Axx Qiso Xanuun Badan,aabo somali oo 15 Sano Markab Dushii ku Xirnaa,ina Diyaano oo shirqoolka..

  Рет қаралды 32,132

BIDHAAN MEDIA

BIDHAAN MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 29
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 4 ай бұрын
Waa dhintay cismaan doyano illahay hawga meel baxasho wiilashisu magtisi habixiyeen oo abohood cafishaw waydiyeen
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 4 ай бұрын
Ninka xirey waa ina diyaano aabihiis
@ibraahinatoore1857
@ibraahinatoore1857 4 ай бұрын
inaal ilaahi raajucuun alaahu aakbar alaa waxcadab
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 4 ай бұрын
Waa qalbi jab waa dhiman wayay waa nin masibo losoo doray
@RahmaNur-ng2un
@RahmaNur-ng2un 4 ай бұрын
Waxay Somalia ay la degi weeyday waa dulmigaas oo kale
@abdirahmandahir2593
@abdirahmandahir2593 4 ай бұрын
Anigu labada muuqaalba waan daawaday Laakin adigu macnaha aad u soo qadatay noomadan sheegin Waxay ahayd inaad noo soo bandhigto xaalado kale Oo aad markhaati ugu noqonaysid ama aad nala wadagto xaqiiqoyin aan waraysigan ku jirin Aan ku saxo Ninkaan reer jabuti maaha Waa reer Ethiopië reer diridhawa waa sida waraysiga ku jirta Lacagta uu ku safray dayn ma ahayn waxaa siiyay masuul reer jibuti ah Oo ay qaraabo yihiin Oo uu ugu tagay jabuti Qabil ahaan waan CIISE odaygu Waraysigii odayga uun baad soo qaadatay U jeedada maadan noo raacinin Aan kuugu daro Odayga abihi iyo awoowgii waa wada madi Waxaa kale Oo mucjiso ah Awoowgii waa la dhashay 3 gabdhoodh Oo kaliya Aabihii waxaa la dhashay 3 gabdhoodh Oo kaliya Asagana waxaa la dhashay 3 gabdhood Oo kaliya waraysiga koowaad ayay ku jirtaa cajiib
@ubahguled5047
@ubahguled5047 4 ай бұрын
Subxaanalaah
@kaboweyne8779
@kaboweyne8779 4 ай бұрын
Cismaan diyaano halasoo qabto khanisk jaajuska ah
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 3 ай бұрын
Odaygaan adeerkeen ah. magdhow ha siiso maamul gobokeedka puntland.
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 4 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭..innalillah waina illeyhi rajecun Allahu-Akbar
@warsan5917
@warsan5917 4 ай бұрын
Adunkan ciidi kuma nolaneso wana ladhimnaya dadki dulmaya e somliyed qarna way dhiinten qaarna way nolyhin ilahay aya ukala garqadaya
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq 4 ай бұрын
Maagtaa biixiiyan xeer xaquq ibn Adam❤ why why saïd d'Achille puntland poor Oldman?
@rodahussein7300
@rodahussein7300 4 ай бұрын
Subxaanalaah waxani haday run yihiin wa musiibo
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 4 ай бұрын
Waa sax dee alshab baa tihiin
@MuuseahmedYusuf
@MuuseahmedYusuf 4 ай бұрын
Waanu daawanay odeygan Abuubakar waana ognahay wixii qabsaday laakiin adiga msxaad noosheegaydaa maad wax kale ka hadashid.
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin 4 ай бұрын
والعياذ بالله ☝️
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 4 ай бұрын
Part 3 ? Majiro
@ashahassanrobleh7711
@ashahassanrobleh7711 4 ай бұрын
😭😭😭😭
@woodyousef6218
@woodyousef6218 4 ай бұрын
8 hours ayey socotay wax dhici kara maaha jabuuti ayaa lagu tagaa 8 saac ma cirka bad yeelatay Arintaas dib ha loo baadho.
@TobanKabe
@TobanKabe 4 ай бұрын
Abokor qisadiis waan dhegeystey reer boosaasaa Wanjalay majeerteen waxy soomaali badeen waa wax diiwaanka ugu Jira maraykana Waa been xuquuq buu ilaaliyaa Boosaaso somaalaay ha tegin way idin wanjalayaane😂
@TobanKabe
@TobanKabe 4 ай бұрын
Ballan ilaahay baan baan ku galay ina diyaano dhilo inaan iyo ciixankiisa inaanan cafiyin,
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 4 ай бұрын
MUQDISHO WAA NAARTA CADDUUNKA.SOMALI DADKA LAAN DHEERTA SHEEGTA YAHUDI MADOW MIYA MASE KUFARTA MADOW.
@hawa8224
@hawa8224 3 ай бұрын
Waryaajooji aflgaada ninka mataqaanide
@XalimoAadan-h8r
@XalimoAadan-h8r 4 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hawaomar8374
@hawaomar8374 4 ай бұрын
Masibo ha kudhacdo kuwi dulmay miskinka
@HodanMohamud-v4s
@HodanMohamud-v4s 4 ай бұрын
Waa sheeko cusub oo hada la abuurey maxaa awal loo maqli waayey hhhh
@TobanKabe
@TobanKabe 4 ай бұрын
Dhiladii ilhaan ee uraysay meeday 502000,markab qudha laga cafiyey imisaa muslimiin ku hadhay oo maraykan haystaa?
@ubahguled5047
@ubahguled5047 4 ай бұрын
Oday diyaano ma raguu fuuli jiray maxay tahay sixun baaynoola dhaqmeen Simaan diyasno waa mujrim laha soo qabto. Wiilashiisuna waa mujrimiin
@woodyousef6218
@woodyousef6218 4 ай бұрын
Waa been
Axx Qarax wayn Abwaan Caan ah,oo Lagu Dilay,Xaalad Halis ah...
8:30
Axx wiil somali Oo Gaajo Darteed Kilida u iibsaday Yaa Salaaam
8:38
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 85 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН