DHAANTA CUSUB ~ KAFEEYA SARHAYE ~ QORAXAY KADAYDAYA ~ 2024 OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 586,036

AXMED EESH CALAA

AXMED EESH CALAA

Күн бұрын

DHAANTA CUSUB ~ KAFEEYA SARHAYE ~ QORAXAY KADAYDAYA ~ 2024 OFFICIAL VIDEO
Fadlan chennelkeenan kusoo dhawoow waa kanaal aan lagaalahayn welcome
Fadlan 👍Like 👍Share 👍Commen
ERAYADA -ABWAN ROOYAL
LAXANKA- KAFEEYA SARHAYE
MUSIC -- USTAAD HENOK
CODKA--KAFEEYA SARHAYE
CAMERA- TAMIRAT LAGESE
EDITE -- TAMIRAT LEGESE
©️ COPYRIGHT PROTECTED BY ‪@AHMEDEESHCALAA‬
Careful Please note that I am not responsible for any problems caused by using this channel's output without our permission.

Пікірлер: 309
@saacidmaxamuud500
@saacidmaxamuud500 14 күн бұрын
Waxaa ka wangsan qur aanka karimka ahna qolkii alaah yaarabi 😢
@muhsinmahamed8911
@muhsinmahamed8911 11 күн бұрын
@@saacidmaxamuud500 ❤️🩸 xaqiiq weye warkaaga lkn iblis baa umadii jirtay allaha na hareeyo
@user-hq2in3km6d
@user-hq2in3km6d 4 күн бұрын
Sax wan ognahay lkn meshan mxad kahaysa
@saacidmaxamuud500
@saacidmaxamuud500 2 күн бұрын
Kk​@@user-hq2in3km6d
@AbwaanNuurOfficial
@AbwaanNuurOfficial 25 күн бұрын
Cajiib kafeeya xaga gabdhaha dhaanteeya waa khoftii ugu Horaysay een cod keeda ladhoco 2012 2013 aroodiisa wiilkaan ahaan lahaa armuu adiga yahay cajib
@Ibraahimyuusuf-l4s
@Ibraahimyuusuf-l4s 24 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@guutaalechanel4502
@guutaalechanel4502 19 күн бұрын
@@AbwaanNuurOfficial Cajiib
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey 25 күн бұрын
Intaad sheegtayba raadkaygaa kuyaala ina adeer kafeeyay.. REER QORAXAY LIKE HAYLA DHAAFINA MAGICIIBAAN WATAAYE ❤❤❤
@xaawosiciid122
@xaawosiciid122 19 күн бұрын
dhaantadan wiil bajaj la oo Ogadeena oo garowe jooga ba ka maqlay waakan anoo soo raadiyay Ogaadeenow deganadiina si yaryar ba nookala baraysaan😂😂😂
@HaniAxmed-jg6fm
@HaniAxmed-jg6fm 16 күн бұрын
Waliba wad ku qasbantahy inad dhageysato😅😅😅
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 12 күн бұрын
@@HaniAxmed-jg6fm wlhi mar horaa ogaaday 12 sano ka hor bey igu bilaaween iney dhulkooda ibaraan xada waaba kala bartay
@samsamtesoro5703
@samsamtesoro5703 25 күн бұрын
Laab qaboojiyow Qorahey buu jiraa ana waxaan Leeyahay NFD Jubaland Iyo Ogadeenia buu jiraa ❤❤
@MATAANoffishical9791
@MATAANoffishical9791 20 күн бұрын
Qoftii nabartay dhaanto waxay tahy 2013kii ilaa maanta kama daalayo wll ilahy hakuu barakeeyo cimriga❤
@Abdirashiimohamud
@Abdirashiimohamud 16 күн бұрын
Ogaden badaneee allah daaa
@MahadAfdhuub
@MahadAfdhuub 7 күн бұрын
Axmad eeshcalaa meesha Abwaano mug iyo miisan leh Baa isku jiiray taadi abwaan Royal Iyo abwaan mahad runmagaaxshe Hadii silsiladu isii socoto waxan Sugnaaba waa xigmadaadii❤
@abdisalaamabdullaahi6096
@abdisalaamabdullaahi6096 14 күн бұрын
Dhaantadaan 1000 jeer waa dhegeysty codka iyo erayada haka reebin laxanka iyo musicada inaba caadi maaahan From muqdishu 😂😂
@BuruujMuuse
@BuruujMuuse 3 күн бұрын
😂😂 waku hayaa from puntland
@maqsudahmed-yh5pd
@maqsudahmed-yh5pd 21 күн бұрын
From TikTok 😂❤ jah hada waka heley dhantadan😂
@laylacaday4735
@laylacaday4735 21 күн бұрын
@@maqsudahmed-yh5pd halkaas ka soo oraday🤣
@fosiyamaxamud5385
@fosiyamaxamud5385 17 күн бұрын
Ala jeclahy itobiya siba dhulky dagan ogaadenia allow mar igee waxan dhaanto way dhafty kafeeya❤
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 13 күн бұрын
@@fosiyamaxamud5385 Soomaali galbeed dheh wall
@SimanHaybe-s3n
@SimanHaybe-s3n 18 күн бұрын
Dhaantadan dhanto way dhafay kafeeya ina adeer ❤❤❤❤❤❤
@Samsam143Samsamey
@Samsam143Samsamey 18 күн бұрын
From tiktok jah wxn dhaanto wa dhafty❤😂
@munahussein-rv3zs
@munahussein-rv3zs 14 күн бұрын
Dhaanto xiligeedi timid🫂💍🖤oo ma qeexaa bidhaantisa qabkay tahay🦁
@KhadarFaysal-t7d
@KhadarFaysal-t7d 6 күн бұрын
Waxan dhaanto way dhaattay xagaan ka helaa inantan
@adoonkaalle8879
@adoonkaalle8879 21 күн бұрын
Qalbiga iyo wadnaha wiilka kaaga qoran kii aad qaadatee naftaadu ku qanacsanayd laab qaboojihaas araabi buu kaa jiraa
@AbdinajiibMaxamuud-w6r
@AbdinajiibMaxamuud-w6r 7 күн бұрын
DhaanToh iyo Bar❤❤
@nimcanbronze9189
@nimcanbronze9189 12 күн бұрын
Abwan eshcala wankasugaya jwbta dhantada❤
@amaalabdi4175
@amaalabdi4175 14 күн бұрын
😂 waa ka hely dhantadan
@mohamedyusuf1770
@mohamedyusuf1770 22 күн бұрын
My favorite dhaanto thanks kafeeya ❤from qoraxay
@iftaaxmaxamed105
@iftaaxmaxamed105 15 күн бұрын
Best an best ❤❤❤
@Roodocsli
@Roodocsli 21 күн бұрын
Hablaha shilaabo qurux iyo asturnan qalbi qurux oo dacaad ah ayey hayan m.a dhashi haji makaahil hablahooda waa dacad from reer cabdile❤❤❤
@abdihakimmohamed4561
@abdihakimmohamed4561 12 күн бұрын
Dhantada kaliye anka dhaman la,ahy weyaan
@gurhanabdigurhan5313
@gurhanabdigurhan5313 13 күн бұрын
Xappi halkaas odhan majiro ee burtinle baan jogaa😂❤
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s 4 күн бұрын
Eshcalaa dhaanto
@guuleedaxmad6784
@guuleedaxmad6784 24 күн бұрын
Erayada💯 Laxanka💯 Music💯 Codka💯 Cajiib❤
@kawsarabdirahman
@kawsarabdirahman 22 күн бұрын
Ciyaartan
@Mohamedsomane
@Mohamedsomane 25 күн бұрын
Allaa huuno. Kafeeyo. Wiilka anigaaba haya dhanto. Macan badan ayaad uqaaday runtiii. Masha allaah👈👋👋👋
@AbdikadirIsmaciil
@AbdikadirIsmaciil 25 күн бұрын
Kafeeya Sarhaye My Favorite Somali Singers
@AhmedOgadeen-pd3yx
@AhmedOgadeen-pd3yx 17 күн бұрын
Taydiii afdheer bay jogtaa ana dhagaxbuuuuur
@hawohussein2919
@hawohussein2919 2 күн бұрын
Gabadhan cod❤❤❤❤mansha Allah
@NaasirLaayaan-gy9vt
@NaasirLaayaan-gy9vt 7 минут бұрын
From tiktok ugu danbayn waa helay😅
@fartunnura4426
@fartunnura4426 20 күн бұрын
Listening this song long drive with my crush 😂❤ he is from qabridahar and I am from shilaabo ❤️❤️❤️
@omaribrahim5264
@omaribrahim5264 18 күн бұрын
Rabow iskukiin calaf!!
@FaadumoMumin
@FaadumoMumin 10 күн бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@hamdimahdi9454
@hamdimahdi9454 19 күн бұрын
Jaaah habo waad ka baxsatay 🫡beautiful dhanto 🫶🏽✊🏽👏🏽
@fowsiyofarah5721
@fowsiyofarah5721 25 күн бұрын
maanshaa allah jecliyaa dhulkeena quruxda badan allow nabad nooga dhig iyo barwaaqo ciideena wacan ogadenya guul guul guul inshaa allah wbt
@CabdiXasan-cq3cw
@CabdiXasan-cq3cw 15 күн бұрын
❤❤❤ sawnaftaydu naftda umanoola ok wll
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 22 күн бұрын
Qalbigiyo wadnaha wilka i igaga qoran Ki aan qate anftaydu ku qanacsaneed laab qaboojiyo QORAXAY buu jira Dumshiyal😘
@BisharIsmail-ep5cq
@BisharIsmail-ep5cq 14 күн бұрын
M.allah boqorada codka 👸👸
@CabdiRahmanMahadmaxamed
@CabdiRahmanMahadmaxamed 20 күн бұрын
Waxani dhaanto way dhaaftay ❤😂
@CabdicumarMuuse
@CabdicumarMuuse 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ZakiSharuu
@ZakiSharuu 8 күн бұрын
From. Garisa xabiibi isoo qabo
@Cabdiraage-p8p
@Cabdiraage-p8p 20 күн бұрын
Wallahi dhantadan dhanto wey dhaftay 10 ma wan kusoo celceshtay al fanan kafeya guul ayan ku leyahay
@MohamudAbdi-y6b
@MohamudAbdi-y6b 25 күн бұрын
Cajiib tan Dhaanto Waa Dhaafty Erayada Abwaanka Abwaanada (Abwaan ROOYAL M.a💯💯👌
@quruxoday533
@quruxoday533 25 күн бұрын
Eesh calaa hees beautiful song ❤❤❤love it
@najmacaiapdi
@najmacaiapdi 14 күн бұрын
Away dhagaxa buur❤😂
@qurayshaaxmed2512
@qurayshaaxmed2512 18 күн бұрын
Waso radiyay ugu danbayn wn helay😢❤
@BuruujMuuse
@BuruujMuuse 17 күн бұрын
Qabridahar buu jooga wll😂😂
@CanabJimcaale-qb9in
@CanabJimcaale-qb9in Күн бұрын
WAR Makare Dhantadan ani wn ka heley❤😫😁🤌
@Maxamedmarayare
@Maxamedmarayare 10 күн бұрын
Kafeeya waa fannaanad aad u daggan codna macaanna Eebbe waa ugu daray.
@indhodeeqdaadcaafi4356
@indhodeeqdaadcaafi4356 13 күн бұрын
Kabax ❤❤❤❤❤❤
@anfacmohamed8230
@anfacmohamed8230 24 күн бұрын
Jaaah poqorada codka kafeya Sarahye sowtul raxma ❤🥺
@abdikafibarreibrahim636
@abdikafibarreibrahim636 23 күн бұрын
Kafeeya is comeback
@AbdirahinAbubakar-o8i
@AbdirahinAbubakar-o8i 24 күн бұрын
Wlhi dhaantadan moto aaan sarna ka shidaneda saan ku bilabay Abowe ii sheega gabdha dhantadan qaday is lamarkine waan soo radiyaya
@MerryShinn-j9v
@MerryShinn-j9v 12 күн бұрын
Jessyca Points
@AbdirahmanFarahAdow
@AbdirahmanFarahAdow 25 күн бұрын
way oo way wllshy kafeya sarhaye codkedi dahabka Alla maxan uxisay dhanteyinki ay qadi jirtau
@niciimaxaaji2343
@niciimaxaaji2343 13 күн бұрын
Naa hoogto waaba kaygiii😂😂😂
@XaliimoSacdiyo-f9z
@XaliimoSacdiyo-f9z 14 күн бұрын
Meheshay wiilka
@AdaanCali-h5g
@AdaanCali-h5g 14 күн бұрын
Hees macan waye
@abdirizakali9057
@abdirizakali9057 17 күн бұрын
kafeeya si waalanbay isku badashay iyadoo sanka bur madow kuleh ogaa hadana waaban garanwaayay ilaa youtube kuqoro magaceeda islaheestana iisoo baxday kadib xaqiiqsadayba 😂waxkle weeye big isbadal weyn ayay samaysay
@BisharahmedOmar
@BisharahmedOmar 14 күн бұрын
Fantastic
@faraha_dalmar7178
@faraha_dalmar7178 11 күн бұрын
Dhobaweyn, Shilaabo 🤟🤟
@abdifataaxmahad
@abdifataaxmahad 19 күн бұрын
Wow dhaanto iyo badh weeye ❤
@kifaaxguraase7359
@kifaaxguraase7359 25 күн бұрын
Waaaaw dhanto way dhafty❤❤❤
@DaacadAbdibadal
@DaacadAbdibadal 25 күн бұрын
Keep going abwaan horay usoco adna sidoo kale ina adertay kafeya
@yasincabdikani6579
@yasincabdikani6579 22 күн бұрын
Dhaantadan aadka umaacan waxan dhagaysanaya anigoo kujira Safar adag Nairobi to South Africa Hadana waxan marayaa sambia Waxay iso dhawysay wadadii dheered xaqiiqdi
@samsungfullhd1458
@samsungfullhd1458 22 күн бұрын
@@yasincabdikani6579 ilahay safarka hakuu fududeeyo
@Montanabrandings
@Montanabrandings 21 күн бұрын
@@yasincabdikani6579 taliye dhul miyad martay
@khadarhire9806
@khadarhire9806 25 күн бұрын
M.n wll kafya fannada somaliyeed
@samsamtesoro5703
@samsamtesoro5703 25 күн бұрын
Jah Kafeeya Waligayba waan jeclaa codkeeda❤❤❤❤
@SOOFEMEDIA77
@SOOFEMEDIA77 Күн бұрын
Dhaantadaa ayadoo laxankaas labka ah leh oo aan gabadhayda kubaadi goobayo aana kabaafinayo gobalkaygii doollo dacaladiisa ilaa nugaal iyo guud ahaan deegaanka somaalida ayaan soo wadaa lkn qofka laxanka leh ha i amaahiyo laxan jira weeyee❤😂
@Maxamednunexassan
@Maxamednunexassan 25 күн бұрын
Abwaan Royal ...axsaan yaa abwaan
@Mr.Beddal
@Mr.Beddal 25 күн бұрын
Boqoraddii dhaantada xasuus❤
@MohamedAli-f6q5n
@MohamedAli-f6q5n 10 күн бұрын
Kafeeye please arooskayga ka hees😂
@AxmadDajiye-xo5qm
@AxmadDajiye-xo5qm 24 күн бұрын
Qoraxeynimo iga badan❤
@MohamedAbdrizak-i9b
@MohamedAbdrizak-i9b 25 күн бұрын
Codka waa u fadhiyaa gabadha❤❤❤
@AmiinaCabdi-un9uk
@AmiinaCabdi-un9uk 18 күн бұрын
Waxn dhanto way dhaftay ax ay dhanto ❤️💝💟😊
@Fitaaxqorqor-i4g
@Fitaaxqorqor-i4g 9 күн бұрын
runahaanti waan kaqancay aniheestaan lkn waxaan kasi helay gabdhaha cayaarayo gabdh kamid ah😇😇😇😇😇
@mahadafdhuub9130
@mahadafdhuub9130 25 күн бұрын
Acuudu hoosbay yeelatay Kafeeya indhawaale ma arag War waxan dhaanto waa dhaaftay Abwaanka curiyayna waa mahadsan yahay kunjeer Kafeeyana lamid ❤❤❤❤❤
@jarmalyareproduction7360
@jarmalyareproduction7360 23 күн бұрын
Mansha Allah waayo badan ayaad hawada kamaqneyd solabasho wacan kafeeya codkii naxariista lahaa lasoolabo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AsmaKayse-f6q
@AsmaKayse-f6q 17 күн бұрын
Ogaadeenooow😢😢😢
@pharahmoge533
@pharahmoge533 6 күн бұрын
Haa ina adeer qurux ❤😊
@abdimajidbashir9960
@abdimajidbashir9960 11 күн бұрын
M.a llh
@user-cw9ks5op2h
@user-cw9ks5op2h 3 күн бұрын
Meel fog ban jiraa Ina adeer 😭😭😭
@ilhaanahmed5164
@ilhaanahmed5164 24 күн бұрын
Dhanto iyo badh weeye wae❤❤❤❤
@odaydhanaane
@odaydhanaane 2 күн бұрын
Ushegaa kafeya Lasdankayraa joga manta barina Dhanan baa si adiye waa aniga kay radinayso Gabad rer shaykoosh ah baa uu idmatay in ay ibadi gobtee😢😂
@AbdiMohamed-r1w
@AbdiMohamed-r1w 19 күн бұрын
Mashallah waxaan dhaanto dheh
@GooseyGosey-fh4st
@GooseyGosey-fh4st 10 күн бұрын
Soqabo walaal Qabridahar wanjeclahay❤
@CabdinuurDaahir-w4w
@CabdinuurDaahir-w4w 13 күн бұрын
Sawir meydinka qadaa qiyaadtisa fuud oo maqexaa. Qaabkoo. Uyaal
@BureqowayraxGelle
@BureqowayraxGelle 23 күн бұрын
Jaha gabdhan wlh wan uxiisny kafeya boqrada codka❤
@nxgnnm-k2k
@nxgnnm-k2k 17 күн бұрын
Orn Brooks
@subeerofficial25
@subeerofficial25 25 күн бұрын
Cajiiba weye wlhi ❤
@KhadarAleli
@KhadarAleli 5 күн бұрын
Waa ikan😂
@SacdiyoyuusufSacdiyoyuusuf
@SacdiyoyuusufSacdiyoyuusuf 23 күн бұрын
Alla jecliya reer abtiyashey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RaymundoPurvis-d9e
@RaymundoPurvis-d9e 2 күн бұрын
Ankunding Common
@EipsteinArmand-e8h
@EipsteinArmand-e8h 2 күн бұрын
Waylon Walks
@gawalalemedia8872
@gawalalemedia8872 14 күн бұрын
Qalbigiyo wadnaha yarka kaga Qoran Wiilka aad Qeexday ee aad soo Qiyaastay baan ahee isma qarin karee Qurulugud baan jiree Kafeeya sarhaye Waad iga haysaa jawaabta
@AbdiAhmedGure
@AbdiAhmedGure 6 күн бұрын
Wr inataa wilka oradhiyaa ogadenoow
@OnionsMoore-o7c
@OnionsMoore-o7c 8 күн бұрын
Quitzon Parkways
@harbihgulled4457
@harbihgulled4457 19 күн бұрын
Dhaanto iyo badh weeye
@saylicimohamed8147
@saylicimohamed8147 23 күн бұрын
Shaykoosha Baan Qlii Ee Halkaas iigu iMow
@maxamedNuur-nw5yu
@maxamedNuur-nw5yu 21 күн бұрын
Dhantadi igu horeesay ee aan jeclady😅
@muxyadincllaahimuxyadin938
@muxyadincllaahimuxyadin938 24 күн бұрын
Masha allh Fananad Kafeeya sareya ❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaadumoMumin
@FaadumoMumin 10 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aminsharif1131
@aminsharif1131 21 күн бұрын
Qorahay From sheykosh ❤....
DHAANTO CUSUB | CABDI HARGAYSA | JAWAABTII KAFEEYA SARHAYE | VIDEO 2024
4:20
DHAANTO CUSUB ~ MAXAMED KAADHEERI & UBAX DARAJO ~ 2024 OFFICIAL VIDEO
6:25
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 16 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,1 МЛН
XASAN YARE & IDIL AYRUUSH CIIDANKAYGOOW WAAD CIBAADAYSATEEN OFFICIAL VIDEO 2024
3:20
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 15 МЛН
Dhanta cusub / Abwaan Caano geel /Nimco Jarar
7:10
FAYTE PRODUCTION
Рет қаралды 29 М.
FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.
6:58
Jamila Garruun
Рет қаралды 12 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX FT NAJMA NASHAAD XILIGU WAA SAACADII NEW OFFICIAL VIDEO 2021
7:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
DHANTO CUSUB ~ JAWAABTII KAFEEYA ~ DEEQ MUKHTAAR ~ OFFICIAL VIDEO  2024
4:19
DHAANTO CUSUB | IDIL AYRUUSH & BISHAAR AWAL  | 2022 VIDEO HD
9:15
MIDNIMO QARAN FILMS
Рет қаралды 3,4 МЛН
IDIL AYRUUSH & AXMED EESHCALAA | DHAANTADII MASAYR | 2023 OFFICIAL VIDEO
6:42
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 2,9 МЛН