Asma Qurbaha laga Soo Waday, Boding School Samalia La Kenay, Fiiri Maxa ku Dhacay,

  Рет қаралды 23,513

Maxkamada Calasow 24

Maxkamada Calasow 24

Күн бұрын

#maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k Hargeisa Ku Guursaday

Пікірлер: 96
@najma649
@najma649 20 күн бұрын
hooyo walba caruurteeda ha haysato halka aad joogto qur aanka ku bar
@khadijabin8262
@khadijabin8262 20 күн бұрын
Subxaan allah warcaruuta gacantiina kuheesta
@munoabukadirgeeseey3335
@munoabukadirgeeseey3335 20 күн бұрын
Subxanallah wlh walidku ilmihisa inu haysto aya fcn
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 20 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 20 күн бұрын
Waa gabdho qurbaha lagu hayn waayay oo laga yabee hooyo kali ah inay soo korsaday lakiin waxaa qalad ah ilmahaaga in aad musafirisid waa.qalad wayn waxaa fiican inaad laguur did ogadid ilmahaga xaladooda
@Asnada-d5k
@Asnada-d5k 14 күн бұрын
Habo go ahead haujooji. Wax paste ah
@duniyakordahab
@duniyakordahab 20 күн бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw
@makoahmed7381
@makoahmed7381 20 күн бұрын
Edo macan hana ajar iyo xasanaad baad ka heli caawimaadaad caawinaysid Somalida Allaha hasoo hadeeyo diintii iyo dhaqankii bay isku khaldeen wa waxay uga baxeen diinta islaamka gabdhuhu hasbunallah wanicmal wakiil 🤲🤲🤲 Allaha hasoo hadeeyo somali Mohammed
@walaaltaagtigo9305
@walaaltaagtigo9305 16 күн бұрын
Salallahu caleyhi wasalam
@fadumomahamed9054
@fadumomahamed9054 17 күн бұрын
Somaliyeey gabadhan la wareysanayo maha caruurta qurbajoog say u hadlayso u fiirsada gabadhaan say walaahi ma aha
@fs292
@fs292 17 күн бұрын
Sax see wlhay ma ba aha. Xataa ( bording ) ma dhihi karto, qof si wlhy ah xafiis ma dhaho. “Office” Musalsal dhaha muzalzal na ma ahaa Z iyo S kala saara .
@Sumayabeauty
@Sumayabeauty 14 күн бұрын
Fahanka ma idinku yar Somalia ayay mudo jogtay hadana boarding school bay ku xirneed say wallahi miyay ahaane. Waligeed . Way jirta ina ilmaha lagu xiro melahaas…lakiin somali ma ogala İnay aqbasho xaqiqda
@kakalope5169
@kakalope5169 20 күн бұрын
Subxanallah subxanallah subxanallah yaa Allah illahayow umadda Soomaaliyeed u gargar
@user-vh1gk2hm5g
@user-vh1gk2hm5g 20 күн бұрын
Qaladka oo dhan waa dowlada Soomaaliya waa inay xirtaa xarumaha noocaas ah waa meel dadka lagu cadaabo runtii. Waalidka sidaas kugu sameeyay iska cafi. Alle ayaa adiga ku caawin doonee.
@hamdi27889
@hamdi27889 19 күн бұрын
I am sorry habo I will never,never,never take my sweet daughter insha Allah . Hanna tnkz for helping for Somali people tnkz❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@aanaan6027
@aanaan6027 17 күн бұрын
Luqmaan al hakiim Waa meel hoogtay oo caruurta lagu abuse gareeyo Waa in la xiraa meshaas gabi ahan bo hadii aan awoodi lahaa wlhi meel ma sii furnaan laheyn
@honeyadan6531
@honeyadan6531 19 күн бұрын
Asc wr wb.walaalayaal itaqullaha rabbakum. Diinta iyo waalidiinta dacaayada kadaaya. Subxana Allah
@HanaaHassan-n3u
@HanaaHassan-n3u 14 күн бұрын
0:54 0:55
@user-nj8yk4zv5w
@user-nj8yk4zv5w 19 күн бұрын
Ilaahay umadiisa ha u gargaaro, waalidkeedna ha la waraysto, caruurtan qurbaha joogta iyana dhib ayaa haystaa, waalidkoodna way ku dhibanyihiin. Inshallah khayr
@zahraabisye7937
@zahraabisye7937 15 күн бұрын
Alshabaab baa loo geeyey caruurtaan
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 20 күн бұрын
Subhanalaah balo idin kufsateey diinta maku been abuuranayaan,qof la aaminay ooilmo lagu aminay oo kufsanya ilmhu loo dhiibtey ,waaba shaydaan wol ugu xaree qofkaagi ,nacalad haku dhacdo qofka sidaa yeelaya oohadana islaam kuqaldaya umada islamka ,musiibana haku dhacdo
@sumadqaran
@sumadqaran 17 күн бұрын
Wax kasta ha rumeeysan
@sumadqaran
@sumadqaran 17 күн бұрын
Wax kasta ha rumeeysan
@rodahmohamed7946
@rodahmohamed7946 16 күн бұрын
Hana , sheydaankii oo qof ah weeyaan , ummada ilaahay ha ka qabto , dadka caqliga yar bey ka faa’iideysta ( akhlaaqdii waa ku ciyaartay ). Hadey xanuunsan yihiin mey u tagaan Therapist. Subxaana Allah.
@makoahmed7381
@makoahmed7381 20 күн бұрын
Because wa runteed diinta la nacsiiyay xasbunallah wa nicmal wakiil walaahii wa very sad walee it’s very sad somaliyeeyay dhaqan xumadan daaya please I worte this comment from Seattle Washington
@zeinababi3579
@zeinababi3579 20 күн бұрын
ASC walaale waa run hablaha yaryar ee lagenayo Somali waxa ilàtalisay walashay oo tidhih uguri inantada inan yar oo aan wax ba haysan marka anaa la joogay Somali oo diida inan inatayda nolosheda ka xumaato markan soo celiya waxa ay gashay jamacad
@iskufilen3148
@iskufilen3148 20 күн бұрын
Afsomali meel ow usocdo mahdmin😢
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 18 күн бұрын
waa gabdho fadaroway o laceliyay o toosay adi fadaro
@sahraali8379
@sahraali8379 20 күн бұрын
Waalidka waxaas ma umaleynaayo in ay ogyahiin, laakiin dadka meeshaas lageeyo waa dad loo taag waayay
@hawohosh9198
@hawohosh9198 20 күн бұрын
Dadka meshas la geeyo waa dad loo taag waayay laakiin meesha dhaqan celinta waa goobo shaqo loo furtay oo lacag laga sameeyo
@faadumozahra94
@faadumozahra94 20 күн бұрын
Alla Sahroy si kastoo loogu taag waayo, cunug aa dhalay meeshas uma quureen subxanallah..!! Qofki kudhaho dhaqan celisa ilma geysana kaga dig, anigaa marqaati ka ah dad jaahiliin oo aan naxariis laheen waaye dadka xarumahas hestoo
@ganggang1316
@ganggang1316 20 күн бұрын
8jir Dhaqan celinlageeyey Subxanallah
@hawohosh9198
@hawohosh9198 20 күн бұрын
Waa 18 jir
@nasramo-ei3zm
@nasramo-ei3zm 20 күн бұрын
somali waa qoom aan wali arkin waa umad bilaa naxariis eh
@cllahihuseen6531
@cllahihuseen6531 20 күн бұрын
Waa gabadh qaaliya
@user-sm6nz6pf1t
@user-sm6nz6pf1t 19 күн бұрын
SubhanalallAh waxasi wax baris mahaa SubhanalallAh
@kakalope5169
@kakalope5169 20 күн бұрын
Masha Allah
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 20 күн бұрын
Adigu markii hore maxa samayan jirta😂😂😂😂
@user-vh1gk2hm5g
@user-vh1gk2hm5g 20 күн бұрын
Lkn maxey tahay sidaan maxaa loo xiraa dadka waa la waani karaa keliya
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 18 күн бұрын
shiikh yade caynesa afka ku go
@sahraali8379
@sahraali8379 20 күн бұрын
Dadkiinaan wax wareysanaa yo hal dhinac baad wareeysataan
@ubahali2129
@ubahali2129 16 күн бұрын
Haabar kuugu dhaca aadiga iyo taan warka kaa koobinaysah
@apx_sage3459
@apx_sage3459 15 күн бұрын
Ilmo wanaagsan qof iska foogeynayo ma jiro adinka dhibka iska dhafa walidkiina ka danbeya ilaahayna ka cabsada
@fadumaabdulle9728
@fadumaabdulle9728 19 күн бұрын
Asc
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 18 күн бұрын
Hada ka hor waxaa jiray dhowr sano ka hor maamo wiilkeeda oo 18 jir ahaa la gu xareeyay xeryahaas dhaqan celis ay u yaqaanaan wiilkii maalin maalmaha ka mid ah wuu xanuun saday wadnaha laga qabtay macalinkii baa yiri casharka soo diyaari ka bax inuu wadnaha xanuunayo u sheegyay sariirtiisa waxaa loogu diray macalin ku sheeg mid ah wuxuu yiri soo kac hadaadan soo kicin dhibkii ku gaara adaa isku dhigay ma kici karo anaaba doctor u baahan ninkii wiilkii yaraa wuxuu ku blaabay haraanti wiilkii yaraa intuu kor u booday ayuu Macalin ku sheegii dhulka la galay wiil yar oo dheer oo lixaad ala siiyay alow kuu naxariiso ayuu ahaa waa dhiman doonaa nimankii kale ayaa waxay maqleen diririg iyo qeylo ardadii kale wiilkii yaraa way ku goobteen nimankii oo dhan waa la xir xiray fiilo sidii loogu waday nagtaa la dhaafiyay iyagaa is ka shifay dhiigu xaqdaro lagu daadiyo waa cajiib cidii sii oo jooga America ayaa la soo wss as cay ayadoo dacwo socotaa ogaa gabadha yar waxay sheegeyso waa runteed laakiin naagaha ilmahooda geynaaya halkaa waa la yaabaa waa ila qaldan yihiin ani waxaan dhihi karaa waa hooyo arxan laay ah damiir kii dhumisay gabadhaada haday ku aragto fud fudeyd hoos wax ugu sheeg u ducee saadiibteed adi ha ahaato alaha owlaada noo xafid
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 18 күн бұрын
Ardeydiina waa kala carareen waa siday rabeen hal kuma harin intaas baa idinka ilaabay boodinka waxaa lagu abuse ilmaha oo lagu jir dilaa hooyooyin ciyaaladiina halkaa ha geynina
@ahmedosman701
@ahmedosman701 20 күн бұрын
So sad
@AbdikhadirAbdiBarre
@AbdikhadirAbdiBarre 19 күн бұрын
Why eey diifka wajiga u marsaneeysaa qoftaan marka waalidkood waxeey arkeen baa jira lkn meesha la geeyay ayaa qaldan
@najma649
@najma649 20 күн бұрын
scw scw scw scw
@makoahmed7381
@makoahmed7381 20 күн бұрын
Subxaanallah walaahi somalidii dhaqankii iyo diintii bay isku qaseen iyaga diinta islaamka nacsiiyay kuwa diinta islaamka ka baxay xasbunallah wanicmal wakiil that why somali young women and men left the region of Islam please somali Mohammed haljoojiyo waxan aad ku dhaqmaysaan please I wrote this comment from Seattle Washington please stop this cultural that you are mixing with religion ha isku qasina diinta islaamka iyo dhaqan somali Hana edo please kuwa diinta kabaxay unasiixee ku soo cele diinta macaan ok
@sagalabdi3898
@sagalabdi3898 18 күн бұрын
Say walhi o afsomali aqrinkarto onafahantay 😂😂😂😂
@fartungurbis1039
@fartungurbis1039 18 күн бұрын
Dadka ilmohooda say u korsanayaa ayaga ayay u taal Naagtaan maxaaka galay
@ayaanmohamed3010
@ayaanmohamed3010 19 күн бұрын
Hana abuukar waa wof dana gaara leh oo diinta islaamka suurad xumeys kuwada
@user-fs7js6lk6h
@user-fs7js6lk6h 15 күн бұрын
Asc wallalo Hanna danogaara maleh, dhaqanka foosha xun bey soo bandhigtey. Bal gabadhaan yar dhageyso adoon ku dagdagin qofna.
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 21 күн бұрын
REERKIINII AAWAY MADACWEYSEY
@kiingeesay1341
@kiingeesay1341 20 күн бұрын
Subxana llah 😢
@Mascud12
@Mascud12 17 күн бұрын
Waa suun oo kale saan maleynayo
@bishiali1671
@bishiali1671 18 күн бұрын
hanna abuukar ha la hubiyo inay muslim tahay sababtoo ah dad caruutooda ayey gaalada u jaajuustaa muslimkana iyada suuraxuumaysa waa beenaalaayey
@saadaibrahim2910
@saadaibrahim2910 17 күн бұрын
Meeshu may tahay Walee meelaha ciyaalka Uma quuro
@maryankhalif5379
@maryankhalif5379 20 күн бұрын
i'm so sorry
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 18 күн бұрын
we uso sheektay
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 17 күн бұрын
Wlalayalow ciqaabta ay gabadhu sheegty dhaman way kajirtaa lkn kufsi majiro dad badan oo kaso baxay ayaan leyf u warysty ani oo will walalky ah kujiro wax kufsiya meshas kama jiro
@hamdiyamohamed4307
@hamdiyamohamed4307 20 күн бұрын
Waxaas daqan celis maha wa dilonimo bariis iyo edeb darro bariis
@abdihassan3637
@abdihassan3637 20 күн бұрын
Listen this should be talk on private as social worker do
@samsamadam9641
@samsamadam9641 20 күн бұрын
No nothing should be private things like this is horrible and wrong in caruurta saas loo ciqaabo oo youg teenagers traumatized looga dhigo is absolutely wrong no human beings should abuse like this am sorry but all those parents abandoned there kids should hear this story it’s so sad those parents don’t have heart this should be life lesson anybody need to go those boding schools plus those teachers they reb and sexually assaulted some of those teenagers so these stories and kids situations everyone should hear Evan their governments where these teenagers citizens they should report so they can get help there’s still thousands of teenagers kidis still live those hell boding schools , subxaanalaah Ilaahow u gargaar ciyaalkaas masaakiinta ah mey god help them it is scared situations am really so sorry may alaah help you insha alaah
@Qabyaaladdiiday
@Qabyaaladdiiday 19 күн бұрын
Meshaas ilmaha falagada noqdaa logu tala galay diinta macaan qasab maahan
@Qabyaaladdiiday
@Qabyaaladdiiday 19 күн бұрын
8 maxaa meel laga geynaa😢😢😢
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 11 күн бұрын
Miskiin
@FutoXar
@FutoXar 21 күн бұрын
Shukri sheikhey xaaladaa ka daa yaan dad laguu dalbane dadka ilmahooda ha udaba marine gabadhaan ILmaha saan ugalaysa waa reer Sweden Gothenburg Ila soo xiriira addressed ka hadaa ubaahataan inad dishan
@samsamadam9641
@samsamadam9641 20 күн бұрын
Subxaanalaah ma ciyaalka sas loo cadaabaa rabtaa hadana la qariyo anaa wiil aan eedo u ahay garab laga jabiyay meelahaas ciyaal badan oo ka hadlaayan arkay caruurta wa lagu cuqaaba xitaa boy wiil somali American ah wuu ku dhintay CNN kuu haysan jirey kaalaya dila waamaxay adiga xaasidnimada maxaa kahelaa subxaanalaah dadkoo dhan wayla ooyaan qisooyinka ciyaaladan adiciyaal malihid miyaa why bilaa naxariis raalina iga noqo walal
@faadumozahra94
@faadumozahra94 20 күн бұрын
​@@samsamadam9641somali in badana ciqaabta carurta u yaqaano tarbiyo, thats why caruurtena aad ugu qalafsanyihiin una halaabaan, tarbiyo iyo kalgaceyl lama siiyo, dil iyo jukees lee loo maleya ine ilmaha ku toosaan, Allaaha ku hadeeyo waalidka soomaliyed ine fahman waalidnimada ine tahay masuuliyad..!!!!
@FutoXar
@FutoXar 20 күн бұрын
@@samsamadam9641 Somaliyaa meel laisku cadaabo noqotay dameer orodkiisiina katag kii farasna magaarin damiirkaygu ima siiyeen ilmo yar oo somaliyed inaan youtube kushito dalkaygana bahdilo si yar oo hoose ayey wax ugu qaban kartay dowlad Ayaa meelkasta kajirta waalid xun europe iyo maraykanba way joogaan cadaan iyo madow soomali ma ilbaxdo
@najma649
@najma649 20 күн бұрын
maxaa laga xiri sideed sano waa caruur taasi waa wali cas
@hawadhemangedi2266
@hawadhemangedi2266 19 күн бұрын
Hooyadad maladies?
@CaliCali-hm4rr
@CaliCali-hm4rr 16 күн бұрын
Been badanaa gabadha hadalka waa ruugruugee beentee abaabulee Cunugta waalidka iyo ilmahoda ha is nacsiinin habartaan ayadaa diinta. Ka baxsan
@anabahmed9959
@anabahmed9959 20 күн бұрын
Gabdhaan sidey u hadleyso reerka rabtaa in ay soo qarxiso. Beenta sheegeyso
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 18 күн бұрын
iyada rabto se ku araktay
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 18 күн бұрын
adi maxa ku ogesiyey
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 20 күн бұрын
ma argaxisadii baa loo geyay dadkan waxay sheegayan waaba yaabe
@lulali6059
@lulali6059 20 күн бұрын
Garbaash waa suun ka.
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 18 күн бұрын
casi waliden a aheet abtiga ma ixtiramesa
@hawadhemangedi2266
@hawadhemangedi2266 19 күн бұрын
Hooyadad malaxiray
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 18 күн бұрын
hadi dar ala udhimatit ma ayaga kudilay
@maryankhalif5379
@maryankhalif5379 20 күн бұрын
wlh cunug aa dhashe sidee meel oga sotagtaa wlh walidka qar walid ma ahan
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 18 күн бұрын
balayo kuqar xisay
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 18 күн бұрын
kufsi kulaha
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 18 күн бұрын
war tan ya umada kaqabto
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 18 күн бұрын
beenlawyal
@KhadraAli-sr1rx
@KhadraAli-sr1rx 20 күн бұрын
Somali inay habar qaban been maha
@hawohosh9198
@hawohosh9198 20 күн бұрын
Mesha waa meel kolej ah oo caruur yaryar iyo dad waaweyn isugu jiro qeybta caruurta waa wax barasho, qeybta dadka waaweyn l waa dhaqan celis
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 18 күн бұрын
dhilo waye tan
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 18 күн бұрын
hadalka we so fakaresa wa waxe tan uso sheektay
@FutoXar
@FutoXar 21 күн бұрын
Khalad waaye ilmo 18 jir kayar in publicity loo isticmaalo
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 20 күн бұрын
She is not 18 Waala igudey kolkey leedahay waa 18 Suna ahanbaaloogudey. Fircooniga diinta ogoleen balse sunni waacaadi naagtan mayarayo waa adult
@lulali6059
@lulali6059 20 күн бұрын
@@Rimj-ur4be quf weeyn oo ninkii loogeeyo ka dhali karo in la gudo waa qalad, ama Sunni ha ahaado ama fircooni midna kuma haboono.
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 28 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН
Maxkamadda cawa kiis waliyeh ayeey heysaa 💔
33:30
Maxkamada dahir alasow
Рет қаралды 2,2 М.
MURUGO: GABADHI FANANKA DHALAY OO MUDO 26 SANO HOOYADED BAADIGOOBEYSO
36:05
DOCTOR-KII MAYDKA BADHAYEY EE LAKULMAY MUCJISADA!@sawdamqaalib
38:20
Sawda Qaalib
Рет қаралды 197 М.