BARNAAMIJKA BUUNDO 1-AAD | Abdalle Ahmed - Hormuud CFO

  Рет қаралды 41,854

Astaan

Astaan

Күн бұрын

BARNAAMIJKA BUUNDO 1-AAD
Abdalle Ahmed - Hormuud CFO

Пікірлер: 56
@hassanjapaan8640
@hassanjapaan8640 Жыл бұрын
Masha allah aad ba u mahsantahin Astaan iyo team ka so qaban qaabi barnamijkan Wax badan baa ka fa,iday❤
@ezmarkhan9197
@ezmarkhan9197 Жыл бұрын
Masha allah waa program Aan wax badan ka faiday mr Abdalla wax badan baa ino iftimisay
@damcaayeraadiye6188
@damcaayeraadiye6188 Жыл бұрын
This is extra legendary interview especially with abdalla, I wish to benefited from you my idol🎉
@KhadarCyber2211
@KhadarCyber2211 5 ай бұрын
Thuma walahi video wxn dawaday sanaad ka hor waqtigas shaqale Aya aha hadana Alh meel Ani leyahay Aya I furan idea aan ka qatey video Aya ila hada xasusta mana ilawi dono thanks
@ahmedsaladjama2472
@ahmedsaladjama2472 Жыл бұрын
waa hubaal in uu yahey program waxtar aad u weyn u leh dhalinyaradda
@abdirazakahmed4551
@abdirazakahmed4551 Жыл бұрын
Gorgortanku waa muhin se waa hiladin iyo mustaqbalkaaga ku dhererisaa iyo benifitka iyo khasaraha kgaa iman kara
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 Жыл бұрын
Mnshlh waa barnaamij qiimo bdn alle ha barakeeyo
@mohas007
@mohas007 Жыл бұрын
Mahadsanid Qof Walbo Qayb Ka ahaa Barnaamijkan Faaidada Badan Xambaarsan Dhalinyaradana Inay Ka Faaidaystaan Ayaan rajaynaaa
@hodanadanofficial
@hodanadanofficial Жыл бұрын
Masha allah tabarakallah❤
@abdifatahali3099
@abdifatahali3099 Жыл бұрын
masha allaah barnaamıjkaan waa mıd loo baahanyhy daacdıı
@afnaanmohamed8338
@afnaanmohamed8338 Жыл бұрын
Barmaajid aad u fiican oo bulshadu aad ugu baahneyd thank lkn doctor kusoo casuum hdaan nhy bahda caafimadka pls
@zaharaharun1904
@zaharaharun1904 Жыл бұрын
Aboowe Masha'Allah. Wiilkaas waa runtiis Valentines waa inaa la siyaa. Xuntadooda lacag ay ku cunaan ama cunto la siiyo Masha'Allah
@xawom3016
@xawom3016 Жыл бұрын
Walee wax ba ka dhacay. Waan u bogay in on the spot lagu gudoon siiyo shaqo kuwiii ka quustey raadinta. Shaqada . Aad ayaa u mahad san tihiin dhamaan, the hosts ka ,iyo kuwa so diyaar gareeyey iyo kuwa daadihiyaba. Somalia way socotey , duninada la jaan qaadin dag dag. 👋👋
@mindsetmaters01234
@mindsetmaters01234 Жыл бұрын
This interview is so informative and useful I've gained valuable knowledge it opened up my eyes. Keep up the work Astaan tv and I wanna thank mr mohammed omar and Abdalla for sharing their knowledge and experience through this interview Just exceeded more than my expectations.
@maxamedcade2991
@maxamedcade2991 Жыл бұрын
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 Жыл бұрын
Mahadsanid ,runtii wax badan oo dhalinyarada ka qarsoonaa baa u baxay . Waa barnaamij muhiim ah Astaan Tv aad baan idinkugu mahadcelinayaa guuleeysta .
@mohamudabdulahi2840
@mohamudabdulahi2840 Жыл бұрын
gidomiya Dahabshiil waa lagendry 🔥
@hidaayo2000
@hidaayo2000 Жыл бұрын
Masha alha wax badan ayan ka faaiday❤ mahadsanidiin
@samiamahamed3365
@samiamahamed3365 Жыл бұрын
MashaAllah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@caashocdey-4447
@caashocdey-4447 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Caruurtasomali
@Caruurtasomali Жыл бұрын
Gabadhaas geezinimadeeda ayaa fursad siisay M.a haka baqin inaa kafaaiideesato fursadahaan cml❤
@Caruurtasomali
@Caruurtasomali Жыл бұрын
Thanks sami Waxaan aaminsananahay in aan ahay nin potential badan ku jiro fursadaha ayaan la ahay lkn isma dhiibayo🎉 adna waxan ku rajayna hormar.
@shufeyrhore2422
@shufeyrhore2422 Жыл бұрын
Ninkani leh somalia shaqo wee ka buuxdaa ee shaqaalo la'aanaa ka jirto ma waalanyahay meesha ma mareekanka ayuu u maleeyaa
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 Жыл бұрын
Shaqo la'aan majirtee xirfad la'aan baa jirta
@soomane5828
@soomane5828 Жыл бұрын
Very interesting ❤
@caashocdey-4447
@caashocdey-4447 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@cxakiinismaaciil4863
@cxakiinismaaciil4863 Жыл бұрын
Good
@aminadhool-e5g
@aminadhool-e5g Жыл бұрын
astaan waxaan ka codsanayaa inay every region ka shaqeeyaan within soomalia or east Africa region.
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu Жыл бұрын
Anaa shaqo maqaayad coffee ah ama maqayad hotel u baahan Walaahi waan galaaya qofkii iga caawin karo waan so dhawaynaya
@aslanalinoor3522
@aslanalinoor3522 Жыл бұрын
Maalgelin maa rabtaa marka⁉️
@abdulahiofficialchanel7352
@abdulahiofficialchanel7352 Жыл бұрын
M.a hormar waccan
@barkhadibraahim1023
@barkhadibraahim1023 Жыл бұрын
waa barnaamij wanaagsan
@CiisexuseenIbraahim
@CiisexuseenIbraahim Жыл бұрын
Very interested
@contactwaaaw9401
@contactwaaaw9401 Жыл бұрын
Astan tv tuugaa tihiiin nacala tulah calaykum
@abdiqafaralimohamed8605
@abdiqafaralimohamed8605 Жыл бұрын
Wll ma waysay qaab iyo ereyo kaduwan a ugu gudbiso cabashadada @astaantv
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 Жыл бұрын
Maxay kaa xadeen
@nadammedia
@nadammedia Ай бұрын
Runtii wadanka fursado badan ayaa kajira , hada kahor shirkad aan kashaqayn jiray oo aan branjigas masuul ka ahaa ayaa loobahday qof shaqaale , dhalinyaro bilaa shaqaale ah ayaan damcay inaa oga faaideeyo , waxaan arkay dhalinyaro bilaa camal ah fursado aan usoo bandhigay ka gor gortamaya lacagta lagu siinayo
@nadammedia
@nadammedia Ай бұрын
Waxaa layaabay waxay ahayd qof aan shaqaba hayn sidee mushaar ooga gortami karaa , tan kale saacada lashaqeenayo qofkasta waxuu kuleeyahay wakhtigu wuu dheeryahay
@CiisexuseenIbraahim
@CiisexuseenIbraahim Жыл бұрын
Waxaan ka codsalahaa shaqaalaha astaan iney xog iga seeyaan sida looga qeeb qaato mawduucyada xasaasiga ee halkaan kabaxo
@Mo6316
@Mo6316 Жыл бұрын
Mashalah
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 Жыл бұрын
Viva astaan tv
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 Жыл бұрын
❤❤❤
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын
Part 2 we wait ,astaan tv thanks
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 Жыл бұрын
Waalasoo dhigey
@Ayaamaha13
@Ayaamaha13 Жыл бұрын
Wiil adeerkii boos siiyay ha Noga dhigin wax way xaalka dalka iyo suuqa shaqada xaqiiqada ka jirta wax ka sheekayn Kara kuwa shaqa la'aanta ah😊
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 Жыл бұрын
Indhuhu waxey arkayan bey ilkuhu goyan school waney diyariyan shirkadaha traing shaqoyeenka bixiya si professionele dhab ah oo xor iyo xalaal ah
@HyreEwz
@HyreEwz Жыл бұрын
Good i need
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 Жыл бұрын
Hormuud foundation Iyo arday foundation Ma isku midbaa Misa xxidhiidh ka dhexeya
@fadxiaahmedalifadxia-ru8wn
@fadxiaahmedalifadxia-ru8wn Жыл бұрын
Good advice
@IbraahimMihaar
@IbraahimMihaar Жыл бұрын
Mahadsanidiin❤
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 Жыл бұрын
Maxamed cajiib ayaad tahay su,aalaha aad waydiinaysaa waa kuwa naga dhex guuxaya
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын
Thanks
@CiisexuseenIbraahim
@CiisexuseenIbraahim Жыл бұрын
There is a way
@mofarah186
@mofarah186 Жыл бұрын
Podcast-yada Noocaan waa muhiim… Tan isku tiirsiga indhaha la’na waxay keentay inay dadku shaqaysan… Waxaan xasuusta mar aan Asia waxbarasho u aaday, oo aan ku iri mid aan saaxiibo ahayn oo Asian ah adeerkay baa waxbarashada iga bixiya, kadib wuxuu iwaydiiyay goortaan ucelin doono lacagahaa igu baxay. Inaan qoslay baan iri waa ADEERKEY, mana celinayo
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Kunbitar sida leskugu dhaco
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын
Thanks
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Shaqayso ama Shaqo Abuuro|| Jamaludiin Cawke
1:06:14
Taqwa Media Borama
Рет қаралды 85 М.
BEYDAN COFFEE | GANACSIYADA GUULEYSTAY | GORAY PODCAST
1:38:25
Goray Podcast
Рет қаралды 54 М.
Djibouti: Tixmaal iyo Abdi Haybe Laambad
53:29
Assajog Studio
Рет қаралды 117 М.
DOCUMENTARY | CABDALLA CUMAR MANSUUR
1:03:23
Astaan
Рет қаралды 137 М.
ISWAAFAJINTA HADAFKAGA  IYO HIBADADA (live meeting )
1:10:13
Amal Abdilaahi Bade
Рет қаралды 11 М.
Barnaamijka Bandhiga Mohamed Omar iyo Ururka SOYATO
1:55:06
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 64 М.
Taariikhdii Tataarka qaybtii 1aad Sh Mustafe
1:11:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 474 М.
Astaan Talk-  Artificial Intelligence- Eng Abdirizak Warsame
1:24:01
chor chor chor 🤣 #shortsvideo
0:16
arati sahani & jyoti 2.0
Рет қаралды 20 МЛН
COWBOY FANFICS BE LIKE 🤠
0:58
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 26 МЛН