Musjiso ugu waynayd ee family dhan oo soomaliya is dilay 🥲

  Рет қаралды 15,938

Asma

Asma

Күн бұрын

Пікірлер: 120
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu 11 сағат бұрын
Waxaad Tahay gabar qurxan oo caqli leh. Allah xijaabka hakugu soo hadeeyo oo haku jecleysiiyo aamiin aamiin
@NewsFusion24
@NewsFusion24 6 сағат бұрын
xijaabku gaalada kuma waajibin, ma dhaandhaamad baa tahay horta.
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu 6 сағат бұрын
@@NewsFusion24 Xasbunallah maxaa igu caaysey Ani maantaa iigu horeysey Wax gaalnimo ehne kamafahmine Xaqa Allah hakufahamsiiyo laftaada
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu 6 сағат бұрын
@@NewsFusion24 saan ayaaba chanal kuheysataa Afxumadaan
@MaryanCadey-fz1ts
@MaryanCadey-fz1ts 6 сағат бұрын
​@@NewsFusion24 omxa logu xijabin
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 6 сағат бұрын
​@@NewsFusion24gabadha gaal haku sĥegin Afkeeda kama haysid diinta dadka haka eryina adiga iyo iyada yà alle u dhaw ma ogid.
@BilanQorane
@BilanQorane Сағат бұрын
Hadaad aragtid dad aan isfahmin ama qof aan la fahmin family dysfunction ah mental illness baa jirah
@saharwafa7539
@saharwafa7539 56 минут бұрын
Maasha Allaah waxaa tahay gabar caqli badan familada oo dhan saan hadey u fakari lahaayeen wax ma halaabeen.
@EmalyusufEmaly
@EmalyusufEmaly 11 сағат бұрын
Allah ilmahaasa baa u baqayaa inay iyaguna is dilaan allow xifdi ilmaaha yar 😢😢😢😢😢
@JojoSeylac
@JojoSeylac 11 сағат бұрын
Amen Amen Yaarabi 😭 🤲
@mrbaashebaashe1493
@mrbaashebaashe1493 59 минут бұрын
Waa la dhimanayaa ee is astur adigu wll. Alle ka cabso
@zeinab-o6r
@zeinab-o6r 3 минут бұрын
Asma asc waan ku wataa caqligii oo qofa baad thy wll mansha a'llah lakin inad madaxa daboolato kugu wacnaan lahayd ❤❤🎉
@rahma_daqueen9297
@rahma_daqueen9297 4 сағат бұрын
Trauma is real. Thank you ❤!
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 5 сағат бұрын
Subxaanallaah Adigu isku khajil allaah ka cabso walaal
@Farxiya-z6g
@Farxiya-z6g 9 сағат бұрын
Ala xasan waan garanyaaa ilhy ha unaxariisto daris baanu ahyn waa runtiis reer hanti leh bay ahayeen
@xayaath62.
@xayaath62. 9 сағат бұрын
Wllo farxiyay ma ayada is gubtaaaa
@Aminaabdi-oo3jc
@Aminaabdi-oo3jc 8 сағат бұрын
@@xayaath62.Gacmaha ka gubatay kadib dhimashadisa loo so shegay kadib dhimatay
@fardoussaahmed794
@fardoussaahmed794 4 минут бұрын
Subxan allah😢😢😢
@GudoonIsmaciil-w1q
@GudoonIsmaciil-w1q 5 сағат бұрын
Ilaahay ha u naxariisto miskiinka waanka nexee
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 6 сағат бұрын
asma dauus legendey girl nolow asma walal run bad sheegtay keep giong asma fromBoston from laascasnood
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 4 сағат бұрын
Walahi waa murugo weyn... Reer dhan oo silic crur bdan ku dhaly sii dud iyo soo dud bey ku noolaayeen.
@asmaismeal3078
@asmaismeal3078 12 сағат бұрын
Sheekadu sida mahan asma gabadha jarban nahay minyaradi iyo ninka iyo laba caruroy udhashay bay gubtay gabadhi iyo ciyalki wadhawac ninkii lkn wudhintay wuxuna ku dardarmay inan laxidhin gabdhasi oo ciyalka agonta noqday hoyo lana noqon iyada minwaynti ahayd
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 12 сағат бұрын
Wallee sidaa ma maqlin walaaal ma run baa
@Aya-cw9xv
@Aya-cw9xv 12 сағат бұрын
O gabadhi may noshahay wll
@ashaoali8020
@ashaoali8020 12 сағат бұрын
Walaal marka minyaradii madhimatay oo min weyntii manooshahay.
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 9 сағат бұрын
Beenaleey baad tahey ilaahey ka godey caruurgubatey ma jirto
@AshaJamac
@AshaJamac 2 сағат бұрын
Qaawanaantaada miyaanad arkayn
@djoharafarah9319
@djoharafarah9319 Сағат бұрын
Waa runta huno
@ashaoali8020
@ashaoali8020 12 сағат бұрын
Gabadhaan wexeey waayeen wax ilaahey yaqaan oo kaladhexgala
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 12 сағат бұрын
Ninka waa Garxajis naagta waa Habarjeclo subxllh 😢😢😢😢😢sad 😔
@baismail7521
@baismail7521 11 сағат бұрын
In lakala dhex galaa wacnayd labada reer guurtidoodu way gabtay shaqadoodii inkastoo qadarka alle qornaa inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
@Barack736
@Barack736 2 сағат бұрын
Walahi wa run😅😅😅
@marwo_8031
@marwo_8031 4 сағат бұрын
Very sad😢 I hope ilmaha in Holland lagu so celiyo.
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 9 сағат бұрын
Carrurtii caruun hooyodo kumasana saaayeh
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 сағат бұрын
Waa 7 caruurta hargeysa joogta iyo ka jirran ee Holland 🇳🇱 lagu hayo iyo baby ay uurkiisa lahayd
@zainab4280
@zainab4280 8 сағат бұрын
Waasax Maashaalaah dadka Labafadhematay Wakhtegoodadhamaaday janade allaha gayo Ameeeeeeeeeeeeeen
@hamdahassan3685
@hamdahassan3685 8 сағат бұрын
Plz habo leave them alone just make a dua for them bce they are gone Allah ha u naxaristo
@Ikismn123
@Ikismn123 3 сағат бұрын
Fadlan xijaab qaado gabadhi waa cawro
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 9 сағат бұрын
Fuuruuku waa suuneel allah baabananeyah
@FaraxMaxamud143
@FaraxMaxamud143 3 сағат бұрын
Noloshu caqli ayey ubaaaahantahay lkn Ani Somali wankayaaaabay illlaaaahow na amaaaanso
@soubanhoch4555
@soubanhoch4555 9 сағат бұрын
Allah isku madirin hey wa shadan bah iskudireh
@safiaabdullahibrahim3730
@safiaabdullahibrahim3730 3 сағат бұрын
INALILAHHI WAINAELEHI RAJIUN
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 9 сағат бұрын
Niin allah uunaxaristoo maayeh lagca aabbo baalaaleh caruurta aabbo ba jecyll oo edoyi ku baa sanayeh
@momnasrojamac6285
@momnasrojamac6285 4 сағат бұрын
5ta wadanka jooga waxaa ka daran kii dhaqtarka yaalay mee asmaay
@HamdaCabdisamad-i1z
@HamdaCabdisamad-i1z 6 сағат бұрын
Horta run iyo been waxay tahay garan mayo wlhi lkn saka sheekodooda la iga sheekaynyay ee reerka u inanku ka soo jeedo la sheegay in horay walaalihi is dilen wllki gabadhisa dibada ku dilay 😢😢 marka anu waxan odhan kara waa mucjiso kale Illahye ha u naxristo imka labadaba somaliyay dib hala iskugu noqdo wlhi waa arin lagu cibro qato 😢
@fatimaabdi8996
@fatimaabdi8996 8 сағат бұрын
Asc abayo horta Allah ka cabso uducee dadka waa marxun wanna maka sheegin u dua moye
@geenyoegal1635
@geenyoegal1635 Сағат бұрын
😢😢😢😢
@NimcoNimco-r5e
@NimcoNimco-r5e 5 сағат бұрын
😢😢😢😢😢
@shamsaalihassan1475
@shamsaalihassan1475 6 сағат бұрын
Waa runtaa.
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 9 сағат бұрын
Caruurta waa adeero iyo edoyi moowaanhee qofka marabaneh
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 9 сағат бұрын
Wlh waa kanaxay qoskas😢😢😢😢😢
@JojoSeylac
@JojoSeylac 11 сағат бұрын
Subxanallaah 😭 allaha unaxaristo hadii lesfahmi wayo hala kala tago
@ashaoali8020
@ashaoali8020 12 сағат бұрын
Inaalilaahi wa,inaa ilaahey raajucuun
@cloudypandas5681
@cloudypandas5681 4 сағат бұрын
Abayo hijabka hiro
@HayatHufane-w1n
@HayatHufane-w1n 12 сағат бұрын
Hn illahy qof qof kuma diro camalka shedanka haku wecinin alle Alle wuxu jeclyahay in la isku wamgsanado mar kaste wanag is fara sow ma dhaho alle casa wajalah So rabiga iska baro Intad bila cilmi afka ku macanenesid
@kiki-qe9hy
@kiki-qe9hy 7 сағат бұрын
😢
@ashaoali8020
@ashaoali8020 12 сағат бұрын
Allah inankaan waa dulmanyahay
@Aaamina12
@Aaamina12 12 сағат бұрын
Ilmahan ilahay aya u maqan😢
@ugbadosman2204
@ugbadosman2204 12 сағат бұрын
Wll gabadhu way hinaastay sidaasbay ninka ugubtay
@Naisa641
@Naisa641 11 сағат бұрын
Oo hadii lahinaaso ma ninka lagu bayaa
@baismail7521
@baismail7521 11 сағат бұрын
Aakhiro hinaase qiil ma noqonayo xaqoodaa loo kala qaadayaa ilahay ha u naxariisto labadaba
@nnoras
@nnoras 8 сағат бұрын
SubxaanAllah that’s madness
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 8 сағат бұрын
Nin Waalan buu ahaa Habarjecelo Ku waashay Muuse Biixi manin iyo Naag isqabuu ka shaqeyaa
@hibamsalaad9842
@hibamsalaad9842 10 сағат бұрын
Waxaa laga yaaba in familka heystay mental illness ninja iyo xaaskisaba hadan somali nahayna mental illness waxaan moodna wax iska normal ah . ALLAH HA UNAXARIISTO CARUURTANA Allah ha xifdiyo😢
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 5 сағат бұрын
Hollan dadka jogo dawe ku socdan wa wada sick wan ka naxay rerkan wlh alaha u naxaristo
@hibamsalaad9842
@hibamsalaad9842 2 сағат бұрын
@@Nuurahassan7 amiin
@FM-gw8lx
@FM-gw8lx 8 сағат бұрын
True
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
@املمحمدالهاشمىالهاشمى 9 сағат бұрын
Walal hada wa dhintiin ee uu ducaya wa bes
@kaltunmohammed9821
@kaltunmohammed9821 10 сағат бұрын
Waa xanuun salamay
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 11 сағат бұрын
Allow u naxariisto 🤲🤲🤲😭😭😭
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 12 сағат бұрын
Allaha koriyo carurta😢
@kiki-qe9hy
@kiki-qe9hy 7 сағат бұрын
I know walahi 😢😢😢😢
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 7 сағат бұрын
Subxallah
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 9 сағат бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲.
@fabu2526
@fabu2526 2 сағат бұрын
Qof waalan bay ahayd isna nin daciif ah buu noqday. Xaq buu u lahaa inuu furo oo ilbaabka ka bixyo. Liana isagaa masuulka reerkiisu saaran yahay. Qadar baase ka soo hormaray.
@aslyshiekh9110
@aslyshiekh9110 11 сағат бұрын
Allah ugargaro caruur yar
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu 11 сағат бұрын
Ilmaha hadii Holland loocelsho soo gaaladu qaadan meyso
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 4 сағат бұрын
Alla wa musibo wlhi 😭
@Michealfot
@Michealfot 10 сағат бұрын
Qabiiloow Aabaha was 😢😢😢😢
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 8 сағат бұрын
Because Hooyo xumasa waa Hooyo kasojeda maaraba muuruko baa uudaneh oo abbo qoqolinayah oo jecyll baa maaliwaayeeneh somaliland allah ka absada oo caruurta adeerto iyo edoyiko siiyah
@khadijahussanabdi9591
@khadijahussanabdi9591 6 сағат бұрын
Aaxaah😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 9 сағат бұрын
Naagtha shadana baa niinka uu laakuumayeh
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 8 сағат бұрын
Maaka reer toolko baalaafadinah EE réer abty asika faadiya xafadoka waa kaabakaya réer abtygo
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 3 сағат бұрын
saxib qoraalka si nidaam san oo hadiiba lafahmi karo uqor
@Ilham-ly1cc
@Ilham-ly1cc 9 сағат бұрын
This is crazy
@kaltunmohammed9821
@kaltunmohammed9821 10 сағат бұрын
AIIHAA HUNAXARISTO
@kaltunmohammed9821
@kaltunmohammed9821 10 сағат бұрын
😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 3 сағат бұрын
Naag yurub ubaratey africa ma joogeyso carurtoda u dhafa hawenka meshey rabto hala addo.gurso naag kale oo africa joogto maxa ka tag tan .naguhu wa kibren yurub beyraxo mooden .walahy manta hadan awoodo wan guurilahaa ee mel an addo ma garanayo .yurub wan ku daley.
@AmaalAhmedjaamac
@AmaalAhmedjaamac 9 сағат бұрын
Subxnllh crurta hargeysa jogta wa 6 iyo midh brleysa o qurbi lgaga yimi gbdhuna wy hinasty o xaldedu waliby ahyd
@kaltunmohammed9821
@kaltunmohammed9821 10 сағат бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 3 сағат бұрын
Idoorku naago maleh wa subxanyo wa naago dhib badan wax la gursado ma ahan halaga cararo.wadan nabad ah bey hestan mey joogan dalkoda oo imansadan haduu hanti leyahy.nolosha yurub ee qabowga ah maxey ku fali .
@khadraamiin9875
@khadraamiin9875 12 сағат бұрын
Sad news 😢
@NajahIndho
@NajahIndho 10 сағат бұрын
Subhanallah 20 sano silic ah hadana geeri caruur aduunki lagu cidleeyey ala asmay aniga waxa igu dambeyaa asagoo Facebook marba video so dhiga oo leh reer hebelow iga qabta subhanallah furniinka illahay wuxu u baneyey in lagu kala nafiso😢😭😭😭💔
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 3 сағат бұрын
Somalida dhaqan xun bey leyihin dadka ma kale badbadiyan ee wa isku diraan.maxa labadan qof ee qurbaha ku soo kale tagey la iskugu soo celiyey wa khalad illahy guurka siduu ubaneyey ayuu furinka u baneyey labo qof is rabin la iskumo khasbo.dhibkan ba dhici iyo wax ka xun. Hada carurti hoyo maleh abbo maleh wa wax laga xumado.
@UmmzaynMoussa
@UmmzaynMoussa 10 сағат бұрын
ilmaha waxadaweyn kara inaDiinta sifican lubaro siay naftuda iyo walidkuda uguduceyan. Reer somaliland waxan idinshegaya carurtasi inan lagu celin balad kufar abohuda udardarmay isagarabay inay dinta ubartan hajugan wadankuda xolha abuhudan bisniska halugu furo waxaba mayalan yaurb jab iyo hog bayala
@Michealfot
@Michealfot 10 сағат бұрын
Adiga tii Ilahay ku farey ka tagtey kawaran, Akhiri u shaqryso
@ilhan687
@ilhan687 3 сағат бұрын
Qorgaabeye adig waxaad tahaye islam. Fiican ɓal dad dhiintaye baan wax ka sheegaye
@amalabdisamed7761
@amalabdisamed7761 10 сағат бұрын
Maaha 2020 ayuu aabuhu hargeisa tagay oo naag soo guursaday ,iaydoo uurleh oo dhibaataysan ayuu sanad dhan ka maqnaa,kadib markuu soo noqdayna 2021 muu acknowledge garayn gardaradiisa,ilmihiisana guriga ka carartay stresska dartii wayna is dishay,ninka ayaa gardarada bilaabay oo stress ku saliday gabadha maskiinta ah .😢
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 8 сағат бұрын
Ha walal wa xanun runti hoyo sandkasta daleyso o ilma xanunsan laxariro marku daryeli laha nag sogursadhe ya udidhi iney walato Ax dumarka somaliyed sey ulahey sanad kasta nin sheydan ah kurewo marka danbe halkasu kasi kawaregi ..gawadana waxey isku dishe wa buqa guriga hoyadha iyo abaha ..waxan 30 sano kahor marku aba hoya lagurashe nolasha wan nacay dagalka guriga balse wagas qurba manojogin Environment icawiye
@amalabdisamed7761
@amalabdisamed7761 8 сағат бұрын
@@yusramaalim4865 haa Walahi waa xanuun, hooyo unbaa meelkasta ku Dülmen.
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 5 сағат бұрын
Naa is astur oo ilaahay ka cabso
@Hanna_Degen
@Hanna_Degen 10 сағат бұрын
Been badan
@ilhan687
@ilhan687 3 сағат бұрын
Walaahi waxaad tahaye qof madhan
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 4 сағат бұрын
Adigu maxaa kula nooshahay kan jidka aad isku dhuuqdhuuqdan .... Dumarkayaga soomaaliyeed waaa gob ...is riix riix kadib waa uun jacayl waxa la iskula jooga.
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 8 сағат бұрын
Tallo. Ma. Haysid. Gabaray. Iska. Aamu.
@MarshalBruxell
@MarshalBruxell 11 сағат бұрын
asma adoo wajiigaaga saxda dadka tusi karin miyaad rabta in aad dad been ay ka rumaystan wale naag ka jaaaahilsan ma jirto asma xuux ado 69 jir ah yaabka adunka😂🤣😅folxumadaad ku kalsonow horta
@safahomer.
@safahomer. 10 сағат бұрын
Kalsooni darraa ku haysee orod soo nafis nio
@MarshalBruxell
@MarshalBruxell 10 сағат бұрын
@@safahomer. kalsoni dharo waxay haysa asma walaahi waayo iyaado habar ah 69 jir sida oo wajiigeega saxda camka hor iman karin bay rabta in ay wax no sheegto lakin ya wax ka rumaysanaaya qofna yaabka adunka
@safahomer.
@safahomer. 10 сағат бұрын
@@MarshalBruxell yadoo habar ah bay Kaa quruxbadantay waxaasaad la gubanaysaaye hus anagaa rumaysanaynee asma ku dhex gashee
@MarshalBruxell
@MarshalBruxell 10 сағат бұрын
@@safahomer. yaabka adunka wa habar stresss qabta oo social media ka raadisa attention folxumaada adunkana way qabta yaabka adunka
@AshaMohamed-o2d
@AshaMohamed-o2d 9 сағат бұрын
@@MarshalBruxell 😂😂😂 koley kaa waji qurxan adiga 😂😂
@aragsanismael4912
@aragsanismael4912 7 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢
@kiki-qe9hy
@kiki-qe9hy 7 сағат бұрын
😢😢😢😢😢
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
Waxaan caloosha ku yareeyay ee isku dhuubay
9:48
Asma
Рет қаралды 5 М.
DEG DEG C/LAAHI QURUXDA QOYSKA OO FARXAD SHEGAY DUMARLANNA UQUUS GOOYAY
17:56
Beyond the Debate | Dr. Zakir Naik | 142
3:14:33
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 1,3 МЛН
TAARIIKHDA QURUXDA BADAN EE SOOMAALIDA IYO SIDAAN AHAAN JIRNAY
33:21
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,1 М.
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24