No video

Heesta - Sabaalo - Warda Siciid iyo Axmed Jaceyl.

  Рет қаралды 154,305

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Erayada Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Singub)
Waxa hore u wada qaaday Saynab Xaaji Cali Baxsan iyo Cali Diiriye, markalena waxa wada qaaday Aamina Cabdullaahi Xirsi iyo Axmed Gacayte Yuusuf.

Пікірлер: 69
@KeefkeefTVChannel
@KeefkeefTVChannel 7 ай бұрын
Sxbyaal heesta iyo magacu isma laha ee Iska saxa, waxa heesta halkudheggeeda la yidhaa SABAALO, Waxa ku luuqeeyaa Aamina Cabdillaahi Xirsi iyo Axmed Gacayte Yuusuf, ereyada heesta waxa hal abuuray Maxamed Cabdullahi Ciise (Singub).
@sandhereabdullahi5088
@sandhereabdullahi5088 7 ай бұрын
HORTA ALLAHA UWADA NACARIISTO DHAMAAN. LKN GACAYTE IYO AAMINO WAA 80 DHAMADKI MAFKAY DIB U QAADEEN. LKN HEESTA "SABAALO" CALI DIIRIYE IYO BAXSAN BAA QAADAY 68 AMA 69 KII. OROGINALKANA AYAGAA LEH OO KUSUNTAN.
@Ami_Hillow
@Ami_Hillow 2 ай бұрын
1963 aya la qaadey, original version. Ruwaayadii sanguub..
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 7 ай бұрын
Heesaha ay Ka Muuqato Dhaqanks Iyo Xishoodkabaan Ka Jeclahay Ku wan danbe ❤
@Nqpqpql-sp6gs
@Nqpqpql-sp6gs 4 ай бұрын
This song become one of my favs ngl
@fadimiinachannel788
@fadimiinachannel788 7 ай бұрын
Sacba waysha uu dhalo sanka kalama rooroo sidig kama jeclaadee ❤
@avvsadiqadanali
@avvsadiqadanali 7 ай бұрын
Dhaliyaradaan waxay leeyihiin telent fun coddeed wayna isu Kal sooyihiin sida kamuuqata m.a qofku waa inuu San qof kale iska dhigin ee uu codkiisa ku Kal soonaadaa keep going Warda iyo Axmed
@jhashim739
@jhashim739 6 ай бұрын
Lakin dhaqankeenii kama muuqdo sorry bahdil maaha Waa saxid
@khadarshugri2981
@khadarshugri2981 6 ай бұрын
Best qaaci Ahmed jacayl boqorka codka
@osmanheymoy5527
@osmanheymoy5527 7 ай бұрын
Erayadda waxaa lahaa Abwaan singub ee iska saxa qoraalka idinkoo mahadsan
@billeabdi1061
@billeabdi1061 7 ай бұрын
Waa sax huno malaha ayagaba fahansaneyni 😂😂😂
@axmeddaauus5266
@axmeddaauus5266 Ай бұрын
Heestan waxan ku xasuusta raag badan saxiip ahayn waxa ka mida Ridwan cisman lipaan mr xogsade iyo Dahir Ahmed cali maxamuud mr.dahir madowe iyo mursal farax ahmed maxamed shapeel iyo c/risaq wali maxamed muxumed iyo sayid cali c/raxmaan maxamed Dahir mr.sayidka barkeysan iyo xamse mawolid Ahmed ismacil Daaad iyo ahmed guled ismacil cige mr Ahmed diiga iyo garyaqan muparik ismacil Nuur xirsi iyo c/wali maxamed Aadan iyo japriil Ahmed shapeel iyo maxamed muuse maxamuud Ahmed garnel iyo ciise apdi xasan oday iyo mustafe mahad bashiir mr.mustafe omar .mar labad ayan dib u dhageysanaye anigu ku sugan Dalka qadar ruunti cswa waxan galay xasuus 12/7/2024 waa hapeen jimacaha sacado waa 12:30 Am
@mukhtaar_officiel
@mukhtaar_officiel 27 күн бұрын
Dunidaba noocas ah shp raagu ma wadda joogan lkn way kulmi donan mar uun haddi la nool yahay
@xasanadan573
@xasanadan573 7 ай бұрын
Masha alaah nolada dadka iyo dalka sugantoda so noleeya
@user-gj6lz4he7b
@user-gj6lz4he7b 6 ай бұрын
sharmuud😂😂
@user-iq4gg6vb2s
@user-iq4gg6vb2s 7 ай бұрын
Sabaalo kuwan leh saxa sawta Qoran yaab.. Dadkii ehelka u ahaa baa heesaya garan maysaan.. Saxa ku lahaa.. Hadaba waxa sax u baahan laba seerna igu waydin maaha waa laba seebna igu wadin waa kan laashka saxiimada labada ulood ujeedaduna waa laba si Ama cid kale igu wadin fahanoo ❤good gacayte sidiisii buu gadhku u jaran yahay... ❤Waaaaw asal ciyaal berbera ❤
@Xog-Maal41
@Xog-Maal41 7 ай бұрын
Barta muslinka ayay dhigeen ❤🎉
@Nursalah2
@Nursalah2 7 ай бұрын
Heestii Sabaalo weeyaan wah
@buulo_ukunxafada1665
@buulo_ukunxafada1665 7 ай бұрын
Magaca heesta iska saxa heesta waxaa la dhahaa SABAALO
@JAMHAD10
@JAMHAD10 7 ай бұрын
Hayga goosan caawo ❌ Sabaalo ✅ Maxaa idinku dhacay Astaaneey!!😂😂
@FahimAnimals
@FahimAnimals 7 ай бұрын
It's amazing song😊😊
@user-xs2qw2go8u
@user-xs2qw2go8u 15 күн бұрын
❤❤❤❤sooo bdiiii
@CaliMaxamed-os1oo
@CaliMaxamed-os1oo 3 ай бұрын
Wllhi heestaan markaan maqlo waa qiiroodaa 😂 wayo waxaa ay ka hadlee siduu yahay jacel🎉 ❤ waa isaantay wayoo❤
@mukhtoabdi8861
@mukhtoabdi8861 7 ай бұрын
Gabadhu aad bay ugu dhawaysay codkii aamina cllaahi ale ha unaxariste
@Ami_Hillow
@Ami_Hillow 2 ай бұрын
Ereyada qalad badan ayaa ku jiro! Directors of the show, ARE YOU NOT ASHAMED OF YOURSELF!!
@Asia12879
@Asia12879 7 ай бұрын
Heesta sabaalo aamina Abdullahi io ahmed gaceyte 🤞🤍
@mukhtaar_officiel
@mukhtaar_officiel 27 күн бұрын
Diib ayay uso qadden 80ad lkn original iyagu malahayn wll
@ajqammariye5081
@ajqammariye5081 7 ай бұрын
Legendkii ciise muuse,khaalidoow inagay hawsheenii ina sugaysaa
@filsankaarshe7472
@filsankaarshe7472 7 ай бұрын
Heesta magaceeda iska saxo
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 7 ай бұрын
Erayadii Cali Diiriye cigaal cali Gaab Hore waxa u qaadey Baxsan iyo Cali diiriye Waxa la odhan karaa way keeneen warda siciid iyo Axmed jacayl😮
@maameabdi1416
@maameabdi1416 7 ай бұрын
First commente and llike😊
@user-dj8yn3zi7f
@user-dj8yn3zi7f 7 ай бұрын
Salku digital ayaankuyeh Samir aan lahano😢❤
@abwaanjidhoon7897
@abwaanjidhoon7897 4 ай бұрын
Heestan original keeda waxa qaada cali diiriye cali gaab iyo baxsan waxase kusoo caan baxay markii dambe gacayte iyo aamina cllaahi
@Ubaxqli-yw9tm
@Ubaxqli-yw9tm 7 ай бұрын
Halkeday dhigen heesta🎉🎉🎉
@MoIntertains-hk1ix
@MoIntertains-hk1ix 7 ай бұрын
Xitaa ma aysan soo dhoweeyn sorry.
@guleidomar8972
@guleidomar8972 6 ай бұрын
Tiiyaraydee rer berbera ma muqdisho tagtay
@nuursilent9291
@nuursilent9291 7 ай бұрын
Ha iga goosan caawa 😂😂😂😂 iyo sabaalo maxaa iska galay
7 ай бұрын
Xasuustii Axmed Gaceyte iyo Aamina Cabdillahi
@alisharifadan7276
@alisharifadan7276 7 ай бұрын
Heestaa malahayga waxaa ladhahaayey sabaalo Erayadii Maxamuud Cabdullaahi Singub Waxaa horay Uqaaday Seynab Xaaji Cali Iyo Cali diiye .
@peaceandlove8760
@peaceandlove8760 7 ай бұрын
aamina cadulahi iyo gacayte
@user-vy2zq9sy1h
@user-vy2zq9sy1h 6 ай бұрын
10/3/2024malina an ilawi doniin ano jooga addis abba anigo
@HibaaqAynanshe-um6px
@HibaaqAynanshe-um6px 7 ай бұрын
MAANSHAALLAH THE YOUNG GENERATION ❤❤❤❤❤
@sumayamaxamed9031
@sumayamaxamed9031 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 5 ай бұрын
Laba seegna igu wadin.
@musiiabdirahman5767
@musiiabdirahman5767 7 ай бұрын
Erayada Singub
@mohamedmukhtar8609
@mohamedmukhtar8609 7 ай бұрын
Heesta iyo magacu ismalaha ...waa sidee tolow
@armankhan3740
@armankhan3740 6 ай бұрын
This feels like eating food without salt. Dadkani miyey sarqaan sanyihiin? Miyeey laxanka heesto?
@wardayusuf3857
@wardayusuf3857 7 ай бұрын
Saxibaday da aan hawada kala saxiibay waxan kugu jecelay magacayga iyo codkaaga dahabigaa wllo iskadaa heesa music ah hoosbay sharaftaada udhigayaane waa talo walaalnimo
@jhashim739
@jhashim739 6 ай бұрын
Heesta way keeneen runtii lkin gabadha ayaa waxaa halleeyay MAKE UP ka😂. Wiilkana timaha ayuu sixun ujartay - hadday make up ka iyo timaha sixi lahaayeen waxay noqon lahayd heestii qarniga👏
@somalimusicport
@somalimusicport 7 ай бұрын
heestan sawkii lahaa maaha sangub mida labaaad magacan lama odhan jirinne miyaa cabsanaydeen marka soo gelinayseeen
@afgaradmediaproduction3569
@afgaradmediaproduction3569 7 ай бұрын
Magaca heesta iska saxa Sabaalo ayaa la dhahaa
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
: ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔🥺😂❤❤❤
@user-gj6lz4he7b
@user-gj6lz4he7b 6 ай бұрын
3:31
@user-uo8kt2si4n
@user-uo8kt2si4n 7 ай бұрын
Musishanku ha iska saxaan iyaga ayaan garan tonkii yaryarku luuqdeea leexatay khalad kuma laha
@ismaelahmedali7840
@ismaelahmedali7840 6 ай бұрын
qaaci jiibta iyo jaanta la isla helay
@sudesaid8059
@sudesaid8059 7 ай бұрын
Waxba kama khsldana say ulabisayihiin gabadha iyo wiilkaba
@MukhtaarCosmo1
@MukhtaarCosmo1 7 ай бұрын
𝐆𝐨𝐨𝐝...𝐩𝐫𝐨
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 7 ай бұрын
isaaaq nimadu ha sarayso
@zakimaano7186
@zakimaano7186 6 ай бұрын
Gabadha uma hayo
@peaceandlove8760
@peaceandlove8760 7 ай бұрын
magaca heesta kunoqda
@abdifitaxyare2281
@abdifitaxyare2281 7 ай бұрын
Lkn ogada inanka iyo inanta way ugadhisa codka fananin badan oo hada jogan ayay dhaman iyago sidan uyaryar wax kale hoyge fankq wan wata
@abdiazizawdahir4507
@abdiazizawdahir4507 7 ай бұрын
Waar inantu cod macaanaa. Codka stylka lebiska inantu wax kale.
@user-ct2pv8bc1r
@user-ct2pv8bc1r 7 ай бұрын
Waar magaca heesta maa iska saxdaan! Lol
@AbdiqaniJacfar
@AbdiqaniJacfar 4 ай бұрын
❤❤😂😂🎉😮😮😅😊😊❤😂😅😊
@user-uo8kt2si4n
@user-uo8kt2si4n 7 ай бұрын
Hala saxo dhawaaqa musiga si codka ay u raacaan
@Amiincj8
@Amiincj8 6 ай бұрын
Haduu samir wax tari lahaa
@user-gj6lz4he7b
@user-gj6lz4he7b 6 ай бұрын
Sakooye😂😂
@user-cs2df4wu6e
@user-cs2df4wu6e Ай бұрын
Akh heestii waaad wasteen🤮😂
@user-si6ws9uz6n
@user-si6ws9uz6n 7 ай бұрын
😳😳😳😳😳😳😳
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 8 МЛН
Warda Siciid iyo Axmed Jaceyl - Heesta Dheeldheel Dhab u-fiirso.
7:18
Tufaax Darajo iyo Mukhtaar Osman  | GOOGAA | 2018
7:50
Haataf Abdi
Рет қаралды 3,3 МЛН
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН