No video

AYAAN WADANI FT C/FATAX YARE -LAHASHO- XUSUUSTII AXMED NUUR JAANGOW & SIRAAD CABDULE 2020

  Рет қаралды 4,288,527

Aflaanta Studio

Aflaanta Studio

Күн бұрын

SOO BOOQO FILASHO STUDIO
• Video
Welcome To Aflaanta Studio
Home of Somali Music Video
* Update 24 Hours
* Quality Videos
* Reliable Ideas
If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
And Check Alert Icon 🔔
Contact Us What's Up
+254722258310
Contact Us Mobile
+447724113129
Instagram: @Abdijabar Ali Mohamud
Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud

Пікірлер: 562
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 4 жыл бұрын
Heesuhu Qalpiga ayay dhaawacaan😴 Halka uu Quraanku QalbiGa Dabiibo
@hassanmahamud9658
@hassanmahamud9658 4 жыл бұрын
Waa runtaa ilaah quraanka qalbiyadeena nuur iyo daganaan ha noofa yeelo
@omermohamedshire7949
@omermohamedshire7949 4 жыл бұрын
Been mah walhi
@aminoali7441
@aminoali7441 4 жыл бұрын
@@hassanmahamud9658 000000
@omaregal164
@omaregal164 4 жыл бұрын
Argagixiso
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 4 жыл бұрын
@@omaregal164 Laab Jaahil
@YUSUFXAYBARO
@YUSUFXAYBARO 4 жыл бұрын
Waxba lagama qaban karo Guuleysta walaalahay abdifataax iyo ayaan wadani Thanks walalkay abdijibar
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 жыл бұрын
Jeg er enig med deg. 👌 supert waaye Ayan og Abdi fataax heesta waa hees macaan.👏👏👏👏
@mohameddeeqabdi9079
@mohameddeeqabdi9079 4 жыл бұрын
Full respect xeybaro
@saaramohamed1339
@saaramohamed1339 4 жыл бұрын
ina abtigey hormar wacan dumashidey shaadiya ayaan wadani taageera buuxda
@hamdiinaali645
@hamdiinaali645 4 жыл бұрын
Y xaybaro adi iyo bilkheyr aaba iska kiin dawanoya ani😉❤♥️💤
@teamjamavlogs2905
@teamjamavlogs2905 4 жыл бұрын
La soco fankiyo fanaanka wakhtigan kzbin.info/www/bejne/bYrXiaVjbdiafM0
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 4 жыл бұрын
Hargeysa sanadka waa laga wataa viva dakaygow muqdisho caasimadeena ❤❤ from bosaaso
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 4 жыл бұрын
Yaaa ku weydiiyay cuqdad baa ku haysa e 🙈🙈
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 4 жыл бұрын
@@jecliyadalkayga3346 ha caytamin adigu qof weyn baad tahaye lkn muqdisho igama xigtide ee hadalka naxliga iska daa 🙏
@aaminasalah806
@aaminasalah806 4 жыл бұрын
Dadkaan jeclaa reer bosaso Salaama huno sanad guuro wacan reer puntland
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 4 жыл бұрын
@@aaminasalah806 mahadsanid ana adaan ku jcalahy wll🥰
@nodfianodfia1539
@nodfianodfia1539 4 жыл бұрын
@@jecliyadalkayga3346 bosaaso deeqa jiroo jooog
@faatidiiriye1312
@faatidiiriye1312 4 жыл бұрын
Naagtu markay dadnimo leedahay walaahi waa la gartaa bal fiiriya abdifitah yare shacniga ka muuqda style kiisu xataa waa top 10. Maansha allah ilaahay haysku kiin daayo
@fardowsokassim143
@fardowsokassim143 4 жыл бұрын
Say masha allah
@faatidiiriye1312
@faatidiiriye1312 4 жыл бұрын
@@fardowsokassim143 i said it markii horaba 😊
@drsayana9611
@drsayana9611 4 жыл бұрын
Saa markaana ma hunguriba kaa galay ninka
@qamarahmedahmed4385
@qamarahmedahmed4385 4 жыл бұрын
ayuzha adam ~
@faatidiiriye1312
@faatidiiriye1312 4 жыл бұрын
@@drsayana9611 Negative view point gu ma fiicna maandhey fanaana inaan guursado sharaftaydaa ka wayn magaceedi kaliya aragtidaydaan dhiibtay hadii aragtidaydu ku cajabin ka gudub wax walba meel khaldan lagama fiiriye
@user-dt9xm9vf2o
@user-dt9xm9vf2o 2 жыл бұрын
اني من اليمن / عدن..،🇲🇨..واعشق نغمة اصواتكم ولحن اغانيكم....موفقين يارب.... كنت اسمع ع فنانه صوماليه مره ف عرس باليمن...اسمها خضراء ظاهر....ياترى موجوده ..وصوتها رررؤعه
@dallas5609
@dallas5609 2 жыл бұрын
Khadro Daahir
@Hanaadi-Ahmed
@Hanaadi-Ahmed 2 жыл бұрын
خضراء طاهر ماتت من زمان الله يرحمها
@adiljb5943
@adiljb5943 2 жыл бұрын
موجودة خضر طاهر مو ماتت
@adiljb5943
@adiljb5943 2 жыл бұрын
@@Hanaadi-Ahmed من قلك خضر ماتت
@AbdiqaniAbdisalan
@AbdiqaniAbdisalan 2 жыл бұрын
خضراء ظاهر ماتت ليلة البارح 2 july 2022 آللهم ارحمها
@rosiina1120
@rosiina1120 4 жыл бұрын
wlhi barteedi beey dhigeen aloow barakeey dadkeygii somaliyeed gaar ahaan heer muqdisho ❤💋
@caamirciltire8729
@caamirciltire8729 4 жыл бұрын
Ma Aqaan cida commenti keyga aqrin doonta :lkn Hoyada janada Allah ha geeyo.
@teamjamavlogs2905
@teamjamavlogs2905 4 жыл бұрын
La soco fankiyo fanaanka wakhtigan kzbin.info/www/bejne/bYrXiaVjbdiafM0
@lindohussein3118
@lindohussein3118 4 жыл бұрын
Ina ader mcn ana aqrinaya ameeeen ya Allh hoyo jasidkeda illahay janno haka dhigo
@muhudinmuhudin4446
@muhudinmuhudin4446 4 жыл бұрын
Amiiin bro thnxx dhaman hooyoyankeenba
@munomuniisha7491
@munomuniisha7491 3 жыл бұрын
aaamin
@suziesse4841
@suziesse4841 3 жыл бұрын
Mhdsanid wlo qali
@fathiafany1918
@fathiafany1918 4 жыл бұрын
Woooow sanadkan muqdisho cadey ayey ka shidan tahay guuleysta walal nagu qaali ah from Djibouti ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Waxa dhicikarta dadkan danbe inay erayada waxba ka garan waayan.. Liig= cawsha iyo garanuugta keeda lab... Looyaamid= xasilooni aan daganayn Lawlaw= waayeel ama gabaw Lalabaha = dabka kulayLka ah Kalaxiimo= qalbi wax jecel Laxawsi= dareen jacaYl leh Luxud= iilka qabriga Laamandood=qof hurdo hayso Lebed= qof aan dhaqdhaqaaqayn ama hurda... Luun= haraad iyo gaajo is wata... Qofwalba erayga uu garanayo ha reebo.. Heeskan wxa hore original ka u qaaday ... Axmed nuur jaangow iyo... Siraad cabdulle ugaas... AUN..... 1987 riwaayadi waqti waali jecel Waxaana hal abuuray bashiir salad Bashiir cirro×.....
@abdikaafi3124
@abdikaafi3124 4 жыл бұрын
0
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 4 жыл бұрын
Mahadsanid Walaalkeey
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Abwaankaas aad tiri riwaayadda isagaa curiyey waxaan filayaa inuu ahaa abwaan wax ka metelo jirey barnaamij BBCsomali ka bixi jirey oo la oran jirey " Macalinka Raadyaha". Waayo waxaan xusuustaa weriye Abdinuur Shiik Maxamed Isxaaq oo dhahaya " bal haddana maadeyska galabta iyo abwaaniinta Nairobi joogta ee kala ah Bashiir Salaad Cirro, Cali Dhoof iyo Faadumo.Muuse Wanaag aan idinku duwo". Marka waa abwaankaasaan u gartay, haddase nolol iyo geeri ma hubo midkuu ku sugam yahay.
@abwanmahadgorgorofficial3914
@abwanmahadgorgorofficial3914 4 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed Heesta Axmed nuur jaangow ayaa leh , wuxuuna ahaa abwaan + mulaxamiiste + Fanaan + jilaa , wuxuuna ku dhashey Buulaburte , , alla yaraxma raaximiin
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
@@abwanmahadgorgorofficial3914 mahadsanid waxaa laga hadlayaa sxb ninka heeska qoray abwaanka maahan fannaanka. AHU Jaangow waa la yaqaan buulaburte iyo dhalashadiisaas hore waxba kama aqaani lkn ciidanka xoogga dalka Soomaaloyeed buu fanka ka soo bilaabay ragga ay isku ciidanka ahaayenna waxaa ka mid ahaa: 1. Abwaan Xasan Ganey 2. Cabdiraxmaan Dheere- Hodan aabbaheed 3. Cumar Xasan Rooraaye Iyo rag badanoo kaleeto. Jaangow wuxuu ka.mid yahay saddexda ama labada laxameyste ee ugu horreeya saan aaminsanahay guud ahaan Soomaali. Alle haw naxariisto.
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 4 жыл бұрын
Sidan Ayaan Rabaa Xataa Hadii Aad weydaan Abwaan heso murtileh idin dhiba Kuwii Hore iska soqadaa daganaanta iyo Asturnaanta Haka tagina Hablaheenaw liketa isaara simaliyey ifkaa wll lagu yahey
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb Жыл бұрын
Ma Waayin abwaano reer muqdisho. Abwaankii jacaylla M Ali Kaariye abwaan uu u yahay adeero ayaa u jooga. Abwaan carafaat, abwaan fidhin, iyo kuwo badan Oo kale
@AhmedIbrahim-sr9wn
@AhmedIbrahim-sr9wn 3 жыл бұрын
Really Somalia has got talents and actually nice address, and beautiful people, greetings from Sudan 🇸🇩.
@nasrinkhalif3652
@nasrinkhalif3652 3 жыл бұрын
Thank you 😊💓
@geelleguure8808
@geelleguure8808 2 жыл бұрын
Sudanese our dear brothers and sisters thank you. We love you, long live Sudan.
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 жыл бұрын
تسلم ي اهلا السودان الشقيق
@dallas5609
@dallas5609 2 жыл бұрын
What is the Somali address?
@AhmedIbrahim-sr9wn
@AhmedIbrahim-sr9wn 2 жыл бұрын
@@dallas5609 sorry for my mistake I mean dress because Somalian women wear respectful clothes that is why I'm very proud.
@fjmoha6269
@fjmoha6269 4 жыл бұрын
Aniga waxan ku heystaa super abdifitaax yare haddii ila aragtey like dhac igu siiy
@saraabdi4834
@saraabdi4834 4 жыл бұрын
Yusuf xayro iyo gabdhan was iska sobaxaysan gurbka insha farta
@fjmoha6269
@fjmoha6269 4 жыл бұрын
@@saraabdi4834 waan u jeeda
@bellaali6391
@bellaali6391 3 жыл бұрын
@@saraabdi4834 way is guursadeen😁😍
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 4 жыл бұрын
Ayaan wadani baan wataa anigu. Cod baa ilaaah siiyay❤️
@simanebella8952
@simanebella8952 4 жыл бұрын
Mashallah ciid mubarak muqudisho horay usoco walaala hay waan inigu faanaa from Djibouti 🎉🎈🎇🎊❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@khaledjr7661
@khaledjr7661 4 жыл бұрын
Thanks wlll🇸🇴🇩🇯
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 3 жыл бұрын
Thanks viva jabuti
@MohamedSherif-fs7qg
@MohamedSherif-fs7qg 6 ай бұрын
Walaalayaa soomaaliy maal waba ay joogyo hanoolaato wadan kiimq ha loo dhiso oo ha loo qaado kor 6:02
@mohamoudhussein9064
@mohamoudhussein9064 Ай бұрын
P​@@shukrisaid7806
@cawalecaaqil2703
@cawalecaaqil2703 4 жыл бұрын
Ayaan wadani codkeeda waxba lagama qaban karo waa hibo ilaahay fanaaniin badan bay heesahoodii keentay oo kala toon ahaa. Xamar yaan loo qaban balbalaadhka iyo ciyaal bac kasii walee fanaanin waa joogaane from Waqooyi/ Sool Soomaalia✌
@bishaaroabdulkadir384
@bishaaroabdulkadir384 4 жыл бұрын
Mhdsnid kuwo badan on uqiray xaqiiqda wad ka fcnthy casumadaydi from putland
@neyruuzahmed2329
@neyruuzahmed2329 8 ай бұрын
22/12/2023 😢 Dadka qoralkan Arki Dono Iiso duceya 🤲🥺
@nastedave9842
@nastedave9842 3 жыл бұрын
Allow noodaa Wiilasheena iyo Gabdhaheena. Bal eega bilicda Somalinimada 😍
@shidanecismaan3840
@shidanecismaan3840 4 жыл бұрын
Wlh qoftaan banaan kay ku dhacday waa dadka fanku ubaahan yahay ee in ladhagaysta mudan ayaan wadani waan ku wataa 👏💯👌
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 жыл бұрын
مصطفى كرامة وآحد من الأبرز المو سقار الصوماليين وهو أولاد الفنانة الكبيرة رحم الله فاطمة قاسم هلولة .
@anfaibrahim8500
@anfaibrahim8500 3 жыл бұрын
Ani bilkhayr iyo xaybaro un ku mashaqulsana hesta ma dhagesanen😂🥰
@munoxaaji2989
@munoxaaji2989 3 жыл бұрын
Aniga xataa yaab
@djamasa5235
@djamasa5235 4 жыл бұрын
Aflaanta studio, mustafa karama(legend ) super abdifatah, ayan wadani. Intiinuba salaan qaali ah iga gudooma Eid Mubarak. From Djibouti
@hamisare6735
@hamisare6735 3 жыл бұрын
Music ma waxaa garacayo Mustafa karaama?
@djamasa5235
@djamasa5235 3 жыл бұрын
@@hamisare6735 haa sxb
@ilyasnur335
@ilyasnur335 4 жыл бұрын
Ustaad mustaf karama aabaha musiga somalida legent fara dahab
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 4 жыл бұрын
Wwwww war cabdi fitax inaba cadi maha ilahey cod wa siyay m a ayaan wadani na kama dhacdo ww heesta mesheda dhigten codka allaha idin barakeyo abaha music mustafa karama 🎤🌹🌹❤️🌹🌹🎤❤️❤️
@Abdullahkhan91
@Abdullahkhan91 3 жыл бұрын
Best music producer in our country we have and proud off honestly speaking Mustafa karama proud of you bro 😎
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 Жыл бұрын
He is legendary
@himomontano3759
@himomontano3759 Жыл бұрын
For me abdisalan jimmy
@kadrafouad6830
@kadrafouad6830 4 жыл бұрын
Masha Allah TOP TOP muqdosho waa codkii hore fanaan tii aan aadka u jeclaaa jaangoo sahra xasuusa badiya from SOMALILAND viva ❤👈🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@ikraamnuur4079
@ikraamnuur4079 4 жыл бұрын
Wllhi cabdi fatax alle cod wa u dhiibay mnsha allah heesa haga wa inad abwaano midho macan ay ku sameyan ma joogo xamar fanan ka cod mcn
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 3 жыл бұрын
Ayan wadani codkeeda waaban ku hysta fanaaniinti hore ayay i xasuusisey iga walla isma lhyn gabadh sidan u cod mcnba muqdisho joogta
@nimcoilyasburlytv615
@nimcoilyasburlytv615 4 жыл бұрын
Ayaan your voice is amazing 😉 Masha Allah I never saw a song she sounds bad
@saxarlasaxarla9314
@saxarlasaxarla9314 4 жыл бұрын
Fanaanteena reer muqdisho guuleysta soo nooleeyaha fankii hore
@maxameddarawal6985
@maxameddarawal6985 4 жыл бұрын
Farxiya fiska iyo qaboojiye waad dhaanyiine halkas kasi wada.😍🙏
@akahiye22
@akahiye22 4 жыл бұрын
Woooow masha allah Ayaan Wadani inaba caadi maaha Codkeeda iyo Abdifatax Legend Dhal Fanan Al-ystad Mustafa Karama Ciid mubaarak Muqdisho Cadey ❤🙏🙏❤🙏🙏
@queenabdalla7552
@queenabdalla7552 4 жыл бұрын
Maladniyee cishqaa igu laba kacleyoo noolaan maayo hadaad soo laaban weydidee.❣❣👏
@deeqowdeeqcade4022
@deeqowdeeqcade4022 4 жыл бұрын
Fanaanka apgaal faniintoda ugu cod macaan wwww keep going big artist
@mohamedabdikarim3128
@mohamedabdikarim3128 3 жыл бұрын
Wiilka wa murusade
@nimconuura3677
@nimconuura3677 3 жыл бұрын
@@mohamedabdikarim3128 hoyadis murusade ah abgaal agoon yar gabane waye
@hassanadde1727
@hassanadde1727 2 жыл бұрын
Axmed nuur jaangow iyo suqra yareey waaye siraad ma ahan xuquuqda iska saxa🙏🙏
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 2 жыл бұрын
What a voice🥺🖤Masha allah ayaana she has golden voice
@karti-soor
@karti-soor 3 жыл бұрын
Eesh-calaa Hees... Salaan Sharaf shacabka Gobta ah Ee Reer #Mogadishu.. Nabad iyo Kheyr ku waara.. Idinku dacaad, uun ahaada ilaahay idin garab-geli..doona From: #BurcoSomaliland....
@user-qj1fi8le3j
@user-qj1fi8le3j 2 жыл бұрын
woooow this music touched my emotions and soul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 6 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@xafsodaahirciise6086
@xafsodaahirciise6086 4 жыл бұрын
Xasuustii siraad cabdule ugaaasa ayeeyo xasuus wlh❤️❤️❤️
@yusufdaahirfaraax3779
@yusufdaahirfaraax3779 7 күн бұрын
Viva somaliya wadaniga dhulka hooyo jamahiirta ciidanka cawaale🇸🇴❤💪👊
@deeqsownax4624
@deeqsownax4624 3 жыл бұрын
Wiilkaan maydkiisay ka talaabsatay adoogaa iyo isirkaa war waxaan maxay ahayd xageebay ku jiri jirtay turuko iyo cad jajaban cajiiib walaahi aad ayay ii cajabisay gabadhaaan masha Allah 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@fadumanhujgggjkk4945
@fadumanhujgggjkk4945 4 жыл бұрын
Masha alaaaah walaahey cabdifataax yare iyo Ayaan wadani heesta barteedi Ayeey dhigeeen guuleysta dadkeygogow Aflan sududiyow guul
@hawagodana7150
@hawagodana7150 3 жыл бұрын
AYAAN WADANI IYO NADIRA are the best in Mogadishu.🙋
@naimabarre8370
@naimabarre8370 4 жыл бұрын
Woow esh calaa COD AYAN WADANI CAADI MAAHAN WLHI KEEP GOING SISTER and brother Abdifatax cadow
@istel3283
@istel3283 3 жыл бұрын
Hees iyo bar runtii abdifitah yare and ayaan wadani💕❤💕❤💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💕❤❤💕❤💕✍✍✍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fali9372
@fali9372 4 жыл бұрын
W00W 2 Fanaan o kala Dhicin Halkeda Dhigteen Fanki Hore So nolaysen 😍😍
@kinsimaaxcarabey7209
@kinsimaaxcarabey7209 4 жыл бұрын
Fw7
@abdihafidgandi7727
@abdihafidgandi7727 4 жыл бұрын
Xamar aya laga helaa hablo masraxa saaran oo wada asturan
@adaniman8374
@adaniman8374 3 жыл бұрын
Walalow Asturnaanta sidee utaqaanaa. Habluhu waa inay xijaaban yihiin, kuwan garbasaarka xitaa qorta u suran yahay
@amramohammed7994
@amramohammed7994 3 жыл бұрын
Timaan lagu ogeeyiin Oo wa wada juro
@mahamedbilal1932
@mahamedbilal1932 3 жыл бұрын
Wll xisho jubuti miyanad garaneyn mise somali xamartad ku dhalatay unbad taqan waxay tahayba alleh ha asturo
@ismailali6429
@ismailali6429 3 ай бұрын
It's a blessing to have very talented singers. Thanks God.❤❤❤❤
@anfacali9283
@anfacali9283 3 жыл бұрын
masha Allah walahi gabadhan ayaan ah waa fanaanad buuxda waaaaaaaaw armey ku cayuumaan dadkan jaw illahey hakaa hayo wax walba dhib kugu soo socda wllo
@faizadiriye8127
@faizadiriye8127 3 жыл бұрын
Heesihiii hore ayaa heees laga dhaha heestan abbo ku xasuuusta Ilahay ha u naxariisto ❤️❤️❤️❤️❤️
@staystrong787
@staystrong787 4 жыл бұрын
Ina caadi ma ahan Labadaan qof runtii way isku soo baxeeen 😇😍😍
@mohamudkadoon6512
@mohamudkadoon6512 3 жыл бұрын
Fanaanada aan xamar taageero ee codka macaan
@caashoahmed9664
@caashoahmed9664 3 жыл бұрын
1
@shamsocali4442
@shamsocali4442 3 жыл бұрын
Heestan sidetan mar camal ayan dhageystay wan kahelay wwww 👌👌👌👌🥰🥰🥰🥰❤👍👍👌👌👍👍❤❤❤
@h.sahmed9341
@h.sahmed9341 3 жыл бұрын
Boqorrada codka c/Fataax yare iyo Ayaan wadani 👍👍👍
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 жыл бұрын
Woow Ayan wadani esh calaa COD noolow abayo Abdifatax cadow VIVA my bro Fanankena 😘😘
@queenfarahkaftanofffical5406
@queenfarahkaftanofffical5406 2 жыл бұрын
Abdiftah Yare farah kab in building you kill this music mashlah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🤣🤣🤣🥰😎
@amaadin12
@amaadin12 4 жыл бұрын
gabadha codbuu ilaah siiyey maashaa allah
@farhantz4722
@farhantz4722 4 жыл бұрын
Hees iyo bar iga dheh. Ayaan wadani Seedi abdifatah Mustaf karama Well done guy's
@shankaron4736
@shankaron4736 4 жыл бұрын
C.fitaax heesta barteedu Dhigay waah waaah 💜👌
@iqdhiblaaweofficiall2733
@iqdhiblaaweofficiall2733 4 жыл бұрын
Ayaan iyo Abdifitah yare cod illahey waa idinku deeqay masha allah 👌👌
@axmedxaashi5429
@axmedxaashi5429 4 жыл бұрын
Ayaan wadani banaankeeday ku dhacday tollahi Waxpa lagama qaban karo Codkeeda Xariirta Hore usoco wllo🌹🌹🌹❤💥😍
@AliOmar-xt1sy
@AliOmar-xt1sy 3 жыл бұрын
waaw waxaas baa layiraahdaa cod nooloow ayaan wadani., haddii uu soo laaban waayee.
@muhiimsulebangolongol1663
@muhiimsulebangolongol1663 4 жыл бұрын
masha allah ayaan wadani fatax yare dad aan tageero buuxda uhayo iyo dhamaan fanaaaniinta rer muqdisho sharaf iyo cisi kunolaada
@lindohussein3118
@lindohussein3118 4 жыл бұрын
Nolan mayo hada so laban weydo wa hees aniga iga hadleyso o I tabatay 😭😭😭😭😭 wasa no kale marka labo is jecel kala tagayan from Nairobi Kenya 12:38 ,2020 Aug,mon
@hubqaad4553
@hubqaad4553 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@lindohussein3118
@lindohussein3118 4 жыл бұрын
@@hubqaad4553 my darling tnx
@hubqaad4553
@hubqaad4553 4 жыл бұрын
Lindo hussein u wlc walaashey.
@nastedave9842
@nastedave9842 3 жыл бұрын
Axx
@amranaden3058
@amranaden3058 4 жыл бұрын
aflaanta aadaa umahadsantihin eid mubarak c,fitaax masha alaah codkisa ilaahay ha ubarakeeyo fanan codkisa kujogo fanka waaye
@xilwah5645
@xilwah5645 2 жыл бұрын
wlhi Bilkheyr iyo ustaad Xeybaro QURUX Maashaa Allaaah😍💕💟
@imanabdirahman4306
@imanabdirahman4306 4 жыл бұрын
Walaahi heestaan dhowr daqiiqo kahor ayan ku qorey wan wayeyhda aya so gelisey thanks Aflaanta walhi herro camer man anad editingayathy arooskeyga inshalah adiga ayaduubaaya
@fowsioabdiahmed8709
@fowsioabdiahmed8709 4 жыл бұрын
M.A Ayaan wadani &super c/fatax yare codba ku dhan heesta waa ideeqdey👍
@khatraismail5524
@khatraismail5524 3 жыл бұрын
Woooow Mogadishu meeshiiii aan ku dhashayy ❤️🙏❤️🙏
@superzaara2421
@superzaara2421 4 жыл бұрын
xeybaro iyo bilkheyr barakalaah
@somaligirl2823
@somaligirl2823 4 жыл бұрын
Www si an caadi aheen ugu bashaaleen waliba cododkii labada fanan wey kenen siiiba abdifatah
@rosiina1120
@rosiina1120 4 жыл бұрын
somalida waxeey dhahdaa doqonta waxeey casirki kugu argto cishihii beey kugu caysaa shadiyo sharaf hal mar ayeey idiin sheegtay ineey masereey tahay malin kasto eey iska bashaleyso xataa ninkey ilaalinee iyo waa maseertay lee kadaba wadiin aloow ceeb hanoo yeelan somali mahin dad noo ceeb qarinaye😃
@bulshadaqarbawanagsan1061
@bulshadaqarbawanagsan1061 3 жыл бұрын
Sas waye
@aminaosman1807
@aminaosman1807 Жыл бұрын
Masha allaah ilaahoow idin xafid aduun iyo aaqiraba insha allaah walaahi waa gob gobi dhashey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@eng-mohamedmohamudahmed8676
@eng-mohamedmohamudahmed8676 4 жыл бұрын
Ayaan wadani waxay noqon rabta iidle camal inta ila qabta like ha ila dhaafin
@yusufjama8819
@yusufjama8819 3 жыл бұрын
Asc cabdi iyo ayaan waan idin salaamayaa marka hore mar labaad nice song nice music 🎵🎶 thanks cabdi iyo ayaan Best yusuf jama uk birmingham
@babayaoomar2800
@babayaoomar2800 4 жыл бұрын
Fananad an codkeda kuhaysto Ayan wadani Keep going
@GANDARSHE-tr8hz
@GANDARSHE-tr8hz 4 жыл бұрын
hees macan iyo cod macan thks ayan wadani iyo abdifitah 👌👌xasuus an dhaman inta ku heesata like saar 👌
@axmedwalimouse4682
@axmedwalimouse4682 3 жыл бұрын
Fanaaniinta Xamar waxaan kutaageeraa Dumaar kooda Asturan Masha 6
@ubaxeyibrahim4396
@ubaxeyibrahim4396 3 жыл бұрын
Shadio sharaf ayado stag saraan xitaa dadkey xamane heybaro iyo bilqeer oo iskabashalayaa ayey dadkaa tustey😂😂😂😂😂shadio umadan mahan
@farhiahussein5544
@farhiahussein5544 4 жыл бұрын
abdifatah codkiisa waxa umaleeyaa live musicana playback🤣
@aminaabdulkadir4116
@aminaabdulkadir4116 4 жыл бұрын
Ayaan wadani mesheedi bay dhigtay hesta
@Khiiaa
@Khiiaa Жыл бұрын
I remembered Surqa yarey. Such a legend her song is still a hit
@mowlidabdirahman7527
@mowlidabdirahman7527 8 ай бұрын
Orginal Axmed Nuur jaangow Iyo Siraad Cabdulle Ugaas ayaa lahaa surqa waxay qaaday bur burkii kadib
@user-no2vz8jt1n
@user-no2vz8jt1n 8 ай бұрын
​@@mowlidabdirahman7527Somalia oo nabad ah bey qaadi jirtey Tv yadaa laga soo deyn jirey
@mohamedqanciye1150
@mohamedqanciye1150 Жыл бұрын
The best voice mashaAllah ...but the lady with black cloths has stole the show with action❤
@mohameddeeqabdi9079
@mohameddeeqabdi9079 4 жыл бұрын
Wlhi super wan taageeraa lkn ayaan wadani sida ay ukeentay uma keenin meelo ujiidayo Inaa goyso la rabaa sida lahankeedu wuxuu dhahay lahankeeeeeduuuu no
@cyardhussein6438
@cyardhussein6438 3 жыл бұрын
Codka macaan ayan ayaa inta iikeenay....
@dekahaji
@dekahaji 2 жыл бұрын
Beautiful voice 💯 fanaanad 👏🏾👏🏾👏🏾
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Axmed nur jangow iyo sahro mire iso xasusiyeen♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
Cabdifitaax yare my Husband ❤🥰 😂😂😂😂 prank waye 🙆‍♀️
@luulamohamednuur8143
@luulamohamednuur8143 4 жыл бұрын
Iyaaa wle shadiyo sharaf channel keda maha Hadalkan waxd uledahay
@ikraamnuur4079
@ikraamnuur4079 4 жыл бұрын
Dumarka qar nin ay gabadh qurxisatay bay egan un naa mid adiga ku goan o gaar ku ah radso
@faadumomaxamed4055
@faadumomaxamed4055 4 жыл бұрын
Hhh prank waaye kulahaa
@atarishomudug9872
@atarishomudug9872 4 жыл бұрын
Naxay naxay walle kkkkkk
@hafsamahmoud5912
@hafsamahmoud5912 4 жыл бұрын
Prank aa lagugu tuma
@zeemabdi5106
@zeemabdi5106 4 жыл бұрын
Gabadhaan fanaaniintii hore ayay u cod egtahay m.a
@halaazi4352
@halaazi4352 3 жыл бұрын
Ayaan wadani waa zahra axmed codka waa sahra ciyaarta waa ayaan wadani keep goin my sister codka sahro axmed okle aaledahay❤
@sahrayareey57
@sahrayareey57 4 жыл бұрын
Ayaan Wadani Caadi maaha wlh codkeeda mashallaaah
@jimilafarahmohamed6128
@jimilafarahmohamed6128 4 жыл бұрын
Waa jaclahay ayaan wadani salan ha iga gaarsiyo qofkii ayaan waa codsi
@mohamedadan6877
@mohamedadan6877 4 жыл бұрын
Ayaan wadani💖barteedi dhigtay🙆💖guuleyso
@abdihafidgandi7727
@abdihafidgandi7727 4 жыл бұрын
Aniga heestan wilka musica tumaayo ayn dawadaa lee
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 4 жыл бұрын
Codka ayaan ayaaba cajiib wllhi iyo Mustaf karaama oo Music ga Kuraaxeysanayo 👏👏👏👏 Cabdifataax yare wxba kuuma hayo ⁉⁉⁉
@mohameddeeq8542
@mohameddeeq8542 4 жыл бұрын
Farxiiya Fiska labaad codka ❤️✌️
@sulekagedi1406
@sulekagedi1406 4 жыл бұрын
gabada codkida inama cadi maahan✋✋❤️✋❤️waa kuwataa
@anabahmed2312
@anabahmed2312 3 жыл бұрын
Man shà allah ayaan aad iyo aad ayaad u codmacaantahay
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
AYAAN WADNI .YOU TUBEKAAGA HEESAHA GASHO.
@ibramoha1674
@ibramoha1674 11 ай бұрын
Heestaan waaxaa lahaa ayeyday siraad Abdule ugaas❤
@yaxyeawaadan3562
@yaxyeawaadan3562 2 жыл бұрын
Abwaankii lahaa kelmadaa/ kalaxiiba baanleeyihiyo laabta xuunshade /rabi hawnaxariisto maxmuud nuurfadal
ABWAN HANAD(TIKTOKER) HANAD QASQAS LAGUGU WACA MA IS CADEYSA
39:55
Ridhwan Issack
Рет қаралды 7 М.
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 8 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 97 МЛН
娜美这是在浪费食物 #路飞#海贼王
00:20
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 6 МЛН
AYAAN WADANI  HEESO SHIDAN OO KALA KACSAN MUSIC  2022
32:25
Goodax Media Production
Рет қаралды 1,8 МЛН
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
ABDIFATAH YARE IYO AYAAN WADANI | SOO HOR CAASHAQA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:37
FARXIYA FISKA IYO ABDULLAHI GOOF LAHASHO REMIX 2016
12:19
Deeyoo Media
Рет қаралды 906 М.
Barnaamijka Heello | Heesta Waligeed Aduunyada | Xamdi Bilan
7:58
AYAAN WADANI BEST MASHUP
7:02
AYAAN WADANI
Рет қаралды 1,8 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 8 МЛН