Barnaamijka Qaraaxo oo ay marti ku tahay Sumayo Qurux

  Рет қаралды 285,281

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Barnaamijka Qaraaxo oo ay marti ku tahay Sumayo Qurux

Пікірлер: 387
@sahandoonmedia3570
@sahandoonmedia3570 Жыл бұрын
Sumayo qurux waa qof gob ah oo naxariis badan oo xishood badan eebbe ha xafido qofkii taageer Sumayo like ta ha la dhaafin
@kingzubeir7513
@kingzubeir7513 Жыл бұрын
Wxaas dhan yaaku dirsaday wll😭
@asmokhalif4959
@asmokhalif4959 Жыл бұрын
@@kingzubeir7513 🤣🤣🤣
@nashuuxasan6295
@nashuuxasan6295 Жыл бұрын
Sumayo waa qof garaadka ka korsan wlh noo buuq intaa dulqaadan karto dulqaado hadaa dulqaadan weysana bilaa muran bey meesha ka yaacday dadka ku haayo waa bilaa dhiig iidoo wax lagu sameen bey lacagtii ka tanaasushay weyna ka dhaqaaqday❤❤
@mrfodade9766
@mrfodade9766 Жыл бұрын
Dadka garaad ka korsan ma nuucaas ayaad u taqaana? gabadhan iyado meel gaarin ba bilaawday wax leyma baro wan aqaana, wali caruur nimo badan ayaa ka muuqata. intaas waxa kusii dheer inta aflagaado ka socoto iyo gacan ka hadal iyadoo hal kalmad qaldan la dhihin ba wali garaad keeda ma korsan waa iska caruur.
@xaawomaxamud489
@xaawomaxamud489 Жыл бұрын
​@@mrfodade9766 shaqatada ma'ahan mideda kle adoo nin ah maa sida nagihii camal ucaytamesa sharaf darro ee kugu thy😏😂
@asmokhalif4959
@asmokhalif4959 Жыл бұрын
@@mrfodade9766 saaxip dakan caqliga kuyar maqof dulqadbadan ban argnay iskada waxba ha ujawabn kuwan sumayo kuhayo anaga gabadha watagerna lkn waxan aragna unban kashegnay mise ma aha
@mrfodade9766
@mrfodade9766 Жыл бұрын
@@asmokhalif4959 Mahad sanid adiga uun baa i fahmaya. aniga maba aflagaadeyn waxan arkay un baan ka sheegay.
@haniali1384
@haniali1384 Жыл бұрын
Best respect sameysay sumayo wlh warqada tartiib u dhigtay wa iska baxday iyado aamusan wa inta ugu xushmada banned barnaamijla😊
@lifeaspectschannel9846
@lifeaspectschannel9846 Жыл бұрын
Sumayo dadka aqli usaaxipka ah ine ku jirto cawa le i cadaatay Qofka aqli bdan mahadal badno wana qof marko xanaqo asiga o aan cawaadin hadalna ka tagin iska amusa o go,aan adag qaato m.a wlhi❤😊
@Dr.Shucayb
@Dr.Shucayb Жыл бұрын
Sanadkii hore markii isla barnamijkan lagu sameynayay aya ogaaday aniga inay qof ka horeysa dumarka somaliyeed
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Жыл бұрын
@@Dr.Shucayb subscribe Isaar
@HM-fl1op
@HM-fl1op Жыл бұрын
Aniga waxan ogaday wagay happy dagalen hal mar xita may ka hadlin dhaga hadalna kama maqal tiktak markay wayday may calancalin nag nol waye
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Жыл бұрын
Hadaa jiif ku Daawaneyso Like ta ha iLa Dhaafin 👍👈
@kakababa9317
@kakababa9317 Жыл бұрын
Anigo comment aqrinayo ayaa kugu imaday
@boqoradabeertajiifta9139
@boqoradabeertajiifta9139 Жыл бұрын
Suulka lugta ayaan kugu saarey
@hothanmoha5282
@hothanmoha5282 Жыл бұрын
Haye wan kula qaba xaga jiifka wan kusaray like
@Farhiyacdy-4035
@Farhiyacdy-4035 Жыл бұрын
Qof kulul waaye sumayo wayo geesiga hore kama xanaaqo good behavior ❤️
@hamdihassan7095
@hamdihassan7095 Жыл бұрын
Dadka oo ku raaxesana kulahaa 😂😂😂 Sumaya Qurux❤❤❤❤
@Dekkahabdi3
@Dekkahabdi3 Жыл бұрын
Sumayya wa anokale runtii inta dulqad mujin karo mujinaa lkin mar hadey iga dhamato bahasha leyma celin karo ciiil cml😢😂❤
@shakalaboom3652
@shakalaboom3652 Жыл бұрын
Dadka soo qorayo sumayo dhiig malahan wa kuwa muqalka bilawga hore bas ku qiimeya oo ilaa gadaal anan daawan war muuqalka dhameesta qofki ugu horeyay oo gacan qaad sameyay wayay🤣🤣
@Dekkahabdi3
@Dekkahabdi3 Жыл бұрын
Aad iyo aad wx usheg dadkan seflabodka ah😂
@mxmdkey12
@mxmdkey12 Жыл бұрын
dhiiga sas maha gabadha la socoto horteda lagu dulmina ba la ga wada
@sowdociyow6032
@sowdociyow6032 Жыл бұрын
Masha allah sumaya geesiyad waaye gesiga waxa lagu karta hore kama xanaaqo😍
@halqaran5999
@halqaran5999 Жыл бұрын
Tani waxe cadeene in prank ga caadiga ah ee dad ka sameyan oo been yahay oo kani runyahay 😂😂
@SabariinSaciid-y7l
@SabariinSaciid-y7l Жыл бұрын
Ku sali nabi maxamed scw
@muxsinomar12
@muxsinomar12 Жыл бұрын
Scw
@anfaciinalove3853
@anfaciinalove3853 Жыл бұрын
Scw
@zahraqueen1760
@zahraqueen1760 Жыл бұрын
Naag hg inathy weyka muqataa wlhi ayy dhiiga dhiiga daganann io dulqad io dhiiga m.a sumayo qurux dar alle kujeclhy hppti keep going say wax usotuuryeysayno kahelay 🤣🤣
@mxmdkey12
@mxmdkey12 Жыл бұрын
hg lagugu ag dulmima ma dhiig ba u taqan intaas
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 Жыл бұрын
Rer xmr jaliin io shactiro laguma gaaro viv xmr cadey
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Жыл бұрын
Wow 1M Subscribers Astaan tv (best tv in Somalia 🇸🇴)
@ismacilmahamed5440
@ismacilmahamed5440 Жыл бұрын
War ilmaderyala wad la dahdeen ee waa inoo bacdi salada insha alaah 🤝🤝
@aziizabin45
@aziizabin45 Жыл бұрын
Directarka waa wata wllhi 😂
@simansiyad6368
@simansiyad6368 Жыл бұрын
Sumayo qurux wlh wa maskiin dhiig leh Muna iyo Muna miski salaan sare❤❤❤❤❤❤
@SulaaQo911
@SulaaQo911 Жыл бұрын
Sumayo Ugu Danbeen Sharafta HG Waa Ilaalisay Team Shaafto Ku Biiree is Lahaa 😢😂😂😂
@mubashirsomali7631
@mubashirsomali7631 Жыл бұрын
🤣😂
@hodanmohamed6164
@hodanmohamed6164 Жыл бұрын
Walgu yqna ilalinta shrfta
@asmaabdulkadir4923
@asmaabdulkadir4923 Жыл бұрын
😂😂😂
@leilahmohamed9642
@leilahmohamed9642 Жыл бұрын
War nio cut markaa dhahe waanaga nixisay😅 miir udheh😂😂😂😂 cut kulahaa😂😂😂drct macalin dugsi muu ahan jiray
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын
Queen sumaya qrux ❤❤❤boqrtyo dhiig ayaad leedahy wlh ❤❤
@faraxsane3621
@faraxsane3621 Жыл бұрын
NAAG REER MUDUG AH WAAYE INTA ILA TAQAAN LIKE 😅😅😅
@shakuul
@shakuul Жыл бұрын
WA reer xamar
@mohamedraageosmaan4859
@mohamedraageosmaan4859 Жыл бұрын
Qofka daruuf ayaa wado xayeeysiiska lacag ka hel ayuu is leeyahay ayagana prank iyo wax aanan lo jeegin ayaa wadaan war ciyaalka amaansiiya cat.mrkuu dhahaayo wxuu naxaa qofka darufta qofka logama faiideysto.
@maandeeqcabdulaahimaxamuud7275
@maandeeqcabdulaahimaxamuud7275 Жыл бұрын
M.a gabar adag Sumaya qurux ❤😘
@rahmaeme6494
@rahmaeme6494 Жыл бұрын
Sumayo bilaa dhiig agtada walagu dhimanaa Wlahi 😂😂
@hafsaali8615
@hafsaali8615 Жыл бұрын
Caqli iyo daga nan baa lisku dhafy hush
@Dekkahabdi3
@Dekkahabdi3 Жыл бұрын
Muqalka madan dhamesan malaha sidey uxanaqday mrkii udambeysay oo locelin wye madan arag waa dadka dulqadka bdn lkin mrke xanaqan an is controli krin😢
@rahmaeme6494
@rahmaeme6494 Жыл бұрын
@@Dekkahabdi3 wan dhamesaty lkn inti hore oo dhan o gabdha lacenyay halmar mey oran war gabdha ha caayina se u amusned lee iska baxday oo xanqday lkn difaacid marna mee galin Anyway it was good 👍
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 Жыл бұрын
​@@Dekkahabdi3 isku mid nahay 😢
@Favsunduss4
@Favsunduss4 Жыл бұрын
Zumayo qurx wlhia dhiig waa leedahyy plse wxey muujinysey dganaan iyo dulqaad mrkii dmpe ayeey xnaaqdeyy😂😂
@mataanyare7582
@mataanyare7582 Жыл бұрын
Gabadhena dhiig ledahy, HG 💪
@Mabzd617
@Mabzd617 Жыл бұрын
Intii hore dhan weyba amusnayde xagu dhigu ujoga😂
@K_arbash
@K_arbash Жыл бұрын
Xbd dhiig mleh 10 daqiqo gbdha horteed lgu jafaye
@hafsaali8615
@hafsaali8615 Жыл бұрын
​@@Mabzd617 naa hush dulqadka so baro wxa dan ogen dalaq haso orane
@Mabzd617
@Mabzd617 Жыл бұрын
@@hafsaali8615 hhh maxan ogeyn dee😅wuxuba wa video ga une😂dulqadki ku qaada kuma dhigo hush aduu😂
@mataanyare7582
@mataanyare7582 Жыл бұрын
@@hafsaali8615 dhiigga ina tahy cadeyn uma baahno , alla yacizak👏👏😁
@MoDirie
@MoDirie Жыл бұрын
Dhiiga cida wuu ka muuqdaa Sumayo qurux wllhi😂🙏
@HawaRashiid-lp1xe
@HawaRashiid-lp1xe Жыл бұрын
Wallhi sumaya waa caqlilay mesh wax kasocda w UDULQAADAY MARKII UDULQAADAN WEYDAYAN WAA BAXSAY M.A
@tasniimtaliso1173
@tasniimtaliso1173 Жыл бұрын
Sumay0 dhiig malhn yhuuu dheh😢😮😮
@maxamedcumar3739
@maxamedcumar3739 Жыл бұрын
Sumaya wey is ciil kaambisay 😅😅😅 lkn inay hadashay ahayd gabaha kaleexo ay dhahdo
@amiiracabdi766
@amiiracabdi766 Жыл бұрын
Sumayo qurux dulqaad badanaa ani beri horaa Afka ku dhufan lahaa 💁🤌🏻😂😂
@superFaysalofficial
@superFaysalofficial Жыл бұрын
Ku sali rasulkena scw ❤❤❤❤❤
@sabirinsiman9737
@sabirinsiman9737 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@athareymamalito6173
@athareymamalito6173 Жыл бұрын
Scw scw scw
@samirahassan8352
@samirahassan8352 Жыл бұрын
Scw scw scw
@ayaanali4636
@ayaanali4636 Жыл бұрын
اللهم صلي وصلم على سيدنا محمد⁦❤️⁩
@sabirinsiman9737
@sabirinsiman9737 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@cagayareshow1468
@cagayareshow1468 Жыл бұрын
‎ﷺ
@zakiaabdikni128
@zakiaabdikni128 Жыл бұрын
Scw
@filzandiamond125
@filzandiamond125 Жыл бұрын
Dadka soo qoraayo sumayo dhiig maleh ma dhamesan miyaa videoga🤣
@walalkamilini8386
@walalkamilini8386 Жыл бұрын
Dadka masakinka o dacaada way dulqatan lkn Marka ay xanaqan say kudagan way adagtahy wlh sumaya way dulqadatay wlh
@AhmedMohamedAbdi-dn4rc
@AhmedMohamedAbdi-dn4rc Жыл бұрын
Dadka kuhaayo sumayo dhiig maleh😏War vidiyoowga dhameesta naag adag oo dagan m.a❤
@qadar3039-lv7xu
@qadar3039-lv7xu Жыл бұрын
inta siyaasi siidow sugeso like 👍 saar
@farhanmustafisaacmohammed3378
@farhanmustafisaacmohammed3378 Жыл бұрын
k.k.k.k
@sumayoabdirahman7814
@sumayoabdirahman7814 Жыл бұрын
Miskiin waaye wlhi sumayo waa dulqaad badantahay
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Жыл бұрын
😂😂wlhi Aniiga waligay Gabar laguma ag Bahdilin Mesha Ama Ana ku dhinta ama Qofkas a ku dhimanii
@KingJamaL777
@KingJamaL777 Жыл бұрын
Faanka dey hee 😂😂😂
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Жыл бұрын
@@KingJamaL777 wlhi faan maha wll Wan necbahay in Qof laygu ag bahdilo
@nasraahmed1169
@nasraahmed1169 Жыл бұрын
Waa dilayna 😂😂😂😂😂 aniga iyo adiga dilayna kulaha sumaya samir keeda badan wallahi way sugaysay in badan marki danbe eaa qaraxday
@leaderblack9570
@leaderblack9570 Жыл бұрын
Sumayo hg waaye indhehe ka garacee naftada u nax niyo 😮
@yusra11_
@yusra11_ Жыл бұрын
sumaya eper waye😢😅😅xitaa hlmar ma dhihin wryaa waa qldanthy gabdha ka xishoo😔😂😂😂
@isra3267
@isra3267 Жыл бұрын
Runta wacane qof agtayda wax malagu dhihi karo gacanle ula taga😂😂
@ayaanmohamad6015
@ayaanmohamad6015 Жыл бұрын
Sumayo iyo aniga isku mid Ayaan nahy iyadoo laygu qaylinayo waan iska maahsanahy
@wewonwm7349
@wewonwm7349 Жыл бұрын
Sallahu aleyhi wasallam
@nasrocabdullhi3019
@nasrocabdullhi3019 Жыл бұрын
Sumayo dulqada ka dhamadey wlhi😢😂
@hanadali6155
@hanadali6155 Жыл бұрын
Wakhtigii kabtan baara ayuu shidnaa barnaamijku. Wakhtigaygaan ku imid 😂😂😂😂. Hada. Madhax waaye
@ubahabdi1867
@ubahabdi1867 Жыл бұрын
Haa markaasu shidnaa adhoo hararaf laha iso gashe 😅😅😅
@anababdishakur
@anababdishakur Жыл бұрын
Dadka dhahaayo waa khiyaali io madawadaan miyaa ilmo adeero ramadantii kahor laduuba kadib xalqo xalqo loose sidaya😭😏😂 see wax ufahntan
@cazmiahmed8
@cazmiahmed8 Жыл бұрын
Wax Garad💫
@khadracabdulahi6574
@khadracabdulahi6574 Жыл бұрын
Ha wa sida waayo wa prank kaliya run lo sameeyo
@livequuteofficial5172
@livequuteofficial5172 Жыл бұрын
Dadko dhan apder ma ahan aniga iyo adi camal😂😂😂
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Жыл бұрын
Waxan shacbankii ayaa la sameyay 30 video Cid walba ha shegin ayaa la dhaha moye wax hada la dubay mahin
@samerahaji1
@samerahaji1 Жыл бұрын
walae anigu saasaan u walaaqi laha dheg iyo daan baan ka jabin mr cut 🥵😹😹😹
@agassihersi962
@agassihersi962 Жыл бұрын
😂😂xalimo adi gacn wax jabine malihd😂is daji mesha social media mhn wa real life😂
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Nasra abtidoon naag gaadhaysa majirto runtii nasra qof ficil le ayey ahayd warda iyo sumaya intii hore dantooda ayey wateen gadal ayeyka xanaqeen lkn naagta ila dhiiga ah waa nasra abtidoon oona agteeda qof wax laguyeeli karin
@ramlomohamed85
@ramlomohamed85 Жыл бұрын
Sumayo qurux dantede taqaanaa wllhi😂😂
@Ahmed-ml7kh
@Ahmed-ml7kh Жыл бұрын
What a director 😂😂😂
@quenlucky9221
@quenlucky9221 Жыл бұрын
Sumayoo HG sii ahyd mey dagaal u bilaben😂😂😂
@Amoula143
@Amoula143 Жыл бұрын
Dee soo daaya waiting baa iskaga jirtiinbee dhakhso 😂😂😂
@ismacilmahamed5440
@ismacilmahamed5440 Жыл бұрын
Wan sugayana sodaaya Reer qaraxoy ❤❤❤
@apiipck1042
@apiipck1042 Жыл бұрын
Muno atrisho dhab ah weeyi💯
@deeqoalishire7744
@deeqoalishire7744 Жыл бұрын
Sumayo qurux kulaha walhi inan qaylo wax ku qadayn😂😂😂
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 Жыл бұрын
Sumaya Always the Best 🫅❤️
@Naajimatadork
@Naajimatadork Жыл бұрын
Mxa the best ah gabdhi lasocotey maba udamqaneso be
@Taliso921
@Taliso921 Жыл бұрын
Sumayo agteeda waku dhiman wlhi 😂danteeda un taqaan
@Nihal12342
@Nihal12342 Жыл бұрын
Si fiican aad &aad
@hafsaali8615
@hafsaali8615 Жыл бұрын
Wax lagu dhima mlh istus mahan runta ma dide
@kawsarkiin
@kawsarkiin Жыл бұрын
Sumayo waa dulqaadkii Oo qof ah M..a 😮
@salmanak47G
@salmanak47G Жыл бұрын
Astaan Dadka caanka sidii caruurti ugu ciyartin!!!
@mahbuubaj9046
@mahbuubaj9046 Жыл бұрын
😅😂
@najmaahmedhussein5506
@najmaahmedhussein5506 Жыл бұрын
Sumayo wa no face bismilah
@shadiyahassan5008
@shadiyahassan5008 Жыл бұрын
Muna barnaamijkasda waxa ay la taagan tahay af somali wuu I dhibaya 😂
@rahmohasan
@rahmohasan Жыл бұрын
😂dj dhuusaaye keena astaaney😂😂
@munayusuf3352
@munayusuf3352 Жыл бұрын
Ninkaaas baydhapo jooga nh 😂😂😂😂😂😂
@deekamohamedabdiqadir8179
@deekamohamedabdiqadir8179 Жыл бұрын
🤣🤣🤣
@sacdiaqurux4078
@sacdiaqurux4078 Жыл бұрын
Sumayo qof dulqad iyo daganan leh waxa ku qoslay markey tiri gabdhha hadhihin gabdha dheh ani ley guma darina E😂😂😂
@K_arbash
@K_arbash Жыл бұрын
Wxs bal kwrn qof dhan lasocda halmr xita umay hadlin😂
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Жыл бұрын
Abaayo raliha ahaaw❤
@amranmukhtaar4731
@amranmukhtaar4731 Жыл бұрын
Ani qaybta Haboon sugaya❤
@Fbirta
@Fbirta Жыл бұрын
Naagta sumayo ladhoho dameer maleh bariskeeyda lee ucad wlhi😅
@abdirashid9461
@abdirashid9461 Жыл бұрын
Haku gafin gabadha aqlaaq ayaa lagu so koriyay sxb
@Dr.Shucayb
@Dr.Shucayb Жыл бұрын
Damiir wey leedahy ee waa qof dulqaad iyo dabeecad wanagsan dadka kala baro
@ayankaiton6344
@ayankaiton6344 Жыл бұрын
Ma aragty abowe ani I wad kulaha 😂😂
@garasyow1786
@garasyow1786 Жыл бұрын
Istaag hadaa ku daawaneysid like i saar
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Жыл бұрын
Maxaa i istaajiyey anigoo fariisankaro ama sexankaro 😂😂
@munasalad4605
@munasalad4605 Жыл бұрын
Wllhi cunto karinoyaa😂😂😂
@caashobashiir6695
@caashobashiir6695 Жыл бұрын
Dadka soo qoray somayo dhiig male maxaa loo dhahaya way leedehee ,adeer damiir ma warqad la jeexjeexa u taqanaan adeer dhiig iyo damiir kii nasro abtidoon ha kaa ahaado ama hakaa maqanaado laysma xaqiro nasro waa damiirkii oo qofa manshalah
@Mumtaz_20
@Mumtaz_20 Жыл бұрын
Ma ii wadi kartaa ani wxs wxba igama galine teda le taqan sumayo no face waye😂😂😂😂😂😂
@yuucade603
@yuucade603 Жыл бұрын
Qaraaxo baaquli boy maad kusoo sameesaan Team astaan tv
@libaaneonline4046
@libaaneonline4046 Жыл бұрын
8:16 inta kanixisa aya uga hormareysa Sumayo is jilci abayo waku barya
@daahirmohamudsalad4390
@daahirmohamudsalad4390 Жыл бұрын
Adon murmin go,aan qaado wa astanwangsan Sumayo qurux
@canabqardho7963
@canabqardho7963 Жыл бұрын
Xaqiq wlhi
@abdiaziizabdullahimuuse2822
@abdiaziizabdullahimuuse2822 Жыл бұрын
Azxpey qosolka yaa liska dhamen idiriska dhiman 😂😂😂😂
@abdirahmanali9176
@abdirahmanali9176 Жыл бұрын
Caqliga iyo degenaanta barnaamijka gadaalse xanaaq cml sumayo cdy geesi.
@adenhajji7623
@adenhajji7623 Жыл бұрын
Mr Cut waa balaayo socoto wlhi 😅😅
@hassanelmi7146
@hassanelmi7146 Жыл бұрын
Sumayo 😢😢😢 ❤ u
@ayanahmed1138
@ayanahmed1138 Жыл бұрын
Mashaa Allah guul wcn Astaan
@aaminoladan8839
@aaminoladan8839 Жыл бұрын
Bisinka sumayo akteeed waaa laguugu qalana shib iska tahay ilaa heer gabadha la haysto walay inaan aamusaynin aduunka qof gardaro lagu bahdilaaya unecbahay
@cabdiwali1
@cabdiwali1 Жыл бұрын
8:17 Mr cut wixiisa kadaray waayee mismilaan😂😂😂
@hamdaabdulahimohamud-cs8kh
@hamdaabdulahimohamud-cs8kh Жыл бұрын
Walee maskintaan gacn gashay muno hahahahaha jac socoto Lee lagu dhajinaa video walbo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@aydaruushassan3181
@aydaruushassan3181 Жыл бұрын
Hambalyo ASTAAN TV one million subscribtions❤❤❤
@omarkhalif4507
@omarkhalif4507 Жыл бұрын
Sumaya barisanaa dulqadkii oo qofa
@nacimonuur7151
@nacimonuur7151 Жыл бұрын
Ala maxa meeshaan show lagu jiliiyoo
@caashomaxamed7043
@caashomaxamed7043 Жыл бұрын
Qoftan sumayo la dhahayo waa dhadhan cadiya uf
@zuhureyyyy
@zuhureyyyy Жыл бұрын
Naa edeb yeelo Maxa uceynee micnaha😏
@caashomaxamed7043
@caashomaxamed7043 Жыл бұрын
@@zuhureyyyy taas shaqadada maaha yarisey
@zuhureyyyy
@zuhureyyyy Жыл бұрын
@@caashomaxamed7043 😂 dhocil wareesan ina thy Uma xumid Ee dadka afarohoda ka bax Naayaa 😏akhlaaq malihide
@caashomaxamed7043
@caashomaxamed7043 Жыл бұрын
@@zuhureyyyy naa bal iwaran maxaa ka galy qofka wax ka shegayo doqon yhy😤
@billionerzam2048
@billionerzam2048 Жыл бұрын
Waa qof isla weyn oo kibir badan
@meymaabubakar6782
@meymaabubakar6782 Жыл бұрын
Sumayo dhiig malahan no face waye😅😅😅
@maxamed-j
@maxamed-j Жыл бұрын
Wlhi waa gabdh dullqad badan weye sumaya
@daganahmed9260
@daganahmed9260 Жыл бұрын
Tan wax guleyso iska nacay ciil😭
@munaabukar2688
@munaabukar2688 Жыл бұрын
Sumaya qurux luqada badaladayaa maha kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂
@Khaalith_ilkacase
@Khaalith_ilkacase Жыл бұрын
Hhh sumayo umadeena maha😂😂
@halgamesare
@halgamesare Жыл бұрын
Cut markaad dhahday way naxday walahay miskiin dila inaad dahday umaleysay 😂😂😂😂😂
@canabmaclim9423
@canabmaclim9423 Жыл бұрын
😂😂😂
@cubeyd27
@cubeyd27 Жыл бұрын
hhhhhh😃😃😃
@sahaarqalbi4525
@sahaarqalbi4525 Жыл бұрын
Ramadan mubarak waaye wll
@maxameddaahir1342
@maxameddaahir1342 Жыл бұрын
See Lagu dareemaa iney Hg Thy gbdhena
@abdiabdullaahi614
@abdiabdullaahi614 Жыл бұрын
HG AGtooda malagugu dilaayo
@sheekhulkulimedia7308
@sheekhulkulimedia7308 Жыл бұрын
Asxaabta iso boqda
@sadiiqsaciid2850
@sadiiqsaciid2850 Жыл бұрын
Inta idiriska ii taabo sugeeso like isii 😂
@AliAhmed-qb2yy
@AliAhmed-qb2yy Жыл бұрын
Wad dahisaan Barnamijka sodeyntiisa
Barnaamijka Qaraaxo oo ay marti ku tahay Habboon.
26:42
Astaan
Рет қаралды 284 М.
DONALD TRUMP Oo Maanta ILHAN OMAR IYOOO
13:53
SOMALIANEWS
Рет қаралды 3,4 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
U GABAY GABADHAN AMA U HEES YAA GUULAYSAN DOONA
14:30
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 441 М.
Routine dagalkisa wato iyo qosol
9:53
Zacki & Amal
Рет қаралды 322 М.
Barnaamijka qaraaxo waxaa marti ku ah @nasra_abtidoon
19:44
WAAR DAG DAG AH
19:38
Dow tv 24
Рет қаралды 1,3 М.
Barnaamijka Qaraaxo oo uu marti ku yahay Yaxye Hunter.
18:16
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН