No video

Axmed biif cawo iyo ayaan

  Рет қаралды 1,181,727

MrLivedon

MrLivedon

Күн бұрын

Пікірлер: 841
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@asmatahir1848
@asmatahir1848 Жыл бұрын
Wan soo boqday waliba haben salasa ah tarikhduna waa 14 Novenber 2022 habn cajaiba
@khadermuhumet4835
@khadermuhumet4835 Жыл бұрын
@@asmatahir1848 allaha cimriga haku dhereeyo🥰
@Jaan_abdi
@Jaan_abdi Жыл бұрын
Tolow wilkaan ma noolyahay 12 years kadib ban like ku saaray hadad nooshahay cimri dher iyo caafimad haadad dhimatayna naxariis waasaca walalkay😊
@awaleali557
@awaleali557 Жыл бұрын
​@@Jaan_abdi 1 year ago buu commentiga bixiyey. Hadana goojacade buu dagal kaga jiraa😊❤😂😂😂
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Жыл бұрын
2023 Wan soo boqday axad aha ❤❤❤❤
@abdirahmanabdullahi539
@abdirahmanabdullahi539 3 жыл бұрын
aniga kaligey magalada kampala isniin 15 July 2021 Sacada 23:58 Hbn ciidul adxa ah Corona dartiis qol kaligey kudhagesanaya cidlo waqtigan an kujiro ma ilawidono hada iga danbeyso like iisaar😭😭😭
@nuuracabdi4289
@nuuracabdi4289 3 жыл бұрын
Wakhti tagy 🤒🤒😰 2010
@Kadir_apdi
@Kadir_apdi Жыл бұрын
Sxp hada wa side noloshada
@xidigtiibari7976
@xidigtiibari7976 Жыл бұрын
Xasuus qor caadi ah baad ka dhigatay meeshaan ina adeer
@walalkhan222
@walalkhan222 Жыл бұрын
Zxb bashal
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Ina nabad qabtaa rajeynaa farxad waarta ❤
@haakim6040
@haakim6040 Жыл бұрын
Heestan Caawa SiQ Dhexe ayay soo Xasuustay Anoo Tahriib ah oo ku sugan Colombia 🇨🇴 una usocda America 🇺🇸 Heestan waxan u soo xasuusty jaceylkyga Ifrah baan wada dhagaysan jirey Markay tagtay mareykan ka bay jaceylkayga iga baxday 😢 Ana Tahriib baan ahay caawa Ee in illahay inabad geeyo america 🇺🇸 please isoo duceeya 😢
@shuaipjama6462
@shuaipjama6462 Жыл бұрын
Zhp manoshahy😪
@rahmoabdullahi
@rahmoabdullahi Жыл бұрын
Wllky nolol qurux badan kuu rajaynaa hadaad noshahay🥺🤲
@ikraamsaid7941
@ikraamsaid7941 Жыл бұрын
Maa noshahay wll
@InaXasan-rv6jg
@InaXasan-rv6jg 10 ай бұрын
Matagtay😢
@faizaabdi4754
@faizaabdi4754 9 ай бұрын
Inad nabad tagtan rajeenaya wllo😢😊
@user-xt2oo2be1x
@user-xt2oo2be1x 7 ай бұрын
Sanadka 2024 ma jiraa qof ila dhageeysanayo heestaan macaan ❤❤❤❤
@deqowcade7065
@deqowcade7065 4 ай бұрын
Haaa❤
@zamzammohmoud8867
@zamzammohmoud8867 2 ай бұрын
Me
@user-jt8id4ox3u
@user-jt8id4ox3u 11 күн бұрын
Haa wllja
@hassanfowzaan2737
@hassanfowzaan2737 3 жыл бұрын
Heestaan 2010 Ayaan Aad U Dhageeysan jiray Qoftii Aan jeclee wagaas Hada American Ayeey Joogtaa waa Hooyo Heysata 4 Caruura Hafsa Adiga Iyo Caruurtaada Farxad waarta Ayaan idiin Rajeynaa
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Masha allah
@walalkhan222
@walalkhan222 Жыл бұрын
Zxb maxa Adiga u gursanweysay mise calaf aya idin kala waday
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
@@walalkhan222wll sowma ogid inuu wax walba calafka ka weyn yahay
@amiirka6885
@amiirka6885 Жыл бұрын
@@ilwaadAbdurashiid4631calafka meel iigu sheega ceejo ku dili lahaay😹
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
@@amiirka6885 🤣🤣🤣🤣🤣Anaba dili lahaa hortada wan raadinoyaa
@craxmanmc1711
@craxmanmc1711 2 жыл бұрын
Hadda ana ugu danbeyo hadda iga danbeyso cimri dher ku rajeyna zxp like i saar si carurta 2050 ka inan waqti jiray u ogadan 😁
@Yuusuf1
@Yuusuf1 4 жыл бұрын
Waxaan u socdaa shaqo oo aan wakhtigeedii habsan ka ahay, waxaan jeclaystay inaan hal Hees ah aan sii dhegaysto, kadib heeskan ayaan doortay. Axmed Cabdikariim Maxamed 🙏✌️
@abdifitahisse9395
@abdifitahisse9395 2 ай бұрын
Jiilka iga danmbeyoow waxaad ogaataan in Axmed Biif ahaa the one and only legend Fanka soo Mara dhamaadkii xilliyadii Dhexe 2008-2015-kii, inkastoo oo uu ka towbad keenay ilaahay ha u aqbalo, hana u danmbi dhaafo.
@abdulahialijaran2420
@abdulahialijaran2420 2 жыл бұрын
2012 ayan dhagesan jiray wagas oo an somalia jogay aniga iyo jacelkeygi hore nasib daro waleyga gursaday calaf iskuma yelan hada waa hooyo shan ciyala hesato allah ubarakeyo aniga wali singal ayan ahay waxan kunolahay wadanka canada toronto i am sill listening2021
@Abdurahman-bashir
@Abdurahman-bashir Жыл бұрын
Sabab ma u noqon karta inaan canada imado wllky somaliyedow
@rahmoabdullahi
@rahmoabdullahi Жыл бұрын
Bowe nolol qurux badan kuu rajaynaa🥺🤲
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 25 күн бұрын
Anigaba Marekan beey iga aaday magacas dartisa ilaaa hada udhagesta heestaan meshaan kumaqlabo waan istaaga 🎉
@abdullahimoha3016
@abdullahimoha3016 6 жыл бұрын
Walalyaalow Ahmed Biif Waxa uu Iskabadaly Magaca Waxaana Layiraahda"Ahmed Khayr Walalyalow Waa Uu Na Katoobad Keenay Heesaha Fadlan Hadhagaysanina Ilaahy Kacabsada Ahmed Khayrna Allow Barakeeee Aamiin Aamiin Aamiin
@maogtahay4643
@maogtahay4643 5 жыл бұрын
AbdullaHi MoHa Dadkaan wasobaashalyan waa toobad keeny ayay ku leyihin dhamaantod mid aan quraaan baran malahan xadiis maqlin malahan. Caqli yari mahyso baaluq waaa dhamaantoood. Aduunyada bashaaalayan. Kadibna. Haidhgysan oo shalay yaaa kuqasbay jidla toosan waa arkysay Mid jaahil ah kuma jiro naga dhaafa waalida heesto isma qaadine adoo miyir qaba ayaaad qaadeene
@sayidomaradan19
@sayidomaradan19 5 жыл бұрын
Waaaa saaas sxb
@sayidomaradan19
@sayidomaradan19 5 жыл бұрын
Lkn heesihiise macaaan
@shuriyemhd4644
@shuriyemhd4644 5 жыл бұрын
@@sayidomaradan19 hhhh
@rashkaze7785
@rashkaze7785 5 жыл бұрын
Saxip hesihise moye kuwakale mawa igusoconayan kawaran hee
@ahmedmuhudiin7786
@ahmedmuhudiin7786 2 ай бұрын
Niman Ciidan Wadan Ciil ka Baxe 😢 One of the legend Fanka somaliyed Somaraa Ahmed kheyr
@liibaansaid1285
@liibaansaid1285 3 ай бұрын
Xasus hestan waxaa dhageysan jiry aderkey maxamed cabdi maxamed jacel daritis buu idhageysan jiry lkn waagaa aniga waxa makala ogeen lkn hada anigey iheysataa wlhi dhipta jceelka wax waliba waan ugu dulqaata ruxan jeclahay lkn waxaa rajeyna inaa helo qofka saxda ah ii fahmo jaceelku waa nacas qofka duleeysto 15/5/2024 sacdu thy 12:30 habenimo lives in kampalaa waqtiga orod badanaa dadku noocya badanaa😮😢😢❤
@mushtaqmohamed2410
@mushtaqmohamed2410 2 ай бұрын
Powe guul korkaaga ahaaato marwalipa
@caishacuud2049
@caishacuud2049 7 жыл бұрын
gabadhyey calmashada kalgacal cirka lagu shareer✌👌👌perfect voice my singer💋💋luv uh kamaba daalo heesahaaga
@abdirahmanhassan9744
@abdirahmanhassan9744 7 жыл бұрын
caisha cuud Ala jecliya intas iyo in kabadhan inaan kudaho:-P
@qasaliadan6424
@qasaliadan6424 6 жыл бұрын
cirka lagu shareer
@awilahmedhersi7441
@awilahmedhersi7441 5 жыл бұрын
Gabaryhy casrigan calmashada galgacal cirka lugu shareer cubna laysku baaq codna lugu heshii 😘 still wan jeclhy hestan
@cagadahab1050
@cagadahab1050 2 жыл бұрын
sidoo kle kama daalo heeska
@Maxamudcabdicabdulahi
@Maxamudcabdicabdulahi 6 ай бұрын
Heestin cawa oo darikh 19.2.2024 wxan ku xususti jcyl nimco oo hasa xaas joogto Ethiopia anigu waxan jooga somalia hargaysa nimo s8 dhava ayan ujecel qof dabab mana jcyl oo kale nasiib wanaga si dhaba ayan
@yusufcaaqil
@yusufcaaqil 2 жыл бұрын
if you're still watching this masterpiece in 2022 you're a legend 💯
@faadumocabdiraxman9935
@faadumocabdiraxman9935 2 жыл бұрын
Yusufmohammed
@RashiidShaaluco
@RashiidShaaluco 2 жыл бұрын
Xusuus
@feikowpmb1906
@feikowpmb1906 2 жыл бұрын
I am watching right now
@zakkicabdla3059
@zakkicabdla3059 2 жыл бұрын
3/2/2022✊😔
@guleidhasan816
@guleidhasan816 2 жыл бұрын
Here we go homie
@niilow8344
@niilow8344 7 жыл бұрын
waaa hees xasuus iii leh markii igu horeysay een maqlo heestan 2009 Tanzania ayeey aheey jaceyl keygii waqtigas Sucaado nolol farxad
@afb6368
@afb6368 5 жыл бұрын
The only thing is I have a nice person and a few weeks of school tomorrow is my new sounds so much fun to play it for me to be able is not a fan since I got my own house and a lot of
@suhaayb5098
@suhaayb5098 3 жыл бұрын
Maahe oo hada xasuus wayn ayay kuu le dahaye😂😂😂
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Ciirsiga adaan cudud ka rabaa quruxey💔😥 Fv” song cawo iyo Ayaan xasusti AUN.Abdiqaadir Sanka codka Ahmed Biif one love Somali wayn 🇸🇴
@xanfar11
@xanfar11 2 жыл бұрын
Ader meshana miyaa jogta😂
@sw9550
@sw9550 6 жыл бұрын
Am I the only one who’s watching 2018 🤔 I love this song never get tired of it
@inaedo3217
@inaedo3217 6 жыл бұрын
Salah Dini Sxb isku magac baynu nahaye
@sw9550
@sw9550 6 жыл бұрын
Ina Edo dee iidhig anaalehe sxb
@kamacmohamed270
@kamacmohamed270 6 жыл бұрын
Am one of 2018 listeners
@asmck6849
@asmck6849 6 жыл бұрын
Same here listening big all the way from home Kenya
@demahodemaho1906
@demahodemaho1906 6 жыл бұрын
Ina Edo iam here with you bro2018
@carfoonofficial9416
@carfoonofficial9416 2 жыл бұрын
duullaan collaad nimaan ciiddan waddan ciil kma bexee Xaqiiq✌ 4/2/2022❤✌
@muusem1915
@muusem1915 Жыл бұрын
3/5/2016////////11/9/2022 yaa igu waqti ah asxaabeey
@yacquubmaxamed5977
@yacquubmaxamed5977 Жыл бұрын
Haahay
@mursalsool3852
@mursalsool3852 Жыл бұрын
Carfoneyy
@mohamedfuture6903
@mohamedfuture6903 5 ай бұрын
Xaqiiq walahi ninkii garablaa guulayta kii kalena wuu cishodaa
@maxamedyasin8377
@maxamedyasin8377 3 жыл бұрын
Erayadii cabdi muxumed amiin Codkii cabdiqaadir sanka Alaha u naxariisto Ciyaalka danbe axmed biif heesta wu cusboonaysiiyay e malaha
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Ninkan muxu cod lahaa... Cawo iyo ayaan caashaqa.. Adaa calanka usidee caano ila wadaag❤️
@hal-abuurdhajacjimcaale5590
@hal-abuurdhajacjimcaale5590 2 жыл бұрын
2010 in Galkacyo. Xasuus, gabar aan jeclaan baan u qaadi jiray heeskaan, 2022 na iyadoo marwaa ayay America aqalka cad (White House) kasoo horjeedkiisa dagantahay, oo 'Trump' bay dabka kala qaataan, anna Kenya baa afka layrinaya. Yaahuu!😌😁
@nafisdahir3204
@nafisdahir3204 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂
@ahmedabdinasir9091
@ahmedabdinasir9091 2 жыл бұрын
😄😄
@ismahaanyukey6492
@ismahaanyukey6492 2 жыл бұрын
Maskin😂
@rajabofficial9869
@rajabofficial9869 2 жыл бұрын
2022🤣🤣
@ekramtahir3508
@ekramtahir3508 2 жыл бұрын
😂😂😂😭
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 Жыл бұрын
Waqti aad u qrux badan inti u dhexysay 2009 ilaa 2013 iyo Bosaso xasuuso qurux badan dhabtii. 🥺🥰
@karamoige5268
@karamoige5268 Жыл бұрын
Amazig song and Voice Ahmed khaye Ex-Ahmed Biif Muxuu fanaan ahaa Cod tolmoon oo Aad umacaan Buu lahaa runtii. Heestan waxan dhagaysan jiray 2015 caway iga soo hor baxday Taariikhduna waa 28/05/2023 2:23 habeenimo Iyo habeen Axada. 🎻❤️
@betterdaysarecoming1881
@betterdaysarecoming1881 Жыл бұрын
Heestan xasuuso badan ayay igu leedahay marka 2010kii laga imaado maanta taariikhdu waa 22-november-2022, maalin salaasa ah saacaduna waa 12:04pm duhurnimo goobtuna waa guinea bissau 🇬🇼 oo aan sheeko tahriib u joogo waliba diyaar garawgii u danbeeyay waxaan qorshaynayaa inaan halkaa iyo america ugasii huleelo, kaligeybaana meel xeebta agteeda ah ku dhageysanaya. Qofka akhrinaya qoraalkayga waxaan u rajaynayaa in Muraadkaaga alle hakuu rumeeyo kolay sanad kadib ayaan dib usoo jaleeci doonaa halkan inta ka horaysa hadaan kaa horeeyo oon kaa hor dhinto iisoo duucee wll hadaad comment kayga akhrinaysid❤💯
@Abdurahman-bashir
@Abdurahman-bashir Жыл бұрын
Ilahay haku nabad geeyo wllkyow
@samiirahassan3406
@samiirahassan3406 Жыл бұрын
Ilhay haku amansado
@khadarahmedadem
@khadarahmedadem Жыл бұрын
Insha Allah sxb Alle hakugu nabad galiyo meesha aad joogtid waan dareemi karaa ummada Qarankeegii baabi,isey iney meel walba naftu gaynayso Ameen
@sabna-2229
@sabna-2229 Жыл бұрын
Mnta isniin ah ayaan dhagesanayaa heestan 1/30/2023/12:4markay eheed kadib aan arkay qoralkaga wllken hadaa noshahay huuno cimri dheer
@zakariemahamud8995
@zakariemahamud8995 Жыл бұрын
Aduun iyo Aakhiraba Eebe ha inoo naxariisto🤲🏿
@HMontana10
@HMontana10 8 ай бұрын
2023 oo sii dhamaneysa 2024 baa la siigalayaa oo waxaa dhiman kaliya 10malmood wxaa i haayo buufis kii uka daran 2024 baan dib uku soo labanaa anoo hamigeyga ka rumeey aad baa idin salamaa mucashaqinta halkan jgto 🤝❤❤
@MohamedAdem-yt9ok
@MohamedAdem-yt9ok 3 ай бұрын
Haayelin😂😂😂
@daahiryare1067
@daahiryare1067 3 жыл бұрын
Heestaan waxaan xasuustaa anigoo Xabad abgaal wata ayaan u shidi jiray 2009 kii abgaal naago wacanaa ❤❤
@camakuuzkuuzhaaji1875
@camakuuzkuuzhaaji1875 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@carbodhequmbe6850
@carbodhequmbe6850 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 waxay naagahaas ku tuseen weynaa
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 2 жыл бұрын
Ader duduble baa ka naago macaan midaad diraca ku dhagto doolar bay kugu dishaaa waynu yab badanahay hadda nahay besha duduble😁🤠🤠
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Ceeb dadka qabiilkooda meelahaan oo kale laguma sheego ee tirtir
@ilhaanaadem6403
@ilhaanaadem6403 Жыл бұрын
Af ka samayso abgaal hadhihin gabar baa u shidin jiray ku dheh 😏
@AmiinDaacad-yz2rx
@AmiinDaacad-yz2rx Ай бұрын
Heestan aad baan u jecelahay dhagaysigeeda caawa o ay tahay habeen axada ayaan dhagaysanaya❤. 14jully 2024
@craxmanmc1711
@craxmanmc1711 9 ай бұрын
Celise jaawaab Ku calol samow Dulan colaad .. Niman cidan wadan Niman cidan wadan Ciil kama baxe😢😢
@hassanandroid2628
@hassanandroid2628 3 жыл бұрын
Wakhtigu waa soconayaa Ax! Waxba haraye isug maleh Waan u xiisay dib i celi maleh waayihi N0kia iyo wax kala 12 years dib isu jaraya dad baa tagay kuwana waa baaqi waa aduun aadan talo ku lahayn wax walba weynaa wata Allow wakhtiyada noo wanaaji 2021 -2022!
@saacidmaxamuud500
@saacidmaxamuud500 Жыл бұрын
Waa maalin isniin ah sacdu waa 2:33 2023 Jun 26 dadku ey uwada dabal degayaan xoryada soomaalia aniga kaligey ayan meel fadhiyaa 😢🎉 hadad iga danbeyso like isaar 😢😢
@ahmedkroos6174
@ahmedkroos6174 2 жыл бұрын
I miss 2010 my childhood😊🙆🏻‍♂️time is too run
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 2 жыл бұрын
Anba🥺😭
@maxamedmacalin427
@maxamedmacalin427 2 жыл бұрын
Ha wlhi
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
I miss 2010 😭😭 wlh it was a beautifull time and it's my childhood.
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 2 жыл бұрын
Anba😭
@faadumocabdiraxman9935
@faadumocabdiraxman9935 2 жыл бұрын
Cbwanbasmati
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Anigaba 😭
@MaryanSidowAdan
@MaryanSidowAdan 3 ай бұрын
iga raali noqo waxa soo xasuustey saasa u dhegeysanoya sorry 😢😢😢😢😢
@devlastilaki
@devlastilaki 7 ай бұрын
Caawa wa habeen jimca ah somalia ayaan kso tagay anigoo jaceylezan heestaan waxaan dhageysan jiray 2012 dii naciimo ayaan ku xasuusta gabar igu fasal eheed Oman 🇴🇲 ayan joga safarna wan si ahay
@saidabdikarimali3438
@saidabdikarimali3438 2 жыл бұрын
Heestan 2011 kii gabar aan u qaadijiray oo wagaa iigu danbaysay baa si kadisa iila sooo hadashay, sikasta markan u garawayey bay tiri sow adigii heekaa iiqaadijiray way igu soo dhacday, cawan dib u daartay cajiib.
@CSheeko
@CSheeko 5 ай бұрын
What amazing voice,song if you are still listening you are legendary.. 24/3/2024 Sunday Childhood memery😢😢....
@MaanMohamett-od5or
@MaanMohamett-od5or 2 ай бұрын
Heestan maahan hees jacyl ee waa mid ka hadlaysa somalia 🇸🇴 nimaan ciidan wadan ciil kama bexee✅️
@inagulledjilbawayne9380
@inagulledjilbawayne9380 2 жыл бұрын
Can't get enough of this fairytale 😍 💙
@Seki-Saed21
@Seki-Saed21 3 жыл бұрын
Boosaasaan xasuustay 2012kii. Those days...😭😭😭😪😢
@marymacabdirxamndagancabdi1326
@marymacabdirxamndagancabdi1326 3 жыл бұрын
Anba wn soxasuusty wlhi my home bosSo deqa iyo yarntydi
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 2 жыл бұрын
1 sano buu qoralkan kaa danpeeya sow ma aragtid 👻🙆‍♂️
@Seki-Saed21
@Seki-Saed21 2 жыл бұрын
@@hantiileabdi6942 YESS saaxiib.
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 Жыл бұрын
Wlhi xassus qrux badn ayayy ii ahyd yaraantydi 2011 iyo Bosaso deeqa. 🥰🥺
@xidigtiibari7976
@xidigtiibari7976 Жыл бұрын
Boosaaso deeqa 2018 ayaa iigu danbaysay inshallah 5aad sanadka soo socda inaan tagaan rajaynayaa
@ubaxabdullahi6947
@ubaxabdullahi6947 Жыл бұрын
waxan ku jiraa safar dheer Africa to Latin America sacadu wa 8:18 habeenimo waxan dhex maryaa Bogotá Colombia 🇨🇴 sanadku wa 03/October 2022 dulaan colaad Nimaan ciidan wadan ciil Kama bexee ducaduna wa xagiina Somalidii leyga beraay alle ha idiin barakeeyo Meel walbo aad jogtaan
@mubaarikahmed3606
@mubaarikahmed3606 Жыл бұрын
Walal alle maku nabadgeeyey 15-feb-2023
@ahmedagafmaan2715
@ahmedagafmaan2715 Жыл бұрын
Waa 3:21 habeenimo anigo gym ka imid Alx cidna ma jecli weligeyna wax ma jeclan balse caruurnimadeyda ayan xasuusta marka dhageysanyo nimaan ciidan wadan ciil kama baxe ❤❤
@ugbaadcaliibrahim4554
@ugbaadcaliibrahim4554 Жыл бұрын
Jcylku wa nolal wx lag cararo mha wll🥺guulyzo
@siidowmane890
@siidowmane890 2 жыл бұрын
Celis iyo jawaab ku caloolsamow duulaan colaad niman ciidan wadaan ciil kama baxee😭👌💔
@abdullahisharuu7806
@abdullahisharuu7806 2 жыл бұрын
Xamdi ❣ adunkan ugu jeclhy run ahntii alxm hada wan isku farxsnhy waxan nhy lamano isjacel waxan rajeynaya mardhow iney xaskeyga noqoto I.. a 🤲2022❎❣😰
@abdullahisharuu7806
@abdullahisharuu7806 Жыл бұрын
Broken heart 💔wax walbo waa calaf 😰
@ayamahmed136
@ayamahmed136 Жыл бұрын
Makala takteen
@abdullahisharuu7806
@abdullahisharuu7806 Жыл бұрын
​@@ayamahmed136 Haa wll😢
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
2 december 2019 yaa dawanaya tolow heestan 😢🙋‍♀️😟😫
@abdimaliksagal3560
@abdimaliksagal3560 4 жыл бұрын
Aniga dawanayo huuno
@mustafecabdi2524
@mustafecabdi2524 4 жыл бұрын
Na ya dwanaya mhe hesha iska daa bajunyy
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
Madaxa stilllka aa tahay abyo wanku salamay
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 2 жыл бұрын
23 march 2022 yaa dawanaya tolow heestan 😢🙋‍♀️😦😫
@batika917
@batika917 Жыл бұрын
Goosebumps 😢😢my childhood song 🎧 2023 Ayaan dhegeysanayaa
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 7 ай бұрын
Never get bored to this voice it was a memories time when i was childhood.stiil I'm listening in kenya at the midnight 2024 ✌️🙏
@inauujeyali4028
@inauujeyali4028 2 жыл бұрын
the old is gold 2010 xiligi fiicna allaha no so celiyo mabo so noqoneyse😓😓😓
@dheemansheikh1151
@dheemansheikh1151 2 жыл бұрын
Xilli dadka ee isjeclayeen 2021 saaxib fcn xittaa helimeeysid🥺😭
@qabojiyecade4961
@qabojiyecade4961 5 жыл бұрын
Xasuus wallhi marnaba qalbigeyga kama go i doonto heestan 2010 xamar ayadoo dagaalo socdaan ayaan isku boojeyn jirey anigoo jaceylka aduunka ugu xun ihaayo filsan marna kuma ilaawi doono
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
Sax waaye pro waa xiligi qaxii 2010 lkn barigaas waaba yaraa jaceel wax kama aqoon
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
April 2009-November 2019 😢😢 10 yrs ago Nairobi allow Naga madoobeey asaga Ba Ilahay Waa Ka madoobeeyey
@yacquubmaxamed5977
@yacquubmaxamed5977 Жыл бұрын
Amiin Yaarabi
@InaXasan-rv6jg
@InaXasan-rv6jg 10 ай бұрын
Amiin
@daaddoolaal
@daaddoolaal 11 ай бұрын
I'll never get bored listening to this breathtaking song 😍
@abdirahmanaliahmed7599
@abdirahmanaliahmed7599 Жыл бұрын
23.11.2022 12:00 habenimo ayan wxn hesta si wadajira u dhageysaneynay aniga iyo nolosheydii cawo ayan ciirsigan adan cudud kaa rabaa ilahay riyadena ha inoo rumeeyo amiin i love u more than my life my kaaba
@yahyaolad
@yahyaolad 2 жыл бұрын
Waxaan waqtigii tagyoow salaaman leeyahay waayihii noloshu dhankastaaba ka wacneyd wxaasi galadi tahay in aan xasuuso qurxoon inooga hareyn.🖐 Back to childhood memories 😭😭
@Hanad_Daacad
@Hanad_Daacad 2 ай бұрын
Caawa oo ah habeen isniin ah waxaa ku suganahay magaalada muqdisho somalia gobolka banaadir degmada dharkenley gaar ahaan xaafada dhagaxa turkiga waxaa My Ex teydi aan jeclahay ka codsaday inee iisoo noqoto waxay kala tagnay 2023 bisha October 😢 qof alaala qofki fariinteyda ariyay ama arkaya waxaa ka codsanayaa oo kabaryayaa inoo iisoo duceeyo si aan u helo boqoradydi 👑💖 wlhi si dhab ayaan ujeclaaday please iisoo duceeya 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 isniin 10/06/2023 saacdu 9:50:00 yaa Allah 🤲
@hamseart5789
@hamseart5789 4 жыл бұрын
Heestaan ugu jecelahay wax fanaan zomaliya afkii kazoo baxa 👉c.qaadir zanka Legend xuzuuz 👉2019
@miskicadeey4367
@miskicadeey4367 7 жыл бұрын
Hees taan xasuus gaara ii leedahay 2006 anoo aad u yar ban maqli jiray erayadana ma fahm saneyn alx manta wan fahmi karaaa nolow ahmed biif 🙏🙏🙏🙏
@mohameddahir130
@mohameddahir130 Жыл бұрын
Taleefan okin ladhihi jiray baan ka dhageeysan jiray Lkn hada 2023 dhageeysanaa Hadii intaas aad caafimaad ku soo gaartay Alxmdullillah dheh 😢
@mohamedfuad3310
@mohamedfuad3310 4 жыл бұрын
2020 who's watching😏
@GameSync2
@GameSync2 4 жыл бұрын
☝️
@cadarali4704
@cadarali4704 3 жыл бұрын
👆
@yahyedahir2507
@yahyedahir2507 3 жыл бұрын
2021
@muhiyadiin9624
@muhiyadiin9624 3 жыл бұрын
@@yahyedahir2507 😂
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Cawo iyo ayaan caashaqa adaa. Calanka usidee caano ila wadaag.. 😍😍😍2021
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 3 жыл бұрын
2021 I'm still listening😊
@nasteehaahmed9221
@nasteehaahmed9221 3 жыл бұрын
Waan ku arkaa abdihakiinow 😂😂😂
@mohamedraahoy6764
@mohamedraahoy6764 3 жыл бұрын
@@nasteehaahmed9221 i
@faadumoosman8511
@faadumoosman8511 2 жыл бұрын
Me too😇😇
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 2 жыл бұрын
Waynu ku aragna ee raaxeyso bro
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 Жыл бұрын
Ahmed biif beryey ahayd hees la jecel yahay wax kasta waxat leyihiin wakhti 😢
@abdirizakariif9884
@abdirizakariif9884 Жыл бұрын
Dadka dhan hestan marxumki iska laha ma wada xusin rabbi ha unaxaristo hestan waxa iska leh abdulkadir shekh ali sanka lakine ahmed bif wa legend cod macan dib ayu uso casriyey
@__Biid__
@__Biid__ Жыл бұрын
LYRICS: Gabadhyahay casrigan Calmashada kalgacal Cirka lagu shareer Cugtan laysu baaq Colna laga heshii. Anna ceelalyada Carraabada waxaan Cagta so rogaba Ciirsiga adaan Cudud kaa rabaa (Chorus) Cawo iyo ayaan Caashaqa adaa (2x) Calanka u sidee Caano ila wadaag (2x) Gabadhyahay casrigan Calmashada kalgacal Qofba cimiladuu Caadada dhamuu Ku cawaysimaa Celisaye jawaab Ku calool samoow Duullaan colaad Nimaan ciidan wadan Ciil kama baxee (Chorus) Cawo iyo ayaan Caashaqa adaa (2x) Calanka u sidee Caano ila wadaag (2x)5
@kingdarmaan5092
@kingdarmaan5092 Жыл бұрын
🤎🙌
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 Жыл бұрын
heeskan waxa arafoona ku Dhageesaniya iyadoo macalinki arabica NooGu jiro. sanadki u danbeyay schoolka fadhiya F4 insha allah ilaahay ha no fududeeyo Ramadan wa tan schoolka wa ii gabo gabo. 9:43 am 2023/02/14. mcaslama somaaaliyeeyyyy
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 10 ай бұрын
Back to childhood memories iyo wakhtigii fiicnaa 2023 dib udaawanaya heestan from hargaysa sln sare
@mohakhaliifstylmastylman1330
@mohakhaliifstylmastylman1330 5 жыл бұрын
Hestaan xasuus weyne ikuledahay 2007 jaceylki iguhoreeye faradowsa ali inkasto calafga nakalageye hada waxa qabaa xaas waxana ijogta lawo caruur
@abdihakimwarsame8728
@abdihakimwarsame8728 4 жыл бұрын
Mohakhaliifstylma Stylman Fardowsa ali rer howlwadag miya sxb
@feisalmohammedmadee4458
@feisalmohammedmadee4458 2 жыл бұрын
Feeling so lovey when i hear ahsuus😍😭
@yaasiincabdi-yp8hb
@yaasiincabdi-yp8hb 7 ай бұрын
Old is Gold😢 waxan Dib Usoo Booqday Caaawa ay Saacadu Thy 11:27 - Taarikhdu Ku Beegan Thy 15-1-2024💉💔 GabdhyahaY Casrigan CalmasHada KalgacaL Cirka Lagu Shareer😢 Cugtan Laysu Baaq😢 Colna Laga Heshii👐 Anna Ceelalyada😊 Carraaabada waxan😢 Cagta so Rogaba🚶‍♀️ Ciirsiga adaan😓 Cudud ka Rabaa💪 Cawo Iyi Ayaan🎉 CaashaQa adaa❤ Calanka u Sidee🇸🇴❤ Caano iLa wadaaG👩‍❤️‍👩 GabdhYahay CasriGa😢 Calmashada KalgacaL😢 Qofba Cilmiladuu🏙 Caadada dhamuu😢 Ku cawaysimaa🎇 Celisaye 🗣Jawaab Ku calooL Samoow😢 Duullaan Collaad🤺 Nimaan Ciidan wadan🗡🌚 CiiL Kama Baxee👐 Waxan Rjyna inaad heestan aadka u Macaan Dib u Dhegeysan doonto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@marymacabdirxamndagancabdi1326
@marymacabdirxamndagancabdi1326 3 жыл бұрын
Wilki rer bosaso o somlda ugu cod macana axamd bif wlhi xassus hesta igu ledahay iyo goblkyga bari casimdisa bosaso 2010
@apdiraxiinmaxamuud8041
@apdiraxiinmaxamuud8041 Жыл бұрын
If you're still watching this masterpiece in 2023 you're legend ❤
@HMontana10
@HMontana10 2 ай бұрын
Waa malin sabti eh sacadu waa09:43 2024 jun 30 loo dabaaldagayo tobadka xuriyada somalia waxaan ku suganahay jazirad ladhaho mayotte waxaan rejected ku hystaaa mudo 3bari eh isoo duceya inuu ale ika qaado aniga kaligey meel fadhiya 🎉hadaad ika danbeyso like isaar😢
@alpo__ppt4796
@alpo__ppt4796 2 жыл бұрын
2010 dhagol man ahaa waa yabe maba maqli jirin waxne qof kasto wuxu ku haya I miss my childhood 😢 😭 💔 😞 😫
@nasroali1499
@nasroali1499 5 жыл бұрын
Still watching in this year ❤️👌2019
@uptiarkam798
@uptiarkam798 5 жыл бұрын
Salma qurux Masha Allah. Ur nuur spotted in my wadne wallahi
@nasroali1499
@nasroali1499 5 жыл бұрын
sufeer arkam kkkk alla wadno mesha ku dhamadey
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
Kkkk jecelKan walida Naga Dhaafa wadno aa 😂😂
@kiingaafaa8789
@kiingaafaa8789 4 жыл бұрын
Salma qurux Bk hi bea qlli
@maxedalixasan2657
@maxedalixasan2657 4 жыл бұрын
I like this
@Mursalshire8400
@Mursalshire8400 Жыл бұрын
Caashaqa adaa calanka usidee caano ila wadaag❤ inta 2023 dib uso raadisay wn idin salamy ✌
@ismacilahmedosman3420
@ismacilahmedosman3420 Жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuusta Bari oo roobku Badna aniga aan ahaa dareewal ka shaqeeya Boosaso iyo qardho ayan ku safri jiray waxana ibaray zxbkey Burci hdana waxn ku noolahay zambia salan sare saxibayal
@AbdihafidBurqe
@AbdihafidBurqe 4 күн бұрын
Cawa iyo libiya alow isahal amuurrahayga 😢26 bishi 8 2024 fmly iyo asxaba wakaso fogade ano radinya noolol ❤
@BiGShaataa17
@BiGShaataa17 Жыл бұрын
Heestaan❤ hadaan 2023 dib usoo booqatay like iisar ❤ Fav song😮
@bahjoismael3130
@bahjoismael3130 5 жыл бұрын
Wlhi heestan caadi maha ❤️❤️❤️😭😭😭
@muktarhusen947
@muktarhusen947 5 жыл бұрын
heestan shirkii carta ayuu kaqaaday alaaaaha unaxariistee c qaadir sanka markaa soomalida ayay kahadlaysaa
@khalafaawi1338
@khalafaawi1338 2 жыл бұрын
Xasuus dheer mar kale ayaan caawa dib u dhageystay heestaan❤
@Maan-P
@Maan-P 7 ай бұрын
11yr ago It's now 2024 who is the legend who has been looking for this song and listening to it, no matter what work you do.🤛🤜
@akramidirisofficial2204
@akramidirisofficial2204 Жыл бұрын
Waa habeen arbaco soo galayso waana 9:19 waxaana dhagastay heestan anigoo yar waxaana ahay nin dhalin yaro ah walina gabar ma jeclaan anigu bina aadan ahy ma ogi wax ijecladah waa dhacdo lkn la ima dhihin waan ku jeclhay🤩 hada waxaan ku nolahy magalada bosaso waxaan rajaynaa inaa ku noolaado wadanka canada waana rajaynaayaa😍☝️🤲🤎😫
@ceeblaawetube3137
@ceeblaawetube3137 4 жыл бұрын
i wrote this song to my 1st love ayaan in 2009 i can rem wlh,xasuus aan caadi aheyn m.a
@buugiyobaal7544
@buugiyobaal7544 4 жыл бұрын
2020 like saar hadaad daawanayso
@abdulkadirsalaad2091
@abdulkadirsalaad2091 5 жыл бұрын
duulaan colaad nimaan ciidan wadan ciil kama baxee' cawa & Ayaan cashaqa adaa calanka u sida (' AUN' Ustaadkii-Cabduqaadir Sanka Wwaxbarashada & Barbaarinta ''Iftin'' ) codkii axmed biif
@inamahrajsayid6565
@inamahrajsayid6565 Жыл бұрын
If you’re still watching 2023 you’re legend ❤️🙋‍♂️
@abdirahmanmoh6382
@abdirahmanmoh6382 4 жыл бұрын
Still wad igah danbeysaah eh like hayla dhafin bilah calek jaale
@ayubabdullahiadam2585
@ayubabdullahiadam2585 3 жыл бұрын
2021 wednesday 18/Aug in Uganda Kampala......kansanga peace and love whenever u stay✌🖤
@leylogamadiid1914
@leylogamadiid1914 3 жыл бұрын
🤣isku mel huno
@abdirizackjunior6997
@abdirizackjunior6997 2 жыл бұрын
14th October 2021 busia hadudka Uganda
@abdinasirmaame9945
@abdinasirmaame9945 2 жыл бұрын
Nakulaabi 16 Oct 2021 Kampala
@baddmaceeyeh9648
@baddmaceeyeh9648 4 жыл бұрын
18 feb 2020 ahmed biif msha allah fanka hada kabxday wa guul kuso hoyatay lkn wa hees mcn
@shukrinasri6869
@shukrinasri6869 5 жыл бұрын
Listening and I'm much addicted to it November 6th 2018
@muqdishaawi6588
@muqdishaawi6588 5 жыл бұрын
19 November 2018 shukri abdirahman miyaa
@ahmedadan2879
@ahmedadan2879 5 жыл бұрын
1 December 2018
@shukrinasri6869
@shukrinasri6869 5 жыл бұрын
@@muqdishaawi6588 Maya
@shukrinasri6869
@shukrinasri6869 5 жыл бұрын
@@ahmedadan2879 great
@DaryeelMohamed
@DaryeelMohamed Күн бұрын
Majira qof wali dageysanaayo hestan macaan 2025😂😂😂😂❤
@abdulkadirsanka1447
@abdulkadirsanka1447 8 жыл бұрын
cawo iyo ayaan Waa hees aad icajab galisay jaceylkaba igukaco markan dhagesto biif like like
@vcdssvfdd3562
@vcdssvfdd3562 8 жыл бұрын
v
@vcdssvfdd3562
@vcdssvfdd3562 8 жыл бұрын
+Vcdss Vfdd s
@inamaxamed8306
@inamaxamed8306 6 жыл бұрын
Alx illhy ayaa soo hanuuniyay walal ka saar Ex ahmed biif ahmed kheyr
@zakkiadenhandulle6724
@zakkiadenhandulle6724 6 жыл бұрын
Abdulkadir ali osman kkkk
@mustafesaleeban7544
@mustafesaleeban7544 6 жыл бұрын
Caawi iyo ayaan hees xasuus iga mudan markii igu horasay ee aan maqalo 2010 rooda sharaf noloow
@ilyas--hassan--29
@ilyas--hassan--29 23 күн бұрын
Niman ciidan wadan ciil kama baxee Hadaad iga dambeyso like ii saar ❤
@Ahmedbashiir-iy3mb
@Ahmedbashiir-iy3mb 26 күн бұрын
Who is watching 💔3 August 2024😢
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 25 күн бұрын
4th August 2024 😂😂
@suleimanosman7113
@suleimanosman7113 4 жыл бұрын
walaal ka saar heesaha axmed biif fadlan. wallaahi Heestaan waxan ku waayi gaaray labadayda lugood mid ka mid ah , anigoo safar ah misna ka fekerayay qof an jeclaa balse iyadu an iisoo jeedin ina ogayn . waxay ahayd ku dhowaad 5 sano ka hor , waxan watay gaari waxa ila socday ilaa dhawr qof markaan marayey meel u dhow laamiga docda uu ka yahay meermeerka (boosaaso ka sokaysa xoogaa badan), ayaan xasuus ku galay erayada axmed biif markuu leeyahay "CIIRSIGA ADAAN CUDUD KAA RABAA". ayaan seedka kala baxay gaarigii oo geed la galay lug ayaa dhaawac xun iga soo gaaray yarna luqunta ayuu ka murgacday wallaahi wan xasuustaa bosaso markan galnay ee nala qaaday ee hospitalka tagnay ayaa lay yiri sababta uu gaarigu seedka uga baxay ma noo sheegi kartaa weliba si sahal ah adoo shukaanta si fiican u hayay? jaceyl waa wax jira laakiin ma fiicna ruux aan dan iyo heelo kaa lahayn in alle ku jeclaysiiyo sorry
@deeqaxuseen3197
@deeqaxuseen3197 4 жыл бұрын
Sorry wllo
@aweesxasan8388
@aweesxasan8388 3 жыл бұрын
sorr
@suleimanosman7113
@suleimanosman7113 3 жыл бұрын
@@deeqaxuseen3197 dhib male wll waa iska xaal adduun, walow sayidka laga hayey naagi waa tii iimaan leh oo misna ku maqasha qiimahaagana taqaan.
@suleimanosman7113
@suleimanosman7113 3 жыл бұрын
@@aweesxasan8388 my sxb dhib male " naagi waa ka tasho ama haku toogato saaxiib', waa yaryihiin inta dumarka caqliga u saaxiibka ah.
@philantropist2156
@philantropist2156 Жыл бұрын
Suftu🇪🇹2013 Mogadishu🇸🇴2014 Jigjiga🇪🇹2015 Libya 🇱🇾2016 Itally 🇮🇹2017 Swizerland 🇨🇭2018 Germany 🇩🇪2019 Sweden 🇸🇪2020 France 🇫🇷2022 Holand 🇳🇱2021 U.s.a 🇺🇲 2022 Miss U My Home #Suftu #Ciyaal Jiiro Maskiin
@Maaliki133
@Maaliki133 Жыл бұрын
Legend waqtiga haku wacnado ciyal jiiro maskin 😢 barxada kubada lagu cayaro godka iyo jaayga cabdi qeydiid isbartiibo xasusu wlhi masajidka sheikh abdukhadirow❤ hader makala garaneysid melahas wlhi
@shimbirka.
@shimbirka. 2 жыл бұрын
Old is Gold Childhood Remember. 💔🥺
@makeupartistreemmakeup7373
@makeupartistreemmakeup7373 5 жыл бұрын
Am the only one watching 2019 OMG i love this song 2013 when am young hr this song😍
@Abdullahgii
@Abdullahgii Ай бұрын
Waayo waayo😊. Heestan marke so baxeysay aad udhageesan jiray, Caawa ay taarikhdu tahay 23/07/24 ayaa dib uso raadiyay, Nairobi/Kenya🇰🇪 ayaana kudhageesanaya🤩.
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 Жыл бұрын
May foviroit song 2012😢😢
@khalidblodh2433
@khalidblodh2433 Жыл бұрын
Wakhti laga joogo 13 sano oo ku buuxda 2023 ayaan dhagaysanayay heestan the most song heesaha xiligaa la dhagaysanayay 👌👌
@cabaaye9182
@cabaaye9182 7 ай бұрын
If you're still watching 2024 this song you're legend.Kkkkk
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
CabdiQays & Hibo
7:49
LBchannel
Рет қаралды 493 М.
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 37 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 17 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 41 МЛН
Djib Musique Qardho Ahmed A  Karim  Ahmed Biif    YouTube
5:08
nasrina050
Рет қаралды 256 М.
Nacab Jaceyl - Axmed Biif 2010
7:30
AxmedBiif2010
Рет қаралды 1,5 МЛН
Cawo iyo ayaan
5:30
Axmed Biif - Topic
Рет қаралды 22 М.
Fuad Omar - Mays Aroosna
5:45
Mohamed Amin
Рет қаралды 9 МЛН
Heesti Barni  Codki Ahmed Biif  Lyrics  REDCAP OFFICIAL YouTube
4:56
REDCAP OFFICIAL
Рет қаралды 2,5 МЛН
XAAWO SHARAF by Ahmed Biif.
6:54
TheVenuschannel
Рет қаралды 312 М.
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,8 МЛН
axmed biif
5:08
youful1
Рет қаралды 1,7 МЛН
ahmed biif unugyada jirka
5:44
nafiso aadan
Рет қаралды 210 М.
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 37 МЛН