Atheism | Burburinta Doodaha Mulxidiinta | Part 3 by Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

  Рет қаралды 81,541

Al Furqan Centre Leicester

Al Furqan Centre Leicester

7 жыл бұрын

Was course oo Sh Mustafa ku burburinaya doodaha mulxidiinta

Пікірлер: 64
@zuhuurzalaat8756
@zuhuurzalaat8756 7 жыл бұрын
aad ayaan kaaga faaideestey mar wlba muxaadirooyinkaaga waa la socdaaa niyad dhis iyo cilmi labada waa kaa faaidaaa cimraaga allaha dheereeyo
@aasiakhadar5444
@aasiakhadar5444 4 жыл бұрын
Aamiinaamiin
@user-zq4qu8tn9j
@user-zq4qu8tn9j 4 ай бұрын
Hamadou
@user-zq4qu8tn9j
@user-zq4qu8tn9j 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hamadou
@user-zq4qu8tn9j
@user-zq4qu8tn9j 4 ай бұрын
Hamadou
@mustafmohamed8852
@mustafmohamed8852 5 жыл бұрын
Masha allah sheikh mustafa haji ismail haruun aad baan kugu tahanay allaha ku xafido wax badan baad noo faideysay maskaxiyan iyo diiniyan cilmiyan intaba qeyr allaha ku siyo
@amaadin12
@amaadin12 7 жыл бұрын
Man sha allah i love all your muxadaro, allah bless u shekh mustafa
@tusiye4356
@tusiye4356 7 жыл бұрын
walaalhi waxaad tahay qof lagu tilmaami karo hero ama geesi ku dayasho mudan oo aqoon u leh diintiisa iyo duunyadiisaba , waana sida looga baahan yahay culumada maanta si ay u qanciyaan dhalinyaradan loogu sheekeeyey yurubay nololi taalaa oo loo tuso inay diintu tahay waxa ay wax ku kala soconayaan aduun iyo aakhiraba , mahadsanid . alleh kheyrbadan ha ku siiyo .
@xawaaribaashi2522
@xawaaribaashi2522 4 жыл бұрын
abdalla sheekh sxb waxbarashadii hore tayadeedii baa igaga muuqata sheekh
@abdirashid6274
@abdirashid6274 4 жыл бұрын
Y
@khalidmohamed2051
@khalidmohamed2051 4 жыл бұрын
Mansha Allah Good nice sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun xafidu laaah
@khaliif3593
@khaliif3593 5 жыл бұрын
illahay kheyr ha ku siiyo adeer mustafe. illahay dartiis ba walahi ku jeclahay, waxana ka codsanaya ina muxaadarooyin cusub youtube ka so galisid
@ahmedabdisadik6632
@ahmedabdisadik6632 4 жыл бұрын
Ilahay Hakugu Irsaaqo Janada
@sosmanak2398
@sosmanak2398 7 жыл бұрын
maa shaa Allah. waxbadan ayuu noo faa ideeyay sheikh mustafe
@cabdiraxmaansalebaanwayrax820
@cabdiraxmaansalebaanwayrax820 2 жыл бұрын
Msha aalaah sheekh mustafa haji ismaciil haruun iftiimiyaha wax badan💕❤️
@ciiiseducaysane6063
@ciiiseducaysane6063 7 жыл бұрын
Msh allh Sheikh Mustafa Baarakallahu laka
@IsmaelAhmed-ng2dg
@IsmaelAhmed-ng2dg 2 ай бұрын
Msha allah
@ramloadaawe9351
@ramloadaawe9351 3 ай бұрын
scw😢😢😢😢🥰🥰
@abdirahmanmuhyadin2552
@abdirahmanmuhyadin2552 5 жыл бұрын
Maashaallah sheekh
@ramloadaawe9351
@ramloadaawe9351 3 ай бұрын
❤❤❤
@ibrahimkaliil3704
@ibrahimkaliil3704 3 жыл бұрын
Ma'sha Allah allaha xafido shiikh mustafa in sha allah
@hamzehusein7
@hamzehusein7 Жыл бұрын
Masha Allah sh mustafe waa aqoon yahan soomaali wax badan taray. Alle ha la jiro
@abdiwahabmohamud1639
@abdiwahabmohamud1639 5 жыл бұрын
masha ALLAH allah hakubarakeyo iffka iyo aakhiraba
@sakariyefarhan9615
@sakariyefarhan9615 4 жыл бұрын
maa sha allh shelh jasaa ka allaah khyr
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Jazakalah sheekh mustafe
@idirishabane556
@idirishabane556 6 жыл бұрын
Maashaa alaah sheekheena
@raahohaji7028
@raahohaji7028 3 жыл бұрын
ASC sh Mustafa allaah swc ha inoo kan xafiido Insha Allah aadbana Ku jeclahay Allah dartiis , wan jeclahay muxadaradoyin kaga waxa ilaahey Kugu maneysray aqli iyo aqoon
@abdaasheikh7921
@abdaasheikh7921 4 жыл бұрын
Thanks
@cibaadu-raxmaanofficial7614
@cibaadu-raxmaanofficial7614 4 жыл бұрын
Masha allah plz subscribe ii dhaha 🙏🙏 dadkii aan ka dhashayow soomaaliweyn 🙏🙏
@sosmanak2398
@sosmanak2398 7 жыл бұрын
Al furqan alle hakaa jisaa isiiyo qaybtani way ka maqnaan jirtay you tubeka
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 2 жыл бұрын
Waxa ay soomali sheekh leedahahy wa sheekha kaliya ee jiilkan maanta jooga wax u sheegi kara waayo hada dhalinyaradii tashuush ayaa lagu wada furay oo sayniska ayaa si khaldan loo fahansiiyay
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
*غير الارض
@absentminded1527
@absentminded1527 3 жыл бұрын
Shiikha macalinka physics idhiga isaga kabadiya😂😂😂
@hamsexueeen4124
@hamsexueeen4124 Жыл бұрын
Sheekhu waa electrical engineering. Waana takhasuskiisa physics ku . Alle ha barakeyee
@boqoradayar7758
@boqoradayar7758 6 жыл бұрын
Wax iska yimaado ma jiro lkn ilaahay wuu iska yimid ! Wax kasta oo abuurmay waa in uu jiro wax abuuray ok waxa abuuray yaa abuuray ? Warkaaga Yuusan iska hor imaan 👣 diin waa been iyo quraafaad
@khadaradam7163
@khadaradam7163 6 жыл бұрын
boqorada yar ok suaal, adigu sideed uragtaa koonka aynu ku noolnahay yaa se abuuray waxan rajaynyaa inaad iga jawaabto
@boqoradayar7758
@boqoradayar7758 6 жыл бұрын
Khadar Adam waa wax dabiici ah wax la abuuray ma jiraan hadii ay jiraana cadeyn looma haayo
@khadaradam7163
@khadaradam7163 6 жыл бұрын
boqorada yar Hhhhhh waa delete garaysay doodeenii waa iska sidaasi allediidku wax cilmi iyo caqli ah ku ma fadhiyo
@boqoradayar7758
@boqoradayar7758 6 жыл бұрын
Khadar Adam horta ma delete gareyn karaa comment gaga soo ogow caku marka qofka meel lagu xidho maskaxdaadii bey kula yeesheen maskiin
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 6 жыл бұрын
Adiga somali in aad tahay maxaa dalil u haydaaaa?
Atheism | Burburinta Doodaha Mulxidiinta | Part 4 by Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:25:39
Al Furqan Centre Leicester
Рет қаралды 139 М.
Atheism | Burburinta Doodaha Mulxidiinta | Part 1 by Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:10:28
Al Furqan Centre Leicester
Рет қаралды 248 М.
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
LAGDANKA NAFTA IYO SHAHAWAATKEEDA U DHAXEEYA | SHEEKH MUSTAFE
1:27:44
Daarta Xikmadda
Рет қаралды 51 М.
KHATARATA ICLAAMKA & SOCIAL MEDIA ll SH. MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
53:40
ALFURQAN TV MSA
Рет қаралды 14 М.
Isbedelada Xoogan Ee Caalamka kasocda┇Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
58:14
Sheekh Mustafe X Ismaaciil┇HA MURUGOON┇MA MURUGOONESID MANTA KADIIB
1:08:26
QISADI SALMAAN FARIS  SH  MUSTAFE HARUN
1:20:06
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 224 М.
MUXAADARO CUSUB 2019- Dhibaatooyinka Qurbaha & Dadka waxay kala kulmeen | Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:08:19