No video

AXMED NAAJI SACAD 2015 DALKEYGOOW OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 463,100

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

LAXANKII: AXMED NAAJI SACAD
CODAKII: AXMED NAAJI SACAD
FANAANIINTA NORTH AMERICA
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN
Liibaan Jama Website
Copy Right Liibaan Jama

Пікірлер: 267
@taamer1
@taamer1 6 жыл бұрын
Wallahi Somaliweyney waad iga oysiiseen😢..ii noolaada dalkayga iyo dadkeyga Somaliweyney✌️✌️✌️
@adenabdourahman6568
@adenabdourahman6568 4 жыл бұрын
Moi aussi j aime tro Somalia
@musekhadir4125
@musekhadir4125 7 жыл бұрын
As a Djiboutian and a big fan of the legend Mr Naji, i had the privilege to meet the gentlemen in Nairobi end February 2017,hats off sir.plz brothers together let's fight the violence in our beloved Somalia. It's our dream every single person to visit the Somali capital,to realise that Djiboutian dream we need you first to stop the nonsense violence.
@countcryptonite
@countcryptonite 6 жыл бұрын
Muse Khadir ❤️ to Djibouti our blood. Our home. ❤️ from Mogadishu your city
@mohamedabdulaziz2203
@mohamedabdulaziz2203 2 жыл бұрын
Is he reer xamar
@abdullahiesse9711
@abdullahiesse9711 2 жыл бұрын
@@mohamedabdulaziz2203 what ever his is, he‘s legend and somali🇸🇴. That‘s enough. Somalia hanolato🇸🇴❤️
@ifiyoaqiro2555
@ifiyoaqiro2555 Жыл бұрын
Daarood iyo hawiye ayaa somalinimadi kuciyaare
@abassbare3743
@abassbare3743 6 ай бұрын
Aun even me meet him in islii Feb 2017
@Xamsecanadi
@Xamsecanadi Жыл бұрын
Markey dihatee sun daacdey ayaan nafta la soo talaabay dalkeygoow. Al fanan AXMED NAAJI SACAD, Taariikhdu iyada is qorta. From somaliland, i love somali people and I want Somalia to be united wherever it is. 24/10/22
@mahidhelmi9442
@mahidhelmi9442 5 жыл бұрын
Shaqsi walba Ku Haminayo inu Si Dumiyo Dalkena Heestan Un Halo Darro😥 Meel Aan kugu Dorsanayo miyeba Dunnidan Ku Tala🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏 14\08/2019🙏🙏
@Mahamedsilva35
@Mahamedsilva35 2 жыл бұрын
Umalayn maayo Inuu jiro Fanan leg Codkaan halaasigaa Ee heesta Axmed Naaji sacad 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@samiirabdi7486
@samiirabdi7486 Жыл бұрын
Waxaan Daawanaya Heestan Qiimaha badan Caawa Oo Uu Hoygiisi Runta Ahaa u Hoydey Baba Axmed Naaji Sacad Rabi Hakuu Naxaristo Tiir Wayn Ayaa Fanka umada soomaliyeed Cawa Ka baxay😭😭😭😭 Daqiqado Kahor Ayuu Cawa Ku Go'ay Cariga UK Hadii Aad iga Dambeeyso Wll isoo Raac Heestan Isago Meyti Ah Ayaa Cawa igu Horeyso Isniin 10:53pm Sept4|2023
@nasraabdidahir2497
@nasraabdidahir2497 Жыл бұрын
Haaaaa 𝐰𝐥𝐥h
@maryamaapdi9907
@maryamaapdi9907 10 ай бұрын
😢bh. N. 😮 I 😮 v
@amiinaclaahi2855
@amiinaclaahi2855 9 жыл бұрын
meel aan kugu doorsanaaye miyeey dunidaba ku talaa dalkeygoow 😭😭😭😭
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 6 жыл бұрын
amiina c/laahi waa xaqiiqo midaas wlh
@salmaanyare4628
@salmaanyare4628 3 жыл бұрын
meel aan lucy doorsanaaye miyeey dunidaba Ku talaa dalkgoow jtaim Somalia
@AHAPPY_LOUTH
@AHAPPY_LOUTH Жыл бұрын
Farintaada waxan arkay 2023ka walahay waa iga ohisay😭😭
@user-uh3km4gl7l
@user-uh3km4gl7l Жыл бұрын
Allah unaxariisto caawa ayuu dhintay axmed naaji 😢 4/September/2023
@accrr370
@accrr370 3 ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto 😢
@Jibriil4
@Jibriil4 4 жыл бұрын
Xusuus wlh iskooleyda markaan ahaay maalin walbo waan Qaadi jiray heestaan😭😭😭😭 one love Somali weyn❤️😭😭🙏🏽
@sadiyoahmedmohamed2903
@sadiyoahmedmohamed2903 3 жыл бұрын
Xiligeee yacni sanadkeee
@fuadabdi2137
@fuadabdi2137 6 ай бұрын
Wow, Alle ha u naxariisto A. Naji, fanaaniinta noolna barwaaqo iyo bedqab baan u rajeynayaa. 11-Feb-2024 ...
@anisaanisa9212
@anisaanisa9212 5 жыл бұрын
2019 ya fiirsanaayo meel aan kugu doorsanaayo miyey dunidaba ku taalaa dalkeeygow 😍😍😍😍😍😍💖💖💖💖🌷🌷🌷🌷🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍😍😍
@Qofnaba.
@Qofnaba. 2 жыл бұрын
Qof walba oo qurbaha ku nool wuu dareemaya heestan Allah somali bogoda burcad isku mari 😭💔💔
@nastexoaxmed5437
@nastexoaxmed5437 2 ай бұрын
Heestan 2024 ayaan daawana luulyo ilaahow somali mideey😢❤
@abdihakimmohamed8154
@abdihakimmohamed8154 Жыл бұрын
Who still watching I don't forget this song in for mai life muwadinimadu wa hibo wlhi dadkuna isku dhiig iyo isku dheceenab ma aha sababtana ma ogi!!!😢😢😢
@faraxqaali5194
@faraxqaali5194 2 жыл бұрын
Adunka meel aanu ku doorsano maa jirto ilaahayow wadankeena noo qaabowji sidii hore iyo is ka Fiican noo gaa dhig 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤨😑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤⚪🟢 form somaliland
@Khader315
@Khader315 4 жыл бұрын
Allow somalia qulubteeda midee oo nabad wadanka nooga dhig😓😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@freepalestine520
@freepalestine520 3 жыл бұрын
Illaah qoom ma badalo ilaa ay iyaga gacantooda isku badalaan marka hore. Somali iyagaa dabka shitay ilaa iyo hada holcaya maalin walbana shacabki maalaa yacni iyo dood aan wax hormar leheen ayeey meelaha lafadhiyaann qabyaalad iyo qurun ayeey shacabki ku jiraan So siyaasi caafimaadqabo siduu kusoo baxaa mar shacabki oo dhan hadeey badi wada jiranyihiin.
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 Жыл бұрын
Allow ku naxriiso baaba Naaji Sacad xalay bo geriyoday Dalka Uk 🇬🇧 ku dhintay Waxo ahay wadani naba Jano Fardowsa Allow ka Waraabi 🥺😢😭😭
@noob5541
@noob5541 3 жыл бұрын
Heetan 5 sana ayaa dhagayta wlhi waa qiro from hargaysa samilai waa mid 🇸🇴
@kadardirie6905
@kadardirie6905 3 жыл бұрын
my country 🤦🏾‍♂️🇸🇴😪 insha Allah rag la'aan Alle weyne kuma dhigin Anba maan xiniinyaha istaabto maanta!👊🏽😎
@moha.arlaadi
@moha.arlaadi 4 жыл бұрын
Anoo oynaayi dhageysanayaa walhi😭😭😭😭😭😭
@sacdiomar-uz2s
@sacdiomar-uz2s 2 ай бұрын
😭😭sidasan u ooyayaa wakhtigan aan wax qorayo wlhy
@salaxhashim9046
@salaxhashim9046 4 жыл бұрын
Dalxiis kaaga ma imaanine dalkeygow 😭😭
@alishariffsadak2131
@alishariffsadak2131 Жыл бұрын
Ninkaan hada ayuu geeridiisa isoo gaaray Allah ha naxriisto 😢, danbigiisa Allah dhaafo.
@shariifkhan1
@shariifkhan1 Жыл бұрын
Caawa oo ey taariiqdu 4-September-2023 ayuu geeriyooday Alfanaan/ ustaad/ Abwaan Axmed Naaji Sacad. Allaha u naxariisto oo qabriga ha u waasiciyo
@princesshoodo105
@princesshoodo105 5 жыл бұрын
anoo da.a yaroo caruura dalkaygoow Dumarka aan ugu sareeyo dalkaygoow Dagaaladii iyo rafaadkii dalkaygoow Dadkaygii kala fogeeyay dalkaygoow Damiirkaygu qaadan waaye dalkaygooow Ajaanib inan dan moodo dalkaygoow Darmiyo nolol aan ka raadsho dalkaygoow Sow dantu igumay kaliifin dalkaygoow😭😭😭😭
@hassankayd1maxamed809
@hassankayd1maxamed809 3 жыл бұрын
Warda karaama heestan hooyadeed baa hore u qaadey alle how naxariisto 😭😭
@aziisaaziisuu1459
@aziisaaziisuu1459 3 жыл бұрын
Heestan markaan dhageysto waan oo yaa sababtana garan mayo🤔🤔😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xarago1960
@xarago1960 7 жыл бұрын
two legends..Naaji and cigaal....and good action by minnesota team....great job...l
@kozhinbazhir
@kozhinbazhir 2 жыл бұрын
buuufis aaa siwali ah iihaaayo siddaas oo aytahay heestaan marka dhageesto dalkeyga apaalkiisa ani oo gudin inaa katago imaqabto dhibkana wxaa kasaari karro dhamaanteen oo isgarabsano😭😭😭😭😭🤔🤔🤔🎉🦿🎺❣🫀👌🎀💔💋🎸🧠🙏🏻🥰🤴🤴🤴
@ayala1627
@ayala1627 3 жыл бұрын
27Sept2014 bay taariikhdu ku beegnayd maalintii aan saxaraha Liibiya soo gaadhay, waan xasuustaa oo maalin sabti ah; goor barqo ah bay ahayd. Dalkaygii waxa iga soo eryay aniga oo waalidkay iyo walaalahay la dhaqan waa la isla garanayaa, loomana baahna in aan sheego e, Ilaah waddankii ha inoo hagaajiyo.
@apdishakur9185
@apdishakur9185 7 ай бұрын
Hda hlkee jgta bro
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
Allow unaxariiso wadani axmed naaji🇸🇴😭
@abdurahmanXidig5091
@abdurahmanXidig5091 3 жыл бұрын
2021 03 22 ayaandhagaysanayaa...legend Axmed naaji Sacad...
@MohamedAli-so1jv
@MohamedAli-so1jv 7 жыл бұрын
wadani axmed naaji .nooloow in lagugu magac daro waayay degmooyinka yaqshiid hurwaa meelo ka.mida waan xasùstaa wanagada badan .midnamadii dadka soomaaliyeed 1980 ayay waayeen .dowlad wanaag .10sano.wixii jiray wan la.soconaa 1980 1991kii
@Abdihaleim-A
@Abdihaleim-A 4 жыл бұрын
Masha Allah cimri dheer iyo cibaado suuban ustaad Ahmed naaji maanta ayaa ku arkay Nairobi kulan cafe 13 may
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 3 жыл бұрын
Aamiin 2 ahmed naaji iyo cigaal cimri dheer iyo cibaado suuban Aamiin
@user-ur1pl8ql6n
@user-ur1pl8ql6n Ай бұрын
somalia toloow gormay sidaan ka bixin oo laisku imaan o la midoobin😢❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ZuhurHussein
@ZuhurHussein 29 күн бұрын
Insh Allah one day 🎉
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Heestan xaqeedi ma siin ciyaalkan si caadi ah ayay ugu hesayan. Marka F. Qasim iyo hobalada Ee waberi ku qaadayan wa émotionnel wayo iyagu xaqiiq ayay ka tahay.
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 4 жыл бұрын
Dadka waxa igu daran dal shisheye guri ka gadan kiina idin bahane ka dhista talow gorman arki doona dalkaygo aduunka uhooreya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@awliofarah712
@awliofarah712 9 жыл бұрын
Markey hidate Sun daacday Ayaan nafta la Soo dalaabay Dalkeygoow!!..
@Susu77125
@Susu77125 4 жыл бұрын
Meel aan kugu doorsanayo miyey dunidaba ku talaa dalkaygoow 😭😭😭😭😭 14\12/2019
@yusufali2745
@yusufali2745 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxaristo to the legend AXMED NAAJI. One day SOMALIA will unite Insha'Allah
@user-eo3jh8eq3s
@user-eo3jh8eq3s Жыл бұрын
Allah ku naxariisto ahmed naaji😢😢
@axmedaabicismaan4953
@axmedaabicismaan4953 2 жыл бұрын
Somalidunimadu waxay tahay qof illahay garadsiyey ayuunba garan
@abdinurbidhan5887
@abdinurbidhan5887 2 жыл бұрын
From mogdishu inaan dabadaha waareego inan dawarsado dhul shisheeye qoxooti inaan dad moodo. intaas ayaa la ilmeeyey wlhi. Dalkeygow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴2/6/2022
@nastehugaas4988
@nastehugaas4988 2 жыл бұрын
Inaan dibadaha wareego inaan dawarsado shisheeyaha daraawe inaan ahaado qaxooti inaan dan moodo Ish calaa hees wadani Allow mar uun itus dalkeyga oo nabadaa oo leh dowlad awood leh kala damben iyo amni
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 7 жыл бұрын
ax ax ax dalkagoow walee waa run qurbe waan nacnay ilaahoow naad nooga dhig
@aaribraahin6119
@aaribraahin6119 9 жыл бұрын
Fanaan weyn Axmed Naaji Sacad Oo Wadani Ah ILaahay ha ku xafido Yaa Fanaan
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 2 жыл бұрын
Walhy heestan kama xiisoba tolloow goormaynu arki somali oo mid ah oo hal calanleh ax ax ax ax😭😭😭😭😭😭
@Daddy-e8y
@Daddy-e8y Жыл бұрын
My almighty Allah rest your soul in al fidaus... legend.
@fatimaabdulkadirkhalif2997
@fatimaabdulkadirkhalif2997 Жыл бұрын
😢
@hassangodana7089
@hassangodana7089 Жыл бұрын
Inalllilahi waina ilehyi rajiuun 😢
@abfarah2769
@abfarah2769 10 ай бұрын
Allaha u naxariisto wuxuu ahaa Fanaan, mulaxan musician, wadani dalkiisa iyo dadkiisa jecel.
@mcaadif1907
@mcaadif1907 Жыл бұрын
Xalay ayu ka rawaxay Dunida😢 Ilaahow u naxariiso Al Ustaad Axmed Naaji Sacad, Aamiin.
@abdisalammaxamud8970
@abdisalammaxamud8970 Жыл бұрын
Allah haw naxristo fanaanka weyn ee axmed naaji sacad wxuu ahaa wadani dhab ah oo jecel wadankisa iyo dadkisa somliyeed nabdaynta iyo wanga bulshada dhexdeedna la shaqeeya allah haw naxristo 4/9/2023 isliin ayu ku geriyoday London
@juusto40
@juusto40 8 жыл бұрын
somaliya waa daimond wlhi💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎
@Gedle-vi8rg
@Gedle-vi8rg 2 жыл бұрын
😭😭😭qalbigaan ka ooyey wlhy heestan awgeed
@teersomedia
@teersomedia 3 жыл бұрын
Waxan tabcaa beeraha anigo jaamici ah balse markan naco hestan Aya ijecleysiisa ...
@Mahdi--no8fn
@Mahdi--no8fn 5 жыл бұрын
Hestan waxa curiyey/alifay abwaanki weyna Cabdi Muxumed Amiin oo aha curiyihii/mualufkii ugu weyna heesaha qarniga 1900.
@user-ii6jy9wf7m
@user-ii6jy9wf7m 11 ай бұрын
inaan dibadaha wareegno inaan dawar sano shisheyo😢😢😢 somaliyey wlhi wdn kayna wax ku nahay heestn markii dhagey sanayo wlhi waa iska oyaa wayoo wdnka wxa kajiro dgl ana dhama neynin ilahy wdnkn nbd noga dhig wxn rajaynaa inaan wdnkeyga hoyo mar uun kusoo noqdo I.n allah
@degganabdilahi4788
@degganabdilahi4788 Жыл бұрын
Ilahow dhulkayaga nabad iyo barwaaqo ka yeel ❤️❤️🇸🇴
@rakiaabdikarim661
@rakiaabdikarim661 Жыл бұрын
Allaha ku naxariisto ahmed naaji scad😢😢😢
@Roobleh
@Roobleh Жыл бұрын
Naxariistii jano alaha ka waraabiyo. Ilaahay soomaali bogooda burcad ha isku mariyo. Walahi qofka qurbaha jooga ayaa aad u dareemaya heesta
@aidaroossidow4492
@aidaroossidow4492 6 жыл бұрын
Fanan sare axmex naaji 👍👍 Wan kugo Fanaaa fanankina
@xelAFilex
@xelAFilex 5 жыл бұрын
Nice! This sounds really smooth. Listening from Russia!
@countcryptonite
@countcryptonite 3 жыл бұрын
🇸🇴❤️ 🇷🇺
@mohamedhashi9175
@mohamedhashi9175 2 жыл бұрын
@@countcryptonite U Giv 8 7 7 M. .6kj0i
@istarabdi4399
@istarabdi4399 Жыл бұрын
Alaha unaxaristo ustaadka walahi waa hees qiiro badan alah yarxama
@khadarabdillahi6018
@khadarabdillahi6018 Жыл бұрын
Naxariisti janno alle haka waraabiyo Al Fanaan Ustaad Axmed Naaji sacad. 04-09-2023😢
@barwaaqomedia6667
@barwaaqomedia6667 2 жыл бұрын
Heesta kaliya ee si dhab ah u ooyo markaan maqlo weliba tan originalka ee adis ababa ay kuwadaa qaadeen xidigihii waaberi oo dhan 😪😪 Meelaan kugu doorsanaayo miyay dunidaba ku taalaa dalkeygoow😭😭
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 Жыл бұрын
Ilaahay Naxariistii Janno Haka Waraabiyo
@abdulrahmanabdullahi3886
@abdulrahmanabdullahi3886 Жыл бұрын
Marki uu geeriyooday inta soo raadisay ❤
@cabdirasaqmuhumed2104
@cabdirasaqmuhumed2104 2 жыл бұрын
Dalkaygoow wallahi waan ooyay. Ilaahay dhulka nabad ha inooga dhigo
@hamdiabdillahihamdi9983
@hamdiabdillahihamdi9983 3 жыл бұрын
😩😭xaada istaagtey wlhy😩😭
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 3 жыл бұрын
Al fanaaniin Labo Ahmed iyo hablaha kalaba Allah ha idin xafido
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 2 ай бұрын
𝗫𝘂𝘀𝘂𝘂𝘀: Axmed Naaji Sacad. Halyeey Abdi Dìini fans soo dhowaada.
@ahmedabdi7790
@ahmedabdi7790 2 жыл бұрын
My motherland Somalia 🇸🇴 illaahay nabad igu geeh dalkaygii hooyo qurbe qaneeco Malahane dalkayga illaahay nabad nooga dhig😭
@abdimohamed8293
@abdimohamed8293 Жыл бұрын
Axeey ax wlhi oohin baan qabsaday wax iga keenay oo aan wadani nimo ka ahayna maaha ilahay dalkayagii nabad hanooga dhigo yaa rabi
@AbdiSalam-hi9iw
@AbdiSalam-hi9iw Жыл бұрын
ALLE ha unaxariisto abwaan,fanaan, musiishan axmed naaji sacad kitaabkiisa gacanta midig ALLE haka siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@Shekeye-nq2md
@Shekeye-nq2md 4 ай бұрын
Manta dawanaye 3:03 hestan 15 Apr 2024 allow ku naxriso ustad Ahmed naji😢
@mohamedsurajabdalla550
@mohamedsurajabdalla550 4 жыл бұрын
Markey dihatee sun daacday ayaa nafta lasootalaabay 😭😭😭😭
@maanifiso2419
@maanifiso2419 2 жыл бұрын
😭😭😭😭
@maanifiso2419
@maanifiso2419 2 жыл бұрын
Waa inta iga ilmeeysiisay qeebtaas😭😭😭
@mohamedsurajabdalla550
@mohamedsurajabdalla550 2 жыл бұрын
@@maanifiso2419 ma sha alaah waxa iimuqato inaad wadaniyad tahay Anigaba intaas waxaadba mooda iney iga hadleyso waayo wadankeyga anoo rabo Ina iska joogo oojecel ayaa dagaal iyo qarax iyo qabyaalada iyo dagaal nagu korbilawday markaas baa nafta uun lasootalaabay lasoobaxsaday nafteyda hdane waxa any qorba joog wadaniyada iska dhageysto xasuus ahaan 😭😭
@maanifiso2419
@maanifiso2419 2 жыл бұрын
@@mohamedsurajabdalla550 Haa wlhi danta ayaa kaliftay nafta in la lasoo cararo markaa taariiqda dib u aqriyo silaca ay soomaali soomartay waxaan is weydiiyaa maxaan illaa hadda go'aan u qaadan la'nahay oo aan qabyaaladda uga gudbi weynay. waa hees xaqiiqada taabaneeyso.
@mohamedsurajabdalla550
@mohamedsurajabdalla550 2 жыл бұрын
@@maanifiso2419 👌👌🌹
@zakariamohamed7427
@zakariamohamed7427 6 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 abwan axmed naji sacad wadani somaliyef
@Awdable
@Awdable Ай бұрын
dhaxal soomali leedahay waaye heestaan🎵💔🇸🇴
@abdikadiraadam7018
@abdikadiraadam7018 4 жыл бұрын
Melaan kugu doorsanaayo miyey dunida ba kutaalaa dalkeygow 😭😭
@user-jg7mv7xg6r
@user-jg7mv7xg6r 5 ай бұрын
Axmad naaji fanaan soomaliyeed allow kuu naxariiso Dalkeena anagaa dumanay somaliyay alaha dalkeena noo hagaajiyo 19/3/2024
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 жыл бұрын
No Place Like Home
@cabdiladhiifgb4391
@cabdiladhiifgb4391 Жыл бұрын
Old is gold allahayow dalkeena nabad nooga dhig 4-2-2023 muuqbilan muqdisho
@simranabukarabdulkadir2388
@simranabukarabdulkadir2388 2 жыл бұрын
Dalkeygow nabada in aan arko nasib uma yelin malintan dhashay illa hdada waleysku dhaganyahay 🥺🥺🥺🥺🥺
@anissahassan9932
@anissahassan9932 2 жыл бұрын
I crying for this song I hope Somalia become all right inchallah 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇬🇧🇬🇧🌷💜💕🌸👍
@marcoanthony9559
@marcoanthony9559 7 жыл бұрын
Ahmed naaji sacad legend allah ku xifdiyo shaqsi magac ku leh soomliweyn.
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s 22 күн бұрын
Axmednaji dulqarnayn u duceeya isna walaalayaa soomali dhalada
@amiirkaumada9957
@amiirkaumada9957 2 жыл бұрын
Somali conference 1993 adiss ababa Ethiopia Erayadii cabdi muxumed amiin Laxankii Axmed naaji sacad Luuqda markii hore waa hobaladii waaberi 1993 adiss baba
@hanadabdikadir3535
@hanadabdikadir3535 4 ай бұрын
Qof Qurba jooga ayuunba Heestan dareemi kara allow dalkayaga nabad nooga dhig
@user-ph7bz3qy8j
@user-ph7bz3qy8j Жыл бұрын
Fanankan marku dhinta igu horaysa allaw ku naxariiso aqoon hore ima laahyn
@adenarabmuhumad779
@adenarabmuhumad779 4 жыл бұрын
Dalkaygow dabeeyshaadu weey udgoontee dalkeeygow 29/7/2020
@barrygolden6873
@barrygolden6873 Жыл бұрын
Axmed naaji Sacad ilaahay naxariis janno hasiiyo.
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 6 жыл бұрын
Heestaan waxaan ku soo xusuustaa Mogadishu 2012 kii
@user-j2i9d
@user-j2i9d 3 жыл бұрын
Dalkeegow oo tacban ka ah wan jeclahay 🇸🇴.
@amishaali1095
@amishaali1095 2 жыл бұрын
Wlh markasto hestan maqloo waan oyaa 😭 xaanuun badnaa qurbo ilahoow somaliya nabad kaa dhiig 🤲🏾
@cabdikariimkaarto2471
@cabdikariimkaarto2471 6 жыл бұрын
Jiibintii hobollada waa bari xasan aadan, Juba,Hibo Nuura, faaduma qaasim ayaa ka maqan axmed naajj wuuba ku jiraaye dad waa weyna ka maqan meesha.
@AhmedAliJimale-iz4pv
@AhmedAliJimale-iz4pv 7 ай бұрын
Somalia Hanolaato. Rise Somalia!
@yonisosman6759
@yonisosman6759 14 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢ilahow somalia nabaad kadhiig
@abdihassan689
@abdihassan689 6 жыл бұрын
marka aan heesta dhagsystaba waan qiiroodaa abwaaniinta fanaaniintu iyo culumaduba in dad la waaniyo lana hogo tusaaleeyo way waaniyeen
@crahmancali4921
@crahmancali4921 8 ай бұрын
Dalkeena somaliyed ilaahey haka cidhib tiro qabyaalada iyo dagaalada maanta hadeynu isku duubnaan laheyn wadad calaamka ayeynu la tartami laheyn oo wadamo inaga danbeeyey ayaa maantana horumar ku talaabsadey ilaahey heynaga saaro nolozheyshan inzha allah somali oo isku duuban waala arki doona.
@AxmedcumarCabdi
@AxmedcumarCabdi 24 күн бұрын
Alle haw naxariisto axmed naaji sacad
@sagalali8612
@sagalali8612 2 жыл бұрын
Heestan wa necbahy beerkay igoysa 😭😭😭😭
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t Ай бұрын
Allow wadanka no hgji koley raja dhigneyy😢😢
Somali week Axmed Naji & pro Axmed I Smater
38:44
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 102 М.
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
WAQTI DHAXAA AHMED NAAJI & AUN FAADUMO QAASIN
10:46
Khalidinho production
Рет қаралды 305 М.
Hees Gabdhahii waxay leeyihiin Ahmed Naaji -Waagacusub Tv.mpg
6:08
WAQTI DHEEXAAN
10:44
Somaliland - Topic
Рет қаралды 51 М.
HEESTII HIDIIYOO HIDIDIYOO  AXMED NAAJI SACAD
12:34
Hawd joog
Рет қаралды 678 М.
Ahmed naji sacad waala aaweeyaa (shareero stars)
7:44
karama10
Рет қаралды 166 М.
ORGINAL LYRICS CADEEY MIID IIGA CAROOTEE AXMED NAAJI SACAD
7:52
Abdirashiid Qaraare
Рет қаралды 103 М.
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН