Waxaa waano iyo iga Tala ah in aad illah ulaabato oo aad ka towbad keento xumaha iyo fisqiga, hadeey wax tareyso cimrigaga inta badan waad kusoo qadatey, ka towba keen walaal ha is raaacin aduunka,
@nuuradiinxariir1307Ай бұрын
Wax xumaan ah kuma arko anigu ❤ Waxa dambiya is qaawinta iyo is dhex galka showyada ka jira iyo xumaanaha kale balse qof hees qaadaya bilaa xumaana maxaa dhibee ku jira. Mahadsanid
@farxiyagababa9871 Жыл бұрын
Jaceyl aan iloboy bay heestann isoo xusuusisey 16sano ka hor waa intuu wiilkeyga jiro allaha ii ddaye aaaax dareen iyo jaceyl xusuus
@jamalfaras50632 жыл бұрын
Ilmo may qubine Mana aamusnoo Uurkaa holcaye👌👌
@nusaybamoha56412 жыл бұрын
Heestan saamayn gaara ayey igu leedagay qisadeedan goob joog bn u ahaa oo waxaan halkan si gaara uga salaamaya walaalkay abwaa jamaal liiban waxay ahayd maalmo adag oo aan la tacaalaynay xaaladaase illahay ha barkeeyo cidaas qisadu qusaysay maantaba waa wadajir oo sidaan rabanay wax u dhaceenee illhow isudaa ubad kala sii
@hannaismail44822 жыл бұрын
Aamiiin
@HhHh-t8x7v15 күн бұрын
Way kala tageen imiika nasiib waxkastaba weYan 😢 ubadna alleh ma kala siin
Fanaanka qaali ah viva somaliland waxaan codsaanya hees macaan oo an Aad u jeclahay ( Deeq ku baxdo duugag ka cuune )Grazie mille 🇮🇳
@abnurnuab34752 жыл бұрын
Calanka hindiya intee uwane 🤬🤬
@Salma-Ibra2 жыл бұрын
😂😂😂
@wehelashaq33682 жыл бұрын
Ninkan wuxuu kamid yahay fanaaniinta aan codkooda waxaan ku qiimeeyo garan waayay malab+sabiib =xalwad Cabdi qaadir xuseen buunis caadi maaha
@aslimed37182 жыл бұрын
Waleee waaa runtaa
@abdikaraani43932 жыл бұрын
Waa runtaa walaahi runtaa markasta kuceshada
@caamirabdirahmanali9178 Жыл бұрын
Ilmo may qubaan Mana aamusaan Uurkaa holceee😢💔
@ifraxxasan13532 жыл бұрын
Woow legend 👏🙌😍❤
@mr.aosman30549 ай бұрын
Legend Cabdulqadir Xuseen Mayoow Buunis
@zadaam_official39532 жыл бұрын
First view and comment 😎
@lodoonelmi68752 жыл бұрын
Maasha Allah well done 👏
@aslimed37182 жыл бұрын
Laxankaaa waa top walahi
@farxiyagababa9871 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢
@juweriya_abdinasir2 жыл бұрын
Woooow ❤ 🎵❤🎵
@SaalaxSuperАй бұрын
Alfanaan buunis
@farahdahir85542 жыл бұрын
RUUG CADDAA BUUNIS COD FASIIXA AH LAXAN MACAAN..
@ahmedsaggaf65302 жыл бұрын
WAR MEEL NAGA FARIISTA KUWAAN ISKU SHEEGAAYO INEEY FANAANIIN YIHIIN ILMA ADEERAYALOOW WAAD NA WAASHEEN HADII AADAN SIDAAN OO KALE U HEEYSREEN ISKA FARIISO MEEL
@aslimed37182 жыл бұрын
Walee waa runtaaa axsaan fanaan
@abdalla1652 жыл бұрын
Woooooooooow legend
@hawadiamond93732 жыл бұрын
Maasha allah
@cirjiidh772 жыл бұрын
Legend Buunis
@Dalmacaanshe102 жыл бұрын
Legenkii buuni ahaaa Axsan cod
@AbdiMoh7972 жыл бұрын
Axsan yaa cod masha allah
@abdiaziza.rahman79822 жыл бұрын
War wee danbajiyeen da'adaan iyo hees
@ifraxxasan13532 жыл бұрын
Buunis layaab
@ilyasmuseahmed68542 жыл бұрын
Erayada hesta ma fhmn mxu leyhy
@somnews69542 жыл бұрын
Legend
@apdyrahmantiger78332 жыл бұрын
Good voice😜
@farahmohamed14992 жыл бұрын
💕🦅
@alibaax53462 жыл бұрын
Waana actor ismaba dhibayo
@mareegtaxogaha3762 жыл бұрын
Heeso bilaa music ah halkan kala socda sxbyl kzbin.info/www/bejne/b4mXaWh5atWIZpY ❤😱
Waarye janada iyo Naarta furohada adiga ma haysid cidwalba mashey ku dabeyn Allah swc aya yaqan illahay ka cabso mideda kale qof islam ah lugumo yaboolo inu yahay ehulu narta sidee diinta uu taqana adiga waar illahay ka cabso