Waxn jooga borama Bil ka hor ayuu igu dhacay waana xanuun daran Alle wa iga caafiyey Alxmdulilah. Horena wa la I ogaaday wanan ka kacay uur 2bil na wan lahaa waana iga so dhacay, Wxn ad uga naxay marku dhahay caruur buku dhaca ax wllhi xanuun ilmo yar karayo maha ilahay ha naga bad baadiyo masiiboyinka
@zamzamhasan77322 жыл бұрын
Abyo qaab nooce lagu qabty aniga wiil iga xanunsan 6bilod waan ooga shakisanhy
@amiiraadan54742 жыл бұрын
@@zamzamhasan7732 abayo madax xanuun saaida laha, bil ba islamanu soo gaadhin 8 maalin kaliya ayu i hayey, maalinba maalinka ka dambeysa xanuunku sii darnaanaayey maalinti 8aad waxn bilaabay qaylo kala garashada iga luntay 🥺🥺 Alxmdulilah marki dambe dhakhtar ba la idhigay 11 maalin ku jiray wanan caafimaday Alx, Allaha ku caafiyo ilmaha yar dhakhtar gee so hubso madax xanuun xanuuno dhowr ah ba keene una ducee markasta wll
@saynabdagan48 Жыл бұрын
Asc wlllo qali ilmo Yar bu igaga dhacay hada maka ladnaatay ilhy caafimadka haku siyaadshe
@heroff6461 Жыл бұрын
aniga wallo waa yar daciifsanahy madaxuna iyar buu ixanunyaa markaa sas maa kunhaysay