AXMED MADOOBE AYAA DOWLLADNIMO DIIDDAN

  Рет қаралды 2,155

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Күн бұрын

Пікірлер: 43
@samanjecel6079
@samanjecel6079 52 минут бұрын
Ahmed madowe waa kansar uu ku noqdey dowalda somali Allah haa kaa qabta shacabka maskinta dulmi uu ku haayo 💙💙
@june6206
@june6206 23 минут бұрын
Xasan ba ah axmed ayuu weerarey cid a xasan dhiiqo dhiiqo Dudu ku maydhay kkkk guul axmed madoobe
@samanjecel6079
@samanjecel6079 54 минут бұрын
Sh salaax run badan Allah ku jecel xaqa sheeg haba qararde💙💙☝️
@Soofehirre11Maxamed
@Soofehirre11Maxamed 3 сағат бұрын
Waa nin cuqdadaysan oo waalan kkkkkk Xasan dhiiqo ha dhaco
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 сағат бұрын
Sheekh Saalax wuxuuba noo Amaanayaa caawa Gurguurte oo Baddii Soomaaliya 100 000 keliya shalay itoobiya kaga gatay
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 сағат бұрын
Sheekh Saalax maanta Hiraab oo Digil Aw mirifle in ay noolaadaan diidan ayuu la saftay taasna waa nacasninimo Hiraab waa codowga koowaad ee Digil Aw mirifle waaye
@cumarcali9053
@cumarcali9053 Сағат бұрын
Warkan sheekh qaasimow cadowgada cadowgiisa waa saaxibkaa
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 3 сағат бұрын
Sheekh Qaasim caawa caadi ma tihid maadaama Gurguurte madaxweyne iyo wax u Eg aad ka tilmaantay Gurguurte madaxweyne ma ahan waxaa Dowladda aad ku tilmaanaysidna Dowlad ma ahan sheekh Qaasim waxaa u hadashay sidii Qof aan wax ogeen oo kale Gurguurte maleeshayadiisu waa sida ay u jabeen dibna uma soo noqon karaan meel iiga qor waa 12 kii 12 2024 Sababtoo ah Hawiye waa Oddoon Daarood Oddoonna Boqorkiisa lama degaalimi karo Gurguurte waa Oddoon madoobana waa Boqor meel ka qoro caawa Hawiye Daarood mala degaali karo wuu ka cabsanayaa Hawiye Qabaa’il Digil Aw mirifle aheen uma boonteen karo Dowladna uma noqon karo meel iiga. Qora haddii la nool yahay
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 сағат бұрын
Sheekh Saalax waan diidnay Hiraab oddoon uma noqonayno
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 18 минут бұрын
Dawladda ninkani ka sheekayno, xagay joogtaa. garguurte isagaa baddii somaaliyeed bixiyey.. sxb Somalinimadda,xasan baa diidey . waan soo dhowaynayaa in lakala tago.
@zainabsulman3881
@zainabsulman3881 3 сағат бұрын
Taa Axmed waxaa nooga daran ta Xasan adeer
@MohamedAbukarahmed-mv9wq
@MohamedAbukarahmed-mv9wq 3 сағат бұрын
Somalia dhulka jareer weyne ayaa lisku heeystaa
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 сағат бұрын
Sheekh Saalax Adam madoobe iyo wasiir tiktolk waxba isma dhaamaan sheekh Saalax caawa wuxuu na leeyahay Hiraab Oo dhulkeena nagu haysto aamina sheekh Saalax Jikada Hiraab buu galey waana ebar zero
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 2 сағат бұрын
Waryaa oromo mehasn adiga kuma hali kartid hiraab waa dad somaliya xawasho meyshan ka tahay
@asadabdallah4733
@asadabdallah4733 2 сағат бұрын
Aadanow Qur’aankii aad ku bilaabi jirtey maxaa u ilowday
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 5 минут бұрын
cawa kii ugu waali badnaa buu keenay. qof wax kala og maaha.
@asadabdallah4733
@asadabdallah4733 2 сағат бұрын
Ninyahow Qur’aanka ku bilow sheeqii codka macaanaa ku bilow barnaamijka Mr: Increase yahow haddii kale kabaha ayaa 😂kula dulmarayaaa 😂next time barnaamijkaaga waa in uu ku furmaa qur’aanka thank you
@Turtle333face
@Turtle333face Сағат бұрын
Raxawayne wuxu yahay yaa yaqaana!
@kingmaha7
@kingmaha7 10 минут бұрын
Ogaden baiskaleh
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 25 минут бұрын
Dee WALAALAYAAL koonfur galbeed dagaalama is xoreeya qaraarka daaya walaalayaal
@mohamednuradin7250
@mohamednuradin7250 Сағат бұрын
Xassan sheekh waxuu ahaa tuug iyo moorayaan markii ey dagaalamayeen Lafta gareen, markey heshiiyeene waxuu xagaaga kanoqday owliyo iyo rasuul, Shekh sheydaan baathy xaarbaad caawa seydhay, mar danbana diin hanooga sheekeyn tuugyhow naasaha ea weyn,,,,
@Soofehirre11Maxamed
@Soofehirre11Maxamed 3 сағат бұрын
Waa oday waalan kkkkkkk
@hodanelmi9189
@hodanelmi9189 Сағат бұрын
ASC. HAWIYO MAYA WAXAA XAQ ULEH SHEEQAL COORMALE GAALJACEL I'M MJ XAQA WAKAAS ANIGA REER KISMAAYO ASL BAAN AHAY 36 KA HORE HADII DAACADA LAGA HADLO BAADIYHAY YAA DAGAN OO CANAHA KEENA WAA COORMALE MAJERTEEN DIR GAALJACEL
@kingmaha7
@kingmaha7 11 минут бұрын
Wanfahanay
@zainabsulman3881
@zainabsulman3881 3 сағат бұрын
Oo makii Daarood la xasuuqayey 1991 taasi maxay ahayd?
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 сағат бұрын
Sheekh Saalax Hawiye waa Oddoon Daarood Hawiye Adigu ayuu Dowlad kuu yahay ha kuu ahaado 😂😂😂😂😂😂😂😂 sheekh Saalax wuu waashay sababtoo ah maanta Gurguurte marka haddiiba madaxweyne ka tilmaantay Jubiland kala Fornia ma ahan Digil Aw mirifle ayaa iska leh mana rabno central maanta kadib sheekh Saalax cid ku dhegaysanayso maleh
@MohamedAbukarahmed-mv9wq
@MohamedAbukarahmed-mv9wq 3 сағат бұрын
Maalashego dhabta ninkii iskaleg
@hodanmohamed375
@hodanmohamed375 Сағат бұрын
Odaga cawo waa uu ka daraay oo daarood baa maskaxdaa kagalaay dhiiqoo umabaa jeedoo
@AaaJjj-h9e
@AaaJjj-h9e 3 сағат бұрын
Jini daarood baa kudhacay adeer xasankaad leeleefaysid rerkaaguu uneceb yahay ee iska aamus ciidanka xasan keenay axmed ma caaynay siinayeeyn istus tus adigay kaa hadlinaysaa 😂😂😂😂
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 11 минут бұрын
Sheekhan dhilada dhashay wuu riyoonayaa wax uusan garaneynin buuna ka hadlaaya ee baydhabo ha ka faaloodo, kismayo raggii lahaa baa heystee
@kingmaha7
@kingmaha7 11 минут бұрын
Asc ninka sorac sasan
@husseinxyz
@husseinxyz 2 сағат бұрын
Mushkiladda Jubbaland xalkeeda ma dagaal baa , mise waa xal siyaasad iyo wada hadal ?
@MohamedDuale-d8q
@MohamedDuale-d8q 28 минут бұрын
Sheikh Qassim maxad Raali katahay Xassan Sheikh Inu wadhar ogol diido o Wadankan Dictator kutaliyo. Sheikh Qassim dabta kahadal yusan qabil kuqaadin. Stop inciting.
@MohamedAbukarahmed-mv9wq
@MohamedAbukarahmed-mv9wq 3 сағат бұрын
Hawargidir maamul baaudhisan majerten maamulbaa udhisan isaaq maamulbaa udhisan raxaweyn maamulbaa udhisan aaway jareer weyne maamulkiisa taasaa cadeyneso inlasku hesto dhulka jareer weyne
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 2 сағат бұрын
Adiga meshaan oromo ka tahay qawilda somaliya xaka galay adiga meshan xawasho ka tahay
@laylaahmeeday1168
@laylaahmeeday1168 Сағат бұрын
Been axmed madoobe dawladnimo ma diidane xasan sheeq diidan
@MohamedHirsi-l5p
@MohamedHirsi-l5p Сағат бұрын
Shiikh waxaad ku fiicaantahay kiitaabka ku noqo siyaadu waa been xasan marabo dowladnimo adaa siiyay dhulkaaga
@SamanaCabadiy
@SamanaCabadiy 3 сағат бұрын
❤❤❤❤
@Soofehirre11Maxamed
@Soofehirre11Maxamed 3 сағат бұрын
Odaygu wuu isku dhexyaacay kkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂
@Soofehirre11Maxamed
@Soofehirre11Maxamed 3 сағат бұрын
Axmad guul guul guul Xasan dhiiqo hadhaco
@mohamedsheriff109
@mohamedsheriff109 2 сағат бұрын
Jubaland daarood weyne degan somalida kalena waydeganyihiin
@husseinhassan1096
@husseinhassan1096 Сағат бұрын
Xa$$an dollar 😂😂😂😂😂 THE GAME IS OVER
One day.. 🙌
00:33
Celine Dept
Рет қаралды 76 МЛН
Lamborghini vs Smoke 😱
00:38
Topper Guild
Рет қаралды 65 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 27 МЛН
Thank you Santa
00:13
Nadir Show
Рет қаралды 59 МЛН
SHEEGA DEE (5180)
2:00:58
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 6 М.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2 МЛН
XOGTA XASAASIGA AH AMAR ALLE 12 December 2024
15:28
SHANTA TV
Рет қаралды 2 М.
One day.. 🙌
00:33
Celine Dept
Рет қаралды 76 МЛН