AXMED AARSHE IYO BARNAAMIJKA DHAGAHA FURO FULL 2018 HD

  Рет қаралды 233,171

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

Пікірлер: 444
@MohamedAhmed-ej9tp
@MohamedAhmed-ej9tp 6 жыл бұрын
masha allah hablahayagu qurux badanaa one love boqortooyo like hadad ku faraxsan tahay quruxda dadkeena
@ashoaskar6089
@ashoaskar6089 6 жыл бұрын
Masaha Allah axmed
@Abdi-c6n
@Abdi-c6n 6 жыл бұрын
Waaw
@mohamedwarsame3162
@mohamedwarsame3162 6 жыл бұрын
49 daqiiqo ayaan hargaysa joogay sikale ma ahane waa intaan daawanayay barnaamijkaan. Soomaali waan wada jeclahay waliba hargaysa saa,id baan u jeclahay dad ahaan waliba dumarka, maahi reer hargaysa lkn magaalooyin badan waan ka jeclahay ilaahay soomaali oo mida ha ina tuso kolay xaqiiqda waynu ognahayoo inaan ku faraxno ma ahane ka nixi maynee fanku waa farxad.❤🇸🇴
@allebeerkaallebeerka6907
@allebeerkaallebeerka6907 6 жыл бұрын
Siyaasada bal ka naaso minadada LA waragaysa somliland ku barataya naga xishooda hoyo
@hanaadiburco5646
@hanaadiburco5646 6 жыл бұрын
rer shekh isaxaaq caruurtyda ah .ana hawiye like igu sharfa
@ahmedibrahim4562
@ahmedibrahim4562 6 жыл бұрын
waxaad tahay gob dhashay gob kale.😍
@jabirahmed346
@jabirahmed346 6 жыл бұрын
....
@faisayousuf2351
@faisayousuf2351 6 жыл бұрын
Nuura Siciid Wooooooow Masha Allah
@AJtheboss-po3cg
@AJtheboss-po3cg 6 жыл бұрын
Qabile caadab kugal amiin dheh
@abdirazaksheikh2512
@abdirazaksheikh2512 6 жыл бұрын
Nuura Siciid mash alaah. Gobdhana way ku dhashay. Gob waad guursatay. Wllo nuura siciid. Anigaa sidaa. Hawiye isaaq in ka guursada waan rajaynaa insha come soon insha alaah
@sagalmahamed5995
@sagalmahamed5995 6 жыл бұрын
Laxanka inuu iskalaaji saaraY waaba La fahmayaa wacadAllaH Ninkaas Laxamyadiisu Uma eeka Laxamada kale iskalaaji TageRo BuuXa uhaYna # aaRshe Fananinta ugu jecelahaY isagana respect Full bro 😍
@realwarya8215
@realwarya8215 6 жыл бұрын
Axya fanan Axmed arshe horu soco like isara inta ilah tagerta Axmed Arshe
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Todher chanel *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@realwarya8215
@realwarya8215 6 жыл бұрын
Hargeysa clup wan ku saare isar
@sakariyeabdikarimhaaji1201
@sakariyeabdikarimhaaji1201 5 жыл бұрын
zaki kayse 🤚🙏🔥
@sultanabdiwasa4071
@sultanabdiwasa4071 6 жыл бұрын
inta Ahmed Aarshe Tageerta like ta i saara
@khaalidmuuse3622
@khaalidmuuse3622 6 жыл бұрын
Axmed aarshe hore u soco intii tageerta aarshe like ii sara
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
khaalid Muuse *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@munichaxmedey3968
@munichaxmedey3968 6 жыл бұрын
Boqorka Codka Ahmed aarshe hore usoco like halaygu qabto manta ayaan codsadee
@muwaahibdhayman9455
@muwaahibdhayman9455 6 жыл бұрын
Kaafiya Cumar mhe
@munichaxmedey3968
@munichaxmedey3968 6 жыл бұрын
Muwaahib Dhayman runtii
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Kaafiya Cumar *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@nimoibrahim9779
@nimoibrahim9779 5 жыл бұрын
My favourite singer from my Hometown 😍😍😍😍😍
@hamouuudichannel2334
@hamouuudichannel2334 6 жыл бұрын
Inta Aaminsan in xidiguhu Wax Culus soo Wadaan Like iisara Inagun ISfahmyne
@mouzehussein5863
@mouzehussein5863 6 жыл бұрын
Sasan isleyahay ama
@marikmarik8286
@marikmarik8286 6 жыл бұрын
Wan taageersanay
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
upthirahman hamud *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 6 жыл бұрын
Fanaan weeye xiduguhu
@sagalyusuf7327
@sagalyusuf7327 6 жыл бұрын
Waryaada reera commentiyow erayga "Qardhaas" ii macneeya heesa badana waan ku maqlaye. Arshe am ur fan bro💯💯 Keep going 👍🏽
@nourapeaceshow9085
@nourapeaceshow9085 6 жыл бұрын
Qardhaas waa quraan la qoro oo la duubo la xidho
@shafieosman6596
@shafieosman6596 6 жыл бұрын
qardhasta reer waqooyigu waxay u yaqaanan ... xirsi xidh sidaasa koonfurta looga yaqaana sxb
@shucaybmaxamud2842
@shucaybmaxamud2842 6 жыл бұрын
❤❤Axmed Arshe🎙 boqorka codka🎼 qarnigan🎸 💪Nin han le iyo fanaan hargaysa jooga midna ma hadho✌ Hortaa banaan sxb🤗 guul baan kuu rajaynayaa👏👏👏 Boqortooyo
@respect-gn9wj
@respect-gn9wj 2 жыл бұрын
¹
@Hoodoqalanjo
@Hoodoqalanjo 6 жыл бұрын
Jcylkani dhamaadee xidigiisi soo dhacay soo kalsooni dhimatiyo mudo dhaaf kumaad dilin 😍waanku haysaa heestaaa
@hoododahabob2917
@hoododahabob2917 6 жыл бұрын
Sow kalsoonj dhimatiyo mudo dhaaf kumad dilin wa cajib heestasi
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Hoodo Yaasiin *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@nimcaanabiib8356
@nimcaanabiib8356 6 жыл бұрын
Wnkugu raacsanahay heesta way itaabatay wlhi🤔🤔
@durdur77
@durdur77 6 жыл бұрын
Axmed aarshe fanaan cod ahaan iyo caqli ahaan iyo style ahaanba ka dhisan in uu sxbul caqli yahay sida fudud jawaaba uga jawabayo muujinaysa iyo sida abaalka ugu hayo dadkii soo tageeray ilaa 2014 barnaamijkii tartan tvga qaranka waan taageeryay markii heesha shido soo saaray anigoo isleh kaliga kdbhelay ayaa anafa dhalin badan ah kuban isku nimi dhamaan asxaabtii ayaan arkay heestii wada dhagaysanaya waan ku farxay runti in hadalkiisii gaaray
@shakraTahliil
@shakraTahliil 6 жыл бұрын
Boorsada laaabsalaaax ninkii ku jiraa waa uun sidaan Waaya qurux badan aaarshe
@abdimajiidyassin7400
@abdimajiidyassin7400 6 жыл бұрын
Xasuuzin Xabiibkeeni muxamed SCW
@abdifatahsaleban217
@abdifatahsaleban217 6 жыл бұрын
Scw
@fartunomar8549
@fartunomar8549 6 жыл бұрын
Scw
@mushtaaqmaxamuudadan4858
@mushtaaqmaxamuudadan4858 6 жыл бұрын
Scw
@suldaanbile9220
@suldaanbile9220 6 жыл бұрын
Csw
@ramadaanahmedhassan9058
@ramadaanahmedhassan9058 6 жыл бұрын
Scw
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 жыл бұрын
Woow Mansha Allh Axmed Aarshe wxuu leeyahay codka noocyada ugu Macaan ee sanqada ama sanka soo Mara sidii Tubeec iyo Cumar Nuur Cabdile , Viva Caasimada Fanka iyo Fanaaniinta Somalida Viva Hablaha Haybadiyo Hubqaad-kiyo Hanaankiyo Laafyaha Talaabada Habsamida Ah Soo Hor Joog-sigooga Malyuun Hibo Lasiisto ❤❤ Jamhuriyada Somaliland❤❤
@bushraabdirashiid
@bushraabdirashiid Жыл бұрын
❤❤
@abdi-yarenouniho9386
@abdi-yarenouniho9386 6 жыл бұрын
Abwaan Xasan Dhuxul laab-saalax Abwaan Abdullahi Xasan Ganey Abwaan Sidiiq Maxamed Burmad Dhammaantiinba hawada ayaan salaan qalbiga ka soo go'day ayaan idiin soo diray.
@omarrespect6010
@omarrespect6010 6 жыл бұрын
AbdullHi Burcaawi Nouniho Waxaad ka tagay abwaan abdirahmaan abees seewaaye aan ku saxo akhii filaah
@ninkadhiigaushubasomalilan6991
@ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 жыл бұрын
Sagaleen wariya buuxasd tahee fadlan fanaaniinta kalena warayso waana iga codsi
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 6 жыл бұрын
Wlh wu iga qosliyey aarshe dukaankan Ku lexday kulaha masha allah fankaga wan jclhy waan Ku taagera sxb from xmr 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hooygii fanka ano tagin alla ima dilo ❤️❤️❤️❤️
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
.merhersan is the most heartfelt sang by Aarshe it's tip top absolute magic excellent aarshe
@awoshire9908
@awoshire9908 6 жыл бұрын
Maansha allah sagal mustafe oo xijaabkeedii ku soo noqotay well done walaalo ,I am very proud of you saasaa lagugu jecelyhy . halkaa kaga hay nina gabadh bilaa xijaaba ma rabee !!
@mucaawiyefarah2577
@mucaawiyefarah2577 6 жыл бұрын
Inta parnamijka la dhacday like ta ii sara
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
mucaawiye farah *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@abdifandhe7076
@abdifandhe7076 6 жыл бұрын
Nice voici Ahmed arshe ,,,,, hoyga fanka casimada geska hrgysa hadhwanag somaliland ❤❤❤❤❤❤
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Abdi Fandhe *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@abdifandhe7076
@abdifandhe7076 6 жыл бұрын
@@lakishow143 zidoo kale muhim ayaad. ii tihin
@libanali5629
@libanali5629 6 жыл бұрын
Abdi Fandhe hargeisa hadhwanaag allaw no xifdi
@fadumoaadan8403
@fadumoaadan8403 6 жыл бұрын
Tolwo maanta maa badha dhinaca qabyalada hhhh alle ha ku xafiido inderkay fanaan reer shiikh isaxaaqa
@amiirfahad1804
@amiirfahad1804 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk local haka dhigin wa fanan Somalilander ah kaga hadh
@fadumoaadan8403
@fadumoaadan8403 6 жыл бұрын
Amiir fahad hye wllky waa kaftan haw bixiin somaliya ha nolaato
@amiirfahad1804
@amiirfahad1804 6 жыл бұрын
@@fadumoaadan8403 hye inader dhiga ugu sharaf badnaw 😅😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏
@fadumoaadan8403
@fadumoaadan8403 6 жыл бұрын
Amiir fahad sidoo kale sharfow indee alle ha ku xafiido
@hibanura2463
@hibanura2463 6 жыл бұрын
Yaa kugu yidhi waa reer sheekh isaxaaq waa nin daarooda,zxp oo dhulbahamtaa oo jaamac siyaada prasho wanaagsan lkn reer abtibaa loo yahay 😂😂😎😎
@almaslv3134
@almaslv3134 6 жыл бұрын
Wwwwww i❤u only slanders💚💬🖤❤
@ahmedibrahim4562
@ahmedibrahim4562 6 жыл бұрын
😍😍😍 walal we luv u too ❤❤❤❤ inan yahay gob baa tahay .gob gobi dhashay ba tahay.
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Safura Mohamud *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@khadaressa8735
@khadaressa8735 6 жыл бұрын
Luv U Too wllo cizi & Sharaf ku noolow😘😘😘
@muwaahibdhayman9455
@muwaahibdhayman9455 6 жыл бұрын
AHMED arzhe wllo ilhay ha ku dayo codka iyo mazkaxda waa ninki izago hezti igu horezay zamezday kugu fano in padar arzhe gezi
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Muwaahib Dhayman *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 6 жыл бұрын
ishcala fanan codka macan oo soo jidasha leh ayu leyaney Fanan la iskama noqde waxa lagu noqda cood Wanku tagersanahey horey u Soco like isaara
@dorga1432
@dorga1432 6 жыл бұрын
Bal hoo isku duuub qardhaasta indhaha dadku wa cajiibe 😜👏🏻👏🏻Aarshe fanaan jira well done 👍🏼
@saadiqhmed3448
@saadiqhmed3448 6 жыл бұрын
xanuun like La dhaho ayaa dadki ku dhacey😂
@dajiyadagan4942
@dajiyadagan4942 6 жыл бұрын
Ana hoo warkaygoo Jacaylkaagu ihel maanta Hanatay laabtiiye Adu hadal ku joogaye😍
@sidiiqtimo8527
@sidiiqtimo8527 6 жыл бұрын
Mash Allah zxb qli ahmed aarshe waxd tahay fanan aad u taagero waa aftaham wlhi wada afsomaliya waan kugu ogaa zxb Alle haku daayo barmaamijkna aad uga helay iyo madashan quruxda badan waxnan jacelhy sagal mustafe hassan nuur xidigtii duriyda saln boqran queen dhamaan hablaha quruxda badan iyo wilsha kasoo qayb galay aad u salmyaa dadkaygii idin jecliyaa xiis you somaliland❤💋
@ahmeddayaxchannel8708
@ahmeddayaxchannel8708 5 жыл бұрын
Fananka qarniga Axmed arshe waxan ku haya taageero buuxda
@tahliilibrahimabdi71
@tahliilibrahimabdi71 6 жыл бұрын
Eeshqa Yaasiq. AHMED ARSHE. FULL SUPPORT. HORE U SOCO DEAR BRO
@maria-ij1qg
@maria-ij1qg 6 жыл бұрын
Ahmed aarshe allow igee hargaysa hadhwanag from garowe
@mohammedhassan1385
@mohammedhassan1385 6 жыл бұрын
Fanaanka qarniga Axmed Mohamed Aarshe cod macaan horu song inta iiah tagertea ❤❤❤❤❤❤❤👍👍
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Mohammed Hassan *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@xalimobeldeq3684
@xalimobeldeq3684 6 жыл бұрын
Ahmed Aarshe fanaan cod macaan hore u soco walaal
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Xalimo Beldeq *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@khalidali4780
@khalidali4780 6 жыл бұрын
Aarshe
@sirdoon1
@sirdoon1 6 жыл бұрын
aarshe halki nimcaan hilaac ayaa lagu wadaa inti ila qabta like igu dhufo
@curejiaxmed8281
@curejiaxmed8281 6 жыл бұрын
waaaw fananita reer somaliland arka waa dad noleyey fanka somaliyeed
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 6 жыл бұрын
Inta ahmed jaazkisa taagertta like 😂😂
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Faantawi Lyrics *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 6 жыл бұрын
Ala qosol weynaa . Beryahan reee xamar niiko aan uga baranay ayaa islahaa heeso. Waar nagaadhi maysaan. ●viva ARSHE
@maryanmuqtar4315
@maryanmuqtar4315 6 жыл бұрын
Woooooooooooow nolow
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Mustafa Abdurrahman *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
A beautiful song for a wedding ceremony great Aarshe❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊🎉🎉😂😂
@sakariyanur817
@sakariyanur817 6 жыл бұрын
Mancha Allh So beautifull Hablaheenu wllhi inta igu racsan like isara.
@gacalmuudemedia
@gacalmuudemedia 4 жыл бұрын
Name: mohamed iidow mohamed ga.al Adrress: mogadiahu Wlhi axmed aarshe waa kaliya fanaanka aan tageero heesahiisa aan dhegeesto %100 M.a waa fanaan cod baxsan leh Alle ha daayo ayaan leeyahay sidookale abwaanada iyo kooxda geeska waan idin salaamay dhamaanba iyo hee igalan show
@mostafeshine4k809
@mostafeshine4k809 6 жыл бұрын
Axmed Aarshe Fanan mustaqbaL Faneed Leh Runti
@abwaanayaanleapdirashiidza7858
@abwaanayaanleapdirashiidza7858 6 жыл бұрын
heesaha zanadka iyo aarshE fanan aan jecLaHaY WllhaY wxa weYe aniga iyo hal apuur ama AbwaaN ayaanle wxaanbaN rabaa inaan hees uba dhiibo e Tolow hawrar media maisku kaaYga xidhaysaa
@quensamra7989
@quensamra7989 6 жыл бұрын
waxaan layaabay dadka camalka ka dhigta fan waa kii hore fanaana waa kii hore ader adiga kii hore maxaa kaa galay dad baa kusoo raaxaysty adna kanaad la la chance tahaye ku raxayso fanaanku haduu bilaa cod yahay ama abwaanku midho xunyahay dhaliil lkn faniin badan oo cod ahaan akhlaaq ahaan dhisan baa jira sidoo kale abwaanin mucjiso ah baa jiree soo dhaweeya
@cabdifataaxcarabyoutube6990
@cabdifataaxcarabyoutube6990 6 жыл бұрын
wlhi blhi koomo gaara baan galay wakaase ka gurta deee codkaasaaa loo baahan yahay Bal dadkaan kasoo jeedo fiirsha idinku faannaa dalkaygii hooyo illaaahy hay daaayo reer xamarkii niikada Ku faani jiray aaway
@ahmedibrahim4562
@ahmedibrahim4562 6 жыл бұрын
😂😂😂😂 indr salaaam sare nin gobaa tahay e walee dhashii sheiikha tahay..ilaahay kugu xafid meel kasta
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Cabdifataax Jaamac *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@mariaomer7598
@mariaomer7598 6 жыл бұрын
caqliga ha wayin inpt😂😂
@YARMUUKTV
@YARMUUKTV 6 жыл бұрын
inader nin waynbaa tehee xishoo fankuna xuduud ma leh aarshena Somaliland kaliya fanaan uma aha oo soomaali oo dhan buu fanaan u yahay
@cabdifataaxcarabyoutube6990
@cabdifataaxcarabyoutube6990 6 жыл бұрын
xaraabo & qosol buug iyo qalin Soo qaaado oo jaamacada Hargeisa University imo inkastooo aaanad shahaaado haysan illeen iska kuwii indhaha adkaa ee reer somalia ayaad tehwe markaaasan aarshe taariihdiisa kuu dhigaynaa adoo cuqdada iyo xaaasidnimaduna kaa baxeen baanu si fcn dalkaaga kugu celin
@alkhaliijiyb8621
@alkhaliijiyb8621 6 жыл бұрын
Fanaan iidoor ah cod waa uga haray 🙏🏼
@ahmedyusuf6050
@ahmedyusuf6050 6 жыл бұрын
😂😂
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Alkhaliiji YB *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@fadumoaadan8403
@fadumoaadan8403 6 жыл бұрын
Alkhaliiji YB kkkkk wlhy waan qoslay idoor lkn cay maha wllky waan ku faana
@MohamedAhmed-ej9tp
@MohamedAhmed-ej9tp 6 жыл бұрын
Fadumo Aadan magaca iidoor siduu ku baxay odey dadkii hore baa iisheegay sidii ku baxay wuxuu yidhi barigii hore ee alaabaha laka badalan jiray baa ogaadeenka inoo dhow intay inoo yimadan iyago alaab wada sida kadibna aynu kala badalan jirnay kadibna iyagaa inoo bixiyay markasay odhan jireen aar heedhe hada kuwii alaaab inooga soo dooriya kkkkkkk marka cay maaha magacu wn jecelnahay waxa la shegi jiray intay awar keenaan baa dhar loogu badali jiray hhhhhhh taarikh waaye hore weeeye
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 жыл бұрын
Dhilo mayku waseen Ader shrfta hnaga qadin sharmutad yhy 😂 Idoor kulhaa Naa izaq dheh qabxd yhy uf Mlha Dee kuwina ksoo kcy wxd la kryso ayn granyee Mar danbe haiga cdheyein qabxa Fanankn ad cayaysid kabihisna xita magdhid👎👎👎💪
@ayaanmohamedaadan4964
@ayaanmohamedaadan4964 6 жыл бұрын
axyaa fanan Ahmed aashe eesh alaa barnaamij wacan hore u soco
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
ayaan maxamed aadan *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@farhanjama6331
@farhanjama6331 6 жыл бұрын
Waxaan aad ugu helay heesta Ma isku ka haleeya haduu hadlku joogaye #like Saar hadad igala heshy
@Gudcuro
@Gudcuro 6 жыл бұрын
xaajigayga mustaqbalka hore usoco 😂
@hamzeisme5513
@hamzeisme5513 6 жыл бұрын
😂😂😂 Masidaas oo dhan baad u jeceshahay Fanaan
@Gudcuro
@Gudcuro 6 жыл бұрын
@@hamzeisme5513 haa 😂😂
@hallahudaato4804
@hallahudaato4804 6 жыл бұрын
Oh my bro go heard walhi u are my best singer so I hope u good future
@ncawil7960
@ncawil7960 6 жыл бұрын
Bal hoo isku duub qardhaasta indhaha dadku wa cajiibe Abwaan Saar Hargeisa hoyga fanka dhan walba wa lo dhigay #Murti
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Nasir Awil *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@azhaaritube5894
@azhaaritube5894 6 жыл бұрын
Hi@@lakishow143
@zamiirasulaimanraxaab9944
@zamiirasulaimanraxaab9944 6 жыл бұрын
hawraaar production thank you wad dadaalaysaaan
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Welcome back ahmed aarshe
@abdibashiir6731
@abdibashiir6731 6 жыл бұрын
Mnaha allah axmed Aarshe fanaan qaali ah hore usoco
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
somali Technology Group STG *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@nimcocumar9282
@nimcocumar9282 6 жыл бұрын
Axmed arshe walahi dhiiga na dhaqajisay waaaaaw
@salahkooreeye4171
@salahkooreeye4171 6 жыл бұрын
Markasta oo aan heesihiisa dhegeysto waxan soo xasuustaa AUN fannaankii Cumar Nuur Cabdulle oo ay aad isugu cod dhowyihiin.
@rahmaroze4982
@rahmaroze4982 6 жыл бұрын
Jacaylkani dhamadee xidigisu soo dhacay😢😢😢😢 saw kalzooni dhimatiyo mudo dhaf kumaad dilin
@mohamedhashi1693
@mohamedhashi1693 6 жыл бұрын
inankan kamarad duubay inanta shalmad huruuda xidhan ee timaha soyar muuqdan aaad buu ugu faraxsanyay
@mustiehrlich3814
@mustiehrlich3814 6 жыл бұрын
Fanan heer calami ah wan kuwataaye horre usoco Shodhahaygii Alfanaan Ahmed Aarshe
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 6 жыл бұрын
ala Axmed Aarshe waa fananka fanaaniinta qarnigah sxbkey wan keclahy nolow sxb
@Qofnaba.
@Qofnaba. 6 жыл бұрын
Walhi wuxuu i xasuusiyay ahmed Arsha Fanki horee ee fananku soo sari jiray album Heesa ah Ama 6 hees ka koban kuwa hada jogana 1 hees oo ay xiiq iyo rafad ka muteen bay Nala Hor imadan Isaguna Hesa qima badan oo aan Kala Dhicin bu na horkeny
@filsanabdirahman8319
@filsanabdirahman8319 6 жыл бұрын
fanan qaali Ahmed arshe cod macaan horu song inta iiah tagertea ❤❤❤❤😍😍😍😍😍
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Filsan Abdirahman *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@infinitywar2205
@infinitywar2205 6 жыл бұрын
Ala ala! Yaa reer somaliland ah aynu codeyno Ahmed Arshen iyo Qamar sugaan midkee kule? Afeef waa labo fanan oo qaali ah oo aan kal dhicin!
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Infinity War *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@Asli256
@Asli256 6 жыл бұрын
Aarshe😍
@mariaomer7598
@mariaomer7598 6 жыл бұрын
ma kala dhacn lkn qamarkeyga wata😍😍😍
@mohamedhashi1693
@mohamedhashi1693 6 жыл бұрын
axmed aarsh ku haystaa
@shucaybhazzan1080
@shucaybhazzan1080 6 жыл бұрын
Ahmed Arshe Fanaanka fanaaniintan ku wadnaa saaxibe yar yarka lama tartansiinayo
@amraniitaamirah4232
@amraniitaamirah4232 2 жыл бұрын
Ax xanuun badaa markii qof aad Dartiis aad usoo jeedo asna wax ka oogen 🥲🥲🥲
@omarber1115
@omarber1115 6 жыл бұрын
Waxaso habalaha ayad yurub iskabuulo kaga nooshiihin yaaab
@cumarcabdi5953
@cumarcabdi5953 6 жыл бұрын
Omar Ber Adeer buuqoda hanagala maqnaadan
@bilexaduuri8408
@bilexaduuri8408 6 жыл бұрын
Haya haya Waar ha ina khashifin waynu wada qabnaayee.
@burhanfaqasheryade7450
@burhanfaqasheryade7450 6 жыл бұрын
Kkkk Waar Niyoow waynu wada qabnaa ee jabkeena inoo qarri dee niyoow Insha allah hablaha xuuralcayntaa waanu usoo soconaaye ee haku qalin kadaa tooshka haku ifinine
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Omar Ber *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@regalsnow9707
@regalsnow9707 6 жыл бұрын
Mustafe kiiko iyo cabdalihi haday is heleen top yarkan walahi kaba cod macan nimcan gaab
@nasreenahmed7462
@nasreenahmed7462 6 жыл бұрын
Codsi abdi yare hala keeno meesha 😍😍
@ridwaanmohamed4793
@ridwaanmohamed4793 6 жыл бұрын
Esh cala hees hore usoco wllkay
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Ridwaan Mohamed *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@ridwaanmohamed4793
@ridwaanmohamed4793 6 жыл бұрын
Hye wll wn kusa saray
@mobashiir5410
@mobashiir5410 6 жыл бұрын
Ahmad aaeshe keep goin brother
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Seska jr *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@mobashiir5410
@mobashiir5410 6 жыл бұрын
Ok
@dhawrzanindhdahapo7019
@dhawrzanindhdahapo7019 6 жыл бұрын
Ahmet Arshe fanaan jira ku wataa Brother❤ hees Ahlaama isoo Qaad hhh
@qalanjodumardumara3089
@qalanjodumardumara3089 6 жыл бұрын
Waaaaawu arashe wa wilka kalaya ee degani uhesa midho macana habasta tagero wacan xagiga mac hore usoco
@marla_arag6880
@marla_arag6880 6 жыл бұрын
aniga wllky Rumaad Ahmed Mohamed ahmed Ciize mooge cadawgaa U nolow
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
Aarshe is born singer with compassion and love in his. voice he has a lo of charisma
@ifraxsanifraxsan9543
@ifraxsanifraxsan9543 6 жыл бұрын
Jcylkan dhamade xidigiis soo dhacy aarsh 👏👏👏
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Ifraxsan Ifraxsan *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 6 жыл бұрын
Axya fanaan Ahmed Arshe
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Qacqac Osman *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@nasimmusa9356
@nasimmusa9356 6 жыл бұрын
sida fudud ee uu suaala uga jawabayo waa cajiib wn kahelay
@faisayousuf2351
@faisayousuf2351 6 жыл бұрын
Nasim musa Masha Allah 👈
@ruuxilahahayaaminayumabaxn5924
@ruuxilahahayaaminayumabaxn5924 6 жыл бұрын
Bal hoo isku duub qardhaasta indhaha dadku waa cajiibe 👀💞 Bal isoo booqda barta instagram @imn_afjano😂❤️
@abdurashidhassan1532
@abdurashidhassan1532 6 жыл бұрын
Waan ku salamay
@hilmihabib8064
@hilmihabib8064 6 жыл бұрын
HoYGa FaNka IYo Xadaarada Hargeisa dhaLinYaro QuruxBadan
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Hilmi Habib *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@hassankhalid3420
@hassankhalid3420 6 жыл бұрын
Bruv aarshe a real voice big respect sagal mustafe hasan nuur mashrax qurux badan heeso shidan iga dheh
@fathiyamoses4051
@fathiyamoses4051 6 жыл бұрын
Inaderkay ahmed aarshe hore usoco
@Majed-1001
@Majed-1001 6 жыл бұрын
Barnamij iyo cos shiday axmed arshe alle hakuu siyaadiyo pro
@hafsadigaale757
@hafsadigaale757 6 жыл бұрын
your Voice👌
@hafsaahmed7581
@hafsaahmed7581 6 жыл бұрын
hafsa mohamedey xagana maxa Ku kenay.
@hafsadigaale757
@hafsadigaale757 6 жыл бұрын
@@hafsaahmed7581 waxku keenay baa i keene
@hassanmahamoud9977
@hassanmahamoud9977 6 жыл бұрын
Waligaa jaceyl ma kugu dhacey
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Hassan mahamoud *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@abdirahmanmohamoud6543
@abdirahmanmohamoud6543 6 жыл бұрын
Hhmm
@sihaamkhaire8873
@sihaamkhaire8873 6 жыл бұрын
Waligay hees comen kama bixin laakiin barnamijkan waa u bogay runti si qurux badan baa loo habeyay
@abdulrahimmahad2894
@abdulrahimmahad2894 6 жыл бұрын
#Axmedarshe wale fanan jira
@macaannuur2636
@macaannuur2636 6 жыл бұрын
Wixii somliya apti like iisara
@diamondsomalistudio
@diamondsomalistudio 6 жыл бұрын
First barnaamij kudayzhomudan
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
Barnaamijkani qofkii uu maskaxdiisa kasoo maaxday wn hambalyeynayaa in badan
@hoodoadan6127
@hoodoadan6127 6 жыл бұрын
HMAPALYO WLLKY AHMED ARSHE IYO SAGAL MUSTAFE HOWRAAR MUSIC IDIN JECLIYAA
@Ziizeman
@Ziizeman 6 жыл бұрын
AHMET ARSHE FANAN QARAN🇮🇹
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
A-Aziz Eman *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@abokarhassan8636
@abokarhassan8636 6 жыл бұрын
Mansha alaha hargisa ala maxan uuu xisaya dhalinyaro quruxa badan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@afyarepro5865
@afyarepro5865 6 жыл бұрын
heesta 2aad waxan dhowraya jira feeling
@muboodeko2655
@muboodeko2655 6 жыл бұрын
axsan yaa fanan axmed aarshe
@asmachanel5744
@asmachanel5744 6 жыл бұрын
Sagal huuno sidaa u asturnoow markasta
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Asma Abdirisak *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@sadiqdigaledigale8914
@sadiqdigaledigale8914 6 жыл бұрын
Hore usoco fanaan jiraa aarshe ❤
@harguees
@harguees 6 жыл бұрын
Caruurtan antara bagash ee wada playback kuu heesaya hooyga fanka wee cebeyeen. Dadna waa dakii hore heesna waa heesihi hore. Fanan aan.hees hargeisa gaada oo soo caanbixin.majiro. weydiya juba, hibo nura, cigaal etc ..... kuwan na iyago ku dhashay anba ku soo caanbaxay yaane magaladaas abaal keega gudin.
@lakishow143
@lakishow143 6 жыл бұрын
Maxamed Harguees *KU SOO BIIR HARGEISA CLUB SUBSCRIBE SAAR WLL WAXAAD NOO TAHAY MIHIIM*
@MohamedAli-yn8ui
@MohamedAli-yn8ui 6 жыл бұрын
Scw laab hambalyo waxaa lagaaga fadhiyaa xalka dhinaca kale sababtoo ah heestu waxay ka hadlaysaa dhinaca CABANAYA MAHADSANID
Barnaamijka Qaaci Show | Fanaanka Axmed Aarshe | Astaan | 2022
26:35
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
BELLA MAVIO IYO 7 WIIL || TOLOW YEEY DORTAY WAXBAA KA DHACAY 🤣
31:39
FALEEMBO OFFICIAL
Рет қаралды 3,9 М.
AXMED AARSHE WAXAAN DHAWRAYAA JIRA NEW SONG OFFICIAL VIDEO HD
6:25
Hawraar Music Production
Рет қаралды 707 М.
YURUB GEENYO IYO CABDIFATAAX BURCAAWI AXDI DHIGASHO NEW VIDEO 2018 HD
12:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 266 М.
AXMED AARSHE INDHAHA DADKU WAA CAJIIBE OFFICIAL VIDEO HD
5:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1 МЛН
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
QARAKESEK - “REAL” | solo
3:22
QARAKESEK 🇰🇿
Рет қаралды 767 М.
Ислам Итляшев - ПАЦАНЫ НА СТИЛЕ ! Премьера клипа!
2:17
Stray Kids "CASE 143" M/V
3:41
JYP Entertainment
Рет қаралды 29 МЛН
Bakr - За любовь (Lyric Video)
3:01
Bakr
Рет қаралды 386 М.
BLACKPINK - ‘Shut Down’ M/V
3:01
BLACKPINK
Рет қаралды 171 МЛН