Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 22aad IDhamaad | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 141,926

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2020

Пікірлер: 1 000
@maqzuudqueenchannel5301
@maqzuudqueenchannel5301 4 жыл бұрын
Filimkii mamo Xadiyo hadii uu nadayey Waxad naso deysan Filim ku sabsan Ramadanka Allow nagarsii 🤲🤲🤲 Xadiyo yeysan kaharin ❤❤
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Maqzuud queen subscrib isar wll qali
@sukhra7975
@sukhra7975 4 жыл бұрын
Maamo xadiyo .habalyo kuleyahay runti wanka heelay sidadfilimka ujishay.masha Allah hoora usoco
@nashadfatah8290
@nashadfatah8290 3 жыл бұрын
ManTa oh ramdana dawanyah 2 sano kadip😂😂
@maryansaqaawe6006
@maryansaqaawe6006 4 жыл бұрын
Aniga waxaan taageersanahay Mustafa inta igu raacsan like ii saara
@craxmanzantiyano2429
@craxmanzantiyano2429 4 жыл бұрын
1 ILAA 22 CIDI LA SOCOTAY LIKE ME
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
SaNtiyano subscrib isar wll
@ilhanofficial
@ilhanofficial 4 жыл бұрын
Wlhi anih la socday so sorry😓😓😓😓
@hafsadjfjfjfahmadjdjdjd9755
@hafsadjfjfjfahmadjdjdjd9755 4 жыл бұрын
kkkkkkkkk
@craxmanzantiyano2429
@craxmanzantiyano2429 4 жыл бұрын
@@hidayahassan2385 haye wlllo
@craxmanzantiyano2429
@craxmanzantiyano2429 4 жыл бұрын
@@ilhanofficial wax nool dedaalaysaa
@nasteexoabdi154
@nasteexoabdi154 4 жыл бұрын
AaaDan UGa Xumahy Inuu DhamaDeY😥😥🥺.... Filimka Mamo XaDiyo❤ ... CoDsi NooSi Wada IdinLenahY.... intii Rabta Ila 50 Ama 40 Like dhac Kusii🤙
@nasrinsaeed6613
@nasrinsaeed6613 4 жыл бұрын
Dhamaada 😂
@hibaaqismaacil6311
@hibaaqismaacil6311 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@funnyandcrazy1010
@funnyandcrazy1010 4 жыл бұрын
Kkkkkkk
@aminafarab1110
@aminafarab1110 4 жыл бұрын
ككككككككككك
@axmedaxmed8170
@axmedaxmed8170 4 жыл бұрын
@@hibaaqismaacil6311 kkkkkkkkkkkkkksjhfbhrsghrshhhhhkkjkkkjjkk
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 4 жыл бұрын
Wlhi waan ka xumahay inuu dhamaadey 😭😭😭😭😭 Noosoo daaya filimkale oo xiise leh 👏👏👏👏👏👏
@a-razakoi5943
@a-razakoi5943 4 жыл бұрын
Cadaalad maaha sidaasi meeday fatima iyadaa ugu qosol badnayde
@daadirhassa6939
@daadirhassa6939 3 жыл бұрын
Mama xaddiyo musalsalka noo soo badi ❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍
@munadaganmuna2711
@munadaganmuna2711 4 жыл бұрын
inta ka xun musalsalka dhamadkiisa lake isara
@لولعلي-ج1ط
@لولعلي-ج1ط 4 жыл бұрын
Dhaman din baa wa ok ba tihiin mahsanidiin mid kalan idiinka suugna
@kaafilyrics8190
@kaafilyrics8190 4 жыл бұрын
waxpa hanaga zugin
@zamzamcalicabduulle8983
@zamzamcalicabduulle8983 3 жыл бұрын
Anigu munaa taageeraa
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 жыл бұрын
Xamse wali wax akhriski ayu wada😂😂😂😂😂 ya ila Arkay inu mashquul yahay
@halimamoha7988
@halimamoha7988 4 жыл бұрын
Faaduma meeday hhhh shaqaalihii guriga maku arko meesha mxay uhadli weyday
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 жыл бұрын
@@halimamoha7988 Fadumo qasol ayay ahad waxy odhan jirtay mamo hadiyo😂😂😂😂
@nimcomuhumed8551
@nimcomuhumed8551 4 жыл бұрын
😂😂 ah ah ah
@DJ_MAAN4
@DJ_MAAN4 4 жыл бұрын
Teamkii Mustafe iyo Zeynab idin meyey like Aan isku Macsalameyno 🤚🏽
@zakiyare9894
@zakiyare9894 4 жыл бұрын
Zeinab waa magac aad aniga igu qaliya waa boqaradii dunida ikeentay gabadh walbo ama hooyo somaliyed oo wadata magacasi si qasan u xushmeyaa ❤❤ Zamzam sharaf sharaf korkaaga ha ahaato wllo ❤
@mohamedkaraama5633
@mohamedkaraama5633 4 жыл бұрын
M a sidokale
@jawahirmohamud5170
@jawahirmohamud5170 4 жыл бұрын
Oo hada managa tagteeen plz noso noqda wan idin jecelahay 😭😭😭😭
@yahyamuhamed9686
@yahyamuhamed9686 4 жыл бұрын
I love mama ubax fahmo wlhi waa qof aan iska jeclahay 😘😍 Allah haku xafido mama
@nuurxashi4996
@nuurxashi4996 3 жыл бұрын
manwuwhs
@nuurxashi4996
@nuurxashi4996 3 жыл бұрын
canliuhdaer
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 4 жыл бұрын
Maama xadiya wuxu ahaa musalsal aynu kaga maaraney musasaladii hindada iyo tukrida ahaa thanks team mama xadiyo❤🌹✋
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
😭😭😭miYuu dhamaday mise wa prank hpeenkasta kusi tashan jiry wlhie ma ilawo runtii 😢astaan tV filmkaas ikeeny wlhie I am sorry 😭😭😭😭😭😭❤
@ixsaansiciid7168
@ixsaansiciid7168 4 жыл бұрын
😂wa prank 👊
@kawsaramiin8859
@kawsaramiin8859 4 жыл бұрын
🤣 waa prank🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@shukriainapo8513
@shukriainapo8513 2 жыл бұрын
hada ma ilowday 😂🤣🤣🤣
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
@@shukriainapo8513 😂😂😂 one year kasoo waregty yeah wa hilmamay
@rahmaabbas4741
@rahmaabbas4741 4 жыл бұрын
Wlhi mustafe qosol meedhan inta jarkiyda dhibaye🤣🤣🤣🤣🤣
@abdikariimmashaallh8126
@abdikariimmashaallh8126 4 жыл бұрын
Baw
@axmedaxmed8170
@axmedaxmed8170 4 жыл бұрын
@@abdikariimmashaallh8126 ca
@axmedaxmed8170
@axmedaxmed8170 4 жыл бұрын
@@abdikariimmashaallh8126 kZ
@saraaragzan5122
@saraaragzan5122 4 жыл бұрын
Ilhay hanoo kiin daayo sidad waqtigina nogu hurten si sad noga qoslisan waad mahadsntiin♥️
@malyuunmaanka7393
@malyuunmaanka7393 4 жыл бұрын
ooo imika mA dhamady 😭 faadumo iyo mustafe iny isguursadaan baan sugayey 😂😂😂😂sharaf naga mudantihiin kooxdiina 😊
@cadaryusuf2509
@cadaryusuf2509 4 жыл бұрын
😂😂
@ahmeddayibabdillahi9561
@ahmeddayibabdillahi9561 4 жыл бұрын
Haa hablyo commentigaagiina waa la qaatay hhhhhh
@suldaanofficial1927
@suldaanofficial1927 4 жыл бұрын
XALDUUU LAHAA HDI AD GARANAYSOO MUZAZALKA #MAMO #XADDIYO #LIKE.ta iska dhiipA FILM LOO XIIIZI DOONO 😂😂😂😂😂😂
@garaadosmanfaarax1821
@garaadosmanfaarax1821 4 жыл бұрын
waa Film kuwanaagsan dhaqanka somaliyeed aad waan ulasocday
@fadxiyanuur6848
@fadxiyanuur6848 4 жыл бұрын
O talow samsam maanta halkay tagtay🤩
@farahosman6627
@farahosman6627 4 жыл бұрын
Astaan ad ayan idin tagera 🥰🥰🥰🥰
@alinamuktar3519
@alinamuktar3519 4 жыл бұрын
Mustafe yare guulayso 😍
@maymunabdy5997
@maymunabdy5997 4 жыл бұрын
😍😋😉🤳💑
@naimmandeq6402
@naimmandeq6402 4 жыл бұрын
Wlhi wan idin xisii doona team mom xadiyo 😍 Hore uu socda dhmntin 😍
@engahmed9698
@engahmed9698 4 жыл бұрын
Please soomaliyeey caawa like iisara anaa idin jecele si raganimo le
@nasteexoabdi154
@nasteexoabdi154 4 жыл бұрын
SomaliDa Liketu Wey Ku AdaGthy FilaYa😁😁😁😁😁 Like QeybiYal Mey SideYda Iska Noqdan❤💋
@engahmed9698
@engahmed9698 4 жыл бұрын
@@nasteexoabdi154haa wllhi shukrn adiguna wllshay
@anisamahad1434
@anisamahad1434 4 жыл бұрын
Yaaaaa dhamaad aaaaaa waadba iga nixisen bahda astaan musalsal kale ayan idinka sugeynaa insha allah
@zeynazeyna2194
@zeynazeyna2194 4 жыл бұрын
😍😍😍😍wan sugayna insha allah
@asaanyostudio1687
@asaanyostudio1687 4 жыл бұрын
Run ahanti waxan arkay in team kan waaa teamkii ugu horaysay ee jeclado wyo waa wad gob ah waxay mudan yihiin golden awards
@maariyaahmed1809
@maariyaahmed1809 4 жыл бұрын
Ooh my good ma rumaysni inu dhamaaday o hada miya Naga tagten aad Ayaan uga helay filmka 21 xalaqo 3 cisho Ayaan ku dawaday aadna waan uga helay mansha Allah hore u socda dhamaantin saaka waad iga naxsateen lkn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@craxmanzantiyano2429
@craxmanzantiyano2429 4 жыл бұрын
Sidoo kale zhp
@craxmanzantiyano2429
@craxmanzantiyano2429 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@ilwaadqrux1950
@ilwaadqrux1950 3 жыл бұрын
Maansha alaah inta badan soo daaya kuwa kale walaalayaal siiba maama xadiyo
@ibrahimshaakir8636
@ibrahimshaakir8636 4 жыл бұрын
Inantii afka adkayd Inta tabaysa iney nolasheda wax ka ogaadaan liketa 🤗
@badkaabdi1869
@badkaabdi1869 4 жыл бұрын
Film igu horeyay o saamali ah e an dawo weye wana ka helay teamkan masha alh
@qadancisman4791
@qadancisman4791 4 жыл бұрын
Hore usocada wlo mnsh allahy wlahi filin aan cadi mahine midakle nakoo soo dara wlo 👸🤴😘😘😘😘😘😘👸🤴🤴🤴🤴🤴👸👸👸👸😘
@abdikhanog131
@abdikhanog131 4 жыл бұрын
Love you guys ❤️❤️❤️. From the UK
@ayaan134cali5
@ayaan134cali5 4 жыл бұрын
Masha allah wllaahay hooro u soocdaa
@wedhsaanchanel406
@wedhsaanchanel406 4 жыл бұрын
Mu dhamadey miss you More mamo xadiyo 😄🤣❤️😭
@queenqueen-qr7xw
@queenqueen-qr7xw 4 жыл бұрын
Alle miyuu naga dhmaaday Walaahay wan jeclaa dhamaan azxaabta. Ubax daahir fahmo waxa aan leeyahay mar kale inoo soo diyaari waliba magaca mamo xaddiyo
@malapoessa4177
@malapoessa4177 4 жыл бұрын
ilmaderayalow imaka maxa idin ka lilahiya hal malin 1 like maheline salacale iga hagaaga
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 4 жыл бұрын
walaal filinka noo sii wada baan odhan lahaaa
@abdinuryusuf8586
@abdinuryusuf8586 4 жыл бұрын
Musutafa
@abdinuryusuf8586
@abdinuryusuf8586 4 жыл бұрын
Riwaayadii humtaypa
@zaamiahmet3584
@zaamiahmet3584 4 жыл бұрын
1ilaa22 inta isku maalin dawatay farta taag 💋👇👇👇👇
@kingomarzaed3030
@kingomarzaed3030 4 жыл бұрын
2:48 zamzan sharaf isha say tidhi😂
@maryuuma6907
@maryuuma6907 4 жыл бұрын
😢😢😢😢 waad inayad jibiseen wlhi ma sidanuu ku dhamaaday flimkii😓
@zeynazeyna2194
@zeynazeyna2194 4 жыл бұрын
Macsalama filiimka mama hadiya 😢😢😢😢intan hadu ka dhamade wan ka xumahy 😱
@MAANOMEDIA-g3r
@MAANOMEDIA-g3r 9 ай бұрын
Astaan waad mahadsan tihiin bulshada meel wanaagsan baad ugu jirtaan
@cawodagan523
@cawodagan523 4 жыл бұрын
Hhhhhh MansHallaH Alle Haini daaYo dHamaantiinba walaHaY waad iga Qosliseen siaad aH Alle Haini xiftiYo
@alinamuktar3519
@alinamuktar3519 4 жыл бұрын
Zamzam xbbti Salan Sare Aad ayada iga qoslin jirtay xbbti macan malintii igu qosolka badanad waxay ahada malintii adiga iyo xajigagu sida dhabta ah isku dhirbaxden wllhi sidan u qoslay Xajigayga ayan ku dhahay igu Soo celi mar labada Aad ayey iga qosliyen zamzam iyo Xamse hore u Socoda ❤️❤️❤️
@sahrasy7102
@sahrasy7102 4 жыл бұрын
Awey fadumo????🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔 fadumo maxad ugu so dari weydey wareysiga???????
@boqorofariixa1233
@boqorofariixa1233 4 жыл бұрын
Saka waad iga jidhen waxan sugyey filimkii oon dawo islaha
@mohamedabdilaahi8015
@mohamedabdilaahi8015 4 жыл бұрын
naga macaaneeya
@saaramoallimsiciid3535
@saaramoallimsiciid3535 4 жыл бұрын
Waan kahelay musalakaaan waad mahadsantihiin dhamaantiiin horo u socda
@ahmedismail48
@ahmedismail48 4 жыл бұрын
inti filimka la socota bal like ku boobe de mesha rob ayaad ka so gashen like waanu idin sugayna de gob ayd tihin
@selamjibril2471
@selamjibril2471 4 жыл бұрын
Haha wan idinxisidona ninka mustafe waragedi walahi kulaha ilasoxalafiya digaga kadibna kurka ankajarne hahahah walahi waa heero mustafe 😙😙😙😙😙🙌🙌
@salmazandarella7493
@salmazandarella7493 4 жыл бұрын
Miyuudhamaadaymaamoxadiyo @@selamjibril2471
@salmazandarella7493
@salmazandarella7493 4 жыл бұрын
Layktaiisaarmaamoxadiyowuudhamaadaymiyaa
@luulibrahim5039
@luulibrahim5039 4 жыл бұрын
Maamo Xadiyo waan dhamaystay Magaca maama Xadiyo Bulxan Waxaa ladhihi jirey habaryartey MaanshAllaah. Filin quruxbadan.
@sucaadahmed6885
@sucaadahmed6885 4 жыл бұрын
Wayo dee wllo kaa da ila 25 waa oky lakin waa cadi wllo😂🤗
@ciiseyuusuf7401
@ciiseyuusuf7401 2 жыл бұрын
Masha allah walahi film fican ee siwada caruurtaydu habeenki cashada markay diidan waxan u shidijiaray mamo jadiyo way cuni jireen cashada
@aliashaer8267
@aliashaer8267 4 жыл бұрын
Hhhh I will miss You wlhi team mama hadiya😭😭😭
@farxiyoahmed5613
@farxiyoahmed5613 4 жыл бұрын
Alla ramadanku wuufogyee manaa ka marmi karaba Saynaba iyo Muuna labaduba waa Dab iyo holoc ♥️ waan idin xiisi dona
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 4 жыл бұрын
ManshAllah you guys, I love you all and support you.
@zayedahmed653
@zayedahmed653 4 жыл бұрын
Fadlan xalqadaha no kordhiya Fadlan riwaayada kaliyeen ku haysto 😥😥😥😥inta igu raacsan Like 😥😥🙏
@hawoali3858
@hawoali3858 4 жыл бұрын
Waryaahee faduma laga tagay faduma ma runbaa somaliga ma garaneyso miyaa sida inaantii ubax fahmo wareersaneysay oo kale😂😂😂
@ugbadezmail4780
@ugbadezmail4780 4 жыл бұрын
😁
@iqracabdiraxmaan2958
@iqracabdiraxmaan2958 3 жыл бұрын
Waan jecelahay filimkan maamo xadiyo i Love you maamo xadiyo💖😘😍
@zapnadiadduunka3772
@zapnadiadduunka3772 4 жыл бұрын
Love ku ahay Yaaqe❤❤❤
@maryanalinor4117
@maryanalinor4117 4 жыл бұрын
Oo hada ma saan ayuu ku dhamadey Waxan rajeynaya in aad no so laban doontana I.a wn idan jclnahay team mama xaadiya siiba mustaf&zamzam sharaf ❤
@almaasbaashe854
@almaasbaashe854 4 жыл бұрын
Aad iyo aad ayan u taagero filmkn 1::::::::::22 wan daawady manan jeclayn in uu dhamaado sorry team mamo xadiyo ❤❤❤❤
@abdirahmanosman585
@abdirahmanosman585 3 жыл бұрын
Waan kahelay wali muuna iyo mustafe 💋💋💋😻😻😻😻😻😍😍💋❤❤❤
@liiliijiyeliiliijiye8551
@liiliijiyeliiliijiye8551 4 жыл бұрын
Fadumo riyaad Quruxley illhayow gabar ree hargeyso ah ii Sahal gabdhaha ree hrgyso Codkoda iska Jclhy iyo Qurux
@manaldhalgobeed4255
@manaldhalgobeed4255 4 жыл бұрын
maha reer hargysa waa reer burco fadumo lkn hada hargysay joogta
@hamdaali9238
@hamdaali9238 4 жыл бұрын
Inzha Film Cuzup idinka Zugaynaa🙏😘
@cadnaancolly332
@cadnaancolly332 4 жыл бұрын
Filimkan yaa waLidaa Garan La' zapapTa Uu u socday🤣🤣
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Cadnaan Nuux subscrib isar wll
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 4 жыл бұрын
War indho bekerri wax ma argayo miya sowka waxan so qoray ku raaftey 🤣🤣sharaf ayey i tahay inad so qaadatey comment kaygi walalo hamze mahadsaniid from djibouti 🇩🇯 🙏
@najmacadey1814
@najmacadey1814 2 жыл бұрын
𝐟𝐢𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐟𝐢𝐥𝐢𝐧 𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐧 𝐦𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐨 𝐬𝐚𝐲 𝐢𝐥𝐚 𝐭𝐚𝐡𝐲
@dr.nadiadayib3898
@dr.nadiadayib3898 4 жыл бұрын
hanagaa dhamaaninaa I need part two plz 😥😥aduunka waxan ugu nrcbanahy film Ann laqabsadoo markuu dhamaanyo waayo.waxaan uqaata sidii dad jaark oo kale ah😁walahi wan iska murugoodaa markuu dhamaanayo sidii qof igu qaaliyaa oo safar dheer galaayaa lkn waa fatxaan markaan part two maqloo😁 markaa soo galiyaa noh
@rethwanmuhyadiin7921
@rethwanmuhyadiin7921 4 жыл бұрын
Flim la daawaDoH💯
@sucadcali9314
@sucadcali9314 4 жыл бұрын
Filnka inoo badiya plz inta donaysa like saar
@badrafarxaanwali2191
@badrafarxaanwali2191 4 жыл бұрын
Mch alleh wlhy muztafe iyo muna markay izHaytaan waa aniga iyo ka ig wayn waa lay dapdhigay🤣🤣🤣🤣
@zuuzamohamed8580
@zuuzamohamed8580 4 жыл бұрын
Hada masidaan ayoo ku dhamaaday baa dhihi rabtaan mama Ubax Fahmo wllhi anigu heesaha majecli lkn aad baan fankaaga ujeclaaa wna dhageesan jiray hadaneh waxa inoogu soo gartay flim Mama hadia Burxan kaba sifiican wayo aad ban kuu tageeraa wana ku jeclhy wllhi illah amarkii waxan idi leeyahay teamka filimka inaa horey usocotaan waxan sugnaaba waaa flim kale ee ramadaanka aan daawano dee Dhaman jilayasha wn salaamayaa Waxana si qaasa u salaamaya marwo zeynab (zamzam sharaf ) sharaf korkaaga ha ahaato wllo qosolkaaga ayanba iska jeclahay mashallah Team mama xadia bye bye
@malakoslo
@malakoslo 4 жыл бұрын
Mama xadiyo ♥️♥️♥️♥️
@zainabmohamed1644
@zainabmohamed1644 4 жыл бұрын
Aniga comment gaygi aaway caawa dhan magacaygi baan sugayay 😭😭😭😭😭😭😭
@haweyasalah1252
@haweyasalah1252 4 жыл бұрын
Maamo xadiyo manzha aallah ❤️❤️❤️❤️❤️
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Haweya salah subscrib isar wll qali
@faraxaxmad1280
@faraxaxmad1280 4 жыл бұрын
Maansh allh mo ubax fahmo wlhi waa isak jecelhy nolow mom💔💔
@ladiyaomar3121
@ladiyaomar3121 4 жыл бұрын
Faadumo iyo mustaf barakalah 😂😂😂
@leylomaxamd3220
@leylomaxamd3220 4 жыл бұрын
Maama xadiya aan iska dhahe ama ubax fahma walho waa maama isoo jiidatay waa maama wax.garad ah owlaadi aad dhashay maama nasii beey lee yihiin waayo adigo wax garad ah msene caruurta fahmaya baa tahee koleey aniga dhaqankaaga waa icajabi maama xaga ankula kaftame xage sodohnimadne waad ku fiican thy maama allaha ku daaya waan ku taagera adiga io teamkaaga faduma riyad mustafe samsam maxamud faduma kle io intaan ka tagay wxaan idiinka codsanaa adinka wax noo bilaabe inaadan naga kala joojin gilimada mid midka kadaran inoo soo galiya 👌❤❤❤❤❤❤
@Quman_qaali
@Quman_qaali 4 жыл бұрын
Dhamad aa film nagu socday bu ahaa any way guulesta ayan idin leyahay Bahda astan filimkan wuxu aha mid aad u wacan wana ka helay ru ahantii dhan walba wu ka wacna was bdna wan ka faidnay wadna ku mahadsan tihiin sida wanagsan e aad nogu so gudbisen waxan idin leyahay hormar wacan guulesta marwalba♥️🙏
@abdizhakur4487
@abdizhakur4487 4 жыл бұрын
Ladan Qaali 👏🤟👨‍👩‍👧‍👧😪😪😯😢😘😘😍🤣
@nasramohamed558
@nasramohamed558 4 жыл бұрын
Miyuuuu dhamaaadayba axxxxxx saaas waaan ka xunahy noo siii wada maaamo hadiyooy pleas
@yasinafrica7621
@yasinafrica7621 4 жыл бұрын
Astaan tv aad ban idin salamaya wanba sugayaa shaqada ka dib noosoo badsha from Columbus Ohio in America
@Abdullahi111
@Abdullahi111 4 жыл бұрын
Maanta anigu commentiga waxaan ay qof 10aad like iisaar 👍❤
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Aaj subscrib isar wll
@asiahassan3507
@asiahassan3507 4 жыл бұрын
ubax fahmo waa funny. the way she reads the comments kills me kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@fadxiyanuur6848
@fadxiyanuur6848 4 жыл бұрын
Maanta comantiga anaa ugu horeeyee lik isaara biliz🙏
@qadrall6228
@qadrall6228 4 жыл бұрын
Masha allha wan idinkaga mahad celinaynaa filimka aadka umaacan ad sida quruxda badan noguso jisheen
@ramlaibrahim
@ramlaibrahim 4 жыл бұрын
Dhamad aaaaaaaah 🥺🥺🥺
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Ramla ibrahim subscrib isar wll qali
@ramlaibrahim
@ramlaibrahim 4 жыл бұрын
Hidaya Hassan waku saray alpi
@najahahmed3096
@najahahmed3096 4 жыл бұрын
Astan tv aad baan idin salamaya musalkan aad ayaan uga helay kakalena mamo xadiya waxan rajenya ina ka qayb qadanadono insha Allah musasalka kale❤😍 filimkan u xise donaaa mamo xadiya dhamantodba inti matelaysay ba
@maryanmacquul5417
@maryanmacquul5417 4 жыл бұрын
Hhhh muno snapchat waxa tahay qofta kaliyo iga qoslisa wanku tagera
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Maryan macquul subscrib isar wll qali
@munarujaal9008
@munarujaal9008 3 жыл бұрын
Maasha allah
@Abdalle12
@Abdalle12 4 жыл бұрын
Alle maxaad udhameyseen ax wx wey
@reeqacarab
@reeqacarab 4 жыл бұрын
Mom Xadiya I missed you already
@zuzannour911
@zuzannour911 4 жыл бұрын
Mama Xadiyo😋Hooyo 😋QALIYAAA😓
@craxmanzantiyano2429
@craxmanzantiyano2429 4 жыл бұрын
FANTASTIC
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid 2 жыл бұрын
masha allah Halkan waxa aan Salaan qaliya uga diraya Jilayaasha wakhtigooda Qaliga noo huray waxa Marka 1aad mama ubax fahmo
@nadiradahir4740
@nadiradahir4740 4 жыл бұрын
😭😭filim loxisodoono mama xaddiya❤😭
@suhanahmed7564
@suhanahmed7564 3 жыл бұрын
Wllhi filimka zidan ugu qosley ugana heley wali filim zomaliyed ugaman helin runti wxn jclanlaha inad izla idinkun filimo badan oo zidan umacan nozo zameyzan plz mama xadiyo io timkeda 😊
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 4 жыл бұрын
Film aad lo tabayo inan mid la mida so gelin dontan ayan rajeynynaH Guyz, alleha idin zharVo 🥰. MuhiimaDa filmkna wan faHaney ❤🙏
@umareyma1236
@umareyma1236 4 жыл бұрын
Asc
@umareyma1236
@umareyma1236 4 жыл бұрын
Asxaabta
@umareyma1236
@umareyma1236 4 жыл бұрын
Aaway qeybtii aan sugeynay maama xadiyo qaali sharaf ubax fahmo
@najmakiin5684
@najmakiin5684 4 жыл бұрын
Masha allah wlhi waligay filma kaa qurux badaan maa dawaan ruunti hlka kaasi waad waa taalo iyo tusaale wax badaan aan kaa fahamy guul baan idiin rajeeny dhaamantiin 💋💋💋💋💋💋
@bishaarobilqer6496
@bishaarobilqer6496 4 жыл бұрын
Lkn fadomo away mise mustafe kacarartay 💖💖💕💕
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 3 жыл бұрын
Keep going
@marwaansaleebaan7322
@marwaansaleebaan7322 4 жыл бұрын
Talaw qof ayaan lawaa yey waana faadumo Oromo meeday dee saa la eskimo ogayn
@fatximaxamuud6442
@fatximaxamuud6442 4 жыл бұрын
Aad ban niixiseynaa iskudaya markle inaad nosojishaan ruwayadoyin badan 👌👌😘❤❤❤
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 4 жыл бұрын
Dhamaad AAA 😱🤮😥 Alla inaderayal kadaya wixiibaneydun fahansaneyneh😥
@ahiimaabdikhadir8769
@ahiimaabdikhadir8769 4 жыл бұрын
Wan ka xumahy
@akninwayn1286
@akninwayn1286 4 жыл бұрын
Maasha allah wllhi aad ayaan idiinka helay maamo xadiyo iyo team keeda alle haydin dhawro filimo kale oo badan na waan idinka sugaynaa 👌👌👌👌❤❤
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 19aad  | Astaan HD 2020
15:49
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 49 МЛН
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 17aad I Astaan HD 2020
17:38
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 15aad | Astaan HD 2020
17:50
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 14aad | Astaan HD 2020
17:01
Morocco, how many languages do you speak?
10:46
The New Travel
Рет қаралды 1,3 МЛН
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 13aad   | Astaan HD 2020
17:06
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 4aad | Astaan HD 2020
19:12