I am from Ethiopia, I don’t understand one word of Somali language but I really love this song.
@oamaerАй бұрын
Music is universal, brother. It transcends language barriers, and you don't need to understand the words to appreciate it. Personally, I enjoy listening to Ethiopian music, and Teddy Afro is one of my favorites
@eazydazitАй бұрын
Enjoy brother, we are neighbors and should enjoy each other's culture, food and music. As a Somali in the Diaspora i came to love the food and music of Ethiopia. Peace and prosperity for all of our Africa. Cheers
@ahmedhussein1777Ай бұрын
You have a good taste brother. It's a 10/10 song!!
@feysalluuje1880Ай бұрын
You will understand you after time
@abdikariimawil6220Ай бұрын
Of course , sometimes I listen to Ethiopian songs because of music without understanding words , so when it comes to singing there is something that we have similarly .
@BayisaFeyeАй бұрын
What a wonderful music! I am listening from southern Ethiopia Where no somali language is spoken. Love you brothers!
@manoftheweek1350Ай бұрын
Oromia or ?😊
@eazydazitАй бұрын
We love you too brother
@ABDOURAHMAN-hw1tx12 күн бұрын
I TOO LIKE THIS MUSIC LIKE YOU. THE MUSICIANS ARE PROFESSIONALS AND THE SINGER SINGS SOFTLY AND DANCES VERY WELL WITHOUT GETTING TIRED, YOU CAN SEE VERY WELL ON HIS FACE THAT HE ALSO LOVES THE SONG HE SINGS, IT’S A LOVE SONG IN SOMALIA
@ABDOURAHMAN-hw1tx12 күн бұрын
@@manoftheweek1350 I TOO LIKE THIS MUSIC LIKE YOU. THE MUSICIANS ARE PROFESSIONALS AND THE SINGER SINGS SOFTLY AND DANCES VERY WELL WITHOUT GETTING TIRED, YOU CAN SEE VERY WELL ON HIS FACE THAT HE ALSO LOVES THE SONG HE SINGS, IT’S A LOVE SONG IN SOMALIA
@ABDOURAHMAN-hw1tx12 күн бұрын
@@eazydazit I TOO LIKE THIS MUSIC LIKE YOU. THE MUSICIANS ARE PROFESSIONALS AND THE SINGER SINGS SOFTLY AND DANCES VERY WELL WITHOUT GETTING TIRED, YOU CAN SEE VERY WELL ON HIS FACE THAT HE ALSO LOVES THE SONG HE SINGS, IT’S A LOVE SONG IN SOMALIA
@sisim77329 күн бұрын
This is the fifth consecutive time that I am listening the song. Sitting in my balcony enjoying the late night fresh air in Vancouver canada. I am an Eritrean and I don’t really understand a single word of the song but I love it.
@ABDOURAHMAN-hw1tx12 күн бұрын
ALSO TOO LIKE THIS MUSIC L. THE MUSICIANS ARE PROFESSIONALS AND THE SINGER SINGS SOFTLY AND DANCES VERY WELL WITHOUT GETTING TIRED, YOU CAN SEE VERY WELL ON HIS FACE THAT HE ALSO LOVES THE SONG HE SINGS, IT’S A LOVE SONG IN SOMALIA
@bilanharawa45Ай бұрын
This musician is really different❤music is bursting from his heart. Respect from Ethiopia
@ZemuiHaileАй бұрын
I am from REITREA🇪🇷❤️🇸🇴
@ABDOURAHMAN-hw1tx12 күн бұрын
ALSOI TOO LIKE THIS MUSIC . THE MUSICIANS ARE PROFESSIONALS AND THE SINGER SINGS SOFTLY AND DANCES VERY WELL WITHOUT GETTING TIRED, YOU CAN SEE VERY WELL ON HIS FACE THAT HE ALSO LOVES THE SONG HE SINGS, IT’S A LOVE SONG IN SOMALIA
@CSeerbiyaАй бұрын
Cajiib! Maxamed Faarax Fitamiinoos waa fannaan buuxa, yaa Salaam, Waxaan isna u duco iyo mahadba u dirayaa Axmed Nuur Cabdille (Sandheere) oo heestan hore u qaaday laxanka iyo muusiggana u dhisay, Axmed wuxuu ku dhashay Hargeisa oo qoyskoodu beer ku lahaa, wuxuu ku geeriyooday dalka Norway siday ii sheegeen saaxiibaday Ustaad Cabdi Janan iyo Axmed Xasan wuxuu ahaa Soomaaligii u horreeyey ee Norway ku dhinta inta la diiwaangeliyey. Alle ha u naxariisto. Waa hees aad loogu raaxaystay dhankasta, muuqaal, cod muusig iyo farsamaba.
I'm Eritrean...& love this music , listen it again and again..
@nassir49Ай бұрын
The artist, in my view, is a true messenger of art. The song flows from the heart, sweet and soothing to the soul. Its reward is heartfelt, and it enriches one’s world with sweetness, hope, compassion, and love. His voice instills peace and inspiration within you, lifting you to a higher place filled with joy and a beautiful message. What a rich East African gem!
@eazydazit12 күн бұрын
Eloquently well put comment. You explained all the feelings you get listening and watching this song and the artist whose theatrical performance was conveying all those feelings, especially if you understand Somali language. Waa I qancisay akhriska waxaad soo qortay. Mahadsanid
@hagerefirst2773Ай бұрын
Beautiful !!! Sounds like old Sudanese music.
@three_d164029 күн бұрын
I am from Ethiopia, I listen to it like he is talking to me but I do not understand the words, Sudan Or Somali, we all are families, peace to the Horn of Africa.
No more formaajo iyo qeelo sheeydaan wadanka waa nabad allaha barakeeyo xasan sheeq ❤
@osmanshareefahmedyahya433610 күн бұрын
Woow Caadi Maha Maxamed Fatimiinos Iyo Hees Qaraami Hore❤
@D-izzy00Ай бұрын
Nuur eebow Allaha unaxariiste, wuu soo bareejeeyey Al-Fanaan fitaminoos.
@Ayanabdi7Ай бұрын
Yaa salam wlhi wku raxaystey heesta 🔥 Laqanyada mar iga sar
@mohmeganАй бұрын
Wow! Wow! Masrixiyada quruxda badan ee lagu yaqaano Fitamiinoos, iyo Camera man xirfadiisu fadhiso, runtii heestaan iyo qaabka loo duubey amaanteeda qoral kuma soo koobi karo.
@atishh733218 күн бұрын
Waah waah waxasa hees ah😊❤🇸🇴
@macoowistaadi108Ай бұрын
Maasha Allaah, Waa Xasuustii Axmed Nuur Sandheere
@DeqaDahir-bq1bxАй бұрын
ASTAAN TV WUXUU MUDAN YAHAY IN LA ABAALMARIYO THANKS SIDA AAD U SOO NOOLEYSEEN FANKII HORE [GOLD OLD DAYS]
AXSAN FANAAN. QIIMO BADAN. SALAN SARE. KEEP GOING GUULEYSO MAR KASTA INSHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 SAAAS WAAYE MAASHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤
@fadumoosman5365Ай бұрын
Very nice voice mahamed vitaminoos you from Uk isaw LOndon thanks nice song🌴🌺🌴🌺🌴🐪🌺🌴🌺🌴🇸🇴🇸🇴
@ahmedanalyser21142 күн бұрын
Yaasalaam Musicians are top❤voice is great
@mohamedahmed-hh6owАй бұрын
Wuu ku xaragooday legend dheh ❤ heestan waxaan dhageysan jiray 2008 dii canjal iyo arteej aduun waa ninkan kaliye dhigay ama soo dhoweeyay halkii uu Nuur eebe dhigay AHN.
@AhmedMohamed-tn5ygАй бұрын
Sandheere dheh nuur eebbe waa shalay
@abditahmanmohamud4000Ай бұрын
No no. Heestaan asaga leh, (Fataminos). 1977 buu soo galay fanka, then dibada wax barasho u aaday oo halkaa fanka kaga tagay. Sidoo kale Cumar Nuur Cabdule baa copy ahaan u qaaday heestaan. Of course Nuur Ebe was great fanan AUN.
@ibrahimMohamed-fb6yt27 күн бұрын
@@abditahmanmohamud4000sxb heestan waxaa qaadi jiray fannaan la yidhaahdo Axmed Nuur Sandheere oo reer Hargeysa ah wuxuuna ku dhintay dalka Norway sannadkii 1989 laxanka iyo luuqdaba isagaa iska lahaa Nuur Eeboow iyo Fitamiinoos midna ma laheyn ha iska soo qorin hees aadan taariikhdeeda heynin
@Mucyadiinbaana25 күн бұрын
Heesta waxaa leh san dheere oo horey u qaaday waxa kale oo dhan waa koobi auntee
@XaajiLadane97Ай бұрын
Alaylehe Xaqay lahayd ma siiyey heesta. Calayk calayk yaa xabiib
@MAANTATV2024Ай бұрын
Waww maasha allaah Al fanaan mahamed vitimiinos alaah yaa cisag
@XasanM.saciidАй бұрын
Best song of the century Yaa salaam sandheere oo markale la soo taagay masraxa fitiminoos welldonne
@haryantarey4657Ай бұрын
Hees mcn sxbkay keep on going mudo hees maadan qaadin ee dayn aan kugu leenahay kkkkk❤
@BULQAASMEDIA1Ай бұрын
Maasha Allaah sxb waad ka baxsatay.
@HassanMohamoudAbdi8 күн бұрын
Heesta masraxiyadda u qaaday 2024
@raseedfaarah931119 күн бұрын
Wale WAA fanaan🎉🎉🎉
@badriabib9525Ай бұрын
Wow waa cod, masrixiyad iyo music hees loo dhamaystiray.
@abdifatah1512Ай бұрын
Thanks Astaan tv
@HasanweliAdenАй бұрын
Really i apperciate this somali song fitaminos is great man
Wooooow walahi barteedii iyo meel ka fog ayuu dhigay … Yaa salaam❤
@yassindualeh2356Ай бұрын
Waaw saxiib key Mohamed the best voice ,you got mand❤
@fadumoosman5365Ай бұрын
Waaw maansha alaah mugdisho waxay noqotay hooygii fanka astaan tv way mahadsan yihiin waxaan ka imid UK Unbelievable ma rumaysan kartid quruxda beeraha hoteelada lagu baashaalo habeenkii cunto noocaad doonto cabitaano qudrad laguu samaynayo marka ilaahay waxaan ka baryaynaa in wixii balaayo wado ka qabto xamar cadeey🇸🇴🇸🇴🌺🌴🌺🇸🇴🌺🌴🌺🌺🌴🌺🌺🌺🐪🐪🐪🐪🐪
@khalidyare5992Ай бұрын
Fatima currently where you ?
@NuurkoodaАй бұрын
Mansha allah sister humarkaas cabsi badan dhiig badan niyad jab badan maaa la soo marnay kuso dhawaada dalkiina
@BashirjaweАй бұрын
Mohamed Vitaminos igu so orod mha axyaa fanaaannnnn🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@ifraaxismaaciil1840Ай бұрын
Yaa salaaam halkeedibu dhigay 🎉🎉
@bowsi9Ай бұрын
Xasuustii AUN Axmed Nuur Sandheere Meesheedii buu dhigay Heestaan waa top ten ka heesaha aan dhagaysto.
Masrxaxiyadiisa aaba vitimin heesta u sii yeeshay ❤❤
@CabdiRisaaq-bl3bjАй бұрын
Old is gold marka lagu leeyahay waa sidanoo kale ❤🎉
@ahmedmustafe7063Ай бұрын
Cajiib axsan Fanaan siday tahay bu ugu raaxaystay.
@KhadijaIssa-c2yАй бұрын
Thank u very much U did it ❤
@moguehrobleh5493Ай бұрын
Legend🎉🎉🎉🎉
@DeeqowAli-pe1pg14 күн бұрын
Wlhi wa,legend
@ReerMiyiАй бұрын
Laqayada mar iga saar. Codka, music iga, ciyaarta, matalaada, stage ka. Waa heesta wiiga. Song of the week.
@SOMALIMUSICCULTUREАй бұрын
Cod Playback ah ayaa live lagaaga dhigayaa astaan iyo odayaashan ma waxeey u haystaan inaan la fahmeeyn codkan duuban. Nagameeydin xidhoon halkaad fan tayo leh iyo cod live aad usoo bandhigeeysaan waa weli fan
@assadmohamed7532Ай бұрын
Ma adigaa u tumay marka?
@mohamedosman-qz7lnАй бұрын
Saxid adoon liimo liimoon isku qararin laamaha ana laaca ii dhigin
@mahadiadaweАй бұрын
the legend saaxiibkay fiitamiinooz
@Mohamed-t7t1l10 күн бұрын
Inba caadi mahan caleek al fanaan sidii loogu talagaley baad u legedey
@Dhudi-10Ай бұрын
Fitamiinoos wuuku nuux nuuxsaday heeskan wallee❤️
@moanour3350Ай бұрын
Waw..Alfanan Mxmed Faytaminos waa waa fanaan dhinac wlba ka dhisan
@raageh1Ай бұрын
I love this song waaw
@samawadeahmed4380Ай бұрын
Fanaanka dadka fadhiga ka kiciya Mr. Fitaminoos 🎉
@RadioQaraamiАй бұрын
Heesta Laxiib waa xasuustii AHUN Axmed Nuur Sandheere