😢
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 2 ай бұрын
Waa inla dilaa diya wax layraa ma jiraan sharcigu ha sarreeyo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 ай бұрын
Inaa lillah wa Inaa ileyhu.
@degan4
@degan4 2 ай бұрын
Xawaadle iyo Abgaal waa walaal ee iska dhaaf isku dirka😢😢😢
@Tasniim1
@Tasniim1 2 ай бұрын
Soomalia gadaal gadaal bay usocotaa xaalkeedu waa alow sahal. Waxaana ugu wacan koox kashaqaysaeysa oo aan ushaqayneyn Dalka & Dadka. Ilaa xabaalihii loo dhacay oo quud laga raadiyey. Allahuma najinaa min xaali damul jadiid.
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 2 ай бұрын
khabiilka sxb jooji ma fiicno khabiil ok
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 2 ай бұрын
Qabyalad hadee cidanka soo gashay dalkan hore uma socdo ee cidanka valwada leh halaga saaro cidanka
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 2 ай бұрын
Caku khabiil uf khabiil
@MohamedOsman-vr2nk
@MohamedOsman-vr2nk 2 ай бұрын
Sxb adiga qabyaalad ha hurin ilaahey ka cabso qabri ayaa ku sugaayo
@afrahap4406
@afrahap4406 2 ай бұрын
Subhanllaah
@NimcoJamaal-ft5ig
@NimcoJamaal-ft5ig 2 ай бұрын
Acuuduyeeeeey alow nabadbaadi
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 2 ай бұрын
Subxanaallah
@JamaalMasuile
@JamaalMasuile 2 ай бұрын
😮😮
@shairabdi
@shairabdi 2 ай бұрын
Subxaanallaah
@wabaxa
@wabaxa 2 ай бұрын
HADA MAANTANA MA WAXAD WADA IN AAD IS KU DIRTO BEELO OO AAD FIDNO KAL DHALISO MAGALADAV NIN WAA NIN ADIGA DOWLADA KU XERTAA OO LAGA QABTAA UMA AAD DHAXDOO KA DHALI NEEAO FIDNADA DULI FOQAL DULI
@shakarosman6702
@shakarosman6702 2 ай бұрын
Jooji qabyaaladda aad buufineyso indho buur.
@Mustafguuleed
@Mustafguuleed 2 ай бұрын
Jooji qabyaalada. Munasar. Baaritaanka hakohordhicin.
@Halimo-f1l
@Halimo-f1l 2 ай бұрын
Arintaan in askarigan aano qabiil Askarta U laayay waa wax cad oo munasar.Ka hor yaan ogaanay ee maxaa loo sheeg sheegaya miyaad Ka wada.Jooji qabyaalada maxaad Ka wadaa.Munasar iyo Raga la laayay Isku cidmiyaa.Maxaa Ku gubaaya?.
@ShukriCaliCiroole
@ShukriCaliCiroole 2 ай бұрын
Eyga haladilo qabil gobolada kunacnay no qabil
@BoqoramiinAli
@BoqoramiinAli 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarisfuadAbdikhalif-x2y
@FarisfuadAbdikhalif-x2y 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@canabiinadia
@canabiinadia 2 ай бұрын
Ninkaas waa shiiqaal indho weynow xawadle iyo abgaal ma aha dadka ha dhax dhigan
@FarisfuadAbdikhalif-x2y
@FarisfuadAbdikhalif-x2y 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 2 ай бұрын
Ayagu hayslaayeene daaa sxb alle ha isku diree😢😢😢
@Cadar49
@Cadar49 2 ай бұрын
Doqon naf biniaadam goday haku farxin
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 2 ай бұрын
@@Cadar49 walal waa sax cadar cadni mahadsanid lkn naftay umadii u keeneen anigu dalka majoogo lkn dhibaatooyinka aan uga tegey ayey umadii kuhaayaan habeen walba kuwo ciidamada sheegta ayaa idhicijiray subaxiina laamigaad ku arkee marka qalbigaa ixanuuna qof kuwii masuulka ka ahaa alle kasokow eey dhibaateeynayaan walal
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 2 ай бұрын
Reer ciilan oo ciil idiin qaba buu kasoo jeedaa ee Abgaalow aqligiinu ha shaqeeyo, Soomaali idinma jecla !!!
@canabiinadia
@canabiinadia 2 ай бұрын
Adaaa ciilan nijaasyahey qabiil qalbigada madoobeyay
@Qeyrqabto124
@Qeyrqabto124 2 ай бұрын
Ninkii non diley waa ladilaa laakiin adiga sida qaab qabiil ha u sheegin wanagaa ku fiirsano
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 2 ай бұрын
Soomaalidu badankeedu way ku farxaan dilalka loo gaysto beesha Abgaal !!!
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m 2 ай бұрын
Ninkan waxaa dhici karto inay shabaab adeegsadeen, si fursad uga heleen colaad waji kale yeelato, sifiican haloo baato ninkaan
@Cadar49
@Cadar49 2 ай бұрын
Waa run taa
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto qabyaalddu waa xun tahay Subxanallah
@maryansheikh4128
@maryansheikh4128 2 ай бұрын
WAXAA CEEB UGU AADO ODAYAASHA AAD SHEEGYSO INAY KA XAAJOODAN DIL BAREER AH EE AAN AHAYN MID QALAD KU DHACAY ODAYAASHAS AAQIRO WARA HAYSTO
@FaisaMusse
@FaisaMusse 2 ай бұрын
2:29 there's nothing to talk about . That man is died walking full stop... Abgaal wake up now R.I.P young brothers 🙏🙏🙏🙏🙏 may Allah reward you guys higher heaven 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr 2 ай бұрын
Salamad kuli aafad askara daroogaati waaye lakin dhulka yuan gaarin angel iyo xawaadle was dad walal ah
@hanansaid7394
@hanansaid7394 2 ай бұрын
😢
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 2 ай бұрын
Dabka hashidin dulmiga dhaaf mauqalantid wariye waxaankuu maleeynjiray wariye qumanlaakiin matihid ee ummada haiskudirin ittaqullaah
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 2 ай бұрын
Wlh waa yaab qabiil aan jiri jirin ayaa yimid
@abbdll
@abbdll 2 ай бұрын
Qabiil dhibkiisa waligeed waa soojiday ilaa dowladihii hore
@Efootball2025-f2s
@Efootball2025-f2s 2 ай бұрын
Xawaadle 😂😂 Sheikhaal dheh xawaadle maaha ninkaase
@The_Observer0000
@The_Observer0000 2 ай бұрын
Ninyahaw dadkan mashaqeestayaasha ah ee you tubeka Ku qaraabta Ilaahay sharkooda ha inaga qabto. War been ah bey aqriyaan.
@cilmisaney8311
@cilmisaney8311 2 ай бұрын
Waxa fiicana ina waxan sa saxaa la baararo Cidmada dowlada waxa qaldana
@abbdll
@abbdll 2 ай бұрын
Saaboow mabiilka maa laga dhaaftid
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 2 ай бұрын
Bizinka meel wada dhiig ah.
@maxamednuur649
@maxamednuur649 2 ай бұрын
Maxaa loso qaban waayey kii diley macalinki iskolka ee baada cede kiidileyna u ahaa abgaal
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 2 ай бұрын
Ninkaas reerkiisa diyee qaateen
@menhee7408
@menhee7408 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@anifaali4427
@anifaali4427 2 ай бұрын
Balaayo indha bulacleh kulahaataywar kan qablaad asaaa dhalay
@zanko6317
@zanko6317 2 ай бұрын
Wax isku dir ma jiro ninki nin dila waa la dali cadaalada ha shaqayso
@jamaalcalicabdala3603
@jamaalcalicabdala3603 2 ай бұрын
Maxaa qabiil keenay ninkii waa laqabtey beenta dhaaf Taas Waa munaafiq nimo
@Qeyrqabto124
@Qeyrqabto124 2 ай бұрын
Waryaa dadka ha isku dirin istubid ayaa tahay adiga qabiilada isku direysid
@BoqoramiinAli
@BoqoramiinAli 2 ай бұрын
❤❤❤❤🦍🦍🦍🦍🦍❤❤❤❤❤❤❤❤
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 2 ай бұрын
Bal eeg.qabiilayste askari ah oo.ka jabaabaaya dagaalo qabiil oo alshabaab hurinayaan inuu ka bixiyo jawaabtaas
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 ай бұрын
Munassarow dabka shideesid jooji. Kuwan isdilay waa Shabaab adna shabaab is qarinayo ayaa tahay. Dadka walaalaha ha isku dirin nacasyahow
@superfun1819
@superfun1819 2 ай бұрын
Aada Alshabaab ah
@Gulmudagirl
@Gulmudagirl 2 ай бұрын
Argagixisada weye munafaqu balaayo kugudhacday 👎🐺
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 2 ай бұрын
Askar.iyaga is dilayaan maxa laga qabaan kara
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 124 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 89 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 13 МЛН
Bisan: Update From North Gaza
13:49
THAW Victoria
Рет қаралды 55 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 124 МЛН