HAYAAN XALQADDA 13-AAD | "DHAMAAD"

  Рет қаралды 764,673

Astaan

Astaan

Күн бұрын

HAYAAN XALQADDA 13-AAD | "DHAMAAD"

Пікірлер: 1 400
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤
@SaharaAden-p8k
@SaharaAden-p8k Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalaam
@nasromohamedhaashi7336
@nasromohamedhaashi7336 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalim
@malisa-qz9hy
@malisa-qz9hy Жыл бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤❤
@simanelmi6888
@simanelmi6888 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@soumayasoumaya-j6m
@soumayasoumaya-j6m Жыл бұрын
Scw scw
@carafaad25
@carafaad25 Жыл бұрын
u salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋
@madiinoaadan
@madiinoaadan Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@shukriabdi4378
@shukriabdi4378 Жыл бұрын
Hayaan we miss u Inta uxiizi doonta 😭😭
@MaazimMohamed
@MaazimMohamed Жыл бұрын
Run miyaa miyuu dhamaaday hadda😢
@fardosaabdi4975
@fardosaabdi4975 Жыл бұрын
Malajoojinaa😢😢
@AamiinabdiFitaax
@AamiinabdiFitaax Жыл бұрын
☝️😳
@safiaibrahim3606
@safiaibrahim3606 Жыл бұрын
Oo sas mu ku dhamade macqul maha waba sugaye😢
@user-B5.WASAAYE
@user-B5.WASAAYE 10 ай бұрын
​@@safiaibrahim3606nipa w sugayey abyo ayey ug tgen
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw
@anissamahmoud1652
@anissamahmoud1652 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wa salam ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
@NagaadMaxamed-rn8tx
@NagaadMaxamed-rn8tx Жыл бұрын
😊
@miyar5502
@miyar5502 Жыл бұрын
Salawatu llahi calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcoikhyaar4952
@nimcoikhyaar4952 Жыл бұрын
Scw❤
@madiinoaadan
@madiinoaadan Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
Hadaad u jeedo magaca Allah like 👍 saar❤❤❤❤❤
@Bumfunny7239
@Bumfunny7239 10 ай бұрын
❤❤😊
@hanifarashid8484
@hanifarashid8484 Жыл бұрын
MashaAllah has a somali mother going through alot when i watch this somali films it brings a smile in my face getting to know everybody is fighting their own battle
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫵🏻❤️
@XuseenAhmed-n7v
@XuseenAhmed-n7v Жыл бұрын
Guyfe0❤❤
@Muscabsahir
@Muscabsahir Жыл бұрын
Scw
@hashimcabdulahiahmed6901
@hashimcabdulahiahmed6901 Жыл бұрын
@Ahmed-ip8qm
@Ahmed-ip8qm Жыл бұрын
Scw❤❤❤❤❤
@museyare1358
@museyare1358 Жыл бұрын
Scw scw scw ❤❤❤
@Muusegarow06
@Muusegarow06 Жыл бұрын
Away dadki jeclaa nabigeena scw ❤
@anfaalproductandcusmatics9794
@anfaalproductandcusmatics9794 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@saabariinsiman
@saabariinsiman Жыл бұрын
@@anfaalproductandcusmatics9794 scw
@SundusSaed-gt3ej
@SundusSaed-gt3ej 6 ай бұрын
Waykan
@Tutulisho
@Tutulisho Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable the most shine all created is prophet Muhammad scw❤❤❤❤
@xaliimomaxamuud2640
@xaliimomaxamuud2640 Жыл бұрын
❤❤scw😊
@anissamahmoud1652
@anissamahmoud1652 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wa salam ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ 😊
@Rahma09-v5w
@Rahma09-v5w Жыл бұрын
❤❤❤
@HindaAli-z2h
@HindaAli-z2h Жыл бұрын
❤❤❤❤❤smc❤❤❤❤
@najiibbarre8529
@najiibbarre8529 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@queenifrah3253
@queenifrah3253 Жыл бұрын
Allah filinkii muu dhamaady markaan quraan soo akhristo oon hurdo isku diyaarinyaanba sii fiirsan jiree
@abdiqanianja2945
@abdiqanianja2945 Жыл бұрын
Ayyy mansha allH
@habboosh423
@habboosh423 Жыл бұрын
Qur'aanka dambaysii wll adoo xadiiskan raacaya rabbi haynaso wada hanuuniyee "واتبع السيئة الحسنة تمحها"
@zahittadeysey2227
@zahittadeysey2227 Жыл бұрын
😊
@Duunioquruxchallenge
@Duunioquruxchallenge 7 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw ❤❤❤❤
@saharadirir
@saharadirir 2 ай бұрын
Scwscwscw❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Жыл бұрын
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين اللهم امين يارب العالمين
@maahiryare572
@maahiryare572 Жыл бұрын
salallahu caleyhi wasalam
@zamzamabdullahi510
@zamzamabdullahi510 Жыл бұрын
Angoo Daawadayaal Xitaa Ah Waa Jeclaanay Kamaal😂😂gbdhow kaligiin Ma lihidin kmaal ee Noo dhaqaleyah😊
@CabdimalikMahad
@CabdimalikMahad Жыл бұрын
Hore nooga sooda yaa season 2 kaaga walhi wan Qooro deey maar kuu dhaa maadey 😢😢😢😢❤❤ ee Nooso dhaakh saada Kaamal loow bro
@arawaaxhassan8386
@arawaaxhassan8386 Жыл бұрын
dadki wy wada hayaameen ee Inagana Ina keena aan hayaane😂😊👍 best movie 👏
@deeqacali_23
@deeqacali_23 Жыл бұрын
😢😢😢qalbadaan kahayaama😂😂😂
@ciiltirainacileeye9844
@ciiltirainacileeye9844 Жыл бұрын
Ina marsha haye 😂😂😂
@NashaadDayaxo
@NashaadDayaxo Жыл бұрын
😂😂😂Ina keena
@qadanahmed5880
@qadanahmed5880 Жыл бұрын
Anigu burcoan u hayamy shalyba🤣🤣🤣
@kiinapdirisaaqmuuse2122
@kiinapdirisaaqmuuse2122 Жыл бұрын
Ciil aroor dheeli ischool u haymaa
@YasminJamac-u9d
@YasminJamac-u9d Жыл бұрын
next season waa goorma ani habeenkiiba masexdo ee waan daawan jiray ee sxb ku soo dhakhsada fadlan waa iga codsi ❤❤❤❤❤❤
@user-sayfod2n-yousuf
@user-sayfod2n-yousuf Жыл бұрын
Ku saliva rasuulka scw❤
@FalisAbdi-p5y
@FalisAbdi-p5y Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@XanaanCali-ty9jn
@XanaanCali-ty9jn Жыл бұрын
scw❤❤
@safiyaxasan4402
@safiyaxasan4402 Жыл бұрын
Scw
@ikraancraxmaan9718
@ikraancraxmaan9718 Жыл бұрын
Dhamaad nama farxad galin💔season 2 ku soo dara😢
@ahmedmohamud8718
@ahmedmohamud8718 Жыл бұрын
wuu dhintay wuu baxsaday shekadii oo run ah😂
@dajiyaahmed8188
@dajiyaahmed8188 Жыл бұрын
Wan uxiisi doonaa inshallah noola soo dhakhsada qaybta labaad😢🎉
@mumtazahmed917
@mumtazahmed917 Жыл бұрын
The prophet Muhammad scw ❤❤❤❤
@nimcoikhyaar4952
@nimcoikhyaar4952 Жыл бұрын
Scw❤
@GuuleedJaamac-sn2ly
@GuuleedJaamac-sn2ly Жыл бұрын
Kamaal buu kulee yahy iska waran guuleed aar caadi u soo saara filimka kana ilaaliya khaladaadkà
@ruunmaxamed8537
@ruunmaxamed8537 Жыл бұрын
Guled wuxu ka tisana meydadkii so baxsaday😂😂😅
@AbraarCaydiid-vm1ys
@AbraarCaydiid-vm1ys Жыл бұрын
Nio malaha wuxuu ku jiraa maydadka la doon doonayey😂
@nimcohusein-km5xk
@nimcohusein-km5xk Жыл бұрын
@@AbraarCaydiid-vm1ys😂😂😂😂
@ABUISMAILSOMALI
@ABUISMAILSOMALI Жыл бұрын
😂😂😂
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Жыл бұрын
Walle gortu laha xamse beentii mey ahayn😂😂😂🤣🤣🤣
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@YasminIsse-so9wo
@YasminIsse-so9wo Жыл бұрын
Thanks ASTAAN TV FOR send this movie 🎥 I can’t wait to season 2 ❤😢😢
@OGADHIINLEY
@OGADHIINLEY Жыл бұрын
filimkan waa film shidan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ kamal waa aktar soobaxayah man sha allaah
@aishaahmad1325
@aishaahmad1325 Жыл бұрын
Ohhh Hada saan muuku dhamaday🥺 any way we wiil wait season two inzha Allah 🥰
@amuunapdirsaq
@amuunapdirsaq Жыл бұрын
I Can't Wait Season 2 😢❤
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Жыл бұрын
Together insha allah ❤
@kaltoundjibril5810
@kaltoundjibril5810 Жыл бұрын
Icn't wait season 2😥👍🇩🇯
@sumayocqadirsumayocqadir
@sumayocqadirsumayocqadir Жыл бұрын
Season lawad miya laso dhiga
@nadamohamed5958
@nadamohamed5958 Жыл бұрын
​@@sumayocqadirsumayocqadirhaaa wllo
@mubashircumar2173
@mubashircumar2173 Жыл бұрын
​@@sumayocqadirsumayocqadirYes after view days Insha Allah ❤
@hamdaabdi-qr1bq
@hamdaabdi-qr1bq Жыл бұрын
Damn, the ending was surprising I can’t wait for season two❤
@UpdyKani
@UpdyKani Жыл бұрын
Shacni qofta kaliya ee flimka shida wlhi😢❤ we miss you
@shukris.ayanle6823
@shukris.ayanle6823 Жыл бұрын
Wahi waa runta😢❤
@SadikJokar-mt5ce
@SadikJokar-mt5ce Жыл бұрын
HYe WllO
@shukris.ayanle6823
@shukris.ayanle6823 Жыл бұрын
Hye
@hamdaahmeth-bk1xm
@hamdaahmeth-bk1xm Жыл бұрын
daraadeed baaban filinka u daawan jirey 😋😍
@hamdayar8030
@hamdayar8030 Жыл бұрын
Dhamntod way wada safrayan sida si lamid ah inagu dunida safar iyo socoto ayaynu ku nahay ❤️
@abdirahmansalah4018
@abdirahmansalah4018 Жыл бұрын
Feeling relaxing while watching this movie
@maryuuma2662
@maryuuma2662 Жыл бұрын
But mxy ujoojiyeen😭😭
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 Жыл бұрын
@@maryuuma2662 season 1 baa dhamaade season 2 baan sugeynaa
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@AbdiazizHamoudHassan
@AbdiazizHamoudHassan Жыл бұрын
I don't forget this movies ❤ also we can wait saison 2
@feedo4638
@feedo4638 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@ShucaybXasanAli
@ShucaybXasanAli 11 ай бұрын
Kamal Guuleed Maria Rahma Edo Iyo dhmntiin inkeleba wan idiin xiisidoonaa ❤❤❤
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 Жыл бұрын
Damn I predicated the ending of the season 1 Guled will be alive😂😂😂
@lady_ruun6741
@lady_ruun6741 Жыл бұрын
Me too i knew he was alive
@sacdiyomohamud83
@sacdiyomohamud83 Жыл бұрын
Are you crazy 😂 this is not India 🇮🇳 serious 😂😂
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 Жыл бұрын
@@sacdiyomohamud83 The way the narrative was going, you could literally sense that Guled’s suppose death was to teach his older mean and arrogant brother a life lesson. I can’t wait session #2 koleyba aniga sheekada uu wato filmku waygu socotaa wallahi.
@deeqacali_23
@deeqacali_23 Жыл бұрын
😢😢macnaha hayaan cawaban darema waxle kala saf raya aniga safar iyo hadaba arko wan qiroda😂😢wan ku xisaya hayaan i can't wait season 2😢❤guled maydadki baxsaday miyu kujira😂😂
@deeqosheikh4150
@deeqosheikh4150 Жыл бұрын
Kkkkkk
@nimcoafardhaan873
@nimcoafardhaan873 Жыл бұрын
Oo miyu dhamaday😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 wlhi huqbunagurebayh😊
@Queennasiin
@Queennasiin Жыл бұрын
Cwa ayan bilabay wana dhamestay balse waxank fahmay wax badan an hada aniga ku tagnay balse inta shalay lahay hada aya wada tusan adaya thanks Astaan Tv 🙏
@cadaaniofficial3106
@cadaaniofficial3106 Жыл бұрын
War astaney see wax idin ka yihiin wali shekadu waaba bilaawe oo gabdhahaan actor ka is gaad gaadka ku haayo miduu raaci lahaa waqti badan islama qaadane ma halkaan qeyb shekadu ku soo koobten 😊
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Жыл бұрын
Season two bay samaysmnayan malaha
@yusufabdi1472
@yusufabdi1472 Жыл бұрын
@@khadiijaabdqadir sameyn Mayan season2 saa umaleyo
@apdiqanimaxamuudali3877
@apdiqanimaxamuudali3877 Жыл бұрын
Kuwan wahp0 MaH garan kk😂
@farhiaali8967
@farhiaali8967 Жыл бұрын
​@@khadiijaabdqadirdhamaad mexey u dheheen marka
@AlCADAANIMEDIA27
@AlCADAANIMEDIA27 Жыл бұрын
Haku salino Nabigena THE best person ever the most knowledge able
@Mãõmėţťó_ibroz
@Mãõmėţťó_ibroz Жыл бұрын
Please season 2 so sameeya hayaan insha'allah 🎉
@hamdakhadar361
@hamdakhadar361 Жыл бұрын
Hayaaaaaan ma dhamaday cawa 😢 alla qalbiga 😂 ilaahayow ii naxariiso 👀🤲
@raxma1004
@raxma1004 Жыл бұрын
😂😂😂
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Жыл бұрын
Anago dhan dheh dee😂😂
@hamdakhadar361
@hamdakhadar361 Жыл бұрын
@@khadiijaabdqadir amiin ii dheh adigu 😂😂❤️
@hamdiahmed7405
@hamdiahmed7405 Жыл бұрын
Bilaa u jeeedo ayuu dhamaday raxma igu daran jamacadina Ka harty ninki ay oga hartahyna Ka tagyey😂😂😂😂
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Жыл бұрын
Ax adigaba qalbiga kahadlay wllhi horta mayla aragtay waa bilaa ukeedo gabigiisuba😥😂😂
@shakirjaamac5757
@shakirjaamac5757 Жыл бұрын
Bilaw ilaa dhamaad waa taagan tahay raxma😂
@H2o..2go
@H2o..2go Жыл бұрын
hana wexey jeceshahay kamal 😂😂
@queenifrah3253
@queenifrah3253 Жыл бұрын
Inta Muqdisho ku dawanyasa dhamaadka😂😢 siiba xfda daarusalm
@hussein8401
@hussein8401 Жыл бұрын
Aad iyo aad 😂😂
@zakimohmetzakimohmet
@zakimohmetzakimohmet Жыл бұрын
Inta jiifka ku dawaneysa wan idin salamey😂😂
@HindaMuuse-qd4rs
@HindaMuuse-qd4rs Жыл бұрын
Wuu dhintay wuu baxsaday😂😂😂😂😂😂😂
@Khadraiido
@Khadraiido Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@faizaabdi4754
@faizaabdi4754 Жыл бұрын
Qaybta gbdhaha waxbrshada ka hadheysa anaa ka baqaya inaa noqdo wlhi illahow culesyada naga kla fudeydii dhalinyaranimadu waa imtixaan waxad ubahan thy waxyaalo bdn oo lkn waqtiyadu kuu suurto gelinayn 😢
@hanouzhabdullahimahmett6094
@hanouzhabdullahimahmett6094 Жыл бұрын
Waa ruun culysayo badna iska jirra nolosha Lkn marnba ha ku Fkrin inad wxbarshdada joojiso sbbto bari kamalin ayaduna ku anfacysa kuna noqon karta qof aqonyhana laguna ixtramo aqontisa inatusa kusheg isdhahy 😇
@azliazli3004
@azliazli3004 Жыл бұрын
Finally rahma met xabiibal qalb😂
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 Жыл бұрын
Laga Soo Bilaabo 3,6,10,13,17, 20, 24, 27 iyo 31kii Bishii Julay Waxaa La Soo Daayey Xalqadaha 1 Ilaa 9.aad Sidoo Kale laga Bilaabo 3, 7, 10 Iyo Caawoo ah 14 Bishan August Waxaa la soo Daayey Xalqadaha 10, 11, 12 iyo 13.aad. Laba Bilood Gudahood Ayaa Laga Soo Daayey 13-Xaqladood Caawana Waa Soo Dhamaaday. Astaan Mahadsanidiin Si Gaara Jilayaasha Barwaaqo, Shacni, Guuleed, Axmes Koode, Maxamuud, Maxamed yare, Walaashii, Muwaahib, Hibo Iyo Qoraaga Filimka Oo ah Mahad Ibraahim.
@amaldahir405
@amaldahir405 Жыл бұрын
Waan iska maleynaaya inuu mahad qoray ❤
@hamdaahmeth-bk1xm
@hamdaahmeth-bk1xm Жыл бұрын
ala ciil badanaaa 😣 ma 13 part ayaa ku joojiseen 😅 inshaAllah season2 sugaynaaa
@aaminoaadan9014
@aaminoaadan9014 Жыл бұрын
Riyada jooji walaalow
@hamdaahmeth-bk1xm
@hamdaahmeth-bk1xm Жыл бұрын
@@aaminoaadan9014 hhhh inaa riyoono yagaa u sababa cause of yagaa yidhi season 2
@HalacUpdiUpdilaahi
@HalacUpdiUpdilaahi Жыл бұрын
Astaan TV Flimka Wuu Macaanyahay Maxaa U Dhamayseen Noo Wada Yaaqey ❤😮
@SudiHasan-p7n
@SudiHasan-p7n Жыл бұрын
Filmki waa jeclhay wlhi filmki waa o fcn hargisa ❤❤
@abdimajidhaibeibrahim7818
@abdimajidhaibeibrahim7818 Жыл бұрын
Inad dhamaysan may ahayn filimka😢
@dalmarinho_09
@dalmarinho_09 Жыл бұрын
Waxaan U Fahmay In Film-ku Season 2 Leeyahay 👍🏻
@raxmacaday727
@raxmacaday727 Жыл бұрын
Ale ha inooga dhigo 🥺😅
@nimcoikhyaar4952
@nimcoikhyaar4952 Жыл бұрын
Iswaydii😂
@DhoolAskar-cs2ko
@DhoolAskar-cs2ko Жыл бұрын
Haa
@saadaahmed9179
@saadaahmed9179 Жыл бұрын
Hana is not easy. Nice musalsal❤
@ridwaannasir4989
@ridwaannasir4989 Жыл бұрын
Season 2 insha allah❤
@AffectionateBinaryCode-uj8kh
@AffectionateBinaryCode-uj8kh 7 ай бұрын
6 days bn ku daawaday filinkan wax badan buu noloshada ka bedelay march 1-6 2024 Mahadsanidiin Astaab Tv
@nihaaninasheikh
@nihaaninasheikh Жыл бұрын
Wixiii muuu dhamaadey astaaan nagamay xishooonine 😂😂😂😂
@nuurdiinabdulahiabdinasir1665
@nuurdiinabdulahiabdinasir1665 Жыл бұрын
Waa jilanihii ugu liitay aan daawaday waxaan islahaa iska daawo gadaal buu ka macaanaane balse waadba dhameyseen. Wax macno leh uu ka hadlayey xitaa ma jiraan
@farmajoinaabdullahi8771
@farmajoinaabdullahi8771 Жыл бұрын
Guleed tag Hana waa tagaysa Maria waa tagaysaa Muwaahib waa tagaysaa 😂
@museyare1358
@museyare1358 Жыл бұрын
😂😂
@Zoona777
@Zoona777 Жыл бұрын
Anagana wan kla tageyna bye😂😂
@farmajoinaabdullahi8771
@farmajoinaabdullahi8771 Жыл бұрын
@@Zoona777 wakhtigay naga lumiyeen 🤣 Habeen walba waxan isdhahay dib buu ka macanaanaya . Tusaale labadan walala jcyl isku sheeganaya 🤣👋🏼
@Zoona777
@Zoona777 Жыл бұрын
@@farmajoinaabdullahi8771 Haa isku fakir aheyn io maria dhibta ka baxdo sugaaaye😂😂
@farmajoinaabdullahi8771
@farmajoinaabdullahi8771 Жыл бұрын
@@Zoona777 🤣🤣 waji malaha balayada habar wadaag bay wakhtigii noova lumiyeen 🤣
@sidramrk
@sidramrk Жыл бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin walalyal guulesta wiligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴
@shukrimohamed8743
@shukrimohamed8743 Жыл бұрын
Wn ku saaray wll😊
@abdulrahmanfarahali5759
@abdulrahmanfarahali5759 Жыл бұрын
Ma iga haysaa
@Msa_girly
@Msa_girly Жыл бұрын
walalo vidéo badan so gaali in sha Allah like iyo sherta nagu daa adna so daadal
@ubahcabdulahi8039
@ubahcabdulahi8039 Жыл бұрын
Wan ku sarey wll
@ikranxassancade9808
@ikranxassancade9808 Жыл бұрын
Meydki dhintylashegyyy wayeh gulled😢😂😂
@Canab_811
@Canab_811 Жыл бұрын
😂
@aminaidris426
@aminaidris426 Жыл бұрын
😂😂😂😂 tartiib tartiiib buu usoo noolaaday guuleed
@ikranxassancade9808
@ikranxassancade9808 Жыл бұрын
@@aminaidris426 🤣🤣 seson 2 sugeyna aso meyd sonoladay ah🤣🤣
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 Жыл бұрын
Filmka caawa xata reer akhiraadba ku jire maad noosii yara wadaan😅😅
@minasana5951
@minasana5951 Жыл бұрын
Filmkan daraadi Somaliland Ayaan ku caashaqay ❤
@faysaismail5222
@faysaismail5222 Жыл бұрын
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
❤🥰
@khalidozto7497
@khalidozto7497 Жыл бұрын
We love you to welcome 🙏 pro 0r sistre
@NajmaJaama
@NajmaJaama Жыл бұрын
Hooga ma noli mu dhamday imka😢😢😢
@whoareyou3591
@whoareyou3591 Жыл бұрын
Manooli kulaha 😂😂😂😂
@MulkicabdulaahiGoodax-if9cc
@MulkicabdulaahiGoodax-if9cc Жыл бұрын
Waa dhamaaday yeeli meyno ❤❤
@canabyoonis8376
@canabyoonis8376 Жыл бұрын
S2 sugena
@sakariyecxaafid5010
@sakariyecxaafid5010 Жыл бұрын
@@canabyoonis8376 season two maleYahaY
@suldaanabdi5328
@suldaanabdi5328 Жыл бұрын
FiLinkan muuu shidnayn Sheekadisuna meel umay socon logu hagago 10/5 Fikirkyga
@habboosh423
@habboosh423 Жыл бұрын
I agree with you
@lady_ruun6741
@lady_ruun6741 Жыл бұрын
Absolutely so boring xata actor ka markay actarada uu timid sifican ulama hadlin
@sucaadadem2404
@sucaadadem2404 Жыл бұрын
Hada leeba bilawde waxay dhamadka 😂 mise waad sii jili weydeen😂😂😂
@RNN1234
@RNN1234 Жыл бұрын
Waxa jilaayo waa banii'aadam adigoo kale ah, Maskaxda adiga kugu jirto Oo Kale Ayaa Ku jirta, adigu Intaan Ay Maskaxdooddu ka Keeneen Oo Kale Maskaxdaada Ma Ka Keeni Kartaa?😅
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Жыл бұрын
Waxey aduu😂😂😂
@lajeclaydashidan441
@lajeclaydashidan441 Жыл бұрын
Maria hada turkibay ku noshay filmkuna lanteed sii socon mayyo 😂
@AamiinabdiFitaax
@AamiinabdiFitaax Жыл бұрын
Aniga xaley baan bilowdey saakana wuu iga dhamaadey😮
@AbdirahmanOsman-ze9uo
@AbdirahmanOsman-ze9uo Жыл бұрын
Waa musalsalka aanan wali hal salaad lagatukanin Kumaba jiro hal qof oo dhahayo salaad ban tukanayaa jiliinbo ha ahaate
@FartuunGambol-dv8be
@FartuunGambol-dv8be Жыл бұрын
Season 2 we can't wait 😢❤
@mubarakcayngalabokor7953
@mubarakcayngalabokor7953 Жыл бұрын
Filinka dhan shacni ayaan u daawadaa I like her acting and emotions ❤
@maxamed7258
@maxamed7258 Жыл бұрын
Shacni waa tee showga dhan wan firsaday 😂
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
Dadki way wada hayaameen 😢😢😢😢😢😢
@khaalidsaleepaan8502
@khaalidsaleepaan8502 Жыл бұрын
Qof walba hami buu Lee yahay aniga hamigyagu was love pleas zhpyaal itaabta
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Film kiiba soo isagii ku dhamadey dadkii dhan oo Safar ah😂😂waa loo xiisin wlhi Film cajiib ah buu ahaa
@radwaAhmed351
@radwaAhmed351 Жыл бұрын
Haa waywada hayaan meen
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 7 ай бұрын
ASC. Naahanoow. Shaarafatiina. Ilaashaada. Iyo. Diinatiina. Guurakaana. Fududeeya. Sixumaanatu. Uu. Yaaraato. Isha. Allh. Amiin. Yaa. Allha. Bis
@Zareeyyaahmet7712
@Zareeyyaahmet7712 Жыл бұрын
Wixii lawada hayaamaba flimkii ma hayaamay😢❤😂😂😂
@PrincessNajah
@PrincessNajah Жыл бұрын
i am praying for the ather part to be released Soon🙏🏻
@muniira-doodi
@muniira-doodi Жыл бұрын
DHAMAAD MAXAYA DEE MA IYADAA CID BA IS GUURSATAY XAGEED U DHAMAYNAYSAAN 😂
@Xaliimosaid
@Xaliimosaid Жыл бұрын
Ma aragtaa waxaas 😂
@Hhhhh-p7x
@Hhhhh-p7x Жыл бұрын
Kkk ma argtaa😂
@asiaosman-se6he
@asiaosman-se6he Жыл бұрын
Haa walhy aniga xitaa waa yaabahay
@muniira-doodi
@muniira-doodi Жыл бұрын
​@@Xaliimosaidhaa😂😂
@muniira-doodi
@muniira-doodi Жыл бұрын
​@@Hhhhh-p7x ciil baa iga qabtay waxa😂😂
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Жыл бұрын
29:16 وحتى في أحزانهن يهتمن بنا ... ❤
@SumayoMahad-xs4ic
@SumayoMahad-xs4ic Жыл бұрын
Alla macquul maaha in ay dhamaato 😢
@abdirisaqsaid9648
@abdirisaqsaid9648 Жыл бұрын
Labadeena film masoo sarna kkk
@Naima-43
@Naima-43 Жыл бұрын
S1kii waye s2baa jiran umaleenaya
@abdulmalikrashid6504
@abdulmalikrashid6504 Жыл бұрын
This film is both emotional and respecting the people
@gamerabdi9206
@gamerabdi9206 Жыл бұрын
Wu dinte wu bahsade shekada we mactehe😅 gawo kale
@Riana_tae5
@Riana_tae5 Жыл бұрын
H̟a̟a̟ wlllhi😂
@zainabfaysal2547
@zainabfaysal2547 Жыл бұрын
Alla manooli 😅😅
@nadiiracadaani-el2zq
@nadiiracadaani-el2zq Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 Aayar Aayar ayuu u soo noolaaday 😂😂😂😂
@samiirasamiira22
@samiirasamiira22 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 haa wlhi
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 Жыл бұрын
😂😂😂
@Nasrinmaxamed22gmail
@Nasrinmaxamed22gmail Жыл бұрын
Xaywaan ban tihiin dhaman tahiine nabagiba haku dawarsanina 😢scw markasta wu mudan yahay in lagu saliyo balse maha in follow lagu raadiyo😢
@samirasamani8298
@samirasamani8298 Жыл бұрын
Saxiix wllhey😢😢😢
@DarulNaimTv
@DarulNaimTv Жыл бұрын
Next season la soo dhaqsada insha allah
@sakiisko2682
@sakiisko2682 Жыл бұрын
Aaar maad soo badi saan haye nio wad nagu badha goyso
@nihaaninasheikh
@nihaaninasheikh Жыл бұрын
Kamaal raxma wuuu ka helay siduuu ueegayaaa laga garanayaaa 😂😂😂😂😂
@DUNI_DHALIYARO88
@DUNI_DHALIYARO88 Жыл бұрын
😂😂😂
@abdinaasirgureychibaar9680
@abdinaasirgureychibaar9680 Жыл бұрын
Oo dadkiiba way -tageene anaga maxaa na dhigey kkkkkk😂😂😂😂
@ifrahbile3814
@ifrahbile3814 Жыл бұрын
dee flimka meeshi u macaneyd baba ku dhameysene🥺 astan season two plz🙏
@maxamed7258
@maxamed7258 Жыл бұрын
In ad so noqoto aya la raba season 2
@nasteexahappy2903
@nasteexahappy2903 Жыл бұрын
Kamaal maariya mad guursatid midakale siwada musalsalka
@cabdirashiidmacalin6049
@cabdirashiidmacalin6049 Жыл бұрын
Dhabtii waan ka helah musalsalkaan si aan caadi ahayna waan iskaga dhex arkay mahadsanidiin bahda astaaan iyo jilayaashaba!
@ciiltirainacileeye9844
@ciiltirainacileeye9844 Жыл бұрын
Wll kuwa jilaya madku jirtaa egA
@xabiibaxaashi3560
@xabiibaxaashi3560 Жыл бұрын
Siwadaa film ka wadad awadab
@umumaizo123
@umumaizo123 Жыл бұрын
Dadkii dhan wada baxeene kii yaraa maxaa soo sarey😂😂
@salmomustaf831
@salmomustaf831 11 ай бұрын
I can't wait season 2🥺❤
@leylowarsamenoor
@leylowarsamenoor Жыл бұрын
Guled ma meydki baxsada😂
@baylood.germany
@baylood.germany Жыл бұрын
Next seoson actorka mahad ibraahim halaga dhigo ninkan odayga ah waxoga dabka ka yara dhacsan
@munahasan8435
@munahasan8435 Жыл бұрын
Waxay Cawa Dadkan waDa safarkaa 😅oh! GuuLeD yare😢wlhi ma Ogi wiiLka Yar markii aan Arko dareen qiiRaLe baa iLa darsa GuuLeD Wuu noolYaHaY😭😭😭😭
@ciiltirainacileeye9844
@ciiltirainacileeye9844 Жыл бұрын
Ala raxma waa ka helay codkeda iyo qaab jiliinkeda so amazing wlhi weyan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ClSalaan-xm5pu
@ClSalaan-xm5pu Жыл бұрын
Eedo ,kamaal ,Hana ,maariya ,iyo inantii kaleba waa ay tageene inagana maxa na dhigay meesha dee😂😂😂😂
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 Жыл бұрын
Waatan garan la ay😂
@nasradheemanbootaan2526
@nasradheemanbootaan2526 Жыл бұрын
Waa ka xun ahay inu dhamado balse kamal IYO mariya waxaan ka codsan laha inay mid kale no bilaman sida ugu dhaqsa badann ❤
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 22 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 111 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,5 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 55 МЛН
PART 5: MSS UUNSI MARKEDA LAGU HESTO QOF XIRIR LASAMEYSAY
13:42
Ridhwan Issack
Рет қаралды 318 М.
DEGDEG:- Qarax dhimasho badan oo ka dhacay Muqdisho iyo dhawaca
12:02
Konfurgalbed TV
Рет қаралды 3,3 М.
II WAD SHEEKADA “ Qeybtii labaad ee ilmada qarsoon “ S3-E2
39:01
HAYAAN XALQADDA 2-AAD | “ WAAN DILAYAA “
27:29
Astaan
Рет қаралды 679 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 22 МЛН