AYASOFYA | Kadib 86 Sano Waxaa Lagu soo celiyay Masjid | Taariikhda Ayasofya |

  Рет қаралды 80,255

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер
@mohamedsalaadomar528
@mohamedsalaadomar528 4 жыл бұрын
الله اكبر 🇹🇷🇹🇷🇹🇷❤🇹🇷🇹🇷🇹🇷 Inta Israel neceb 👍🏽✌🏼
@zumalife7681
@zumalife7681 4 жыл бұрын
Walal Israel mahan yuhuud ha qaldaami 23788833333☝🏾🕌🕋🪐🕰😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hamzitouniverse5383
@hamzitouniverse5383 4 жыл бұрын
Ebyan Boqorada Doollo abyo Israel yuhuud ayey u badan yihiin
@abdullahimoahmedsh1772
@abdullahimoahmedsh1772 4 жыл бұрын
War safaarada israil ee kutaalo wadanka turkie maxay ahayd 🤔 Turkie mataageri aniga✋
@mahedimohammmed4256
@mahedimohammmed4256 4 жыл бұрын
Wad walanthay😂😂😂
@magacaygamaxamuud7253
@magacaygamaxamuud7253 4 жыл бұрын
@@zumalife7681 ،waa wadankooda
@henna8166
@henna8166 4 жыл бұрын
Masha allah wlhi waan jeclhy dalka turkiga🇹🇷🇹🇷❤
@hodanyusufmakaran2534
@hodanyusufmakaran2534 4 жыл бұрын
Aniga xataa Turkey aad u jeclhy😍😍😍😍
@smile-db6bv
@smile-db6bv 4 жыл бұрын
Wey fiicantahay
@nimofarah8193
@nimofarah8193 4 жыл бұрын
Wll yaynaan ducada ka ilaawin wadankaa cadawgiisa ayaa badan allaah ha xafido turkiya ❤❤🤲🤲🤲🤲🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇱🇾🇹🇷
@yahyamohamed6870
@yahyamohamed6870 4 жыл бұрын
Anaga ayaa nacib 🚫🚫
@maxamedaadan5111
@maxamedaadan5111 4 жыл бұрын
Masha alh
@abuubakarjeerow7937
@abuubakarjeerow7937 4 жыл бұрын
(یُرِیدُونَ أَن یُطۡفِـُٔوا۟ نُورَ ٱللَّهِ بِأَفۡوَ ٰ⁠هِهِمۡ وَیَأۡبَى ٱللَّهُ إِلَّاۤ أَن یُتِمَّ نُورَهُۥ وَلَوۡ كَرِهَ ٱلۡكَـٰفِرُونَ) [Surah At-Tawbah 32] Allah akbar
@daryeelran8007
@daryeelran8007 4 жыл бұрын
Allaah baa weyn Allaah baan xuman lahayn Allaah baa mahadleh
@abubakarmuhudin1680
@abubakarmuhudin1680 4 жыл бұрын
Alxm kuwa halkaas takbiirta ka qaaday ka mid ahaa ilaahy mhds leh💯❤
@hassandahir8241
@hassandahir8241 4 жыл бұрын
Masha Alalh.... الله اكبر.......الله اكبر Waxan daremaya farxad badan sooo celinta masajidka qiimaha leh.. Ilahay islamaka waa cisayn doona gaalada kuwa kabaha us sidana dhabarka ka jabin doonaa.. Turkeya waa usha kaliya ee islamka u tagan Alalh ha ciseeye 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@mohmoudahmed8575
@mohmoudahmed8575 4 жыл бұрын
Masha allah 24ka bisha ayaa lagu wadaa in Sitoos ah loofuro an rabana inn kaqayb galo insha allah halka aan daganhy wa udhawahay masjidka
@ahmettmuniir6021
@ahmettmuniir6021 4 жыл бұрын
الله أكبر Inta nabiga jecel loveta dhac kaziiH
@ibrahim_1517
@ibrahim_1517 4 жыл бұрын
Mabruuk muslimiinta dhamaantood meel walbo ay aduunka ka joogaan adigana aad ayaad u mahadsantahay sidaad noola socodsiisid waxyaabaha cusub oo caalamka kusoo kordhaan cumar inshaar 👍👍👍✌✌
@ibh7465
@ibh7465 4 жыл бұрын
ألف ألف مبروووووك😉😉💖💖💗يا أهل الصومال💖💖
@CusmaanMaxamad-r2x
@CusmaanMaxamad-r2x 3 ай бұрын
Aya sofya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴calankaas mar buub kababan
@maxamuudcali3790
@maxamuudcali3790 4 жыл бұрын
Like inta ogaansho aanan arag wll ilaah baan kugu dhaarshee ha ila dhaafin alle haku barakeeyee
@abdifarahmadar7453
@abdifarahmadar7453 4 жыл бұрын
Masha alah Islaamku wuu guuleysan doonaa insha alah💪💪💪
@sumayoasalan1031
@sumayoasalan1031 4 жыл бұрын
Islamka mrka wuu dhamestiranyahay dheh muslimiinta wey guuleysan i.a
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Cimriga eebbe haku barakeeyo Cumarow 😍
@cabdicasiismaxamud3560
@cabdicasiismaxamud3560 4 жыл бұрын
Wax walba Waxa ka mcn Hadalka alle💔
@abdullahiwaddani3594
@abdullahiwaddani3594 4 жыл бұрын
Masha allah walhi wan ku faraxsanhy sanada kadib in masjid laga dhigo waa guul muslimka usoo hoyaty
@everestmoves8778
@everestmoves8778 4 жыл бұрын
Wlhi Farxad darted ilmo igatimi marwlba ducaysanyo Turkey wan uduceeya in uu inosonoqdo Islaamkuna so noqdo alx 💯
@apdiazizahmed170
@apdiazizahmed170 4 жыл бұрын
waan ku Faraxsanay in masajid laga dhigo aya sofia😁 alxamdulilah
@cazmi_bella1835
@cazmi_bella1835 4 жыл бұрын
Masha Allah guul waarta insha alh muslimiinta 🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇹🇷 wll qaliya mahadsanid omar
@moharuun635
@moharuun635 4 жыл бұрын
Mashalah aaamaant aoo dhaan alleh ka bacdi wa erdugan love ❤❤
@cawomaxamed442
@cawomaxamed442 4 жыл бұрын
Waa arin faraxdeda wataa 🤗🤲🤲 Wll cumar waad ku mad santahay💯 sida aad nola socodsinayso arimaha islamka ee naga farxinaya❤❤
@djmaamis3167
@djmaamis3167 4 жыл бұрын
Maanshallah Maanshallah Allaahu akbar الله أكبر الله أكبر ♥️🥰💯🤲 الحمد لله رب العالمين Allah habarakeeyo Turkey
@mr.qalifa385
@mr.qalifa385 4 жыл бұрын
Masha allah wllken cumar inshaar waanku salamay
@qb7hakam799
@qb7hakam799 4 жыл бұрын
(Fa alfa mabruuk ciddii ooyeyso iyagey utaalaa ) kalmad aan iloobi doonin ayaad muuqaalka ku soo gabagabeysay shukran wll cumar inshaar allaha ku xafido
@awiesalimohammed1971
@awiesalimohammed1971 4 жыл бұрын
M.a allahu akbar Waa wax aad loo bogadiyo
@dailycontent3955
@dailycontent3955 4 жыл бұрын
Walahi waa arin lagu farxo maasha Allah diintayna kor weeye Mar walbo cadawgana alaha nqga qabto well cumar aad umahadsantahay Soo guebintaa barnaamijkaan mahadsanid muqaalka hala sheervgarreyo see muslimiin bdn u gaarto
@amiinabdirahman8602
@amiinabdirahman8602 4 жыл бұрын
Alxamdulillah. Alle ayaa Mahadaas leh.
@maxamuudcali3790
@maxamuudcali3790 4 жыл бұрын
Mansha allah ogaansho
@samiircadde9101
@samiircadde9101 4 жыл бұрын
Mansha Allah waa guuul Isoo hoyotay muslimiinta 💯💯💯♥
@maryamali4707
@maryamali4707 4 жыл бұрын
Masha Allah Turkey guuul inshallah mar walba🇹🇷🇹🇷
@aishaahyussuf886
@aishaahyussuf886 4 жыл бұрын
Mashallah hambalyo umada islamka ♥️
@fardowsamuhamedyussuf3152
@fardowsamuhamedyussuf3152 4 жыл бұрын
Masha allah alxamdu lilah calaa kulli xaal
@user-pc6nv6ck5n
@user-pc6nv6ck5n 4 жыл бұрын
Inta turkiga 🇹🇷💖jecel like saar👍
@kinglojirow9399
@kinglojirow9399 4 жыл бұрын
Masha alah wan ku faraxsanahy manta in lagu aadmo masjidka Ayasofiya 86 sano ka bacdi m.a waxan leyahay walalheyga Turkish ah waxn leyahy mar wlbo guushina ha ragto 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🙏🙏🙏🙏
@sumayyahyusuf7142
@sumayyahyusuf7142 4 жыл бұрын
اللهم أعز الإسلام والمسلمين وأذل الشرك والمشركين ودمر أعداءك أعداء الدين اللهم احفظ سائر بلاد المسلمين برحمتك يا أرحم الراحمين. اللهم انصر من نصر الدين واخذل من خذل عبادك المؤمنين ‏يا رب العالمين
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Masha alaah waa wax lagu farxo in dib loogu soo celiyo siduu ahaa
@ismailmohamed6657
@ismailmohamed6657 4 жыл бұрын
Nio kaama badbadinayo Balse sh.mustafe iyo adiga waxaad iska shabahdaan Reer galbeed necebka Iyo diin jeceelka wlhi Labadiinaba waxaa tihiin dadka aan ugu daawashada badnhy
@muxaadaromediapro7570
@muxaadaromediapro7570 4 жыл бұрын
👈muxaadarooyin iyo qisooyin imaankaaga kordhinaya ayad naga helaysa garab nagu sii ajarka qeybtada alle haku siiyee 1: sheekh mustafe 2: sheekh xuseen cali 2: sh kenyaawi
@Guuldoon252
@Guuldoon252 4 жыл бұрын
@@hassanmohamed3385 istaqfuraallah
@umalqueen1247
@umalqueen1247 4 жыл бұрын
@@hassanmohamed3385 bisinka sawka soomali ah wll ma indhahayga farmaajo maanu ahayn goormu gaal noqday wllo
@E25-e2w
@E25-e2w 4 жыл бұрын
@@hassanmohamed3385 sida qof ashahadanaya gaal ugu tilmamtay?
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 4 жыл бұрын
@@hassanmohamed3385 Qof muslim ah Oo Aan Cadeyn uhaynin Cadaytaaso Tusinaysa Qofka Gaalnimadiisa Waxad Ogaata Adiga islaam Nimadaadu Inay Halis Gashay. Waxan ku oran lahaa Katowbad keen Arinkan
@salmanjr9712
@salmanjr9712 4 жыл бұрын
Masha Allah waa guul usoo hoyatay Qof kasto Muslim ah
@deikhassan8518
@deikhassan8518 4 жыл бұрын
Masha allah ayasofia ugu dambeyn masjidkii ay aheyd ayey ku soo noqotay waa guul weyn oo muslimiinta usoo hooyatay
@maxamedxariir6487
@maxamedxariir6487 4 жыл бұрын
masha alaaah wan ku farax sanahay ilahay aya mahad iskale الحمد لله رب العالمين ilahayow musliminta mel kastoy jogan xaqa fahansii
@farhanrukun
@farhanrukun 4 жыл бұрын
Alfa mabruuuuk dhamaan muslimiinta aad ayaan ugu faraxsanahy in dib logu so celiyo gacanta muslimiinta
@zakibuuhoodle2783
@zakibuuhoodle2783 4 жыл бұрын
3 sanno kahor waxan joogay buuhoodle waana markii ugu horeysay ee janalkan subcaribe saray mantana waxan jooga canada alx marwalba jeclahay chenelkan 1melyan gaadhsiiya jenelkena
@hozzenkhaliif9166
@hozzenkhaliif9166 4 жыл бұрын
Fuck shuubadii Canada kulahaa😂😂😂😂
@ZakAli9904
@ZakAli9904 4 жыл бұрын
@@hozzenkhaliif9166 Maxaad ku caayeesaa?
@abdullaomar6176
@abdullaomar6176 4 жыл бұрын
Shareta u badiya.
@AhmedAli-sx3ck
@AhmedAli-sx3ck 4 жыл бұрын
@@hozzenkhaliif9166 reer xamar cay bandana o fisqi badanaaa bal hadeer ninkaa slamed maxu ku caayaya?
@mohaaalii2631
@mohaaalii2631 4 жыл бұрын
@@AhmedAli-sx3ck waad xanunsantahee alle haku caafiyo waxaad cadaysatay cadawada aad reer xamar uqabto ciil udhimo ma adigaa og inuu reer xamar yahay doqonyahay
@baastobaasto5038
@baastobaasto5038 4 жыл бұрын
الله اكبر m.a wlhi aad ayaa ugufarax sanahy indib loofuro masjidka // hdaan usoo laabto carabtan kaxun masjidka inlafuro runti wxaan dhihi kahaa wxaaku yar iimaanka iyo diinta aniga maba aaminsani carabtan mxaayeelay waa dad dhanka gaalada ujanjeero 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷 dal aan aad ujeclahy runti
@abdellrazik
@abdellrazik 4 жыл бұрын
MaashaaAllah Mahadsanid Walaalkey Omar.
@DcFilmsdc
@DcFilmsdc 4 жыл бұрын
Wllo hadaad TahaY qof ku farxaY waY naYn ta diinTa rabi isku muujir like and replaY allahumma acisaL muslimiiN
@قناةالعامه-ن8م
@قناةالعامه-ن8م 4 жыл бұрын
🙂
@abdulwuduudm1361
@abdulwuduudm1361 4 жыл бұрын
@muxuyadina.s1035
@muxuyadina.s1035 4 жыл бұрын
@umalqueen1247
@umalqueen1247 4 жыл бұрын
Farxad ayaad jeedaye waan jidhidhicoonayh walahi
@maxmedaxmed7492
@maxmedaxmed7492 4 жыл бұрын
Jazz Allah khaiyr, Omar Waa farxad aad u weyn in Masajidka lagu soo celiyo asalkiisii farxad bayna u tahay qofkas oo Muslim marka laga reebo munafiqiinta muslimka isku dhexqarinayaa. Ilaahayna xaqqa ha tuso dhibtoodana hanaga nabad geliyo.
@maftuuxhanadyare4745
@maftuuxhanadyare4745 4 жыл бұрын
Masha allaah turkiga wan jeclahay waa dawlad islaamka Kor uu qaaday markay diinti kor uu qaadeen ayuu ilaahay magacoodi ayuu kor uu qaaday taaso cadaynaysa in diinta lagu dhaqma tahay horumar Cumar runti dadka somalyed wad ka haqab tirtay waxyaalaha ka dhaca dunida
@dauudabdullahiisak4542
@dauudabdullahiisak4542 4 жыл бұрын
Msha allah waan ku farax sanahay in laga dhigo masjid aya suufiya
@Acmk_
@Acmk_ 4 жыл бұрын
Mashallah turkey head and leader of islam🌍
@maal5643
@maal5643 4 жыл бұрын
Aaaaad ayaaan ugu farxay warkan. Sidoo kale wadamada gaalada ah in ay ka cadhoodaan Guusha muslimiinta waaa arin waligaydba jirtay, mana rajeenayn inay ku farxaaan ALLAH AKBAR
@husseinofficialchanel9464
@husseinofficialchanel9464 4 жыл бұрын
Allahu akbar allahu akbar Allxamdulilaahi rabil calmiin Allhayow muslimiinta quwee 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@cabdiqanimaxamuud8215
@cabdiqanimaxamuud8215 4 жыл бұрын
M.a waa inoo farxad dhaamn muslimnta waa guul usoo hooyatey
@AbdulkadirMohamad
@AbdulkadirMohamad 4 жыл бұрын
Alhamdulillah wax yabo bdn oo musliminta qar dib uso celiyeen aya jiro sida tan
@iliasismail6827
@iliasismail6827 4 жыл бұрын
Alhamdulilah Ilaahay mahadleh inaan dib u furitaankii Masaajidka Haghia sophia maalinkii jimcaha kala qayb galey Kumanaanka muslimiinta ah ku tukashada Salaada jimce Barxadda Hagia Sophia 🇹🇷🇸🇴
@saabiriin1232
@saabiriin1232 4 жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر اللهم اعز الاسلام والمسلمين Hambalyo dhamaan intii Muslim oo ku faraxsan goaankaas
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
mansha allaa wa arin wanagsan oo lagu farxo
@ahmetseat4706
@ahmetseat4706 4 жыл бұрын
Masha Allah 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@AliHassan-sw5ro
@AliHassan-sw5ro 4 жыл бұрын
Alxamdullillah waxdah wa acaza jundah wa fataxa beytahu lil muslimiin
@nuseybah7
@nuseybah7 4 жыл бұрын
الله اكبر فرحتنا الكبري لكل المسلين
@ahmedismail6738
@ahmedismail6738 4 жыл бұрын
Mncha allh tabaraka allh ....insha allh awoodi musliminta way soo noqonyasaa insha allh
@abdikhabiryusuf7223
@abdikhabiryusuf7223 4 жыл бұрын
Masha allah waa arinka farxiyey dhamaan umada muslimka ah alxamdulilah
@abdihussein8020
@abdihussein8020 4 жыл бұрын
Mazha allaH in badan ayaan soo sugayay in aad ka hadasho thnkz pro🙏❤️
@aaminacabdiraxmaan6713
@aaminacabdiraxmaan6713 4 жыл бұрын
Allaahu Akbar Allahu Akbar uslaamkaa leh muqadas waara
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 4 жыл бұрын
Maasha Allaah Hambalyo Hambalyo Allow Islamka kor ka yeeel.
@Kosofi1-s6i
@Kosofi1-s6i 4 жыл бұрын
Masha allah guul usoo hooyatay Muslimiinta
@sahalyare5375
@sahalyare5375 4 жыл бұрын
Markay dhahayn rer galbeedka @qudusu israa,il aya leh aad ayey u buun buniyeen anaguna waa ina aad u buun buninaa ku so celinta ayasfiya masajidkisa الحمد لله الحمد لله الحمد الله الحمد الله الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله
@haybejamac
@haybejamac 4 жыл бұрын
Masha Allah waa guul uso so hoyatay muslimiinta
@maxamuudmaxamed7849
@maxamuudmaxamed7849 4 жыл бұрын
الله اكبر ❤❤❤
@kadargarad310
@kadargarad310 4 жыл бұрын
Masha allah aad ayan ogu farxay.. Turkiga iyo madaxweynahoda Allaha xafido
@apdirahmanomar3919
@apdirahmanomar3919 4 жыл бұрын
Asc wllky Waa muhiiim inad umada walalahaga islamka la wadagto wixi farxado ee maha siyaasada waayo waa mid ka mida guulaha ay gadhen islamku ee no soo gudbi wixi kale ee soo kordha wllkay shukaran hore na u usoco wanad ku mahad san tahy شكران اخى غلى
@qalbisaafiya7613
@qalbisaafiya7613 4 жыл бұрын
Yaa og in ey muslimiin yihiin iyo in kale wadamadaas madaxdooda waxbaa si ka ah waxaan leeyahay Turkiya jir oo joog guuleysta waad guuleysateene 🇸🇴🇹🇷❤️
@abdisalammohamed2220
@abdisalammohamed2220 4 жыл бұрын
Masha Allah Islamka Alle hakoreysio amiin
@zaraadem87
@zaraadem87 4 жыл бұрын
Waan jeclahay turkiga❤🙏
@yahyebashir2661
@yahyebashir2661 4 жыл бұрын
Masha Allah waago'aan taariikhiya🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙👍👍👍👍
@inantanr5215
@inantanr5215 4 жыл бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar, wax maalin weyn oo tarikhweyn mudan, alx in u soo joognay. mhdsanid soo gudbinteda wll.
@hassanabdirahman2072
@hassanabdirahman2072 4 жыл бұрын
masha allah walaahi wanku farax sannahay gusha turkiga .iyo musliminta melwalba ey jogan.yaa rabbi mar walba gul nasi qof walba oo muslim ah oo qer sameyo
@mokhtarapdinuur6516
@mokhtarapdinuur6516 4 жыл бұрын
Masha allaah mahadleh masjidka istanbuul ee masxafka aykadhigeen kuwa diinta neceb imikana ilaahay usoo diray kuwa muuminiin ah
@xubbicismaan1628
@xubbicismaan1628 4 жыл бұрын
Masha alaah waa guul muslimiinta usoo hoyatay
@zumalife7681
@zumalife7681 4 жыл бұрын
Mansha Aallah waa ku farxasanahii Islam guul guul ayaan urajeenya
@faadimacumar4791
@faadimacumar4791 4 жыл бұрын
Maashaa Allaah Hambalyo Hambalyo aad baan ugu faraxsanahay ilaahay guul iyo sharaf baan ka rajaynaynaa ilaahay nama dayacayo marnaba xaqa ilaahay hayna waafajiyo
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 4 жыл бұрын
الله اكبر ولله الحمد Farxad weyn weeye Intiina ku faraxday Alle ha idinka Farxiyo🤲
@Jusstemmay0
@Jusstemmay0 4 жыл бұрын
لايليق بهدا الجمال إلا أن يكون مسجدا🖤.
@alinoursmart1039
@alinoursmart1039 4 жыл бұрын
Mansha Allah akhbar !!
@ubaxismail4435
@ubaxismail4435 4 жыл бұрын
Alxamduillaah Rabbil Calamiin Waa guul uso hoyate Islamaaka Dhabta ah waa faraxad weyn Inlaagu so celiya Masaajidkii uu ahaa shalya Kuw kaxun wäa muanfaqiin
@muxaadaromediapro7570
@muxaadaromediapro7570 4 жыл бұрын
👈muxaadarooyin iyo qisooyin imaankaaga kordhinaya ayad naga helaysa garab nagu sii ajarka qeybtada alle haku siiyee 1: sheekh mustafe 2: sheekh xuseen cali 2: sh kenyaawi
@zuhaipalli3739
@zuhaipalli3739 4 жыл бұрын
Horumar wacan my legend cumar Inta igah dambysa is mujiya
@farahhussein1297
@farahhussein1297 4 жыл бұрын
الله أكبر ولله الحمد وان شاء الله أيضا سننتظر مسجد الأقصى بالقدس ومسجد القرطبه بقرطبه ومسجد هرر ومسجد في سالونيك وكثيرا من مساجد العالم.
@salmanjr9712
@salmanjr9712 4 жыл бұрын
Walaal saas weeye insha allah
@yaasiinabdirahmaan764
@yaasiinabdirahmaan764 4 жыл бұрын
Masha Allah waa farxada muslimiinta
@said77-i5
@said77-i5 4 жыл бұрын
Masha allh ustaad omer inshar guulayso ❤💐❤💐
@obsiiyeofficial2093
@obsiiyeofficial2093 4 жыл бұрын
Mnsha mawduuc fiican , madaxweynaha dawlada turkiga waan jecelahay , sababtoo ah waxa uu soo nooleeyay sharaftii islaamka. Ilahey cadawgaaga ha jabiyo
@foof_dheere988
@foof_dheere988 4 жыл бұрын
Allahu Akbar Waa Guul Maslimiinta Gareen Marwalbo Waxaan letahay Allah ayaan Ulaabano Waan Liibaneena Insha Allah
@sundusabdirahman8769
@sundusabdirahman8769 4 жыл бұрын
And ayaan ufaraxsanahay Allhu Akbar baan leyahay ilahay ha quweeyo islaamka aaamiin
@mariawasuge3323
@mariawasuge3323 4 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة لله وبركاته شكرا جزيلا لك أستاذ.
@sabriina444
@sabriina444 4 жыл бұрын
Masha allah wa wax lugu farxo in ayasofya lugu ciliyo misjid 👏👏👏 Omar wa run taa cidii oyeysa iyadey u talaa
@عبدالكريمعليعبدالكريمالفوزان
@عبدالكريمعليعبدالكريمالفوزان 4 жыл бұрын
الف الف مبروك جميع المسلمين في العالم بفتح المسجد ايا صوفيا
@shaqalecabdikariin1565
@shaqalecabdikariin1565 4 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo muslimiinta oo dhan
@husseinmohamoud7937
@husseinmohamoud7937 4 жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر Wa Guul ino so hoyatay allow mid inaga yeel
@bromy5469
@bromy5469 4 жыл бұрын
Allah xafido reer turkey 😍😍😍
@canabquen380
@canabquen380 4 жыл бұрын
Masha allh waa guul muslimiintu gaarty😍💝
@gurey102
@gurey102 4 жыл бұрын
Masha allh ilahow muslinka qawiyeey 🔥❤️
@dhiirigeliyesrs4317
@dhiirigeliyesrs4317 4 жыл бұрын
Mancha allah Mancha allah Allaahu Akbar
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 4 жыл бұрын
Masha Allah mabruuk ku jeer aya sofia ku soo labashada masjidka Turkey cdowgeda ha jabo maxmiyadaha Arabta iyo African ka warkooda yaa ku jiro cml dabadhirif wax dhiba mooye wax ma taro,maxasanid walal,
Sirta Suuratul kahf .
15:43
OGAANSHO
Рет қаралды 50 М.
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
George Bernard Shaw | Abwaankii Diiday Abaalmarinta Noble...!
17:06
Hagia Sophia: The Lost Secrets & Hidden History
6:52
Illuminating Bytes
Рет қаралды 180
Maxaa sidan oo dhan la isugu haystaa masaajidkan | Ayasofya
10:02
Waaberi Media
Рет қаралды 87 М.
Sidda asalka ah bisha iftiin malahan lkn dadka badanaa ma ay rumeysano.
10:39
Jeff Bezos┇Ninka Ugu Taajirsan Adduunka iyo sida uu ku bilaabay Amazon
6:06
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 116 М.
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН