ATARISHO TIRIG “EDADAY ISO KORISAY AYA MARWALBA IDILI JIRTAY” | KASHEKEE PODCAST | Episode 4
Пікірлер: 49
@nastehgaarane9656Ай бұрын
Ilaahey amarki qof kaste qurxan waxba ma jiraan😂
@taqwachannel989711 ай бұрын
Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️
@SacdiyaIbrahim-vl2vh6 ай бұрын
Eedo naxariis maleh ana arkey 😢
@ayanabdillahiayan576911 ай бұрын
Aniga haddi edo iyo qof qarabadeyda ii dilo haddi aan sheeko maxaan ka dheefi waxaas kor baan uga baxey 😂😂
@calimaxamed378610 ай бұрын
Waa gabar caqli badan masha allah
@143-k1d10 ай бұрын
Eedo Oo Dhan Waalaga Qeyliye Naxariis Maleh Hees Dhan Aa Loo Qaaday, Fanaantii Abdulahi Shariif Baastow Heestii Eedaan La Yaabay Arxan Keedu Dranaa Uu Qaaday
@abdallamohammad835610 ай бұрын
Marka wax laga sheekeeyo la waayo ayaa lagu waashaa eddaa i dili jirtay, Alla mayanee adeeraa sabbaaxad iiga dagi jiray
@halimamousa7811 ай бұрын
Aniga hade dhacdo xitaa ey edadey I dili lahey ma sheegi laheyn
@Hawenay4 күн бұрын
hooyada iska dhiibaysa ilmaheeda say u fikirtaa horta
@UbaxAxmed-pr3vr11 ай бұрын
Sory abaaYo❤😢
@AsiyaAbdiqadir-p4i8 ай бұрын
Ax ax 😢😢😢😢😢
@ifrahhilsan122411 ай бұрын
ooo walle hooyada adi isku marbaad dhasheen gabdhada iyo wilka hooyada dhashay gabdhada ayaba kawayne say wax u jiran 😂😂
@Iamfzz6611 ай бұрын
Oo hooyada see sxbted kuugu aamintay
@waheen13 күн бұрын
Gabadhani waa aqli badantahay
@cudoonofficial692311 ай бұрын
Waxaas sheeko maashee😂
@WardoCusmaneАй бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@rahmamohamed-cc1qo11 ай бұрын
Xasanow mcnow😂😂
@queennaima591611 ай бұрын
Sorry wll wa maxay ilmo naag a sxb tihin la sinayo bisinka😢
@siciidnaaji499811 ай бұрын
Sory noloshu rafaad badna😢😢😢😢
@mariamohamed570611 ай бұрын
Miski u aqaan gabadhaan musalsalkii daris ku bartay😢
@NimcoShukhri11 ай бұрын
Sorry wllo😢
@aishaahmed126211 ай бұрын
Nolasha adag somalida badankood baa ku soo kortay lkn caruunta in la dilo oo waliba wariidkooda la iska dhaadhiciyo waa dhiibatada ugu weyn dadkeena ku habsatay
@Queen-2018p11 ай бұрын
Ka waran ta ku noled nolosheda dhan 😢
@Mumtaazcrashiid11 ай бұрын
Sorry abaayo
@abdullahiahmed240911 ай бұрын
Runtii Gabadhaan wey caqli badan tahay xiriir leyskuma barto.
@SALMANABDI5511 ай бұрын
Sorry wll tirig 😂😢
@SacdaMahamed-bg2du11 ай бұрын
Naa camerada iska saxa iskana quruxiya video ga😒
@salmaan_saciid868511 ай бұрын
Wxn wx meel lala soo fadhiisto ma aha nio wligeedba caruurta wa la dili jiry wax khald ah hdy sameeyan eedada ka xishoo
@@عائشهعبدلهعبدلهilmaha an dhale in an cananto aan dilo gorme la diide
@nature174711 ай бұрын
Wll xasuuso caruurtu ma ilaabaan xumaan iyo wanaaga loo sameeyo makay yar yihiin. Waxaad arkeysaa dad lacag ama wanaag u sameynya abtigood ama qof ehelka ka mid ah oo leh qofkaasi markan yaraa bu wanag I Sameyey.
@Uus99811 ай бұрын
Edo awl mee faaido leheed edo arcnlaay Heeso laga Sameyo edoyin dhan xun ilaa kuwa yar mogo
@nurfunny641111 ай бұрын
Waxa looga sheekaanayo waa in layskaa dhaafaa dhaqamadii hore ee caruurta si arxan darada loo dili jiray caruurtu waa cajalad waxbey duubayaan wanaag iyo Xumaanba
@saynabdaye738211 ай бұрын
Naagaha soomaalida waa shaydaamo
@arashidosmannoorteeri893011 ай бұрын
AAYO INAAD KA SHEEKAYNAYSO AYAAN MOODAAYEY WAAY ANIGU AAYO AYAAN ADUUNKA UGU NECEBAHAY, WAANA MAHADSANTIIN , ARSHID OSMAN NOOR /HARGEISA /
@SacdaMuxyadiin11 ай бұрын
Sorry 😢
@mariamohamed570611 ай бұрын
😢
@hibaaqdeeq706211 ай бұрын
Waligeeba Caruurta waaa la Dilijiray ka Xishood eedada. Abaayo
@Ruuzah-201911 ай бұрын
Qiil ha u sameynin. Aa dhaqan aad u xun in caruurta la dilo. Waana dhibaaato aad u weyn oo ummadeena heysato . Marka ikaahey uga baq caruur yar uu ku muteystay in aad ciqaabto ama aad disho waa iga waano. 😢
@barlinyusuf346111 ай бұрын
Aniga waxaan arkey nag carurta Amanda ku ah disho, oocayso, kuweedana ,hadal xun u quurin.,ay kolkoliso.
@Ruuzah-201911 ай бұрын
@@barlinyusuf3461 Waa dhaqan xun aan normal ka dhiganay caruurta la ciqaabo , mid amaano ah iyo mid aaad dhashayba ha waa in ilaahey looga cabsadaa caruurta oo dilka iyo cayda iyo dayacaada laga ilaaliyaa. Waa sababta ey caruurteena u madax adagyihin waana dilka ey la qabsadeen . Anagoo hadal wax ku fahansiin karno inaan gacan u qaadno waa ayaan darro.
@Queendhalad3911 ай бұрын
Wa la dilaa lkin hadlka mad fahmin sharfey
@ريحانهحسن-ظ6ي11 ай бұрын
War waxiinaan soo qoraya waligeed ba caruurta la dili jiray Ma yaan la sheegin baad leedihiin Caruurta insidaa loo la dhaqmaa waa khalad Ee daaya caruurta waxaad qoraysaan un waa wax aad ku dhaqantaan
@susus_siman426011 ай бұрын
E
@kulaaniyareofficial297811 ай бұрын
Sory
@fartunali544211 ай бұрын
Abyo heesaha iska dhaaf illah ka cabso hoyada o nolashaas kugu so korisay ina mnta hes ogu abal gudid ma aha mnta ina hestid hoyada sharaf uma aha