August 4, 2024 SHANTA WAQTI TUKO OO CARAR SHAQAA SHARAF LEH SHAXAD NA WAA CEEB

  Рет қаралды 9,846

mama soomaali

mama soomaali

Күн бұрын

Пікірлер: 65
@safiahussein8687
@safiahussein8687 4 ай бұрын
Mansha Allah kenya anagaa dhinac ka leh waa wadan keeni eedo ku raxeyso
@najaahahmed-mo3sz
@najaahahmed-mo3sz 4 ай бұрын
Maama soomali waa ku salaamay waxaan ku waydiiyay maama mokowe lamu kenya ma leedahay jaamacad
@mamasoomaali
@mamasoomaali 3 ай бұрын
@@najaahahmed-mo3sz maya
@hodanhashi8493
@hodanhashi8493 4 ай бұрын
Mashaa Allah xigmadu waa u dhalasho xasanadu waa nasiib guleyso noloow inta noloshu qiimo ledahay Aamiin Aamiin maamo Somaali
@AyanMohamed-x3w
@AyanMohamed-x3w 4 ай бұрын
Waa runtaa walaal laakiin waxaad ogaata dal aadan leheen waa dareen ku joog intaan qurbo joogney dareen iyo goormaa ayaan ku joognaa
@ZihaamAhmed-j6c
@ZihaamAhmed-j6c 4 ай бұрын
Telka
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 ай бұрын
أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ🤲بسم الله الرحمن الرحيم🤲 اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ🤲❤️❤️❤️🤲
@najibenhodan7598
@najibenhodan7598 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@fyasin8626
@fyasin8626 4 ай бұрын
👑🇸🇴❤️ hooyo karti leh maasha Allah
@sahroali1967
@sahroali1967 4 ай бұрын
Masha allah mama alla haku xafido dalkena nabad alla hanoga dhigo umada islaamka oodhan abni alla hasiyo yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@XasanNawaawi
@XasanNawaawi 4 ай бұрын
I love your advice mom Somali keep going
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 4 ай бұрын
MashaAllah tabarakallah Waye , mcnto may Allah bless you more
@Umo580
@Umo580 3 ай бұрын
MAANSHALLAA ♥️
@Welch568
@Welch568 6 күн бұрын
Masha allah mamo somali waxa noo tahay rolmodel horay usoco
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 4 ай бұрын
Salman maasha allaah nin dhibyar maaha wiilal aan dhalay buu isoo xasuusiyay oo wadnaha icadeeyay
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 4 ай бұрын
Mash Allah 💕 habo guul habo ani ano yar Somalia ka so baxay 2004 Ah hed wallhi Waxan arkey diyarado kicirabto nin kaga dajiyey air balidogle ninki wuxu dhahay Dubai usocda ganacsadan ahay maxa lidajina aso hadla dear yaradi kacdey Somalia dulmi ey ladajiladahy wallhi dadkedi isku sameynayan
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 4 ай бұрын
asc maamo somali nibcada allaha kuugu wado warsan iyo waxsan allaha ku yeelo aamiin🤲🤲🤲🤲♥️🥰💘💖💞💜💋❤❤❤❤❤❤❤
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 ай бұрын
@@mamamuslim1003 aamin habo adigana Sidon kale ♥️
@HindaOmar-l8i
@HindaOmar-l8i 4 ай бұрын
Mama Somali wadanka noogu dhiiba ilahay ha unaxariisto dadka dhintay 🤲🏽
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 ай бұрын
@@HindaOmar-l8i aamin habo adigana allah ♥️ ku sharfo
@kabarotv8104
@kabarotv8104 4 ай бұрын
MAMA SOMALI MARKA KENYA IMAADO WAA IMANA LAMU INSHA ALLAH
@AhmedNuur-n7b
@AhmedNuur-n7b 4 ай бұрын
Masha allah mama somali dadka comentiga negatifka ku soo qoray ha u bexin hadan u hadlo dadka qurbajoogta qasan Kuwa caruurta qaba oo aniga aan ka mid ahay warbixin aad Muhim u ah aad noo soo gudbisa waadna ku mahad santahay
@nalababy3825
@nalababy3825 4 ай бұрын
FROM UK LONDON SALAMU CALEEKUM WE LOVE U REALY U ARE GREAT WOMAN 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎👍👍👍👍👍👍👍👍💕💕💕💕💞💞💞💞💞💞
@nurhawa646
@nurhawa646 4 ай бұрын
Maanshallah caafimaad iyo nabad waarta allaha idiinsiiyo eedo
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 4 ай бұрын
Mashaa Allaah❤
@munoabdullahi1216
@munoabdullahi1216 4 ай бұрын
Walaal tells Ada nasii
@monafarah4324
@monafarah4324 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤MAASHA ALAAH ILAAHAY HA IDIIN XAFIDO AAMIIN YAARABI DHAMAAN TEEN
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 4 ай бұрын
Meelkastaa leysku gumaada maxaa xamar ugu waalateen
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 ай бұрын
❤️اِنَّ للّٰه وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡاتَسۡلِيۡمًا‏❤️
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 4 ай бұрын
Allaahu ma aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 4 ай бұрын
MANSHAALAAH
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 ай бұрын
Wallaahi Dadallaaaa Waa Garaaa Masha"Allah Mama Canab🤲🤲🤲 Keep Going 🤲
@faadumoabdulle1126
@faadumoabdulle1126 4 ай бұрын
Asc man Somali number kaga ma heli karaa
@habbibaahmed8367
@habbibaahmed8367 4 ай бұрын
Saxaeaayo.siyaad.bare.magaraan.janad.lahageeyo
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 ай бұрын
Masha"Allah Habo Horay U Soco ❤ Habo Su'aal Yaraan Ku Weydinaa❤ Canada Ma Ku Soo Labaneeysidoo Mise Bis Waaye Waad Ka Guurtay❤🤲🤲🤲❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤ ?????
@Sahro-ei7qi
@Sahro-ei7qi 4 ай бұрын
Asc about Ben waye diyarada si cadi ay lo rakabiya
@DeeqocabdulahiibrahimDeeqocabd
@DeeqocabdulahiibrahimDeeqocabd 4 ай бұрын
Masha allah
@Ilyas-d7l
@Ilyas-d7l 4 ай бұрын
Maama soomaali noolow wll qli
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 4 ай бұрын
Allaha u naxaristo, ku dar , inkartiisa baa ku dhacdey, waayo, somali ma la qancinkaro, , maxey dhibqabeen ,markii dowlada lagu kacay,
@halwomohamed3766
@halwomohamed3766 4 ай бұрын
Haday jaamacad leedahay qabiilna ka jiron waa fiican élahay
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 ай бұрын
Masha"Allah ❤Masha"Allah ❤Masha"Allah ❤.............🤲🇸🇴🤲
@AminaKhalifYousef
@AminaKhalifYousef 4 ай бұрын
Mama ❤❤❤❤❤
@zeinabsaidsalah2678
@zeinabsaidsalah2678 4 ай бұрын
Maama soomaali waa kusallaamey inshaa allaah marbaan imaan hadii illaahey iifududeeyo inshaa allaah
@Ilyas-zd4rv
@Ilyas-zd4rv 4 ай бұрын
Badu DADKA wey QAADATAAYE, SI AAD AH HA U DIGTOONAADAAN, 2*TAN LIBAAX- BADEEDKANA k. SII TAXADARA✍🏿👀🧠
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 ай бұрын
@@Ilyas-zd4rv insha allah eedo mahadsanid
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 4 ай бұрын
Balaayo ma jirto shabaab waa laga guuleysanaayaa
@Naaladun
@Naaladun 4 ай бұрын
Mashallah
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Allahouma Amiin Ya'rabb Al Calamiin🤲🤲🤲 Illahoow Kaa Aqbaal🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🎉❤🎉
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 ай бұрын
Aamin yaa allah ❤😊
@fakirmaii5914
@fakirmaii5914 4 ай бұрын
waa aruntaa mama somali
@yaasir1936
@yaasir1936 4 ай бұрын
Maxaa wadankaaga ugu dhisan wayday ,hada waxaagu waa kud ka guur oo ganjo u guur weeyi , keyna iyo canada maxay is dhaaman
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 ай бұрын
Habo cimiladu waa saas meeshaas???
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 4 ай бұрын
87dii waa leyska dejin jiray diyaarada
@Ilyas-d7l
@Ilyas-d7l 4 ай бұрын
Hooyadan soomaaliyeed intey sheegtay waa xaqiiq jirta laakin dad baa soo eedeenaya oo qabiil iyo qurun kantan badiyey wabilaahi towfiiq
@FadumaRashid-h7w
@FadumaRashid-h7w 4 ай бұрын
Wa runta xabiibti
@sahraabdillahi9612
@sahraabdillahi9612 4 ай бұрын
Mamma somali dad banan og kula Fikrad ah baa jira e,
@nadiyaahmed1394
@nadiyaahmed1394 4 ай бұрын
Kuwa sidaas dhahaayo waa kuwa Nolosha ku FASHILMAY oo raba dadka ineey NEGATIVE ula tagaan
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 ай бұрын
Wa 3alikoum Salam Habo ❤🎉❤ Thanks 🤲
@zeinabsaidsalah2678
@zeinabsaidsalah2678 4 ай бұрын
Waan imid dhoowjeer 2019 2021 2022 tesso ayaan joogey wadaadkan axmed uruur kokatooni yuu dagan yahay
@halwomohamed3766
@halwomohamed3766 4 ай бұрын
Asc wrwb abaayo meeshaad joogto qabiil ma jiraa???
@cigaalyare8114
@cigaalyare8114 4 ай бұрын
True wlhi 😢
@UmmuAmira-sw6dh
@UmmuAmira-sw6dh 4 ай бұрын
kenyo intee ujirtaa magaladaan
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 4 ай бұрын
Kuwaas warkooda kabax somaliya nabad iyo farxad mataalo
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 4 ай бұрын
Tuugadu waa adiga
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 44 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 38 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 60 МЛН
December 8, 2024
17:28
mama soomaali
Рет қаралды 4 М.
Hadal uu yeri madaxweyna xassan sheikh oo ay dad badan ka xumadeen
17:29
Qiso Idamaqday oo Qof walba oo dariim leh ka damqan doono.
10:01
Nimco Barako
Рет қаралды 5 М.
QISO DHAB AH | baby cash  Bart 21 short filin by abwanad faadumo
14:11
Abwaanad Faadumo official
Рет қаралды 10 М.
Video gaan waa original caadiya masoobadiya muqalo sidan ah
16:17
Hodan Leeyli Media
Рет қаралды 294 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 44 МЛН