Masha Allah maamo nimcada allaha kusiyaadsho anagana allaha nasiiyo waa my dream❤❤❤
@AhmedFarah-l6i4 ай бұрын
Xoolaha waa in sumad idiin gaara aad u yeeshan hadii neef la idin ka xado ama baadiya oo aad leedihiin hadii aay dad kale arkaan si aay idinku soo sheegaan
@DefNotFarhiyaw4 ай бұрын
Maasha Allah mama Somaali looda noodar geel ❤❤❤❤❤❤❤
@saynabjama81604 ай бұрын
Islaantii mama soomaali ahayd waataa lafrika lo kudhaqaysa masha alah fariid hadii aan deegaanka ahay walahi waan kula soo dagi lahaa lakiin waan idinka deegan fogahay alah hay noo barakeeyo amba wadankaygii hooyo baan kusoo laabtay kiniyana caruurtaa iskuul iiga soo baratay 17 sano baan daganaa waan jecelagay
Dowlada kenya waa ineey soo rogta qofka xoolaha gadanaya iyo qofka iska iibinaya waa in aay la yimaadan iD card si looga hortago tuugada ileen neef la soo xaday hadii laga gado oo qofkii kaa gaday I'd number kiisa la haayo waa la soo qaban kara qofkii uu ka day I'd number kiisa hadii la haayo waa la soo qaban kara xoolaha waa in sawir laga qaada neefkasta haa la xado si suuqa dadka joogo loo tuso hadii neefka suuqa la keenay ama aay cid gadatay neefkasta oo suuqa la keeno waa in sawir laga qaada si loo tuso hadii aay yimaadan suuqa dad xoolo badiya ka maqan tahay ama laga soo xaday si aay u aqoon sadaan
@AhmedFarah-l6i4 ай бұрын
Waxa jira daawo cuntada loogu daro lo da waxa loogu rid qaa oo loogu shiida coowska xoolaha way ku cayilayan oo hilib kooda iyo caanahooda iyo subagooda ba wuu kordhaya waxa daawadas laga hela nairobi iyo mumbasa sida oo kale waxa u baahan tihiin in aad soo iibsataan makiinada cows ka duubto oo keydiso si xoolaha xiliga jilaalka u cunan cows kii la keydiyay ayaa waxa loogu shiidaya oo lagu ridqaya dawo xoolaha hilibkooda caanahooda iyo subagooda kordhineysa sida oo kale waxa u baahan tihiin markada ama waskada xoolaha lagu arooriyo markey loda iyo ariga galaan barkada biyaheeda waxa lagu Dara daawo taas oo shilinta iyo gindiga ka sifeyneyso xoolaha maqaarka neefka wuxu noqonaya nadiif iyo qurux sida oo kale waa in aad ceel ka qodataan beerta ama tuubo soo galisaan sida oo kale Fardo keena sida cowboy gii taxes joogay guriga yar oo aarda ah ka dhex dhisa beerta oo solar ama koronto keena si beerta dhexdeeda inta aad joogtan mobile charge aad u heshaan ama hadii koronto loo bahdo loo helo ama tv ama in uu qofka cabitaan shiito qofka markii uu koronto iyo biyo beerta ku dhex heesto cidla darimi maayo tv ama mobile ka u wehel ah oo magaladii iyo dadkii buu la soo xiriiri sida oo kale beerta iyo moorada loda waa in 📸 camera lagu xira si loola socdo dhaq dhaqaaqa ama kuwa isku dayay in loda xadan loda habeenkasta markey soo aroorta waa in la tiriya sibaxi ama barqadii markey foofeyso iyana waa in la tiriya oo la Tira Kooba si loo hubiyo in aan waxba laga xadin
@AbdiSheik-rl8sj4 ай бұрын
Ina adeerey wiilasha loda la jooga maad sii duubtid iyagoo hadlayaa
@redbatff73314 ай бұрын
Hey we don’t want life of badiya show us what business we can do in town
@AbdiSheik-rl8sj4 ай бұрын
Walaalay iyagoo hadlahaya soo duub oo bacdineey Ku haya kkkkkkkkkkk