No video

Ayaan Dhalad oo furatay Ganacsi aan Soomaalida horay loogu aqoonin.

  Рет қаралды 8,348

Hodman Show

Hodman Show

3 ай бұрын

Ayaan Dhalad, Rasmi Rays. Samiixa Khaliil.Queen Canab.

Пікірлер: 23
@Qa.70
@Qa.70 3 ай бұрын
Subxanllah illahay caradiisa ha dalbanin ummadana ha uhorseedin fasahaad wllo
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 3 ай бұрын
Subxanallaah waaba uumisti Alle badalkeed ❌ war ka fogaada waxusan Allah ku ogoleen
@fatumaali1463
@fatumaali1463 3 ай бұрын
Ayaan ina adeer alaha kuu barakeeyo lkn kibirka iskaga tag allah ayey gooni utahay
@zahramohamud5641
@zahramohamud5641 3 ай бұрын
Subxaanallaah 🙅‍♀️
@mohamedyussuf7281
@mohamedyussuf7281 3 ай бұрын
Subxanallah war ilahay kabaqa
@maxmuudAdamafey
@maxmuudAdamafey 3 ай бұрын
WR kajoga waxad ugaatan diinta inad ladagaalamesan
@user-vz8co5zv3f
@user-vz8co5zv3f 3 ай бұрын
Subxanalah subxanalah ma muqalka ilahay sameeyey aya la badalaya
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 3 ай бұрын
Subxanallaah wa dhaartii ibliis Allaha naga badbaadiye aamiin
@user-vz8co5zv3f
@user-vz8co5zv3f 3 ай бұрын
Aamiinaamiin wll
@felisabdi3794
@felisabdi3794 3 ай бұрын
Acuudubillaah, war iska lilaaliya arinkaan business maaha ee waa khalqiga Illaahey oo la bedelayo, dadkaani yaa og cilmi iney u leeyihiin, war iska ilaaliya, Sida Rabigiin idiin khalqey ku kalsoonaada, habartani iyada may is yareyso oo wejigeeda foosha xun ku sameyso… war hooy iska jira dad badan baa bahalo u ekaadaye
@MahmethSiciith
@MahmethSiciith 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-qr3oo1be7m
@user-qr3oo1be7m 3 ай бұрын
Alaaah.halagbaqo
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 3 ай бұрын
Masallh 🎉❤❤
@ayaanhassan7688
@ayaanhassan7688 3 ай бұрын
Ayaan wllo xagen kale soo xidhiidhi kara
@11naa44
@11naa44 3 ай бұрын
Botox is xaram sheeko kale ma heysan intd abuurta Alle la dagaalameysan very sad wlhi
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 ай бұрын
Ayan dhalad aya Maalin horay ayeey xayeeysiineeysay botox iyo cerbadaha bishmaha wlhi waan yaabay been baan u maleeyay
@istabraqibrahim9236
@istabraqibrahim9236 3 ай бұрын
Kafogaada fillers. Siiba mida indhaha, Very dangerous waaye. It can go very wrong
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 ай бұрын
Dangerous kaliya mahan xita waa foolxumo naagaha caanka ee reer galbeedka eeg sidu ka dhigay, iyago 25-30 jiro ayeey 45 jir u ekaadaan
@AnimaSaida
@AnimaSaida 3 ай бұрын
Dadka dadkan qurxina dahaa horta wejigoda mexey uga muqunin Ani wa yaabe😂😂😂
@bintuomar3114
@bintuomar3114 3 ай бұрын
subhanallah ilaaha kamagalnay
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 ай бұрын
Filler iyo botox waa xaaram, Qurux na mahan waayo adigo 25-30 jira ayeey 45 jir kuu ekeeysinaayan, google naagaha caanka ah ee mareeykan ka sida kylie jenner. naagahn aan ilaahay ka baqeeyn oo lacag meel walba ka raadinaayo yeey idin lumin.
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 3 ай бұрын
Faqaasha 🤪🤪🤪🤪 Somalia 😈 faqaasha 🤮🤮🤮🤮🤮🤮😫😫😫😫😫😫😳😳😳😳😳
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 4 AAD
25:03
Xogmaal Media
Рет қаралды 326 М.
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 8 МЛН
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 54 МЛН
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН
Sunglasses Didn't Cover For Me! 🫢
00:12
Polar Reacts
Рет қаралды 5 МЛН
ROUTINKRYGA IYO DUBIA JAWIGEDA
6:12
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 69 М.
WAXAAN ISKU DIRAY DADKA CAANKA AH EE IS JECLAA !
7:25
MrShaash
Рет қаралды 72 М.
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 8 МЛН