Wakidaabii afku leebleyala Ahmed malinta sacadiisa madhafahayo afkoda urahayo cayayaanak OO lehe wa jiranyahay ayaga cudru xunbayaqabane Allah haweydistan cafimad.inta ay ku mashquulsanyihi Ahmed madobe iyo jubbaland guull iyo gobonnimo ku Nolan jirten wayna ku noolaan INSHALLAH
@Deen.enlighten15 сағат бұрын
Axad madame run ayuu shegay
@zahraabdalla737614 сағат бұрын
Masha Allah guul guul Jubaland❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedgurhan677515 сағат бұрын
Sayid Axmed Madoobe waa geesi daacad u ah dadka Soomaaliyeed
@abdisheikh609415 сағат бұрын
Axmed wixii xasan ka sheegay waa runtii marka aad fiiriso wixii uu xasan sameeyey.
@Habiibsharaabi14 сағат бұрын
Masha allah ahmed islam allah hakuhafidow yarabi guul guul allah hakosiyo yarabi ahmed islam allah noor hakocifiyo cadonyo iyo aqera
@بدلعامر15 сағат бұрын
Hassan. Shekh maha somali dhaladah waa bangaladhash waxao laa walaal yahay shekh khasaana A, madooba maha somali dhalad ah waa axmaar waxa dhalaay tadhasa muu lata Ahmed tadhasa
@WiloCusman-uv8ix12 сағат бұрын
Absolute madoobe guul 👌👌👌
@FahmyAbdillahi14 сағат бұрын
Xasan Sheekh isagaa khalad sameeyey markuu Axmed Madobe iyo Xamse oon midkoodna Somalia u dhalan xilal u magaacaabay, ka naasnaasi hee.
@AbdulaahiWarsame-w7o16 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤
@AbunawafAljabarty16 сағат бұрын
SAYID AXMED ISLAM WAA RUNTIISA, RUNTA SI CAD AYUU UGU HADLAY. WAANA HOGAAMIYE SI FIICAN UYAAQANO EEDEYSANE GARGUURTE.
@DhuuxIsnaciil16 сағат бұрын
Intuba waaruntii
@osmanabdullahi571915 сағат бұрын
Thanks bro
@haliimogoodir541112 сағат бұрын
Oo sowtii axmed laga caayayey masjidka madaxtooyada oo uu lahaa xasan axmed madowe waa shabaab ma ceybaa cey ka fiican
@AhmedHassan-ed5ue14 сағат бұрын
Axmed madoobe wuxuu sheegay oo dhami waa run xasan gurguurte wuxuu doonayaa in uu wadanka burburiyo oo iibsado
@SMATransport15 сағат бұрын
Ahmed madobe in madaxweyne logu yero ayaa khalad ah
Warkaa ba aaway hadalkii axmed madoobe ee aad noo sheegtay khaa in baa tahay.
@MohamudHassan-b2r15 сағат бұрын
Mad😅😅😅😅😢
@abdulkaderjama14944 сағат бұрын
Masjidka wuxuu noqday meel ay madaxda kuwada hadlaan warar isweydaarsada qof qalad u arka worms sax u arko dhexdhexaad waa Deni oo aan masaajidka ka soo hadlin.
@axmedmustafcumar657715 сағат бұрын
Axmedow adi maa,ah mise xasan sh noo sheeg korsi la iska siijoogaya meesha maaha boqortooyo casal jaahilihii lagu dhaqmaayay
@abdirashidabdullahi-x7j15 сағат бұрын
Hooyadaa makasaaraysaa
@Cabdiwiish-i3j16 сағат бұрын
Mar hore ayaladhahaya lagabarata lagabadiya wayo xaran asiga ayadadka kacayajireay masjika marka dhaqanka ukudhaqMaya aya lakuladhaqamay xasantug
@SharmarkeMuse-n3e15 сағат бұрын
Aaway muuqaalka balaayo sheeg mafiicnee tag tag waxbA nooma sheegin sidaan shacabkaa gugunici ee kajoog runta kahadal waryaaa😂😂😂😂😂😂
@nuurbocor447815 сағат бұрын
Hadalka ma,Adigaa noo sheegaya, sow kama haboona inaad codka madaxweyne axmed madoobe soo gudbisid. Haddii kale suda aad rabto ayaad noogu warantay
@hillowdiriye13 сағат бұрын
Waabeentaa weriye beenaale
@hindiafsomailah5 сағат бұрын
Kkkkk Hasan sheikh marka uu masajidka ka hadlaye maxu ka waday yaan masajid ka hadli karin hasanow furunta aa inoo balan ah ayu tagan yahay sayidka