asc war tolkay talo muge war waa cawlyahankii aad isu danta ahaydeen maanta nasiib uma yeelanin inaan idinkala qayb galo shirkaasi balse tala bixin qoraala iga hooya axmed wa uu sameeyay waynu aragnaye waxba eeddiisu yaan lagu fogaan maanta xoogiina iyo xandadiina mideeya dawladi fadaraalka oo maanta ay axmed ishayaana waa fursade ha daayicina taga xamar dira wafti wayn oo ka kooban damaan beelaha jubalan ku dulman oo kuumade wayne oogu horeeyo lakulma m/daxwaynaha iyo raisulwazaaraha lana taliya talana ka qaata oo la wadaaga halka ay ku haboontahay in wax laga bilaabo kol hadaad caasimada sharciga ah ee buaale gacanta ku dhigtaana dulka kaloo dan qabhashadiisu aad bay u fududahay axmedna wuxuu noqon magac u yaal aan sharciyad haysan ileen dawladu iyadaa madaxwaynaheedu keensan
@IHatemumafiqАй бұрын
Ninkan waaba dembiile isaga af kiisa ka sheegaayaa inuu ciidankii Kenya soo geliyey dhulki, 100% waa qaain wadan walahi kalabka
@AbdiNasir-n5hАй бұрын
khain ilahey Ben ushegay oo tuug ah axmed waaki khawarijta ka xore yay jubba land ee dagalka kula jaray dhawr iyo toban sano maxad udagalami wayday markey khawarijtu haystay...
@IHatemumafiqАй бұрын
Alshabab waa Oromo Af Somali baratey maaha dad Somali, agend Ethiopia wadato waaye
@Sinoy21Ай бұрын
Somaliyey inuukuna is cuuna oo qaabyalad isku dilaay ethioia naa waay inigaa faaidaanaysa intaad isku maaqantihiin ee xiishoodo dhullkina daafaacda
@IHatemumafiqАй бұрын
Waaran 😂😂😂😂 war digniin dheh
@marianhassan9515Ай бұрын
Aqas walakala miirimin tolomoge medgo wa tolomoge goorgaate ufufu ufuuf ufuf afkad karaatey tolimoge gorgaare huhuhhu hushush ulma gorgaate lo raac lorac ufuf uf wdab daradaas harti baskalle