ilaah waxaan uga baryaa in wadadii toosneyd ay kaleexaday uu kusoo celiyo ilaayna ha soo hanuuniyo aaaaaaaaaaaamiiin
@dhaafaahmed503811 жыл бұрын
subxaanalaah qoftaan waa iimaan la aan hadey iimaan leedahay diinta islaamka kama baxdeeyn ee asxaabeey u duceeye oo kaliya illaah ha soo hanuuniyee ayada iyo kuwa kale oo lamidka ah subxaanalaah !!!
@abdullahiwarsame11811 жыл бұрын
islami ei tarvitsee sinunlaisia. Olen ylpeä muslimi kiitos Allah
@faaraxcumar864611 жыл бұрын
boharaad hadeey agtaada duq ka Tahay anigeeey agteeyda dahab ka tahay dahab ayadaa igala qaalisan dadka waa xur diita uu rabo ayuu raaci karaa I lov RAXAM
@maida21511 жыл бұрын
Illah baa mahd leh diinta muslimka qofkii qaataa wuu qurxoonaadaa naagtaan waxaa kamuuqdo cara alle iyo nacalad foolxumoo dhan waana diinla aanta subxaana allah
@DalkaHassan11 жыл бұрын
Adiga iyo ayadana Allah, midka kali ah ee awooda wayn ee inta kale xataa ciise rc iyo hoyadii maryama ay adoomaha u yihiin ha idin soo hanuuniyo
@muntasa11 жыл бұрын
Raxmo Rabiga Masiixa haku barakeeyo. Amen Somalia Ilaahay Masiixi ha ka wada dhigo. Act 4:12 Mid kale badbaadada lagama helo, maxaa yeelay, ma jiro magac kale samada hoosteeda oo dadka dhexdooda loo bixiyey oo waajib inoo ah inaynu ku badbaadno.
@faaraxcumar864611 жыл бұрын
RAXMO MAXAMED WAA KU MAHATSANTAHAY WALAASHEEY SIDA GEESINIMADA AH OO AAT MARQAATI FURKAAGA U SAMEEYSEY SOMAALIYA HADEEY SAYIT CIISE MASIIX RAACI LAHAAYEEN MAANTA DHIBAATADAAN WEY KA BIXILAYEN CIISE WAA IMNAYAA WUUNA NA CAAWINAYAA HOREYNA DEMBIGEENA AYUU DARTIIS AYAA LOOGU QOTBEY ISKU TALAABTA HALLALUYAH GBU RAXMO I LOV YOU THA NEM JASUS
@filsanhassan204211 жыл бұрын
ilahay ba hanonka iska lleeh sabxanalah caasawa jala ilahay ha kuso hanosho
Ayada iyo adigaba allah ha idin soo hanuuniyo walaalkeey,
@shir-qoolyaahuu98511 жыл бұрын
Xaqbay Rahmo u leedahay inay ku biirto diinta ay rabto. La yaab ma leh in diintaka Islaamka laga cararo maanta, waayo diinta Islaamka waxaa ku ciyaaray mooryaan wadaado sheeganaya, oo madaxa cimaamado gaduudan ku ganbeysta. Kuwa is-qarxinaya; wax-isaba maris iyo qabiil. RAHMO geersiyada baa tahay, Ilaahey ha ku xafido
"And there is none of the people of the book, but must believe in him (i.e. Jesus as an apostle of Allah and a human being), before his death, and on the Day of Judgment, he will be a witness against them." Quran 4/159
@zizy3011 жыл бұрын
la hawla wala quwwata illa billah
@MegaCawaale11 жыл бұрын
waa luadee waxaan lagu furtey habartaan
@TheAlmisGirl11 жыл бұрын
Ilaahay caafimaad ha siiyo oo jidka saxda ah haku soo celiyo,, qof qurbaha ku wareertay ayay iila egtahay qof ehel ah oo caawiyana waysay, ilaahow umadaada u gargaar shaydaankana ka nabad geli.
@aishasweety334211 жыл бұрын
subhanallaah nin aduun jogo wax walbo wuu arkaaya
@hajiismalure848211 жыл бұрын
subxanalaah, dee inoo fasira luqada plzz
@jeneralsooyaal344711 жыл бұрын
HORTA ANIGU MA FAHMIN AF GAALKAAN, TEEDA KALE SHIRQOOL WAXAAN LEEYAHAY AAMUS GAAL YAHOOW MADOOW ADIGA IYO NAAGTAAN MURTADNIMADA MEESHA LASOO FARIISATAYBA NAARTA ALLAHA IDINKU FOGEEYO HANUUNA IDIIN BARYI MAAYO SIDA DADKA QAAR AY LEEYIHIIN ALLOOW SOO HANUUNI SIDEE ALLE U HANUUNINAA DAD XAQA MARKEY ARKEEN OGAADEENA IN RASUULKU XAQ YAHAY JIDKA KA LEEXDAY KUWAAS ALLE MA HANUUNINAAYO SIDUU QURAANKA NOOGU SHEEGAY MARKA WAX YAAN LOO DUCEEN ABAALKOODU WAA DIL OO KALIYA WABILAHI TOWFIQ
@Nasirmuridi11 жыл бұрын
midkale waxaa jirta qolooyin badan oo itoobiyaan ah oo ku dhaqan dhamaan somalia oo u eg somali misna is qari gaalo ah si luqada sifiican ugu bartaan ee umada soomaaliyeed diintooda ugu xumeeyaam haleeska ilaaliyo dumar ayaase u badan waxa gaaloowa haleeska jiro ninka somaliga ee qamri cabka ah lagama yaabo inuu diintiisa shilimaad siisto
@leylacadeeyxusseen231211 жыл бұрын
muqdishaan ka fahmay hadalkeeda ilahay waxaan uga baryayaa inuu tubta soosan kusoo dabaalo gabadhan koley waa soomaali oo meel inaga tegi mayso eh ducada sadaqad uga dhiga
@Jnrsoweto11 жыл бұрын
"By him in whose hands my soul rests, surely Jesus, Son, of Mary will soon descend amongst you and will judge mankind judiciously, by the law of the Quran, as an honest ruler. He will break the cross, kill the pigs and abolish jizya. Money will abound in such excess that no one will wish to accept it. A single prostration to Allah, in prayer, will be better that the whole world and all it contains."
@abdulhakim2411 жыл бұрын
how much did they pay you ?.... as my grandma use to say " ilaahaw khaatumada ha naga xumayn" very sad
@hakugu11 жыл бұрын
Wax aa badbaadiso iska daayi adi iyo ehelkaaga naarta ka badbaadda
@Noo5etha11 жыл бұрын
KKKKKK WALLAWEYN IN THERE TRUE ELEMENT
@HODHAN011 жыл бұрын
DAMBI MAJIRO GAALNIMO KADIB 2 QUDOB SALAAD KASLOOGATAGU ELAA WAQTIGEEDA OOGALO, ALLAHA AANCAABUDNO WUXUU QURANKARIIMKA OO KUSHAYGAY NAF MU"A MIN AH KAS U TOOGTO ABAALKIISA WAAJAHANAMU WAANA KU WAARAYAA CABDAAB WEYN WAANU UDIYAARINAY
@mustafcabdi86327 жыл бұрын
tan alle hadilo
@bohoraadleele57811 жыл бұрын
runti hadey gabar yar hada so baxeyso ahaan lahed wa uguban lahen lkn duqdaan ayadaba qatuxumo kujirta wayaab galada ayaa so noqdaan muslin ku so biran dhiladan waxey ila thy in diinta siifican u aqoniin qof jahiil ah wax kasto ka filo raxmo magaca abaha iska bedel baxso magac gaal waxey usocota in aflaam xun xun so jiso
@hakugu11 жыл бұрын
fasir uma baahnid iyadoo afsomali ku hadleyso ayeey KZbin ku jirtaa ee ka raadi waa habar gaaloowday oo khaatumadi ka halawday
@kheyrtocadeey874011 жыл бұрын
Ar noo fasira waxee shegeeso Naagta? qoraalka hoose somaali nooga dhiga waa dadka fahmaayo luqadee ku hadleeso si aan u fahanno, Mida kale Rabbi hasoo hanuuniyo haduu hanuunkisa u qoranyahahy.
@pincejuusuf459511 жыл бұрын
duqdaan mashiixeso miyaa istaqfuru laah
@mundamahi42011 жыл бұрын
religion s not praying and talking about religion all the time, rather speak truth and obey laws
qaabdaro laa laab badan walee waad halaagantay adoo diinta saxa ku dhashay bad habowday oo jar ka dhacday duliyad
@pincejuusuf459511 жыл бұрын
gawadhaan anakey hoos noo digtay diintaynii macaneed bay ku cayaartay afka fnishkane way ku cayaartay aduyane way ku dhibtootay aaqarane dhibkasii daran
@mundamahi42011 жыл бұрын
you are biased, so its wortless to discuss with you, go to doctor of mental health, as many natives are doing to cure the mental illness