Axmed Cali Cigaal iyo Seeynab Xaaji Cali Baxsan Sigaale - Kaftankuna Inoo Furan (Hees Kaban)

  Рет қаралды 347,928

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@adamali2035
@adamali2035 8 ай бұрын
Ramadan habeeenkii u horeeeyay Isniiin 10:47 pm 11 march 2024 ayaan ku murqaamaya heestan qiimaha leh💯👏Ilahah ramadaan khayr keeda hayna siiyo ramadaano danbena haynagu simo kuwii ka faaidaystana rabi haynaga yeelo🤲❤❤❤❤❤
@amore5583
@amore5583 11 ай бұрын
Caleek caleek Markii iigu horaysay ee aan heestan fadhi ku dhagaysto wxy ahayd 12/2013 hergeisa xfda sabbo xareed gold era
@saciidoxassancilmi9300
@saciidoxassancilmi9300 Жыл бұрын
Waa maalin jumce ah meezha aan jooga waa magaalada galkacyo bartaha soomalia waxaa iidaaran heestan kaftan jawi kale ayaan ku jiraa illAhow wadanka nabad nooga dhig
@anigaqudhayda4066
@anigaqudhayda4066 5 ай бұрын
Aamiin.ilaahay wadanka nabad haynooga dhigo
@DarbanMedia
@DarbanMedia 10 ай бұрын
who listing 2024 what a song and kaban 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💯💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜
@BishaarCali-c1t
@BishaarCali-c1t 3 ай бұрын
@@DarbanMedia znzi
@maxamedibraahimmurbay2153
@maxamedibraahimmurbay2153 3 жыл бұрын
Aun cabdilahi diiriye sooraan riwaayadii dhado roob noqon weysay
@abdifatah1512
@abdifatah1512 Жыл бұрын
From India hydrabad
@sir__cmc
@sir__cmc 6 ай бұрын
2024 baan dhagaysanayaa Yurub Geenyo ayaan ku arkay iyadoo qaadaysa sidaasaan kusoo raadiyay. Waa hees miisaan culus. Alle haw naxariisto Sooraan oo erayada leh.
@drmukhtaryusuf9606
@drmukhtaryusuf9606 9 ай бұрын
Absolutely amazing old is gold
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Hadaan awrka kabeduba kabalada ka Celinayn xadhko kululna laga jirin ama caynku kaligii karbaashkiisa hoos maro kuruskuu waxyeelaa marwo daan ninkeed kabin kabaheed ma yeelo way kala dhinaataa
@ismailelmi7788
@ismailelmi7788 Жыл бұрын
Kabaheed Ma yeelloo ama ma yeelnoo... way kala dhin-naataa
@SacadafricaanSacadafricaan
@SacadafricaanSacadafricaan 29 күн бұрын
Waxgarad lafahii Hora thay❤
@selmaandhubadb8368
@selmaandhubadb8368 16 күн бұрын
Caynkaas weeye Dad kii Of maliga yaqaaney adaa ka jooga Seynab beey 🎉
@selmaandhubadb8368
@selmaandhubadb8368 16 күн бұрын
Gooraha Colaadeed wuxuu Faras kedliyo socod isagoon karti u hadhin! Kaxeeyuhu wuxuu nedi ula Dhacay Kalsooniya Kordhi Orodka weeyaan, laxan kii Ahmed Ali Egal Erayadii Sengub ( AUN
@CllaahiMuxumed-om2qp
@CllaahiMuxumed-om2qp 14 күн бұрын
❤😂🎉🎉😢😮😮😮😅😊
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Riwayadan waxa Alif AHUN cabdilahi Diriiye soran waxan ku dawaday National theater hargeysa iyado Live
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 2 ай бұрын
What a song 🎵 it's amazing voice ❤
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤axsan❤hees❤❤❤
@nasirosmanali7285
@nasirosmanali7285 2 жыл бұрын
I loved this song very much, who belongs this song ?
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 2 жыл бұрын
Abdulahi diiriye sooraan AUN
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Ай бұрын
Kula qabaa jacaylka aan heeskaan uqabo xitaa waan baxaa anoon is ogayn
@mohamedabdijalil478
@mohamedabdijalil478 8 ай бұрын
Heestan xusuus dareenleh❤❤❤❤
@AbdiwaliXirsizuudi
@AbdiwaliXirsizuudi 4 ай бұрын
Heeska baxsan waa kaga awood saraysaa wax yar axmed cali cigaal
@theadorableboy8633
@theadorableboy8633 2 жыл бұрын
Yaa dhageysanaya 2022, waa Sabti maalinka koowaad ee sanadka 12:10 Duhurnimo.
@abdihashi9863
@abdihashi9863 2 ай бұрын
Heestu waxay ka mid ahayd Riwaayadii Dhedo Roob noqon wayday ee Abdilahi Diiriye Sooraan AHU
@CllaahiMuxumed-om2qp
@CllaahiMuxumed-om2qp 14 күн бұрын
❤😂🎉😢😮😅😊
@CaliDhalo
@CaliDhalo 6 ай бұрын
Heestaan waxaykujidhay raawaayadii dhado roormanoqoto laakin hadii axamad vali laweydiilahaa heestu waxanisleedahay miriheeda qaarkod waa anti waqadigaas kacaan ka baajirey
@abdifatah1512
@abdifatah1512 Жыл бұрын
Waayo waayo
@QaasimGuuleed
@QaasimGuuleed 5 ай бұрын
Kabanka qofka tumaaya yaa igu caawin kara .
@abdiali2801
@abdiali2801 4 ай бұрын
Axmed cali cigaal ayaa tumaya
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 Жыл бұрын
Heestan waxaa lahaa claahi diiriye sooraan ale hawnaxariistee waxaan wada qaadaya cigaal iyo baxsan riwaayadii dhedo roobnoqonwayday
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Himilo faya-dhowre company'Somali bureau standard SOBS#trociare hygiene kit distribution otp side beletxawo gedo Somalia
@123sucad
@123sucad Жыл бұрын
❤❤❤
@calibanaaney9358
@calibanaaney9358 Жыл бұрын
Waaw
@yahyedahirmohamed1470
@yahyedahirmohamed1470 5 ай бұрын
Marku kaafku godanyahay, kordhaw haw yeeline maxaa loola jeedaa
@axmadtabaarak
@axmadtabaarak 2 ай бұрын
Y
@ayubelmi5011
@ayubelmi5011 9 ай бұрын
Omar dj
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie Жыл бұрын
Mug more 😅😮and 😮
@mohamedaden9532
@mohamedaden9532 Жыл бұрын
Hawsda beena sy horseedo hubaqan msran ii horseeday
@mohamedaden9532
@mohamedaden9532 Жыл бұрын
Ilayan hurdo habar ma koriso habaarnina qaba ma heero
@mohamudsamantar1162
@mohamudsamantar1162 4 жыл бұрын
Laxanka yaa sameeyey?
@ikhajji
@ikhajji 4 жыл бұрын
Laxankii Cigaal
@nasirosmanali7285
@nasirosmanali7285 2 жыл бұрын
Heesaha Cigaal isagaa saarta laxanka inta badan wllo , lkn ma hubo
@abawnadhaameye3241
@abawnadhaameye3241 2 жыл бұрын
Qqqq
@selmaandhubadb8368
@selmaandhubadb8368 Ай бұрын
Laxanka Ahmed Ali Waa caan ma qarsoomi karo Waa isaga ❤❤
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 5 ай бұрын
viking*❤Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
Trapped by the Machine, Saved by Kind Strangers! #shorts
00:21
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 22 МЛН
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 30 МЛН
Walking on LEGO Be Like... #shorts #mingweirocks
00:41
mingweirocks
Рет қаралды 4,9 МЛН
HEESAHA QARAMIGA AH EE LOGU JECELYAHAY AXMED CALI CIGAAL
6:42
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 569 М.
Axmed Cali Cigaal iyo Saynab Xaji Cali Baxsan Doraato_Miyaad_ilowday
10:54
WAR MA FAALIYAAD TAHAY
5:43
Release - Topic
Рет қаралды 7 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Девушка удивила ВДВШНИКОВ #сериал #фильм
0:20
Топ по Ивановым
Рет қаралды 12 МЛН