qof walba wuxu jecelyahay markuu qof abal u gaalo inu wax la qabto marku u bahdo anaga afrika abalgii an ugalnay way ilowday ...wixii nagu dhacay waa wax an gacmahena ku keensanay
@saciidalsharawi89104 жыл бұрын
Keep going cabdi askari zxp
@farhiafarah69542 жыл бұрын
Ihiniihihihihiii . . Ileeeen caaq doqoney ma ihiye.fariidadatan.
@sacduushabdullah60484 жыл бұрын
Allow somaliyoo mida ina tus Allow quluubtooda burcad isku mari Ya allaah dalkoo nabada dadkoo nabada Ina tus kama quusan doono baryada alle allow somali hal kadhig dantoodane garadsiii
@deqoxasan96994 жыл бұрын
Masha Allah gul wacan Somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umamaryam94084 жыл бұрын
allow nabad waarta 🇸🇴❤❤💪
@aziztualhubiderie7304 жыл бұрын
Walhi billahi anigoon arkin cida ereyda leh ban iska garty inuu Dr bayle yahay
@how64894 жыл бұрын
Masha Allah Allah guulayta ciidamada looga dalka Somaliyed💘💘💘🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘❤💗🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘💘💘💘💘
@mrbajadofficial83154 жыл бұрын
Intaan darisnimada xershay waxaan africa oo xurowda xilaan iska saray weyn waxaan ku xabeebtay baq ama aan huray xolaheyga Afrikaay tolow ma xasuusantahay
XOOGAYGU MARKUU MACAA XISKAYGU DHAMEYS TIRNAA XERADAYDU MARKAAN XASLADAY.✍️🇸🇴🌹🌷👳🏾♀️🧕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️🇸🇴💌✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️🌹🌹🌹🌹🇸🇴✍️✍️✍️✍️✍️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹✍️✍️✍️✍️✍️💌🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹✍️✍️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️✍️✍️✍️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹ABWAANKA WAXAAN KU BOORINAYAA IN NAAXIYADDA TUUGMO LAGABEDELO LOONA BEDELO CODKA DIB U GURAD GALADIHII HORE " GEESI AABAHAY AHAA GALADIHII GABANKII BAA LAHAA GURASHADA GUFASHAA LAHAYD GARASHADA OGAHAA LAHAA. waa tussaale bi sacaadatul ABWAAN MACAL ASSAF
@mahadabdiali57973 жыл бұрын
My family Horseed aad baan idiinku faana❤
@kowsar394 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somalida guuul 🥀💯
@dhawrsanadanchannel45234 жыл бұрын
Hees ishacala ah waye heesaha wadaniga waa kahela
@abdi23254 жыл бұрын
This song is nice really because Somalia military
@أخوكمأخوكم-ظ9خ4 жыл бұрын
Wadaninimo Nadeeqda🇸🇴💯🥰
@xxasannnoor96454 жыл бұрын
One of the best song ❤️❤️❤️❤️
@fartuunxusen92074 жыл бұрын
Kuwan meli taari maa shabihii karan xaga nagahaa blz hesahan oo kale hawen sana ya lo dhibiin hos aye uu dhigayan militariga dalka
@ladaniitaluz4 жыл бұрын
Xooogah💪 Dalka🇸🇴❤🙏
@farhiafarah69542 жыл бұрын
Yartaaaan.iyaaaaaah
@maryanbella38784 жыл бұрын
Masha Allah nanab cawo way burate yaa ila arke
@waxanimacagahaygiibaa28144 жыл бұрын
Bulshada Afrikaanka ahi waxaan aamin sanahay in ay ummada Soomaaliyeed wanaag iyo abaal wayn meel u dhigteen, kabadan intay Soomaaliya u qabatay. Bal eeg waxa qoxooti Soomaaliya ay hayaan, bal eeg wiilashooda Soomaaliya nabadaynteeda u dhimanaya, intaas ka badan maxaad rabtay? Ma in ay meeshaas kasoo wada guuroo kaalaya nala dega idin dhahaan, sida wadamada qaniga aha wax uma samayn karaanoo iyagayba toodii haysataa, ku darsoo qof walboo Afrikaan ahi wuxuu niyada ka jecelyahay in ay Soomaaliya hagaagto oo ay garabkooda soo buuxiso. Mida kale waa ceeb dhaqanka Soomaaliga ee awoowyadeen iyo ayeeyooyinkeen, in aad abaal iyo wanaag aad maalin qof u samaysay intuu dooni ha dhanaado e aad soo xusuusisaa qofkaad u gashay.
@kornelqaddafi81114 жыл бұрын
Kuwaba gumeysi ku jiray. Kuwaba ayagu isleen jiray. Africa waxan uqabtay umalayma inu bino adamka kle uqaban laha Tusaalo sout africa!!!!!!!!!
@kornelqaddafi81114 жыл бұрын
Mida kle somaliya aduunko dhanbay qaxooti ku yhn Ki ay wax ugashay io kii ay wax udhintaba Africa wa tan dhulkayga boobaysa Badana damacigu uga jiro
Gabdhii duduuubna maxay saan ugu naxeen wayaba gabdha haday fanaanat tahay wa inaa is alaalisa cayilka iska alaalisaa because cayilka maqurux badno gabdhii way wada dilaaci rabaan
@hanadnuune60884 жыл бұрын
aaway musigiistihii tayada lahaa ee kooxda horseed marka hal organ oo buuq u yeeraayo loo tumaayo waad ku ciyaarteen sharaftii kooxda horseed cod fiiq leh subxaanyo gacmaha maxaan kaa dhahaa
@sharmakeali52484 жыл бұрын
✌️✌️✌️✌️💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪✌️✌️✌️✌️🏃🏃🏃🏃💪💪💪💪💪 Somaliyadii hore mid ka xoog badan ban inshallah sugaynaa ✌️✌️✌️✌️✌️🏃🏃🏃🏃🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪
@nimcohaybe61984 жыл бұрын
Yaa xaalku hayaa markaa
@farhiafarah69542 жыл бұрын
Lakiin intaan dheeli katiray nololeeyey.
@nihalabd14 жыл бұрын
M.a🥰best video👸👸👸👸🤴🤴🤴🤴🤴
@farduuusmaxamed84934 жыл бұрын
guul iyo gabanimo 💙💪👍❤
@aneymaalim7044 жыл бұрын
Gull iyo gobanimo
@sacdiyomohamedcabdi36644 жыл бұрын
M.a🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪
@musaypahirstt77194 жыл бұрын
😭😭afrikay ma xuzuzantahy
@samsamtesoro5703 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@yasmiinxamari91784 жыл бұрын
Ppppp nice waa wlhi
@cadaraden2854 жыл бұрын
M.,A
@gabarhabargidir18344 жыл бұрын
Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🥰
@hafsacatosh26684 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@mohamedabdile34114 жыл бұрын
masha allaaah
@kaylakayla5054 жыл бұрын
Africa maxaa ka galay tiina maaraysta oo xaarka xejista