AYAAN WADANI | HIT SONG | OFFICIAL VIDEO 2021

  Рет қаралды 123,466

AYAAN WADANI

AYAAN WADANI

3 жыл бұрын

#plz_subscribe_like_share

Пікірлер: 50
@Ayaanwadani
@Ayaanwadani 3 жыл бұрын
kzbin.info/door/hRQkbzYs81X3L9FXCpymyg Asxaaptayda Qaaliga ah hala soo Booqdo wllkey Goodax
@AsadnaaSuudi
@AsadnaaSuudi 3 жыл бұрын
Ayaan wadani waan ku wataa fananadeeda
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 жыл бұрын
Gabadha gurigeena laga jecelyahay 🙏🏽🙏🏽🙏🏽😍😍😍😍nooloow ayaanita From Minnesota
@ibarahincllahi-nd2td
@ibarahincllahi-nd2td Жыл бұрын
Ayaan wadan waa gabadh xishood badaan manshalaah wayi isasturtaa imaan keeda buuxa
@fadumohenna8650
@fadumohenna8650 3 жыл бұрын
Ayaan wadani xabibti wan kutagersanahay waan kujeclahay quruxey ❤❤❤👌👌👌
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 3 жыл бұрын
wlhi waa fananada aan katageero fanka somalida waa fananad xishod io cod isku darsadey wlhi ayaan wadani inta aan watanka katagin inaa mar ku arko rbaaa aby
@Ayaanwadani
@Ayaanwadani 3 жыл бұрын
Mahd sanid wllkey 🙏
@daadaamiin7139
@daadaamiin7139 3 жыл бұрын
Ma sha alah boqorada codka xfidulah
@ruizboiy6915
@ruizboiy6915 3 жыл бұрын
Lahashada galkacalka ladi waye AYAAN WADANI fanaanada qarniga 💌💌💌❤
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
AYAAN BOQORADA DUMARKA .HORE U SOCO .💘💙👍
@zaharaharun1904
@zaharaharun1904 2 жыл бұрын
Masha'Allah Salaama abaayo Ayaan Wadani!!😍😍😍
@ibarahincllahi-nd2td
@ibarahincllahi-nd2td Жыл бұрын
Ayaan waxayi katimi guri dad wanagsan jogaan ooo xishooda Ayaa lakugoriyayi
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WAAN KUGU CUSBAHAY .HEESAHAAGA BAAN KAHELLAA WEEKAND. HORE U SOCO 👍🇲🇵JAW
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Waaba lsyga waawsynaaaa.aww familyyy
@nourmohamed9861
@nourmohamed9861 3 жыл бұрын
ayan wadani gabadh wax baratay
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Waaamaya, yarta kgatraaaaayfaraxsan qarancaday yatey Sahraaaaay.
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 2 жыл бұрын
Way ku dhawaysay halkii AHN siraad cabdulle ugaas
@Tawakal007
@Tawakal007 3 жыл бұрын
Ayaan wadani Fananada kaliya aan kadhageysto Somalida Mar inan hees kula qaado wanjeclahay Horey usoco baayo #FromKenya
@fartunhassan8688
@fartunhassan8688 3 жыл бұрын
Heestaan bilad sharaf ayaa kugu siiyay si macaan ayaa u qaaday kama daalo dhageesigeeda❤❤❤
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Waaamayayarta gabadga khatraaaaaayqaranwadayarwadajir.xamarwadajir.
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 жыл бұрын
Horey usoco m allh💗
@yuusufhazan8063
@yuusufhazan8063 3 жыл бұрын
Heees iyo badh
@ayaancabdishugri956
@ayaancabdishugri956 2 жыл бұрын
From somaliland wllo nice song
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Eeeeeeh eeeeeeeeh gabadha khatraaaaay sedexaad yareey dumaarcadceed.tanaa laga dooqay jeclaaday jeerki danbe naaago badnaaa.
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
AYAAN .NINKAAGA WELIGAA HAKU KIBRIN .ANIGA XAAS KAYGII HORE BAA BERI HORE IGU KIBRTAY WAANA FURAY.MARKA ADIGU NINKAAGA .XUSHMADEE.WAA IGA TALLO.HEJ
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Iyaaaaaaaa, sooi dhawoow gsbadha khatraqaranqiimobaday yareey sahraaay ama.
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WAXAAN XASUUSTAA KOON FURTA SOMALIA WAXAA KAYIMI DAD QALBI WACAN
@dekocadey7230
@dekocadey7230 3 жыл бұрын
Stayle iyo cod gabara ku ogahy m.a
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Aww Xanarwadajir.
@elmarwaanfellani7042
@elmarwaanfellani7042 3 жыл бұрын
First
@ibraahimhasan9477
@ibraahimhasan9477 3 жыл бұрын
ayaan wadani taageero buuxdo
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
ANIGU WAXAAN KAAGA HELAY WAAD QURUX BADAN TAHAY.THEN WAAD COD MACAAN TAHAY.THEN.GABAR .MASLAXA .SOO ISTAAGTA .OO KUWACAN ADUUN BAAN ARKAY.M.TABAARIK.I.FROM.COPENHAGEN..HOME .TOWN LAASCAANOOD.JAW.BYE.NABAD GELYO.ALLAH .MACAAK
@makamalabo3598
@makamalabo3598 2 жыл бұрын
Nzzz
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WCS SCW SCW SCW SCW SCW SCW THEN KEEP GOING INSHALLAAH TACALLAA
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Xamarwadajir.
@huskarhuzni8306
@huskarhuzni8306 3 жыл бұрын
Mashaalah wan kuwata sxbey cod ,Qurux ,dabecad body intaba
@adeshbravo8923
@adeshbravo8923 3 жыл бұрын
Ayaan wall mcn adhgo malakuqaba mase.....😜
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 3 жыл бұрын
Ayaan hadaa walaal tahay dumarkaa waa wayn ayaa ka helaa mid iiga soo dhex qabo kkkk
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 2 жыл бұрын
sifiican baad ugutay heest oo kalsooni leh, lkn waxaan layaabaa haweenka am gabdhaha iyogoo fanaada lataagan oo camerooyinka caadiga ah lagu duubayo hadana selfie ga iska duuba waa micno dari yaakhay kadaaya masraxa cayaarta,, waxaa lamida qaabdaradaa dhamaan fanaaniinta danbe oo dhan markay masrax taaganyihiin selfie ama sawir iskaqaadid baa lagu wareeriyaa.
@ayuubiidow8869
@ayuubiidow8869 2 жыл бұрын
Masha allaaah
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
5👋
@halimayussuf3941
@halimayussuf3941 2 жыл бұрын
Asc
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 3 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👏👏👏👏👍👍👍🤩🤩🤩
@Ayaanwadani
@Ayaanwadani 3 жыл бұрын
kzbin.info/door/hRQkbzYs81X3L9FXCpymyg Asxaaptayda Qaaliga ah hala soo Booqdo wllkey Goodax
@farahsudi8010
@farahsudi8010 2 жыл бұрын
Farah Ali sudi najma ahmed omar 🇸🇴🇸🇦🇰🇪🌐I Farah
@farahsudi8010
@farahsudi8010 2 жыл бұрын
I farah 🇸🇴🇸🇦🇰🇪🌐
@luqmanhassan631
@luqmanhassan631 3 жыл бұрын
Typically Sahra Ahmed #ayaanwadani
@adeshbravo8923
@adeshbravo8923 3 жыл бұрын
Halke kaxela please 🙏
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
I LINKED CITY TO MOGADISHU. AND.CITY LAAS CANNOOD.HHH HHH
AYAAN WADANI  HEESO SHIDAN OO KALA KACSAN MUSIC  2022
32:25
Goodax Media Production
Рет қаралды 1,7 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 3,4 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,3 МЛН
AYAAN WADANI | DALSAN | XASUUSTII XALIIMA QALIIF MAGOOL
5:56
AYAAN WADANI
Рет қаралды 104 М.
AYAAN WADANI HEES AROOS RIG KA SIIYA SACABKA
8:23
AYAAN WADANI
Рет қаралды 897 М.
AYAAN WADANI WAAN DAALANE AHA THE BEST HIT MASH UP IN 2023
7:01
Moo Production
Рет қаралды 24 М.
AYAAN WADANI IYO YUSUF XAYBARO | WARAN CAASHAQ | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
10:48
AYAAN WADANI NEW SONG | HIT MASHUP | MUSIC VIDEO 2022
5:22
Goodax Media Production
Рет қаралды 36 М.
❗️XOTINI YOMON QURQIB KETTI 😱😱
0:18
HUSAN_SHORTS1
Рет қаралды 4,4 МЛН
A young mother couldn't calm down her baby at the lesson #shorts
0:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 12 МЛН
Difference of girls and boys when eating sweets 😂😬
0:35
VovaLika Family
Рет қаралды 11 МЛН
Вся страна в очередях, а ты без очереди...
0:52
МиRRные Чувства
Рет қаралды 6 МЛН
ToRung short film: i sell watermelon🍉
0:38
ToRung
Рет қаралды 20 МЛН