Xaawo Dagan - Kaska Cad - Hodan iyo Heello

  Рет қаралды 106,658

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 48
@kibmussa
@kibmussa 23 күн бұрын
wlhi hbn caweys xaawo shidey ayuu ahaa muqaal cajiib akhiyaar cajiib casimada wey so noqneysaa ilaahow farxad no so celi iyo degnashaha ❤❤❤🎉🎉🎉 xamar waa casimada somali odhan 🎉🎉🎉🎉🎉
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 29 күн бұрын
ILAAHOW XAMAR CADEEY BALAAYADA NOOGA QABO AAmiin🌴🌴🌴🌴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirahmanhusseinhassan4214
@abdirahmanhusseinhassan4214 22 күн бұрын
Aamiin
@MariamaxamuudMaria
@MariamaxamuudMaria Ай бұрын
Dhoolotus maletry hadaa maqasho waa tan oo kale masha allah
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 18 күн бұрын
Mansha alah xawo dagan waan tagara waa gabar dagan u asturan
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Quruxley cod macaan❤❤❤❤
@mohamedabdiadan900
@mohamedabdiadan900 27 күн бұрын
Xaawo degan❤
@abdirahmanhusseinhassan4214
@abdirahmanhusseinhassan4214 22 күн бұрын
Thank u abwaan fiidoow leento
@abdiwahabahmed945
@abdiwahabahmed945 Күн бұрын
Wonderful song
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 23 күн бұрын
Degamada Hodan wa degamada ugu shidan mashallah viva HG
@moussiliouedibo4846
@moussiliouedibo4846 26 күн бұрын
I don't hear the langage even the country but i appreciate it
@cadaaniibrahim1809
@cadaaniibrahim1809 22 күн бұрын
Somalia 🇸🇴
@mohamedali3724
@mohamedali3724 Ай бұрын
Wow legend waaye xaawo dagan
@baakaytube
@baakaytube Ай бұрын
Cod way heysaa walashey lkn ereyada wax badan bay ku tumatay. Meelaha ay qaladay waxa kamid ah: 1. Caashaqa tirtir baan lahaa ❌️ Caashaqa kis yar baan lahaa ✅️ 1. Calalka sheekadiyo ❌️ Xalladka sheekadiyo ✅️ Iyo qaar kaloo badan
@DaahirCilmi-p6d
@DaahirCilmi-p6d 28 күн бұрын
😂adi noo qaad heesta
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 27 күн бұрын
Fannaaniinta dambe oo dhan afka aad uma yaqaaniin waana qaldaan erayada, maxa yeelay waqti ma geshaan. Dabcan, xarafka '' K'' waa shibbane adag in wax laga sameeyo, hadda tusaalahaaga labaad hadduu saas sax ku yahay '' XALLAADKA SHEEKADIYO'' abwaanka laftarkiisa ayaa deelqaad ku jira, maxa yeelay meeris kasta waa in laga helaa ''K'' tusaale: Caashaqa inta aan KOR tegay Sownigan KIISH weyn darsaday Sownigan KU guray Haasaawe KOOBAN IYO Sarbeeb KELIYAAN lahaa Ka badan KUUMA dhaafi doonee Sow KAN ila tegay@@@@@@ Tudduc kasta ama sadar kasta waxa ku jira ERAY ama XIRIIRIYE ku socda ''K'' waana kuwa aan CAPITALIZEka ku sameeyey. Ku mahadsanid inaad saxday erayadaas, Marka way dhacdaa in Abwaanku intuu mararka qaybtood heli waayo inuu xarafkii jebiyo lkn wuxuun baa dareemi kara qof suugaanta wax ka yaqaan.
@Kaabeeye
@Kaabeeye 15 күн бұрын
@@DaahirCilmi-p6dhhhhhhhh
@slminho10
@slminho10 Ай бұрын
wow xaawo degan ❤
@AbdisahalMohamed-m3u
@AbdisahalMohamed-m3u Ай бұрын
Xasuustii xabiib xasan toxow xawana bartedi ayey dhigtay🎉🎉
@younesziyach1406
@younesziyach1406 27 күн бұрын
رائع 🎉🎉
@SacdiyoCismaan-l9w
@SacdiyoCismaan-l9w Ай бұрын
Dumashidaa masha allah 🎉❤
@ahmedadanmahamed2165
@ahmedadanmahamed2165 Ай бұрын
Heesatani qofatan ayaa kicisay iyado horay looqaday
@ahmeddayibabdillahi9561
@ahmeddayibabdillahi9561 Ай бұрын
Gabdhan run ahaantii aad bay u cod macaantay. Sidoo kalena heesaha ay dib usoo qaadan waa qaar ay laxankooda si fiican u hayso. 🎉❤
@alidekdahir5911
@alidekdahir5911 Ай бұрын
Astaan❤❤❤❤❤❤
@SuhaybMohamedadam
@SuhaybMohamedadam Ай бұрын
Bogaadin team astaan🎉❤
@Cabdicali-xb3lo
@Cabdicali-xb3lo Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Ай бұрын
Gabadhaan inkastooy heesta copy ku qaadey leysma xaqiree xabiibo Xasan Tooxoow wey ka qurxoon tahay kana cod macaan tahay. Viva Xaawo Degan.
@abdullahimahamudjumale3612
@abdullahimahamudjumale3612 Ай бұрын
Heestan xabiibo ayaa ku wanaagsaneyd ee soo dhageyso xabiibo iyadaana iska laheyd
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Ай бұрын
@ waa ogahay laakiin quraan ma ay qaldin. Laakiin cod iyo qurux bey isku darsatey. Maasha allah.
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 23 күн бұрын
Mashallah
@MukhtarHassan-j1o
@MukhtarHassan-j1o 8 күн бұрын
Xabiibo xasan toxow cid kaga qurxoon ma jirto iyo qof codkeeda keeni kara
@CAJIIBMEDIA-ut8ho
@CAJIIBMEDIA-ut8ho Ай бұрын
Wakaa wakaa
@daudhusseinabdi
@daudhusseinabdi Ай бұрын
Nice 😊
@hadraabas8178
@hadraabas8178 Ай бұрын
Best songs
@alidekdahir5911
@alidekdahir5911 Ай бұрын
Waad mahadsan tihiin.
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 14 күн бұрын
Degdeg ga kadaaya musiga dee
@cmshow5425
@cmshow5425 Ай бұрын
Barteeda iyo nus
@HaniJacfar
@HaniJacfar Ай бұрын
Qof taan heesta weey ku dheeshay😮😮
@Cocojewellery
@Cocojewellery 24 күн бұрын
💭
@laahiyoofficial4799
@laahiyoofficial4799 Ай бұрын
Eshcalaa cod xawa degan Sidaaan ya samyn kara waawareeey
@hassanosman5686
@hassanosman5686 29 күн бұрын
Heestaan dayax Ayaa ugu shidan inta soo qaaday
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 27 күн бұрын
Waaba gef hees gabari leedahay inuu qaado Dayax ma aysan aheyn,lkn burburkii ayaa heesihii ragga iyo dumarka la kala garan waayey runtii.
@ZikruRahman-d8l
@ZikruRahman-d8l 24 күн бұрын
Labadood ba weey Ku shidanyihiin 😂😂
@maxamedgantaal598
@maxamedgantaal598 26 күн бұрын
Wow xaawo degan❤❤❤
@anabjama301
@anabjama301 26 күн бұрын
Xaawo Dagan - Heesta - Is Afgarad - Astaan Music 2022
11:23
Astaan Music
Рет қаралды 139 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
MAXAMED MAAME - SUUQA GALIN MAAYO OFFICIAL VIDEO 2025
5:23
Mohamed Maame
Рет қаралды 720 М.
Rooda Kayf  - Liibaan maleh aduun - Somali Music
9:07
Astaan Music
Рет қаралды 130 М.
Lafoole - Aduunka oo Dhan - Hodan iyo Heello
4:44
Astaan
Рет қаралды 89 М.
AFGARAD- Xaawo Degan | Xasuustii Aun Saado Cali Warsame
11:04
XAAWO DEGAN
Рет қаралды 86 М.
Habeenkii Xuska Maandeeq - Nasteexo Indho - Somali Week Festival London 2024
4:02
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 69 М.
YURUB GEENYO XASUUSTI KHADRA DAHIR BARNAAMIJ QAACI VIDEO 2023
4:43
Yurub Geenyo
Рет қаралды 791 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН