IDIL AYRUUSH & KHADAR GEELJIRE | DHAANTO CUSUB VIDEO 2022

  Рет қаралды 2,272,332

AXMED EESH CALAA

AXMED EESH CALAA

Күн бұрын

Yuotubekan waa chenelka rasmiga ah ee ABWAAN “AXMED EESH CALAA PRO”
Waa noo muhiim in aad nagusoo biirto oo aad kamid noqoto :-
Akhyaarta aanu halkan kuwada cawayno habeen iyo maalinba
Chenell kan waxaad ka heli doontaan oo uu markasta diyaar idiinla yahay :-
👁👁Riwaayado
👁👁Dhaantooyin
👁👁Heeso wadaniya
👁👁Heeso jacayla IWM
ERAYADA- ABWAAN BAADIYE
LAXANKA- KHADAR GEELJIRE
MUSIC- C/QAHAR ILKACASE
CODKA- AYRUSH IYO GEELJIRE
CAMERA-1 SUHAYB YARE
EDITE - SUHAYB YARE
Chenelkan waxaad ka heli kartaa oo uu markasta diyaar kuulayahay
✔ Riwaaayado
✔ Suuganta qaybeheeda kala duwan
✔ Madadaalo
. 🤝MIDNIMO-QARAN-FILMS🤝
Like✅ Share✅ Comment✅ and SUBSCRIBE✅
✈️Link ga face book / axmed-eesh_calaa-offic...
✈️Link ga instagram pCRQfgKhps...
✈️Link ga secend chenel / @ahmedeeshcalaa

Пікірлер: 225
@user-dz5jo3ss6s
@user-dz5jo3ss6s 4 ай бұрын
Ogaadeeniya reer tolkay guul markasta from puntilan
@abdinasiraden3690
@abdinasiraden3690 Жыл бұрын
Dalki hoyo waan uxiisay 😪 from Toronto
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 3 ай бұрын
Gesiyashii darood ogaden from dhulbahante
@abdihashi1863
@abdihashi1863 5 күн бұрын
Wll qabiilka kadaa dhaantada somali galbeed ciidankoda baa looqaday mana aha cidad sheege uun kali waxayna ladagalayan qowmiyado badan oo magaca somali ka uraa😢
@LaylosoobeCilmi
@LaylosoobeCilmi 2 күн бұрын
@@abdihashi1863 sax
@fatimaaliomar3611
@fatimaaliomar3611 Жыл бұрын
Ogadenia My dhiiga Guul From puntland dadkaYgiih
@abshiro734
@abshiro734 Жыл бұрын
Sido kala huuno
@darasalam3147
@darasalam3147 11 ай бұрын
Soo dhawoow gacalo😊
@thatuv5653
@thatuv5653 3 ай бұрын
huuno waxa ka habboon inaad tidhaahdid Somali Galbeed
@SurprisedCosmos-yn1vb
@SurprisedCosmos-yn1vb 5 ай бұрын
Guul iyo gobanimo liyou bolice from darwiish
@rweydadiriye8729
@rweydadiriye8729 4 ай бұрын
Dhantada cadi maaha yaa dhagaysanayo 2024🫶🔥❤️🤭
@LaylosoobeCilmi
@LaylosoobeCilmi 2 күн бұрын
❤❤❤❤
@MahadhoMuse
@MahadhoMuse 2 ай бұрын
Ma. Ogaden nimo❤❤❤❤
@user-ry1co3yr5s
@user-ry1co3yr5s 10 ай бұрын
Liyuu bolis abtiyaal gacantiinu hasareeyso I shall.alah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aaminamaxamed2315
@aaminamaxamed2315 Жыл бұрын
M.a khadar axmed xaajisool magac maskiin kama aha 🇬🇲allaha ku daayo inaadeer 🇬🇲🇬🇲🇬🇲💋❤💓🎸
@abdullahidhanaandhanaan4305
@abdullahidhanaandhanaan4305 8 ай бұрын
Ninkaan reer amaadin miya
@cayancabdi4504
@cayancabdi4504 3 ай бұрын
😊ppp 😊pp p😊pp p p ppp lp😊p pp😊p 😊p 😊 😊pp p p u😊😊 p 😊 😊 p 😊p 😊pppp p p​@@abdullahidhanaandhanaan4305
@abdihakimmataan9782
@abdihakimmataan9782 2 ай бұрын
Dalki hoyo marwAlba. Guul ban uu rajaynaya
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 Жыл бұрын
Guul liyuu boolis 🇬🇲❤
@user-yc1xi6kg4c
@user-yc1xi6kg4c Жыл бұрын
Ok
@user-yc1xi6kg4c
@user-yc1xi6kg4c Жыл бұрын
Asc
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 5 ай бұрын
Ma sha allah ciidanka deegaanka Soomaalida Cadowgin jab idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedabdiMohamedabdi-fp5ug
@MohamedabdiMohamedabdi-fp5ug 3 ай бұрын
Ogaadeenia guul
@user-iw3jb2ye3m
@user-iw3jb2ye3m 10 ай бұрын
❤❤❤❤al qushaashey jah wilashi dhaadhera ba ku tunty dhaanto wale gobnimo
@canababdullahi8840
@canababdullahi8840 Жыл бұрын
Maan sha allaah horay usocda walaashey idil waan kusalaamay
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 Жыл бұрын
Guul Ciidamada Dalka ogadenia
@abdirahmanahmednorre9200
@abdirahmanahmednorre9200 Жыл бұрын
First viewer , first comment, first comment , Taageere Eesh calaa , idil ayrush💕💟
@abdilahieid9272
@abdilahieid9272 Жыл бұрын
Wow khadar geeljire codmacani mashalah kolay alshabab cadb way hurayihin
@user-jm6sf8uy4e
@user-jm6sf8uy4e Ай бұрын
Waaaw Is Best Dhanto❤
@dhaantochannel224
@dhaantochannel224 Жыл бұрын
Dhaantada oo qoraal ah Al qushaayeey Halaagiyo hoogaan kubaday Markaan kugu hinqaday haadka saan kugu wadhay Amaan kuu haligay hadal hayn maanta reeb Sidaan kuu heerayee kula helay warmaha Markaan kugu hanqadhay habqankaagii anbade Hawdka saw geeljiruhu haamo kuma rartaan Adigoon heel colaadeed dagaal hoorin karin Hutiyaay naftiyo ruuxda lama hoddee Dabkaad hurisay saw adi kuguma hadhin Nabsi kugu hillaan jiray ood huursatiyo Al shabaabeey habaariyo hoog baad qabtaye Huubayahay rabbigu naarta hooy kaaga yeel Heleele Haadufkii kuu warramay Hirkii uu laac ku yidhi Markii aad haabo tidhi Hubka saan kuula dhacay Markaad holacday saw Heelo kuguma tuman Hinqo mawdkii ku yidhi kuu horseed geeridee Hanfi kulul qushaayeey markaan hoo ku idhi Saw hankaaktooy masiibadu kuma halayn Cudud wada haliilaysa oo haybadliyo Geesiyaal heeganoo hawd-wadeenaan nahaye Hanaqiyo halbawlaha sookaan ku jaray Adoo heenraaf ahoo meesha lagu hardamo Hoorin karin dagaal baad hayaan soo gashee Markaan kugu habsaday hubka soo maadan dhigin Hadhcad baad soo hadaaftoo waad soo haybsataye Hawsarkiyo shilkaha markaan kugu hubsaday Saw huluul raqdaadu ma ool dhawr habeen Heleele Haadufkii kuu warramay Hirkii uu laac ku yidhi Markii aad haabo tidhi Hubka saan kuula dhacay Markaad holacday saw Heelo kuguma tuman
@iqraahmed555
@iqraahmed555 Жыл бұрын
wax kale oo dhaho garan mayee sharfanid abwanka Ereyda ka shekeyn maleh Idil Ayruush Abdi kHadar geeljire dhamaan bahda dhantada mahaysan karo waxn idin haayo mowdku idin hilmaam
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Жыл бұрын
Salaamaad waa hees naxdin bdan... Koley dadku banii aadam...
@Ilkacase-pw8hi
@Ilkacase-pw8hi 7 ай бұрын
L
@najiibhassan
@najiibhassan Жыл бұрын
Liyuu bolis guul ❤
@anabloge6967
@anabloge6967 Жыл бұрын
keep going markasta wadajir ayan niirajen .alqishash haladawargoyaa
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 9 ай бұрын
Dhaanto wxkle ah weeeye Idil ayruush codkeedu inama caadi ma ahan ❤
@cabdinuur4140
@cabdinuur4140 Жыл бұрын
waaw m.a idil eyruush my boqrda fanka waanku wataa taliso horo usoco
@FaysiyaFarax
@FaysiyaFarax 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😅😅😅😅🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo Жыл бұрын
Dhiigeyga guuleysta!
@lsjl0w207
@lsjl0w207 Жыл бұрын
P0000000
@umaynaamiin555
@umaynaamiin555 Жыл бұрын
idil
@ahmeddeeq7853
@ahmeddeeq7853 Жыл бұрын
M.a alah horay uusocda guul guul iyo gobanimo marwalba gushu Wa dhankena liyu boolis
@yahyemohammed1984
@yahyemohammed1984 Жыл бұрын
Wooow idil Bashiir Gabadh wadaniyad Ah guulaysta Dadkaygii ❤❤❤💙💜
@libanmohamed7658
@libanmohamed7658 10 ай бұрын
Amazing dhanto hatuufkii kuwaramay still listennig september 23_2023❤❤
@Safiyasheekhmaxamuud
@Safiyasheekhmaxamuud Күн бұрын
Asharaf ogaden dhulbahante ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuradincali1052
@nuradincali1052 Жыл бұрын
Axmed eeshcalaa abti wnku slmy wxn xasuustaa anoo 12jira in aan kugu arki jiry dusmo hda hrgysa joogaa alxm jaamacda dhigtaa xitaa barigaas fanaan md ahyn❤
@user-ih5ip1xo1b
@user-ih5ip1xo1b 4 ай бұрын
Mashaa allaah soomaalimo guul gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AxmedJama-cu9ng
@AxmedJama-cu9ng 3 ай бұрын
❤❤❤❤baaga baaga uubaaden haalag❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Somaali215
@Somaali215 9 ай бұрын
Am maleeshii run
@user-np8ys3bm7p
@user-np8ys3bm7p 7 ай бұрын
Harti Darod + Kumade Darod + Absame Darod + Sade Darod + Yusuf Darod + Tanade Darod + Ciise Darod = Midnimo weyn Darwiish!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@AsmaCali-dx1hr
@AsmaCali-dx1hr Жыл бұрын
Liyuu boolis guul From darwiish
@kingkhazar1565
@kingkhazar1565 Жыл бұрын
Idil waa hanti QARAN OO uu deegaanku leeeyahay
@hamdiabdi6045
@hamdiabdi6045 Жыл бұрын
Harcadad soo hagagtoo wadsoo haybsatee guul all Somalia
@aminmhassan3601
@aminmhassan3601 2 ай бұрын
Fardo awliyo liyuu police
@qureshtiafdherjano8327
@qureshtiafdherjano8327 Жыл бұрын
Dhul cidan iyo dad u ku fano leh dib jir ma haweysto cideydi hulul barwaqo
@xilkazxeylacadde6608
@xilkazxeylacadde6608 Жыл бұрын
Aamiin hoygooda naarta insha allh
@Somaali215
@Somaali215 9 ай бұрын
Lkn wa wa xaan ahaa maleeshi
@ifraaxaxmed8854
@ifraaxaxmed8854 Жыл бұрын
Mash allaah mash allaah
@cashaQali
@cashaQali Ай бұрын
Guuul insha allh jijigi
@nucmanmaqtal3308
@nucmanmaqtal3308 Жыл бұрын
Jiritaanka DDS waa Jiritaanka Somalida
@MuhtarMacalin
@MuhtarMacalin 4 ай бұрын
Maanshal
@ramlacabdiraxiin597
@ramlacabdiraxiin597 Жыл бұрын
Guuuuul iyo gobanimo waarta dadkygi
@daauudcabdilaahi8225
@daauudcabdilaahi8225 Жыл бұрын
Hadaf iyo hogaan qaran Somalia qofwalbow calankaaga ciidaada ilaasho mustaqalka fog IYO kandhowba
@ugaasqorshe4972
@ugaasqorshe4972 Жыл бұрын
Guulaysta ciidanka xooga degaanka Somalida
@mowliidabdi8510
@mowliidabdi8510 Жыл бұрын
Guul iyo gobanimo
@Mohaajiofficial2025
@Mohaajiofficial2025 8 ай бұрын
Amazing 🎉🎉dhanto
@yahyemohammed1984
@yahyemohammed1984 Жыл бұрын
Al Qushaash Bal Maxay Deegaankanaga Ka Dooneen
@AbdiRemagal
@AbdiRemagal Ай бұрын
Guul ddsi
@cshugriibrahinxaaji2661
@cshugriibrahinxaaji2661 Жыл бұрын
Guuuul cidankayga dds
@Fatkaboy7
@Fatkaboy7 Жыл бұрын
Jah jah❤️
@saadoibraahim2480
@saadoibraahim2480 Жыл бұрын
Wooow 🙋🏼‍♀️🙋🏼‍♀️🙋‍♂️🙋‍♂️
@Heloo-b4v
@Heloo-b4v Жыл бұрын
Congratulations 🎉 guys 🙌
@NasteexoIidoow
@NasteexoIidoow Ай бұрын
Asc
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Marraa waaxid waa hees cajiib ah
@cabdullahitahliil2098
@cabdullahitahliil2098 Жыл бұрын
Libax libaxdhaley axmed ishcala cidanka xoga dalka somalia abwankodii wa adiga waxkastana cidanku waxey ujecelyihin in ladhiri galiyo sana ragaraba awey dhantadi ciidanka
@maxmedcismaan7191
@maxmedcismaan7191 Жыл бұрын
Guul guul xoga gaar ah
@GenDaacad
@GenDaacad 5 күн бұрын
Guuuuuuushiii. Nuyuuga❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@cabdinuur4140
@cabdinuur4140 Жыл бұрын
waasax naarta alaha kufogeyo
@LiibaanKooreebe
@LiibaanKooreebe 2 ай бұрын
Ogaadeen
@dayaxteamkaazow2841
@dayaxteamkaazow2841 Жыл бұрын
Jaah dhiga ❤❤❤❤❤❤
@zunduzabdi656
@zunduzabdi656 Жыл бұрын
Jah vodka mansha allh idil ayruush
@xassanaxmed4919
@xassanaxmed4919 Жыл бұрын
guuuuul liyuuboolis
@adencali4957
@adencali4957 Жыл бұрын
Congrats
@aasiyagaabo2884
@aasiyagaabo2884 Жыл бұрын
Dhaanto cajiiba❤
@King_moha-fx6oi
@King_moha-fx6oi 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@xassanaxmed4919
@xassanaxmed4919 Жыл бұрын
waruntaa weeyoo naarta allaha kufogeey
@jamayasin2155
@jamayasin2155 3 ай бұрын
Eesh Calaa Hees
@user-oh7ep7iy5k
@user-oh7ep7iy5k 4 ай бұрын
It's good❤❤
@MahadhoMuse
@MahadhoMuse 2 ай бұрын
Ma. is not easy ogaden nimo
@maxamedadan936
@maxamedadan936 Жыл бұрын
Guul liyiuu buulis habalyo
@iilyas.maxamaed2893
@iilyas.maxamaed2893 Жыл бұрын
Guull.iyo gobanimoo jigjiga😊😊
@abwwandhirane9788
@abwwandhirane9788 Жыл бұрын
Waa wareey
@real2839
@real2839 Жыл бұрын
Abwan an ad ujeclhay fanka ayan ku so birayaye xagen ka hela
@milgosare3448
@milgosare3448 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@Mrbritish17
@Mrbritish17 8 ай бұрын
walhi waxan dhaanto waydhaaftay
@user-bh2xo8bg8z
@user-bh2xo8bg8z Ай бұрын
""Markaad holocday sow heello kuguma tuman??""
@nim681
@nim681 Жыл бұрын
Mash allha
@user-qq9jc2pe6l
@user-qq9jc2pe6l 6 ай бұрын
Yes yes🙌
@Somaali215
@Somaali215 9 ай бұрын
Liyiu waa boos waal
@amiinfaarahanas
@amiinfaarahanas Жыл бұрын
Liyuu bolice guuuuuul
@mahamedshafi8927
@mahamedshafi8927 Жыл бұрын
Way idinka fadhidaa
@mahamedqadarabdulahi5241
@mahamedqadarabdulahi5241 Жыл бұрын
Its important song
@TimoCade-ct7hf
@TimoCade-ct7hf 3 күн бұрын
Yaa ila daawanaya markii al shabaab markii geesiyada ciiidan xooga dalk io jubaland kuxasuuuqday afmadow io tuuluyonka ala jabkooda jecliyaaa arsenal wxii taageera wacalada
@nurali4979
@nurali4979 Жыл бұрын
Keep going dds
@user-lo5kg5uo4w
@user-lo5kg5uo4w 7 ай бұрын
My dhiga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dahirshcabdi8102
@dahirshcabdi8102 Жыл бұрын
Dahir
@miig
@miig Жыл бұрын
Asxan heees
@cashaQali
@cashaQali Ай бұрын
Macha allh my sistr
@sharifabdi7204
@sharifabdi7204 Жыл бұрын
Alowya iga qada qoroga idil wa bakad wllhi
@jimalenoor4939
@jimalenoor4939 Жыл бұрын
I enjoyed watching danto
@omarabdi373
@omarabdi373 5 ай бұрын
😂😂😂 naagato waa quruxoley walaaahi
@Libaax00
@Libaax00 4 ай бұрын
Ma ka heshay gabadha ashraafeed😁
@abdullahabdi9505
@abdullahabdi9505 11 ай бұрын
Amazing dhanto still listening 2023 ❤
@HousseinDjamaGuedi
@HousseinDjamaGuedi 2 ай бұрын
Gesi❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@abwwandhirane9788
@abwwandhirane9788 Жыл бұрын
Ahaa
@mireyare8895
@mireyare8895 Жыл бұрын
Wajabeene jabiya miyaa howshu
@kntv4856
@kntv4856 Жыл бұрын
Xergaha dareeska kalalmanayo waa max misi waa kii shiftada. Dowlada Ethiopia dhan ayaa shifta ah
@user-ci1ys5ch8n
@user-ci1ys5ch8n 9 ай бұрын
Dhaanto iyo badh
XASAN YARE & IDIL AYRUUSH CIIDANKAYGOOW WAAD CIBAADAYSATEEN OFFICIAL VIDEO 2024
3:20
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 54 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 25 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
IDIL AYRUUSH & AXMED EESH CALAA | DHAANTO CUSUB | VIDEO 2022
6:08
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 3,2 МЛН
DHAANTO CUSUB MUXIYADIN SHAHID IYO IDIL AYRUUSH
4:56
Jigjiga TV
Рет қаралды 317 М.
Bishaar Awal iyo ubax  darajo oo wacdaro dhigay  Dhaanto cusub
5:11
MAXAMED WADANI FILMS HD
Рет қаралды 64 М.
ALI DHAANTO vs XARIIR DHAANTO CUSUB 2022
5:51
ALI DHAANTO
Рет қаралды 2,3 МЛН
DHAANTO CUSUB | IDIL AYRUUSH & BISHAAR AWAL  | 2022 VIDEO HD
9:15
MIDNIMO QARAN FILMS
Рет қаралды 3,2 МЛН
IDIL AYRUUSH & CABDI BAAG ~DHAANTO CUSUB ~ SAFAR JACAYL ~ 1/2024 VIDEO
4:27
DHAANTO CUSUB FOOXISO MUXIYADIIN SHAAHID & IDIL AYRUUSH OFFICIAL VIDEO 2024
4:50
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 623 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 54 МЛН