No video

Dhadhan Xalqada 16-aad: Soo shido, koofida maa iga dhaqaaqday Lii Caato iyo Cabdullahi Kashka.

  Рет қаралды 164,414

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 299
@LiiCaatoOfficiall
@LiiCaatoOfficiall 4 ай бұрын
😂😂 anaa isku qoslay 😂
@bocoryare185
@bocoryare185 4 ай бұрын
Adi afey dhib badnidinaaa😂
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 4 ай бұрын
😂😂😂
@abdirahmandhagacadde8214
@abdirahmandhagacadde8214 4 ай бұрын
Adi canjeelo mxa. Kugeyay maa bariis xata kutartantid😂😂
@fatimagaraad399
@fatimagaraad399 4 ай бұрын
Liiiyow niyo dhuuntaa ixanuuntay
@queensoumaya2052
@queensoumaya2052 4 ай бұрын
Kashka wu ku qiyamay cajinkaaga jilcana marka qaseysay gadaal su u adkaaday kiisane u jilcanaaday. Wu ka badashy ninka😂😂😂😂😂
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 4 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️
@NejmaCabdullahi-vz1wf
@NejmaCabdullahi-vz1wf 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@officialmohazzo9288
@officialmohazzo9288 4 ай бұрын
Scw scw scw
@bintuinasalada9356
@bintuinasalada9356 4 ай бұрын
Sallalahu calayhi wasallam
@Afnan_S88
@Afnan_S88 4 ай бұрын
Scw scw scw❤
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN 4 ай бұрын
Scw
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 4 ай бұрын
كلمتان سبحان الله وبحمده ❤ سبحان الله العظيم 💚
@umumanalixtiraamcaruurta4236
@umumanalixtiraamcaruurta4236 4 ай бұрын
Mash Allah Abdullahi kashka ilaahey ha u ziyadiyo
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂mansha allaaah labadan lajan waan wata fani😂😂😂😂😂cawaa cadi maha mansha allaaah 😂😂😂❤❤❤
@amalismail7772
@amalismail7772 4 ай бұрын
Kashka waa legend laxoox dubista si fiican buu u yaqaana ❤
@user-bs6gu5tk4q
@user-bs6gu5tk4q 4 ай бұрын
Waligee si aad u qoslin ayaa u qosle wallaahi😂😂😂😂😂😢
@shariifaxmed1764
@shariifaxmed1764 4 ай бұрын
Wlhi kashka waa iga qosliyy ilinaa iga timaaday saa u qoslaayay😂😂😂 Funny man ayaa tahay bro
@YuusufAxmed-wi7uk
@YuusufAxmed-wi7uk 4 ай бұрын
Sihaam tahiil iyo anjalii inata jecel in lakeeno one like
@user-tr3wc9ze9p
@user-tr3wc9ze9p 4 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤❤❤
@MarYaMa_ChaaMaC
@MarYaMa_ChaaMaC 4 ай бұрын
Kashka funny weye wllhei 😂😂😂😂😂
@mowlidwarsame8642
@mowlidwarsame8642 4 ай бұрын
This should have been the first episode best of all episodes 🎉
@ManeHASSAN-sh6sj
@ManeHASSAN-sh6sj 4 ай бұрын
Walahi je bien rigolé merci beaucoup de tout cœur ❤❤❤❤❤
@ZamzamElmi-rb7bn
@ZamzamElmi-rb7bn 4 ай бұрын
Ala wlhi labadan labadan in badan sugayay qosolkii iga Dhameeyen laba kala Daran Kashka yaa baray lkn Canjeerada best 👌
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 4 ай бұрын
Liibaan ku salaamay❤❤❤😊😊😊
@nimomohamed4174
@nimomohamed4174 4 ай бұрын
Alla saan uqoslayey wn dalay kuwan wa dhibtoo oo dada 😂😂😂😂kashka bahasha meelbuu saaray😂
@Tasniim1
@Tasniim1 4 ай бұрын
😂😂😂😂 Walaahay waa labadii ugu qosolka badnaa intaan program kan fiirsanayey. Lee caato waa qosol socda. Yarka kale canjeero khatar ah buu sameeyey ma sha Allah.🎉❤❤ Ramadan Mubarak 🌙. sidoo kale.
@blackstone234
@blackstone234 4 ай бұрын
Kashka ma.a❤.
@MustafaAhmed-pb4dx
@MustafaAhmed-pb4dx 4 ай бұрын
Well done boys this was the best I ever laughed 👏 😂😂😂😂❤ and you entertaining us walahay keep going 👏 👍
@maskax9
@maskax9 4 ай бұрын
Azxaapay 50gof rabaa si aan u gaadho 200subscribers inta ciida ka hadhay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝🤕
@Faadumofilsan1991
@Faadumofilsan1991 4 ай бұрын
Mansha allah liicato waanu lu xiisnay channel kaagi goorme sonoqone
@xaawoxaawokiin4298
@xaawoxaawokiin4298 4 ай бұрын
Kuwaan caadi maha masha Allah
@marwomandeq804
@marwomandeq804 4 ай бұрын
Walaahi waan fuuray yaa isku soo balamiyay kashka iyo liicaato caadi maahan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏
@maskax9
@maskax9 4 ай бұрын
Astaan TV yey anii ma iiyeedhaan waxwalba anaa Karin lahaayee 😍😍😍☝☝☝☝
@lifeisbest5276
@lifeisbest5276 4 ай бұрын
Who you are??
@BilanQaldane
@BilanQaldane 4 ай бұрын
​@@lifeisbest5276 And you who are you😂
@nadiifoxaji1712
@nadiifoxaji1712 4 ай бұрын
An d who are you😂​@@BilanQaldane
@abdulasiismahamud4821
@abdulasiismahamud4821 4 ай бұрын
@@nadiifoxaji1712 and who are you?😂
@abdulasiismahamud4821
@abdulasiismahamud4821 4 ай бұрын
@@lifeisbest5276in la yaqaano cml ani ii wacda kulaha 😂😂😭😂
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 4 ай бұрын
Wiilka kale waan salamay ❤ 😊
@abshircarab18
@abshircarab18 4 ай бұрын
Oo cadaa
@princessgacal3678
@princessgacal3678 4 ай бұрын
Shadiyo iyo ajakis kadib waa labadi qofood ee ugu qosolka badna 😂😂😂
@lominakhaliif6086
@lominakhaliif6086 4 ай бұрын
Cawaa inta barnamijkan dawanayey wax iga qosol badn ma,arkin😂😂😂😂😂
@dianaphillips1033
@dianaphillips1033 4 ай бұрын
I wish wish wish this show had subtitles!
@AmaalAmalhassan-iw2ox
@AmaalAmalhassan-iw2ox 4 ай бұрын
Alla liicaataa qosol aa udhiman rabaa maanta
@haadimooge7687
@haadimooge7687 4 ай бұрын
Kashka waa wataa aniga nin qosol badan l oo waalan 😂😂😂😂
@safiyohassan5228
@safiyohassan5228 4 ай бұрын
Liii love u hooyoy warsan
@Farhia_ali
@Farhia_ali 4 ай бұрын
KASHKA. WAA. KABAXSADEY. DHIWR JEER. SRKEY. ASAGOO. CANJERLO. DUBASYEY😊😊😊
@abdiraxmanshekhyasin897
@abdiraxmanshekhyasin897 4 ай бұрын
The best waakan barnamujkii ugu qosolka badnaa
@CandikhaaliqKidiye
@CandikhaaliqKidiye 2 ай бұрын
Kashka iyo lii caato waa qosol caadi eh
@Ruushkah
@Ruushkah 4 ай бұрын
Lii Caato Jini waaye wlhi yaranteyda iso xasuusiyey taxsi dile 😂
@HodanHussein-dv2tw
@HodanHussein-dv2tw 4 ай бұрын
Woow ❤❤keep going Abdull
@hamichannel5790
@hamichannel5790 4 ай бұрын
Saan uqoslaayey waan daalay
@zoomaliboi8241
@zoomaliboi8241 4 ай бұрын
Ar lii caato wax ma yaqaan runtii
@Lakimohamed197
@Lakimohamed197 4 ай бұрын
alla kuwan dhib bdnaaaa
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 4 ай бұрын
daqsig caawimaad degdeg ah lagaadha walaalayaal
@najma649
@najma649 4 ай бұрын
scw scw scw
@SankaXalweste
@SankaXalweste 4 ай бұрын
Labadan qofki isku balamiye wu isla helay wlle😂😂
@ikraamjilacow6735
@ikraamjilacow6735 4 ай бұрын
2 daan markaa isku helo iyo shaadiyo qosolka iga dhamaado
@sakiileeye
@sakiileeye 4 ай бұрын
kashka wow😮
@LuulaQueen
@LuulaQueen 4 ай бұрын
Wlhi iney fani yihin wa oga TikTok uga imadey😅
@mumtazmuhumedahmedtazy4552
@mumtazmuhumedahmedtazy4552 4 ай бұрын
Best episode
@somalia499
@somalia499 4 ай бұрын
Licaato iyo kashka😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedcabdi7209
@mohamedcabdi7209 4 ай бұрын
Both are too funny 😂😂😂
@Jabyar
@Jabyar 4 ай бұрын
😂😂😂 maanta sidaan uqoslay ayaantan uma qoslin labadan funny wye 😂 lii canjeradisa igu daran canjeero qanjo leh dubay
@user-cc7ym5uz2i
@user-cc7ym5uz2i 4 ай бұрын
Liii io kshka oo is helay wlhi qosol aa la suxe😂😂😂😂😂
@ardaaproduction1363
@ardaaproduction1363 4 ай бұрын
Cajiinka koonfur ba laga isticmaala lkn waqooyi iyo puntland xitaa wax cajiin la dhaho lagama isticmaalo lkn waxaa laga isticmaalaa dhanaanis o ah caaga lagu reba xogaa berri fixisa cajinka.
@nastehamohamett7043
@nastehamohamett7043 4 ай бұрын
Waa runta cajiin iyo waxs manqano xata dhananis anagu waligen maana reban ina mrks wxkle kudubanano mahe habenki aydo kaligeda garacna subixi cadi waaba canjelo cadiya from puntland
@faaymaxamed5982
@faaymaxamed5982 4 ай бұрын
Kashaka❤ masha allah ❤
@Laarva_poy
@Laarva_poy 4 ай бұрын
Dad baa waxay cunaan la' Astaana cunadi ayay ku ciyaraysaa subxanalaah Israafku ma fiicna umada ubahan hala siiyo cunada😢
@manlikezakaado6135
@manlikezakaado6135 4 ай бұрын
Ariga lasiina hakabaqin
@SalahSalah-oc5vo
@SalahSalah-oc5vo 4 ай бұрын
Abdillahi
@hassanabdillahi1602
@hassanabdillahi1602 4 ай бұрын
wlhi beerkaan ka qoslay
@Tasniim1
@Tasniim1 4 ай бұрын
Nasro maraykan baan joogaa canjeero qamiir leh waa samaysanaa. Waxaad tiri dadka qurbaha jooga canjeero qamiir masuubistaan. Habeenkii ayaanu garaacanaa subixiina waa dubanaa. Walaal.
@queencabdiraxmaan9009
@queencabdiraxmaan9009 4 ай бұрын
Yaarapi manooli 😅😅😅
@murtiiyomadadaalo8096
@murtiiyomadadaalo8096 4 ай бұрын
😂😂 Wlhi waan qosol ooyey
@Maryam-ex9oo2bh7x
@Maryam-ex9oo2bh7x 4 ай бұрын
Laxooxdu waa dhib miidhan😂😂😂liicato uu ku dhacay
@safiyohassan5228
@safiyohassan5228 4 ай бұрын
Labadan noo soo celib😂😂😂😂😂😂😂😂
@umucimraanali5769
@umucimraanali5769 4 ай бұрын
Alla ma nooli 😂😂😂
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 4 ай бұрын
Kashka qatar canjeero Aan inaba caadi aheen
@user-cu6ec1uc1m
@user-cu6ec1uc1m 4 ай бұрын
Istaqfullah canjeelo la hoolaayo
@hafsomohamed369
@hafsomohamed369 4 ай бұрын
Wllhi qosol aa u dhintay 😢❤❤😂😂
@user-ic7zt6qn7m
@user-ic7zt6qn7m 4 ай бұрын
Intaan media daawanayy vediogii iigu qosolka badnaa wllahi laba lajan daacadnimo barihore dadka ugu danbaysay soo bandhigeen
@shukricali1790
@shukricali1790 4 ай бұрын
m.a kashka lkn cawa feraha ixanunay san u qoslaye😂😂
@asiyasahal9335
@asiyasahal9335 4 ай бұрын
Caawa dhintay😭😭😭😭ilaahow kashkaa wadnuhuu icadeyay
@farxiyoomar2289
@farxiyoomar2289 4 ай бұрын
Ilahay haku naxariisto
@user-by8ms5cu8x
@user-by8ms5cu8x 4 ай бұрын
Dadkiii ugu qosolka badnaaa ayad nookenteen walhi😂😂😂😂😂😂😂🎉
@feisalxawasefeisalxawase2922
@feisalxawasefeisalxawase2922 4 ай бұрын
Wlhi sidan uqosalayey
@Ina_osman_mahamuud
@Ina_osman_mahamuud 4 ай бұрын
Qosol iguma harin wlhi Alla dhintayyy😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nishapep1517
@nishapep1517 4 ай бұрын
Kashak anigu iga cajeelo qarxunyhy 😂😂😂😂 run hada laga hadlo😊
@Zahruuj0590
@Zahruuj0590 4 ай бұрын
Kashka the best of laxoox😂😂
@dalabaadabturaab7736
@dalabaadabturaab7736 4 ай бұрын
Loxoox× waa carabi Canjeelo waataa soomaali😂
@LovelyAutoRace-qx3qx
@LovelyAutoRace-qx3qx 4 ай бұрын
Marshallaah kashka ❤❤
@user-vm8so7gq9b
@user-vm8so7gq9b 3 ай бұрын
Kashka afeyyyy😂
@Salmaanmohamed-wr9yr
@Salmaanmohamed-wr9yr 4 ай бұрын
Wlhi daacad aan u qosley ku soo celiya kashka iyo lii caato
@AyuubXussen
@AyuubXussen 4 ай бұрын
Big canjeelo
@junioraraleofficial7565
@junioraraleofficial7565 4 ай бұрын
Very funny walhi
@xaawoxaawokiin4298
@xaawoxaawokiin4298 4 ай бұрын
Walaahi ferro iguma harin
@maaidocnuur9876
@maaidocnuur9876 4 ай бұрын
Wllhi liicato waa qosol socda😂😂
@safiyohassan5228
@safiyohassan5228 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ Waa iga qosliyen
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 4 ай бұрын
liibaan Canjeeladiisa daqsiga taabtay Naftiisuu wayey😂
@SalahSalah-oc5vo
@SalahSalah-oc5vo 4 ай бұрын
Waoo
@daaci1465
@daaci1465 4 ай бұрын
Wlh lbdn waa qosol miiran😂😂
@walalkamilini8386
@walalkamilini8386 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂Wlh sidan uqoslayay fera ixanuneyn lii cato canjerada sidu udubayo wa ani cml bahasha sidas idhibta
@safiyohassan5228
@safiyohassan5228 4 ай бұрын
Kashka Waa ka baxsatay
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 4 ай бұрын
Ardaydaan wax ka waalan ma arag
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 4 ай бұрын
😊😊😊😊😊liibaan boowe xoolo mumadar badtahay nathing wiilka kale aan tagero in aan u noqdo ka fikiraa😊😊😊😊
@muscabaadan7385
@muscabaadan7385 4 ай бұрын
wr hada xarfantihiin idiriska itaabo iyo baaquli boy😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-yj8vn3dk3x
@user-yj8vn3dk3x 4 ай бұрын
Labada dhiiba badaan. 😂😂😂😂😂 qosol aya igu dileene😂😂
@Farxadii
@Farxadii 4 ай бұрын
Alla qosolka iga dhamady 😂😂😂😂😂
@safiyohassan5228
@safiyohassan5228 4 ай бұрын
Kassala love u ❤❤❤❤
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂👍👍👍
@SankaXalweste
@SankaXalweste 4 ай бұрын
Kashka xabadisa canjero ugu xun io lii cato xabadisa canjero ugu fcn isma garan xate😂😂😂
@maqsuudaynte9947
@maqsuudaynte9947 4 ай бұрын
Istaqfurallha lii cato se na yeshey imtixan ma ku jiirta 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 miylah banan buuuxi aaaaaaa
@AmranAbdisalam
@AmranAbdisalam 4 ай бұрын
😂😂😂
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 4 ай бұрын
Laakiin cajiinka makiinadaa macaan kan qurbaha oo qamiirka Waa iska xoogso canjeero aa laga galaa
@filsanmohamed4021
@filsanmohamed4021 4 ай бұрын
Kkkkkk ala ma Nooli kuwan dhib badanaaa 😂😂😂😂😂
@ramloilmigure304
@ramloilmigure304 4 ай бұрын
Cwa kaliya yutup kaso dawaday asa clip clip tik tok ka dawansye labo fanny lesku kenay darted yutub u imi kkkk
@nasrobbe9593
@nasrobbe9593 4 ай бұрын
same😂😂
@user-sl3tx5pe8q
@user-sl3tx5pe8q 4 ай бұрын
Labadan nin markay is helaan qosolka ayaa kaa dhamaan😂😂😂😂😂😂😂
@faadumoyasiin4807
@faadumoyasiin4807 4 ай бұрын
lii sewaye hee😂😂😂😂
@Sahra-sr5rt
@Sahra-sr5rt 4 ай бұрын
cawa manoli
@user-ki1kp8sj2b
@user-ki1kp8sj2b 4 ай бұрын
Labo isku shaqaa ayaa laysku balamiyey
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,8 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3 МЛН
BOLI | XAAFADA SOOMALIDA ADIS ABABA ETHIOPIA
13:00
Dhakhtarrr
Рет қаралды 133 М.
ARIMAHEENA OO GAARI U GADAY AAD BUU UGU FARXAR QOSOL UU KA BIXI WAAYAY
15:12
Si Xun Ayay ii Galeen Kiniini Daroogo ah Ayay Biyo Igu Dareen 😭😭
14:06
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 696 М.
"Saliidda gacanta maa la galee?" Dhadhan Xalqadiisa 5-aad
33:31
CHALLENGE QAADO DOOKHAGA LAAKIN YAA BIXINAYA LACAGTA ?
13:07
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 453 М.
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,8 МЛН