"Aabbo I cafi"| Short Film

  Рет қаралды 158,574

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Aabo Oh! Father

Пікірлер: 218
@mohamedholland7768
@mohamedholland7768 Жыл бұрын
Mahad Ibrahim waa jilaa dhalinyaro ah oo aad ugu wngsan habka jiliinka dhowr musalsal oo uu qeyb ka yhy ban daawaday xogmaal media qofkii daawaday baa garan.
@maryanmukhtaar8708
@maryanmukhtaar8708 Жыл бұрын
Aduunka aabahyba u jeclahy ilaahow icaafi😭🤲🤲
@boqoradainayaasiin3782
@boqoradainayaasiin3782 Жыл бұрын
Amiin yrbi
@nasrenhazzn7664
@nasrenhazzn7664 Жыл бұрын
Amiiin Yaa Allaaah🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@CcasiisCismaan-y1s
@CcasiisCismaan-y1s Жыл бұрын
aaamiin yrabi
@habicabdi797
@habicabdi797 Жыл бұрын
Aaamin Aaamin alle ha kuu caafiyo wllo
@tayibyasin4796
@tayibyasin4796 Жыл бұрын
Aabo walba oo dhintay Allaha unaxariisto inta Nolna halaga ducaysto allow kunaxariso aabo 😢
@Muwahiib4793
@Muwahiib4793 Жыл бұрын
walahi waa film meela badaan ka hadlayaa waa na taalo loo diirayo dhaliyaarada waqtigan jooga ❤
@Xamuudichannel
@Xamuudichannel Жыл бұрын
Qoomamo waxba iima tarayso aabo😢 alle hakuu naxaristo waa muqaal aanay dareemi karin inta aabahood haysataa
@maanka1111
@maanka1111 Жыл бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato🙏🥺🙌😊👋😌❤️😍🧡🖤
@nimoomer9500
@nimoomer9500 Жыл бұрын
Waad iga haysa wallo😍
@zoya3648
@zoya3648 Жыл бұрын
Ax waa xanun wlhi Aabo la'aantu waxaan ahy gabadh Aabehed oo nool hdana Aabo la'aan ku nool oo ay iga ficn yihin kuwa Aabohod ka dhinty ee kaba samray 😢 Allah naarta ha ka xoreeyo Aabe koly wax walpo thy Aabahy ayaa thy kuma nici kre 😢😢
@inamohamett1693
@inamohamett1693 Жыл бұрын
Kula mid baan ahay abayo nolosha baa saas ah iska sabar abayo caadina iska dhig aduun waayee
@bahjabaari0
@bahjabaari0 Жыл бұрын
Kulamid baan ahay Lkn iskasabar apyo MCN ❤️
@hiboabdilahi
@hiboabdilahi Жыл бұрын
Ano abe leh bn abo la an ahaa mudo 14 sano ah anoon arag buu dhintay ilaahay ha cafiyo abahay ilaahay ha u naxariisto waxan ku hamin jiray inaan mar un maqlo isaga oo abe ii leh lkn ma calfan😢
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
Ma baafisey Aabo waxaa laga yaabaa in meel kuu dhow uu joogo o iidna is aqoon.
@inamohamett1693
@inamohamett1693 Жыл бұрын
@@A.A.E93 maya yacnii abaheed marku hooyadeed furay kadib ma soo xariirin
@daweya12
@daweya12 Жыл бұрын
Ilahow Aabahay janada nagu kulmi Aaduunka waan ku waayey😭😭😭😭🥺🫀🙈😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ayaanwayraxsugule8272
@ayaanwayraxsugule8272 Жыл бұрын
Weligay ma arag abahay illahayow kuu naxariisto aabo dhalinyaro kafaaiideysta waalidkiin😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 Жыл бұрын
Waalidka inta laysku noolyahay in laga faaidaysto weeye ❤😢
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 10 ай бұрын
caqli badnida msha allah inta wxa og waa yaryihiin
@naagweyn1268
@naagweyn1268 Жыл бұрын
Waxay fariin u thy inta uu waalidkod u nool yhy wxeyna na fareysaa inta uu waalidkaa nool yhy ka duceyso una baari noqo naftadana ka hormari waayo ayagaba xilli ayey naftoda kaa soo hormariyeen🥰🥰🥰
@hafsahupi7075
@hafsahupi7075 Жыл бұрын
Abbo la,antii wxn nahay ma leh dhamaanteen intuu ka dhintay alleh ha u naxariisto intuu u noolyahayna alleh cimriga ha uugu dheereyo😢😢
@hoodaaxmed257
@hoodaaxmed257 Жыл бұрын
Aduunka waxa ugu xanuun badan markaa waydoo qof kugu dheer aabo alllah ku naxariisto wan ku jecel lkn ilaahy ayaan ika kaa jeceladay aabo marwalb wan ku ducey iyo intii umad dhimatay dhamanti wan idin ducey 😢😢😢😢
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 Жыл бұрын
Filmku inu Macn Yahay Inta anan dawan Ayan Comanti yada Dadka akhriya Hadi la amano wan dawada 🥰👍
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Kulamidan ahay nio 😂✌
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 Жыл бұрын
@@amanomar804 baga 😁
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 Жыл бұрын
Wlhi kula mid ahy waxa is dhahay wakhti ha iska lumin ee fiiri comment hdii uu nice noqdo daawo😅
@maryamahassan377
@maryamahassan377 Жыл бұрын
Ileen dad badanoo ila mid ah ayaa jira
@farhiomoalimmohamuud
@farhiomoalimmohamuud Жыл бұрын
😂😂😂
@ayanhaji5028
@ayanhaji5028 Жыл бұрын
Aapo waa hantida aduunka igu qaalisan imiss u my father 👨 😢❤
@AsmiiTaA..
@AsmiiTaA.. Жыл бұрын
Aabo hadaa ii caafimaad qabi layd qaar badan oo I ciiley ayaan ka aarsan lahaa aabo 🥺💔💔💔🔥😪😭
@yusrahgarow5816
@yusrahgarow5816 Жыл бұрын
😢😢alle ha ku caafiyo wll❤
@maryamocabdullahi7801
@maryamocabdullahi7801 Жыл бұрын
ilaahy hakuu caafiyo
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Masha.allh waa wacyigalin aad u wanaagsan astaan tv waad mahadsantihiin dhamaantiin
@queenhibak3989
@queenhibak3989 Жыл бұрын
Alle Camri dherer & cafimad ayn rabi ku waydiyay ciibado suuban 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 adunidaba adigan ku jclahay aabo mcn ❤
@naazircazka
@naazircazka Жыл бұрын
Best short film weyn Runtiina wakhti badan iyo maskax badan gashay RunTii Walow shorta shekada waxyabo yar yar hadi lagu soo dari lahaa sheekadu ay Noqon lahayd Tob imika ma xuma wayo director shekada siduu igu Talagalay ayanu Shashada ka dawanayn madama nahay dawadayaashi💯❤😂 #Astaan Tv best tv in my Cit❤
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Best actor mahad Ibrahim filimku ku jiro filim wu dhafey❤
@maandeeqmaxamedxasan7462
@maandeeqmaxamedxasan7462 Жыл бұрын
Wax taremi Karo qofki aabaheysa Ka dhinday😢😢😢😭ee illahy ha u naxariisto aabayashena amiin 🤲 yarabi🙏
@maidacabdixakiim413
@maidacabdixakiim413 Жыл бұрын
AAMIIN YAARABBI❤
@nihaljoseph2609
@nihaljoseph2609 Жыл бұрын
🥺🥺🥺allow jcelka io barinima falka walidkena qalbigena ku wenee🤲❤😥
@maidacabdixakiim413
@maidacabdixakiim413 Жыл бұрын
AAMIIN YAARABBI❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 Жыл бұрын
Allhuma amin
@osmananab1219
@osmananab1219 11 ай бұрын
Aabe mcne allah ku naxariisto allah nah janadis ha nagu kulamiyo 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭
@xamdaxarago8817
@xamdaxarago8817 Жыл бұрын
Abbo wan ku xiisay alle janadi fardawza haynagu kulmiyo markale waa bil Ramadane alle yaa raxma abbo😢😢😢😢😢
@maryanmohamet7953
@maryanmohamet7953 Жыл бұрын
Waan kuu xiisey aabbo❤😢 alle nabad haygu kaa tuso❤
@TusmoTusmoahmed-zg2cb
@TusmoTusmoahmed-zg2cb Жыл бұрын
Abbahy aduunkan ugu jecela rabbi hakunaxariisto abbo 💔😭
@abdiwalishiidaad2449
@abdiwalishiidaad2449 Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto dhammaan aabayaasheen dhintey inta ay unoolyihiinna haka faaidaysato oo baari ha unoqdaan kahor inta aysan imaan maalintaan.
@asmacabdi1200
@asmacabdi1200 Жыл бұрын
ax😢nasiib uma yeelan inaan abahy ka ducaysto nololna la noolaado nasiib uma yeelan inaa aabo dhaho mudo 10sano ah mana heln naxariista aabonimo😢 miss you aabo alle haku naxariisto janadana hay nagu kulmiyo aabo😢
@muxsinmaxamedmaxmuud7221
@muxsinmaxamedmaxmuud7221 Жыл бұрын
The best film video dareen wataa runti 😥
@himiloeducationalchannel
@himiloeducationalchannel Жыл бұрын
Short film yadaan cml soo badiya waa wacyi gelin bulsho Allah idin barakeeyo astaan tv
@mustafehassan785
@mustafehassan785 Жыл бұрын
Muqaalkan aad ayuu ii dareen geliyey waana mid xasuuso badan i galiyey allow unaxariiso Hooyadey iyo Aabahay hooyo la,aan iyo aabo la,aan wll la,aan ayaan rabaa inaan nolosha la hardamo isoo duceeya wlloyaal 😢
@ifraaxaragsan3380
@ifraaxaragsan3380 Жыл бұрын
Kulla mid ban ahay labadayda waalid iyo hablaha iga weynaa EE garabkayaga ahayn 😥😥 waa wax aad uxanuun bdn 😭😭😭
@sucdimohamed-rj5ys
@sucdimohamed-rj5ys Жыл бұрын
Ilhy hakula grabgalo❤❤
@mohamedafyare4413
@mohamedafyare4413 Жыл бұрын
Aapo nuurka aragow Alle cafimad taama iyo cimri dherer hakusiiyo aapo.mcn
@cawomaxamedcali9514
@cawomaxamedcali9514 Жыл бұрын
Agoonimo wlhy waan ilmeeyay😭alle swt haw naxariisto abaashen
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 Жыл бұрын
4:59 waxan layabay gabdha somaliyed badankod film marka ay dubayan maxey timaha inta hore uqaawiyan sidana ma asturnaan baa subxanallah 😢
@maanka1111
@maanka1111 Жыл бұрын
ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️😢🙏🥺🙌😊👋😌❤️😍🧡🖤
@Everythingmunish
@Everythingmunish Жыл бұрын
Wll wnku sarey😢
@koofi508
@koofi508 Жыл бұрын
Best acting waaw Noo soo badiya sheekooyin kaan oo kale
@yusufalpha
@yusufalpha Жыл бұрын
Waa kuu xiisey makuu dhahay illinta iga timid😢😢😭
@hooyomacaan.8
@hooyomacaan.8 Жыл бұрын
Abo Allah ku Naxaristo 😢
@fatouomar
@fatouomar Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭aabo la ani waa iftin la aan
@apdikadirothmaan8994
@apdikadirothmaan8994 Жыл бұрын
Aabo weligay man arag mana saarin dhaayo intu noola sababto ah 2 bilood ban jiray markii uu dhimanayay mar walbo arko video la hdlaya aabaha wan ooya aabo ilahy haku naxariisto 😢
@xogaha_cilmiga
@xogaha_cilmiga Жыл бұрын
Inta dareentay in lagu duubay filmkan hargeisa is mujiya
@asiaqueenmohamett2748
@asiaqueenmohamett2748 Жыл бұрын
Filmkan waa xaqiiiq dhalinyarta maanta io waalidkooda say kuyihiin badankoodu 😢
@nasramaxamed7723
@nasramaxamed7723 Жыл бұрын
Axaxax waalidku intuu noolyahay baari haloo noqdo
@munayuusuf8476
@munayuusuf8476 Жыл бұрын
Hooyo😓 alaha haku naxarsto nolosheydiyay habenkaga 43ad axdgurigaga dhabta ku hoyaneso , waxan marqati ka ahay inad barbarintena wanajisay adunkena iyo aqiradena wanageda nagu hogamisay alaha hakugu naxaristo sidad nogu naxarisaty
@XalimoAdem
@XalimoAdem Жыл бұрын
ilahaw aabahay unaxariiso
@othmanomar236
@othmanomar236 Жыл бұрын
Alle haku naxriisto aabo😭🤲🏾
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
Aabe macaan allaha kuu naxariisto naxariis waarta allaha ku siiyo
@raaqiyoruun9646
@raaqiyoruun9646 Жыл бұрын
Illahow ani ila garab gal inaa ka ducaysta o aan bari unoqdo😭❤❤❤
@habiahmed
@habiahmed Жыл бұрын
Abahay cidlu iga tagay kuwa kale iga dortay lkn hoyday ibuxisay boskasta ilove you mamo❤
@MahwaBashir
@MahwaBashir 13 күн бұрын
Wll aniba abahy kuwo kle ayuu iga raacay sorry wll😅
@s.nadirabdi6267
@s.nadirabdi6267 Жыл бұрын
Wale intaa laa Nolol yahay un ba waax laa isku haya😢😢 manta dadka qaara ayaaa walidka an daan ka lahayna
@samsambashiir1500
@samsambashiir1500 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭aabo mcn allha ku naxriisto
@hanaanhassan4984
@hanaanhassan4984 Жыл бұрын
Sorry
@blahblay5767
@blahblay5767 Жыл бұрын
Ilahow aabbahay unaxariiso yaa rabbi🤲😭
@anigaqudhayda4066
@anigaqudhayda4066 Жыл бұрын
laxawla walaa qutai illaa bilaa, waar af-soomaligii ayaa qaldamay. Kulahaa waan kuu xiisay. waar waan ku tabay dheh belo u xiise. qof nool ayaa loo xisaa dabeed la raadsadaa. qof dhintay waa la tabaa
@ashamohammed3745
@ashamohammed3745 Жыл бұрын
Waliid intu noolyahay laga fa iidaysta
@SureerAhmed-hc9qo
@SureerAhmed-hc9qo Жыл бұрын
Rabbiyow aabahay unaxariiso,😢.🤲🏾
@aifakeriahk268
@aifakeriahk268 Жыл бұрын
Aabehy qiimaha u illaha qof illehe majiro
@SacdiyoDahir-yn3dc
@SacdiyoDahir-yn3dc Жыл бұрын
Aabo mcn🥺❤️
@faadumohaashi9427
@faadumohaashi9427 Жыл бұрын
Kuwaaga kusmyn
@raahoyuusufawaadan-rn1su
@raahoyuusufawaadan-rn1su Жыл бұрын
Noloshaydii aabo mcn😭😭
@aifakeriahk268
@aifakeriahk268 Жыл бұрын
Monday 31/10/2015 🕗02:30 samedi soir waa maalin aan la ilaawi karin nolosheyda sidoo kale waa maalin xun sidoo kale waa sanad xun iyu nasiib xumi aniga 😢
@nazeem-px6le
@nazeem-px6le Жыл бұрын
Allh haku naxariisto aabo🤲🤲😪😭
@moudabdi2854
@moudabdi2854 Жыл бұрын
aabo allah ku naxaristo😪😪😪😪😪
@surayamoha3945
@surayamoha3945 Жыл бұрын
wa uduceyn karta wa usadaqeyn karta wa u istiqfari karta marku noola intu kaga baahna in ka badan aya u sameyn karta
@samsamjaamac2143
@samsamjaamac2143 Жыл бұрын
Anagaa musalsal madhax nagu maaweelinaysaan astaaneey akhlaaqdaa idinku yar wllhi
@maxameddhaqane1515
@maxameddhaqane1515 Жыл бұрын
Allow abayaasheyna udanbi dhaaf😭😭😭
@ahmedamoore2861
@ahmedamoore2861 Жыл бұрын
Walahay wa barnaamij fiican aabe i cafi 😭
@NajahMoh-sw3kl
@NajahMoh-sw3kl Жыл бұрын
Nolashayda aabo ma dhihin nasiibana uma yeelan inaan aduunka Isku aragno waayo aniguu 1sanno jiro ayuu dhintay Wey iga nasiib badan yihiin kuwa aabayashood ku ag koray 😭😭Aabo Alle Haku NaxariistO 😢😢🤲
@khalidmohamed319
@khalidmohamed319 Жыл бұрын
Wan ka midaysnhy mida wllo allaha unaxariisto abayashen anon dhalan oncalosha kujiru geriyody lagyaba ind idhanto oo u isagu ku arky 😭🤲🏻
@NajahMoh-sw3kl
@NajahMoh-sw3kl Жыл бұрын
@@khalidmohamed319 waa run wll Allle Haynaga yeelo Kuwii Jannada ku kulma 😭🤲
@Ciid-ki2nl
@Ciid-ki2nl Жыл бұрын
ABOO WAA HOGAMIYA NAFTADA WLHI 💕🥲
@rahammaxamed
@rahammaxamed Жыл бұрын
Abahay aleh micmriga haku dheereyo 🥰
@sacdiyayassin747
@sacdiyayassin747 Жыл бұрын
Muuqal kasta astan Soo dhigto wan tagnhy😂
@zoumeyhaji8290
@zoumeyhaji8290 Жыл бұрын
AABO ADUUNKAYGII BAA TAHAY ALLOW IIKAA DAA🥲❤️❤️
@quruxbila2022
@quruxbila2022 Жыл бұрын
Filimaanti kale wxn kajeclaaday kuwayaga kkkk anagaa yeelanay agtaro noloshayada wax kamatala viva Somalia ❤
@aifakeriahk268
@aifakeriahk268 Жыл бұрын
Aniga aabaheey waxu ahaa nolochedii u dane aabe allah ku naxarestu 😢
@Asiamose-tr7bn
@Asiamose-tr7bn Жыл бұрын
Waa xabalihi borama
@NafyarMaxamed-he1xe
@NafyarMaxamed-he1xe Жыл бұрын
Ilahow caasii hanagaa dhigin owladeenaa casi hanoogaa dhigin
@msssilent
@msssilent Жыл бұрын
Axxx meel buu itaabty filimkan alow aaabo ku naxariiso wlhi wn ilmiyey 😢
@Cazka_lyrics1
@Cazka_lyrics1 Жыл бұрын
Mahad inanta sxb maqal
@samsamjaamac2143
@samsamjaamac2143 Жыл бұрын
Waar mee hayaan madhee😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mostaphejama6903
@mostaphejama6903 Жыл бұрын
Macalimadaydi allah hku amaansado
@hpsomaliteam7146
@hpsomaliteam7146 Жыл бұрын
way aedagthy inaad ilmada ceshato 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@habiibahassan6313
@habiibahassan6313 Жыл бұрын
Waa xaqiiqo dhacda mar walba aniga mid u dhow baa isoo martay walking waxaan is iraahdaa alow yaa waqyigii soo celiya aan duco badan shaqeystee rainkeygij wuxuu ku soo ururay inaan waalidkeey u duceeyo iyagoo mootan
@mahiimmihiimhusseinahmed
@mahiimmihiimhusseinahmed Жыл бұрын
Ma musalsalka cadi mah❤
@dambeleofficial8159
@dambeleofficial8159 Жыл бұрын
Really best film 🎥
@zalmazharav7410
@zalmazharav7410 Жыл бұрын
Best acting 👌
@meymaabubakar6782
@meymaabubakar6782 Жыл бұрын
Atarishada haboon nuura u ekaa🙄😅
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Жыл бұрын
Anba waan moodayay
@salmafaysal4542
@salmafaysal4542 Жыл бұрын
Haaa wlhi myla aragty
@meymaabubakar6782
@meymaabubakar6782 Жыл бұрын
Haa😁
@MOzzy-lz6yy
@MOzzy-lz6yy Жыл бұрын
SIDA SAXDA AH UMADA HA LOO WACYI GELIYO
@botanyare4600
@botanyare4600 Жыл бұрын
Isku filan hooyadi sawmaha islaantu😂
@MOzzy-lz6yy
@MOzzy-lz6yy Жыл бұрын
MAYDKA QABRIGA KU JIRA LALAMA SHEEKAYSTO EE WAA LOO DUCEEYAA, HELLO, JOOJIYA DHAQANKA GAALADA. ARIN SAXA AYAAD WADAAN LAAKIIN WADO QALDAN AYAAD MARAYSAAN
@aliaothman2612
@aliaothman2612 Жыл бұрын
Clip kazte ama film kazte oo ka hadlaya aappo wxn darema murugo qalpiyan ah 😢 wayo wxa uu ii aha wax kazte oo an hayzto 😢aappo alle aya iga ka jecldayy rapi naxriz janno haku ziyo wxan u xizay kaliya marka ii yedho ee aad wax I dirzanyzid aapo pozkagi uu iga panan yahay waxdna ahayd garap iztaga xalad kazte 😭apayzhen rapi naxriz janno inti nolna rapi ha daYo
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Жыл бұрын
Waa Waano Ku Socota Dhallinyarada Inay Janiska Ka Faaiidaystan Inta Uu Noolyahay Waalidkood Oo Aanay Dayicin Waalidkood
@sunduscabdi1782
@sunduscabdi1782 Жыл бұрын
Waalidka si fcn ula dhaqma dhalin yaro😢
@CcasiisCismaan-y1s
@CcasiisCismaan-y1s Жыл бұрын
YaaH
@fardowsahersiabdi
@fardowsahersiabdi Жыл бұрын
Qabrigas aso aduunka joogin bow film jilayaa😂😊
@hamdainaabdullahi
@hamdainaabdullahi Жыл бұрын
Best film
@cabdikariimxaashicabdikari5525
@cabdikariimxaashicabdikari5525 Жыл бұрын
Please sxb short films ha laga dhaafo sababtoo ah filmkaan waa film an caadi ahyn wlhi si haddii loo fiiriyo sxb
@cabdikariimxaashicabdikari5525
@cabdikariimxaashicabdikari5525 Жыл бұрын
Yacni qaybo badan ha loo yeelo sxb
@atloss516
@atloss516 Жыл бұрын
Subtitles kusoo dara
@NafyarMaxamed-he1xe
@NafyarMaxamed-he1xe Жыл бұрын
Abahey wn jclaa lkn ilah iga jclaaday
@bilancumar9548
@bilancumar9548 Жыл бұрын
Abbo mcn 😭😭😭
@hoodoaadan1163
@hoodoaadan1163 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@deqoahmed5258
@deqoahmed5258 Жыл бұрын
Anigu ma arag aabo macaankiisa lakin walaladeey markay ka sheekeeyaan wan garwaaqsaday in uu qof naxariis badan aha allaha u naxariisto 5 jir melahaas ayaan ahaa markoo dhintay lakin hooyo ayaan aad u xasuustaa iyana 14-15 markaan jiray ayay dhimatay waxaad mooday in cirka iyo dhulku ugu dumeen inan ka daba tago ayaan illahay ka baryi jiray alx hadana wan ka noolahay manta anaa hooyo ah
@aifakeriahk268
@aifakeriahk268 Жыл бұрын
Film rutii waa imurujiyaye wlhi aniga aabaheey la aaneta waxaba ma ihii wlhi 😭
Short Film Maxaa laguu soo ceershay? Oomaar Barbar, Diidan iyo Sumaya
20:39
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 27 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 5 МЛН
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3,1 МЛН
HAYAAN XALQADDA 1-AAD | “WAXA UU AHAA WEHELKAYGA ! “
23:39
xaskii dulmaneyd part 1
23:09
BURJI FILMS
Рет қаралды 44 М.
HA ISLIIDIN ALLAH KU KALSOONOOW | SHEEKH MUSTAFE | HIGASHO
35:56
Filimka Kaama Fileyn | Astaan | 2020
57:41
Astaan
Рет қаралды 1,3 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Nasiib Gaabiyaa Dilay | Short Film
14:48
Astaan
Рет қаралды 252 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 27 МЛН