ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI
@munishmunishaa30983 жыл бұрын
Finally inu Cadnan ku Guleysanaayo ila tahy💯But kuligin gul in Rajeynaa I.a🥰
@xuseenyareofficial99123 жыл бұрын
Astaan tv hadaad jeceshahay like dhac sii
@mohamedabdulkadirahmed38063 жыл бұрын
waxaan dareemayaa in lakala ilaaliyay abdiqadar iyo cadnaan gudiga waxan is leeyahay cadnaan ayay la rabaan guusha´finalka haday sidaas kula tahay ,,,, like
@esyakitchen3 жыл бұрын
Wilisha waa mahadsanyihiin waa dadadaaleen Sidoo kle Astaan Tv iyo Garsoorka aada u mahadsantihiin. #Somaliyey yaa dhahay buskut bikin la’aan ma la sameeyo oo waa khasab #Qacidada yaa qoray waa la sameeya bikin la’aan iyo vanella la’aan iyo ukun la’aan intaba waa la sameeya لجنت التحكيم isa soo ad keeya fadlan.
Buskut saliid mala dhaho waxa la dhaha mugasa kasa ama rawusa magaca anoga dhelin hada rer xamar nahy magacasa uu naqan mugasa kasa ama rawusa mid kaley bakinka lasiman mahan far iyo sul lagu dara Buskut ka ama mugasa kasaka hada rawina wad iska dhafi karta viv rer xamar ama banaadir saad uu taqani marka qar walila sax
@sabirinamohamedyusuf44293 жыл бұрын
Ma ila aragti lama goodlaha cunada wanooga dhelen wlhi Waaba iga yabiyen laazim bakin kulaha Iikaaba ubahan ina wax la baro Hada waa bakin waxe wax ween oga dhigoyan Mar walban buskut dubana bakin na kuma darsano😍dadka cunada laga soo gaaray wa anaga usheg
@aaminasharif64983 жыл бұрын
@@sabirinamohamedyusuf4429 Haa wlhi bakinka mabo lo bahno hadi la rawa waxa yar oo badneni bakinka waxa uu haleyna buskutka fur fur ka dhiga marka waxay rakena saliid lagu duwayo markas magaca iyga uu baxasden waxan no dhiga rer lamgoodley waa saxen kuwan qali
@rahemajami17353 жыл бұрын
Idil wayga ee tartamayasha ula tacamuleyso ma saxna nasra iyo ninka odayga uga wngsn dhankaas
@dahaboali84523 жыл бұрын
No faraanti
@ayaanhusseinali5053 жыл бұрын
Hhhhh wahi nasra abti doon wey hadal baratay tokadii hore saan uma hadli jirin
@abdulqaadiromarali55003 жыл бұрын
Sheekeeye
@abdulqaadiromarali55003 жыл бұрын
Sheekeeye
@sabiriina2483 жыл бұрын
Waxan gudi mahan najidada kaliya soo gudbiya wixi ka qaldan gooni ugu sheega adinkaba in meel public ah in la idin ku dhaliilo ma jeclideen
@sacdiyachannel99003 жыл бұрын
Waxa qalad ah in aad si hoso isula hadadhan sedexdiina. Waxa ka qurux badan in u qof walbo si gooni ah uga hadlo natiijada . Hade noqoto side kula tahay I farqiga u dhexeyo ama. 😡