AWALE ADAN 2017 HEESTII FARMAAJO OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 657,390

Liibaan Jama

Liibaan Jama

7 жыл бұрын

ERAYADII: ABWAAN (CARAFAAD) ABDULLAHI AHMED
LAXANKII: AWALE ADAN
CODKII: AWALE ADAN
MUSIC BY: ABDULLWAHAB CANTAR NAAJI
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...
Copy Right Liibaan Jama

Пікірлер: 763
@KingAbdifahi1010
@KingAbdifahi1010 7 жыл бұрын
Guul farmaajo 😍❤️❤️ Hadaad amiinsan tahay in u wadanka horumar garsiin doono like saar qoraalka😻👌
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 2 жыл бұрын
Hestan waxa aan dhagaystay mar Lalawaregay xilkii Madaxnimadii somalia O Abbo Farmaajo La dhabar jabiyay 26/May/2022 🥺 illahow nabad dalka nooga dhig xidigtii Shanta gees Dhimatay😣 🇸🇴
@nabihailyass6495
@nabihailyass6495 3 ай бұрын
Amin inchallah wu soo noqon doona idam ilahay
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 3 ай бұрын
@@nabihailyass6495 illahay wadanka wan jeclahy in aan tage nabad allah ha ka dhigo
@umucadnicabdiqaadir4166
@umucadnicabdiqaadir4166 7 жыл бұрын
Somalia 25 sano kadib dhib badan waxay heshay madaxwaynihii Nabadeedi & Quruxdii Somaali Soo Celin lahaaa Hambalyo #Farmaajo 👏👏From Somaliland nice Song Awale aadan Top #Fanaaan❤
@queencalwiyah135
@queencalwiyah135 7 жыл бұрын
Hodan Yusuf somalia ha nolaaato 👌
@umucadnicabdiqaadir4166
@umucadnicabdiqaadir4166 7 жыл бұрын
caaliya mahmuud Ha Nolaato Walaal Somaali one love ❤
@queencalwiyah135
@queencalwiyah135 7 жыл бұрын
Hodan Yusuf haa abyo we are one alle ha ina mideeyo
@sihamqurux8731
@sihamqurux8731 7 жыл бұрын
Hodan Yusuf wlhy da first tahay o somalilnd so sificn u hadlo tnx 👍💪💪💪💪💪 one big somali💙
@umucadnicabdiqaadir4166
@umucadnicabdiqaadir4166 7 жыл бұрын
sihaam qurux Wallo Somalia one love nabad iyo horumarkeedi ALe Ha usoo celiyo somaliland hadaan nahayna somalia Walahi Wanaag Iyo nabad galyo La jacelnahy ALe Siiyo Wadan kale ilama sina yaga dad igu xiga ha eegin dadka Inta Xun Somaliland & Somalia Way jogaan In xun Wanaag walaalkood naceb yagaana Somali heerkaa Kala gaadhsiyey
@anasthemistocle1191
@anasthemistocle1191 7 жыл бұрын
Wataa dhisantee dhaaqajiya Djibouti & Somalia 🇩🇯❤️🇸🇴
@hakneeymakneey5872
@hakneeymakneey5872 5 жыл бұрын
Anas Thémistocle guskayga usheeeg
@Burdiid
@Burdiid 2 жыл бұрын
🇸🇴🙏✍️❤️🤴marlabad
@ugaaz
@ugaaz 7 жыл бұрын
Xornimo mar labaad dhalatay Maandeeq Dhashayoo Curatay Dhiisheedii Farmaajo Cugayee Dharaaraha caruuruhu Ka qoslaayo dhoolaha Ee Taariikhda Lagu dhigo Febraayo halaga dhigo..... Isu dhaarta wada jira Xasilooniyo Nabad Dhaliya Waataa dhisantee dhaqaajiyaa Waataa dhisantee Dhameeystitaa 🇸🇴❤️🌺
@shadiaabdisalam9745
@shadiaabdisalam9745 7 жыл бұрын
👍👍👏👏👏
@queencalwiyah135
@queencalwiyah135 7 жыл бұрын
Ugaaz Arafat 👏👏👏👏
@hibaaqabdirisaq5012
@hibaaqabdirisaq5012 7 жыл бұрын
Ugaaz Arafat www cadi mahid sida uxifdise waxe cadeyne farxada dareme Allah gusha nosiyadiyo masha Allah I am really so happy Alxm Farmaje guleso ❤❤❤❤Ⓜ
@daadaxcarafaad1656
@daadaxcarafaad1656 7 жыл бұрын
Ugaaz Arafat wayna kaa sxb
@amaaldhalgabeed6811
@amaaldhalgabeed6811 7 жыл бұрын
Ugaaz Arafat 😘
@seynabaweyschannel6081
@seynabaweyschannel6081 2 жыл бұрын
2022 inta dhagesaneso guusha so noqoshada abo madax weyne farmaajo iso maraa hee hamplyada ha ila dhafin💖💗🧡🙏🤝👏👏👏
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Insha alah somali xaqa ka dilaci
@nimcohashi9079
@nimcohashi9079 7 жыл бұрын
xidigtii 5ta gees dhalatey cawale aadan waad iga ilmeysiisay mahadsanid farmaajo waxaan ka sugeynaa horumar degdeg ah somali qurbo iyo dalkiiba way ka daaleen colaad
@sowha1218
@sowha1218 7 жыл бұрын
Farmaajo 2017-2021 is going to bring wanag, unity,peace,stability,and love to Somali Insha Allah
@Puntlandr
@Puntlandr 2 жыл бұрын
Farmjo 2022-2026 insha allaah
@oldisgold3053
@oldisgold3053 7 жыл бұрын
Anigoo Ku hadlaya magaca Somaliland wlhi Aad baan ugu faraxsanahay Talaabada wanaagsanahay ee ay sameeyeen Baarlamaanka umada Somaliyeed 😪😪. hambalyoo umada Somaliyeed waxuu u qalmaa Farmaajo Madaxwaynaha Shanta Somaliyeed "wataa dhisante dhaqaajiya
@nimoibtahim5516
@nimoibtahim5516 7 жыл бұрын
Mo 'Rahman wad mahadsan tahay qoralkaga dadku inay isku mid ahayn ayad tilma maysaaa farxada somaliyed inay tena tahay
@oldisgold3053
@oldisgold3053 7 жыл бұрын
Nimo IBTAHIM thanks Wllo👍
@aminoahmed2697
@aminoahmed2697 7 жыл бұрын
Nimo IBTAHIM dsfxz.
@lovealwaysgood515
@lovealwaysgood515 7 жыл бұрын
Mo 'Rahman 😍😍😍
@abgaalowcali6477
@abgaalowcali6477 3 жыл бұрын
waaaaaw
@kadijalove4769
@kadijalove4769 7 жыл бұрын
Danta Dalka iyo Dadka Somaliyeey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅ Alloow ku Noooor Awale Adan 💕💕🇸🇴🇸🇴💯✅ Guuuul Guul Guul Farmaajo Insha Allah🇸🇴🇸🇴❤✅✅🙏🏼
@empiregirl5033
@empiregirl5033 7 жыл бұрын
❤🌹waa taa dhisantee dhaqaajiya waataa dhisantee dhameystira omg axlaa hees *cawaale* casri legend proud of You🇸🇴🇸🇴❤🇩🇯🇩🇯
@Imraan53
@Imraan53 7 жыл бұрын
Empire girl hada leba igu horeyso heesta😰
@MohamudAar
@MohamudAar 6 жыл бұрын
Yaa illaa 2018 aan kadalin 😢😭. One l♡ve somali commynity❤❤
@omaramir9537
@omaramir9537 7 жыл бұрын
heestan waxay la qiima tahay heesihi wadaniga ahaa hanayba kasii qiima saraynba thanks awale adan
@queenayah7769
@queenayah7769 7 жыл бұрын
Farmaajo make Somalia great💪💪💪💪 again, brilliant song Awale.😚😚😚😚
@abdikadircaynka662
@abdikadircaynka662 6 жыл бұрын
Quruxleey
@faaraxwarsamemaxamed2708
@faaraxwarsamemaxamed2708 6 жыл бұрын
Axyaa wadani
@hibokhadar6821
@hibokhadar6821 7 жыл бұрын
Hambalyo Soomaliya Alle Nabad Ha Idinku Badalo Dhiptan Idin Haysta Hamabalyo Farmaajo Madaxwaynaha Cusubna From Soomaaliland Cawaale Ku Mahadsanid Heesta Wcn EeSoo qaaday Adba
@rakkiaali8417
@rakkiaali8417 3 жыл бұрын
Heestan kama daalo dhiiriglinbn udhgystaa marksta imikna guulbn urejynya madaxweyne farmaajo heestan marlbaad inloo shiduu uqalma wlhy 😭full respect ❤❤❤🙏🏻
@miskimuse1405
@miskimuse1405 3 жыл бұрын
✅❤️🥺
@fathiyaahmed5411
@fathiyaahmed5411 7 жыл бұрын
horaan usheegay inuu yahay horyaalkii fanka somaliyeed Viva Awale 4ever
@haniqurux7048
@haniqurux7048 7 жыл бұрын
heestan ilin igu riday somali nimo dareemay 😢😢😢😢❤❤❤👏👏👏
@ilkacase612
@ilkacase612 7 жыл бұрын
Somalia hanoolaato 🇸🇴 ilaahayo dadkiina isku soo dhawey, one nation one culture one religion 🇸🇴🇸🇴🙏
@onthenext108
@onthenext108 7 жыл бұрын
ahmed yusuf Amin
@sharmakeupdy3872
@sharmakeupdy3872 7 жыл бұрын
isku dharta wada jira xasilooni nabad dhaliya 👌👌👌👌👌 xidigtii shanta gees dhalatay somali dhugatoo aragtay dhawaqii farmaajo maqashay 😘😘😘😘😘 axyaa fanaan
@zuuzuu4072
@zuuzuu4072 4 жыл бұрын
Allah noso celiyo farmaajo 2021 insha allah🇸🇴🇸🇴
@ahmedhassan1750
@ahmedhassan1750 2 жыл бұрын
Allahuma Ameen guuleyso mudane madaxweyne we love shacabka❤️ forever
@nuuralceynhaji2922
@nuuralceynhaji2922 7 жыл бұрын
Legend awale axyaa wadani 👏👏👏👏👏👏👏 xidigti shanta gees dhalatey dhawaaqi farmaajo wada maqalnay walee
@beerlula7411
@beerlula7411 7 жыл бұрын
Farmaajo🇸🇴🇸🇴
@qalbinuura626
@qalbinuura626 7 жыл бұрын
xidigti shanta gees dhalatay somali dhugato aragtay dhaqwaaqi farmaajo maqashay madaxweyne dhirada iska dhicin hororada cidanki dhulkenana uu adkeyn dhidibada oo ku dhadani wata dhisante dhaqjiye wata dhisante dhameystira
@macaaneraaxeeye6158
@macaaneraaxeeye6158 7 жыл бұрын
aniga waxaan aad uga helaa gabdhaha dareenka badan misna raaxada aad u jecel dareenkoodo yahay mid aad umacaan pls gabadhii kacsigeeda badan tahay ha ila soo xiriirta awan hubaa in aad uga heki doontid raaxadeeda macaan skype risaan77 ama imo viber whats ap imo +17018027709
@abdimalikosman5324
@abdimalikosman5324 7 жыл бұрын
cawaaale shugan ❤❤❤❤
@saidhassan1401
@saidhassan1401 7 жыл бұрын
macaane raaxeeye. nacaaaaaaas
@fardowsaahmed4937
@fardowsaahmed4937 7 жыл бұрын
mansha allaah
@ahmedindhobalac7068
@ahmedindhobalac7068 7 жыл бұрын
Hhhhhh
@jamaalnur
@jamaalnur 7 жыл бұрын
Cawaale aadan boqorka codka masha allah xornimo marlabaad dhalatey nooloow farmaajo
@shinenuur1185
@shinenuur1185 3 жыл бұрын
Cawa waa jimce bushuna waa febr4.2021 insha Allah 4 malin baa uu dhiman guulna waan u rajaynayaa🤗💪🏾
@beerlula7411
@beerlula7411 7 жыл бұрын
3minit qofbaa kaa horeeyaba ismaan lahayn
@abdinasirnaale272
@abdinasirnaale272 7 жыл бұрын
is adkeey caajiska iska dhaaf kkk
@abdihamiidboulboulmohamud7210
@abdihamiidboulboulmohamud7210 7 жыл бұрын
Hooda beer lula adba 1 Minute ayaadbuga soo horaysaya😂😂😂😂😂😂😂😂
@amaaldhalgabeed6811
@amaaldhalgabeed6811 7 жыл бұрын
Hooda beer lula cajuuso adi meel walba maa jogtaa 😂😂😂😂😂
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 7 жыл бұрын
amaal dhal gabeed anaaba ka yaabay online cml bay u isticmasha hhhhhhh
@beerlula7411
@beerlula7411 7 жыл бұрын
KZbin gurigayga waaaye iga qaleeya dulufyaal aa tihiine😂
@moismail6233
@moismail6233 7 жыл бұрын
thanks #libaan_jama #awale_adan greetings from muqdisho🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴❤😍
@saasaa5928
@saasaa5928 10 ай бұрын
Allow inoo soo celi ninkii sharafta badnaa ee sharaftii iyo jiritaankii Soomaalinimadda soo celiyay, Alloow na dhaafi Xaraash Qaran iyo baahi aan dhamaaneyn, miskiin u daran, boob iyo dhac hantida Qaranka iyo tii shacabka wax badbaadsan ma leh. Alloow naga soo gaar
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 26 күн бұрын
Amiin amiin yaa rabi Xabib shacab Farmaajo wadani xalaal ah 2026 for villa Somalia insha Allah ❤️🇸🇴👏🏾
@godey9145
@godey9145 3 жыл бұрын
Insha allah markle iyo Farmaajo 🥰❤💯
@maslaxxaashi
@maslaxxaashi Жыл бұрын
Hestaan waxaa qadka k saartay hesta birmade xasan sheekh oo waxa daawaday 2milion kabadan hees qaran ayeyna noqatay
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 26 күн бұрын
@@maslaxxaashi Madaxweyne Farmaajo 100 laal hees loo qaaday qaarna 10m views maraya mooryaan Xasn xaraash qaran baqti u sajuude meesha kala tag
@siyadibrahim7771
@siyadibrahim7771 7 жыл бұрын
Allow somali mid ka dhig Allow dalka noo xasili Allow cadow geena jabi Waxaan aamin sanahay in maxad cabulaahi maxamed farmaajo dalaka wax kaqaban doono in sha allah
@cabdiraxmaancabdillaahi7556
@cabdiraxmaancabdillaahi7556 7 жыл бұрын
Xornimo mar labaad dhalatay Maandeeq dhashayo darartay Dhiisheedi Farmaajo cugay Xornimo mar labaad dhalatay Maandeeq dhashayo darartay Dhiisheedi Farmaajo cugay Dharaaraha carraaluhu Ka qoslaayo dhoollaha Ee taariikhda la gu dhigo Fabraayo ha la dhigoo Heello guushii dhacantee Dharaaraha carraaluhu Ka qoslaayo dhoollaha Ee taariikhda la gu dhigo Fabraayo ha la dhigoo Heello guushii dhacantee Isu dhaarta, wada jira Xasillooniyo nabad dhaliya Waa taa dhisantee dhaqaajiya Waa taa dhisantee dhammaystira Waa taa dhisantee dhaqaajiya Dhisantaye dhammaystira Xidigtii shanta gees dhalatay Soomaali dhugatoo aragtay Dhawaaqii Farmaajo maqashay Xidigtii shanta gees dhalatay Soomaali dhugatoo aragtay Dhawaaqii Farmaajo maqashay Madaxweyne dhidarrada Iska dhicin hororrada Ciidankii dhulkeennana U adkayn dhidibbada Ood ku dhaadani weeyaan Madaxweyne dhidarrada Iska dhicin hororrada Ciidankii dhulkeennana U adkayn dhidibbada Ood ku dhaadani weeyaan Isu dhaarta, wada jira Xasillooniyo nabad dhaliya Waa taa dhisantee dhaqaajiya Waa taa dhisantee dhammaystira Dhisantaye dhammaystira ----------------------------------------------
@somaliyasomalibaaleh6687
@somaliyasomalibaaleh6687 7 жыл бұрын
Abdirahman Joseph thanks caawale adan mahadsanid
@ummuahlam7429
@ummuahlam7429 7 жыл бұрын
waw...
@MohamedAhmed-ph6vq
@MohamedAhmed-ph6vq 4 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo Mudane Madaxweyne #Farmaajo_2020 🎊🎉🎈❤️🇸🇴
@haldha76
@haldha76 7 жыл бұрын
Awale Aden yaaaaa iigau gaynayaaa hadiyo Ayn uhayaaa wlhi hadiyo qaali ah diyaarad toos from baydhabo to canada
@aliabdi9232
@aliabdi9232 7 жыл бұрын
Awaale wallaahi wa saxiix nalku wuu shidmay
@mohamedelmi1346
@mohamedelmi1346 7 жыл бұрын
Duniya Mohamed Waalagu geyna lakin hadiyada waa maxay sheeg
@haldha76
@haldha76 7 жыл бұрын
Mohamed Ali malab ooo saafi ah si uuu codka uga siiii qurxooonaado
@aishaahmed7178
@aishaahmed7178 7 жыл бұрын
wooow heestaan Caadi ma ahan
@shukrihazzan2366
@shukrihazzan2366 Жыл бұрын
Heestu qiira badanaaa illaahey ha noo soo cesho farmaajo 2026 dhawaaqii farmaajo maqashey
@ilyaasbashiir1790
@ilyaasbashiir1790 Жыл бұрын
Abo farmajo wan kuuxisnay mar kale inoo soolabo. Adiga ayuu dalka kubahan yahay 😭😭
@mandekmanka
@mandekmanka Жыл бұрын
Farmajo wku xise Hal sano uu sii maqanyhye😭😭😭😭😭😭💔💔
@jiniyashagaming8909
@jiniyashagaming8909 7 жыл бұрын
Wataa Dhisantee Dhaqajiya🇸🇴 wataa Dhisantee Dhameerstira ❤️
@nasrashacni430
@nasrashacni430 7 жыл бұрын
wadani reer jabutiya weyan cawale ha hilmamina
@guraaseproduction5627
@guraaseproduction5627 7 жыл бұрын
nasra muxumed hduuuu yahyna? hhhh wlh wa yab.
@djiboutienne6037
@djiboutienne6037 7 жыл бұрын
STAR CHANEL haduu yaheyna wuu yahey waa saas ...adaaa la yaable
@zakariah-tube1037
@zakariah-tube1037 7 жыл бұрын
First Waa Djaboutian Huno Marka labaadna dee waa waddankisa labaad ee jinsiduusu tahay Somali Republic
@safiyohaji8728
@safiyohaji8728 7 жыл бұрын
nasra muxumed
@macaaneraaxeeye6158
@macaaneraaxeeye6158 7 жыл бұрын
aniga waxaan aad uga helaa gabdhaha dareenka badan misna raaxada aad u jecel dareenkoodo yahay mid aad umacaan pls gabadhii kacsigeeda badan tahay ha ila soo xiriirta awan hubaa in aad uga heki doontid raaxadeeda macaan skype risaan77 ama imo viber whats ap imo +17018027709
@kamalcade573
@kamalcade573 6 жыл бұрын
Hdaad wali hestaan kuhysto like igu soo qabo Anig kama daalo guul frmaajo
@kadarkieta5749
@kadarkieta5749 7 жыл бұрын
Magaca fanan Waa laga wada simanyahay lkn wala kala sareya axsan fannaaan Cawale adan daheye Fananka fananinta
@rooshaanahmed1308
@rooshaanahmed1308 2 жыл бұрын
Weli waan taageersanahy madaxweeyne guuulayso weligaa farmaajo nin afgaabanoo daacada horumar muqdana somalia gaarsiiyey from somaliland
@nimconalka4918
@nimconalka4918 7 жыл бұрын
thank you awale taariikhdu way ku xusi doonta fanaan buuxa
@osmanii.7738
@osmanii.7738 7 жыл бұрын
Cawaale waligeey ma arag lkn waxaan ku tirsadaaa walaahey hooyaday dhashay 👏🏻👏🏻👏🏻 Qof samahiisa lago jaclaada
@marwoabdi6796
@marwoabdi6796 7 жыл бұрын
xidigti shanta gees dhalaty Somali dhugaty aragtey dhawaqi farmaajo maqaashy Geesigi somaliweyn so celin laha farmaajo😭😘👌
@mohammeddhuunkaal3382
@mohammeddhuunkaal3382 6 жыл бұрын
samia Qurux n
@hibaxassan443
@hibaxassan443 7 жыл бұрын
wwwww wlhi aad ayn ugu faraxzany guuzha farmaajo wan tageraa inzha Allh somaliyo napad idin jarayn inzha Allah😗
@taraiyalaizer6172
@taraiyalaizer6172 7 жыл бұрын
I don't understand but enjoying listening anyone to highlight what's he is all about!
@abdishakurabdijalil5701
@abdishakurabdijalil5701 7 жыл бұрын
Taraiya Taraiya he congratulating the new president of somalia and he wishes him best and reminds Somalis to promote peace and to build the country ...
@abdilahicurgu2590
@abdilahicurgu2590 7 жыл бұрын
Abdishakur Abdijalil thank u so much that are explaning the one who doe'st undetstand
@abdishakurabdijalil5701
@abdishakurabdijalil5701 7 жыл бұрын
Abdilahi Curgu you welcome bro
@mashaallahsomaliguulmashaa9453
@mashaallahsomaliguulmashaa9453 7 жыл бұрын
farmajo guuul guuul manta ayan dowlad yeelanay somali hadan nahay
@lovealwaysgood515
@lovealwaysgood515 7 жыл бұрын
Taraiya Taraiya 😂😂😂
@Ayeh_Media
@Ayeh_Media 7 жыл бұрын
somaliyaa wadanka aan si xun uga aarsanayno waa south Africa. somalidayda laysa. waa in lays garab istaagaa libaax Africa is back. Somalia for ever
@ridwanibrahim1517
@ridwanibrahim1517 3 жыл бұрын
I.a ilahow naso celi farmajo wlh walu dagay💪💪💪💪❤❤❤❤
@cilmicabdi4027
@cilmicabdi4027 7 жыл бұрын
soomaaliyey quluubta isku fura qabiil waa quran inaga reeba hadane waanaga haray inta hartay aan daba tirno farmaaajo guul ayaa kuurajeynaa waxeey lamid tahay 1960 ilaahoow xilka lagarab gal anakana waa garab taaganahay 5 soomaali guul
@ugaaz
@ugaaz 7 жыл бұрын
Legend Awale Guuleeyso. Kala kicis abaa 😂😂 Ustaad AA Naagi Noolow Adne Sami Abdullahi Daadax Arafat Abwaane 👏🏽👏🏽
@nsrthegreat5748
@nsrthegreat5748 7 жыл бұрын
Awaleh Aden wa fanan reer DJIbouti ah oo horey u maraey,wa legend,wayo heesihi fananita somalida qurba jogta eey uu qadeen farmajo wan so wada marey wax hestani Awale Aden aan la qiyasi karo wan wayey, xata 10jeer hadan hestani dhageysto iguma fila kkkk,halka codka iyo laxankaba Awalow ada uu sitaa,waxey taasi ka turjumeysa faanka Djibouti halka u taganyahay masha'allah,hees wanagsan bad usameysay umada walalka aa nahay ee somalia.
@mandegmahamoud5167
@mandegmahamoud5167 4 жыл бұрын
Mash’allah tabarakallah merci awaleh d’avoir chanté pour notre président Farmajo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴. Vive la Somali
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
waaaw cawaale wadani nooloow best song❤ long life somalia inshallah
@saidoabshir9188
@saidoabshir9188 7 жыл бұрын
amiin allow nagu hagaji iftiin nolosha somali
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 Жыл бұрын
Waan ka xumahay cawaale, ninkaan maadan fahmin, waa dilaagii qarsoonaa ee aarsi ku bilaabay dadkii Xamar, laakiin aakhirkii isagaa u dhimman. Inshallah
@hassanamirmouna2213
@hassanamirmouna2213 6 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴 my Best singer awaleh aden😘😘😘👌
@madeinmandera9205
@madeinmandera9205 7 жыл бұрын
cawale wadani dab ah.farmajo wa geesi somaliyed iyo madaxweyno somaliyed. waxa aniga farxad ii ah inu wadangeyga rajadisa sareyso.am 23 yrs of age,runtii wa xanun igu ah inan waligey wadankeyga hooyo araga.mar dhow gumeysiga kenya wan ka damaneyna in shaa allah.i will kiss the somali soil in shaa allah.#farmajo(our God send saviour.)
@user-ft5cw4du9z
@user-ft5cw4du9z 7 жыл бұрын
ax ax wataa dhisante dhaqaajiyaa wataa dhisantee dhameestira... wake up Somalis 🇸🇴🇸🇴 💟 One love 💟
@maxamedgeedgale5451
@maxamedgeedgale5451 7 жыл бұрын
2st Viewer viva Aabe Farmaajo
@saidamohammed251
@saidamohammed251 7 жыл бұрын
born in Kenya but am proud to be Somalian
@raagehudle7835
@raagehudle7835 3 жыл бұрын
Hadad corona Time dawa neysid like dac kusi 😂👍
@alimohamedfarah9656
@alimohamedfarah9656 2 жыл бұрын
aad iyo aad ayaa u mhd snthy awale inta aad tiri wuu sameyey mudane madaxweyne farmaajo waxan dhihi soo noqo adigo nabad qaba insh allah
@sacdiyomuse3774
@sacdiyomuse3774 3 жыл бұрын
Insha allah Come Back Farmajo 🇸🇴♥️💯
@bilalbkchannel8440
@bilalbkchannel8440 7 жыл бұрын
i love farmajo and our country 🇸🇴 although i born in 🇰🇪
@djiboutienne6037
@djiboutienne6037 7 жыл бұрын
awale aden daheeye jir oo joog magacaagu ha sareeyo manshaallah best fanaan 😍😍😍😍😍❤ le meilleur d tt on te souhaite ke du bonheur coeur
@abdimalikainab67
@abdimalikainab67 3 жыл бұрын
Our hero king Awale Adan Halla N&N 2021 2025 Madaxwayne FarmajoTenaNext🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖐🖐
@Teamhorcarar
@Teamhorcarar 7 жыл бұрын
Best song king awale Well done ✅
@itsamal4984
@itsamal4984 7 жыл бұрын
Thanks studio liibaan we love u guys 👍Awale fanan buuxa🇸🇴👏
@ramlacabdiraxmanmaxamud6519
@ramlacabdiraxmanmaxamud6519 Жыл бұрын
Missssss baaaba farmaajo ilahyow meshu tago ku aaamanso👑❤️
@Ayeh_Media
@Ayeh_Media 7 жыл бұрын
1960 weyaan maanta yaanu khalad naga dhex dhicin somaalay laabta isku fura quluubta iska saamax. somalinimo hansoo noolayno. .viva somali wayn. gacahmaha han is qabsano. Somalia markaan dhisno waxa kale way noo fududaanayaan. ❤❤❤ love u somali weyn
@idrisskafiya5603
@idrisskafiya5603 7 жыл бұрын
Farmajo waxmatarayo kaligi ee maanta Europe iyo mareykan iyaka aya ku qasbaan inee nabadhi ee ka qaadeyn somaliya inee uu sooceliyan sababto ah somali fuckin aye ka tagaan ihiin siyaasada runtii wa taas farmajo farmajo wax matarayo hadii ee nan ka biixin gacanta labaad ee ku jiirta . Please inti siyasadeyda qabta like igu caawii.
@xogsadeabdi5422
@xogsadeabdi5422 3 жыл бұрын
Farmajo hadaa baacdo xitaa hestan baa ku jclaynaysa ✌️
@samiirstarog9857
@samiirstarog9857 7 жыл бұрын
waan ku faanaa Somalinimada ilaahay Baa iga dhigay qof Muslim aha oo somaali aha guusho so huyate gabraw ka xanaaq vivia somalinimo midnimo💪💪💪
@daahirdheere2519
@daahirdheere2519 7 жыл бұрын
kuwa unlike saaray waa reer somaliland viva #FARMAAJO
@hamzaramzey8266
@hamzaramzey8266 6 жыл бұрын
daahir dheere abowe Somaliland ayagadan isgumitmaaxan shower sasxadixin 😃
@moussadhiraneh8516
@moussadhiraneh8516 7 жыл бұрын
From djibouti i am happy to my brothers SOMALIA
@nacimajama8749
@nacimajama8749 3 жыл бұрын
🤲🏼🇸🇴🤲🏼🇸🇴
@abdilaahimahameabdi8717
@abdilaahimahameabdi8717 2 жыл бұрын
Madaxwayne farmaajo 2022 lixsano ayuu Somalia sharaf keedi iyo madaxbanaanideedi soo waday guusha ma dheera viva farmaajo
@mustafaabdirahman3227
@mustafaabdirahman3227 7 жыл бұрын
Hambalyo Madaxweynaha cusub #Farmajo wlh xaly wxn ogadey shacabka somaliyed iney is jeclyhn markn arky umadaydii reer Hargeisa oo farmajo wada tageeraya tasne wxy cadeynaysa iney midnimada raban lkn caloshi ushaqeyste dhex tagan yhy😓Farmajo siyaasi dacada😘❤
@farxaancali5357
@farxaancali5357 7 жыл бұрын
mustafe shucayb waxaasi wllo majirtee dadka reer somaliland waxay doonayaan inay goostaan oo dal xor ah noqdaan nacas hanoqon mustafow zxp
@monicadiomondofficial6342
@monicadiomondofficial6342 4 жыл бұрын
Guul iyo Gobonimo somalia allaha kadhigi kikayeela mudane mdx weyn farmaajo🇸🇴💯🌍💖
@mahamedqayo4093
@mahamedqayo4093 7 жыл бұрын
fanaaninta somaaliyeed fanaanka kaliya aan ka tageero wadaniga dhabta ah cawaale aaden long life somaalia hanolato ha israacdo
@jcjf61
@jcjf61 Жыл бұрын
Sanadadii wacan ee nasoomaray faramaajo wuxu nooga tegey xasan dhiiqo oo meeshii dhiiqo iyo xaar waxa loo kala garanwaayey mariyey
@abdirahmanabduqadir4115
@abdirahmanabduqadir4115 4 жыл бұрын
Aabaha ummada Soomaaliyed Farmaajo Yaa 2020 ila daawanaayo.
@badriabihi248
@badriabihi248 6 жыл бұрын
8 feb 2018 ❤
@abdirahmanmohamedyousuf2058
@abdirahmanmohamedyousuf2058 3 жыл бұрын
Feb 8, 2021 ayan dawanaya again.
@mahamoudhassan5586
@mahamoudhassan5586 7 жыл бұрын
wooow eeshcalaa fanaan awale adaan aad bn ku tageera. heestan wan ku haystaaa xorinmo mar labaad dhalatay maandeeq mar labaad darartay
@hanad8226
@hanad8226 2 жыл бұрын
Waxa hubaal ah inuu mudane madax wayne farmaajo wax badan ka badalay hab sami u socod ciidamada qalabka sida dhinac walba lkn wali fari kama qodna soo laabo aaabo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@onecorner647
@onecorner647 7 жыл бұрын
Thanks cawale erayadaada qof wax garad eh unbaa fahmi kara afkeena somaali waa gani
@khadra4385
@khadra4385 7 жыл бұрын
Xornimo mar labaad Dhalatay 🇸🇴❤️
@EricChemwor
@EricChemwor 7 жыл бұрын
cant understand the language but from the rhythm,i know its something beautiful. #FARMAAJO #NewDawnSomalia
@elabetv5521
@elabetv5521 7 жыл бұрын
Waanu ku faraxsanahay in walalehena somalia rajadii luntay u soo laabtey Farmaajoy ani waxan ku oran lahaa 90 cisho ugu horeeya inagu kala saar Biyo burcad haloo kala baxeee Madhax uun haygu noqon eboow
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 7 жыл бұрын
gabre amxaari ayaa noo haray ciil kiisa marka 😈
@hooyoubax6170
@hooyoubax6170 6 жыл бұрын
Hhhhh hees jecel haayo
@adawehyacin2381
@adawehyacin2381 6 жыл бұрын
Never somalie you will be peace but one condition if will one hand with alchababe also
@mahdidubow5935
@mahdidubow5935 7 жыл бұрын
WOOW Awale wa wadani dhab ah Allah haxifdiyo Farmaajo Guul(Xidigti shanta geesod dhalate)
@lulaahmed6937
@lulaahmed6937 7 жыл бұрын
Maansha allah soomaali wataa dhisantee dhaqajiyo wataa dhisantee dhamastiraa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴👏👏👏🇸🇴👏🌹🌹👏👏cawale Adan allow kudaaa
@abdiaziizkoronto6162
@abdiaziizkoronto6162 7 жыл бұрын
awaaale best wlhi waaaa ku aaamin sanahy waaan ku dhagaystaaaa fanaaaan qaran mdx sre alooow farmaaajo guuleey
@quenayaanita2507
@quenayaanita2507 7 жыл бұрын
Mnsh allh xornimo mar labaad dhalatay somali dhugatoo aragtay
@mohamedmj745
@mohamedmj745 3 жыл бұрын
Tageerayasha madaxwayne Farmaajo 2021 2025√ina muujiyaH❤️✍️
@whiteman2605
@whiteman2605 5 жыл бұрын
That DJ is awesome. The way he is playing the piano is unpredictable.
@manmalow6948
@manmalow6948 7 жыл бұрын
Even if I do not know very well farmajo I wish the Somali people that he is a president worthy of his country inshaALLAH viva to the Somalia and its respectful people Djibouti wish u all the best we love you so much walalyal and Awale Aden my star more love from ur homeland without forgetting tkx to u Liiban Jama
@ruun5573
@ruun5573 4 жыл бұрын
I.a mr 2 rajynynaa inuu nosoo laapto guul mdxwaynaheeena ❤❤❤❤❤
@nastexomaxamud5353
@nastexomaxamud5353 7 жыл бұрын
Xornimo marlabaad dhalatay maandeeq dhashayoo dharaar tay axsan hees iyo cod afkaaga caano lagu qabay illaaah kuma qaaado ❤️cawaaale aadan❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍❤️
@soomaalibaanahay7310
@soomaalibaanahay7310 7 жыл бұрын
wooooooooow Maa sha allah hambalyo hambalyo hambalyo ayaan leyhy umada soomaaliyee waxaa inoo dhashay waqtigan suganay. Soomaaliyeeey tooosooo tooosooo. Isku tiiirsada eeeeeeeeeey somaalia hamidowdo
@miskimudan4074
@miskimudan4074 7 жыл бұрын
❤💗💕💚💛💞💝❣💟💟💞💝🖒🖒🖒🖒🖒 ONE LOVE ALL SOMALI PEOPLE 😍😘 BIG RESPECT OUR PRESEDENT FARMAAJO
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 33 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 4,6 МЛН
Farmaajo | Maxay tahay sirta ka dambaysa shacbiyada Farmaajo?
12:49
Waaberi Media
Рет қаралды 88 М.
AWALE ADAN Ft ABTIDOON CIISE GEESKA AFRIKA LIVE STAGE 2021
5:52
XARIIF MEDIA
Рет қаралды 148 М.
HEESTA l CIIDA l CAWAALE AADAN  l JIGJIGA l 2018
6:07
Jigjiga Tube
Рет қаралды 1 МЛН
AWALE ADAN l OH YEAH l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
6:27
Tusmo Films
Рет қаралды 8 МЛН
Heesta Markale | waa hees loo qaaday Madaxweyne Farmaajo.
5:25
Horn Cable Tv
Рет қаралды 470 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 727 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 48 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 124 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 6 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 936 М.