No video

AWEIZ LILAAHI NEW SONG AAGA-GAARKA JUBA OFFICIAL VIDEO FANKKA IYO FANKAAB 2018

  Рет қаралды 1,163,462

AAUU PRO

AAUU PRO

Күн бұрын

STAY TUNE AAUU PRO
THIS MUSIC PRODUCED ©️AAUU PRO HA ILOOBIN IN ADD SUBSCRIBE DHAHDID FAN KAAB FLIMS PRO

Пікірлер: 418
@mustafekeybiiofficial3525
@mustafekeybiiofficial3525 Ай бұрын
2024..Heestan 2018 anigoo form four ah schoolka iftiin bosaso e xamdaan kuyaala ayaan bartay maantana alx dalka germany ayaan joogaa heestan wa jeclahay wlhi kama xiiso dhaco aweiz lilaahi amazing voice 😢❤
@user-ht5cf8sf4d
@user-ht5cf8sf4d 19 күн бұрын
𝗪𝗮𝗿 𝗶𝗳𝘁𝗶𝗻 𝗺𝗶𝘆𝗮 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝗱𝗮𝘆 𝗹𝗲𝗴𝗲𝗻𝗱 𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮 2014 𝗮𝘆𝗮 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗳𝗿𝗼𝗺 𝗨𝗸🎉🎉
@mustafekeybiiofficial3525
@mustafekeybiiofficial3525 15 күн бұрын
@@user-ht5cf8sf4d haa zxp 2019 baan kabaxay secondrygii ciyaal xero caws baan ahaa
@yassinosman7183
@yassinosman7183 2 жыл бұрын
Heestaan hadda tiktok kasoo aragtay ani cml like iisaar 😁😁
@Jihaam-f1z
@Jihaam-f1z Жыл бұрын
Aniya kula mid ah hada soo arkey😢
@Moohan5555
@Moohan5555 Жыл бұрын
​@@Jihaam-f1z😂🙌🏽🔥ana hada so arkyuu
@neyzarhussein2626
@neyzarhussein2626 Жыл бұрын
Ani wlhi
@Aishoahmedaadan7147
@Aishoahmedaadan7147 Жыл бұрын
Kulamid hader bn soarky😅
@user-mt2mj1el2v
@user-mt2mj1el2v 7 ай бұрын
Hda soradiye ❤😂
@FarxiyoAfdheere
@FarxiyoAfdheere Жыл бұрын
Inta heestaan Mar hore daawatay hadana fanaanka raadinayzo 2023/7/8
@RaxmocawilRaxmocawil
@RaxmocawilRaxmocawil 9 ай бұрын
7g
@AyuubCarab-xq7cs
@AyuubCarab-xq7cs Ай бұрын
Mudhintey wll wlhi wn radinayey
@liibaanawle1
@liibaanawle1 6 күн бұрын
​@@AyuubCarab-xq7cs Ma dhiman ee waa Askari nabad sugid ah magaalada Mogadishu joogaa 😂
@yaxyebravo1623
@yaxyebravo1623 6 жыл бұрын
Heestan inaba cadi ma ahan codka laxanka iyo music wey is watan inta ka heshay like ha isaarto no xaqirad😍
@aaminocali3766
@aaminocali3766 2 жыл бұрын
M.a hees waa kuwii hore heestaan waxaa horay u qaaday cabdullaahi xarago
@jabrahsayid6296
@jabrahsayid6296 Жыл бұрын
Aweis mohamed Ali aweis Lilaahi fanan weyn aan la iloobi karin xagu ku danbeeye legend kaan 🤔🙌 Inta 2023 weli heestan jecel like saara👍
@asadmohamed8158
@asadmohamed8158 Жыл бұрын
waa xoga dalka askari
@ibrahimhajibare4308
@ibrahimhajibare4308 Жыл бұрын
Wagesi wadankinasa difacanoya
@muno6375
@muno6375 Жыл бұрын
Sxp wa askari xoga dalka somaliyey
@HusseinAli-pw7eq
@HusseinAli-pw7eq Жыл бұрын
Ila manta kama dalo awowe ku saray
@Oz9Mo
@Oz9Mo 8 ай бұрын
​@@ibrahimhajibare4308Adiga maxa kuu diiday inaa difaacdo 😅
@user-zm6up2kk1w
@user-zm6up2kk1w 3 ай бұрын
Heeestan tiktiko ayaan ku arkay wlhi KZbin ka ayaan kasoo doonay cajiiba fanaan cod macan weeye guuuuleyso zxp nolow
@AliAdam894
@AliAdam894 Ай бұрын
Soo kumaanan oran howlaha aduun Soo kumaanan oran yaan awaawulin Sookumana oran 4 bilood maqnow Sookumanan oran wana kula idleyn Anigune awood iyo itaal reeban maye inaan ku imaado ayaan eegaya ❤ amazing codka iyo erayadaba
@iam_khadarrr
@iam_khadarrr 5 ай бұрын
Inta soo radisay sidaydo kale 2024 like isaara
@kingmhassan
@kingmhassan 4 ай бұрын
Heestaan hadaa Tiktok kasoo aragtay ani cml like saar 29/04/2024 Monday
@nasteexomohamed7831
@nasteexomohamed7831 3 ай бұрын
😂😂
@kingmhassan
@kingmhassan 3 ай бұрын
@@nasteexomohamed7831 quruxey 🤣🤣
@kingmhassan
@kingmhassan 3 ай бұрын
@@nasteexomohamed7831 quruxey 😂😂❤️
@cismaancabdi8442
@cismaancabdi8442 Жыл бұрын
Inta soradisay 30/8/2023 hada iga Dan beysay love isar😢😢
@abdinuur8577
@abdinuur8577 8 ай бұрын
me wllka😊
@khayromuse798
@khayromuse798 7 ай бұрын
Ok taliye
@zeynababdullaahi850
@zeynababdullaahi850 Жыл бұрын
2023 yaa fiirsanayo😊
@csamadisaak24
@csamadisaak24 Жыл бұрын
Aniga quruxeey 😮😮😮😮
@halimaahmed7453
@halimaahmed7453 Жыл бұрын
Ani
@abdirashidbayaqle8093
@abdirashidbayaqle8093 9 ай бұрын
Heestan tiktok ban ka arkay runti waa hees qiiro iyo dareen goniya xambarsan awees lilaahi my Brother ilahay cod ficaan bu kusiyaay tonka aad ka hesaysidna waa tonki raga marke Sxb waxad iso xasuusisay gabar an bari hore jecla oo an is calfan waynay ax ax 😢
@raaghenuur3228
@raaghenuur3228 Жыл бұрын
Ninkaan halkee aday ma nool yahay yaa ka warhayo 😎legend waaye
@mohamedahmad7556
@mohamedahmad7556 Жыл бұрын
Wa nol yahay lpx wa askri katirsan cidankanka lpx
@abdilathifofficial8464
@abdilathifofficial8464 Жыл бұрын
Way iinugushee Iska oydayee Illintay tirtee Waxay ku uursante Ku arwaaxi lahyd Inan agjoogo abid Anigana ma awoodo Oo waan katagay Balse ilaawi maayoo Waa aayahaygii io Iftiinki naftaydee Waa taasi aniga tan ihaysata❤
@user-sb4pf7rx5e
@user-sb4pf7rx5e Жыл бұрын
Sorry abowe adunka sida iska ah 😢😢😢😢😢
@AsmaAbdifitaah
@AsmaAbdifitaah 4 ай бұрын
😢
@user-do9je7xl5i
@user-do9je7xl5i 4 ай бұрын
😢😢
@user-wl1ir7kd7k
@user-wl1ir7kd7k Жыл бұрын
Waxaan dhagesanaya 6sano kadib codka aways codkiisa m. 2017 heesaha aways waan dhageysan jira intaa jikada galo hoowsha ku qabsan jira xasuus😢😢😢
@abdilahikhalif6493
@abdilahikhalif6493 4 ай бұрын
Heestan waxa aan dhagaystay 19/4/2024 magalada gaziantep ee dalka turkiga habeen sabti ah❤
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Жыл бұрын
Legend nin wayn 28 jun 12:11 eidul arafa baan daawanaya heestaan old is gold
@sergiobuskud8642
@sergiobuskud8642 2 ай бұрын
Arafadedii kale😂
@ibrahimalixaji5369
@ibrahimalixaji5369 4 ай бұрын
2017 igu danbeysey cwa dib u dhageysanya awies lilahi❤😊 Mi fav🎵
@rooshanofficial4006
@rooshanofficial4006 Жыл бұрын
Aweys lilahi 2016.2017.2018 nin aan aad udhagesan jiray😢 waiting jaceyl
@user-nc1kb1mc6u
@user-nc1kb1mc6u 3 ай бұрын
Inta hestan marhore dawatey hada 2024 dawanayo😮😂
@user-ng9fx2lr5s
@user-ng9fx2lr5s 4 жыл бұрын
2020/5/15 wlh wan qiireysanahay cod yara dhex dhexaad ah ee soo jiidasho leh caadi maaha Waxay ku uursan tahay Ku arwaaxi laheyd Inaan is aragno Aad bay ii jecleyd wlh😋🥰❤👌🏽
@munasarcabdi9308
@munasarcabdi9308 Ай бұрын
Awees lilaahi wali waan ku dhegestaa waqti maxuu magalka Ku shidnaa😢❤
@Amatofit
@Amatofit Жыл бұрын
2022 yaa fiirsanaya War aweys lilahi hala soo kiciyo Waa legend.
@MohamedJaross
@MohamedJaross 7 ай бұрын
Heestan waxa hore u qaaaday Fanaankii weeynaa Dahir Gacamey Allah yaa raxma Waa Heesihii hore ee sideetamaadkii la qaaday.
@user-pn9ih8jy7y
@user-pn9ih8jy7y 7 ай бұрын
Wiilka qurux iyo cod mcn isku darsadey m.a woow😫💞
@Maxamedjeeko
@Maxamedjeeko Ай бұрын
Tiktok waa jamacad heesaha laga barto yaa dood ka qaba😮 16/jul/2024
@user-rp9qm1fj8q
@user-rp9qm1fj8q Жыл бұрын
Mnsha Allah codkiisa iyo qurux diisa iyo geesi nimada ka muuqata ❤❤❤
@BERDILAACSHE
@BERDILAACSHE 3 күн бұрын
Heestaan waxa hore u qaaday daahir gacmey aun. Lkn aweys si Kal iyo laab o ugu hagar baxay 🎉
@nawalbashir616
@nawalbashir616 2 жыл бұрын
Mahaan fanaan layloobi karo 😍🤗🖤💜😍🤗
@maxamedsiidkey2928
@maxamedsiidkey2928 Жыл бұрын
مقتنعين يبنللنلىننبني❤❤❤❤❤❤❤❤🎉خلقني 🤩🥰😍😛🥰🌹🌹🌹
@zayidabdalaabdul2129
@zayidabdalaabdul2129 5 жыл бұрын
Waaw aweis lilahi wliga ku tageri jiray pro nolow like iigu dadaala
@ikhlaasabdirahman1074
@ikhlaasabdirahman1074 Жыл бұрын
Wxn dib u dhagesanoya 5 sano ka ka dip 2023 😫🙌❤️
@mohamettofficial6615
@mohamettofficial6615 3 ай бұрын
Heestan waa hees dareen gooni ah leh gabadhii loqadayna manta waxan isla jognaa jijiga 8/5/2024 😢😢
@nourahussein2534
@nourahussein2534 3 ай бұрын
Hees aha safar adigo ah ad dhegeystid maxay hees ha kle ugu duwan yihiin sxbadey sumayo maxamed haaji aya ishiday anago safar dheer ku jirno❤
@user-lh2zz7kf3w
@user-lh2zz7kf3w 3 ай бұрын
Heesaha safarka la dhageysto wa halis Jawi kle ayad galeysa tiiyoo ay waxmicno leh Ka hadleen
@hibonuura1036
@hibonuura1036 Жыл бұрын
M. A codkiis beautiful voice from London
@caftaaxsocialists2653
@caftaaxsocialists2653 Жыл бұрын
Cawa firsanaa 😂
@biriqey1505
@biriqey1505 Жыл бұрын
Fanan to askari hada askari qaran buu noqday aweys lillaahi
@user-ck5sm8id1h
@user-ck5sm8id1h 8 ай бұрын
​@@caftaaxsocialists2653❤
@ABC42390
@ABC42390 7 ай бұрын
2024 fiirsanooya😂​@@caftaaxsocialists2653
@NimcoMaxamed-tf8du
@NimcoMaxamed-tf8du 5 ай бұрын
M dfdmytdtfdtmdmd ?md
@sacdiosiman5675
@sacdiosiman5675 3 жыл бұрын
Woow m.a awes lilahi nin aan ku fano Allah ku dhowro my Brother qli 🥰🥰🥰🌹❤❤❤❤❤❤🔥🔥🔥👌👌👌👌🥰🥰inaba cadi ma ahn hesta iyo codkada kal iyo laab bwe❤❤❤❤
@user-cf6ce5mq2t
@user-cf6ce5mq2t 2 күн бұрын
Heestaan waxaa iigu dambeysay 2017 hadana waxaan dib ugu soo laabtay 27/augost/2024 wlahi hadaad legend tahay like ii saar sxb macaan😂
@Abdullahabsim
@Abdullahabsim 11 күн бұрын
17/8/2024 inta ila dhageystay ilaahay ha u dambi dhaafo kan iga dambeeyoow like isaar thanks 😊 👍
@LiibaanSaleebaan-ou8nv
@LiibaanSaleebaan-ou8nv 8 ай бұрын
I can't stop listening this song❤
@abdirazak2229
@abdirazak2229 4 ай бұрын
Eid 2024🎉🎉🎉😂😂😂😂
@IsmailHaji-el6gm
@IsmailHaji-el6gm 4 ай бұрын
kalaab😂😂
@hidayacadey
@hidayacadey Ай бұрын
😂😂😂😂
@hodanmuxiyadinmaxamuud3245
@hodanmuxiyadinmaxamuud3245 2 ай бұрын
Today 4/6/2024 wali codki dahabiga dhagesna io hesti mcned❤
@mustalifomafia6075
@mustalifomafia6075 4 жыл бұрын
M.a aweiz lillahi cod aya alle ku manaysty wlhi alle haku xfdo👍👍👌👌👌
@ZakariaFarah-vo2nt
@ZakariaFarah-vo2nt 16 күн бұрын
Aweys mohamed aweys lilaahi heestan wuu ku raaxestay wlhi
@kiinabdi6503
@kiinabdi6503 Күн бұрын
Heestan Hadaa TikTok kaso aragtay ani cml like 27/08/2024
@Niiraamuseahmed
@Niiraamuseahmed Жыл бұрын
Wiiilkaaan waxaaa heeestiiiisa aaad utaaageeri jiray yar isku xaafad aaan ahayn oo bashkax la dhihi jirey isagaaa ibaray 😊
@MohamedMahadHasan
@MohamedMahadHasan 18 күн бұрын
Hestan Gabar la dhaHo Ramla iyo saxipkey Ayuub Khan. Ayaa u qadii jiraay marka u qadayoh we iska oyjireyn
@CXAAFIDHURRE-lu5wd
@CXAAFIDHURRE-lu5wd Жыл бұрын
Heestan hamaynba wakhti kuqatay waan uso xiisa 2023 soboqdy❤
@user-op2ot5el8r
@user-op2ot5el8r Жыл бұрын
M.a wuu cod qurxon yhy wuu kubiiri karaa fanka😢❤😊
@siciidnuur2606
@siciidnuur2606 7 күн бұрын
Masoo dhabid adi
@FartaLol
@FartaLol Ай бұрын
Heestan /1/7/24 arkey ❤❤❤
@nuurbaaney
@nuurbaaney Ай бұрын
inata titok kaso atgty so radisy hadana lov ta
@queenfaadumo4262
@queenfaadumo4262 5 жыл бұрын
Masha allah wlhi heestan inama caadi mahan codka iyo laxanka iyo musiga way iswataan masha allah walalkey horay usoco
@IlyaasCabdile
@IlyaasCabdile Ай бұрын
2024 inta dawaneyso❤😢
@MohamedNuur-ke2jw
@MohamedNuur-ke2jw 2 ай бұрын
Kusali nabiga❤❤❤
@caweeyskacaweyska2309
@caweeyskacaweyska2309 6 жыл бұрын
aweiz mohamed ali lilaahi bro wa qiroday runti il bini adan ALLAHA kahayo 😍
@somalistars1320
@somalistars1320 7 ай бұрын
Sheydan miya uqirotay macnaha😂
@zakarieadambullalehassan5029
@zakarieadambullalehassan5029 3 ай бұрын
Inta iga danbeyso like 9/4/2024 ❤
@Kajol833
@Kajol833 21 күн бұрын
Heestan anigo school dhigta class5 dhageysan jiray hadana end schoolka wlhi xusuus
@AsadCabdi-mr8ve
@AsadCabdi-mr8ve 3 ай бұрын
Waa cidan laba xidigle gorgor ah fanankan
@DekhoAbdi
@DekhoAbdi 2 ай бұрын
Fanankan fanka ha lagu so celiyyo 😢
@fardowsa10abdi94
@fardowsa10abdi94 Ай бұрын
Kamadhalo hestan iska jclhy 😢
@maxamadmacalinciise7517
@maxamadmacalinciise7517 6 ай бұрын
26/2/24😂😂❤
@Asad-vh7nm
@Asad-vh7nm 4 ай бұрын
Waan kaadanbeye legend 😂😂
@Kazim8528
@Kazim8528 Жыл бұрын
Dadki fanka logu tala galay wa kuwan o kle balse hda wxa joogna in Socdal iyo Catoosh fanki tushuush ku fureen
@abdiwaliomarali8384
@abdiwaliomarali8384 Жыл бұрын
2024 ya dawanyo😂
@user-mt2mj1el2v
@user-mt2mj1el2v 7 ай бұрын
Me 😂❤
@maxamedmusehassan2079
@maxamedmusehassan2079 3 ай бұрын
21/5:24 Hees iyo bar 🫡👍
@luizqasaaye6423
@luizqasaaye6423 3 ай бұрын
Aad iyo aad ❤
@deqamohamed8960
@deqamohamed8960 2 ай бұрын
Aways lilaahi Inaan kumaan ayaan eegayaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤gorgor ayuu ku biiray sidaan maqlay guulayso aways
@haawamohamedjaamac7987
@haawamohamedjaamac7987 4 жыл бұрын
maasha allaah heestaan wiilki lahaa alle ha unaxariisto claahi cumar ismaa ciil claahi cumar xarago waxay ahayd in aad nasoo weydiiso maadaama uu lahaa walaalkey xarago mahadsanid
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 2 жыл бұрын
Hesan in horay loo qaaday waan daremay, saakay baan baan raadiyay waxaana qaaday cabdulahi cumar waa hees hore qaraami
@hfhdjjtiir4u329
@hfhdjjtiir4u329 3 жыл бұрын
Bereyahan wa kajefta Awez lilahi halaso keceyo sanatkan 2021
@csamadisaak24
@csamadisaak24 Жыл бұрын
Yaa ila fiirsady 24/6/2023............... 😊😊😊
@hamdasaleeban4686
@hamdasaleeban4686 6 ай бұрын
2024/02/25 yaa dhawanaaya😂
@najmaok955
@najmaok955 5 жыл бұрын
Ani kasa nacay ismaciil la dhahyo naag cml muxu isku fir firiya
@Ina_hassen12
@Ina_hassen12 8 ай бұрын
1/1/2024 Heestan aad ban uga HeLy TaLeefanka sxpkay jamarti anigoo ah KaMaL
@sihamomar5910
@sihamomar5910 7 ай бұрын
Inte oo ka baxay quruxlowgan😢❤
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r 4 ай бұрын
Midha Ha Heskani Inaba Cadi Mhn Hess Io BAdh WeeYan WooF Caleek Fanankai Hadda Waa Askari Oo Fanka Wuu Iska DhaafaY.❤️
@abdinasirdhagayare4548
@abdinasirdhagayare4548 Жыл бұрын
Heestan waxay lee dahay original miraha laxanka iyo cod aad u macan abdikhadar xasan laari iyo xarago dad iyo murtiba waa tageen
@sahrasalad461
@sahrasalad461 2 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw. Inaba cadi ma aha. Heesta. Faankena nagu qaali ah eequruxda bdn msh alh. & codkiisa halaasiga ah. Awez. lilaahi. 💕💕💕💕💕💕💕💕🔥🔥🔥🔥🙏🙏🙏
@MaxamedCeede
@MaxamedCeede 2 ай бұрын
Maxamedceedeyare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dhamme0
@dhamme0 Ай бұрын
Qeys qeysar Barnaamij uu sameynayo ayaan kaso arkey rutii waa hees aad u cajiib ah
@suldaancalixaashi9553
@suldaancalixaashi9553 5 жыл бұрын
cod macaan hees macaan waadka naxsatay pro masha allah
@dayaxdalnuurshe3201
@dayaxdalnuurshe3201 5 жыл бұрын
Sax weye odhaahdaada
@Abdullahicafi9
@Abdullahicafi9 Ай бұрын
10 /7/2024. 12:17 am Comeback suubi aweys lilahi hadad janis hesata sida shamuri io dad qar ha noqonin TikTok furo wallka
@dagganshafeec2960
@dagganshafeec2960 Жыл бұрын
❤❤❤❤ caadi maahan codka toolmoon
@IsmailHaji-el6gm
@IsmailHaji-el6gm 4 ай бұрын
Aweys lilaahi 2024.💔
@kunciilcade1250
@kunciilcade1250 6 жыл бұрын
Waxee Ku uursantee Ku arwaaxi laheyd Inaa is aragno Www Aweiz lilah
@ShaadiaFarah
@ShaadiaFarah 2 ай бұрын
Infa 2024 daawaneysa😅
@user-lb7qb3qb7s
@user-lb7qb3qb7s 12 күн бұрын
War ninkan Hala celiyo 😮
@user-ps6jr4cn9z
@user-ps6jr4cn9z 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤alfanan dayar m.a cod mcn waaaaaaaw
@KeifXassan
@KeifXassan 8 ай бұрын
Wilkan wan uxisay wlhi fanka mo kabaxay😢
@Ayubbashir346
@Ayubbashir346 7 ай бұрын
Ha Askari wayay
@queenhaboon9176
@queenhaboon9176 Жыл бұрын
Legden aweys lillahi Nin lo xiisay❤🫶
@mohaakaska8194
@mohaakaska8194 6 жыл бұрын
Awes wax kale ayaatahay sxb ee ibashaa waxan jeclahay inaa kusoobero fanka ee ila tali sxb ee py
@user-zz9gg1rq2m
@user-zz9gg1rq2m Жыл бұрын
Ya ila mid ah 2023😢😢😢
@csamadisaak24
@csamadisaak24 Жыл бұрын
Me pro
@sawodomaxamuud8997
@sawodomaxamuud8997 Жыл бұрын
Me
@CabdiraxmaanAbuukar-n6h
@CabdiraxmaanAbuukar-n6h 5 күн бұрын
Horay usoco saaxib cod ale waakusiiyay
@hafsohappy
@hafsohappy 11 ай бұрын
Inta dhageysan donoto 2024
@user-mt2mj1el2v
@user-mt2mj1el2v 7 ай бұрын
Hada soradiye wlhi ❤😂
@Sadaam_offical
@Sadaam_offical 2 ай бұрын
Inta 2024 daawanaysa asc 😊
@iqranuur6320
@iqranuur6320 3 жыл бұрын
Agagarka jubba wil isku baranay asigana idhhy I istag wll
@NasteexoHassan-y9s
@NasteexoHassan-y9s Ай бұрын
Ninka meesha qarisay hala sheego shpayaal
@abdirahmanabdinuur8490
@abdirahmanabdinuur8490 Жыл бұрын
13 Jun 2023 professional 😊😍👌music 🎶 🎵 ❤
@Raxmamaxamuud-pk3pq
@Raxmamaxamuud-pk3pq 2 ай бұрын
Heestii iigu xanunka aduunka😢😢😢😢
@Oz9Mo
@Oz9Mo 8 ай бұрын
2023 ayaa daawanaaya anigoo hore u daawaday old Is gold🔥🔥
@user-mt2mj1el2v
@user-mt2mj1el2v 7 ай бұрын
Wiilka wlhi hestisa inaba cadi mahan horay usoco 🎉❤
@MaymuunAlo
@MaymuunAlo 3 ай бұрын
Wali waan dhageysanaa hestan 6/5/2024❤🎉
@muscabaxmedmaxamed1930
@muscabaxmedmaxamed1930 10 ай бұрын
legend kan xaguuu ka baxey fanka ma isaga baxay🥰
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 10 ай бұрын
Haa askari wye dalka ayuu u shaqeya wll
@ikraanshiino1705
@ikraanshiino1705 4 ай бұрын
25/4/24. Intaraadinaysa fanaanka😂
@updihakiinmohamed4879
@updihakiinmohamed4879 3 ай бұрын
10 /5/2024 still watching
@user-xh7ze2lm3d
@user-xh7ze2lm3d 3 ай бұрын
11/5/2024❤❤❤❤❤ waa hees qurux badan
@user-pt2uz4tt2c
@user-pt2uz4tt2c 2 ай бұрын
2024 still fv❤
Hees Kacsan Aweiz Lilaahi  (Laan Mareeroo) Officiel Video HD 2016
5:17
Curubo Films HD
Рет қаралды 523 М.
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 19 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 19 МЛН
Khadar keeyow hees cusub  2017
7:14
AR Mustafa Mohamed
Рет қаралды 1,9 МЛН
AWEIZ LILAAHI HEES CUSUB MAXAA KEENAY MURUGADA?  lyrics 2018
5:31
Curubo Films HD
Рет қаралды 153 М.
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 8 МЛН
King Khalid   Nagma
5:21
MarkacadeyMusic
Рет қаралды 11 МЛН
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
KHADAR KEEYOW - CAFIS BAAN KA DOORBIDEY (2017 / 2018)
7:39
ArimaHeena
Рет қаралды 5 МЛН
DAYAX DALNUURSHE STYLE CUSUB IYO INDHO BLUE AH
7:42
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,5 МЛН
ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:51
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 19 МЛН