Cali Gacal - Laxanka Kaar Qaraami

  Рет қаралды 22,695

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 68
@DIGAALEMUSIC
@DIGAALEMUSIC 8 ай бұрын
Al mucalim cali guuleed cali gacal fan kii oo nool legend ustaad cumaamadaada lama haysan karo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqoowmuqtaar4950
@deeqoowmuqtaar4950 7 ай бұрын
Waraa Gallad Abihiis hobol diyaarsan wye 🥰 bare dugsi lee moodayee😄 🙌🏼🙌🏼 Astaan💥☀️ Ustaad Cali Gacal yaasalaam 👌
@SaraHidik
@SaraHidik 7 ай бұрын
Aniga kula mid baan ahaay, Waa iigambaday😂😂😂
@hallad598
@hallad598 7 ай бұрын
Cali Gacal malaha waadan aqoone waa hobolladii hore ee Soomaaliyeed.
@liibaankasaana9681
@liibaankasaana9681 7 ай бұрын
@@hallad598waa hoobal weyn sxb ninkan daaud cali masxaf iyo xudeydi aya heesihisa qaar kabanka iyo laxanka saari jiray heestan ka mida kzbin.info/www/bejne/kJLJXqOKpal9m80si=CkYVMNA_mz9Zx8mw
@mhassan0163
@mhassan0163 8 ай бұрын
Axyaa Qaraami, laxankani waa Kaar, waxaa lahaa aun Fannaan, Abwaan, Aabbaha fanka Somaliyeed Abdillaahi Qarshe, waxaa ku qaadi jirey aun Fannaankeenii weynaa MOhamed Ahmed Kulux, Cali Guuleed si fiican buu ugu qaaday, waa fannaan Somaliyeed oo buuxa, noolow
@sshigsshigow
@sshigsshigow 6 ай бұрын
CAJIIB MAASHAA ALLAAAHHH
@shugriali1439
@shugriali1439 8 ай бұрын
Galad Aabihii 😂 Macalin Diiriye Abti Ducaale heshiiya please
@abdirahman77
@abdirahman77 8 ай бұрын
😂
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 7 ай бұрын
Saas waaye
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 7 ай бұрын
Maasha Allah adeer cali gacal
@shafieabdisulub6188
@shafieabdisulub6188 8 ай бұрын
Woow duqu fananna ma ahaa waa noo gabadee
@Rahmaaligacal
@Rahmaaligacal 8 ай бұрын
Father of mine❤
@yt6605
@yt6605 8 ай бұрын
Abo miya
@maxamedadan4737
@maxamedadan4737 7 ай бұрын
Mansha allah
@XASSAN.HIRRANOffICIAL
@XASSAN.HIRRANOffICIAL 8 ай бұрын
Ustad cali gacal
@nasra372
@nasra372 8 ай бұрын
Cod macnaa fankiba ku duugan cali gacal allow daa❤❤😊
@farahdahir8554
@farahdahir8554 7 ай бұрын
MACALLIN CALI GACAL ❤❤❤
@hassanmahdi2187
@hassanmahdi2187 3 ай бұрын
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 Ай бұрын
Musik cajib ah ,muqdisho
@AxmedXuseen-eo1xs
@AxmedXuseen-eo1xs 7 ай бұрын
Masha Allah macalinka codbuu hayaa❤
@user-deeq_bile_4
@user-deeq_bile_4 8 ай бұрын
First comment ❤
@abdihakmahmed6029
@abdihakmahmed6029 8 ай бұрын
Caleek caleek❤
@hawaahmed9106
@hawaahmed9106 8 ай бұрын
❤❤❤❤ Alla galad Aabahiis yaaaah
@Maxkamadda-runta
@Maxkamadda-runta 8 ай бұрын
Ustad weyn
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 Ай бұрын
Laxanka kaar waxa hal abuuray Saxardid maxamad cilmi jebiye allaha u raxmado 😎
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 7 ай бұрын
Ali gacal guuleed waxaan wada deganaan jirnay xaafadda hawl wadaag gaar ahaan bakaaraha muddo dheer ayaan arag suuradiisa lkn wuu gaboobay waxaa iigu dambaysay 1987 aragiisa wuxuu ka tirsanaa kooxdii fanka ee halgan ciidankii guul wadayaasha
@ahmeddayibabdillahi9561
@ahmeddayibabdillahi9561 7 ай бұрын
Mudadaasba hargaysa ayuu ku noolaa, sidaan maqlay, kooxaha ciidamada mid ka mid ah ayuu ku jiraa. Sidaan filayo. Sida la ii sheegay waa nin aad u cod macaan. Lkn hadaan xaqiiqsaday Imaka ayuu kooxda astaan qaybta muqdishu uu i tagay jilista filmka Dhaxal.
@caaqilyare2647
@caaqilyare2647 8 ай бұрын
Cali gacal ultra legend❤❤❤
@Hooyomcn46
@Hooyomcn46 8 ай бұрын
Maclinka waa fanan❤
@XaajiGorgor
@XaajiGorgor 8 ай бұрын
Galad abihi somahan asxbyi diriye
@Abdiaziz-Hussein
@Abdiaziz-Hussein 8 ай бұрын
Haa😂😂
@Salimsagar202
@Salimsagar202 8 ай бұрын
Baba diriyee
@hamdaahmeth7901
@hamdaahmeth7901 8 ай бұрын
Macalin diriyye ❤
@HamseSADRI
@HamseSADRI 7 ай бұрын
Odeyga Filinka macalinka wanaagsan ka ahi ma fanaanbaa😂
@AhmedekHassan
@AhmedekHassan 8 ай бұрын
Macalinku maa fanan baa😅🎉
@burhaancirro7705
@burhaancirro7705 8 ай бұрын
Macalinka waa noodhuuntay ❤❤❤❤
@asagawayemohamed8885
@asagawayemohamed8885 7 ай бұрын
War macalin scholkii ma fanaan bunnoqday 😂😂😂😂
@MariamAd22
@MariamAd22 8 ай бұрын
👍😍
@fitamiinoos
@fitamiinoos 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉waaaaaaaaaaw my legend
@FarxiyoCabdi-dg9md
@FarxiyoCabdi-dg9md 8 ай бұрын
Macalin bojo❤❤❤
@mohamedjama5799
@mohamedjama5799 8 ай бұрын
Galad aabihis :)
@simbayare1441
@simbayare1441 8 ай бұрын
Ustaad diiriye
@ikraanmaxamuud9371
@ikraanmaxamuud9371 8 ай бұрын
Macalin diiriye 😂
@XASSAN.HIRRANOffICIAL
@XASSAN.HIRRANOffICIAL 8 ай бұрын
Macalin ibraahim iidow
@aaminaaxmad8120
@aaminaaxmad8120 7 ай бұрын
Heesihii hore ayaa heesa ahaa waad dareemeysaa inaad murti dhagaysaneyso
@AbshirMohamed-kv9rs
@AbshirMohamed-kv9rs 8 ай бұрын
1988 ayuu kabanka dadka bari jiray
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 6 ай бұрын
aabaa aawaa waraa gallad aabihii maahinoo oo waa heesi karaa camal nooh
@ummaisha876
@ummaisha876 8 ай бұрын
Alle nin òkiyaalka orange ka ah gashan u ekaa Abuukar Arman,Ninkii Envoy ga Us Mar noqday,tlow ma dhashay ?
@Abdi-m6d
@Abdi-m6d 8 ай бұрын
Macaalin diriiye fanan muu ahay nee 😮😅
@NUURIYE.
@NUURIYE. 8 ай бұрын
Macalin diiriye goorma la qaatay😂😂😂
@engmohamedhaji
@engmohamedhaji 8 ай бұрын
Ustaad Diiriye Maxaa isku haysaan Ganacsade Ducaale? 🤣🤣
@Ahmedhassan-x4p
@Ahmedhassan-x4p 8 ай бұрын
galad abihi fanan miyaa😂😂😂
@khalidchampion4585
@khalidchampion4585 8 ай бұрын
Macalin diire 😂fanaaan aa waa sheeko kaleee
@AbuuDhaar
@AbuuDhaar 8 ай бұрын
😮at this age
@NajmaMahad-ro6ne
@NajmaMahad-ro6ne 8 ай бұрын
Ala Macalin waze😂
@mohamedgedi6993
@mohamedgedi6993 8 ай бұрын
Ar macalinka cood macana
@XASSAN.HIRRANOffICIAL
@XASSAN.HIRRANOffICIAL 8 ай бұрын
Ustad bakar
@faadumoosman6403
@faadumoosman6403 8 ай бұрын
Galad aabihiis😅
@abdisamedyusuf1987
@abdisamedyusuf1987 8 ай бұрын
Macalinkiii waakawaleeen heesbay udhiibeen kow kow
@hallad598
@hallad598 7 ай бұрын
Cali Gacal 80 maadkii ayuu fanaan qaran oo heesa riwaayadaha dhigana ahaa.
@adensheikh2586
@adensheikh2586 7 ай бұрын
Oday qamarji
@deeqamaxanedjaamac5753
@deeqamaxanedjaamac5753 8 ай бұрын
macalon diiriye😂
@Urmaym
@Urmaym 8 ай бұрын
Mclin diiriye nocas matahy😂
@Tooxoow24
@Tooxoow24 7 ай бұрын
Macalinka ahlu duruuf run ah aanba moodaayey hhhhhh
@mohamedegal3268
@mohamedegal3268 8 ай бұрын
Caadi maaha Waa kulucii labaad. Kaar nin walba iskuma dayi karo
Gunaanad - Cali Gacal
6:53
Astaan Music
Рет қаралды 42 М.
Maalmaha Qalooca || Abdulahi Baroor 2024
10:57
Astaan
Рет қаралды 24 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Cali Gacal - Laxanka Kaar Qaraami
5:38
Astaan Music
Рет қаралды 10 М.
Heesta Hortaadan joogayaa | Cali Gacal
6:33
Astaan
Рет қаралды 15 М.
Laxanka Kaar - Maxamed Yuusuf Cabdi Aun
9:11
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 8 М.
HEESTA || GURYO SAMO || CABDULAAHI BAROOR
4:06
Astaan
Рет қаралды 17 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
Maxamed Gacan & Caasha Kiin || Heesta  Ishifeyso || 2025.
5:58
Laxanka Kaar - Cabdi Xasan Dige
7:07
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 6 М.
Heesta: Isna ima daryeelo - Mini orchestra
5:56
Astaan Music
Рет қаралды 9 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН