Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Axmed Ciise Cawad.

  Рет қаралды 17,956

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 11
@DalxeShiine
@DalxeShiine 6 ай бұрын
Somali like❤❤
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 6 ай бұрын
Shirkii jabuti, wuxuu ahaa mid aanan guuleysanin, waayo gabagabii waa tii lagu yiri, xaq ma aheyn waa xal. .....Sidaa darteed, waxaan kuu sheegayaa kolley dulmiga aad sammeysen waxaa ka mid ahaa in qabiiladdii dalka aad dhigteen 4.5 oo aaanan la.ogeyn waxay yihiin. Soomaaliyana khasaaro ay aheyd, kolley waxaa la sixi doonaa Inshallah
@ismailshire539
@ismailshire539 6 ай бұрын
Cawad waa ileen soo Halgamay siyaasada dowladii Farmaajo umaba horeyn
@saacidxamdan_2454
@saacidxamdan_2454 2 ай бұрын
Xogeeyihii joogtada xafiiska ra'iisul wasaraha waagii xasan Abshir ayuu ahaa
@Abdirahmanism
@Abdirahmanism 6 ай бұрын
Markale Danjiraha soo fadhiisiya isagoo kawarramaya diblomaasiyadda Soomaalida iyo sida ay ushaqayso fadlan. Yacni hadduu xog kahayo taariikhdii
@najiibjama9728
@najiibjama9728 6 ай бұрын
SHIRKA WAXAA BOOBAY OO KA HOOS BIXIYAY ISMAACIIL CUMAR GEELLE FIKRADA SHIRKA SOOMAALI LAGU HESHIISIINAYO WAXAA MARKII HORE KEENAY ABDULAHI YUSUF AUN IYO CIGAAL AUN, KADIB WAXAA KHAYAAMAY OO KA HOOS BIXIYAY ISMAACIIL CUMAR GEELLE OO DANTIISU AHAYD IN AYSAN SOOMAALI HESHIIN SAAS AYUUNA SHIRKU UGA DHACAY JIBUUTI, HADII SHIRKU KA DHICI LAHAA BOOSAASO AMA HARGAYSA WAXAA KASOO BIXI LAHAA HESHIIS SAX AH 4.5 WAXBA LAGUMA QAYBSADEEN.
@saidojama1170
@saidojama1170 6 ай бұрын
You're Absolutely right brother well said 🎉
@AbdourahmanSaid-ve6sf
@AbdourahmanSaid-ve6sf 6 ай бұрын
Imisa shir aya gudaha wadanka ka dacay maxaa loo heshiini waaayay
@KhalidOmar-s1y
@KhalidOmar-s1y 6 ай бұрын
Abdulahi yusuf wuxuu ahaa jaajuus AMXAAR ilaa iyo waagii mingustu xeyle maryam.
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 6 ай бұрын
​@@KhalidOmar-s1yargagixisadii uu somali ka sifeeyey miyaad ka mid aheyd
@maangal-t6i
@maangal-t6i 6 ай бұрын
BEENAALE‼️ Waxa uu yidhi Puntland iyo Somaliland shirkii Carta laba sano ka hor bay samaysmeen isagoo u jeeda sannadkii 1998. Ninkaasaa taariikh laga dhagaysanayaa…. Waar macasalaama.
Ozoda - Alamlar (Official Video 2023)
6:22
Ozoda Official
Рет қаралды 10 МЛН
The Lost World: Living Room Edition
0:46
Daniel LaBelle
Рет қаралды 27 МЛН
УЛИЧНЫЕ МУЗЫКАНТЫ В СОЧИ 🤘🏻
0:33
РОК ЗАВОД
Рет қаралды 7 МЛН
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
Ozoda - Alamlar (Official Video 2023)
6:22
Ozoda Official
Рет қаралды 10 МЛН