Good 👍 thank you brother Adam sida aad saacad saacad noogusoogudbineyso reer firinbi iyo damuljadiid labadaba hadal kamadhageysto ilaa adigaan kusugnaa warbaahinta s m c ♥ thanks ❤❤❤🎉
@Soofehirre11Maxamed6 сағат бұрын
Sayid axmad guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jammane38807 сағат бұрын
Macalin sometimes you look so funny and clawn at the same time 😂😂😂
Asc shantaliyeed xamse iyo xasan gurguurte way gateen soomaaliya waayo soomaliya maanta umabaanay in lays qabqabsado dadamo shisheeye waxa uloogay badan nin ee dhul iyo dadkiiba cunay ee noqday dastuurkii iyo shacidadii kalaba iyagaa noqday balse alle unbay leeyihiin shacabka masak Int ah soomaalidu😂😅😢
@dahirnurjama42936 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkk Well done Axmed Cadde
@khadarmaxamedmire40216 сағат бұрын
MACALINKA AADANOW WADAMADA SHISHEYE EE LOO SHAQAYNAYO SOO SHEEG SHEEGA DEE
@omarversteeg98336 сағат бұрын
Hadha hadha
@Sahraomar-ln4hg6 сағат бұрын
😂😂😂😂😂
@MaxamedBashiir-im3hp5 сағат бұрын
Macalin ciyaal.yoo yoo miyaad isku badashay sidaan nin weeyn Uma dhaqmee
@Shikhmuscab1434 сағат бұрын
Dagaalkan kismaayo uu ka wado xasan shikh inta udhiman ayuu ku dhamaysan doonaa isagoo haadna haynin ayuu meesha dhafi donaaa
@abdullahisaman95827 сағат бұрын
Xasan dhiiqo wuxuu damacsana nimaan magaca daarood ahayn diiday Oran waayee maag bey ahayd in uu nin gun ah waaran soo khore eh mala cowryi daarood wakaa doirtay sayidkiiye
@AhmedElmi-z9q5 сағат бұрын
Asc kusoco
@maxamudfaarax77617 сағат бұрын
Asc
@caliphabdoe7084 сағат бұрын
Hassan sheikh Iyo Xamsa , Arrest Them, The are Criminals
@xidigajabarti7727 сағат бұрын
Ahmed madobe. Wuxuu yiri..( hadaan baaxad leeyahay bada soi majiireen hadaan baakal leeyahay biri soow maduzleen. Sow sadexmarexan gedi. Hadii aanan silic badin. Saaka ima badbaadsheen..? Tolkey marexan sadoow kalayoo isama bixi..))) waqti majiro maalintii uunsiga weeye. Irir iyo kablalax weeye. Somalidu waa daawade yaale insha alkah
@abdikafarismail3752 сағат бұрын
Xasan culusow maxkamada federal ah ayaa amartay ee kismaayo in lasooxiro xasan culusow
@abdulhassan79405 сағат бұрын
Xasan shiikh maada xilgii mucaaradku ku bilaabanayay la gaaray Xasan shiikh wuu iska fagoyeey ciidanka
@sedson027 сағат бұрын
Halkeebay ku danbeysey warrant-ki WASIIRKA AMNIGA Mayland uu ujaray Xildhibaan Amiin Jeesow ? MEELBA . Axmed madoobe wa neef adhiyo gooracanoo rafanaya . Niin daad qaaday xumbo cuskey .
@aamsheikh7 сағат бұрын
Intii xumaanta ku heshiizay baa xaqii ka kudiriraya Xasan magafe oo kuleh khiyaano qaran sow layaab maaha